Пікірлер
@user-vt8ni6pc3e
@user-vt8ni6pc3e 4 минут бұрын
Manshalle wiilkan waa nin imaan leha
@hawaali4211
@hawaali4211 5 минут бұрын
Mashaa alaahu tabaaraka laah Walaal Ciise ilaahay ha ku xafido adiga iyo familkaagaba iimaanka aad leedahay ilaahay ha kuu saaidiyo shar iyo sheydaana alle subxaanahu watacaalaa ha kaa xijaabo caqligaaga iyo cimrigaaga ha kuu barakeeyo Walaal Cabdi caziizw adigana caqligaaga iyo cimrigaaga ha kuu barakeeyo Alaahuma Aamiin Aamiin
@osmaanfaarah8627
@osmaanfaarah8627 7 минут бұрын
Allahu akbar
@Nuhamiirofficial
@Nuhamiirofficial 8 минут бұрын
Masha allah
@user-dk8yp6kx4n
@user-dk8yp6kx4n 15 минут бұрын
Waxaas oo aqbaara inaad sheegtaan maaha, is jira
@KuruusMisssails-ec4zr
@KuruusMisssails-ec4zr 19 минут бұрын
Aarkani malaawaa ciidagale
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 19 минут бұрын
ilahayoow u ugargar abayo aamiin aamiin aamiin yaa rabi 😢😢😢
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 20 минут бұрын
Manshaa allah dadow xalaal quuta wixii baadiya is ka celiya .wiilkan ciise waa mahad sanyahay
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 21 минут бұрын
Marshall Allan barakee wallpaper muslimkah allaahu akbar imankiisa Allah hakuubarkeeyo
@user-nj1jo3yp3u
@user-nj1jo3yp3u 23 минут бұрын
Adooga magaciisa soo qor ku noqo maamada wac walaal qeer qabe
@zeinabs678
@zeinabs678 32 минут бұрын
Kheer allaah ha ku siiyo Cabdicaziiz
@fayecooking
@fayecooking 34 минут бұрын
Magaca maxaad u sheegteyn !
@farhaana8584
@farhaana8584 36 минут бұрын
❤❤❤❤one love Somalia ❤❤❤
@IkranHussein-ht9cv
@IkranHussein-ht9cv 37 минут бұрын
Aamiin yaa Allah wanla ilmeyey farxadiisa Abahan somaliyeed e cimriga ah
@fahmadance8037
@fahmadance8037 37 минут бұрын
Maashaa Allaah xafidu laah
@AminaUgbaad115
@AminaUgbaad115 39 минут бұрын
Please team ilintare ikaarsiiya 10kun
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 41 минут бұрын
2005 waa ilmo yar
@zeinabs678
@zeinabs678 42 минут бұрын
Mashaallaah
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 42 минут бұрын
2000008ooiui
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 44 минут бұрын
Anaa wiilkan aqana waa rer garas 😂😂😂😂😂
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 51 минут бұрын
Maashaa allaah iimaankiisa ayuu qaba allaha u siyaadiyo xoolo islaameed faa iido malahan❤❤❤
@sahrakoow288
@sahrakoow288 56 минут бұрын
Asc walal caawi gabadha waa hooyo sharaf leh oo ilmaheeda heysato ❤ xarunta haweenka gobolka gabadhaan ha caawiyaan waa in ay meel dajiyaan shaqo u abuuraan.
@dauddahir4170
@dauddahir4170 56 минут бұрын
Allah kuxifdiyo
@laylashire2662
@laylashire2662 58 минут бұрын
Qabiil hadii u sharaf leeyahay waxaa darajo ku gaari lahaa somali Qabiil waa qurun uuf
@afnaanxuseenaxmed5547
@afnaanxuseenaxmed5547 Сағат бұрын
Masha allah
@ardomohamed7448
@ardomohamed7448 Сағат бұрын
Masha alla
@user-qk4kt3oe5p
@user-qk4kt3oe5p Сағат бұрын
Mashallaah tabaraka Allaah
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Сағат бұрын
Ilaahayoow kuweenii inoo sahal oo duul qeyr qaba gacanta u geli,
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Сағат бұрын
Masha Allh waa haduu yahay qof xaas laheeyn Wiilkaan gabadh buu iga istaahilaa Daacadiyoo qof ah weli nagamaa dhamaan dadka xalaal quudatada ah Really igu soo xer Jazaaka Allhu kheyr.
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Сағат бұрын
Masha allah tabarakalah jazakalah kheyr
@omarabdulrahman5268
@omarabdulrahman5268 Сағат бұрын
Allaha barakeeyo
@OmarDADA_
@OmarDADA_ Сағат бұрын
Fake !
@user-tv7ym3vd6x
@user-tv7ym3vd6x Сағат бұрын
Allah hu akbaar
@ummuisra6271
@ummuisra6271 Сағат бұрын
ILLAAHAYOW ugaar gaar
@haldhaa2420
@haldhaa2420 Сағат бұрын
Mashallah waa wiil wanaagsan lkn magaca hore bis in lagu ekeeyo ayaa ficaan oon qofka leh magacisa sadexanlasheegin si lohubiyo waa aragtideyda koley
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Сағат бұрын
Allaahu akbar waa nin iimaanle maashaa allaah
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd Сағат бұрын
Masha Allah laquwata illa billahi Allaha Ku gargaro adun iyo aqiro
@AminaMahamet
@AminaMahamet Сағат бұрын
Ahaahakbar
@user-dq6ih1so1e
@user-dq6ih1so1e Сағат бұрын
Waaqaldantahay anigaa
@sahraahmed1056
@sahraahmed1056 Сағат бұрын
Hadalka hagaaji dheh bilaa hoy ah✅ ❎dib jir
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738 2 сағат бұрын
Magaca inuu sheego maaheyn aniga sideey ila tahay
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 2 сағат бұрын
Wiilkan Hala caawiyo waa nin daacada
@user-ni1yx5py1v
@user-ni1yx5py1v 2 сағат бұрын
Waa khalad inad magaca seegto laakn inaad dhaho waraaqo guryo ayaan hayaa eeqofkii ay ka maqantahay halkaan ha yimaado
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 сағат бұрын
Allah ha noo saaidiyo inta wanaagsan ee aqli iyo iimaanka leh ee ku danbeeyo dhexdeena aamiin
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 сағат бұрын
Maasha allaah ❤
@ashahassan9403
@ashahassan9403 2 сағат бұрын
Alaah haku caawiyo lakiin abaayo lahjadii reer somaliland malihid ee lahjadii reer jigjiga ama somalida ithiopia hala caawiyo gabadha 😭😭😭
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 2 сағат бұрын
Mashlhaa ilhaay hakusiiyo hanti xaalalah❤
@kalafazii7055
@kalafazii7055 2 сағат бұрын
Ilaahow silica ka Saar yaa allaah
@maslah345
@maslah345 2 сағат бұрын
ALLAHA QAYR SIIYO WAA AHLU IIMAN
@sucaado24
@sucaado24 2 сағат бұрын
M,allah waa dadkii iimaanka lahaa xaraanta wax ka yaqaan iimaankaana ilaahaa bixiyo allaahayow xaqa nagu dil iyo tooba wanaagsan 😢❤