Dadka sunta ah dadka ay necebyahiin

  Рет қаралды 786

Dr. Khadar Abdi

Dr. Khadar Abdi

Ай бұрын

viral videos,viral,viral video,funny videos,viral videos now,uta viral videos,viral videos 2019,viral videos 2022,latest viral videos,viral videos of 2022,viral videos mashup,video viral,uta viral video,funniest viral videos,viral video 2019,viral video 2021,biden viral video,viral video tiktok,viral video tik tok,trending and viral videos,viral tiktok video,viral video (film genre),videos,funny animal videos,baby videos,dosti video

Пікірлер: 54
@shaymajirda2881
@shaymajirda2881 25 күн бұрын
Great doctor great teacher 👏 👍 👌
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 25 күн бұрын
Thanks for watching
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 Ай бұрын
Dr waad mahadsantahay❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Ай бұрын
Dadkaasi waxaa cad inay bilowga iska dhigaan dad wanaagsan lkn bilo kadib qof runta ah ee ay yihiin ayaad arki anigu waan la kulmey inbadan sifiican waan u bartay kamana waalo ugu danbeynta waa iska baxaan block waan u raacshaaa ileen dad jira ma ahee 👏👏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Sifiican ayaad yeeshay halkaa uugu haay
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Ай бұрын
Dr khadar waad mahadsan tahay .
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Adaa mudan thanks for watching
@user-fq3jk1rb3q
@user-fq3jk1rb3q Ай бұрын
Waa runtaa wey necebyhiin in xiriir fiican lala yeesho sbbto ah wxy ka baqayaan dabeecadooda qaabka daran dhaqamdoda ind ogaato sbbtaasa keeneysa inay iskagaa ilaaliyaan xuduudoodana kaa adkeystaan😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Haa xiriirkooda waa super-visual
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 29 күн бұрын
Run badanaaaa! Aniga ayey 20 sano ii haysatay arinkaasu😥alxamdulillah alle aya ii xafidey hadii kale la ima arkeen 😊
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 29 күн бұрын
Illahey garabkaada ha galo
@WalalZamtel
@WalalZamtel 25 күн бұрын
Dr khadar Wllkay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 25 күн бұрын
Abshir waan ku salaamaya wllo
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir Ай бұрын
That's true Dr.khadar 👍 💯
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Eid Mubarak alpha
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir Ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 mid la mid ah Dr. Khadar
@FadumoHas
@FadumoHas Ай бұрын
somali intooda wadan ayaaba runta neceb
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Binaadamka intooda badan ayaaba neceb runta
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 Ай бұрын
Thanks wllo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Thanks for watching
@FarxiyoAli-me2yb
@FarxiyoAli-me2yb Ай бұрын
Wll qufka waxa ku dhibaya ad ku dhahdo iga dhaaf oo ka xanaqa hada wa yar sa usi weynen o lagaga amusnado mudo narcissistic mala dhihi kara
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 29 күн бұрын
Walaal qofka aqoon uma lahi hasa ahaate hadii uu qof ku dhaho iga daa waxaan waan dhibsaday waxaa wacan inaad qadariso qofka kale codsakiisa daawo videos si aad u fahanto narcissism ka
@user-fq3jk1rb3q
@user-fq3jk1rb3q Ай бұрын
Dr Sbbteyy uga baqayaan inaad is barataan xiriir fiican wada yeelatan mxy thyna?
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Qofkee ku xiran tahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Waxey ka baqayaan inaad aragto dhaqamadooda xun
@Miidan5
@Miidan5 Ай бұрын
Shayadiinul insi
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Waxwalba filo
@Miidan5
@Miidan5 Ай бұрын
Waxan dhihi lahaa Waraabe dadaw ama shayaadiinul insi
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Waxwalba filo
@farhioismail4880
@farhioismail4880 Ай бұрын
Wan arkey kuwas wa sidas ad shektey
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Thank you for your feedback
@marymjey-
@marymjey- Ай бұрын
Group ka WhatsApp ka intee ka helaaa nin saas ah baan lanoolahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Waa kana linkiga chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@QamarAbdulqadir-zn4pb
@QamarAbdulqadir-zn4pb Ай бұрын
Aniga fool ah oo leey dhahayo walaqalaa marka dhalay oo ilmaha iga xanuunsaday aniga caruurta Kala meel joogaynay ayaa telka leeygu Dhagesan jiray marka lahadlo Leeyku qeelijiray marka leega qabto labo narsistA see ahayen midna inuu dadka igu diro igu imaan jiray midna adbuu pressure isarijiray
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Garabkaada Allah ha galo walaalo
@queenabdi4319
@queenabdi4319 Ай бұрын
Wl ma tukadan ama allah ka cabsi ma ku jira cibadadoodu waa sidee dadkaas sunta ah😳
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Qaarkood waa sheekh laakin u isticmaala aqoonta uu Illahey siiyay si qaldan iyo inee dadka ku dulmaan
@shukri846
@shukri846 Ай бұрын
Faayan aboowa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Ciid Mubarak
@shukri846
@shukri846 Ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 ciid mubaark dr khadar
@deqoyusuf9854
@deqoyusuf9854 Ай бұрын
Asc wrb anaa arkay dad wada ah narirsta ah oo beenta bdn ila meereeso hhhhh😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Haa wey yaqaanan ila meereesada beentana waa howshooda
@deathmia9514v
@deathmia9514v Ай бұрын
what are u doing kadar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
What do you mean?
@FarxiyoAli-me2yb
@FarxiyoAli-me2yb Ай бұрын
Shaqsi an wada joogno Waxa Ku arkay Wu xu happy ama heshiis Kula yahay sida asaga rabo markad usamesid adiga wx hda oga bahatid ama wx khalad ad Ku dhahdid iska dhaaf Wu Ka amusaya
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 29 күн бұрын
Waa xariir Hal dhinac ka raran
@shukri846
@shukri846 Ай бұрын
Narcissist waxaa la dhahaa fajiiste ama dikdiktori
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Saaase tahay wax ay xeeeiyan iyo qool midna malahan
@shukri846
@shukri846 Ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 sax waa runtada wixii xun adiga iskaleh wixii fiican iyagaa iskaleh
@muqtarmadaxey
@muqtarmadaxey Ай бұрын
SOMALI maxaa lagu dhahaa narcissist plz nala wadaag.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Narcissism hadii aan soo gaabiyo waa munafaq waxey jecel yahiin inee dareeman inee yahiin dad qiima weyn ku fadhiya iyo waxey leeyahiin kalsooni aad daciif u ah waxey mooda inee xaq u leeyahiin wax walba marka waa ay dadka u sheegan iyaga ma sameeyan marka waa munafaq qof aan ku dhaqmeynin wax uu dadka u sheegayo
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Dabeecadooda waa selfish ,sheydaanul insi .
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Haa waa selfish
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi Ай бұрын
Waan fahmay sheekadooda
Narcissistiga dadka ay necebyihiin‼️
14:17
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 2,8 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 33 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
Calaamadaha lagu garto inuusan qof wax ixtiraam ah kuu haynin
11:19
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
Waxey rabaan inaad la xiriirto, Ha wacin! #narcbehaviour #narcissism
11:57
Maxey markale kuu qiimeyan markee meel qalalan kaaga tagaan⁉️
11:29
Sida loola dhaqmo dadka nacsiga madax maray! (NLP Techniques)
12:03
Sida looga argoosto oo loo qalbi jibiyo dadka (Narcissisticiga) ah
17:17
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 4,4 М.
(Gaslighting) waxey rabaan inay burburiyan xaqiiqadaada!
9:16
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 307
Markaad guuleysato ayee kuu imaan doonan ee guuleyso
8:00
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 424