Dastuurka In Lagu Dhaqmo Diinta Maxey Ka Qabta Waxbadan ogow Muhiim ah~Sh mustafe

  Рет қаралды 14,044

Islaam Media

Islaam Media

3 ай бұрын

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 20
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 ай бұрын
Ilaahoow culumada daacada ah ee wanaagsan noo xafid iyo dadka inta fiican inta xuna umada ka dul qaad yaa rabi 34sano meeraysiga ka dul qaad dadka
@user-sq3bb1jx7w
@user-sq3bb1jx7w 2 ай бұрын
umada dastuur jeclaa haduu dhihilahaa dastuurka qofki qaata waagaal waxa la oranlahaa waa argagixiso warhooy diinta saas ma aha shabaabna malaha diinta ee qabsada kitaabka alle
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
DASTUUR WAA INA DIMUQRAADIYADEED ,ISAGA DEJINTIISA AYAABA KOW KA AH KAHORIMAANSHA SHAREECADA ISLAAMKA
@yaraani2526
@yaraani2526 Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Dastuurkan Eee Dagsadeen Calmaniyiiinta Waa Baybalkooooda Eee Cabhdayaan Dadkan Somaliya Maba Rabaaan Calmaniyiiintan Baybalkooooda Xitaaa Kuma Hashiinayaan
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 3 ай бұрын
Xaqu u caad tahay xaafidiillaah sh mustafe
@mukhtaarducaale3988
@mukhtaarducaale3988 3 ай бұрын
Mawduuc muhiim ah ayuu ka hadlay shiikhu.
@cabdikarimmaxamed6627
@cabdikarimmaxamed6627 2 ай бұрын
😢
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 ай бұрын
Ilaahay hadeey ka baqayaan xasuuqa boobka bililiqada beenta ayey Iska deyn lahaayeen marka culumada yaan la afla gaadeyn waayo munaafaq maaro looma hayo in alle ka qabto mooyee
@user-kn6tx7ji7z
@user-kn6tx7ji7z 3 ай бұрын
Dastuurka hadii Daarood Samaynayo Waan Ogolnahay Hadii Hawiye Dhamaystirayo Laakiin ma Ogolin.. Caqli Majeerteenle weeye ka leh chanelkan hehe
@MohamedAli-nq2zz
@MohamedAli-nq2zz 3 ай бұрын
Dhibka jira waxaa weeye culumadii ayaa kala taageersan madaxweynayaasha oo ayagu ma diidana dastuurka ee waxay la kala saftaan madaxwenayaasha inta aan sh. Mustafa iyo culumo kale oo fara ku tiris ah
@zahramohamoud8835
@zahramohamoud8835 3 ай бұрын
Ascwrwb Haday sidaa tahay ola ogoyahsy in ka samayso sharciyo an qilaafaynin diinta Waa maxay dadkaan seeflaboodka ah oo yaqacaya o leh dartuurku wa xaaraan waxaa halkaa kacad in anan kala aqooon xaaraan iyo xalaal marka wa in an waxbaranaa ha ugu horayso diinta inshallah qeeer
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 3 ай бұрын
Kan somaliya qofkii wax xada in la xito illahey swt kitaabkisa waxa ku qoran waa la ogyahay zinada sidoo kale sidaas darteed waa dastuur diinta khilaafsan o gaalnimo keeni kara
@user-um3lv3nj5r
@user-um3lv3nj5r 3 ай бұрын
DASTUURKA WAXAA NOO KEENAY MAHIGA
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i 2 ай бұрын
Puntland ayaa qortay dastuurka
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Intee joogtaa mataqaan soomali soohoyo nin dad dilay dhulka lookala jiday dilaygi miya mataleysa hesta hadogsate geey mesha magacey yalo mid dhaqan mid diin labaduba anaa leh
@MucbaadNuur
@MucbaadNuur Ай бұрын
Maqof waalan oo komentiga nagusoodhexturtay baatay waamaxay waxan aad sooqortay
Nin Maalqabeen Ah Arin Yaab Leh Ka Dalbaday Culima Bal Daawo~Sh Umal
14:24
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 6 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
Yaa Umada Mudan inu Garsoore U Noqdo Xog Muhiim Ah~Sh mustafe
14:36
Islaam Media
Рет қаралды 2,6 М.
Dhar wareejiye ku eedaysan fulinta dilalka gaadmada ah - Garmaqalka Maanta
15:13
Somali National Television
Рет қаралды 3,3 М.
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
18:44
Sheikh mustafe oo runta u sheegay,  Somalia iyo somaliland,  🤔
6:08
Qiso Cajiib Ah Qeys Ibnu Sacad Wacdaradii U Dhigey Malintii Saxaabada Baahdeen Sh Xassaan
16:23
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 47 М.
Maskiinta Muqdiso Maxa Lo Qarxina Ma Gaala Ayaa Joogto~Sh Umal
14:25
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН