Dagaalkii ugu waynaa taariikhda! 2 Million oo askari ayaa hal goob ku dagaalamayay!

  Рет қаралды 53,871

Waaberi Media

Waaberi Media

5 күн бұрын

Dagaalkii ugu waynaa taariikhda! 2 Million oo askari ayaa hal goob ku dagaalamayay!

Пікірлер: 90
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 4 күн бұрын
Gaaladu in ay mar kale isku shiilmato hadad jeceshahay farta taag ☝️
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 4 күн бұрын
africa hadey dagalka kabad baado iyaga aya 2 2 isuqabsan donoo ankugu daree baahi ama abaaro ne wey ugudarsami 😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 күн бұрын
​@@ADAN-XSNAfrika waxba kama maqna wax uun baynu beeranaynaa kalluunka badaheennana waynu cunaynaa uun
@LINJA__YT
@LINJA__YT 2 күн бұрын
​@@mukhtaarciise2585howsha haday saas u fududahay iskaashi caalami ah wadamada kama jiren
@AmiinAhmed-xe5fx
@AmiinAhmed-xe5fx 4 күн бұрын
Igula saliya xabiibkeena scw halmar
@Munazaciid12
@Munazaciid12 4 күн бұрын
Zcw scw❤
@XudayfiCabdiraxmaan
@XudayfiCabdiraxmaan 4 күн бұрын
Scw scw scw
@user-kx9hi3qg2s
@user-kx9hi3qg2s 3 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 3 күн бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 3 күн бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 3 күн бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️
@maxamedfarxaan7122
@maxamedfarxaan7122 4 күн бұрын
Wll Comante isoo qor qof kastoo muslima ❤😢
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 4 күн бұрын
Malaha anigu first noqday Salaam abdirahmanow😂
@abrahman129
@abrahman129 4 күн бұрын
Anaa kaa horeeyey
@realwarya1016
@realwarya1016 4 күн бұрын
Wa diyar liketu😊
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 күн бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 4 күн бұрын
Run ahaantii waan kutaageeraa Ustaab abdirahmaan waabari media
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 3 күн бұрын
SUBXAANALLAAH☝️🥺💯
@user-hx3qp8wz2s
@user-hx3qp8wz2s 4 күн бұрын
Golden voice keep going bro
@ayaanalichama1383
@ayaanalichama1383 4 күн бұрын
Sirdoonka vio noo soo badi yaa igu racsan
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 3 күн бұрын
Horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@SalebanHasan
@SalebanHasan 4 күн бұрын
Scw sxp soo badi aqoonyahan baad tagay
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 4 күн бұрын
Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari
@handhise5059
@handhise5059 4 күн бұрын
#iftiinka dunida waa chanel soo gudbiya taariikhaha soo booqo
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 3 күн бұрын
Mahadsanid bro
@user-sl6zh9fz1u
@user-sl6zh9fz1u 4 күн бұрын
Hitler gang buu ahaa
@user-hl4hh4kb3p
@user-hl4hh4kb3p 4 күн бұрын
الله يحفظك يا أخي العزيز ❤
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 4 күн бұрын
FIRST COMMENT FIID WNGS my brothers and sisters ❤❤❤😊😊 ilahay hana cafiyo😢❤❤
@bashiircabdirashiid
@bashiircabdirashiid 4 күн бұрын
Waaberi media waa you tube ka ugu wngsn ee aan daawado 1m u rajeynaa inee gaaran Waaberi media ❤❤❤❤❤
@zhako77
@zhako77 3 күн бұрын
Khiyaanadu waxay ka awood badan tahay wadan dhan balse waa hadii ay udhacdo sidii loogu talagalay
@MustafaCaamirrSh
@MustafaCaamirrSh 4 күн бұрын
Zxp waxan rabaa inan Barto taariikhda aduunka
@2Superstar
@2Superstar 4 күн бұрын
Good bro
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 4 күн бұрын
Sxb bariga dhexana wad jogtan hadana rer falastin iyo halganka aykujiran kama warbixisid
@SomaliNews699
@SomaliNews699 4 күн бұрын
Team Waabari media like 👍
@hassannor92
@hassannor92 4 күн бұрын
Asc ustat cabdi raxman
@Suhaibomer
@Suhaibomer 4 күн бұрын
Ninka kaliya ee ana ka caajisin 🎉
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 4 күн бұрын
Manshallh my brother just added for us
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad 4 күн бұрын
❤❤❤❤
@realwarya1016
@realwarya1016 4 күн бұрын
Allah yacizak❤
@hamsepilot8094
@hamsepilot8094 3 күн бұрын
keep going my brother my allah protect you.
@zakariamohamed-cs8kf
@zakariamohamed-cs8kf 4 күн бұрын
Golden voice🔥✨️
@Aziz34888
@Aziz34888 4 күн бұрын
Illaahay ha unaxariisto waxuu.ladagalamayay hadaanu utaag lanahay
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 3 күн бұрын
Ayaad uducaynaysaa ma gaalada
@Aziz34888
@Aziz34888 3 күн бұрын
@@xamsexikmaawi7570 hitlar
@isse_mohamet
@isse_mohamet 2 күн бұрын
Waxaa kacodsanayaa inaa warbixin kaso diyaariso wadanka Ciraaq isbadalka weyn kadhacay ❤
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 4 күн бұрын
You deserve milions
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 4 күн бұрын
Mohamad nur soobadi ustaab
@Muna-pb7bz
@Muna-pb7bz 3 күн бұрын
mahadsanid wll
@DeeqowDegree-cn5xt
@DeeqowDegree-cn5xt 4 күн бұрын
CHANNELL 🤝(HAYAANKA NOLASHA)🤝Fadlan wargali mahadsanid🤝
@realwarya1016
@realwarya1016 4 күн бұрын
Ale yacizak❤
@loowisbackofficial5952
@loowisbackofficial5952 4 күн бұрын
Waaberi media chanalkaan wa mid an islahaa mid hadafkayga nolosha badali doona lkn an waayay dhiirigelin waana mid an ilaa hada ku raja weynahay Malin un inu I noqdo midka badali lahaa hadafkayga wl waxaan ahay nin ka shaqeeya shirkadaha turjuma aflaanta hindiga iyo musalasalka loowisback aya la dhahaa
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 күн бұрын
Sahan prodcast tag ( aadan sahan )🎉 meshas cilmi iyo dhiiri galinba aya taale
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 күн бұрын
Dagaal weyne 3aad inuu dunida ka dhacaa waa khasab Waana gabagabadii xadaarada galbeedka iyo soo if bixida xadaaradaha bariga khaasatan islamka
@mohamudcade2030
@mohamudcade2030 3 күн бұрын
Pls Soo Badi birnaaamijyada wllo
@AyaanleYuusuph-th2es
@AyaanleYuusuph-th2es 3 күн бұрын
Asc sxb
@SheywaaL589
@SheywaaL589 4 күн бұрын
Gaza ka hadal CabfiRaxman Cumer
@abdullahiabdi6301
@abdullahiabdi6301 4 күн бұрын
BURKIINO faso Kasohadl
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MrDayib
@MrDayib 4 күн бұрын
Muuqaal samaynta ayaan soo gudbiyaa. Soo Eeg janalkayga, inaad ka heshaa laga yaabaa. Waad kusoo biiri kartaan. ❤
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g 3 күн бұрын
(Magacayguwaa cabdi risaaq cabdulahi halkana waacommentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena manta) mahadsanid usdaad cabdiraxman
@Barsame
@Barsame 2 күн бұрын
Baro diintaada adigoo ka bilaabaya inaad barato luuqadda Quraanku ku qoran yahay. @Barsame
@abdulbashir-nz5nc
@abdulbashir-nz5nc 3 күн бұрын
Africa wa gaa xawayawaano in ay ahaayen umaleena😂😂😊
@Zubeyrfootballtv1
@Zubeyrfootballtv1 4 күн бұрын
Nio see xogaha ku so heshaa kolleyba ima so jawaabeysidee
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 4 күн бұрын
Stalin grad😢
@user-xm1fy7zw4u
@user-xm1fy7zw4u 3 күн бұрын
Asc wllo setahay
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 4 күн бұрын
Armajeddon baaka daran😮😢
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 4 күн бұрын
kan 3 xaad maxa ka daran hadii dhamaan nuclear ka dhulka saran lawada isticmaalo yaa dagaalami 😂 dadki 100/60 ama 75 dadki dhulka hadey dhamaadan harmajidun kan 3 xad amub yahay mise ? ma-ahan iga sax b nio 😊
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 4 күн бұрын
@@ADAN-XSN dagalka 3aad haduu dhaco waa hubaal nucklear waala isticmalaya hadeerbuu ruushku leyhy wan isticmalaya inta lagarin ka weyn waa kan 3aad uun
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 күн бұрын
​@@ADAN-XSNwaxay aniga ila tahay inaan nukliyeer laysku adeegsanayn sababtoo ah dalal badan ayaa hadda nukliyeer haysta dalna ma rabo inuu burburo ilayn gaaladu dhimasho ma jeclee
@user-xm1fy7zw4u
@user-xm1fy7zw4u 3 күн бұрын
Wllo shekadan miyay ledahay
@user-xm1fy7zw4u
@user-xm1fy7zw4u 3 күн бұрын
Qayb labaad
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz 4 күн бұрын
Si fiican Ayuu Adolf Hitleer u basriyey Dagaalkii labaad Ee Adduunka Reer Yurub yuhuuddana Wuu Xasuuqay 6 Malyan buu ka dilay laakiin inuu dabar jaro bayba Ahayd Yuhuudda
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 күн бұрын
Adolf Hitler wax waalan buu ahaa yuhuudda muu toogan jirine meel uu Oxygen tii mishiino kagasoo nuugaybuu ku guri jiray badhna moofadan roodhi moofada oo kale ayuu ku guri jiray kuna dubi jiray dambaskoodana badaha ayuu raacin jiray inta kalena waa toogan jiray 😂
@LINJA__YT
@LINJA__YT 2 күн бұрын
​@@mukhtaarciise2585inuu dhameeyaa fiicnaan lahayd wlhi
@DulmiDiid-tj6rz
@DulmiDiid-tj6rz 4 күн бұрын
Hitler ma waalnaa nio aniga waz yaabaa markan taariikhdiisa daawado muxuu damacsanaa😂😂😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 күн бұрын
Inuu Yurub oo dhan gacanta ku dhigo Midowgii Soofiyeetina qabsado oo uu dadka u dhashayna adoomo ka dhigto oo ay beeraha iyo wershadaha uga shaqeeyaan uuna quwad caalami ah noqdo dalal badan oo caalamka ahna uu ka taliyo cirqiga Germaaniguna uu sarreeyo. Anba hitler waan la yaabaa waa ninka samaystay ciidan dhul oo tiradiisu leegtay 18 malyan, ciidan badeed 3 milyan ah iyo ciidamada cirka oo ah 1 malyan
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 3 күн бұрын
Nin Cajiib ah ayuu ahaa wlhi​@@mukhtaarciise2585
@LINJA__YT
@LINJA__YT 2 күн бұрын
Caalamka inuu hooskeeno jarmalka
@DaqareAbdi
@DaqareAbdi 3 күн бұрын
Ruushka was dad and lagumaysan karin, Hitler gardaradiisa Aya kentay jabkisa, marekanka hada ukraine ayu cawinaya taso keeni krta jabka 100 Sano oo awod marekan adunka kuhaystay.
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 3 күн бұрын
Timo dadashada oo xal loo helay kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉
@abdirashchanel7752
@abdirashchanel7752 3 күн бұрын
Kusaliya Xabibi keena suban caleyhi salatu wasalam ISO follow garaya sxpiyal 😢
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad 4 күн бұрын
❤❤❤❤
@Barsame
@Barsame 2 күн бұрын
Baro diintaada adigoo ka bilaabaya inaad barato luuqadda Quraanku ku qoran yahay. @Barsame
@Barsame
@Barsame 2 күн бұрын
Baro diintaada adigoo ka bilaabaya inaad barato luuqadda Quraanku ku qoran yahay. @Barsame
@Barsame
@Barsame 2 күн бұрын
Baro diintaada adigoo ka bilaabaya inaad barato luuqadda Quraanku ku qoran yahay. @Barsame
@Barsame
@Barsame 2 күн бұрын
Baro diintaada adigoo ka bilaabaya inaad barato luuqadda Quraanku ku qoran yahay. @Barsame
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 262 М.
Ruushku ma wuxuu ku dhacay godkii reer galbeeku la rabeen?
13:29
Waaberi Media
Рет қаралды 95 М.
Такие сладости мама точно разрешит
0:22
Даша Боровик
Рет қаралды 1,5 МЛН
Where are you from?
0:13
ARGEN
Рет қаралды 3,7 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
0:51
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
小丑给天使送新鞋了。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 4,4 МЛН
😨 24 ЧАСА чтобы найти школьную ПИЦЦУ
0:41
Настя, это где?
Рет қаралды 4,3 МЛН