Ma laga adkaan karaa dadkaan⁉️
12:31
Noqo qof dhab ah oo qool leh
12:29
Ka wardoon asxabtaada
11:11
Ай бұрын
Yaa tahay⁉️
6:45
Ай бұрын
Пікірлер
@AhmedSaid-m2z
@AhmedSaid-m2z 16 сағат бұрын
Wllhy Wllkay been Maaha Aadban ula yabaa dadka Qaar aniga Waxa illa dhalaty 8 Caruur ah Aabe iyo hooyo Aabe kaliyaa is fahana ista kalle Waa Sun Xitaa hooyo Waxan ahy nin iska Af gaban Waxwalba Way igu Maamulan Xitaa Waxay i gaarsiyeen Heer Xitaa inaan isku maleyay inaan Xanuusanhy😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 сағат бұрын
Walaal dadkaan waa saan wey ku waalayan madaxa ayee kaa galaan badan waxey ku leeyihiin waad xanuusan tahay waa xanuun ay ayaka sabab u yahiin
@QadijoRashiidBuule
@QadijoRashiidBuule 18 сағат бұрын
Group discussion aad baan ugubaahnahay
@QadijoRashiidBuule
@QadijoRashiidBuule 18 сағат бұрын
Walaal link wuu ii galyahay
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Күн бұрын
Dada laburburiyay dalki dibadaha losiqada iyago qaloc jir laga tosinay hadana qusul udhola cadey cidii kucawisay cidi dhibtay xisab yaaogakenay iyada dhawacay iyadana qusul la aan lagu edeyaa
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 2 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 2 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@shukri846
@shukri846 2 күн бұрын
Wsc sax walal
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 күн бұрын
Thanks for watching
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 2 күн бұрын
Nin noocas ah baa xidhiidh naga dhexayn jirey 4 bilood baan wada soconey ilaahy baan ku dhaartee cidhiidhi aduun baan galay alxm ilaahy baa i dhaafiyey
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 күн бұрын
@@hamdasagal9549 mansha Allah thanks for watching
@DauudCulusow
@DauudCulusow 4 күн бұрын
Thanks dr
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 күн бұрын
Thanks for watching
@AshaAli-os2qz
@AshaAli-os2qz 4 күн бұрын
ManshaAllah walalkay 🙏🙏🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 күн бұрын
Thanks for watching
@DeeqoAhmed-w3f
@DeeqoAhmed-w3f 5 күн бұрын
Thnks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 5 күн бұрын
Thanks for watching
@QadijoRashiidBuule
@QadijoRashiidBuule 6 күн бұрын
Waxaan sidi aan kuhelo WhatsApp kaaga wll
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 күн бұрын
Waan kusoo diray linkiga walaal
@QadijoRashiidBuule
@QadijoRashiidBuule 2 күн бұрын
@@Drkhadarabdi1 asc
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 6 күн бұрын
Thanks Dr🫡
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 күн бұрын
Thanks for watching salut
@QadijoRashiidBuule
@QadijoRashiidBuule 6 күн бұрын
Waxaan rabaa WhatsApp group
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 күн бұрын
chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@QadijoRashiidBuule
@QadijoRashiidBuule 6 күн бұрын
Asc
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 күн бұрын
Wcs thanks for watching
@QadijoRashiidBuule
@QadijoRashiidBuule 6 күн бұрын
Asc wll salaan kadib inteen kahelaa WhatsApp kaaga
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 күн бұрын
Waa kana linkiga 👇🏾 chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@amaalabdiraxmaan2979
@amaalabdiraxmaan2979 6 күн бұрын
Haday waalid kaa tahay kawaran
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 күн бұрын
Waxaan ka sameeyay video sida loola macaamilo waalidka narcissistic ah waxaad ka heli kartaa qebta playlistiga
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 8 күн бұрын
waad noka baashaasha ustaad mashalaah adaab funy aha baraklaaah waad mahasanatahay shukran wllhi nin alaab aan leyahay ika heesto waan uku tagey si osan iifahmin inaan obaahana alaabtaas waxa oo is moo daa ina aan daciif ahay wllhi go;aan baan ka qaatey inaana wacin nolshada aan weydiin xolahega aan xaqa ulahaa why Shaley Alla s.w.c isiyeye maantan Alla isiyeye wuu iijogaa waa qiso dheer gabarkasta cibara qaadsho oah qofka marba hadow is moodo inaan laka maarmin wuxu is ku heystaa inoo awood leyahay in la xasuuta aaba qaalada ah dadaka noocaasah sinay ogaadin in ay doqnimo iyo dacftinimo aktooda taalo
@beastmode.4012
@beastmode.4012 9 күн бұрын
Wa iga qoslisay wallhi dr thanks in badan 😂❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 күн бұрын
Thanks for watching
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 9 күн бұрын
Waa runtiis wilkan dhaqan dadka leh wey jiraan oo jecel kantolronka dadka kale iyo in maskaxda dadka ka qabsadaan, oo ay maamulaan maamulaan.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 күн бұрын
Thanks for watching
@saammu8231
@saammu8231 10 күн бұрын
Walal waxa aat noso gudbineso wa wax faai,ido leh lkn xooga wa laga qurux bdn yahay inaat adoo maqaal duubayo wax iska ruugto.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
Haye walaalo waad ku mahadsan tahay daawashada aad daawatay vidiyowka salut
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 10 күн бұрын
🙏🏾
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
Tshabka for watching
@FariidoMoha
@FariidoMoha 10 күн бұрын
Inshallah guul🎉❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
Thanks for watching
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 10 күн бұрын
Thanks wllo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
Thanks for watching
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 10 күн бұрын
Dr mahadsanid
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
You’re welcome anytime
@iqbal98
@iqbal98 10 күн бұрын
Dr qadar xageen kala soo xiriraa soo sheeg walaalo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
Kusoo biir groupka wllo waa kana linkiga chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@shukri846
@shukri846 10 күн бұрын
Wcs walal
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
Thanks for watching wllo
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 10 күн бұрын
Dr waad mahadsantahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 күн бұрын
Thanks sacdiyo
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 10 күн бұрын
Waa sax dr intaba anaa la kulmay waa wax jira
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 11 күн бұрын
Ala ma anuu iga haayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Waxaad the daawan kartaa videos badan qebta playlistiga
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Thanks for watching ma hada kugu horeyso inaad aragto chanelkaan
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 11 күн бұрын
Ala ma anuu ila hadlaayaa 😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Thanks for watching
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Thanks for watching
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 11 күн бұрын
Nimaka somaaliyeed baa xanuunkaas qabo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Raga soomaliyed bis kuma eka walaal laakinse somalidu waxey u badan yahiin midka la dhaho the grandiose narcissist
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 11 күн бұрын
Noocaas ayaa waagaan yaraa ilaa hada oon qof weeyn ahay la iila dhaqmaa ilaa dibareeshan aan ka qaaday qof walbo anaa ka gardaran ilaa aan umaleeyo inaan qofka aduunka ugu xun
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Daawo videos badan si aad u barato ood u fahanto dabeecadaha iyo dhaqanka dadkaan
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 11 күн бұрын
Walee waan arkay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Thanks for watching
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Thank for watching
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 11 күн бұрын
Balan weeye dad badan inaan unka aaqaro ku daraa😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Thanks for watching
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Thanks for watching
@user-uv4kt7gi9b
@user-uv4kt7gi9b 11 күн бұрын
Ala run badanaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Ma hada kugu horeyso inaad daawato channelkaan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 күн бұрын
Banja for watching
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 14 күн бұрын
Dr kaan Please subsidie u saara waa xigmadii oo qofa😂
@xaliimaibraahim6616
@xaliimaibraahim6616 14 күн бұрын
Great work. Keep it up!
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 14 күн бұрын
Dr waad mahadsantahay waxaad noo tahay bare aad qaali noogu ah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 14 күн бұрын
Thank u sacdiya
@FarxiyoAli-me2yb
@FarxiyoAli-me2yb 15 күн бұрын
Mahadsanid Dr khadar dadkan man fahansanen hada wan Kala Barty wax badan kafaiday wan dagay wan nastay alxm sbadal badan daremayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 15 күн бұрын
Mansha Allah
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 15 күн бұрын
Aad iyo aad noga shekeey marka eey waliska kugu diraan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 15 күн бұрын
Video ayaan hori ugu sameeyay walaal waxaad ka heli kartaa qebta playlist
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 15 күн бұрын
Video gan 9 months laga jooga anuu hada qof saan ah nolosheyda kujiraa Thanks Dr soo badi bal🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 15 күн бұрын
Haye walaalo thanks for watching waxaad ka heli kartaa videos noocano kale ah qebta playlistiga enjoy
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 15 күн бұрын
@@Drkhadarabdi1 wan dawanoyo insha laah waxaa rajeeyna in aan wax badan kaa faaido Dr 🙏
@dekasaid9635
@dekasaid9635 15 күн бұрын
9 sagaal bilood ka hor baan guri ku wada nooleyn gabar aan family nahay oo narcissist ah wlhi intaan kala maqanahy nabad gelyo ayaan daremayaa in kastoo maalmo ka dib laga yaabo inaan dib u kulano kuma faraxsani waana ka sii welwelayaa la kulankeeda Dr Khadar thanks waxyaabo badan baan kaa faa'iday waxan rajeynayaa tookadan ineysan supply dambe iga helin naagtaas
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 15 күн бұрын
Walaal you’re in control taas ogoow cid wax kugu sameen karta majiro adigoon raali ka aheen
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 16 күн бұрын
Saas waaye Dr.khadar geed gey koraan ayaa laga daba koraa oo laga soo dajiyaa.. wax xishoodo ma ahan runtii. Thanks
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 15 күн бұрын
Aahey thanks Alpha
@user-un8ch7yd1j
@user-un8ch7yd1j 16 күн бұрын
ASC Walahi runtaa waaye anaa ku sammeyay aniganah waxaan noqday qof dagan qofkaana waxaaw noqday qof xanaaq badan oo joojiyo xiriirkii dhan kkkk markaa waxaay noqonaayaan dad waalan oo so cad indhahaaga ugu aragtid Walahi Waa yaab lakiin yay ku hogaamin ee adiga hogaami waxaan ka wadaa shaxuurtaada ka ilaalso
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 күн бұрын
Waa runtaa markasta adiga naftaada hogami cidna fasax ha u siinin inee shacurtaada control gareyso salut
@ifrahahmed3077
@ifrahahmed3077 16 күн бұрын
Thank you dr khadar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 күн бұрын
You’re welcome thanks for watching
@DaahiraMohammed
@DaahiraMohammed 16 күн бұрын
Mahadsanid dr
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 күн бұрын
thanks for watching
@DaahiraMohammed
@DaahiraMohammed 16 күн бұрын
Whatsapp
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 күн бұрын
Kusoo biir WhatsApp linkiga chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@RahmoHassanAli-e4h
@RahmoHassanAli-e4h 16 күн бұрын
Aniga xalkegu Waa wali waan kasoo cararay mudo 2 bil kudhow waxaan dareemayaa xoriyad Dr khadar wlhi wax badan ayaan kaa fa iiday jazaakallah Qurban Joga ilmana wey iijogan sida looga dhamadana wey adagtahay oo wey Iskakadaba warejinayaan dadkaas sunta ah dhiiri galin Ayana kaa helaa muuqaladada ❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 күн бұрын
@@RahmoHassanAli-e4h guuleyso walaal Illahey garabgaada ha galo
@RahmoHassanAli-e4h
@RahmoHassanAli-e4h 15 күн бұрын
@@Drkhadarabdi1 aaamiin aamin
@Hudadhemancaqli
@Hudadhemancaqli 16 күн бұрын
waar nin dadkasa ayaan dhawaan kala tagnay 6 sano ayuu neefta igu dhajiyay😢 wlhi nolol adag kadib waan soo faktay😅😅😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 16 күн бұрын
Mansha Allah guuleyso