Dawga SHEEKH | Iyo Ciyaar Dhaqameed Cajiiba

  Рет қаралды 280,282

Qays Qeyser

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
My Facebook Page
m. Qays-Qayser-10...
My instagram page
instagram.com/?hl=en

Пікірлер: 1 500
@shuayb8pack
@shuayb8pack 3 жыл бұрын
Qays caadi maha muqalkaan 🔥 solid
@yahyestudio4789
@yahyestudio4789 3 жыл бұрын
Shuceyb 👋
@khatinali9066
@khatinali9066 3 жыл бұрын
Haybad waxaa ku leedahay dhulkaaga hooyo ale ha ku xifdiyo qays wll adna mar walba bilicda dhulkeena baa nala soo wadaagtaa manshaa alaah
@captain_bile236
@captain_bile236 3 жыл бұрын
shuceeb buurahana lagaaga bahanyahay masuul
@menassies3224
@menassies3224 3 жыл бұрын
Somaliland is part of ethiopia
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 жыл бұрын
@@captain_bile236 maya waxaa ladheeryahy kow mesha uu shucayb so duubayo waa norway qaysna waa dalka isku mid ma'aha
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 3 жыл бұрын
Gacantada alle Haku dayo my bro
@xirsiguuleedxirsi8316
@xirsiguuleedxirsi8316 3 жыл бұрын
Legend baa waan ku sugaynaa liibaan aadan cali
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 3 жыл бұрын
Wey licato
@updicaziizhazzan932
@updicaziizhazzan932 3 жыл бұрын
Liipaan aadam cali from HARGAYSA diyaar ayaanu kuu nahay
@thec2lim8vt14
@thec2lim8vt14 3 жыл бұрын
Gacanta tattoo ga leh ilaahay ha barakeeyay🤣🤣🤣
@maame1p679
@maame1p679 3 жыл бұрын
Waan kusugayna pro
@KornelAbdi
@KornelAbdi 3 жыл бұрын
Muqaal Aan hadal u bahneen baad soo gudbisay bro Qays keep going
@ubahmuhumed3558
@ubahmuhumed3558 3 жыл бұрын
Dawga sheekh buurti hooyadey macaan ku dhimatay Allah hawanaxaristo 😭
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Aamin wlshy
@user-vk7lb9xc2p
@user-vk7lb9xc2p 2 ай бұрын
Ameen 🤲
@nimcoilyas1539
@nimcoilyas1539 3 жыл бұрын
Inta somaliland bilcdeda jecel like sar
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Mashallah Somaliland llove 💚💨💨💨💨💨♥️💨💨
@fahmayahya1303
@fahmayahya1303 3 жыл бұрын
Wllo dhulkan maa somali baa
@ahmedabdirahman3736
@ahmedabdirahman3736 2 жыл бұрын
Haa wllo Somaliland LA dhahaa
@SumayoCabdi-kw3hl
@SumayoCabdi-kw3hl Ай бұрын
​@@fahmayahya1303 Haa wllho waa soomaaliya gaar ahaan somaliland
@ibraahimcabdilaahi4328
@ibraahimcabdilaahi4328 3 жыл бұрын
Alhamdulilaah dhul uma ciil qabo hadaan mar haysto daalo surad sacaadadiin iyo baladki caashaqa batalaale proud to be a somalilander
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
Mnshlh sawmaha wll qli wllhy waa jano Somaliland
@abdirahiimmohamed8190
@abdirahiimmohamed8190 3 жыл бұрын
Mnsh"allh ilaahay ha ino brakeeyo wlloh dadbaa ka xun nolsheene akram ban lenahay wxi na neceb viva so/land♥️
@ibraahimcabdilaahi4328
@ibraahimcabdilaahi4328 3 жыл бұрын
@@abdirahiimmohamed8190 dadkaa loo maba jawaabo ma dad ciilan baa loo jawaabaa
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
gobanimo
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 3 жыл бұрын
@@abdirahiimmohamed8190 sidi raga lagu yaqany umad hadlin nio, somaliland iyo somali oo dhan ha nolato dhaga hadalka hablaha unban ku aqanay angu
@DuaTheNewSuccess
@DuaTheNewSuccess 3 жыл бұрын
We need more people like you brother, who are presenting the beautiful side of our nation. ❤️ Keep going brother. And I will do my part from the west side.
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
From hargeiza Somaliland Wan ku faana dalkayga🇮🇹🇮🇹❤❤❤
@fathaabdi9154
@fathaabdi9154 3 жыл бұрын
Channel kaliyen ku dalxizo anigoo gurigayga joga❤️😆💪
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
Mnshlh sawmaha wllhy sidoo kle ima dhaafo
@guleidaltesoofficiall9285
@guleidaltesoofficiall9285 3 жыл бұрын
Hhhh
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 жыл бұрын
Dhaqan iyo hidaha somalilaand waa kow wan kufax sanah inaan arko💚💭❤
@anshaxacademy91
@anshaxacademy91 3 жыл бұрын
Waan kusoodhawaynayna bro
@zihamzhacni2481
@zihamzhacni2481 3 жыл бұрын
Haybad wxad ku ledahy dhulkaga hoyo😭. 💚☁️❤️
@manaalahmed911
@manaalahmed911 3 жыл бұрын
Muqalkan hadad furto ha xidhin kulaha wligayba ma xidhin muqalad ledahay😊ninka kaliye anago weelka xalayna indhaha naga dalxis geeya😂🙄
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Warkaaga cad🤣🤣
@waliidmaaweelo267
@waliidmaaweelo267 3 жыл бұрын
Wlhi we iga qoslisey🤣🤣
@theweirdo2187
@theweirdo2187 2 жыл бұрын
💯😂😂😂😂
@eurohighlights5425
@eurohighlights5425 3 жыл бұрын
Taariikhda Magaalada shiikh Intan Way Ka Durugsan Tahay Inshallah Waxaan Kaa Codsanaynaa Inaad Magaalada Shiikh Gudaha U Gashid Oo Taariikhdeeda Oo Dhamaystiran Aad Noo soo Gudbisid.
@NAIMA-co6hk
@NAIMA-co6hk Жыл бұрын
🥶😂anaa jooge next iga soo duub dhhe
@kamaalhasan2984
@kamaalhasan2984 3 жыл бұрын
Inta ila jecel inuu video yada inoosoo badiyo like iisaara
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 3 жыл бұрын
Qays Qayser waxaad mooda qolada KZfaq layda inuu 10 sano ka hareeyo Nin aftahanimo iyo ilbaxnimo isku darasaday hore usoco saxib ✌️
@hassanhalane7427
@hassanhalane7427 3 жыл бұрын
Af-tahannimo weeyaan ee maaha af-miinshaarnimo Amin Caska kuma saxayee walaal waan wadaagaynaa iga raali noqo.
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 3 жыл бұрын
Waad Saxan tahay wll no problem halmaan hadal kuma jiro🙏
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 3 жыл бұрын
KZfaqrkena kaliya aan leenhay hadan nahay Reer Somaliland qays qeysar noolow bro 🙌💝💝💝
@amalmahamuud7147
@amalmahamuud7147 3 жыл бұрын
Qaysqaysar hore usoco wll youtube kaliyee aanu taageerno inta igu raaczan inuu ku jiro somliland youtube igu cadcad inuu ku jiro like hyla dhaafin
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw.
@moabdijama2855
@moabdijama2855 3 жыл бұрын
Scw
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 3 жыл бұрын
Salma ma saliga nebigey kaaga dhegtyna meel walboon kugu arko taagantehee maxaa jirana 😴😴😴 صلى عليه وسلم 🤲🤲
@xamdaxarago8817
@xamdaxarago8817 3 жыл бұрын
Scw scw scw lkn salmay kuma bogin ayaamahan ee cadi iska dhig
@barkhadfarxaanofficial5447
@barkhadfarxaanofficial5447 3 жыл бұрын
Scw wll alle haku caawiyee subscribe ii dheh
@geomohamed7716
@geomohamed7716 3 жыл бұрын
Scw,scw,scw
@user-fw7wk8si7y
@user-fw7wk8si7y 3 жыл бұрын
Dawga shiikh niman hore u marin uu baq baqayaa 😂 Wn jecelhy wlhy intan ku dhex jirno dawga waa qurux Tasbiixna afka ka qaadi maysid dee😂😂
@mryes6893
@mryes6893 3 жыл бұрын
Sooraan AU
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 3 жыл бұрын
Sooraanbad i xasuusiyey oo caawa habeenkii ugu horreeyey u houfay qabriga Jaliilow jannadii nagu kulansii
@foozia426
@foozia426 3 жыл бұрын
Maasha Allah jahmuuriyada barkaysan ee soomaalilaan ha noolaato
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
Alhamdullilah dhulkayga somaliland💚🤍❤ allow noo daa🤲 qeys qayser zxp waad mahadsan tahay sidaad dhulkeena aad noogusoo gudbinaysid 💯❣ Profisional videowgrapher wlhi💯🔥
@baraarujin
@baraarujin 3 жыл бұрын
Soomaaliland dhaqaaqdaye Walaal nabad dhowrtoo Marna yaanu dheeliyin Qofki ay dhibeysow Rabbigey ha kaa dhaafo Danbigana ha kaa duulsho Soomaalina dhamaanteed Ilaahay ha dhowro.
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
🌹❤️Dhulka somaliland🤲maansha alaah aad buu uqurux badan yhy☑️🙏muqdisho idinka soo salaamaya👍
@fantasticboy1701
@fantasticboy1701 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH SOMALILAND 💚⚪❤️ 💚⚪❤️ 💚⚪❤️FROM CAASIMADA MUSTQBALKA BURCO 🔥🔥
@ilwad4103
@ilwad4103 3 жыл бұрын
Wll waxad samayni waa waxa fican waxanad thy qofka keliya ee dalka dadka baraya wll manta waxan ku dawadsiiyay abahay wuu ku duceeyay walhi duco anu aniga waligay I diican bu ku duceeyay wll siwaad alle ha ku barakeeyo
@nastafilms1137
@nastafilms1137 3 жыл бұрын
Masha allah duco waalid
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Thnk
@jestaawihofficial6166
@jestaawihofficial6166 3 жыл бұрын
Somaliland is the best culture🥰
@burcotogdheer7898
@burcotogdheer7898 3 жыл бұрын
What ? It doesn’t make any sense my bro , u mean Somali culture
@fatmadawo4282
@fatmadawo4282 3 жыл бұрын
Somali culture is beautiful
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
@@burcotogdheer7898 it makes us sense Somaliland is the best place of culture and tourism
@samater5209
@samater5209 3 жыл бұрын
Wr nio English iska daaya mrkd ku la joogo somalida channels kooda, Aniga ahaan English ka sida Somaliga ugu hadli kraa lkn mrkey timaado meel somali joogto baahida aan u qabo ayaa yar. Mrka nio dib isugu noqdo oo heeryada gumeysiga iska tuura. Mahadsanidin.
@xamsemaxamuud9174
@xamsemaxamuud9174 3 жыл бұрын
Zxp 15minute aya lgu jira dawga beenta jooji ku dheh
@qalpisaliim7706
@qalpisaliim7706 3 жыл бұрын
Ninka soomali ugu muuqalada qurxoon ayaadtahay keep going pro 🥰🥰❤✌
@kaahanuuradawaare9198
@kaahanuuradawaare9198 3 жыл бұрын
Waxad i jeclaysiisay wlibna aad meeshan intaa ku leekaday anoo walibna jcl hdna waxad mooda inayba igu cusbeed masha allah thnks huuno❤❤❤❤❤❤
@jamalabdillahi1349
@jamalabdillahi1349 3 жыл бұрын
Asc asxabeey nabiga ku saliya scw😍
@hodanyusuf4200
@hodanyusuf4200 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 3 жыл бұрын
Scw
@geomohamed7716
@geomohamed7716 3 жыл бұрын
Scw,scw,scw
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 3 жыл бұрын
Scw
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 3 жыл бұрын
Caawa anaa u gu horeeyee igu cimaamada like☝️❤
@taaxoduale4744
@taaxoduale4744 3 жыл бұрын
KZfaqnimadu maaha intaad qol maantoodhan soo dhex fadhiisatid ood ka nac nac layso this is a real youtuber Bravoooo ✌️
@iskufilanbeauty
@iskufilanbeauty 3 жыл бұрын
This is by far one of my favorite videos from you, Qays! MashAllah absolutely loved it.
@yassen3309
@yassen3309 3 жыл бұрын
muuqal quruxdiisa wata💚🤍❤️
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
Masha alah, Inta Jeer aan maray dawgaas tiro male balse, marbaa jirta kamida mararkii u danbeeyay, Uu Eebe igu beegay buurta oo roob ka da'ayo cadceeduna sii dhacayso, urta saxansaxadu cadar ka udgoon tahay, qofkii arkaana odhanayo yaa halkan inta nolosha kaaga dhimanba yaa ku qaata.❤ Sheekh, Saaxil Somaliland.
@amiinabbas6663
@amiinabbas6663 3 жыл бұрын
Mid kamid ah muuqaalada ugu cajiibsan ee KZfaq laga helo Absolutely loved it
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 2 жыл бұрын
Yaa Salaam!!! What a wonderful traditional dance Although I thought they were singing in foreign tongues However it was a fantastic traditional dance which sent shivers down my spine. What a great people and great Country Somaliland is. Many greetings from Western Kenya. ( God bless the land of my ancestors, Somaliland!!!
@abdikarimali7482
@abdikarimali7482 3 жыл бұрын
big love from Mogadishu!
@abdihakiim9516
@abdihakiim9516 3 жыл бұрын
The OnLY KZfaq MuuqaaLakiisa Ka Caajisin wlllHi Talow Ma kaligeybaa 🤔❤️
@ikraanyuusuf8255
@ikraanyuusuf8255 3 жыл бұрын
Kula mid baan ahay waan wada daawaday muuqaladisa 😁✌️🥰
@suaad6319
@suaad6319 3 жыл бұрын
Halkii Ku dhashay MashAllah 🍀sheekh somalilan
@15kbeforesubsmay37
@15kbeforesubsmay37 3 жыл бұрын
Young Somali men and women having fun. It's just beautiful to see❤
@kaarloose1069
@kaarloose1069 3 жыл бұрын
Somalilander*
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 жыл бұрын
Wa dalxiis bilasha waxagu wallo ♥️ Mahadsanid.
@adaruzmohamed9668
@adaruzmohamed9668 3 жыл бұрын
DHULKAYGAW💯 ADAA🙏 ANFAC IYO DHARAG NOOGU FILAN DHAQANKAAGANA KU FAANAYNAA VIVA❤ JAMHUURIYADA BARAKAYSAN
@hibakmustafe9743
@hibakmustafe9743 3 жыл бұрын
Masha allah allow no siyadi nabada iyo nimcada wan idin salaamay huuno yaal Apdisamed qays iyo Dhakhtar🥰😘
@esaid9829
@esaid9829 3 жыл бұрын
Brother, Qays what an amazing views of this place in Somaliland. I wish you could show us on a map so we can locate it. Some of your fans may not speak the language. What a magnificent and panoramic views of this blessed land. Thank you
@haboonsoobe441
@haboonsoobe441 3 жыл бұрын
Quruxda wadaanka ayad noso bandhiigta wllo mahadsanid hore usoco ayan ku leyahay marna haniyad jabiin🙏🥰dhuul uma ciil qabo hadan somaliland ku nolahay wlhi wan ku faana somalilandernimada💚💭❤💪
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 3 жыл бұрын
Waligaa dhulkaaga iyo dhalashadaada muwaadinimo ee somaalilaanimo sidaa ugu faan markay dibu dhacdo ilaahay uma ridee iyo markay horu martaba ilaahay haynoo aqbalee laaca iyo dhalanteedka dhaayaha guudkooda ahina yay ku hodin
@haboonsoobe441
@haboonsoobe441 3 жыл бұрын
@@nasriabdale4552 haye wllo qali mahadsanid alle marwalba goor haka yeelo wadaankeena🙏🥰
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 3 жыл бұрын
Wow❤💯ilaaha dhiigayga qeyb ka dhigay SOMALILAND ayaa mahada iska leH
@KasimWise
@KasimWise 3 жыл бұрын
Mashallah Somaliland has the best culture and history can’t wait to go back inshallah. Hore u Soco walal
@kadrafuaad455
@kadrafuaad455 3 жыл бұрын
Soomaaliland quruxdeedii guul. ❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪🧿🧿🧿❤️👈🏻💯💯💯✅✅
@zakiahmedadem7535
@zakiahmedadem7535 3 жыл бұрын
Mid kamida muuqaaladii ugu quruxda badnaa ee an ka daawado youtube. Qays qeysar👌❤
@aafichanel5514
@aafichanel5514 3 жыл бұрын
2004 kii ayaan wadadan maray anigoo yar oo hooyaday la socda markasan ooyayay markaas hooyo ayaa igu tidhi ha ooyine nin iska dhig kadib nin ayaan iskadhigayoo waan is xariifiyey anigoo baqaya
@zainabmohamed2226
@zainabmohamed2226 3 жыл бұрын
aafi channel. waad iga qoslisay kkkk.
@raxmamariya3597
@raxmamariya3597 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 xasuus
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Wlhi wqn qoslay🤣🤣
@aafichanel5514
@aafichanel5514 3 жыл бұрын
@@zainabmohamed2226 wllo xasuus ayuu vedio gani igeliyey
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 жыл бұрын
Wlhi wad iga qoslisy mhdsnid❤❤❤❤❤❤❤❤
@najimamohamudhassan1634
@najimamohamudhassan1634 3 жыл бұрын
Waan maray dawga sheikh wxan ku faraxsanhy inan ahay landerad 🥰🥰🥰
@mariaahmed2166
@mariaahmed2166 3 жыл бұрын
Ninyahoow waad mahadsantahay intaa dhulka hooyo nagala bartay thank you so much
@qadanawil7984
@qadanawil7984 3 жыл бұрын
Masha allah somaliland dhul qurux badan iyo nimco fara badan ayuu ilahay ku manaystay💚🤍❤🥰
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Manshaallaah waa runtaa wllo ilaahay dadkeena qiimaha waddankooda ha tuso cirkuun baa la eegayaa diyaarad uun la fuushanyee.
