BAALCAD ‘SOMALIYA 😱
12:14
Ай бұрын
DAR DAARAN DHALINYARADA KU SOCDA
19:00
CIYAAR DHAQAMEEDKA SOOMAALIDA
11:49
Пікірлер
@gamer5Real
@gamer5Real 7 сағат бұрын
🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳❤️❤️❤️🙏
@gamer5Real
@gamer5Real 7 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@NasruDin_______xaaji
@NasruDin_______xaaji 14 сағат бұрын
You tube seeL0 furta mAwel0w😅 wll0
@Karina.B789
@Karina.B789 Күн бұрын
They have to get the cow out of the city get me dying 😂😂😂
@marwahassan4492
@marwahassan4492 Күн бұрын
You helped me soooo much wallahi thank you !!!!😂
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Күн бұрын
Masaakiin uroon waaye xamar
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Күн бұрын
Uf nadaafad xumaa gacanta bac gishta markaa rootiga dadka kagadeysaan
@SomaliQueen-17
@SomaliQueen-17 Күн бұрын
Rooti abuukeey iyo beer geel uxiise 😢❤ only reer muqdisho kasayan soo tijaabi hada weli isku cunin ❤
@MaxamedJamcxussen
@MaxamedJamcxussen Күн бұрын
Suqaar baa la cunayaa 😅😅😂
@NASTEXAAXMADCALI
@NASTEXAAXMADCALI Күн бұрын
Cinabka wakugu dhacay 😢0.5$ilaa 0.75$ waye oudhiganta 13kun shilin somali ilaa 20 kun shilin soomali
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Күн бұрын
Magaca magaaladu baalcad mahee waa Balcad shaqalka gaaban anoo nin reer jabuuti ah baa saxaya magaca
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 2 күн бұрын
Baalcad kulhaa
@aminafarah6589
@aminafarah6589 2 күн бұрын
Maasha alaah Muqdisho magaladan jeclaa ❤️❤️❤️❤️❤️Xamar anoo kasoo jeda Somalland
@abdiqadirahmed1524
@abdiqadirahmed1524 3 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@asmanajax737
@asmanajax737 3 күн бұрын
@SuldaankaAxmad
@SuldaankaAxmad 3 күн бұрын
Sxb waan ku salaamy bro waxaan kaa codsanaa meelaha bilicda Bdn ee muqdisho noo soo duub ❤❤
@suhaipLilka
@suhaipLilka 3 күн бұрын
M.a Magolo Madaxda Umada Somaliyed🇸🇴 Allow Barake Dhulka Cadawgu Naga Haystana Aya Jigjiga Kamodka Thy Kuwii sodhacsade Cawacguuda Kagulayto Alle Haynaga Dhigo Somalinimaduna Hawarto🇸🇴💪
@user-dr9xh3cu6z
@user-dr9xh3cu6z 3 күн бұрын
Maaweel our vloger🎉
@masnaaxmed524
@masnaaxmed524 4 күн бұрын
Jasiirad noo Soo duub zxp
@user-dr9xh3cu6z
@user-dr9xh3cu6z 4 күн бұрын
Maaweel zhp waku salami🎉
@XamdiMuuse-jd4qq
@XamdiMuuse-jd4qq 4 күн бұрын
Magalo madexena muqdisho
@axmedmacalin3344
@axmedmacalin3344 4 күн бұрын
𝐰𝐚𝐫 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐦𝐚𝐰𝐞𝐞𝐥 𝐨𝐝𝐚𝐲𝐛𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲
@AdnaaanHassan
@AdnaaanHassan 4 күн бұрын
Allow barakee oo nabad buuxda sii Muqdish cadeyy maalin waa imaan doona ❤
@BalqisAbdirahmaan
@BalqisAbdirahmaan 4 күн бұрын
Msha allah ❤
@axmedmacalin3344
@axmedmacalin3344 5 күн бұрын
𝐇𝐚𝐥𝐨𝐰 𝐝𝐡𝐞𝐡 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐮𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐥𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤𝐤
@abdirahmansheikhali2518
@abdirahmansheikhali2518 5 күн бұрын
W content.
@abdirahmansheikhali2518
@abdirahmansheikhali2518 5 күн бұрын
Give us some inside details of that Muqdisho to Balcad, How the road is, what you saw on the way, how long it took you, etc. Congrats fam i like what you doing. May allah protect you. 🖤
@abdirahmansheikhali2518
@abdirahmansheikhali2518 5 күн бұрын
Hands down maaweell 🙋‍♂, Elite Content
@aminoosman8652
@aminoosman8652 5 күн бұрын
Ilaahow.dalkeena quruxda badan noo badbaadi yaa Rabbi❤
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv 5 күн бұрын
Mash allh wa dad qalbi wanaagasan alle abni hasiiyo❤
@user-iv4pf4fe6c
@user-iv4pf4fe6c 5 күн бұрын
War magaca toosi wareysta. Dadka degaanka magacu waa Balcad ee ma aha baalcad kkkkk war noga tag baalkaaga cadaaye
@Guushagobanimodoonka
@Guushagobanimodoonka 6 күн бұрын
War magaalada magaceeda si sax ugu dhawaaq. Balcad ayaa la dhahaa magaalada ee Baalcad lama dhaho. Balcad waa magaalo caan ka ah gayiga soomaaliyeed oo nin walba magaceeda yaqaanno.
@Iqraahme-br5su
@Iqraahme-br5su 8 күн бұрын
Ala magaladaan aad uqurux badan thy m.a❤😊
@sultandalab
@sultandalab 8 күн бұрын
wankaheyna wllka ❤
@user-rp3gu7jz6t
@user-rp3gu7jz6t 8 күн бұрын
Tib1. Moyee2. Gorfa3. Kor4😢😢
@MaryanOsman-fq6cr
@MaryanOsman-fq6cr 8 күн бұрын
MAGAALADI LAGU SO DHAWEEYAY GUMEYSTAHA WEYE
@jabrilahmed753
@jabrilahmed753 8 күн бұрын
Beautiful land
@amiishaarashiid508
@amiishaarashiid508 9 күн бұрын
Baalcad beele balcad dheh barako beele😅
@mohamedaliabdullahi1821
@mohamedaliabdullahi1821 9 күн бұрын
Next Gobwayn imoow😂
@mcxulka6709
@mcxulka6709 9 күн бұрын
🫣😳😳odayga maxaa kaqaldan lahjada moo kugu dhacaya 4 dollar muu canab kasiyay marka wax gadeyso lagorgortan xamar wajoge xaadhacay dheh 😂😂
@taajirahamanur8240
@taajirahamanur8240 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@sidiiqqumanemedia4644
@sidiiqqumanemedia4644 10 күн бұрын
Reer koonfur itixaan weeye intay badii iyo wabigii iyo beeriiba isku darsadeen ayey nagu haystaan meel bilaa wabiya bilaa beeraa😅 kadaranta badii kululaydna waxay dhaheen gaadh ka haya mantaaban kartaan😂😂ar nimankaa
@caaliyoabdikadir4366
@caaliyoabdikadir4366 11 күн бұрын
❤️
@dj_ar_7752
@dj_ar_7752 11 күн бұрын
Legendary vlog
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 11 күн бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar ilaahow nabad waarta nasii aamiin
@user-cn1uc7xo4r
@user-cn1uc7xo4r 11 күн бұрын
Baalcad mahee wa balcad 😂😂
@idalahow
@idalahow 12 күн бұрын
Carkaha badan magaalada halaga saara
@idalahow
@idalahow 12 күн бұрын
Dhanka KENYA waxaan dhahnaa meel saan ....TUULO....miyiga ama Baadiyaha meel Guriyo noocan ku yaalaan maahan....
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 12 күн бұрын
Waar heedhe inader meesha arsanaal miyaay joogin bal is ilaali yaay kula kicine hadi xamar la dhaafo inay kuwi boodi jiray joogan iyan uu haystay
@dahirfarax2066
@dahirfarax2066 12 күн бұрын
dacar iyo gaas tariika😂