Toronto ayaan deganahay markaa Salaadii Makhrib ayaan galay masaajid markaan galay masaajidkii ayan arkay fadhi carbeed sidaa ugu wareegsan goibtii lagu tukanayay waan shakiyay markaa markii salaadii la galayna nin waliba dhagax ayaa jeebada kala soo.baxay oo halka sujuuda dhigtay markaasaan fahmay inay shadaadiinta shijcada yihiin mise safka iga dambeeya ee igu dhaw ayaan eegay mise dumar ayaa i daba taagan markaasaan ka cararya oo salaadii banaanka iskaga tukaday
@Gantling2 күн бұрын
Ama diin ka hadal oo kitaabka iyo sunada iyo salafka wax kasoo guuri oo ku radi ama afkaaga iska xiro
@AhmedAbdi-vl3de2 күн бұрын
الهم صلي على سيدنا محمد
@AhmedAbdi-vl3de2 күн бұрын
Scw
@user-kb9vn1qh1p2 күн бұрын
Sheekh umal waa ninkii cayay nabiga ee injirta ku sheegay markaa waa dhilay sheekh maaha hooyadii wase
@Hared-wc7xu2 күн бұрын
Warkaas daacadkama aha
@shukriwarsame91922 күн бұрын
Arinku maanta shiico ma taagna ha ku mashquulina maxaa loo qabtay sudan libiya falastayn dawladaha lacagtooda ku bixinaya waa sunni shaqo yaan laga dhigan sunni shiico jihaad ha laga hadlo ninkii rabbi jecel ha aado shaam
@fardowsoxusen1922 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم وسلم تسليما كثيرا
@acazaam2 күн бұрын
Dowlada marekanka ayaa inbadan kucelcelisay in ay laayaan dadka somaliyeed ee birimagaydada ah hadaba warkaas maxaa kajira Daraasa ay sameysay united state acedemy oo ay baahisay westpoint ayay oo kusaabsanayd qaraxyada ismiidaamineed ee yaryarka kuheshay in AS ay iska ilaaaliyaan dhiiga dadka somaliyeed taasoo ay kucadeyeen in weerarada AS 84% ay ahaayeen kuwo lagu bartimaamedsaday dowlada iyo ciidamada nabad sugida ee AMISOM Waxay kucelceliyeen way iska ilaashaan dhiiga muslimka dhowr goor 155 weerar oo ismiidaamin ah oo ay qaday kooxdu 11 sanadood mudo ah ayay si qalad ah uleysay dad an logu tala galin oo shacab ah ilaa 5 goor Xaqiiqada ayaa ah w