Dagaalkii Xargaga - Taariikh kooban iyo gabayo

  Рет қаралды 52,185

HOYGA SUUGAANTA

HOYGA SUUGAANTA

2 жыл бұрын

Gabyaaga dagaalkii Xargega (1956) ka gabyey way badnaayeen halkan se waxan ku xusnay;
Bile Cumar Carraale
Maxammuud Daallin
Axmed Jaamac (Caadleef)
Cali Abaar Warsame
Jaamac Gacmadheere
Ayaanle Faarax Afweyne
Dhammaantood Eebbe ha u naxariisto, aammiin.

Пікірлер: 63
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 жыл бұрын
Aadan gorad adeero allah yarxamuraximn Cali abaar iyo rag badano aan garanaya halka kamaqlaya sxp nooso badi taariikhda
@aliabdirahman479
@aliabdirahman479 2 ай бұрын
RAG reer Bare ah bishaalash ulama xididin Reer kaas weliba Ahmed barre
@loogecabdijama4853
@loogecabdijama4853 Ай бұрын
Reer barre waaraga kiisa adag
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Ай бұрын
Ale haw naxaristo awoowgay maxamuud jamaac nuux maxamud dalin
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 2 жыл бұрын
Ale ha u naxarito adero axmed jamac 🤲🤲
@csamedsulux6791
@csamedsulux6791 Жыл бұрын
Alle haw naxriiisto adeero Ahmed jaamac caadleef
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Aamiin inader ale ha u naxarito adero axamed jamac cali 🥲🥲🥲
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 5 ай бұрын
Ayeydey aya la idha cadar jamac cadleef
@sakariyejamaladam9860
@sakariyejamaladam9860 3 ай бұрын
Illahay haku naxariisto ayeeyo​@@upsidesalam2870
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 11 ай бұрын
Dadkaas ayaad noo ammaantaan oo waa dawlad iyo waa daraawiish iyo waan wada dhanay noo dhahdaan. Maxaa maanta loola yaabanyahay ummaddan wuxuushta soo ahayd ee taariikhda xun leh.
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 5 ай бұрын
Caydu waa dhaqan ciil qabe Beentu waa tarikh xumo Xaqiiqduna waa abwaanimo Balse Layaab ma lihid adiguyo Ninbaa kuu waramay hal dhinac ah oo weliba xitaa waxa yara maldahna aan garan karin taariikhda sooyaalka si ay dhadhan beenba ha u badnaate u sameyso Wuxuu yidhi waxaan sheegayaa taariikh ma soo qaadatay cid kastaa ha guuleysatee intaas waxbaa lays odhanayee dhinaca kale hal gabay ku faan ama hal goob ku gacan sareyn midna oo ay gabay ku sheegteen iyo adigu mid aad u qirtay midna Ma kacaankii ayaa dhulka ka qaaday Dhulbahante ingiriis soo dejintisii kadibi Waxaan ku weydiiyey Labadan reer ugu yaraan 700 ilaa 600 sano ayey deris ahaayeen ma waxay taariikhdooda ama is hayntoodu bilaabantay 1956 sida uu ku xusay taariikhda Xargaga uu ka bilaabay Dagaaladaas ma waxaa wada gelayey Dhulbahante iyo Habarxabuusheed Mise Dhulbahante oo dhinac ah iyo shan oday oo isaaq ah Dhulbahante vs Habaryonis+habarxabuushed taariikh xumo haday jirto Ingiriis cidan ka horeynin Wakhti badan qolyihii dilaa Waa wax la weydiin karo Soomaalida kale
@cychannel4338
@cychannel4338 4 ай бұрын
masha allah Tolkay ❤
@mowliidoffiac693
@mowliidoffiac693 Жыл бұрын
Nice 😊
@mdhassan2498
@mdhassan2498 Жыл бұрын
Muse abokor waa natada somaliya
@mohamedilkacase1554
@mohamedilkacase1554 2 жыл бұрын
Muuse abokor vs harti buu ahaa dagaalkasi habarjeclo uma dhamayn
@abdydz9565
@abdydz9565 Жыл бұрын
Dhulbahante waligiin buu sidaas idin wasi jiray kkk awowga wad maqlaysa miyanan rogayn ceebta waa laysku rebaye ax 😭
@ahmedawil6279
@ahmedawil6279 Жыл бұрын
@@abdydz9565 waxaa ka danbeeyay geeli nugaal daadsana ma iska daba keenay
@mohamedduale1364
@mohamedduale1364 Жыл бұрын
Ha adeer
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii Жыл бұрын
Muse abukar Vs harti ayu aaha dagalkasu, haber jeclo uumay dhaamayn
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Жыл бұрын
WAA ruun awoowhay baba ku jiray xorynti caynaba maxamuuddalin
@ismailsaleban9783
@ismailsaleban9783 9 ай бұрын
Dhamaan waan garanayaah raga tiriyey gabayadaah lkn ciyaalku garamayaan
@loogecabdijama4853
@loogecabdijama4853 6 ай бұрын
H.jeclo galbeed magurmatay bariga
@maxamedxidig1825
@maxamedxidig1825 Ай бұрын
Muuse abokor naar naar
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 11 ай бұрын
Maantana sidii bay u baahan yihiin in laysa soo kaba raaciyo
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 жыл бұрын
Maskan iyo cagaar habar jecloo maaj usoconaysa
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 2 жыл бұрын
Taarikhda waxaad ka qoraysa darafka reerkiina waana sida ay soomalidu u badan tahay, markaan sheekadu xiiso yeelan mayso. Taarikh noqon maysa waana dhib haduu qofku inta gurigooda sheekho ka soo maqlo ula yimaado bulshada. Marka saaxib is barbar dhig keen!
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 жыл бұрын
@@abdidahirisse1998 taariikh la aan baa kuhaysa miyaa dee waxaad sheegtaad garanba weydey malaha
@AbdiGani-jj5gv
@AbdiGani-jj5gv 3 ай бұрын
Muuse abokor taarikhda soomalida
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 жыл бұрын
Ergolays iyo walaaleeye makala laba taariikhoodba bro
@ayaanamd6987
@ayaanamd6987 2 ай бұрын
Wa midgaan futo jeclaa oo tariikh cusub 2024 raadinaya tariikhdu way qorontahay 😂😂
@omersamatar4219
@omersamatar4219 10 ай бұрын
Taariikhda lama bedeli karo, waase laga been sheegi karaa, markaa dadka halkan ka tanac tanac lehoow taariikhaha did ubaadha taking waxay markhaati u tahay sida Dhulbahante afka uga dhigi waayay Habarjeclo, maxaa yeelay waxa ay Habarjelo tahay ayuu yaqaanaa.
@cabdisemedcabdilaahi605
@cabdisemedcabdilaahi605 8 ай бұрын
Hj weligy waan saarnaaa😂
@cumardayr7446
@cumardayr7446 23 сағат бұрын
adaaba lagu saarnaa ee qisada dhamayso
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Ай бұрын
musaha dhanka bari dege dhibaya daroodka ala ile wllo nala dhasho dhalada weye ama faro nasi dheer alhyow dhankay iga xigan dhabarka hay qawin muuse abkor awooweyaal gulaysta gob walba from maxamed abokor
@CabdiqaniRoople
@CabdiqaniRoople 10 ай бұрын
Muuse abokor
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 7 ай бұрын
Waxaa labada qarni ka soo wareetayi maxaa ka hadlhayiisaan shekooyinka qarnigan ka hadla
@adamabdi4706
@adamabdi4706 Жыл бұрын
Dagaalkasi barkad iyo isaaq aya isku dilay dhulbahate Waligii dagaal issaq isku ma raacin wa ceeb in isu raaco habar Jeclo rero gaar ah ayuunba ooda isaaq xiga kuwa loogu ma tago waayo dhulbhnte haduu is raaco habarjeclo Danbe lama maqleen
@abdihafidali7595
@abdihafidali7595 10 ай бұрын
Oo tan ay muse abokor harti is kaba raaciyeen ma aragtid nio iska aamus waxba maad arage😂
@user-fu5nm1vo1r
@user-fu5nm1vo1r 3 ай бұрын
Habarjeclo Muuqaalka Way Kugu Hoda Milil Ku Hoos Yaal
@SaynabIidle
@SaynabIidle 2 ай бұрын
4:53
@SiciidIkacase-if4od
@SiciidIkacase-if4od 4 ай бұрын
Kawara ma
@user-ev1mj9wr3l
@user-ev1mj9wr3l 9 ай бұрын
Alla been weynaa qofkani
@AhmedIbrahim-ew8jg
@AhmedIbrahim-ew8jg Жыл бұрын
Caqligii la isku dilay 1956 ayaa maanta nool 2023. Xalka somaliya waxuu kujira in dalkaas la qabsado markas bay somalida nabad qaadan.
@Dulqusley
@Dulqusley 4 ай бұрын
Se dareeme manta habar foorar jeclo 😂
@mohamedracdeye383
@mohamedracdeye383 2 жыл бұрын
Faankii habar jeclo weeye. Goormay dhulbahante linin kala tageen
@user-lq8uh1ql4d
@user-lq8uh1ql4d 11 ай бұрын
Dhulka isaaq yaaleh
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 10 ай бұрын
😂😂😂 faaaan
@cumardayr7446
@cumardayr7446 23 сағат бұрын
dhulbahante waa reer yar oo habarjeclo damiin ka tahay maanta idiinku horeysa inaad faantaan
@Dulqusley
@Dulqusley 4 ай бұрын
Habar foorar jeclo 30 ergo laga bireyey oo meydkoodi geedaha la sudhay Xargaga lafihi ey door ba dadsan wali. Guusha waxa lagu garta cida u dambeyse gobti dirired. Barkad isn’t not easy
@aliabdirahman479
@aliabdirahman479 2 ай бұрын
6 Nin bay ahayeen lkn Mxaa ka danbeeyey
@apdihakimck602
@apdihakimck602 4 ай бұрын
Hj🫡
@KayseCoday-rh4ll
@KayseCoday-rh4ll 8 ай бұрын
Mouse abakor libaaxaydi
@mohamedduale1364
@mohamedduale1364 Жыл бұрын
Ceeb
@cumardayr7446
@cumardayr7446 4 күн бұрын
daaroodkii heatka wada gaadhay beenta kulahaa😂
@SaynabIidle
@SaynabIidle 2 ай бұрын
Barkad qudha malinka cibadaystay
@user-xr9bg3dn6p
@user-xr9bg3dn6p 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@abdilahifarxan2492
@abdilahifarxan2492 10 ай бұрын
Taariik beena la sameysanya idoor nacalad idin kortey
@abdikhadaryuusufismail2683
@abdikhadaryuusufismail2683 8 ай бұрын
Adiga ha ku koorto 😂
@user-fu5nm1vo1r
@user-fu5nm1vo1r 3 ай бұрын
Waa marka dhulkaba ka qaadayba iska kay dhici lahaydeen maatayahay
@user-ef1st5ox8l
@user-ef1st5ox8l 9 ай бұрын
Beenaale
@dugsiiyeofficial6762
@dugsiiyeofficial6762 Жыл бұрын
Been badanaa qofkani
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Dhirbaaxo jin   Silsiladii HURGUMO3
24:37
Mr Xigmadle
Рет қаралды 121 М.
Bide faarax gaas gabay cajiiba
9:43
Khadar guure
Рет қаралды 26 М.
gabay isaaq vs harti daarood‼️‼️
11:40
Mohamed faro
Рет қаралды 15 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН