Dagaalkii Buuraha ee SNM C/laaahi Askar iyo Ibrahim Dhagaweyne

  Рет қаралды 86,207

BAADIGOOB

BAADIGOOB

5 жыл бұрын

Пікірлер: 138
@lolamoon3870
@lolamoon3870 4 жыл бұрын
Mashaallahu ibraahin dhagwayne ilaahow cimridhee iyo caafid kusii abdilaahi askarna rabow unaxriiso lixle ilaahow unaxriiso dhamn mujaahidiintii odhan jantulfardosa ayanuguducynaa
@abwaanindhoyare6468
@abwaanindhoyare6468 3 жыл бұрын
Waa abaal aan uhayno dhamaan mujaahidinti SNM waan uducaynaya intii dhimatay inta nool na Alle cimriga haw siyaadiyo ita bugtana Alle ha caafiyo
@kordahab3079
@kordahab3079 4 жыл бұрын
Cabdi laahi askar Ale hakuu naxariisto adeero mcn 🤲💖 Dhamaan SNM alE haydin naxariiso intii nooLna cimri dherer iyo cafimaad taama ale hydin siiyo 🤲
@user-jq6ml5fm3h
@user-jq6ml5fm3h 3 ай бұрын
Weriyaha Wareysanayaa Mujaahid Ibraahim Dhegaweyne Waxa Weeyan Weriye Aadan Nuux Dhuule Laakiin Barmaamijka Weiyaha Xidhiidhinaya Ayaa Ah Weriye Axmad Xasan Cawke Eebe Haw Naxariisto Aamiin Aamiin
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 жыл бұрын
Mujaahid Cabdillahi Askar ilaahay ha u naxariistee wuxuu ahaa SARKAALKII KALIYA EE BILAD SHARAFTA LAGU SIIYAY DAGAALKII 77.(GODAY)
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
AUN cabdillahi Askar wuxuu kamid ahaa 11sarkaal oo dagaalkii 77 wacdaro ka dhigay billad sharafna lagu siiyay Aakhirkiina dhamaantood wada SNM noqday oo mar labaad hadana wacdaro lama illaawaan ah iyo taariikh Aan duugoobin abidkeed ka dhigay, raggaa waxaan ka xasuustaa ilaahay dhamaantoodba hawnaxariistee mujaahid lixle, mujaahid Mahdi Cali, mujaahid ibrahim koodbuur, mujaahid xasan yoonis, mujaahid xasan kayd iyo lix mujaahid oo kale, sidaa daraadeed wallaahi SNM iyo intay ehel wadaageenba, rag iyo dumar wada lixleey ahaayeen, kaad atagtaaba kii kale kadaran, waana sababtii ay afweeyne iyo daaquudyadiisii jiifka u qaban waayeen, Aakhirkiina ku kaliftay inay mengistu xayle mariam jilbaha qabsadaan iyo inay dhul iyo dadba iyo wax kasta oo lagu soo tabcayba Ethiopia uga tanaasulaan iyo inay waliba magdhoow naf iyo maalba leh ugu daraan,, for ever Somaliland rep,,,
@mohacawalle7929
@mohacawalle7929 4 жыл бұрын
Dhagaweyne khalidka SNM ayuu ahaa.. balse baadigoob adigu waxbaad qabyaaladaynaysaa.. SNM waa wada lixle
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 жыл бұрын
Cabdilaahi askar ilaahay kuu naxariiso ,
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Allah ha Naxariisto dhamaan Mujaahidiintii Xaq u dirirka ahaa ee SNM
@zacadizmail729
@zacadizmail729 4 жыл бұрын
War dhaga weyne yu nool yahay
@Berlin-jn1cu
@Berlin-jn1cu 11 ай бұрын
​@@zacadizmail729 ma haduu nool yahay 😂
@Horn_petroleum
@Horn_petroleum 10 ай бұрын
Haa wuu nool yahy dhego weyne
@libanali8492
@libanali8492 5 жыл бұрын
Ibraahin dhagawayne waa sarkaal ugu dagaal badnaa snm min bari ilaa galbeed ayuu kadagaal galay hada qaarbaa odhan waa iskureer walee anigu ciise muuse ma ihi laakiin ninka raga libintiisa waa loo quudhaa
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Waa run Ibrahim dhagawayne inu nin raga yahay oo geesiya lakin hadii halgankii laqabyaladeyo wax fara badan baanu sheegi doona adiguna waad mahadsantahay waanad ku saxan tahay inad uqirto waxuu galo lakin qaar yaryaro halkanay bahasha qabyaaladu daashatay oo qudhun sidaa ufagaya
