Dagaal ka dhex qarxay garaad laawe iyo wadani muxuu yahay iyo taliye rooxaanta oo..

  Рет қаралды 6,401

Abdihakein Dhaye

Abdihakein Dhaye

Ай бұрын

Пікірлер: 30
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 Ай бұрын
Waa sheeko garadku wadani uu huwanimada uga baabinayo,waa sheeko maran hababina
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Wadani qaca baa ka yeedhaya huwana kalakaashii Ciro iyo wadaniyo waxaa noqoteena qawalayasati roodiishiya nina bahadii cunaya yaa aaminaaya 😢😢😢😢
@bellarota8044
@bellarota8044 Ай бұрын
Fariid. keep going 🌹
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Yusra qac wey dhaaftay niikadiinii😂😂😂😂😂😂😂
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Ай бұрын
Allelehe kaasu waa garaad laawe eber ah
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
WAA BASAAS ROOXANTU
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
war Roxaanta askari qaran qabyaalad Ma yaqane Ha u gafin askariga
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Haa usheek waa xaarmajo
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Dhulabahanta waa waalida dhaqant laakiina waa fariido wadani lugataa u qabateena dadkii iyo dalkii oo huwanta raacadeen waa layadina ku quuraya wadani
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
huwantii baa khadyaan ka joogta xusbigii wadani waar naga hadha oo na daaya garxajisowo
@EastAfricanLion
@EastAfricanLion Ай бұрын
Rooxaanta Xaarka iyo Kaadida ayuu isku daray.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Khaliif
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk wadani hhhhh
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Garaad jaamac waa runtii xisbiga isku soo Sharaxaaya laas caanood Ayn soo celinaayaa waa doqon Doqon dhalay Runtana waxaa u sheegay egaraad jaamac
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Ай бұрын
Kawey wasan iyo mid nacaso lascanod kaso tanactanacleya ay sawiro ka hayan osamafale iyo wax shegta
@FadumoCumarsalebaan-jv4up
@FadumoCumarsalebaan-jv4up Ай бұрын
Qabakayedhey wadani????
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
😐😐🇮🇷🇮🇷🇮🇷😕😕waa mamnuuc in ciidanku soodhex galo siyaa sadda
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Ай бұрын
Garaadku wuxu wadaa waa hoosaaso. Wey is ogyihiin isaga iyo huwantiisa gudaha. Siyaasad baa halkaa la martey. Yaan somaliland rumeysan , intaa noo dheh ayaa lagu yidhi.
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 Ай бұрын
Cadawga gudaha iyo kadibaduba waa mid qudha waxbadan halafahmo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
😂😂😂
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Ай бұрын
Daa inanka abtaa loo yahaye
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Xisbiga wasani waanxal ah Uma hayaan soomaalilan Codna kama.helaayaan soomaalilan Laascaanoodna xoog ma ahanee baryo Laguma soo celin Karo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Reer wadaniyow Qac Qac maqlay 😂
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs Ай бұрын
Reer kudhimaye beentini ayaa cadataye aad lahaydeen waa huwan ee caqli cararta daadka kaa daya
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs Ай бұрын
Aleylahe beenti qudhmiye ayaa lahayeen waa huwan ayaa beenawdaye
@abdullahiayah6378
@abdullahiayah6378 Ай бұрын
Roxaanta ha ku fogaan wariye Waa niin qabyaalad qaran ka doortaye.hsduu Sakari yahay muwaadina wuu yahay.aragtidiisana Kuma yaayi Karo adkaribaatahay.askarta isaaqba way hadlaan ee maad kahadashid.shame on you weriyow.
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s Ай бұрын
Eedo caadaqaate waa caadaqaate ku waasi isaaq ma matalaan waa caadaqatayar cad. Yar loo tuuro sida bisada xadhig baa u qoran kuwaasi shacabkana way ka canbaraysan yihiin😂😂😂😂
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 39 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,7 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
Cirro oo u gafay snm iyo oomaar barbar oo laga takhalusayo subxaanallaaah
11:43
Qaraxii Xalay Kajwaab madaxweyne Su'aashaan   Waa markaagee  musiiiibo
10:56
FOWSIYO YUSUF: GODOB QARAN | GAR-NAQSI | ''KHAYAANO''
16:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 9 МЛН
Вырезанная Сцена Кавказская Пленница #shorts
0:46
Интересненько
Рет қаралды 2,2 МЛН
И смех и грех 😂👍 #ржака #юмор
0:26
Васянькины истории
Рет қаралды 3,4 МЛН