Waayojoog: Waxaanu kala lunnay ciidankii aan dhakhtarka u ahaa. Halgamaa Siciid Muriyaako.

  Рет қаралды 50,794

CBA TV

CBA TV

10 ай бұрын

Waayojoog: Dagaalkii Buuraha ee 1984 waxaanu kala lunnay ciidankii aan dhakhtarka u ahaa. Halgamaa Siciid Muriyaako.
Taxanaha Bahdii Caafimaadka ee SNM 1/5
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 48
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 7 ай бұрын
Ilahay cimiriga ha kuu dheereyo mujaahid
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 ай бұрын
Cumar Toorri ALLAYAA-RAXMU Abtigay ayuu ahaa.....!!!!.
@museahmed5147
@museahmed5147 10 ай бұрын
Muj. Siciid miriyako waan sslamayaa waa mujahid xalaala ee alle haxafido
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 10 ай бұрын
Maasha Allah waa dhakhterki sxbka ahyn
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 10 ай бұрын
Dhulaka waxaas lo somaray ayeey rag ka dhigaten ciyaar buur shalay xoranati umadan rag u gaalen kibir taarkhadu ladinaba way idin qoratay 😔😔😔😔
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o 10 ай бұрын
Ninka jabhadka ahaa ee mujaahidku yidhi kayntii aanu ku dhuumanaynnay ayuu ka baxay oo way dileen yuhuuddii waddanka xukumaysay ee faqashtu waxaa la keeney maydkiisa oodweyne wayna diideen faqashtii soo qaadatay in la aasao. Mujaahidkani wuxuu magaciisa ku sheegey ina DHILQE, waxaan filayaa inuu ahaa Ciise Muuse weliba Addaraxmaan Muuse.
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 5 ай бұрын
Taariikhda waa in sax loo sheegaa Maxamed cali wuu baxsaday
@mahadahmed3012
@mahadahmed3012 10 ай бұрын
Isaaq dhulka howd ee xabashidu heyso meel kusheega Qabiil Iyo qurunbaa idin dagey
@hinda1515
@hinda1515 10 ай бұрын
siciid walaal waa ka xumahay walahi faqash keele ayaa joota waa muûse biixi
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 10 ай бұрын
Iyo Cirro
@daarali
@daarali 4 ай бұрын
Waan jeclahay qisooyinka xaqiiqda ah Hadafka uu qoriga u watay mihiim iiimz aha ...lkin waaayo arag calool adag buu ahaaa
@Zhimbir
@Zhimbir 2 ай бұрын
Dalka waxa dhib loosoo maray dadka qaar sheeko ayay ka tahay lkn xaaladan markaad sawirato, waxaynu dareemaynaa inaynu nahay dad ku nool xinjiro dhiig ah, oo ay inoo qubeen Mujahidiintii usoo halgamay Dalkan Somaliland. Alle intii dhimatay how naxariisto, inta noolna haciseeyo
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 18 күн бұрын
Nissan wuxuu ku jiray ciidankii baxsaday wllaahi raga meeha way uga baxeen
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 24 күн бұрын
Daqiiqadda 26aad ninka dhinaca dambe soconayaa wuxuu u eg yahay nin horay loo wareysay oo la dhaho Faysal Xabaalmari waa tolow ma isku maalin baa wareysiyadaas la wada qaaday. Waa iila muuq eg yahay, nin dhaawacii SNM buuraha uga tagtay ka mid ahaa.
@mms7038
@mms7038 10 ай бұрын
codka bariga africa CBA mahadsanidin madama aad waraysiga taxane boga dhigteen shugran
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 3 ай бұрын
CBA GESIYATIHIN❤
@user-kq3rr6ft4u
@user-kq3rr6ft4u 10 ай бұрын
Taariikhda waa maguuran tan ba loo soo maray bay rag aan xabad didin hanjabayaan
@SIRYASINDHAMAC
@SIRYASINDHAMAC 10 ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in gobolada galbeedkana waraysiyad lagu soo daro
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 ай бұрын
Waar halganku bari ayuu ahaa, Burco 27 may Hargeisa 5 cisho kaddib ayaad ku garanaysaa
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 24 күн бұрын
Rag badan baa laga wareystay lkn si fiican af Soomaaliga uma yaqaaniin reer galbeedku runtii, haddeer ninkan ma aqaani reerkiisa lkn haddaan qiyaaso waa habarjeclo ama Habaryoonis bari, cid taqaanaana waa arki doontaa lahjadiisu waa reer bari weliba shishe burco wixii ka shisheeya Sool ama Sanaag saan ku qiyaasay,
@somnews6954
@somnews6954 6 ай бұрын
Cabdiraxmaan awcali gadabuursi weeyi snm ahaa cid waraysanaysa maad aragteen jileec waligood daarood eryanayay weeyi isaaqu
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 10 ай бұрын
Buurta shiikh 1984 Dugsi hoose 4 baanu ahyn waxaanu fuuli jirey dhirta gobka Xabada iyo fariirka 2km baanu u jirney iyo kolba Gaariga buurta ka soobaxa Aar maxaa Dagaal xumi maalindhan socdey muj.mxamed cali muj ibrahim dhegaweyne Muj Cumar dhakofinish 3 sarkaal baawatey 2 hyonis. Iyo Abaandule Dhegaweyne ciise muuse Rer sheikh ah. Dhulkiisii
@SalahSalah-ko2uw
@SalahSalah-ko2uw 10 ай бұрын
RER CAB TIVI GOBALADA GALBED E SALAL IYO AWDAL HALGANKA IN LAGA WARESTO MAGAYAN MIIYA