@ff-qr4px
@ff-qr4px 4 жыл бұрын
Ibarhi dhag weyne waa mujahid mark hore ilahy ha unaxriiste lkn wax jira sarkiil ka sarysy sid lixle hargwaafi maxmed cali
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
ZinaariYo burcaawi maxamed cali iyo haragwaafi isaga kadaraja sareyay lakin lixle ayaa ay isku darajo ahayen oo taa layskuma hayo lakin halganka yaan laqabyaaladayn oo qof waliba sarkaal reerkoda soo qorin
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Waa dhiigyacab xasuuqii mudug 1978kii ayuu isaga iyo ina kaahin iyo ina yoonis habane oo baraagihii sun ku shubey dumarkiina kufsadey
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
ugaas raage moorgana ama wadadba iyo gaani iyo siyaad bare
@azuumadecorationchanell1639
@azuumadecorationchanell1639 5 жыл бұрын
Xasan yoonis habane illahayoow kuu naxariisto adeer macan
@mustafeabdez3527
@mustafeabdez3527 4 жыл бұрын
amiin allah ha unaxriizto aptio xazan yoniz habane
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto lkn baraagaha sun ayuu noogu shubey
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 4 ай бұрын
Goormay ahayd wll
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 4 ай бұрын
Muxuu sameeyay
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Muj. Dhega weyne has good experience for millinery and he is tough man Long live Ibrahim Dhega weyne.
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Жыл бұрын
Isaaq warriors ❤ iidoor lions ❤
@alisaid1214
@alisaid1214 5 жыл бұрын
Garabkiina allaha ha galo intii ku dhimatay naxariistii jano allah ha ka waraabiyo inta moolna Cizi iyo sharaf ilaahay ha idimku Moolaysiiyo
@zayidbossproduction9722
@zayidbossproduction9722 4 жыл бұрын
Mzha allh alleh intii dhimatay Alleh ha u nAxariisto
@DabataxanTv
@DabataxanTv 5 жыл бұрын
Ragii Dowga Ujeexay ✌
@azuumadecorationchanell1639
@azuumadecorationchanell1639 5 жыл бұрын
Adeeraday dartaybay u dhinteen allow unaxariiso
@ahmedmohamedguleid3323
@ahmedmohamedguleid3323 3 жыл бұрын
Alle naxaristii janno howgu deeqo mujaahidiinti snm ee dalkan iyo.dadkan u soo.halgamay inta nool.ee ugu horeeyo mujaahid ibraahim dhagawayne alle cimriga iyo caafimaadka how barakeeyo
@hanadolad2061
@hanadolad2061 22 сағат бұрын
Alaah rabilcaalimiin ha ku xafiddo kornel Ibrahim dhagaweyne
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 2 ай бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Ай бұрын
Allah haku naxaristo adero cabdilahi askar
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 5 күн бұрын
Allah ha unaxaristo mujahidinti Snm intii dhimatay inta noolla Ha cizeeyo sland guuuuuuuul
@abucubayr8517
@abucubayr8517 5 жыл бұрын
Waa raggii xoreeyay hargaysa aad maanta arkaysaan iyo somaliland oo dhan
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto janadii fardawsana hageeyo Mujaahidiintas
@farhanahmed-ii2lk
@farhanahmed-ii2lk 3 жыл бұрын
Snm qalbiyada iyo qulubta dhaman shacabka somaliland ayad ku noshahiin
@engabdihakimmohamed5839
@engabdihakimmohamed5839 5 жыл бұрын
Wa halyayadi noo horseeday nabad iyo nolasha fiican ee hada aanu haysano somaliland.
