flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid

  Рет қаралды 2,189,200

Qulasada Filimada

Qulasada Filimada

2 жыл бұрын

flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliimalli@gmail.com
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
/ majidaliabdulahi
tiktok keyga wa kan
vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/

Пікірлер: 1 200
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
magaca flimka =black hawk down iskataxadara dawasho wacan 🥰
@mazeenacade3206
@mazeenacade3206 2 жыл бұрын
Iska taxadara maxaa udhahdiina adinka !!?
@saadaqnuurdalmar1874
@saadaqnuurdalmar1874 2 жыл бұрын
Waacalaamad ayaan is leeyahay🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫
@cumarqasim3099
@cumarqasim3099 2 жыл бұрын
Sxb film nooso badi filimad
@Sidokale
@Sidokale 2 жыл бұрын
un ma ahan e wa United nation cidanka danbe
@abduqalid1320
@abduqalid1320 2 жыл бұрын
@@mazeenacade3206 waayo sababtoo ah waxa waa flim dad ayaa run moodaayo
@kasanyoovlogs8363
@kasanyoovlogs8363 2 жыл бұрын
Ganaral caydiid Alaha ha unaxariisto aabe somaliyed oo geezi ah ayuu ahaaa😍
@Dayaxgraphicdesign
@Dayaxgraphicdesign 3 ай бұрын
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 жыл бұрын
Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 🥺🥺😫🤲♥️🇸🇴
@cbdirahmanmohamedsh3106
@cbdirahmanmohamedsh3106 2 жыл бұрын
Haye wll
@cabdiqaadirjaamac1839
@cabdiqaadirjaamac1839 2 жыл бұрын
Asc
@cbdirahmanmohamedsh3106
@cbdirahmanmohamedsh3106 2 жыл бұрын
@@cabdiqaadirjaamac1839 wcs
@Jamaal966
@Jamaal966 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/j7Cpe8t0tLCZo6M.html
@xasanfaarax3887
@xasanfaarax3887 2 жыл бұрын
Aamiin
@AHMD777
@AHMD777 2 жыл бұрын
100%🇸🇴Soomali Waxay kusigteen Xiligaas In Ay noqdaan sida wadamada SYRIA,🇸🇾IRAQ,🇮🇶YEMEN,🇾🇪AFGHANISTAN🇦🇫 Ee dhibaatoyinka kajiran.. Alle Ha Unaxariisto Dagaalkas kumanaan Soomali ah ayaa Ku Geeryoodey Runtii
@deblack1049
@deblack1049 2 жыл бұрын
Qofkii qadiyadisa u dagaalamo argagaxiso mu noqona 🤔
@anaaniyarashiid8510
@anaaniyarashiid8510 2 жыл бұрын
Aamiin
@qaaliqamar1336
@qaaliqamar1336 2 жыл бұрын
Wlhi way so halgamen rabi ha u naxariisto😭😭xiligan gal xun nagumeysna lha
@safiyoabdulahimahamed6231
@safiyoabdulahimahamed6231 2 жыл бұрын
Hada ma dhaana 🤔
@fatumaahmed4473
@fatumaahmed4473 2 жыл бұрын
@@safiyoabdulahimahamed6231 💯 kii💯
@sarahani7280
@sarahani7280 2 жыл бұрын
General Cayadiid🦁 allah u naxariisto geesi geesi dhalay 💪💪💪💪
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Caydiid haduunu USA 🇺🇸 inaga qaban maanta iraq 🇮🇶 . Syria 🇸🇾. Yemen 🇾🇪. Iyo Afghanistan 🇦🇫 isku mid ayan ahaan lahayn💪🏻😭😭
@mohanasir1838
@mohanasir1838 2 жыл бұрын
@@Goatessi-c3o Somaliland waa gobol yar oo Somalia katirsan lkn Goni isku tagay sayasadna Cid kle majirto wala okyahay si walbo nabad utahay ineysan waxba qabsan Karin lkn mar haday muqdisho nabad noqoto Somaliland taa shekeyso halmalin madaxa uka iskeysaa ilaa Addis Ababa iney takeyso ayaa la okyahay si EY San osoo laban muqdisho oo nabad ah walba oloka hortaki Karo ayee sameynayaan
@caaishaaxmed5615
@caaishaaxmed5615 2 жыл бұрын
@@Goatessi-c3o dhulka Somalia ma laba ka digitay 😁micnaha magaca mesha ad la timid soo 👍
@apdaladiaz639
@apdaladiaz639 2 жыл бұрын
oo hda maxan dhaantan dalalkas rer xamarow
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 2 жыл бұрын
@@Goatessi-c3o somalia irak wax badan ayeey kaga duwantahay kow shacbka somalida gumeysi mareykan wey ka badbaaden 2 hanti umada somaliyed lama xaalufsanin sida irak iyo syria ,Afghanistan hantida dalkeenu gacanta cadowga wuu ka badbaadey
@mohamedtimacade5282
@mohamedtimacade5282 2 жыл бұрын
Oo hada maxaad dhaantaa
@alimuxammadali4909
@alimuxammadali4909 2 жыл бұрын
Gen caydiid iyo hg mahadsanidin sida sharafta somaliya udifaacden
@rahmohasan
@rahmohasan 18 сағат бұрын
😂
@jablibaax
@jablibaax 2 жыл бұрын
Habar gidir aad bn u salamaya 🖐 from isaaq
@juweriahassan8401
@juweriahassan8401 2 жыл бұрын
Walga qady wll 🥰😂
@zakbaar_______7303
@zakbaar_______7303 2 жыл бұрын
Jaahiladi ku dhashay was qabiil mooye talo kle amaa heysaaa 😌😌😌
@habisiman4771
@habisiman4771 2 жыл бұрын
@@zakbaar_______7303 dee hg baa dagalameysay😏
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
Wa ka qad nay
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
@@zakbaar_______7303 zxp qabiil mahee xabada hg kaliya ku riday mareekan ka 😡
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
SubaxaanaAllaah ciduu doono Allaah baa guul siiya General Caydiid Allaah yarxamuh ilaahay janatul fardowza ha geeyo.
@queens5170
@queens5170 2 жыл бұрын
Awoowe ceydiid😩🤴 Allaha kunaxariisto❤🩸👑
@zundusabdirashid6348
@zundusabdirashid6348 2 жыл бұрын
somalia hanolato🇸🇴ax dalkena hooyo dhibaato iyo dheef ayuu soomaray💪🇸🇴
@naimanor5092
@naimanor5092 2 жыл бұрын
Haa wlhi😥🥺
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 2 жыл бұрын
Alleh ha unaxaristo dadki nafahoda ku wayay dagaladas 😢
@samiyasiman1266
@samiyasiman1266 2 жыл бұрын
Amiin 🙏🏻🙏🏻
@opthimalik2000
@opthimalik2000 2 жыл бұрын
VIVA SOMALIA🇸🇴🇸🇴🇸🇴 FROM SOMALILAND
@naazirbaaashe6373
@naazirbaaashe6373 2 жыл бұрын
hhh wn dareemi karaa bacow isagoo somalia ah iska odhanaya from somaliland
@WAAYAHADUNIDA252
@WAAYAHADUNIDA252 2 жыл бұрын
Somalilnd aaaaaa 😂 somali waaa somali
@saara3724
@saara3724 2 жыл бұрын
Luqad nuuce waye from somaliland kulaha🙄😂😂
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@WAAYAHADUNIDA252 djbouti , nfd gaarisa ,jigjiga somali maha miyaa mose wxd kala garanayn sinjigi iyo dalalkii yaa caqli forar
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@saara3724 somali maha somalia okliya somali wa 5 hadad kala aqoona dugsiga lagu barto aad somali jaahilba halka dhigaye
@wezy5510
@wezy5510 2 жыл бұрын
Awoowe Ceydiid wa legend 🙌 Allah Unaxristo
@Hafsa956
@Hafsa956 2 жыл бұрын
Hadaa dhimane xitaa waxaa loo dhintaa si sharaf leh✊🇸🇴 somalinimo
@mohameduwies
@mohameduwies 2 жыл бұрын
Governo sacad saciid caydiid ❤️🇸🇴
@hamzaabdi1864
@hamzaabdi1864 2 жыл бұрын
dhiiga
@moha__kilar5064
@moha__kilar5064 2 жыл бұрын
Adeer h.g dhan kujirtay only hogamiyo ahaa ❣❣
@khaackhaac989
@khaackhaac989 2 жыл бұрын
bahasha kaligiin baad ka dhigtee awey hg ta kale adeer😼
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Aabihii Geesinamada Africa #General_Ceydiid ahlu janno geesi qaran 🦁❤️✊️
@samiyasiman1266
@samiyasiman1266 2 жыл бұрын
Wale aderkeyga caydiid ♥️♥️waa legend. Ilahay haunaxaristo. 🇸🇴🇸🇴♥️🥰🥰🥰
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 Жыл бұрын
Anigaa wasaa awowgaaaa
@maxamuudabdi2890
@maxamuudabdi2890 Жыл бұрын
@@saeedbuni8104 kkkkkk awoowe waadka xanaaqday cuqdad qabiilnimo kudhimo .. maku dhahaa
@Luckii3y21j
@Luckii3y21j Жыл бұрын
Biggest history gen caydiid allah unaxariiso lion of africa hg 🇸🇴 🇸🇴 🌍 heroes
@xaabsade9171
@xaabsade9171 2 жыл бұрын
Abdi halim Ali marka hore thanks marka labaad aflaamtaan sambiyada iyo kuwa la midka naga daa ee talent gaaga nooga faaidee wax na anfacaayo sida filimaanta science laga sameeyay ama cimiyada dhaqaalaha qorshayaasha sirdoonka ama kuwa diiniga ah ee dagaaladii boqortooyooyinkii muslimiinta. Thanks walaysa amran😅🤚
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 2 жыл бұрын
Wallee jabkooda intey soo bandhigeen intey qariyeenbaa kaabadan😁🤣
@SalmoCiise-ii1hk
@SalmoCiise-ii1hk 3 ай бұрын
Haa walaahi
@zubeershorts1423
@zubeershorts1423 2 жыл бұрын
Zxp daqiqaha ila 20 daqiqo kasoo dhig😶 Inta igu Raacsan ✋✋☝️☝️
@bilansharaf9302
@bilansharaf9302 2 жыл бұрын
Allah Yaraxma Gen Ceydiid🥺💔
@aminoahmed3814
@aminoahmed3814 2 жыл бұрын
Hal mar waxa rabe ina maqlo somali ayaa gulesatay 😁☺
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty 2 жыл бұрын
Mar hdii aaynu eryanaay oo wadankeni ka saranay so maynan gulaysan🏃‍♀️🏃‍♀️😂😂😂
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Way gulaysatay zxb
@nawaalmaxamed7337
@nawaalmaxamed7337 2 ай бұрын
@@nasteho_Beauty wligyd dhipka somalia kso garay wadan kle kama helin dhipkaz usa ila hda nama ilowdo bal ceydid sas sameye kwrn somalia o mid ah😂😂
@cxakiinaxmed2305
@cxakiinaxmed2305 2 жыл бұрын
Inta Ceydiiid ka Dhalatey is Muujiya Likena sara 🤪
@lionzaziano8822
@lionzaziano8822 Жыл бұрын
Qabiliiste neef liita tahy 😡
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 Жыл бұрын
Bahaa bahaale inta Ani iga dhalatey is mujiya Mel kaste banbo oo qabyalad ah maad wadataan cajiipe war somali o dhan mid allaha ka dhigo
@nbayoungboy2959
@nbayoungboy2959 Жыл бұрын
Ana landheere reer jalaf ah
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 8 ай бұрын
❤😂
@Ahaan07518
@Ahaan07518 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 wadan dhan aya ila dagalamayo e iga sogaara kullaha wallhi dacada u qoslay 😂😂
@shankarchannel5299
@shankarchannel5299 2 жыл бұрын
Markaa qoralkaga arkay maqlay
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 2 жыл бұрын
Wlhi anba daacad ayn u qoslay Allah Beeerka
@hibaaqcalihasan4864
@hibaaqcalihasan4864 2 жыл бұрын
Waan farxad qoslay waliba wlhi caydiid iyo somalida waagaas maraykanka dhulka la simay sumcad bay noo sameeyeen
@inahooyo5682
@inahooyo5682 2 жыл бұрын
Awoow geey caydiid allah unaxariisto 🤲
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
Proud to be somali🇸🇴❤
@itsme-tu4fy
@itsme-tu4fy 2 жыл бұрын
Qisada filmkan hoyadeya iga shegese wax badan ee Isku aqriyen sanka daran loo kale
@heykalyt3603
@heykalyt3603 Жыл бұрын
@@itsme-tu4fy sidoo kale abahaa daglakaas ku jiro igaga shejeye❤
@itsme-tu4fy
@itsme-tu4fy Жыл бұрын
@@heykalyt3603 hmmm ok
@kasanyoovlogs8363
@kasanyoovlogs8363 2 жыл бұрын
USA kulel ayaa loo daray wlh wadada holwadaag aya lagu xasuuqay wlh somaali hada nahnay yar iyo weyn isma dhiibno ila 90 wan bursanaynaaa dadka naga dhintay kuwa naga dhawac may dib umafirinayno hadii kale waa niyad jabee sidii galadaan oo kale 🇸🇴✋
@diibojocabdi9834
@diibojocabdi9834 2 жыл бұрын
Never give up somaliya laga kenay
@queenofsomalia2516
@queenofsomalia2516 2 жыл бұрын
Dagaalkaan somali ma aheen waa 1993 kii ma somalinimo maa jirtay been badanaa wa caydiid iyo dadkiisa
@Luckii3y21j
@Luckii3y21j Жыл бұрын
@@queenofsomalia2516 somaalida lagu sheega waa hg ma somaali kala jirtaba🤣
@cabduwelicabduqadirnur4287
@cabduwelicabduqadirnur4287 Жыл бұрын
@@Luckii3y21j ma kuwa mj adoonsaden adoonyahy dagaalkan ader somaliyo dhan ba u dhameed siiba hawiye hada hg kaliya saarteyna oo awoda leeyihiin mj hal nino ka mida hg oo dhan ma gumesteen marka ma siila inka jeexna🙄
@ibtizammohamed9625
@ibtizammohamed9625 Жыл бұрын
@@cabduwelicabduqadirnur4287 fiiri markaa dhiheesid mj wax ku mesanjiray intee ku dambeyeen boqortooyadii mj ee ka talin jireen godogonsho iyo guushay ciribkoodii waxay noqotay geeri viva hg waliba jufada habar eji kaliya dishay caqli daradoda u geysay dadkeygii dhiga waa nigu ogaa🤣🤣
@lafaHore
@lafaHore 2 жыл бұрын
Waa sbbta ilaa hada Mareekan unecebyhy inuu HG xil qabato😂😂
@waxwalpoigafilo4196
@waxwalpoigafilo4196 2 жыл бұрын
😂😂
@Ahaan07518
@Ahaan07518 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 xilkama rabno hana amangalsho
@maxameddeeq2450
@maxameddeeq2450 2 жыл бұрын
Saaxiib meesha wiilal soomaaliyeed ayaa kadagaalamay he iyo qabiil midna wax ma tarayaan
@zubeyrpro
@zubeyrpro 2 жыл бұрын
Maba yaqanee qabiil wuxuu moodaa somalia inay la dagaalameen
@lafaHore
@lafaHore 2 жыл бұрын
@@zubeyrpro mzl waa kala yaqaanaa xitaa wax kale iska daaye USA dadka iska dhiibo masheegtaan iney HG yihiin qabiilo kale ayeey sheegtaan
@Gunnersfamily0
@Gunnersfamily0 2 жыл бұрын
Wa wareee wax kale nahaye😂✌🇸🇴
@anjalii5005
@anjalii5005 Жыл бұрын
Dagaalku wa sharaf gobanimo ku dhimo 😢✊🏽 illahow u naxariiso dhamn intii meshas ku dhimatay yarab dad kudayasho mudan tariikh be noga tageen 🤲😢❤️
@sarahaweys2656
@sarahaweys2656 2 жыл бұрын
WAN ku wataa Captain 😹😩lkin ciyow sogali flimanta 😒🤣🔥🥰
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 2 жыл бұрын
Allahyarxamah gen maxamad farah caydid garaad 🥰🥰🥰
@wllsahim6692
@wllsahim6692 2 жыл бұрын
Good job Filimkaan caadiya u fiirsadaY Top waaye🖤🔥
@user-it1gz6uv6t
@user-it1gz6uv6t 6 ай бұрын
Wa guusha soomaaliiw guul wacan gesiyo 💙💙💙💙🖐️ wiil soomaaliiya
@mss_bts2868
@mss_bts2868 2 жыл бұрын
Walhi wan quslay ar somaliyaa😅😂😂
@lasocodunida3920
@lasocodunida3920 2 жыл бұрын
Xaa keene wadankaeena
@xuseensodcali7465
@xuseensodcali7465 Жыл бұрын
Mxa ku qososhay
@ilhaanaxmad932
@ilhaanaxmad932 11 ай бұрын
Allh unaxaristo dhaaam soomalidii dhimatay janad allah geeyo qof walbo somalia 🥺💔
@Ahaan07518
@Ahaan07518 2 жыл бұрын
General ka tariikh bu noreebay 😂😂😂😂 ilahow una. Xariiso USA had somalia lama maqashinkaro 😂😂
@nawaalmaxamed7337
@nawaalmaxamed7337 2 ай бұрын
Sawabta hda hormar u gaari la nahy aa ah tan😂❤
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 17 күн бұрын
Soomaalia people are hero's. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@qanciyeyare2223
@qanciyeyare2223 Жыл бұрын
Cayduid nin lamida xagga qadiyada iyo xaga diinta Allaha noo keeno maanta ayaan ubaahanahay mid umada soomaliyeed ay jeclaadan
@macruuf9161
@macruuf9161 2 жыл бұрын
HG vs USA waa idin wata Hg from 🆎️🚾
@zubeyrpro
@zubeyrpro 2 жыл бұрын
Somalia vs USA ciidanka caydiid dhan hg maaheyn
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 2 жыл бұрын
Wakhtigas somalia qabaail ayey ukala qeebsanayeen wey iska cadahay General caydiid iyo ciidankii udagalamay waxay ahaayeen hawiye hg la isma xaqiro
@maxamedcabdirsaaq8801
@maxamedcabdirsaaq8801 2 жыл бұрын
Sxp meesha Hg oo kaliya kama dagalamin ee somali oo dhan ayaa ka dagalantay wlhi wana la ogyahy midaas wayo hadey xiligaas habar gidir oo kaliya dagalami laheed xiligaan somali sida iraaq oo kaley Ahaan leheed
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdirsaaq8801 Maya zhp somalidu wakhtigaas qabaail ayey ukala qebsanayeen burburkii ka dib xata hawiye ayaa kala qebsana Raga mareykanku ku raad joogeen waxay ahayeen hg oo hubal ah Midas muran kama tagno wayo wkhtiga cadeyn u ah dagalkaas hadey somali ku midoobi lahyd 30 sano meynu kala qeebsanaan lahyn
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdirsaaq8801 somali odhan hadey dagalami lahayeen Manta somalia iraq iyo syria noqon lahyd wayo wakhtiga hg dagalamayey somali xata hawiye kaso jeedo aya la shaqeynayey wayo mareykanku wuxu rabey madaxda hg oo Kaliya uu General caydiid ku jiro Allaha ha unaxaristo iyo inta dagalaka ku dhimatey
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 жыл бұрын
Wow, fasiraad aad u qurux badan 🙏💯👏👏👏👏👏👏
@khalifmaxamed1975
@khalifmaxamed1975 2 жыл бұрын
😍😍😍😍🤑🤗
@ahmednourhousseinelmi6546
@ahmednourhousseinelmi6546 Жыл бұрын
@@khalifmaxamed1975 o . O43en5 5 E.3nll3l³r.rlllllllllllll B9 Epbr Oîi4eeeebok4k
@maxamedabuubakar7679
@maxamedabuubakar7679 9 ай бұрын
Heestii
@nafisaabdullahi6506
@nafisaabdullahi6506 Жыл бұрын
Sanad ka dib dawanoya awoowe ceydiid allaha ku naxariisto Governo sacad saciid 🥰
@isaaqshariif4051
@isaaqshariif4051 2 жыл бұрын
Lagend wan ku amin sanahay filimkan noso qabo 🥺magacisu waa darkseid justice league Shaqo wacan 😘
@fosiyamohamed5068
@fosiyamohamed5068 2 жыл бұрын
LEGEND OF LEGENDS.........🕊👏
@Jamaal966
@Jamaal966 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/j7Cpe8t0tLCZo6M.html
@ibrahimmuqtar1090
@ibrahimmuqtar1090 6 ай бұрын
🎉🎉🎉
@salmaabdiasisabdasiis3516
@salmaabdiasisabdasiis3516 2 ай бұрын
Alaa ilhayow general ceydiid ilahay ha unaxariisto geesi somaliyad buu ah😊😊somaliya hanoolatoo❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@shariifxasan7326
@shariifxasan7326 2 жыл бұрын
Legend is always legend
@abdinouromer122
@abdinouromer122 2 жыл бұрын
come back insha allah qaranki somaliyed 🙂🥰
@sharmakeabdikadar
@sharmakeabdikadar 2 жыл бұрын
Captain waa ku slaamay 🙋‍♂️🥰😘😇
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
General caydiid 30 dowlad ayuuu la dagaa lamay wa General ka kaliya oo somali ah score kaas gaaray ilaahow u naxaristo 😭
@clraxmaanmaxamuud451
@clraxmaanmaxamuud451 Жыл бұрын
Somalida waxaynu nahay geesiyaal iska celiya cadawgooda sida dagaalkii 1977kii aynu ethiopia iskaga Celinay laakiin dhibtu waxay kajoogtaa somalidii ayaa laysudiray cadawgiina wuu inaga faaiidaysanayaa allow somali isjeclaysii waqooyi iyo koonfur iyo galbeedka Somalia. From hargaysa
@suldanabuking3427
@suldanabuking3427 2 жыл бұрын
General Ceydiid🇸🇴😍
@rihaamrashiid236
@rihaamrashiid236 2 жыл бұрын
Madax adeegena wax buu no taraa daacad waka cadowgii carar ka keenay😹✌️
@isabellaabdallah7391
@isabellaabdallah7391 2 жыл бұрын
Haa lwh hda dad dhinta soharay aqliga wadhna la 😀
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
Hg u duceeya
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Жыл бұрын
@@wizmoha1391 wll qabiil baa dhiigada raacay ee shacabka somaliyeed ee wada dagan casimada ayaana ukala harin habar digirta aad shegeyso cidna kuma xusin hogaamiye somaliyeed iyo shacab somaliyeed ba layiri qabyaad xuma dadkaan
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 Ай бұрын
Masha Allaha somali ha noolaato waligaa jiro o ioog somaliyeey Allaha ku xafido kuligeen amin ya Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muscabmohammed4578
@muscabmohammed4578 2 жыл бұрын
Kep up shb 💓⚡
@Ex_PASTO
@Ex_PASTO 2 жыл бұрын
Viva soomaali maxamed🇸🇴💙🇸🇴🦁✊
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 Жыл бұрын
Sawirka ay ku tilmaammen cabdi qeybdiid waa qof kle😜 somalia oo caydiid heysan laheyn falastin ayey noqon lahayeen janada alaha ka warabiyo geesigena❤️ halyeygeena cabdi qeybdid nolol in badan❤️
@sabriinosman5792
@sabriinosman5792 Жыл бұрын
Ceydiid Waa maqli jiray o kaliya manta aad aya ugu farxay waxo sameye👏👏❣️
@user-dc3uj1vp2z
@user-dc3uj1vp2z 16 күн бұрын
Alle ha unaxariisto genral caydid shafting somaliya wu ilaliyey❤
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 жыл бұрын
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
@Khaire.10
@Khaire.10 2 жыл бұрын
Maanta ayaan daawanayey filmkan🥰best trailer
@somalia80
@somalia80 6 ай бұрын
Zxp asagoo afsomali ah baa hasuu afsomali kudawatay channelka magacisa ila wadaag
@mohamedqeyt3873
@mohamedqeyt3873 3 ай бұрын
I lost my abti he was good fighter AUN proud to be Somalian💪 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 💪
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 2 жыл бұрын
Filimkaan asigoo xaqiiqda ka fog ayee wili qarin waayen legend nimada Hg
@ahmedmohdin5585
@ahmedmohdin5585 2 жыл бұрын
Captain maahid aaway wn u xiisnay 😢🥰
@iqrayarey5667
@iqrayarey5667 2 жыл бұрын
Hadan nahay Somali waxan nahay dad aad aadag waan diidna inaan dad kale madaxa uu raaricino 💪💪
@shamaadam462
@shamaadam462 2 жыл бұрын
Somaliya dad ka walwalan ma arag yarabi ilhy ba dad adag naga dhig 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@lamafilaan6062
@lamafilaan6062 2 жыл бұрын
Waxa aad ka sheekeesay waa buun buunin ay is buun buuniyeen mareekan ka jabka loo geestay intaan wuu ka badnaa 💯
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 2 жыл бұрын
Jabkooda wey qarsanyan
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 2 жыл бұрын
He was strong man general keenii alla yaraxma
@sadiyanooraofficial3668
@sadiyanooraofficial3668 2 жыл бұрын
Mareykan waa is barnay markan rag baa helay balse dad masakin ah ku dhamaday allaha u naxaristo dhaman musliminta xaqdarada lagu dilay
@farmamediagroup5860
@farmamediagroup5860 2 жыл бұрын
wooow nio shkeda film waad ku raaxysaty qabk wcn io so jeedintaba🙏
@Ziraad
@Ziraad 6 ай бұрын
Illhow ada soomali iga dhigy aan cabsi aqoon🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁 ila ilaahisa moyane Geesigi konfureed Caydid illhy janada hageyo 🤍 imisa Geesi aya ina so mary😢 illhow dalkeena noso ceeli🇸🇴😭
@sapiriinanor3886
@sapiriinanor3886 2 жыл бұрын
Jah somali gushede wn jeckahy wllhi😍😍
@kinglove6299
@kinglove6299 2 жыл бұрын
Allaha Kasi kow waxaa nabadbaiyen ceydid iyo xulafadis haduu mareykanka somalia 🇸🇴 sogali lahay xaladena manta sidan ma ahan lahen wey kaxuman lahayd
@samiyasiman1266
@samiyasiman1266 2 жыл бұрын
Dadki dilen amerikankasa waa legends 🥰🥰🥰🥰♥️♥️
@feysalbadrudiin7455
@feysalbadrudiin7455 2 жыл бұрын
Pro wllhi qof qiima badan ayaa tahay wayo taariikhdaan weey iga qarsooneyd wllhi mida kale aniga muuqaalada aad soo dhigto narkaan arko qosol nafta i qabata wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 pro masha allaah ilahey haku xafido keep going
@nazzir_official
@nazzir_official 2 жыл бұрын
sᴏᴍᴀʟɪ ᴍᴇᴇʟᴀ ʟᴀɢᴀ ᴍᴀ ɢᴜʟᴇʏsᴀɴ ᴋᴀʀᴏ ɪ ʟᴏᴠᴇ ʏᴏᴜ sᴏᴍᴀʟɪᴀ😅💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdishakuur6512
@cabdishakuur6512 2 жыл бұрын
Film nocaan oo kle noo soo badi somalia oo guleysaneyso wan ku farax wlhi
@CabdiwalimaxamudcaliCali
@CabdiwalimaxamudcaliCali 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@AxmedCali-le1iz
@AxmedCali-le1iz 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤❤
@hafsashardi1057
@hafsashardi1057 5 ай бұрын
Proud to be Somali🇸🇴❤️✌️
@userAbdinasirfyb
@userAbdinasirfyb 5 ай бұрын
Proudness❤
@khadraosman7255
@khadraosman7255 5 ай бұрын
😮 1:21
@queenaishakaifgacal2656
@queenaishakaifgacal2656 2 жыл бұрын
waxaas oo dhan Hg baa ka danbeysey😅😅😅
@sundusxasan2368
@sundusxasan2368 2 жыл бұрын
Raanjariska ma rooti baa rayadki baaba raamsadee 🥰🥰
@sihaamismacilcabdi7245
@sihaamismacilcabdi7245 2 жыл бұрын
Dakenu waaa gesiyaayl wllhi 🇸🇴🩸❤
@ahmedabdimahad6849
@ahmedabdimahad6849 5 ай бұрын
Dhammaan shuhadadii ku shahiiday soomaaliya shahaadada allaha ka aqbalo iyo muslim kastoo shahiida aniga geeridayda shahaado allaha igu siiyo
@sharmake3752
@sharmake3752 9 ай бұрын
Viva habargidir wlhi meshan ku dhaste dagalkan😢❤❤😂
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 9 ай бұрын
Xataa waxaa cashar u dhigay fiyatnam
@The-flash_real
@The-flash_real Жыл бұрын
Runtii inkaston umul ahaa onan bixin jabka ku dhacay intaas kaweyn galada sun xataa wey buufiyeen somalidi waxey sameyen biyo ayeey indhaha marsadaan markas weey dagalaman dadkeyga dad nool mansha allaha
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
Guulaysa Somalia from jigjiga GUUSHINU WA guushayada my dadkygii 🇸🇴❤
@maryanbodaye2441
@maryanbodaye2441 2 жыл бұрын
Waku wataa I.n heerka aadrapto waad garayzaa 🥰keep up @captain majid
@nafisanaftauroon6599
@nafisanaftauroon6599 2 жыл бұрын
Allah ha unaxriisto inti ku dhimatay🥺
@Hani-lb6wy
@Hani-lb6wy 2 жыл бұрын
Xaley baad video so dhigtay manto dham video cusub baan sugayay wana so dejisay Thanks iska taxadrna 😩
@Fattahziizi
@Fattahziizi 2 жыл бұрын
General ceydiid allow kuu naxariisay
@maqdiskhaliif7416
@maqdiskhaliif7416 2 жыл бұрын
Wllhi soomalida geesiyaal soo dhabar adeegay waaye soomalia hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥😥
@legendbezani1233
@legendbezani1233 2 жыл бұрын
Legenow adi xiligan xagee kumaqneyd😂🤣
@martial5430
@martial5430 2 жыл бұрын
Gaal aan afka dhulka udarno American uma horeyn Persian iyo Portuguese xita waso edbinay ila British oroma habashi somalida wa dad ine wada taliyaaan rabaan intaas ayana aduunka karebtay
@goojeyare6542
@goojeyare6542 2 жыл бұрын
Wlhi xaqiiq ayad sheegtay wankugu raacsanahay
@massage9511
@massage9511 2 жыл бұрын
Aabo caydiid waku xisnay manta dalkena itobiyan iyo keyati hungi ka hayaa lkn i.a caydid o kle mar labad wan arki donaa💙🇸🇴🦸🏿‍♂️
@salmolove387
@salmolove387 2 жыл бұрын
Ceydiid waxaa ka fiicnaa siyaad barre caadi iska dhig wllak
@xawosh.xassan3773
@xawosh.xassan3773 2 жыл бұрын
abdixaliim iyo abdiasiis wilka abdiasiis walaalo miyaa
@shuebsharef6452
@shuebsharef6452 2 жыл бұрын
General ceydiid🙏🏿
@janaat11
@janaat11 2 жыл бұрын
Xalay wanu ku sugaynay waxba maad so galin😩🥺
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 8 ай бұрын
Allow unaxriito aabe ceydiiid😢😢😢😢😢😢😢😢
@canuni3039
@canuni3039 2 жыл бұрын
😭🇸🇴💪I love my country wallah
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 85 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 527 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 4,2 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 50 МЛН
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 42 МЛН