@fadxijano9364
@fadxijano9364 10 ай бұрын
Tv samaysta beentiina aad ka sheegtaan anagu tv samaysanay beentayada ka sheegne
@HardTalk1
@HardTalk1 10 ай бұрын
Waraysi qiimo leh
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b Ай бұрын
Snm ragg adag ayaa ay ahayeen 6 nin oo badheedhaya 100 nin faqasha sidee kale faqashtu waxa ay ahayeen fulay sababta meel afar nin lagu sheegay u soo dirayaan gaas dhan oo ciidana
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 10 ай бұрын
Mujaahidku sadexdaa nin ee ciidankooda ahaa ee ka galay hore mujaahidiintii hore umay sheegin adna maad sii waydiinba weriye sadexdaanin waana war nagu cusub caawa waayo ciidankii buurahaa galay waxii ka dhintay waanu maqalay wixii dhaawacyo meelahaa lagaga tegayna waynu maqalay laakiin rag ciidankaa rag ka galay xaga faqash maynaan maqale ma Dhegba war ku qaadbaa weriye?
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 10 ай бұрын
Good point . Hadii ay jireen waa in xataa magacyadoodii la sheegaa. Kuwaasoo oo kalaa hadhow buurta inoo fuulaya oo odhanaya waanu soo jihaadnay
@mms7038
@mms7038 10 ай бұрын
taasa laso maray walina wata laga sheekaynayo dalka wixi looso maray wax an anigu dumarku tilmamay oo magaca rag watana maanta ayay cadow uso raceen dalkooda
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 10 ай бұрын
Very interesting ❤❤
@ardoali9558
@ardoali9558 10 ай бұрын
Doqo mijirin aan kan ka aheen
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 10 ай бұрын
Kuwan waxba may arag ciidanki muj askar watay ayay faqash is arkeen ee buuraha galbeedka afar gaas ayaa dhanwalba kamaray
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 10 ай бұрын
Mujaahidkan waad lahabsaantay
@user-sd3ff1to2n
@user-sd3ff1to2n 5 ай бұрын
.9
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 10 ай бұрын
Waar maydho caydiid miyuu dhintay mise wuu noolyahay
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 10 ай бұрын
Wuu nool yahay gaadhi candha maydle ah buu wataa
@ahmedosman91
@ahmedosman91 8 ай бұрын
Bari dambe ayuu dhintay ilaa 1990
@ahmedosman91
@ahmedosman91 8 ай бұрын
Maydho candidats wuxuu ku jiray sayid cali wuxuu ahaa ciidagale abokor muuse
@ahmedosman91
@ahmedosman91 8 ай бұрын
Waanu dhintay 1990kii
@ahmedosman91
@ahmedosman91 8 ай бұрын
​@@faaraxladane2460sxb kaad moodayso maaha wuxuu ahaa ex hargeysa ,waana ciidankii sayid cali waanu dhintay 1990
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 ай бұрын
Kuwaan dagaalkii sokeeye kufaanaya malaha markii sheekadii Goojacadde looyeero maxay samayndoonaan.
@DaudBashir-rb5ol
@DaudBashir-rb5ol 10 ай бұрын
Uma bogin😂
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 10 ай бұрын
Mujahid cadaawe 😂😂marku arkay tvgan aan garxajis dhaafin ayuu tii u danbaysay so dhigay68 xabo oo rasasa aya igu dhacay ayu ka bilabay 19 jeerna qalino culusban galay 3 jeerna dagaalbaa laygu qabty marna dilba laygu xukumay 4 jeer gaadhaa ila dhacay 😂😂😂😂 wxasa mujahid lagaa yidhaa
@Todob_3
@Todob_3 10 ай бұрын
😂
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 9 ай бұрын
IIDOOR CARUURTAA CAQLI DHAANTA WAR SOMALIA MEEL UUSAN DAGAAL KA.DHICIN O RAG KU DHIMAN MAJIRTO WAXAAN WALASO MARAA WAANA LAGA GUDBAA WELIGIN MA WAXA TAAGNAANEYSAN INTAN KU JIRNE FAQASHTA SIDAAN NA YEESHE WAR ANIGAA KAMID AHAA ASKARTI HARGEYSA ILAA 1978 ILAA 1991 KII JOOGEY O KASOO BAXAY SNM WEY OGTAHAY WAXAANU KU DHIGNAY HARGEYSA DHEXDEDA 1988 3 BILOOD KADIBNA AAN DIB OOGA SAARNAY AYAGOO ORDAYA MARKA BEENTA NAGADAYA
@zackbah7584
@zackbah7584 7 ай бұрын
Daroodkii hargeisa degana if iyo aakhiro meel ay mareen warkooda ma haysa markaa ? Miskin ya dalas.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 4 ай бұрын
إن كلمة فقش غير مشروعة ولا يجوز استخدامها ضد البشر الآخرين بشكل عام وغيرهم من الصوماليين غير إسحاق لأن الله قد حرم الانغماس في غيرهم من الإخوة المسلمين. إن الاستخدام ضد غير إسحاق لمدة ٤٣ عامًا كلف شعب إسحاق توحيد شعب شمال الصومال أو تلك المنطقة الصومالية التي كانت تسمى ذات يوم أرض الصومال البريطانية بسبب ثقل الكراهية التي تحملها هذه الكلمة الفاشلة تجاه شعب الدارود الذين ولا يمكن إنكار الأغلبية من الشعب الصومالي أرضا و عن ساكنا.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 21 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
BARNAAMIJKA GOOB JOOG EE SLNTV...BY BADRI MAXAMED XASAN
34:31
WaayoJoog Q3aad: Halgamaa Faysal Dheere
38:29
CBA TV
Рет қаралды 79 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 21 МЛН