Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac

  Рет қаралды 3,869,411

Damaashad1

Damaashad1

12 жыл бұрын

Пікірлер: 1 800
@guledmohamed4192
@guledmohamed4192 Жыл бұрын
2023 Qofkii soo boqday heestan waa Legend wllhi 🎉😢❤️
@ayaanahmed4571
@ayaanahmed4571 Жыл бұрын
🤟🤟🤟🤟
@mariacabdi4913
@mariacabdi4913 Жыл бұрын
Ani😢
@iftinahmed6536
@iftinahmed6536 Жыл бұрын
🫰
@SomaliChanel
@SomaliChanel Жыл бұрын
Bk ayan kaso arky yado bila musc ah
@khanzadahir3570
@khanzadahir3570 Жыл бұрын
@@SomaliChanel isku mid walhi war jecli
@mustafemagafe7264
@mustafemagafe7264 6 ай бұрын
2024 Qofki so Booqdayy wa Legend Hamplyo❤😢
@NasroSiciid-ud7rg
@NasroSiciid-ud7rg 6 ай бұрын
Haa😂😂
@user-pe8tm2pm5i
@user-pe8tm2pm5i 5 ай бұрын
Hhh❤
@aichayacin78
@aichayacin78 4 ай бұрын
Haa
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 3 ай бұрын
3 month Thank you wllo ❤😢
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 ай бұрын
Haa😢❤
@abdullahimaracade8355
@abdullahimaracade8355 2 жыл бұрын
2022 qofkii ila soo booqday heestaan waa legend..
@istarismacil384
@istarismacil384 2 жыл бұрын
Anga cml😁✌🥺
@abdullahimaracade8355
@abdullahimaracade8355 2 жыл бұрын
@@istarismacil384 Legend
@qalbilula4902
@qalbilula4902 2 жыл бұрын
legemad lee fahmi kartaa👌🏻
@abukarabdi9593
@abukarabdi9593 2 жыл бұрын
Aniga🥰
@istarismacil384
@istarismacil384 2 жыл бұрын
@@abukarabdi9593 Cimriga alle hno dhereyo Intaanbo hadan NooL nhnay alx😁🥰🤲
@hanadugsiiya3681
@hanadugsiiya3681 3 жыл бұрын
Yaa ila soo bookhday heestan 2021 😍is muujiya bal saxiibayaal
@nasibyare5042
@nasibyare5042 3 жыл бұрын
Fadlan taariikhda heestan baar ❤❤
@fadumosahra4754
@fadumosahra4754 3 жыл бұрын
Aniga
@fadumosahra4754
@fadumosahra4754 3 жыл бұрын
Waliba kama daalo
@Noone-sd4kr
@Noone-sd4kr 3 жыл бұрын
@@fadumosahra4754 as
@rahmakofficial8919
@rahmakofficial8919 3 жыл бұрын
@@fadumosahra4754 qqqà
@user-xm3tw3hb3u
@user-xm3tw3hb3u 7 ай бұрын
2024 qofkiii hestaan soo boqday ha isoo qabto😂😂
@kafiyachannel3402
@kafiyachannel3402 10 күн бұрын
Waa i kanaa anigaa socdo 2024/07/28
@nafisasweaty66
@nafisasweaty66 Жыл бұрын
yaa legend ah oo halkaan so booqan doono ama xligan commentiga so qorayo dhageysanya heesta😊😂
@ahmedcali1050
@ahmedcali1050 Жыл бұрын
Aniga cwa dhgysanya 29/9/2022
@zumeyrachemale
@zumeyrachemale Жыл бұрын
Anig 4/10/2022
@nafisasweaty66
@nafisasweaty66 Жыл бұрын
ciil ma idinku gabobay mxa so doonteyn😂
@nuuranalka6083
@nuuranalka6083 Жыл бұрын
Ciil marku iqabto isku sasabaa hestan
@najmamohamud114
@najmamohamud114 Жыл бұрын
6/10/2022 war heesta qeyb bis aqaan cawaan arkay iyado dhamestiran
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 Жыл бұрын
2007 anigoo wado gaari xaajiyo qamsiin Abu katiina heestan iidarantaha tuulo kutaal hiiraan ari wadada dhax daaqaye laaye uga yaraan 7neef dardaray 2023 tik took ku arkay iyada lasaaray fahmo fiicaney waan soo raadshay hadaa iga danbeyso like 👍 dhac iigu sii
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 10 ай бұрын
Ana gbr idhw ciil daremeso saas uso booqdy😢
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 8 ай бұрын
@@nasraabdi4249qofka ciil kubada loma jabo fadhiga lagakacaa oo la shaqa taga oo meel laga soo baxa
@user-xk1tj6yb4f
@user-xk1tj6yb4f 3 ай бұрын
Waa ku salaamy legend yow inta dhimatay oo xaajiyo wadi jirtay allaha u naxariisto, sida ilbarre aboorey iyo c.salaan tahliil hiiroole oo bilooyin ka hor aan geeridiisa maqlay😢😢
@niyaaladem
@niyaaladem 8 күн бұрын
War ariga islaameed maxad u leeysay?😮😮😮. Belo, ma murqaanbaad ku jiray? War gaawaarida si degan u wada.
@user-nj5wu5kn1y
@user-nj5wu5kn1y 27 күн бұрын
2024 inta ila soo boqatey❤😢😢😢😢 rabbow gabadh dhaha soomali yeed ugar gaar❤❤😢😢
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Hadi aad hada timid waa 2021 Sido kale ayaad soo radise Like isaar bal si an u ogado inta iga dambeyo..
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Si qoysnima marka lagu ciilo wax ka xun ma jirto aduun lkn marba hadlii Hooyo ledahy wax walba helaysa Rabow hayga ka qadin hooyo❤❤
@user-fm4vt3ly2g
@user-fm4vt3ly2g 19 күн бұрын
😢taaso walal la.aan iyo aabo la.aan iyo hoyo la.aan ahey
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 18 күн бұрын
​@@user-fm4vt3ly2g khayr iyo wanag bay noqonaysa gacalo😢❤
@masudyare1154
@masudyare1154 13 күн бұрын
@hodisaisack7790
@hodisaisack7790 3 жыл бұрын
"Cil igu gabobiyo godob bantirsanaya" runti hestan marka dhageystp wan ilimoda xasus ayan gala. Qof walbo oo insana tariq buu leyahay, anago 8 carur ah ane aan ahay yaran ayu abahayn naag kale gursaday iska tagay,, dib dambe noguma soolaban. Hooyo mcn aya naso kurisay nalaso dhibtotay,, cala kuli xaal diintena islamka samar ayay na fartay manata ani asaga xaqisa waan siya. It hurts sometimes but forgivness is best😪😪😪
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 2 жыл бұрын
Baayo wa aduun samirka mujisen halkina kasii wada
@khabiirkhadarkhibra3029
@khabiirkhadarkhibra3029 2 жыл бұрын
Sorry walaal
@luulsidiishekhsalah829
@luulsidiishekhsalah829 2 жыл бұрын
Sorry xabibti qof waliba taariiq ayuu soo mary
@inaolowsowceyntesowceynte8090
@inaolowsowceyntesowceynte8090 2 жыл бұрын
Mom allow aduun io aaqiro damnigaga dhaaf makankagana jano ka yeel
@abdirahmaanahmed6737
@abdirahmaanahmed6737 2 жыл бұрын
Arsaaqdaada intuu alle kaaga qorey ayaa intaas aheyd. inaad sidaa u kortaan ayaa qorneyd. aabahaana ma go' amin karin inuu idin la sii joogo. sidaa darteed waalidkaa u ixsaan fal. si caruurtaada kugu ixsaan falaan. hana xusuusin maalmihii tagay waalidkaaga. adigoo tusinaya inuu shalay wax kuu qaban maantana aad wax u qabaneyso.
@intisaammohamed1976
@intisaammohamed1976 Жыл бұрын
Nolshani Geeri dhanTo wlhi Qoralkan Ano oynaYo ayan so Qoray 15 Jan 2023 ilahyow adaa iga sari kaRo😭 ciil igu Qabobay iyo GodobaN Tirsanaya cidii ii GarabeyN😢
@sumayojilao6379
@sumayojilao6379 Жыл бұрын
Qalbiga alle haku qaboojiyo abyo mcn😰🤲
@ciiltire2236
@ciiltire2236 Жыл бұрын
Sorry INtisaam dunidan ciil kama damado qalbiga Allah hakuqabojiyo 😫😭
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
wll alaha kaa saaro lkn maxaad ka caban ma ila wadaagi kartaa
@mariama7878
@mariama7878 10 ай бұрын
Wll nosheeg waxa kacabanaysid taledena inay ku anfacda laga yanaye
@baalweyne4352
@baalweyne4352 7 ай бұрын
Walaal salaad kaalmayso niyada kheyr u sheeg ilaah idsnkiis hadafkaaga waa gaarine
@tuulofarajar986
@tuulofarajar986 2 жыл бұрын
Yaa ila soo booqday heestan 2022😍 ismuujiya azxbata
@hudajama
@hudajama Жыл бұрын
☝️😂
@amadahayir2485
@amadahayir2485 6 жыл бұрын
waaa hees kaliya oo ay xasuustyda ku duuganthy Hadaad fikirka ila qabto like saar
@najmafarah6696
@najmafarah6696 6 жыл бұрын
Amada Hayir kula mid walleee
@Maxamedeeq-iq5iv
@Maxamedeeq-iq5iv 5 жыл бұрын
Amada Hayir yaaa
@aliahmed109
@aliahmed109 5 жыл бұрын
Warkiugudabeyaydunida
@mohamednur3164
@mohamednur3164 5 жыл бұрын
kul miid ahye
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 5 жыл бұрын
Sido kale wan kula qaba fikirkaka wlo
@mumtaasa.raxmaan9289
@mumtaasa.raxmaan9289 Жыл бұрын
Caawa heestan ayan xasuustay marwalboon ciiloodana wn dhagystaa lkn wxn goaan ku gaadhay hada kadib inaan gaadho guula badan oo nolsha ka mid ah ilhayoow ii rumee qofkiii I arka amiin haysoo dhoho waxa lags yabaa in ilhay ducada ii aqbalee 😭😭
@hodanmohamed5713
@hodanmohamed5713 Жыл бұрын
AMIIN hno
@fuaadwarsame3514
@fuaadwarsame3514 Жыл бұрын
Aamiin
@user-br9by4dx3h
@user-br9by4dx3h Жыл бұрын
Markay wa si kaa noqdaan quraanka alle ku ciil bax
@fartuunjamac5537
@fartuunjamac5537 8 ай бұрын
Amiin
@user-qz2jf8wz3t
@user-qz2jf8wz3t 8 ай бұрын
Amiin
@iqromohamedahmed2755
@iqromohamedahmed2755 3 жыл бұрын
ya ilamida tiktoke kaso dawde o inta uso radshy is mujiya 23\3\2021🤞
@ibrahimiltiredouale8059
@ibrahimiltiredouale8059 3 жыл бұрын
J aime
@safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905
@safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905 3 жыл бұрын
Aniga so radiyay
@cawaleabdirizak284
@cawaleabdirizak284 Жыл бұрын
Hpen jimce 6/10/2022
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
YAAA DAWANAYA TOLOW SANADKAN CUSUB 2020 WAN IDIN SALAMAYAA 🤔🙋‍♀️❤
@muadalas6855
@muadalas6855 4 жыл бұрын
Fariinta abaayosdir
@bukhaariahmed4024
@bukhaariahmed4024 4 жыл бұрын
anaa kula dawnya
@alimohamud1251
@alimohamud1251 4 жыл бұрын
AMIIRA QURUX aniga gacalo❤️
@aminoahmed4446
@aminoahmed4446 4 жыл бұрын
Xaadir shrfy
@mustafelugatoor3863
@mustafelugatoor3863 4 жыл бұрын
Sidoo kale maanta 20/2/2020 ayaan dawanayaa walal
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 6 жыл бұрын
Alla maxay waqti badan isoo wehlisay oo iga ooyisay heestan alla maxay xasuustayda ahayd waqti iyo waayo tagay
@faysaljiite255
@faysaljiite255 5 жыл бұрын
Zeinab Ali Omar kkkkkkkkkkkkk heesta waa garbaash dadka inta bdn ma fahamsano ismaciil cumar geele ayee ku socota waxba gargaar ha i tarin aniga cml kk
@weheliyeHalooyeelo
@weheliyeHalooyeelo 4 жыл бұрын
Ina geele iyo naagtani maxaa ka dhaxeeya
@antalialand3091
@antalialand3091 4 жыл бұрын
Ayaa ila daawanaya caawa 14/11/2019
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
@@antalialand3091 aniga
@saidkamaal709
@saidkamaal709 3 жыл бұрын
Hees jacel maahan
@shugriishak8989
@shugriishak8989 3 жыл бұрын
Waxaa dhagysnah 2021 /3/21 intaa ikadanbyso like idhafaa Xasuus wye 🥺🥺
@ramlaliina4416
@ramlaliina4416 3 жыл бұрын
Anaa kulamid ah aad ayan ujeclahy hestan
@maryamaabdikadir9612
@maryamaabdikadir9612 3 жыл бұрын
Sidokale xbbty 🙂
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 Жыл бұрын
2021 ka /3 aad maalin madow ayay I ahayd ila hada wixi naso gaadhay aniga iyo familkaygaba qalbiga i holca😢cawo ay 2022 ka tahay bishi 10aad 9 kedi ayan masejkan qoraya 😢😭ciil igu gaboobiyo godoban tirsanaya😢
@user-oj3sz9eo9n
@user-oj3sz9eo9n 6 ай бұрын
2024 qof kuso laabtey Hestan koley. Darenkisa waan dareeeMi😢❤
@sagalabdikadir1476
@sagalabdikadir1476 Ай бұрын
Sowmha 💔😭
@user-oj3sz9eo9n
@user-oj3sz9eo9n Ай бұрын
@@sagalabdikadir1476 Sagal qofkad jeclayd ma ka Tagay❤️😭
@user-oj3sz9eo9n
@user-oj3sz9eo9n Ай бұрын
@@sagalabdikadir1476 Sagal qofkad jeclayd ma ka Tagay❤️😭
@simanmuhumad7043
@simanmuhumad7043 5 жыл бұрын
2019 yaa iladawanayo queentena
@ninnaagjecel7996
@ninnaagjecel7996 5 жыл бұрын
@siman 👆
@Craxmaancirro
@Craxmaancirro 5 жыл бұрын
Duqda Horta hada weli sidii may u niikisaa hhhh
@aayaheenanoloshaaan4691
@aayaheenanoloshaaan4691 5 жыл бұрын
Walee aniga
@nimcofarax5131
@nimcofarax5131 5 жыл бұрын
Aniga simanteyda
@minoweyare9359
@minoweyare9359 5 жыл бұрын
Siman Muhumad me
@paixinterieur6331
@paixinterieur6331 5 жыл бұрын
Queen of cissa Nimco jamac, may god protect you mama 😍
@nasibyare5042
@nasibyare5042 3 жыл бұрын
Taariikhda heestan aan idin ka dabageeyo, heestan waxay ka hadlaysaa jacayl dhab ah oo dhex maray madaxweyne ismaciil cumar geele iyo fanaanada nimco jaamac dhalinyaro nimadoodii hase yeeshee calaf uu kalageeyay oo ismaaciil wuxuu guursaday khadro Maxamuud xayd . Markaa waa garnaqsi. Jacaylku hawaaro ❤❤❤.
@aminaabdirahman6284
@aminaabdirahman6284 3 жыл бұрын
Wow 😯 mahad saniid walaal
@missjano8249
@missjano8249 3 жыл бұрын
Beenaleh ala beenaleh aya tahay inaderked weyan oo wasir aha waxay la hadlaysey ismacil waliged maa jeclan nicmo kadra haid shalay weyan ismacil gabadh hore iyo carur hore ayu laha kadra naa nin afar ayey ka timid oo ismacil kaso raactey ilahay ka baq
@abshirahmed4665
@abshirahmed4665 3 жыл бұрын
Sida qaalibka ah jcylku natiijo mayeesho wlh calafkaa kawayn
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
@@dromarhabeb war magalada ka seexda beenaleh tahay waxad oogtahin maleh hadi ay jeclatey ismaciil waa inaderked khadra haid wey ka xiigta
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 2 жыл бұрын
@@missjano8249 Ciise miyaa ayada
@naimaahmed346
@naimaahmed346 Жыл бұрын
2021 ilaa 2023 aan dhageesanoya heestan gacanteyta meel sare wey gaartay inta ii dhiman Allh ii dhameestiro ii soo duceeya 18/2/2023 😢💔🥹
@mahadabuukar3171
@mahadabuukar3171 Жыл бұрын
Allaha kuu siyaadsho wll
@saidojama1170
@saidojama1170 Жыл бұрын
Ameen Yaa Rabbi abaayo waad guleysaneysaa InshaAllahu sow gabar soomaliyeed ma tihid dhabar adeeg iyo dadaal Ilahay baa noogu deeqay Alhamdulillah
@najmanadar9453
@najmanadar9453 3 жыл бұрын
Ciil igu gaboobiyo godop baan tirsanayaa😭💔 Meel Aana karaadinin malaahn yaa ila daawanyo 15,1, january 2021😭💔
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 3 жыл бұрын
Najma 03/04/2021 ayaan dawanaya
@aishabashir6405
@aishabashir6405 3 жыл бұрын
@@jamalfaras5063 anigan hdan dwan 🥴🥴🥴
@itsamouna1548
@itsamouna1548 3 жыл бұрын
5/4/2021 baan daawanayaa ana
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 3 жыл бұрын
Xasuus ayaa la wada galay ayan u malaynayaa
@rahmaoficial6759
@rahmaoficial6759 3 жыл бұрын
@@jamalfaras5063 Dld2oldlfroflffflot0t99
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 3 жыл бұрын
Maanta oo ciid ah ayaan dhagaysanayaa Allow dambigeena dhaaf oo heesaha Naga madobee 💔
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 жыл бұрын
Aaamin apyo
@AbdullahiSalaad-tu3nb
@AbdullahiSalaad-tu3nb Жыл бұрын
one of the greatest somali song with the greatest singer Marwo Nimco jaamac Nigil halgamaa aanan helin hanaankii aay mudneyn xaqiiqdii
@mustafemagafe7264
@mustafemagafe7264 3 ай бұрын
24/04/2024 Xasuusaha Qaar Qalbiga u baahan 😢❤Like
@benmohamed2545
@benmohamed2545 5 жыл бұрын
Des Djiboutiens qui regarde encore liker ici ??? Neima Djama une héroïne Dhiboutienne international
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Жыл бұрын
Cawan soo radiye waa habenkii igu horeya aan dhagaysanayo hestan😢😢
@khadarmuuse5472
@khadarmuuse5472 9 ай бұрын
Ilaa dabayaqadiii 2023 hadad dhagaysanayso heestan📻🖥️🎵
@jassiemuse8366
@jassiemuse8366 6 ай бұрын
Markasto oo an dhaageysto hestan waxan so xasusta hoyadey mcn ,hoyo mcn gesi ba thy abalkada magudi karno you're warrior mom ,❤😢Aabe adna waxd hoyo anaga nogeystey wax la hilmami karo maha 🥺😭Ya Allah hoyoyinka ilmohoda lagu dayacay wailba qof ku cawin jirin garabkoda noqo, ❤❤
@qabri9195
@qabri9195 Жыл бұрын
Hestan gabar aan jeclahy Aya ibartay, Najma oo kunol Canada qasatan Ontario, aad baan ujeclay lkn ayadha qof dib badhan loo geyste ayeey ehed, indaheyga wanka jeclaay inaan nolala wngsan kula noladho waan jeclay lkn weey iga tagte ayadho ka cabsaneyso in dib kale ay marto, Najma abyo sidab ayana kujeclahay xasusihi aad igiiga tagtay Ayan sekin walbo firfirsha niyadana kuqabowsha wankujeclahy iiso laabo kaama samri karo Imrn waye 😭😭😭😭
@jamaAli12
@jamaAli12 Жыл бұрын
ma ku soo labatey legend now
@qabri9195
@qabri9195 Жыл бұрын
@@jamaAli12 Wali sxb 😭
@faatushhakenfaatush3076
@faatushhakenfaatush3076 11 ай бұрын
Huno wali my kuso labatay🥺😭
@abdisalanadan6226
@abdisalanadan6226 10 ай бұрын
Ma kuu soo labatay😊
@qabri9195
@qabri9195 9 ай бұрын
​@@faatushhakenfaatush3076Maya abyo Canada ayey jirta anigana Kenya Ayan joga 😭
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 5 жыл бұрын
Machallah félicitations ma chère tante chaque fois que tu chantes j'ai des frissons je suis fier de toi Je t'aime beaucoup💕💕💕💕💕💕💕💕😍😍😍😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 tu es la meilleure chanteuse djibouti de notre pays
@eliasmohamed9111
@eliasmohamed9111 3 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 Жыл бұрын
Huno adoo afkada Somali Soo qhori karayo maxaa gashinkaan faransiiska usoo qoraysaa
@nasiib2131
@nasiib2131 Жыл бұрын
Masha allah
@yahyehussein
@yahyehussein 9 ай бұрын
Afkaga hooyo ku hadal qoraalkana badi waa iga tako mecsi
@mohaqadar4095
@mohaqadar4095 4 жыл бұрын
Heestan 2020 Baan daawnaya Nimco jaama boqorad cod leh✌🏻
@Halima400
@Halima400 4 жыл бұрын
2020❤️❤️
@najmahusseinh259
@najmahusseinh259 4 жыл бұрын
2020
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 6 ай бұрын
2024😭❤️🥀
@liinaomar
@liinaomar 4 жыл бұрын
This is my mom’s fav song I remember growing up she always sing it ❤️
@xidigahmed5843
@xidigahmed5843 3 жыл бұрын
Do you realize now why this was her favorite song since you grew up now? 😆
@xidigahmed5843
@xidigahmed5843 3 жыл бұрын
@@magool8581 did your dad had a second wifey ?😆
@liinaomar
@liinaomar 3 жыл бұрын
@@xidigahmed5843 nope
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
@@xidigahmed5843 😁😁😁🤣
@fuadaden314
@fuadaden314 Жыл бұрын
Please what was wrong with her..because its must she was facing a problem
@asap-ty5xo
@asap-ty5xo 6 ай бұрын
15/1/2024 hestan wxe ka hadlesa xlada hda kajiro wana la ilmeyey 😢 insha Allah wlaga bixidona marxaladaha adun ciil igu gabobiyo godobtan tirisanyana cid iigarabeyn 😢😢
@maryandiiriye7421
@maryandiiriye7421 Жыл бұрын
Jiilka dawan doono heestan 2070 iso duceya marxun ayan ahee hada waxan jognaa 4/mar/ 2023 aamintana hadaan hor marsaday wll aamin🤲ducada at ii duceysay 🏃
@amalzahra7254
@amalzahra7254 9 ай бұрын
Illahay hakuu naxariisto wll
@enaahmet1771
@enaahmet1771 19 күн бұрын
Ilhy hanoo wada naxariisyo 🥺
@Abdulkadirr252
@Abdulkadirr252 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhageysanay Xusustaaan 🤣
@Caduur27
@Caduur27 Жыл бұрын
Nimco jamac waxan xasusta ano yar 2001 ayan ka maqli jiray gabdh anu qarabo nhy inkastonan marka fahmyn midhaha hadana wa jecla it was 22 years ago xasuus iyo qaali ah inta iga damybsa iyo dhmn faca soo koraya wan idin slmy 17/1/2023
@cibaadoyar847
@cibaadoyar847 5 жыл бұрын
Heestan imika ma la daawada tolow like ka daawanayow
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Жыл бұрын
Everytime i listen to this song’ i think of my mom’ she is been a warrior for herself and us! Strong & intelligent Love to her❤
@samaphale5362
@samaphale5362 Жыл бұрын
Love all her struggles just to make you win in future. I treasure you cherish her hardwork❤
@MaryYeah-ec8mo
@MaryYeah-ec8mo 11 ай бұрын
Mine too somali moms are warriors ♥️ so proud 🥰
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 11 ай бұрын
@@samaphale5362 i do. I sent her to somalia so she can relax and i provide for all her needs, which makes me emotional when i see how happy she is after everything
@samiirosaid2858
@samiirosaid2858 4 жыл бұрын
Hees waa tii hore dadnah waa kuwii hore mom Naciimo jaamac💎💓
@arwasicid9026
@arwasicid9026 Жыл бұрын
Hooyo mcn Allh haku naxariisto markay gacantaadi meel sare gaadhay ayu wad ku gaxeeyee😭💔
@user-py5hr3mn7w
@user-py5hr3mn7w Жыл бұрын
aamiin aamiin sorry byo
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
Allah 2006 anoo dugsi quraan dhigto ayan dhagaysan jiray dukaan ayay ka daarnaan jirtay xusuus aaana ilaawi doonin marna wan yara wagaas aduunyo
@iskufilanshire8691
@iskufilanshire8691 5 жыл бұрын
Axmed Maxamuud adi hadii qur aan soo baro lagu yiri mxa hesaha melaha ka shidan ku dhageysiin jiray 🤣🤣🤣 talow qur aankii hada ma taqaan 😊😊
@superamiir6082
@superamiir6082 5 жыл бұрын
intiii 2019 ila dawanaysa like ila dhaca nooo, ismeal omar geulleh kabaha lala dul maray koly eee ax ax ax
@alishaale5737
@alishaale5737 4 жыл бұрын
80
@mohamedsheikh4773
@mohamedsheikh4773 3 жыл бұрын
Who else is enjoying in 2021. Timeless hit by our Djibutian sister - Nimco.
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 2 жыл бұрын
Ugubay wx garashada waa lakugu gabshayee midh gar gara haitarinn anika😭😭 manta soboqday anu qalbi jabsan taqriqda tahay 19/1/2022 wa laka yaba malinkle anu faraxsan inan markle soboqdo wixi ika danbyo xasus hai ahatee like ta
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 3 жыл бұрын
Waa iska aduun iyo xaalkiisa qof waliba dhib u qaasa ayuu dareemyaa balse aniga aduun iyo xaalkiisa ayaab igu hab satay ciil iyo godobaan tirsanaa cidan aan ii garaabeen waxaa aduunka igu daran qof aad is lee dahya maalinta aad u baahan thay ma weeyan doontida hadan aan garab kaaga taagneen aniga waan ka baxaya waxa waliba oo manta aan ku jiro balse ilaa dhamaanta il soco insh Allah 2021🙏🇬🇷😥🤲
@amolaamin2618
@amolaamin2618 3 жыл бұрын
Waa sidaas sis never give up life goes on insha alah qeyr
@aminoqadar5369
@aminoqadar5369 2 жыл бұрын
Cajiib hees si qaas ah iitaabaneyso xaqiiqdiii by qadar m n
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 Жыл бұрын
Zizter ya kuxumeyey😢2022 ka arkaa masejkaga😢calosha ihuraty😢
@user-ct1rw7hg6w
@user-ct1rw7hg6w 3 ай бұрын
Ciil igu gaboobiyo godobtaan tirsanayahn 1/5/2024😢😢😢😢
@IqraIsman
@IqraIsman 3 ай бұрын
Same😭💔🥺
@FaaisoMahamud
@FaaisoMahamud Ай бұрын
Hestaan maa shegi Karoh micnhagaa xgee uso jedaneysoh lkn waxan dhageysanaa anoo jecel wiil sxip nhy allow xageyga uso jedii😢❤
@zwevo
@zwevo Ай бұрын
Aamin
@axmedgaabow1162
@axmedgaabow1162 Жыл бұрын
Sideyda yaa ah 2022 uun maqlay heesta 7/10/2022 first day aan dawado hees macaan😘👏🥰
@sabriinaali4082
@sabriinaali4082 Жыл бұрын
Dhamaadka sanadkan23/12/2022 habeen jimco yaa heestan soo booqday✌️🥰👸🏽 mamo nimco jamac
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 Жыл бұрын
Aniga 😢👆
@NNnnn751
@NNnnn751 4 жыл бұрын
Ciil igu gaboobiyo godob ban tirsanayaa cidi ii garaabayn😭 Still am watching 2020👍
@manhaxaliimo3692
@manhaxaliimo3692 3 жыл бұрын
Ciil igu gaboobiyo godob baan tirsanaayaa cidi ii garaabayn hees iga dheh
@dahirmohamed116
@dahirmohamed116 3 жыл бұрын
Heart broken 💔
@Hooda789
@Hooda789 6 ай бұрын
2024 qofkii dhegeysayy waa legen 🫶🏻🎧
@munoahmed7559
@munoahmed7559 Жыл бұрын
waayo badan aan ciil qabay yaan dhageysan jiray hada alhamdulilah waka baxay 17/1/2023 xasuus🥹
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
2018. Ogada like Saar xanuun kuma keentee Mir gar gaara hay Tarin aniga Ismail Omar geele ayey baalaha Ka riftay been aa la Barta yee 🙌🙌
@soulehollandais
@soulehollandais 5 жыл бұрын
Sorry waa mahdi PND inaaderkeed oo aha wakhtigaas wasiir. Tariikhda soo baadh plz.
@BlackMan-tp4sg
@BlackMan-tp4sg 4 жыл бұрын
Adeerkeed ayay uqaaday
@gbvccbrs9549
@gbvccbrs9549 4 жыл бұрын
qwetytg
@samiramed4254
@samiramed4254 8 жыл бұрын
masha allah it is a great song nolow neima jamac la mère de notre pays
@sir__cmc
@sir__cmc 9 ай бұрын
Tii ugu wanaagsanyd ee heesta weeye Nimco Jaamac marka loo eego Fankii dahabka ahaa ee Jabuuti halka si guud soomaalida oo dhan ay soo galayso 10ka gabdhood ugu codka fiican.
@abdihukun5773
@abdihukun5773 4 жыл бұрын
This is a kind of music goes straight to soul and spirit. I love it Am enjoyed ur amazing voice😍 maamo nimco jamac thanks❤️ 🙏🏾
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Allaa ya raxma mu,alifkii heestan alifay Axmed Siciid Diiriye Afgudhiye alle jano fardawsa haka waraabiyo 😰😰😰
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare , Amiin allah how naxariisto.
@leomessi3507
@leomessi3507 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare waxasii waa been.
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 6 жыл бұрын
Aamin ya rabi
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare Aaamiiinnn
@zakariahandule8450
@zakariahandule8450 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare amiiin
@sweetyquruxsancali8394
@sweetyquruxsancali8394 5 жыл бұрын
xazuuz kuma illaawi doono axaaa hees ya iladaenyo 2019
@fartuunjamac5537
@fartuunjamac5537 8 ай бұрын
Ciil ba ihaayo hada aan qoralkan so qoroyo wan ooynoya wax walbo jeclahay ma heli kari faceyga wax walbo wey heestan lakiin wa iska sabraa 🥺💔
@libaanbarre6564
@libaanbarre6564 7 ай бұрын
Insha Allah wll wax walba waad hele iska Samar 🎉
@asap-ty5xo
@asap-ty5xo 6 ай бұрын
Abyo samir kliga maha xladan wkula jirna 😢
@user-ej6zq1mn8m
@user-ej6zq1mn8m 6 ай бұрын
Nolosha sidan ah Allah swt wuxu yiri "إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرٗا" culays walba fudayd ba ka danbeya, waxyabo badan oo an rabo ma sameysan karo hadana Allahi I abuurtay hadi iyiri hadalka yan ahay on u qayliya, sabraa dadki hela abayo ducada badi istiqfarta badi, inoona duce ana ducada indinku darı insha Allah.
@user-ej6zq1mn8m
@user-ej6zq1mn8m 6 ай бұрын
Nolosha sidan ah Allah swt wuxu yiri "إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرٗا" culays walba fudayd ba ka danbeya, waxyabo badan oo an rabo ma sameysan karo hadana Allahi I abuurtay hadi iyiri hadalka yan ahay on u qayliya, sabraa sadki hela abayo ducada badi istiqfarta badi, inoona duce ana ducada indinku darı insha Allah.
@jabaahiryaasiin-ic7sv
@jabaahiryaasiin-ic7sv 6 ай бұрын
🥹​@@asap-ty5xo
@muna6706
@muna6706 11 ай бұрын
Yaa dhagaysanaya 2023 hestan never get old ❤❤
@learnmore1590
@learnmore1590 6 жыл бұрын
2018 yaa ila daawanayo gcnta taag
@mahadcadde4004
@mahadcadde4004 6 жыл бұрын
learn more 2018 gudaheeda 100 mar waan daaeaday
@nooraliadan6715
@nooraliadan6715 6 жыл бұрын
Meh too am watching 2018
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 6 жыл бұрын
meee
@anisamohammed4893
@anisamohammed4893 6 жыл бұрын
Anni I like song❤❤
@mulkiinadelib9998
@mulkiinadelib9998 6 жыл бұрын
Aniga
@muniitaxirsi9697
@muniitaxirsi9697 2 жыл бұрын
Sanadkii cusbaa oo wax yar ka dhiman yhy ayaan so bookhday nimco jamac 14/12/2022 malin salaaasa #8:32 subaxnimo goobtii shaqada
@mazbel.114musse9
@mazbel.114musse9 3 жыл бұрын
I remember when my mother got divorced she used to listen this song she explained everything poor my dad he regret letting my mother go easily Bcs she used to mke mre salary than him at the end she was happy and we r hppy
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 3 жыл бұрын
Maxaa Iskugu iliin weyse duqoowaha😆😆😆
@mazbel.114musse9
@mazbel.114musse9 3 жыл бұрын
@@maclinduksi4231 he pass away when I bcme teenager but Alex they had a good relationship
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 3 жыл бұрын
@@mazbel.114musse9 Masha'Allah am so sorry bro,may his destination be janatul firdows
@mazbel.114musse9
@mazbel.114musse9 3 жыл бұрын
@@maclinduksi4231 Tnkx by the way I’m a girl
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 3 жыл бұрын
@@mazbel.114musse9 oh sorry sister Masha'Allah you are most welcomed
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Nolow eedo nimco Djama still watching 2020 walina arinki Yonis moussa geed dher ayu saran yahay 30 sano horteyde aye nawileyse 《 cil igu gabobiyo godobtan tirsanaya cidi ii garabayne taladaydu geed dher ha sarnato gudki 》
@thecarafaad858
@thecarafaad858 4 жыл бұрын
Dadku heestan jcyl bay moodayaan lkn waa siyaasada Djbouti
@najahhassan7716
@najahhassan7716 3 жыл бұрын
Qof walba xaladiisu ku saleynayaaaa😓😓
@abdulrazakabduljalil664
@abdulrazakabduljalil664 3 жыл бұрын
Waligeed eey Soomaalida hees kasta dhihi jireen waa siyaasad
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Xaajiga markaan isku dhacno heestanbaa howsha ku qabsan jirey markey igu kacsantahey
@kufudjehouty7382
@kufudjehouty7382 4 ай бұрын
Nolow inader Naima djama migil tu as toujours été une visionnaire longue vie à toi ❤
@yaaasantewaapantherenoire5872
@yaaasantewaapantherenoire5872 4 ай бұрын
28 mars 2024 une pensée à mon pays d’amour 🇩🇯 et l’une de mes artistes somaliennes préférés et d’ailleurs ELLE MÊME DJIBOUTIENNE ♥️💯🇩🇯
@fartuunnuur3208
@fartuunnuur3208 3 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanyo snadka3/4/ 2021 queen naima jamac mid gargaar ah ha ii tarin aniga😉
@nasibyare5042
@nasibyare5042 3 жыл бұрын
Waa la buuxaa . Fadlan akhri heestan qisadeeda oo aan soo geliyay comment ka.
@Khader315
@Khader315 4 жыл бұрын
Legend Nimco jamac cafimad qab buuxa insha allah 2020 yaa dawanaya❤
@mohamedcazanyo8065
@mohamedcazanyo8065 4 жыл бұрын
Inadeer Qaliyow Wa Cunsuriyad Dhiladani Uuf Wan Necbahay Cuqdadlay
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@mohamedcazanyo8065 maxaad kunacebty wll ma ismaacil cumar geelahay dhaliisho
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Inta aanay gaadheyn Gacanteydu meel sare Ciil igu gaboobiyo Godobtaan tirsanayana Cidi ii garaabayn Taladaydu geed dheer Ha saarnaato guudkii🙇‍♂️✋ 25-5-2024✍
@marianabdulkadirmohamed4999
@marianabdulkadirmohamed4999 3 ай бұрын
2024 qofki soboqdow qalbiga alle haku qabojiyi😭❤️
@nadamukhtar9508
@nadamukhtar9508 4 жыл бұрын
Ciil igu gaboobiyo Godob ban tirsanaya cidi ii garaabayn💯💯taladaydu geed dheer ha saarnato gudgii🌸 adigana garaadka 🧠 indhaha Alle galiyayoo👀oo gobeey wax garashada walagugu gaabshaye midh gar gaara hy tarin aniga💔
@naemahssn6256
@naemahssn6256 7 жыл бұрын
Taladaydu geed dheer ha saar,naato guudkii adiga na garaadka indha galiyayo ogamay wax garshada waa la gugu gaabjaye midh gargara hay tarin aniga ...21/3/2017,-----
@simansuldan3791
@simansuldan3791 5 жыл бұрын
Woow
@Nawaal583
@Nawaal583 8 ай бұрын
Heestaan hada dhageysto indhaheyga ilin kama dhamato old is old 😭😭
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 6 күн бұрын
Bishi 7aad ee sanadka 2024 hadad so boqotay like ta xun ha Ila dhafin Nimco jamac is lejend❤
@queenfazuucadey9842
@queenfazuucadey9842 3 жыл бұрын
tiktok hada kasoo aragtay like😢safiyo tusmo😢dumarkena wee dulmanyihiin🥲waxa nadulminayana waa waxa dhalnay iyo kuwa naladhashay iyo kuwa naqabo😔ilaahow naga qabo raga xun🤲🤲🤲😢😢😢
@nastehobudul1815
@nastehobudul1815 3 жыл бұрын
Aniga😢
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
ragu mawada xuma e kuwa xun alla haka wada qabto dadka dulmiguna mawaro abyo ❤❤
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 Жыл бұрын
@@abdulkadirainab8098 majority ragga somalidu waa dulaystayaal daalimiin ah 😤😤😤😤😬😡😡😡😡😡
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
2023 this is still lit.❤️
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 7 ай бұрын
Bilawga sanadka cusub 2024/01/05 qofkii soo buuqday waan salamaya
@fadxiahm3th844
@fadxiahm3th844 6 ай бұрын
Old is a gold Maanta ayaan so booqday heestan aadka umacaan 18/1/2024 khamiiza
@abwaanmuuminabdi8839
@abwaanmuuminabdi8839 5 жыл бұрын
Doqon baan gaf iyo garan Kan ugaystay hadimoo abaalkana gudaynine ma aar baa ninkii ganay libta kala galbanayaa?.waa Maya bal xikmadaa fiiri. Heestaan m.s.barre ayaa caawinaad looga dalbanayaa inuu xoreeyo jabuuti waana xoreeyay allah aun.
@weheliyeHalooyeelo
@weheliyeHalooyeelo 4 жыл бұрын
Sxb Intaan Comments aqrinaye qofkaa Xog ogaalsan Ma arag, aan Wax bdn kaa ogaade, Email me Weheliye95@gmail.com
@cabdinajiibmaxamed-or6qy
@cabdinajiibmaxamed-or6qy Жыл бұрын
Gacanteyda Mel zare insha Allah still I love you nicmo jaamac inta iga danbeyso like ila dhaafin Gashadeyda dhageysan donto 2023
@2pacchakour152
@2pacchakour152 3 ай бұрын
2024 Qafkii soo boqday heestan waa legend wlhii ❤
@kaafichanel6389
@kaafichanel6389 6 ай бұрын
Heestan islaantayda markaaanu isku xanaaqno ishida😂😂😂😂😂 Alle ha u danbi dhaafo xaaskayga❤
@hasnnamahamoud1402
@hasnnamahamoud1402 2 ай бұрын
Ameen😭
@najaahcabdisamed3550
@najaahcabdisamed3550 4 жыл бұрын
Axyaa fanaanad nimco jaamac cimri dherer salaan sare from boorama somaliland
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
Yaa Dawanayo sanadkan 22/3/2021Waa Hees inta Dulman isku dhayan ☺
@ubahsaid3817
@ubahsaid3817 3 жыл бұрын
Me update 23/3/21
@mukhtardiini5362
@mukhtardiini5362 3 жыл бұрын
Next day i wataching
@amirah4768
@amirah4768 3 жыл бұрын
aniga 30/7/2021
@moustakbaldjibrilmk3003
@moustakbaldjibrilmk3003 2 жыл бұрын
02/09/2021
@samirasaid4276
@samirasaid4276 2 жыл бұрын
Taladaydu geed dheer ha saarnato guudki🤗 heestan ma dhawayn gortan maqlay Nimco jamac fananad qiimo badan o an jeclhy🥰🥰🥰
@Fananayman563
@Fananayman563 5 ай бұрын
Hadii aad soo raadisay 2024 /3/2 malin #khamiis galab soo galayso jimce like ii saar you are legend wllhi❤😢
@zalmiita5623
@zalmiita5623 4 жыл бұрын
Nimco jaamac Heesaheeda waxa kufsatay iqra yarey 4 heezod tiraba way ka xaday.....
@ahmedbaliil9137
@ahmedbaliil9137 2 жыл бұрын
Heestan 2021 yaa ila daawanaya❤❤
@nazemaden6882
@nazemaden6882 10 ай бұрын
Ciil igu gaboobiyo godobtan tirsanyna cidi i garaabayn😪😭noloshu adakaa adana illhayba jooga alxmdullilah😪🥺💔
@muwaahib.mohmed
@muwaahib.mohmed 5 ай бұрын
2024 yaaa Ila soo boqday heestan is muujiya 😢
@abdikadirfahmed7340
@abdikadirfahmed7340 3 жыл бұрын
Aniga jiro 7 saano ay maqla jira hoyda mcn u dhageysa manta waxan jira 26 wa hees xasus mudan nimca jamac
@qabri9195
@qabri9195 Жыл бұрын
Najma💙 wan kujeclahay wax walbo daco lagama yaaba inaan kaa tago farxadeyda Aya tahy, wax wlbo kugu dacay iska hilmaam ale baa kuqoraye, anigana balan wxan kaga qadhaya midki farxad aad kaheshay inaan noqdo balan wye
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI Ай бұрын
Heestan midhaha macan waxan dib uso boqon dona marka qofkeyga saxda is helno inzha Allah dhamantin kheyr ayan idin rajeyna somali❤😢 Mahamed 😢❤
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 5 ай бұрын
Nimco jamac ededay ila hadda 2024 ayaan ku dawanaya❤
Neima Djama Miguil - Habeen ba ku galay
3:55
Sahan tv
Рет қаралды 1,8 МЛН
Nimco Jaamac-buuraha u dheer
6:01
Jabuuti TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 616 М.
Heesta Wakhti (OFFICIAL VIDEO) Codkii Kaltuun Bacado  HD
6:21
SlntvEurope
Рет қаралды 3,1 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
NIMCO JAMAC | MUXIIBADA | SONG SOMALI MUSIC Samadoon Studio Pro mp4.
5:35
Samadoon Studio Pro
Рет қаралды 57 М.
Dalsan  by Qoomaal & Canab HD
5:26
DunyAAakhirah
Рет қаралды 1,5 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 171 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 291 М.