Dag Dag wiilkii Garbasaarka jaceelka u haystay oo helay Gabadhii garbasarka laheed ee darteed u wash

  Рет қаралды 114,679

Illintir

Illintir

26 күн бұрын

Пікірлер: 873
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 25 күн бұрын
intee ku faraxsan iney kulman lamahan is muujiya like saara 👇
@hafiifahassan-ug5qk
@hafiifahassan-ug5qk 23 күн бұрын
M.a
@muznacalasow2536
@muznacalasow2536 9 күн бұрын
war walaal aan garab istaagno oo isu dhisno si jaceeylki xalaasha ahaa u helaan
@maryammb7064
@maryammb7064 25 күн бұрын
Hambalyo dhalinyarada hala caawiyo soomaaliyeey ❤😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 күн бұрын
Sax wey istaahilaan
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 23 күн бұрын
Sax ajar iyo xasanaad baa lagu helaa in la garab istaago
@user-ck3bc3sk9m
@user-ck3bc3sk9m 25 күн бұрын
Soomaaliyeey wiilka iyo gabadha isku dhisa
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 25 күн бұрын
Somali mahee hashaqeeysto dee nin raga waaye
@ftshmh4761
@ftshmh4761 25 күн бұрын
@@user-jy2ey2bh9d. 😂😂😂😂😂 jacayl xaasid 😂😂😂 wallee waa runtaa khiyaali ma anfacayseee ninku hashaqaysto
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 24 күн бұрын
Diyaar
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 24 күн бұрын
@@hamdishiigdon2044 xaa diyaara adi Maa ushaqeeynaayo hhhh eebaay
@faizam523
@faizam523 24 күн бұрын
Waan caawineynaa waa dhalinyaro Soomaaliyeed, ilaahay ha isku barakeeyo qoys xalaal ah ha dhisteen garabkoodana ilaahay ha galo caawimana ha loo fidiyo, wax ay ku shaqeystaan hadii la siiyo waa dadaali doonaan iyagana. Ha guumeysto jaceylku.❤❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 25 күн бұрын
alhamdulilaah ha yidhahdaan nebigana scw ha ku saliyaan ha is aroostaan hadii ilahay isau qoray cabdulxasiisna ilahay ajara badan ha kaa siiyo
@Football-fans327
@Football-fans327 24 күн бұрын
M.a
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 25 күн бұрын
Waalidiinta iyo dadka soomaaliyeed Ilaahay ha ka cabsadaan dhalinyaradaana ha la dhiso❤❤❤❤
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 25 күн бұрын
Beentaa maaha fidnada xitaa weey yaraanlaheed
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 24 күн бұрын
Waaa sax in ladhiso reeekan waaaye
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 23 күн бұрын
Waa run àan garab istaagno
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 22 күн бұрын
Ragii waalidiinta iyagiibaa waali ah maxey dhalin yaro u guuriyaan?
@abdiosmankarimey2541
@abdiosmankarimey2541 25 күн бұрын
Cabdi azizow ninkaas reerkiisa wax ka dhis please ❤
@AyaanHassan-je3uj
@AyaanHassan-je3uj 17 күн бұрын
❤❤❤please help them and we support them.
