Dalkan inaad xanjo cuntid waxaad ku galaysaa jeel! Qawaniinta ugu yaabka badan ee ka jira Singapore

  Рет қаралды 45,292

Waaberi Media

Waaberi Media

Ай бұрын

Dalkan inaad xanjo cuntid waxaad ku galaysaa jeel! Qawaaniinta ugu yaabka badan ee ka jira Singapore

Пікірлер: 49
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 Ай бұрын
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk Ай бұрын
Magaca llah ma ujeedaan walal yaal kusaliya nabigeena mohamad sallahu calehi waslam
@870mx
@870mx Ай бұрын
Waaberi waxaan kacodsanayaa inuu muuqaal siday uhorumartay sinkaboor
@waryaaqadaro8473
@waryaaqadaro8473 Ай бұрын
Aniga hadda Somalia wax Ka mamnuc la idhihi lahaa waa in laga mamnuca every muqadarad especially qaadka
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt Ай бұрын
Waa cajiib aniga xanjo la'aan maba jogi karee, Alxm ilaahay baa somali iga dhex beeray
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Ай бұрын
Hhhhhh
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Ай бұрын
4:26 shekadaan waxaa iga anfacay qeybta WiFi ciyaalbaa idhibay😂
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 Ай бұрын
Baqilow hotspot iska fur 😂💔
@ShaakirAxmed-ey2ir
@ShaakirAxmed-ey2ir Ай бұрын
sidaan cml somalia ayee ku fcneed 😢😊
@SakariyeMubarik
@SakariyeMubarik Ай бұрын
Zxp ayamahan mudo udhaxaysisa video yadada
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 Ай бұрын
War dalku nadaafad waynaa oo wanaagsanaa sharcigiisu waaban degayaa iinshaa allaah waanka helay😊❤
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 Ай бұрын
Aan isladegno😂😢❤
@SAALAXWIITO
@SAALAXWIITO Ай бұрын
Ina ka oo is ku diinah oo isku luqad ah oo qowmiyad ah maxaa inoo diiday inaa is ku duubano 😢😢
@siciidaxmed214
@siciidaxmed214 Ай бұрын
Hore u soco wllo qali waxa tahay bulshe dhise. aniguna waxyaabo badan ayaan kaa faa.idey oo nolosha ku saabsan
@kafaaidysowaqtiga
@kafaaidysowaqtiga Ай бұрын
500k is coming soon inshalah bahda waaberi media❤
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Ай бұрын
waaba hadaan tago haliiganaaxo
@SaciidAbdiqadir-zg5ke
@SaciidAbdiqadir-zg5ke Ай бұрын
team waa beri like
@CabdallaAli-hq2xq
@CabdallaAli-hq2xq Ай бұрын
Masha Allah ina adeer😊
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 Ай бұрын
7:00 😂😂😂 xeerkas somalida u bahan nio 😂
@maxamedherer20
@maxamedherer20 Ай бұрын
Qofkii ugu horeyay ee daawada videoga 😂✋️
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Ай бұрын
Wifikka qofkale uu leeyaha hadaan isticmaalo see leygu ogaanaa😮
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Ай бұрын
Code ayaa usoo dhacaya waayo waa dad technology ku hormaray😢
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 Ай бұрын
Wadan saan hakaa ahaado ama iska dhimo
@cusmaansheekh1911
@cusmaansheekh1911 Ай бұрын
Aniga waxaan maalin arkay wadama reer galbeedka mid kami ah ayaa wiil somali ah meel lawada fadhiyo candhuuf kutufay bolis ayaa qabtay waxaa lagu ganaxay 2 yuuro Siquursi ah ayuu udiiday ok yiri wax fiican mey nagu ganaxaan lkn isaga ma ogeen in safarkii uu kujiray lagu sii sugayay madaarka
@CabdirashidXaydar
@CabdirashidXaydar Ай бұрын
Konton yuuro ayaa la igu ganaxey waan boodey😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Ай бұрын
Aduunku wuu noocyo badanyahay
@user-ij5ig9ds3v
@user-ij5ig9ds3v Ай бұрын
Abdirahman waaberi asc
@user-ez9ex8je3s
@user-ez9ex8je3s Ай бұрын
Masar anaa gacan u tagay xanjo dhacday agtooda ka tahay saqir iyo kabiir meel kasto😂
@user-fv2ed4uu9z
@user-fv2ed4uu9z Ай бұрын
First comment
@YoonisMaxamed-ud3rc
@YoonisMaxamed-ud3rc Ай бұрын
Ferst comment
@SakariyeMohamed-wn1bi
@SakariyeMohamed-wn1bi Ай бұрын
Zxp sobadi lagend plz
@ZEYFI_70
@ZEYFI_70 Ай бұрын
Waaberi media❤
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p Ай бұрын
Somalia bay kufiicantaha inay SAAS noqote hah 😢😢😢😢
@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow Ай бұрын
War commenting waxmateree waxaa muhiima ina aqoon ka korrosatid🧐
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Dalkaa sharciyadiisu sidaa u adag yihiin haduu qof soomaali ahi tago way fududahay sida ugu haboona way u fulinayaan sharciyadaas balse markuu dalkiisa iyo ciidiisa joogo ha ku sheegin, waxa laga yabaa intuu sii fasahaadinayaa inay ka badataba intuu wax qaban lahaa. Dal kastaaba waa dadkiisa iyo siday ka yeelaan.
@user-jt5gf5mh3g
@user-jt5gf5mh3g Ай бұрын
❤❤🎉
@cabdiaadan55
@cabdiaadan55 Ай бұрын
Waa yaab
@MustafeMaxamed-mk8lx
@MustafeMaxamed-mk8lx Ай бұрын
Sigaarka way asiibeen
@sadaqaxmed38
@sadaqaxmed38 Ай бұрын
Pᴜsʜ Tʜᴇ Lɪᴋᴇ Bᴜᴛᴛᴏɴ 👍
@Samira.2029
@Samira.2029 Ай бұрын
❤❤❤❤
@ImD-gx7up
@ImD-gx7up Ай бұрын
4:59
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Aduunka heer kaas buu marayaa halka soomaaliya maalin walbo dad lagu dilo. Walibo Mar marka qaar 200 oo qof Hal la dilo. 300 kalane la dhaawaco. Dadka sidaas wax u dilaayo waa dad muslimiin sheeganaayo
@maaripboy6354
@maaripboy6354 Ай бұрын
Waayab😂😂😂
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
inaga dalkeenu wuxu u bahaan yahay in laga mamnuuco Tiktok, Qaadka iyo Qabyaalada , nasiib xumo se, dawladaha tirada badan ee dalkeena ka jira kuwa yiri madax baanu u nahay baa 1 ka ah kuwa isticmaala, madax iyo shacab ba hala dhex butuluqsado baa ka dhacday markaana 😂
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz Ай бұрын
Wagar😂
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Ай бұрын
Wali kuma uu dhawaaqin Jasiirada magaceeda waxanse filayaa in ay tahay Singapore
@mohamedak9969
@mohamedak9969 Ай бұрын
2:03 halkaas ku noqo wuu shegy zxp
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Ай бұрын
@@mohamedak9969 intii aanu Sheegin ayan soo qoray pro
تكوين الملحدين | عبدالرحمن بابقي
21:50
Abdulrahman babgi
Рет қаралды 39 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 171 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Ruushku ma wuxuu ku dhacay godkii reer galbeeku la rabeen?
13:29
Waaberi Media
Рет қаралды 97 М.
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 1,9 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,3 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 13 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
0:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,1 МЛН