FOWSIYO YUSUF: GODOB QARAN | GAR-NAQSI | ''KHAYAANO''

  Рет қаралды 33,302

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Ай бұрын

#subscribe
DOWLADA SOMALIA OO LUGTA ISKA TOOGATAY, WAA MAXAY SABABTU?
Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 183
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 Ай бұрын
Masha Allah waa Naag nool runtii guulayso Marwo Fosiya Xaaji Yusuf ❤❤❤
@siradaden5830
@siradaden5830 Ай бұрын
Asc fosiya xaaji ❤❤love hatana sulin ee dadal insha Allah wad guuuulaysan 🇸🇴🇸🇴somalia guuuuuuuuuul iyo gobanimo
@mustiabukadir1082
@mustiabukadir1082 Ай бұрын
Hassan Sheikh ajanib ayu ushaqeya. Wa cadowgena Somalia.
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 Ай бұрын
No kursiga qaramada midoobay baan ku badalanay ..islaantan wax ma Masasho horaa loogu sheegay
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Ай бұрын
BENMADANSHEGIN
@user-rx8jz7zu5b
@user-rx8jz7zu5b Ай бұрын
Guleyso fosiya. Maashallah mama
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 Ай бұрын
Guuleyso walaal fowsiyo waan kugarabtaaganahay❤❤❤❤❤❤❤
@dahaboabdullahi9671
@dahaboabdullahi9671 Ай бұрын
Hatanasulin waad heli insha Allah Xasan sheekh Allah kucebee kuma dhahaayo oo horay yadan waxba uhabbeysanin ee maryaha cesho oo gabadha kafuuq
@MohamedAdan-xm6hv
@MohamedAdan-xm6hv Ай бұрын
Asc Fowsiya insha Allaah Waad Guulaysan Fadlan Ha Tanasulin Alle SWT Ayaan Talo Saaranaynaa. Guul iyo Gobanimo Ayaan Kuu Rajeynaynaa. Insha Allaah
@fadumaali1605
@fadumaali1605 Ай бұрын
Masha Allah, she’s an extraordinary person who is even qualified to be the president of Somalia. In Sha Allah, she will make us proud. She seems very genuine about rebuilding our country and helping us walk with the world in terms of infrastructure and the overall advancement of Somalia. We need a political stability, economic growth, social change and most importantly peace. Long live Somalia!
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 Ай бұрын
Horay u soco Waan ku taageeray iinsha Allah waan rajeynayaa in aad heshid.
@mohammedmohamud7433
@mohammedmohamud7433 Ай бұрын
Mamo wax tanaasul ah ma aqbalayno waan guulaysanaynaa inshallah from Jigjiga, Somalia
@libandahir3719
@libandahir3719 Ай бұрын
Keep going mama fowsia our prayers is with you and the so called some leaders betrayal will not hinder your efforts..keep your head up and try your best inshallah you will win for that 💺.
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Maasha'allah tabaarakallaah baarakallaah Mama FOWZIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ GUUL GUUL GUUL NEVER GIVE UP 💪🏻💪🏻💪🏻
@omarali4265
@omarali4265 Ай бұрын
Masha Allah, mama 💖 Hassan sheikh iyo hawiye horey waa u socon waayeeen 😢
@User-1124-AlwaysOfficial
@User-1124-AlwaysOfficial Ай бұрын
You have our support sister gowsiya and we’re with you all the way and against Hassan sheikh who I don’t even think is worthy to be called a president
@abdirizakibrahim6213
@abdirizakibrahim6213 Ай бұрын
NEVER GIVE MAMA FOWSIYA YOUR WILL WIN BIG MAGIN FROM NFD SOMALIA
@ahmedqosho4148
@ahmedqosho4148 Ай бұрын
Hon fosia hori usoco god bless
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Allaa Qaracan weynaa Fosiyaaay haka harin Tartanka ha ogolaan waa Khiyaano Qaran midaasi
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Ай бұрын
Fozia wa geesiyad wadaniyad leh wax weyna tareysa somalia & afrikaba waxa u muuqda fursado badan o dalkeeda ay wax ka tari lahayd qof kasta o afrikan ahna wey kaga fiiczn tahay balse gun ba rifeysa an wadaniyad lahayn o somalia an dooneyn iney saaxada siyaasada ka muuqato wa xasan dal xaraashe ALLAHA ka qabto somalia wa baabiyaye fozia waxan u rzjeynaya guul waarta & inu Rabbi garab galo. Amiiin.❤❤❤
@cabdicabdullaah
@cabdicabdullaah Ай бұрын
Maashaa Allaah wakaa Qabkii iyo Hankii Soomaaliga dhabta ah Dadaal Marwo Foosiya Soomaalida oo dhan baa ku garab taagan kuuna Ducaynaysa Marna Ha isdhiibin waad Guulaysan doontaa Insha Allaah MARWO FOOSIYO GUULAYSO
@xamdaibraahim8801
@xamdaibraahim8801 Ай бұрын
Masha alaah habo guuleeyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiabdi9643
@abdiabdi9643 Ай бұрын
Don’t give up keep going waan kuu soo duceey naynaa
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 Ай бұрын
Hadii dowladii somalia xaalkeeda sidaas yahay ogaaw qofkiii qabiil ku taageerayo Dowlada uu hogaamiyo Hassan sheikh
@Qaali12
@Qaali12 Ай бұрын
Barasho wanagsan Fosiya
@user-fi9nf9sq2m
@user-fi9nf9sq2m Ай бұрын
Masiibo ha kudhcdo madaxda soomaaliyee oo uu u horeeyo xasn sheekh ilaahow noodoor maxad dalkooda iyo dadkooda u naxaya
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Ай бұрын
Insha Allah waad guulaysan mamo Fozia keep going never give up ❤❤❤we will be with you forever
@abduqadirabdi4333
@abduqadirabdi4333 Ай бұрын
Guuleyso marwo somalinimo aana deeqdo ❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Hasan kursiga wuu ibasdey , fowsiya dont give up your dreams we our with inshaa allaah you will be victorious
@naciimaomar6654
@naciimaomar6654 Ай бұрын
Allah haku ilaaliyo habaryar dadkan xabaalihi qodaya mustaqbal ma oge naftaada Allah haku dhwro tartan Allah talada u dhiibo waxad Insha Allah waan guulaysan
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 Ай бұрын
Asc, maasha’alaah,maasha’alaah,maasha’alaah, fowsiyo marna ha ka tanasulin alle kula jira guushana waa gacantada, inta dhagasanaye waxa ka baqayey in aad tira waa tanasulay, Waan ku taagersanahay qaaliye hore u soco.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Ай бұрын
Maasha alaah waa geesi yada horo u soco fariid baa tahay waadna guuuuuleysan insha alaah asc
@nureinimohamed449
@nureinimohamed449 Ай бұрын
Aan u wada duceyno Fowsiyo Haji Yusuf Insha'allah guul. The African Union Chair Lady. Next year 2025.
@Kitten4you
@Kitten4you Ай бұрын
Wallashey Fozia ku adkeeysa fikirkaaga insha Allah waa guuleysan doontaa ‏استعيني بالله❤❤❤
@Salugla
@Salugla Ай бұрын
👏👏👏👏👏 waanu ku garab taaganahaye ha tanaasulin ee noo sheeg waxaanu qaban karno ka shacab ahaan
@xasancolaad8682
@xasancolaad8682 Ай бұрын
foosiya walaal allaah hakuleeyo nafar iyo soomaaliya dheh guuul guuul allaahu akbar
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 Ай бұрын
Asc Fowsiya dadaalkaaga ILaahkuguma qadiyo iinsha Allah.
@AbdirahmanbareAdow
@AbdirahmanbareAdow Ай бұрын
Hawiye iyo bad baado qaran waan idin salaamay
@AhmedJigga
@AhmedJigga Ай бұрын
Jaalle Xasan Garguurte Inanta Ma Habar Gidir Buu Ka Uriyay Waar Nuseyriga Yar Ee Qabuuraha Faagaya Ya Ummada Ka Qabta...............................Sareeye Gaas Abuukar AF- Tooje Allah Ha U Naxariisto , Aqoonyahan Yusuf Xaaji Aadan Aw Cilmi Qabile Na Allah Ha U Naxariisto Inana Allah Ha Inooga Daba Naxariisto, Jaalle Xasan Garguurte Wajaafka Awliyada Allah Ha Ku Qaado ................................................Wa Laahu Aclam.
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
MAAFIYAA WADANKA HAYSTA
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Ай бұрын
Bravo 👏 ha tanaasulin fawsiya ku soco guul insha allah
@fahiimaabshir5792
@fahiimaabshir5792 Ай бұрын
Aad baanu kuu tagersanahay Inshaa’Allah waad heli ha niyad jabin horsy u soco
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
ASC, BSTV Runtii Waa Barnaamij Aad U Naxdin Iyo Murugo, Iyo Argagax, Leh, Waa Wax Lava Xumaado, Illaahay Baa Caadil Ah
@AhmedS-du8qf
@AhmedS-du8qf Ай бұрын
Allaah ku barakeeyo hakatanaasulin ,insha allaah Waad huulaysan
@funfamily3902
@funfamily3902 Ай бұрын
Horay usoco Fowzia H. SH. M & hulafadisu waa dad liita oo ku caan baxay arimaha wadan burburis Iyo gabdho xumayn! Taarikhda ayaa ku xusi doonta! Keep going sister we are with you and next time you will be the president of Somalia for real!
@fahmahassan9943
@fahmahassan9943 Ай бұрын
Fosia guul guul inshallah ❤❤❤
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 29 күн бұрын
Guuleyso.. Quruxey🙏
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc ayeeye ku soco waad guuleysan in shaa allaah somali odhan yaa garab taagan oo kiu duceyn hadalka xasan maxamud dheh ha u dhigey waa daneysteweeye kenya iyo jabuuti midna siin meyno midna ha uga hadhin dowlad kale halooga hadho aan wax muuqda loogu badela neyn ✅✅✅
@jabaluhud2021-qr5cq
@jabaluhud2021-qr5cq Ай бұрын
Waad saxan tahay horey usoco fowsiya
@sakariyemoalim4410
@sakariyemoalim4410 Ай бұрын
Asc siyaada Waa waji badan tahay lknse hadalkaaga markaa dhuuxay anigoo xamar ka imid eedo Waa u qalantaa walhi kurisigaa ama meshaa ka timid wax ugu raadi ama somali lknse hadalkaaga walhi Waa ku qancay eedo foosiyo xaaji aadan ❤❤❤
@ibnuahmett-4-
@ibnuahmett-4- Ай бұрын
Guulayso Insha Allah
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ HAKATANASULIN FOWSIYAY WAKUGARABTAGANAHAY GUULAYSO XASAN WAFISHILMAY IYO MARXUUNKUBA
@mohamedmahamoud5222
@mohamedmahamoud5222 Ай бұрын
Never give up mommy, you will win inshallah ❤
@user-hn3wx2mw1w
@user-hn3wx2mw1w Ай бұрын
Hatanaa sulin walashy mcn abaayo garbahaan kaa taaganahay somali hadaanahay alle sxwt ayaa waydiisanay in uu guusha nasiiyo yaarabi yaa allaah insha allaah guuuuuuuul🤲🤲🤲
@fahmahassan9943
@fahmahassan9943 Ай бұрын
Fosia horay usoco inshallah
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww Ай бұрын
Go get your chance and get your opportunity.
@falisdahir3348
@falisdahir3348 Ай бұрын
Fawsiyo Ha tanasulin keep going
@falisdahir3348
@falisdahir3348 Ай бұрын
Haisdhibin howsiyo Alle talo saro somalina way kugarabtagantahay keep going
@SULTAN-ek6vw
@SULTAN-ek6vw Ай бұрын
😢😢😢
@khadraahmed1068
@khadraahmed1068 Ай бұрын
Mahadsanid dadaalkaaga aan la tix gelin aad baan uga xunahay hore soco
@hanafmohammed709
@hanafmohammed709 Ай бұрын
ASC abaayo si wad dagaalka xalaasha ah. Xasan waa beenlow aan ALLAH aan kacabsanin oo aanan ka xishoon. Marina ha ka ogalaanin munaafaqa
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 Ай бұрын
Hassan sheikh ceeb koley umadimatide illahay umada haka hor lexiyo war wuxu damiir xuma o gabada hadu ka xishon waye calanka somaliyeed o tartamayo maka hor lexan waye maka xishon waye Habo horey usoco you have our support and prayers inshaalah wad guleysan Shacabkaga aya ku garab tagan marweliba
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
It's a sad story sister. Allaha kugarab🎉 galoo.
@abdiabdi9643
@abdiabdi9643 Ай бұрын
Masha waad guuleeysanysaa insha alaah horay usoco
@maryamisse6494
@maryamisse6494 Ай бұрын
Nin walaalki ii hiiliyidhi hoog Allaah baday, Guudha kii Allaah siiyaa waa helaaye Allaah ha kuu garto Fawsia hadaan shacabka Soomaliyeed nahay wax kale ma awoodnee Allaah ha kulajirdho.❤
@ayshaays5827
@ayshaays5827 Ай бұрын
Guuleyso foosiyo hana kayeelin caadaQaariyaasha khaainulwadanweeyaan Guuuuuleyso garabkaada ilaahay hagalo❤❤❤❤❤❤ soomaali guuul❤❤❤❤❤❤❤
@bustaalefarah4778
@bustaalefarah4778 Ай бұрын
Asc maansha allah
@mohameddiriye2304
@mohameddiriye2304 Ай бұрын
Never give up
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Ай бұрын
Insha allha.Guuul ayaan kurajeynaa%
@sahramuhumud2135
@sahramuhumud2135 Ай бұрын
Maasha Alaah, waxaan kuugu hambalyanayaa dhiiranaata Aad muujisay iyo kalsoonida. Haysdhiibin hana ka hadhin, waxaan garan waayey haweenka Somaliyeed waxa madaxa loogaga taagan yahay. Never give up 😂😂😂
@abukardaqara4001
@abukardaqara4001 Ай бұрын
Hormuudka Qaran leh aratida doowladnimo ey kusoo barbaartay Maqaam keeda waxqabadkeeda.tiigsigeeda.uhura garab istaag.somalinimo.dowladuna Waa.inayraacdo rabitaanka umada. Fowsiyo guuleyso.nasiib.wacan
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Xasan waa daneyste sida lasheegay dhul iyo lacak buu kaqaatey gursiga kenya ee marnaba haka tanaasulin kursigaas fowsiyaay😮😮😮
@MrKulule
@MrKulule Ай бұрын
Asalamu Aleikum, Farxad ayey ii tahay Marwo Fowsiyo go'aanka ay qaadatay HIIL IYO HOONA waa la garab taagan nahay. Mas'uuliyad darada ka muuqata hoggaankana waxaan dhihi lahaa kitaabku idin qabay.
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Ай бұрын
Qoftaan aniga codkayga waa siiyey. Mdx Xassan waa ku qasbantahay in aad tageerto gabadhaan ama noosheegto waxa ku diiday?
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 Ай бұрын
💔💔💔💔💔💔🇸🇴🇸🇴
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 Ай бұрын
Xasan illaahay dadka iyo dalkaba ha ka qabto
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Ай бұрын
Waan ku taageersanahay maama foowsia halganka halkaa ka wad inta aan kaa dhageeysanay waa lagaa qaldan yahay waxaan rajeeynayaa in madaxda soomaaliyeed fikirkan wax ka badalaan ama aay shacabka ku qanciyaan waxa aan dowlada kale aan kaga badalaneeno booskaa mahadsanid maam
@abukardaqara4001
@abukardaqara4001 Ай бұрын
Madaxweeyne xasan+ madaxweye Ismail. Garabsiiya.xildhibaanada Waa guushiinee.umadeede Rajadeenu waa inaad aqbashaan Fowsiyo
@somahmed123
@somahmed123 Ай бұрын
😢😢😮😢😢😢😢 sad.
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c Ай бұрын
Haloosoo duceeyo maamada
@saamiaden5375
@saamiaden5375 Ай бұрын
I m so sorry you are good woman 😭😭
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 Ай бұрын
Fosiyeey, cruurtaatada oo qura u ma tihid hooyo ee waxaad hooyo u tahay soomaalida ku nool dhul-weynaha Soomaaliyeed ( Greater Somaliland ). Haddaba, haddii daneyneyso han ummad Soomaaliyeed, dee Jabuutiyaankuba waa reer Soomaaliyeed ( ma ajnabi ), ee u tanaasul walaalahaada reer Jabuuti, kheyr, jasa, iyo faaiida ka jagaadaas Ilaaha Weyn ha kuugu beddelo ( sabir iyo iimaan ) Inshaa Allaah. Sida shuyuukhda Soomaaliyeed tilmaamayaan , waxtar qof ee ummaddiisa iyo tan khalqiga Eebne lama raaciyo manna sheegasho iyo ku faanid .
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv Ай бұрын
Fowsiya waad guulaysan doontaa walaal alle Haku guuleeyo xasan sheekh maxamuud wadanka godob ayuu ka galay bohol ayuu kuwadaa wadanka
@baha3897
@baha3897 Ай бұрын
FOWZIO:GUULEEYSO GUULEYSO GUULEYSO WELIGAA.
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
Allaw sharkeeda naga qabo, allaw sharkeeda kugaar yeel
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
AS
@xasancolaad8682
@xasancolaad8682 Ай бұрын
maama foosiya cadagaa hajabo wadani wadani dhalay waxasaa haysta oo dhabarka kajabinaya guusheena
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
Allaah hakuso hanuuuniyo, adigaaba gurmad degdeg ah ubaahan, allaah utawbadkeen katawbadkeen, dimuqraadiga diin xumada, asturo cawradaada, waxba hanootarin ee adigu allaah utawbadkeen. tiisa daryeelaa tu kale kudara. Waatan layiri. yaan lagu dagmin haweenaydaan, waa mufsidad khariban.
@MohamedIbrahim-mu5nx
@MohamedIbrahim-mu5nx Ай бұрын
Dalka yaa faaiido la raba?? Waa sababa kale.Never give upp
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 Ай бұрын
Awalna shisheeye buu Hassan ushaqeynayey
@calibare1641
@calibare1641 Ай бұрын
Xowsiyo xaaji aadan waxaan ahaydadkiikutaageersaanaa inayfowsiyo kursigaakufariisatowalinawax baqalibgaygarayigayga iskama badalin waxancabaaraynayaa xasansh iyo xertiisa muqaku tilmaaman soorowaankaxuma hay ceebtaxumaantausamay yayxasansh iyocadawga somaaliyeed ismaaciil cumar geele waanin somaali dhibaata badanugeystaydadbadani ogyihiin cadawga allahanaga qabto aamiin aamiin
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Ай бұрын
Alla maxaa hoog nahelay raxmaankoow nagasoo gaar mr dhiiqo madherge 😢😢😢
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
Haddaan meeshaa lagugu faraxumayn..... . ... .
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Madax wayne Xasan Sheekh maxaa ka Khaldan aaway Damiirkii??
@user-vc1dd7pt9c
@user-vc1dd7pt9c Ай бұрын
waxey doneysay in idoor ugu dooda ictiraf balse waa lagu fahmey
@libaaxkaluumayste3158
@libaaxkaluumayste3158 Ай бұрын
Fowsiyo Allaha kugu Guuleeyo. Waa Arin aad looga Xanuunsado... Xasan Shiikh Somali Allaha ka qabto ...!!!
@hassanabdi4317
@hassanabdi4317 Ай бұрын
wallahi waa nasiib daro aad u weyn
@sahroali1196
@sahroali1196 Ай бұрын
Waxbadan.ayaan.kasugaayey.ayax,oonan.o.abaar,jooga
@khadraahmed1068
@khadraahmed1068 Ай бұрын
Ha tanasulin waxay soo doonaan ha sameeyaan nsiibkaga ka qaad waa gardaro cad
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 Ай бұрын
Sorry habo qli ❤ foosiya yuusuf xaaji adaan Ilahay haku guuleeyo nacabkastana hakaa qabto habo waa arin murugo leh runtii in maalinba inan hansare leh niyada laga jebiyo 😢 Waar waxan maaha madax ilahayow naga soo gaadh
@ibrahimjabriil6559
@ibrahimjabriil6559 Ай бұрын
Adaan kula jirnaa mammo insha allah ,weligey ma arkin waxa dhacayo ,waa markii 2baad qof dumar ah tartan laga celinayo isla hal xakuumad , maxaa qaldan mudane Hassan Shiekh oo muwaadinkaaga u tatami karin ? Iga gaarsiya su,aashaan ! 😢😢😢😢
@yusufhussein8740
@yusufhussein8740 Ай бұрын
Waa ku tagersanahay fosiyo
'GUUSHA SHACABKA  FALASTIIN' EE TAARIIKHIGA AH KALA BAX! CHINA
19:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,2 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA HISBOLLAH | ISRAEL - HAMAS WAR
16:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
QOOMAAL OO MARKII UGU HORAYSAY KA WAR-BIXIYAY | XABSIGII IYO
28:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 62 М.
Khudbadii Ilhaan Omar ee dhinacyo badan taabatay
21:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 460 М.
''PROF SAMATAR WAA SAXNSAN YAHAY 100%,  DFS WAA FASHILANTAY"
28:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 19 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
0:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 3,8 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН