Dalmar iyo Dr Abas

  Рет қаралды 9,822

Dalmaronline

Dalmaronline

8 жыл бұрын

Waa barnaamij taxane ah oo ku saabsan caafimaadka. barnaamjikan waxaa uu dhakhtarku uga hadlayaa xanuunka dhimirka ee ah depression.

Пікірлер: 27
@mustafhamza400
@mustafhamza400 6 жыл бұрын
Maasha allaahu, Adeer, runtii waa cashar qiimo leh oo aan wax badan ka faa'idey, insha allaahu casharo kalena inoo diyaari si ummada somalida ahi uga faa'ideysato, mahadsanid.
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 4 жыл бұрын
Dr halkeen kaala soo xiriiraa calaamada hurdo la'aantaasi oo joogtada ah waan leeyahey & daalka & madax xanuun joogta ah ee please halkeen kaala soo xiriiraa talo ayaan ubaahanahey
@xaragocuntokarin3818
@xaragocuntokarin3818 4 жыл бұрын
Asc dr abas cudurka gaaska caloosha oo ka dhasho bagteriyada min daa waad maloo cunikaraa
@yusracaaday3160
@yusracaaday3160 3 жыл бұрын
Intaa ushegayaba wan isku arkay alxaamdulilah waaxa an kaaga bogsaday 40 cisho o khuurusha okaliya culiimada dacwada waan huba in kuu dhaaqanka diinta is ilaamku daawo kataahay calaamdaha horee odhaan dinta islaamka ayaa dani ku jiirta
@dhaganaasofficel485
@dhaganaasofficel485 6 жыл бұрын
Xanuun ayaa iga hayo xaga wadane dhowr mar ayaa baaritaan maraye waxaa la I saaraye ECG normal waaye ayaa la yiri hadane waa ku laaabtaye sidii oo kale hadane muda 1 sano ah ayaa ka cabanayaa in wadane istaag cml hadane , xabadka waa I shanqrayaa hadane waa olalayaa iyo kuleel aan garaneenin meesha oo ka imaadaye daal waqti waliba ah waliba madax xanuin waa jiraa waliba gacma ah waan ka dhidida waliba marane waxaay I noqonayaa qabow baraf oo kale ah somalia ayaa jogaa dr halkee caawinaad ka radsada arintaan aad aya ugu wareersaye cabsi joogta ayaa leyahaye
@cabdicasiisaadan4645
@cabdicasiisaadan4645 3 жыл бұрын
Aniga saa noqday anaa kuu sheegaya
@Nm322
@Nm322 2 жыл бұрын
@@cabdicasiisaadan4645 Wll intaan kaala soo xiriira anaa saas ahe
@cityherbalchannel6370
@cityherbalchannel6370 7 жыл бұрын
Dr abas dhibarasharka dawo mooleyahay
@mohamedahmedabbas3752
@mohamedahmedabbas3752 7 жыл бұрын
Haa, xanuunka depression-ku dawo wuu leeyahay. Dhawr nooc oo dawooyin ah ayaa jira oo xanuunkan depressionka lagu daweeyo; sababtoo ah xanuunka depressionka ayaa dhawr nooc u kala baxa. Dr. Abbas
@NacimoCabdi-vp8fd
@NacimoCabdi-vp8fd Жыл бұрын
​@@mohamedahmedabbas3752❤
@cityherbalchannel6370
@cityherbalchannel6370 7 жыл бұрын
asc Dr xagee kala so xariraaa xagee jogtaa nanbarkada iso qor ama email kada adigo raaliya
@mohamedahmedabbas3752
@mohamedahmedabbas3752 7 жыл бұрын
ASC Falis, waxaan joogaa dalka Holland, waxaanan barnaamijka wacyi-gelinta ee caafimaadka ee Dalmar iyo Dr. Abbas kaga hadlaa inta badan xanuunada dhimirka; wixii su'aallo ah waxaan iigu soo gudbin kartaa forum-kan barnaamijka caafimaadka. Dr. Abbas
@bashefx9697
@bashefx9697 7 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Abbas dre waxan kaa doonayaa calamadaha gaska waan fiirsaday lkn gaska dikaam ma leyahay xundhurta ilaa boga feeraha hoosteeda waxan ka dareemayaa sida wadnaha in ayey u dhaq dhaqaaqeysaa?
@mohamedahmedabbas3752
@mohamedahmedabbas3752 7 жыл бұрын
ASC, Calaamadaha xanuunka gaastriga ee qofka xanuunkani hayo uu dareemaa waxay nabar bogga ah oo ku beegan xudunta iyo laab-taxowda dhexdooda, nabarka waxa weheliya matag ama laba-labo, laab-jeex badan iyo dareen dibiro ah. Xanuunku marka uu qofka ku xumaado ee aan laga daweey, waxa mataga soo raaca maraka qaarkood dhiig; mararka qaarkoodna midabka saxada ayaa madoobaada, taasina waa calaamad culus oo ah in uu dhiig ka soconayo ama caloosha ama mindhicirada. Calaamada dikaam-ka ah ee aad i soo weydiisay ma laha gaastrigu. Waxaan kugula talinayaa inaad takhtar takhasus u leh xanuunkan oo kugu eega qalabka loo yaqaan Gastroscopy.
@bashefx9697
@bashefx9697 7 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Abbas dre waan tagay dhaqtar waxay iisheegeen inaan qabo helicobacter pylori kaniini yal ayay iisoo qoreen omperizole iyo amoxiline iyo kanii kale waxana qaadanaya 5 maalmood wax isbadal ahne iskama dareemin xanuunka dikaam ka ah madaxa iyo calosha aya isla boodboodaya hal mar
@bashefx9697
@bashefx9697 7 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Abbas waxan joogaa somalia
@cityherbalchannel6370
@cityherbalchannel6370 7 жыл бұрын
doctore depression dawo muu leyahay
@mohamedahmedabbas3752
@mohamedahmedabbas3752 7 жыл бұрын
Falis, su 'aasha aad i soo weydiisay ee ah: Depression-ku dawo ma leeyahay, waxay tahay jawaabteedu: Haa, depression-ka waa la daweyn karaa. Waxa jira dhawr nooc oo depression-ku u kala baxo sida: Minor Depression, Major Depression, Bipolar Depression iyo Post-partum depression. Noocyadaas depression-ka waxa badankooda lagu daweeyaa dawooyin loo yaqaano Antidepressants, Xanuunka Bipolar Depressionku wuxu leeyahay dawooyin gaar ah. Su'aashaada labaad waxaan filayaa inaan halkan kaga jawaabay Dr. Abbas
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Mohamed Ahmed Abbas wll ani bu I haya ee se lodwrye
@yout301
@yout301 3 жыл бұрын
Waxaan jeclaa inaan laxidhiidho Dr Abas
@yout301
@yout301 3 жыл бұрын
0025377384552 Djibouti
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 5 жыл бұрын
Xanuunka ADHD ka soo hadal
Dalmar iyo Dr. Abbas Xanuunka waalida
24:59
Dalmaronline
Рет қаралды 14 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 12 МЛН
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 172 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 7 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 33 МЛН
Prof.Ahmed Samatar 2014 interview
33:24
Dalmaronline
Рет қаралды 42 М.
Prof.Ahmed Samatar interview
38:19
Dalmaronline
Рет қаралды 42 М.
Prof. Samatar oo ka hadlaya khilaafka xisbiga Kulmiye
19:57
Dalmaronline
Рет қаралды 29 М.
Wareysi Prof. Ahmed Samatar sep 2015
29:15
Dalmaronline
Рет қаралды 22 М.
Wareysi Abdirahman Cirro
15:21
Dalmaronline
Рет қаралды 9 М.
Wareysi Prof.Ahmed I Samatar
41:44
Dalmaronline
Рет қаралды 29 М.
Wareysi Maxamud A Nuur Tarzan
29:16
Dalmaronline
Рет қаралды 18 М.
wareysigi awes
17:03
Dalmaronline
Рет қаралды 388
waziir ataako
18:04
Dalmaronline
Рет қаралды 346
Ama training weekend
3:09
Dalmaronline
Рет қаралды 352
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 12 МЛН