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Taarikhdi ururki snm ee dagalkii lagu soo galey buuraleyda golis range bari ila galeen
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 4 жыл бұрын
Anoo kuhadlayaa afkaa SNM anoo faqaash layeey oo 80 kuun hawada kasaray ayaan adanaa kuqasbayaa inaad kabahayga masaxdaan kkkkkkkkkkk waa heeran gadhaay
@zirhamsa
@zirhamsa 3 жыл бұрын
Waar malaa maha mujaahid
@ismacilnuur6135
@ismacilnuur6135 3 жыл бұрын
Wlhi asaga halyeey kutilmaama
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 7 ай бұрын
Weriyaha iska soo sax
@cirguje40
@cirguje40 3 жыл бұрын
S.N.M Noolaada adeero yaal xaq badan baad umada reer Somaliland ku leedihiin 👍🏾🤝🏽✊🏽💪🏽💪🏽
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 жыл бұрын
Dagaalkii Buuraha waxay ahaayeen 3. Bari, Dhexda iyo galbeed. Ciidankii Bariga ee uu watay maxamed Kaahin maxaad uga reebtay qoraalka?
@maan-deeqchannel8019
@maan-deeqchannel8019 4 жыл бұрын
Astaaqfuranllaah war kaasi ciidankuu cuntada u samayn jiray
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@maan-deeqchannel8019 haaa hadaba dhagaweynana mujahidiintaa isku bikro jebin jirey C/laahi khasaarana waaa kii sigaaarku lagu bakhtiinayay laangab ilaaa laangab dhediga isaaq
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkkk kkkkk ala maxaa qabyaalad kudaashatay kagan yare baadigoob haysta waxad tidhi dagaalki buuraha dhagaweyne iyo cabdulaahi askarba kusuntana oo xagad kaga tagtay maxamed cali oo isba dawga shiikh galay oo xagad kaga tagtay maxamed kaahin oo miriye galay mise dadka habarawal baad kataqaana waar shiido hagaysa kalaso bixi kari wayden askare waatu garxajis iyo habarjeclo idinka soo sarene laba nin baa birjeex kudhinto nina habarjeclo ahuu aha nina habaryoonis markaa xaga wax ka ahayden hargaysa na ciidagale iyo arab baa xoreeyay berberana sayid cali oo kakoobna bari ila galbeed
@suldanmaazim8554
@suldanmaazim8554 4 жыл бұрын
Waar adiga wadanka wada xoreeye kuu ogoline bal shaydanka iska naar kuwan aad diidaysa waa kuwii inaad nabad Ku nolato u soo dagalame mujahid kasta oo midi amana waa runta dhe midna ha diidin zxp rag lagu murmo may ahayn ragaasiye oo qolo lagu sheege
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
suldan maazim wll anigu mid madiidani mujaahid tii snm Ibrahim dhagawayne ayaan ugu jeclaa oo walahiya lakin waxan diiday kan yidhi dagaalki buura waxa kusun tana askar iyo dhagawayne dee labadaso qudhana may hayn ee rag kala jiray sida maxamed cali iyo maxamed kaahin ma waxuu diidan yahay inay ragasiba kusun tanayen dagaalki buura Mise reer nimo kudiidan yahay waxan filaya isku reer banay a hayno sidaasu uga saaraya
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Wllo isaaq waa isaaqun.
@soomaalilandsoomaliland1753
@soomaalilandsoomaliland1753 3 жыл бұрын
@@snmtv1499 sxb anagaa xaadir ahayn wakhtigaa 1984 bay ahayd hawlgankana waxaa loo qaybiyay sadex aag markii hore waxaana kala hogaaminayay sadex muj aaga dhaxe buuraha shiikh dhagaqayne buuraha galbeed cabdilahi askar buuraha bari maxamed kaahin markii dambe ee dagalkii qadhafhaday waxaa usoo gurmaday muj maxamed cali oo ciidan wata waxaanu soo gadhay muj dhagawayne iyo cidanku watay maxamed cali wuxuu galay jidgooyada cidankii faqashtu inay isku gurmato dhagawaynana wuxuu xasuuqay ciidanki faqashta gaaskii uwaynaa ee tababarka faqashta shiikh degana waxaanu u aaray taliyihii snm ee faqashtu ku dishay dagalki burca duray muj lixle waxaanu dilay taliye jihad oo watay cidankii faqashta ee dishay taliyhii snm maxamed xashi lixle markaa dhagawayne askar maxamed kahin maxamed cali intuba waxay ahayen hero snm
@engsiciidismaaciilxcali3638
@engsiciidismaaciilxcali3638 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe ii dheh hadaad nabiga jecdshahy
@MJ-vt4lw
@MJ-vt4lw 3 жыл бұрын
💪snm
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 жыл бұрын
Halyeeyo ilhaw idin dhawr inta dhimateyna alle janadii haku kulmiyo
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa dagaal xusuus mudan
@soomaalilandsoomaliland1753
@soomaalilandsoomaliland1753 3 жыл бұрын
Waa dagalkii buuraha taarikhdu waa 1984 dagalka waxa loo qaybiyay sadex aag waxana kala hogaaminayay muj cabdilahi askar barkhad muj ibrahin dhaga wayne muj maxamed kaahin hawlgalkaasina wuxuu ahaa markii taliyihii guud ee snm ku dhintay dagalkii u hogaminayay ee gashanle sare maxamed xaashi lixle burco duuray inay snm ka gadooday dabaldaga faqashta oo lixle inay dilen ku festaynaysay snm na jawaab faqash ay sinaysay bay ahyd oo muj dhagawayne ciidanki uu watay ee buurta shiiq markii ba waxa dileen taliye jihaad oo watay cidankii faqashta ahaa ee lixle dilay isaga iyo ciidankii uu wataybe ee faqash waxa xusuuqay muj ibraahin dhawagawayne taliye lixle iyo cidamadi snm ta ahaa ee ku dul dhintayna waa loo aray
@hersielmirmj4384
@hersielmirmj4384 4 жыл бұрын
Inta naga dhintaw dhiilkii janada caanaha ku dhama inta Dhoohanay taariikhda dugta
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Dagalkii buuraha galbeedka dhagawayne wxuu sifiican u sarbeebay inay dadkii degaankaa deganaa laayeen ragga badidooda waana dagalkii ay kuso baxday kalmada ah " waar kaadidayda usoo cabay tan "" hadana wxaas oo godob iyo cadawada waanu iska saamaxnay reerkii sidaa u galay raggayagii wxaananu ku badalanay nabad iyo walaltinimo inaynu dib ugu dhisano jamhuriyada somaliland waana taa maantaba midhaheedii ay u aayeen beelaha wada dega jamhuriyada barakaysan ; viva snm
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 5 жыл бұрын
Waxaa waraysanay Aadan nuux dhuule
@user-ux4og8xb2w
@user-ux4og8xb2w 9 ай бұрын
Hooyadiin baa la wasaa majeerteenow
@aderyogleh9994
@aderyogleh9994 3 жыл бұрын
Y
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 жыл бұрын
Cawe codkiisa wan ku raxaystaa
@ahmednaasir
@ahmednaasir 4 жыл бұрын
TIrada ciidamada maxamed siyad bare ee SNM la dagaalamayey waxay tiro ahaan dhamayeen 150,000 (boqol iyo konton kun oo ciidan ah), kuwaasi oo ahaa quwada africa. Xaqiiqda warkan ka dhageyso barnaamijka bbc-da ee layidha qarnigii tagey iyo taariikhda somaalida.
@smiledon77
@smiledon77 5 жыл бұрын
muuse bidaar kkkkkkk
@HardTalk1
@HardTalk1 5 жыл бұрын
Dagaalkaa Buurahaha qaytiisa Dhexda ee uu watay Ibrahim Dhegewayne, waxaad si wacan ugaga bogan kartaan Link gan hoose. kzfaq.info/get/bejne/kK5npNB3z5e7nKM.html
@abdirisaqproduction9424
@abdirisaqproduction9424 4 жыл бұрын
hhhh kuquraabo peenta
@suldanmaazim8554
@suldanmaazim8554 4 жыл бұрын
Waa beentii wxba linkga ha rixin
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
ehelu naariiin baa ahaayeen dad muslimiina xasuuqay ilaahay naarta idinka cabsii halaagi umadaha galiseeeen qabrigu kusugayaa
@hamsehassan83
@hamsehassan83 4 жыл бұрын
Dhagaweyne wuxu Leeyay Qayb Aniga Watay Qaybna Wxa watay mxamed Cali Marka Adigu mxd uga reebtay MaLa Odhan kara Wa Reer nacayb wxanad ku so Dartay AHN C/Laahi Askar oo Aan jooginba Meesha Taasina Wa reer Jacayl De marka Dambana Na Dheh Lixle Wa Adeerkay
@maareyebugsiiye8615
@maareyebugsiiye8615 4 жыл бұрын
Xasanaw ceebtod maha waa cadod rag bila tarikha tarikh la donan lix le waa anaky yidhahdan iyo maxamed caliba
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Isaaq waa isaaq.
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
Kkkkk mabaad fahmin boowe wuxuu yidhi mujaahidku. Waxa uu ka jawaabayay ciidanka galbeedka galay ee uu Cabdilaahi Askar watay oo xalad adag ay la Soo daristay ta kale adigu taariikhda SNM magacyo qaar ayaad ka raadinaysa sida shiicada ay u doonan magacyo qaar, qaarna uga xanaaqaan sida abubakar cumar binu khadaab iyo Cismaan binu Cafaan radiyalaahu
@ahmedfarah8316
@ahmedfarah8316 Жыл бұрын
Qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto caadifada iska zaar nio
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
Waar Adigu wad qabyaaladanaynaysaa,Oo nin ciise muse ah iyo sacad muse ah ayaad soo qaadanaysaye ●Dhago wayne waa ninkii Garxaajis Ku lahaa,Waar Tolkay Ila xoreeya ●abdilaahina waa ninka sigaarka lagu bakhtiin jiray sida seesarka,Ninka furtayna yahy nin Garxajis ah _________________________ Waa Mukaahidin Lakin se laga waa wayn,Gesinimo iyo Magac iyo xilba ●Aasaasihii Snm(Mohamed ali)HY ●Kala qaybiyihii Snm ee Kamandawska snm loo bixiyay(Cabdi Dhago wayne)HY ●Dagaal bilaabihii SNM(Koosaar)HY ●Ku Guulaystihii Xoraynta Dalkoo dhan(Tuur)HY ●SNM WAA WADA Lixle(Hy) ●Xabada Haragwafi Kugu Dhac(Harag wafi)HY _______________________________ HAWLGALADII SNM IYI CIDA FULISAY ●Afduubkii Diyaarada Ee 168 ardayda ee isaaq lagu badbadiyay(Cadami)Hy ●Afduubkii Markabkii hubka siday(Ahmed Mire)HY ●jabintii Saldhiga Birjeex(Ciidagale) ●Bajariyihii Diyarada khayryada(Ina khadar)HY ●Jabintii Mandheera(Lixle)HY ●Calantaagihii Somaliland(Yousuf Golos)HY ●Saxeexihii Gooni isu taaga somaliland(Cabdi maydhane)HY ●Soo Galihii Hargeisa 1988(Arab) ●Aarab maan ka dhashooy,Arab maan u dhaxooy ●Ku dhawaaqihii somaliland(Aadan baradho)HY Hawlagaladu aadbay u badan yihiin,Markaa yaan la qabyaaladayn hadii kale nin walba tiisa ayuu shegaa,Kii waxa ugu wanagsan kulahina Wuu Faani
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
waar hortaa isaaq qabyaalad badan waar buurahaa sadex meelood baa lagaa galaye ma intii habar awal uun baad soo geliseen snmtii baynu kalaa sheeganaynaa xataa
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
Waa runtaa waxay ka tageen min maxamed kaahin ahmed oo taariikh aan la qarin karayn ku lahaa snm oo ahaa 4 nin ee SNM ugu hortaalabay waa ninkii hogaaminayay dagaalkii buuraha ee bariga iyo dagaalkii 1988 oo ka mid ahaa taliskii dagaalka snm isaga iyo xasan yoonis iyo cabdisamad..runtii ma ihi hj waxaan ahay sacad muuse laakiin ma jecli in qofna taariikhdiisa la duudsiiyo
@zayidosman8472
@zayidosman8472 4 жыл бұрын
abdilaahi askar meeshaba ma joogin kumana jirin isagaaba ina koodbuur jeelka kala baxay
@suldanmaazim8554
@suldanmaazim8554 4 жыл бұрын
Taariikhba ma haysid sheekh soo ogow horta tarikhda intaanad wx qorin ma ragii markii biyo intay wayen ay caban kaadidooda cabay aynad maqal
@zayidosman8472
@zayidosman8472 4 жыл бұрын
taariihda yaan la kufsan kadi la cabana miyaa lagu faanaa kkkk
@suldanmaazim8554
@suldanmaazim8554 4 жыл бұрын
@@zayidosman8472 kumay faniinba waa xaqiiqo jirtay oo la soo tabiyey sheekh ana waxan kugu soo qatay uun waa wx yabihii ugu cansan dagaaladii buraha ee galbeedka cidankii abdilahi Askar iyo qabsaday lixlana bari galay ee nimankaa bilaa calaykum ka dayaa inaad reer ka dhigtan amba AF reer nimo Ku difaacdan ree umay dagaalamine
@zayidosman8472
@zayidosman8472 4 жыл бұрын
@@suldanmaazim8554 horta meesha ina askarba kumuu jirin ee taariikhda ha kufsan
@suldanmaazim8554
@suldanmaazim8554 4 жыл бұрын
@@zayidosman8472 malaha dhaga Wayne iyo lixle uun dagaalkii buuraha u taqana dhaga Wayne laftiisa aya clipkan Ku sheegaya in qolyihii galbeedka dagaal culus la kulmeen kuwaasi malaha dhaantay ciyaarayen galbeedka ragii galay ayuu Ku jiray ee adigu ha kufsan
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Snm allaha qabtoo ,waa cadoow yahuuda.
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Snm waaqabiil qabiina qaran noqon maayo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Somalia waa qabiil, abgaal iyo mareexan.
@yuususxasan927
@yuususxasan927 5 жыл бұрын
Dad aan tarikh Lahyinba xayisinysa saxib waa qaabyalad waxasi dhaga wayinaba Laqate cabdilhi askar xaged kaso galisay miyanu ahayin cabdilahi khasare ninki lobixiyay marku waxab qabanwayay
@baadigoob
@baadigoob 5 жыл бұрын
sxb ka hadlayaa waa dhaga weyne ee kawaramaya C/laahai Askar waakaas dhagaweyne ka markhaati furaya sxb ee taariikh anigu aan sameeyey maaha
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
Cabdilaahi askar waa ninki snm ugu aqoonta militeryga ugu aqoonta badnaa waa ninkii dagaalkii 1977 la siiyay bilad sharaftii ugu fiicnayd wuxuu ahaa ninkii hogaaminayay dagaalkii kadidayda Ayaan u soo cabay markaa ay soo baxday dagaalka oo aha dagaalkii buuraha 1984 .. wuxuu ahaa ninka ay faqashtu u taqaanay Boqorkii shinida.... ilahay ha u naxariisto dhamaan tood mujaahid intaa
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
C/ laahi askar waxa LA qabtay markay buurah kasoo noqden markii hire waywada socdeen
@soomaalilandsoomaliland1753
@soomaalilandsoomaliland1753 3 жыл бұрын
Adeer cabdilaahi askar barkhad taarikhdaa sheegtay wuxuu ahaa snm daraj ahaan ama systam mulatari lixle ninka sooraaca ayuu ahaa isaga iyo lixlenaa snm mulatari ahaan ugu sareeyay iyo darajo ahaanba markaa taarikhda haka beenshegina habarjecloy taarikhna snm kumaydun lahayn ina kaahin iyo siilanyo oo labuduba fulay ahaabad snm kulahayden reer ka garxajis ayuunban qirayaa snm inay iga saraakiil badnayd waliba habaryoonis hadii isaaq iskala sarayna habarawal baa ku xigta
@haasanabdi8900
@haasanabdi8900 3 жыл бұрын
Dagaalkii buuraha qaybtii lagu jabay waxay ahayd qaybta cabdilaahi Askar aqoontuu lahaa maxay ahayd markaa ma uunsiga sida loo shituu yaqaanay
@cirmarbadmar5522
@cirmarbadmar5522 4 жыл бұрын
Maxay ku dhinteen wada fiican mise wada qaldan? Halgan qabiil halgan ma aha. Aaqiro Isaaq baan u dagaalamayay wax kuu tari mayso. Don't be proud of it.
@arawelo4324
@arawelo4324 4 жыл бұрын
waad isdhaga tiraysaa waxay u dagaalamayen wuxuu ahaa dulmi ka qaadis shicibkii ama isaaqii u bar tilmaansanayey taliskii siyaad bare ee dulmiga waday
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Waxan aad kala xigsanaysan mid gaad tihiin dhamaan tood alle uma Naxaristo sabab too ah basaasiin Garab iyo gaashaan la Barbara Taagay itobiya ayay ahaayeen abjabhad oo dhami si Gaarana Nacalaa idoor ugu yaal Iyo bukaan socodka ay yihiin Kunka sano hhhh
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Anaa ku WAsa adi iyo hooyadaaba
@sadiqfarah2997
@sadiqfarah2997 4 жыл бұрын
Ciidan 100 nin ah ah oy 2nin kaso hadhay guud ahaana 16 kali ah ay kadhimatay dagaal adagna wan galay bay kuleyihin marka way kala carareen kkk Waxay kuleyihiin dagaalkii ugu khadhaadhaa buu ahaa dagalki buuraha in lalaayo iyo in ay wada socdan wax kadhexeya oon kaba ka carar ahayn majiro kkkk wa dagalki ugu adka ee iidoor galo.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Taarikhada dib looma qoro snm ciidnaka siyad barre xabaalaheyku guren iyagoo aha 3000 dmantood ciidnaka afweyene marka laga reebo gaalda la shaeeysaa waooyo joogey 50 000 kamey yareyn
@ahmednaasir
@ahmednaasir 4 жыл бұрын
Ciidanka Siyaad bare ee SNM dagaalku ka dhexeeye waxay tiradoodu dhameyd 150,000 (boqol iyo kontonkun oo askari), qofkii xaqiiqda warka doonaya haka dhageysto isla barnaamijkan bbc du duubtey ee la yidhaa qarnigii tagey iyo taariikhda somaalida.
@faisaljama4208
@faisaljama4208 5 жыл бұрын
Kkkkkk Xassan yoonis wuxu SNM KU Soo biiray 1987 goormu diyaariyay, ta kale meeshan UU soo galay yaa lahaa waa dhulkii Muuse cabdalle muu dhul Ciise Muuse Gallo, kkk CIIDANKA u badan waxaa watay Maxamed Cali, abaanduulahana waxaa ahaa Cumar Dhago fanish oo Muuse cabdalle ah markaa Taariikh garan maysid, markii danbana wuxuu ka baxsaday ciidankii oo waxaa gudbiyay Maxamed Cali oo xadka dhaafiyay, Cabdilaahi khasaarana, wuu jabayba oo ciidankii wuu Ka baxsaday fulay Xaar weyn ayuu ahaa
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Wa run ka kugu qabilka ahba rasuul ahaa, se libaxnimadad sheganaysid mantaba wax ku tar aan aragnee
@suldaanbosska4415
@suldaanbosska4415 4 жыл бұрын
Ahaa halkaad kasoo dawanaysay adigu markay baxsanayen
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 4 жыл бұрын
@@popmarly8493 🤣🤣🤣🤣Ciro kaliyi soka xaarka inigaga keenay oo jeeganta kaa dhigay xiniyo dabadi iyad tahin ina iskar miyu ahayn kuu sigarka futadad lagaga baqtiyay ee latogtay iyado xoreyni laba iyo koo jogin hhhh
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Sheeko ina Gumaeedkii ayay golaha la yimaadeen waa dagaalanay maxaad la ooyay Saan 30 sano naago weeye isaaqu Waanala dilay ayay meel walba La taagan yihiin wuxu miyaanay Rag ahayn hhhh
@mustafeabdirizak3320
@mustafeabdirizak3320 4 жыл бұрын
Aqoon gaab ayaad tahay Maaha isaaaqu kuwaad sheegayso Waxay ahaayeen raggii dagaalka culus la galay dawlad ku sheegtii lagu sheegi jiray libaaxa afrika ee awooda badan lahayd jiifka iyo joogana u diiday. Ayadoo la garanayo awooda dad shacab ah ay haysan karaan Reerkaa aad xustayna sharaf iyo magac bay ka heleen dagaalkaa Dalkoodiina waa ku xoraystay. Waana taariikh ay leeyihiin goortay doonaana sheegan karaan. Hadba waxaan xasuustaa sidaan kuu haraatiyay
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
Hadalka kugu khasaara ah walaahi la yaabi maayo markaan maqlo hablihiina ay Kenya xeryaha kismaayi ku haystaan waayo DEE raga la dhashay ayaan arkaba
@shirshooreaadan7368
@shirshooreaadan7368 5 жыл бұрын
Ragaaa halkaaa kamuuqda ee mujaahidka loogu yeedhay Wajiyadooda rabbi naar haku gubo jahanamana haka waraaabiyo
@engnuradin4228
@engnuradin4228 4 жыл бұрын
Suuliga xataa xataa ka so habaar saqanjaanyaw ma afwaynaa adeer KU ahaana
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Ina Afweyne Waxan filayaa inaad tahay ciyaalka garacyada ahaa ee Askarta African ka ah ee Amisom ku dhaleen Muqdisho
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
shirshoore aadan nin dhiig islaam daadiyey jano gelimaayo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Nouradin production nin dhiig islaam daadiyey jahanama waa tegayaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
illahey xaq qaadaa illahey afweyen iyo adiga jahaanba ugu qorey iyago dhulkoodii baay snm rabtey oo afweyen boobey
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk marnaa wala dawarsanayaa marnaa wala caytamayaa ismaa qabatoo Uskaag layskaa maydhaay batihinee Dabaa socdaa rer somaliland oo kudaydaa sodaay dalkodii u dhisteen iyo siday qarankoda u hormatoyeen
Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne
3:56
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 28 М.
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 4,3 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p1
35:32
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 161 М.
Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa Oo Xogo Cusub Laga Helay 36 Sano Ka Dib
16:08
Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle | SAAB TV |
40:47
SAAB TV
Рет қаралды 397 М.
There's a starman #shorts #viral #starman
0:12
ruehinn
Рет қаралды 16 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 21 МЛН