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 25 күн бұрын
Naa deeqo wiilka ilaali oo farxadiisa katali ❤❤😢😢
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 25 күн бұрын
Mashallah wiilka iyo gabadh Allah xifdiyo gabadhan way sheegtay dhibka ku dhacay waan gabar dagan asagan way u qorneed inuu dhibkan umaro Abdicasiis gabadha iyo wiilka arooskiid waannka qeyb qaadanay waxaan ahay hooyo soomaaliyeed dadka soomaaliyeed ha ka qeyb qaataan arooskood inshallah
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 24 күн бұрын
Sax wllhi 10 dolr qofkasta haduuu bixiyo way taajiri lahaayeeen
@hibamsalaad9842
@hibamsalaad9842 24 күн бұрын
Diyaar Aniga qofkii dhisa guri Muslim ah waxuu dhisay Masjid
@mamaunique411
@mamaunique411 19 күн бұрын
Waan idinku raacsanahay in wiilka yar ee rajada ah is garab taagno oo reerka isu dhisno
@goldensilver210
@goldensilver210 25 күн бұрын
Walalaha dhamaan waxaan leyahay halaga qeyb qaato isugeynta walalaheyn is helay Tankale abdi aziiz shukran bro
@fatimamohamud1571
@fatimamohamud1571 24 күн бұрын
Wiilka dukaankii ka bur buray haloo sameyo haduu deeqa helay masha allah ❤
@maryamcumar3686
@maryamcumar3686 25 күн бұрын
Reerkii lagu nasto oo lagunagaado wada jiree nabad qala alahayow kayeel aamiin
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 25 күн бұрын
Gabadh uu wiilka uu dhibka u maray waa u qalanta in la jeclaad sabatan waa gabar dagan marka dhalinyarada ha caawiyo ayagan Allah ha ku xirnaadaan oo kuwii is fahma oo nolosh ku sabar oo diintood barta Allah ka dhigo waan taageeray wiilka iyo gabadh soomaaliyeed
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 22 күн бұрын
Sax 💯✅ akhlaaq waxey tiri ma lihi social media waligeyna video iskama duubin. Naxariis sidey usoo ajiibtey diyaarna ugu tahay Maasha Allaah waaye
@maslah345
@maslah345 25 күн бұрын
Jacaylkii guulaystay MAASHAA ALLAH
@user-fw3io8lx6c
@user-fw3io8lx6c 25 күн бұрын
Wiilka Arooskiisa Somali weyn ha ka qeyb qaataan
@hodanyussuf1259
@hodanyussuf1259 25 күн бұрын
Masha Alla🌺 waa inaa wilkan u gurmano dukanki ufirno dhisnano reerka cusub
@duniyodhiblawe6503
@duniyodhiblawe6503 25 күн бұрын
Qisadii iigu xanuunka badneed aan maqlo balse ugu danbeyen alxamdulillah wey is heleen hambalyo wllaheen
@sen7449
@sen7449 25 күн бұрын
Wiilka qalbi nadiifsana masha Allah o baari sana guulesta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 25 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nashaadbihi8902
@nashaadbihi8902 25 күн бұрын
Alle ha isu barakeeyo wiilka iyo gabadha calaf iyo awlaadna Ha isugu daro
@user-cn5ve4wn7v
@user-cn5ve4wn7v 25 күн бұрын
Walaal aan ka qeeyb qaadano reerkaan mustaqbal kooda
@maryammb7064
@maryammb7064 25 күн бұрын
Telefonka wiilka soo qor hala caawiyo ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😊
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 25 күн бұрын
Walaal dib ugu noqo fiidyowgii hore ama dadka doonaya inay caawiyaan ilaaheen ha xafido labadaan dhalin yaro hana garab qabto hana laga sameeyo soomaaliya ururo dhalin yarada ka kaalmeeyo dhinaca guurka si xalaasha ugu badato bulshada dhexdeeda dhalin yaradana ay ugu fadudaato inay aqal muslin ah dhistaan walaahu mustacaan
@user-ob7ny1ss3j
@user-ob7ny1ss3j 24 күн бұрын
Man shalah walhi wa talo wangsan thanks you 🙏 👍 wall alah ku sharfo
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 25 күн бұрын
Maasha Allaaah aad baan ugu farxay guusha wiilkaaan❤❤❤
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 25 күн бұрын
Aad iyo aad ayaa ugu farxay calaf ayaa shaqeeyo fadka calaf ayaa is guursada masha allh Alle ha isku barakeeyo.
@munamohamed6215
@munamohamed6215 24 күн бұрын
Mnsha alllh wiilka iyo gabadhaba waa Dad Gob ah Deganaan iyo geesinimo iyo aqlaaq ba isku darsadeen illhy haka dhigo kuwi guurkooda dhameystirmo ubad qeyr qabane allha kala siiyo.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 25 күн бұрын
Dhalinyarada hala garab istaago dhamaanteen Gabadhaan waa gob hadey wiilka soo raadisay مانشاء الله
@fatumaali5834
@fatumaali5834 25 күн бұрын
Samidey waku slamay
@hallaali9393
@hallaali9393 25 күн бұрын
This is the most beautiful ending I have ever seen.😢 May God protect them both. What a beautiful souls Maasha’Allah💜💜
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 23 күн бұрын
Wiilka iyo gabadhuba waa laba dacad ah runti Alle calaf ha iskugu daro hana ka yelo kuwi cimri wada qata iyo awlad bari kala hela❤ Illahow adiga qafuuru Raxime labadan calafku yusan cilin🤲
@hyusuf2207
@hyusuf2207 25 күн бұрын
Jacayl guulaystay iga dheh ❤
@lpmuparic7956
@lpmuparic7956 25 күн бұрын
Masha Allah tabarakallaa waar adeer wiilka iyo gabadha si Deg Deg ah haloo dhiso ooh labada fmly haw ka caan bilaa caleeg xumad ayaa labadaba haysa e
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 25 күн бұрын
Dhalintaannha Ka isku dhiso Somaliyeey wiilkaan aan casino iyo gabadhaan boqorada ah maasha Allah tabaarag
@nashaadbihi8902
@nashaadbihi8902 25 күн бұрын
Deeqo Wll wiilka ilaali oo marna garabkiisa haka bixin ilowsii wuxuu xanuun soo maray insha alh gabadh caqli badan bad tahay alle haku sharfo
@Xalimo421
@Xalimo421 25 күн бұрын
Asaga armuu isbedelaa,Bani aaden wu isbedelaa sow maahan. Faarax haduu dhergo wa socdaale.Qeeyr hadey isu yihiin Illaahey ha isu sahlo
@nashaadbihi8902
@nashaadbihi8902 25 күн бұрын
Hhhhhh waa macquul alle ha isu barakeeyo haday khayr isu yihiin
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 24 күн бұрын
​@@Xalimo421 Sharta jooji oo reerka farxad, khayr iyo guul u rajee. Aduunkaan wuxuu Alla qoraa dhaco.
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 24 күн бұрын
Asc Abdicaziis walaalkeey wiilka iyo gabarta intaan jeeykudhamaanin shedkadooda ilaaheey qeer badan hakusiiyo akoon usameey hala aroosiyo waxeey gacanta kuqabsadaan haloo kaco walaalayaal
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 25 күн бұрын
Maasha alah ilaahay waxaan karajaynayaa wiilkaas iyo gabadhaas is raadinaayay ee is helay in ilaahay noloshooda guul ugu dhameeyay reer wanaagsana dhistaan guur wanaagsana galaan
@BeaconOfHope1
@BeaconOfHope1 15 күн бұрын
Mashaa Allah war Wiilka iyo gabadha halacaawiyo in shaa Allah c/casiis alle haku barakeeyo
@LulIsmail-vg6dg
@LulIsmail-vg6dg 25 күн бұрын
Mansha Allah jeceelka ha waaro Kheyr Allah kusiiyo Cabdi casiis❤❤❤
@doefarah8585
@doefarah8585 25 күн бұрын
Mashallah waa dhalinyar yar yar oo hadana aad u hadal wanaagsan illahay ha derejeeyo noloshoodan FARXAD AAN DHAMAAN HA KA YEELO
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r 25 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@Xamda0953
@Xamda0953 25 күн бұрын
Masha allh magaciisa wngzan ayaa kaal meeyey wxn kacod sanlahaa pulshada somaliyeed ineey ka qayp qataan guri dhiskooda insha alllh dhalinyarada ❤
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 25 күн бұрын
Magacis wll
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r 25 күн бұрын
​@@tasniimmohamed7saacid
@Xamda0953
@Xamda0953 25 күн бұрын
Saacid wllzhy
@Lekebil
@Lekebil 24 күн бұрын
Mashallah cabdiaziz ilahay kher ha ku siiyo waad naga farxisay saacid yare iyo deeqo ilhay calaf ha isugu daro❤❤
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 25 күн бұрын
Maasha allah, labada dhalinyarada ah waa dadgarasho wanaagsan fadlan aan garabistaagno,
@HayatAhmed-sk7tw
@HayatAhmed-sk7tw 25 күн бұрын
Soomaliyeey Waa in Aad u dhigtaan Aroos iyo Guri Aan Wali La arag Hotel ka Xamar Ugu Fiican ugu Diga Fanaanintu Ha utumaan Dhaaman Lacag La aan Soomaliyeey Ka kaca jiifka Waan Ogahay in aad Qabaneysaane u Aruuriya Lacag Fiican
@ashawooo
@ashawooo 25 күн бұрын
Deqo waa gabdha fincan oo dacada ah illahaya ha ku xafida Mashallaha tabaraka laha Adiga iyo Saciida iyo Deqo illahaya ha idan cawiya hore uu soca dad waxa tihina dhalina yare ah gulasata Abdiaz adiga iyo tima kaga rabi qeer ha idan siya
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 25 күн бұрын
Guulaysta Jacaylkiina❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hawaaro
@nugaal012
@nugaal012 25 күн бұрын
Gabadha iyo Wiilka ha la isu dhiso oo ha la caawiyo. Meeday tajaartii Soomaliyeed. Guri ha loo dhiso oo kharashka Arooska haga bixiyo.
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 25 күн бұрын
Walaaliyaal kaca oo caruurtaa aynu garab istaagno cabdi casiin arinkaa dhamee anada diyaar ayaan u nahay
@dowdafarhan6868
@dowdafarhan6868 25 күн бұрын
Wallahi gabartu waa qof jeceyljaas mudan waa qof dagan xikmadna leh
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 25 күн бұрын
Manshallah Abdiaziz Janatul Firdowsa Allaha Kugeliyo .
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 25 күн бұрын
Mashaallaah waa gabadh wanaagsan ilahaay haa iskubarakeeyo hana garaab gaalo Aaaaamiiin
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 25 күн бұрын
Abu waa qu farhey lamaanaha réer buuxa iyo mustaqbal wanaqsane oo réer raaqa mabsuud allah ha iniqa dhiqo Amin ya rabi
@user-kt4bn4ie3h
@user-kt4bn4ie3h 24 күн бұрын
Deeqoy ilaali wiilkan waa qof aad kuu jecel, allaha isku kiin barakeeyo
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 25 күн бұрын
جزاكم الله خير الجزاء يا عبد العزيز ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 25 күн бұрын
Masha Allah Gabadha waa qof aad u degan aqlaaqna ka muuqato Allah haisku kiina barakeeyo
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 25 күн бұрын
wlhi abdi Aziz wa qof Qalbi wanagsan MashaAllah tabarakallah Guuleeyso l.a abdi Aziz Abowe mcn wankusalaame ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatumaali1463
@fatumaali1463 25 күн бұрын
Waxanka cabsi qabay inay xaas noqotay الحمدلله والشكر
@swaevo0037
@swaevo0037 24 күн бұрын
Deep hooyo guul baan ku rajeyna adiga & Zaacidba.
@hawaali2760
@hawaali2760 25 күн бұрын
guuleysta saacid iyo deeqo qalbigana khayr. mu sheega gaaridoontaan ujeedadiina maasha Allaah.
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 24 күн бұрын
Runti Gabadhan wet asturan tahay. Masha Allah. Allah isku barakeeyo labadan dhalinyarta ah
@abdoisse8961
@abdoisse8961 15 күн бұрын
Deeqay wiilka ciiltir wllo wax badan buu ciil mutaye alle haku sharfo adna❤❤
@Wardhere77
@Wardhere77 25 күн бұрын
Hooyo la,aantu waa shay aan caadi ahayin
@Ciiltire572
@Ciiltire572 25 күн бұрын
Maskiin iska daacad ah maanta illaahey baa u sahlay Maasha Allaah
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 24 күн бұрын
Maashaa Allah kuwa isku Khadro Allah kadhigo oo farxad kuwaaro Alle hacaawiyo anagana cidii awoodo hacaawiso Allah aduun iyo aakhiraba hanawada nimceeyee
@iqramoon3726
@iqramoon3726 25 күн бұрын
Mashaallah wan ku faraxsanahay in uu helay jcylkiisa an ka qeyb qadano Dhisida rerkan cusub wlh aniga Qeyb bn ka qadanayaa allow guurkoda ufududey yaa allah
@user-hs8rk5fg2o
@user-hs8rk5fg2o 4 күн бұрын
Masha allaah alke haysku barakeeyo guurkana halo dadajiyo wa dad hadal fiican runtii
@hbab6140
@hbab6140 24 күн бұрын
Maasha Allaa guulaysta nasiibku ilaahay ha idiin hiilliyo guurrkii lagu baraaro Allaha idinkaga dhigo cabdi c siis ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo
@alimohammedibrahim3165
@alimohammedibrahim3165 25 күн бұрын
JACEYLKII QARNIGA CILMI BODHARI GUULAYSTAY MAASHAAALAHHH
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 24 күн бұрын
Agreed!
@hasanhabane8315
@hasanhabane8315 25 күн бұрын
Masha Allah guul guul guul allow isudaa oo caruur wanaagsan kalasii will iyo caano gabadh iyo casno
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 25 күн бұрын
Mashaa Allah Ilaahow dhaliyaradaan si xalala ku caawi
@ShukrihassanMuhudin
@ShukrihassanMuhudin 25 күн бұрын
Masha Allaah dad is jecel o kala dhofay o is helay wa yar yihin wiillas nasiibka saciday Abdi casiis Hada kadib u qado run marka aragto sam cml somaliyey wilka iyo gabarta ha leysku dhiso qeeys iyo leylo dhihi karna
@celimataan4923
@celimataan4923 22 күн бұрын
C/CASIIS REALY ALLE HAKAA FARXIYO
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 24 күн бұрын
Mansha. Allah. Jacaylkii. Guulaystey. Reerkii. Lagu. Nastee. Lagu. Negaado
@saynab7503
@saynab7503 24 күн бұрын
waa gabar iyo wiil isu dhigma insha Allah iscal mada bi idni Allaah
@khadraadan2544
@khadraadan2544 11 күн бұрын
Masha Allah tabarakalaah ilahay haysku kin barakeeyo
@sahraisse1149
@sahraisse1149 25 күн бұрын
Masha Allah 🎉🎉❤❤😂😊🎉🎉❤Allah isu barkeeyo kuwa isku waar Allah ka dhiigo reer diin leh Allah ka dhiigo deqo eedo jecel kaab baad tahay wiilka jecelkiis saad ugu soo baxaday baan kaaga mahad celinahayaa Allah idin karkeeyo
@kartibadan33
@kartibadan33 9 күн бұрын
Jacaylka la sheeegaba inuuu wax jira yahay wiiilkaaana na tusay hambalyo farxadiiiina ❤
@sahrakoow288
@sahrakoow288 25 күн бұрын
😢😢 qalbiga I xanuunay naf wax jecel ma fayooba waa xanuun jiro dadkane ma aaminsano ilaa ay ka arkaan waa la ilmeyay qisadaan waxaa laga sameyn ka raa murti hees iyo gabayo filimaan waa filo way farxad ku dambeyay ku waara nabad iyo farxad lamaanaha calaf allaha kuugu daro ❤
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 25 күн бұрын
Qof ku jecelhy waaye Illahay guul baan kaga rajaynaya
@user-gj4em3ik6s
@user-gj4em3ik6s 25 күн бұрын
Mansha Allah jacelki gulestay Allah kadhigo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullaahicj5904
@abdullaahicj5904 24 күн бұрын
C.ziiz Aduun iyo Aaqiro guuleyso
@ruqiyoabdi3383
@ruqiyoabdi3383 25 күн бұрын
Abdiaziz waa gaboobey siduu dadka ula ooyayay wll abaalkaga illahay jano hakaga dhigo
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r 25 күн бұрын
kkkkkkkk
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r 25 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@user-jf6ee8rm3p
@user-jf6ee8rm3p 9 күн бұрын
Warunta ohintu dadka way gabijisa ani xitaa San dadka ul oyey wan gabooby😂😢
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 25 күн бұрын
Xaqiiqdi jaceylku waa dhab waana xanuun. Aniga waxaan joogaa America waana ku xanuunsadsy runtii
@AyaanHassan-je3uj
@AyaanHassan-je3uj 17 күн бұрын
Please, I’m in uk-London. let us support their wedding, financially please.
@user-po1gc5hj8o
@user-po1gc5hj8o 24 күн бұрын
Masha Allah Allaha isku kiin barakeeyo farxad kunoolaada insha Allah ❤
@sacdowcilmi790
@sacdowcilmi790 25 күн бұрын
Aad ayaa ugu qiriidey ilahey ha u rumeyo riyadooda adigane sidaas mid ii jecel ha ii siiyo yaa rab cabdicaziiz il xun alle ha ka xijoobo abowgiis🤲🤲🤲
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r 25 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 25 күн бұрын
Risaqna arooskana allaah ha u fududeeyo
@nasriina3811
@nasriina3811 25 күн бұрын
Alx dadka komantiga fican usooqoray aan ahaa hadaba waa kunoqon kartiin komantigeyga❤
@dowlaay
@dowlaay 25 күн бұрын
Masha Allah kalimada fiican sadaqo waaye Ajar Allaha ka siiyo sister.
@nasriina3811
@nasriina3811 24 күн бұрын
@@dowlaay aamiin abayo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 24 күн бұрын
Masha Allah jacayilkii wara qos farxad kudan beya rabbi hakadhigo guurkiina iyo jacayil kina duriyad salax ah dhala RABBI ha idinka dhigo Soomaaliyey dhalin yaradan hala garab qabto dhan kastaba. ❤️❤️❤️
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 25 күн бұрын
hambalyo ❤️ ❤️ dhalinyaro ale garabkiina ha galo insha allah guul
@saidaroble644
@saidaroble644 25 күн бұрын
Mashallaha Alaaha ku barakeyo gabadha fiican baad tahay in aad tixi gelin leh badtahay
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat 24 күн бұрын
Taariq dhigan bishi shanad 2024 ❤❤❤❤
@user-rw5vf3gg6e
@user-rw5vf3gg6e 12 күн бұрын
Maashaalaah gabadha iyo wiilka hala isudhiso
@filsanmaxamed7080
@filsanmaxamed7080 23 күн бұрын
Maashaa allah illaahay haku siiyo aboowe abdi aziiz
@AyaanHassan-je3uj
@AyaanHassan-je3uj 17 күн бұрын
Amiin Amiin
@shineabdirahman3685
@shineabdirahman3685 25 күн бұрын
Cabdacasisi wall qer alaha kasiyo
@MohamuudAbdirahmaan
@MohamuudAbdirahmaan 19 күн бұрын
Masha Allah I.a farxadina inu Allah dhameystiro aya rajeynaya
@bisharonur8100
@bisharonur8100 25 күн бұрын
Masha Allah Isku waara nolol farxad leh Allaha idin siiyo iyo awlaad barakeysan Isku waara Aamiin aamiin Yaa Rabilcaalamiin
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 24 күн бұрын
Masha allah waa gaber fiican iyo wiil fiican Ilahey ha ku cawiyo sidey guri u dhisan lahayen
@abdullahiarfaye7210
@abdullahiarfaye7210 19 күн бұрын
Masha Allah, wilka iyo Halaisu dhiso Hala caawiyo, Pleeeease, Pleaase ayago Farahsan oo rerdhisan ah an aragno insha Allah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 25 күн бұрын
Masha Allah wilkan wa la qirotay ilahay ha du ku socalya wilkag
@fahiimae7336
@fahiimae7336 24 күн бұрын
Masha Allah. Hala caawiyo oo halaysu arooso dhalinyarta. Cabdicasis Allah Kheyr haku siiyo . Nala socod sii wixii cusub
@MulkiMire
@MulkiMire 13 күн бұрын
Maasha alaaha wiil iyo caano gabar malab
@iqroilwaad6068
@iqroilwaad6068 25 күн бұрын
Masha allah
@jamiilomursal4537
@jamiilomursal4537 25 күн бұрын
Mashallah allha❤❤
@caadilmusdhaf8129
@caadilmusdhaf8129 14 күн бұрын
Al xamdililaah wall alaah kaa guul siiyo jacayl kaaga
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 22 күн бұрын
This is so sweet,jacaylkii qarniga. Saacid iyo deeqo ilaahay waxaan idiinka baryaa inaad calaf isku yeelataan. Cabdicasiisoow ilaahay haku barakeeyo, ummada Soomaaliyeed boos kaad oogu jirto waa muhiime allaah kuu fududeeyo
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 24 күн бұрын
Gabadh edeb leh waayo wax la jeclaado wey tahay weeyna asturantahay mansha Allah aan garab istagno somaliyeey
@user-fi5ei1ql5x
@user-fi5ei1ql5x 25 күн бұрын
Wiilka haalo kaaco xata inu ganacsi lo sameeyo lo guuriyo
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 24 күн бұрын
Sax an Caawino Ganacsina Haloo sameeyo👍
FILO PART 95
30:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 57 М.
WHY IS A CAR MORE EXPENSIVE THAN A GIRL?
00:37
Levsob
Рет қаралды 18 МЛН
Каха инструкция по шашлыку
01:00
К-Media
Рет қаралды 4,4 МЛН
ХОТЯ БЫ КИНОДА 2 - официальный фильм
1:35:34
ХОТЯ БЫ В КИНО
Рет қаралды 2,8 МЛН
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 315 М.
Short Film | Saaxiib Xun
11:56
Bile TV
Рет қаралды 68 М.
MAMADI WIILKA MAGAFE KAHESTAY & NIN CAWINAD UBALAN SADAY SI XUN UGALAY
45:57