@habondigale4377
@habondigale4377 2 жыл бұрын
Ascaliku warxamatullh Walal wan kahely video yadad base waxa kacodsan in adkadeso music Kuqab waxan music lehen plz Wacar ee ayad quran sar I'm from Garissa cady Kenya
@ismailibrahimnuh5642
@ismailibrahimnuh5642 3 жыл бұрын
8 years ka hor baa iigu danbeysay Sheekh Insha Allah dhowan waan Mari doonaa
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Insha Allah aniga iidi iigu dambeysay
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 3 жыл бұрын
Mzha allh Cleyk wll Jaaarkygii Caqayada Horumar Intan Ka Sii Baladhan Ayaan Hbo Kuu Rajeynaaayna✌️✌️✌️❤️⚪️💚
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 3 жыл бұрын
Wow💓💓 Respect man From Mogadishu🇸🇴 Love You bro noo soo badi mashallah
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
SHeikh ban xasuustaa iyo Bari samaadkiiye 💚🤍♥️
@asaldhaladhargeisaawiyad2632
@asaldhaladhargeisaawiyad2632 3 жыл бұрын
what in the damn world did i just watched subxanallah what's this beutyyy ayy thank u for being the best vlogger that my somaliland ever had!💜💕💕
@naciimacawke1162
@naciimacawke1162 3 жыл бұрын
Runtiii buurta daalo aad u jecelhyee inan maruuun tagooo lkin aniga guriga jooog dawadey waxaban heystaba qof joogaa thank you so much wlo muqalada quruxda badan inaad noo soo gudbiso diyaar ugu tahyee mashala allah wlo hore usoco ku leeyahey wax qurux badan runtii muqalo indhaha urooon waxkaleee wooooow🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍
@bosszaki9861
@bosszaki9861 3 жыл бұрын
Home sweet, A land of beauty and peace. simply called the blessed land *Somaliland* 💚🤍❤️. Thank you, Mr *Qays* you have made a meritorious job. Exceptional progress. Ammaan baad mudantahay sxb, hore u soco quruxda iyo bilicda waddankana soo bandhig oo caalamka tus weliba waxan talo kusoo jeedin lahaa inad muuqalladiinna u samaysaan *English_Subtitle* si dadyowga qalaadna wax uga ogaadaan waddankeenna quruxdiisa iyo khayraadkiisuba dihinyihiin. 👏 👍
@anisamaxamed9035
@anisamaxamed9035 3 жыл бұрын
Wiilka kaliya ankatageero youtuberska somaliland ijecleysiyay inan mar un soo booqdo✌❤
@Xamuudi03
@Xamuudi03 3 жыл бұрын
Waaaw qeys soomalida KZfaqrs ka waad ka horeysaa horay usoco saaxib. From Mogadishu❤
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 жыл бұрын
MashaAllah Allow noo siyaaadi barwaqada iyo nimcadaa aad nagu galaday.Aameen 💚💬❤
@adnarashid9851
@adnarashid9851 3 жыл бұрын
I am from marrocco .I love somaliland. I wish to see this country 😊
@cashrash432
@cashrash432 3 жыл бұрын
Magac somali ba wadata abayo 😭
@ashasaid6336
@ashasaid6336 3 жыл бұрын
Most well come adna
@ahmedabdulle6094
@ahmedabdulle6094 3 жыл бұрын
Adna Rashid هل أنت مغربية... ام صومالية تعيش في المغرب العربي ؟ مهما تكون اهلا وسهلا في أرض الصومال.
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
Welecom to somaliland 👊👊👊
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
شكراً جزيلاً لكم مرحباً بكم في أرض الصومال ، أنا مواطن صومالي كما أنني أحب كثيراً كل المغاربة فقط لدي الكثير من الأصدقاء المغاربة🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💖💟❣💞💝
@xamdaxarago8817
@xamdaxarago8817 3 жыл бұрын
Dhulkaygi one love somaliland thank u brother qaysr our legend
@ednamohamud6194
@ednamohamud6194 3 жыл бұрын
What a beautiful and calm environment 🥰❤️ magaladydi sheikh wan u xizay
@user-ch1pj5yd3r
@user-ch1pj5yd3r 3 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯💯🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 erayo aan ku qiyaaso ma haayo🔥🔥🔥🔥🔥💯
@mohamedcm4848
@mohamedcm4848 3 жыл бұрын
Waqal studio iyo qeyska waad mahadsantihin 💚🤍❤️
@cawiofficialchannel2223
@cawiofficialchannel2223 3 жыл бұрын
Qurux runti wa mel dal xisaka ku ficn
@queenrahma6373
@queenrahma6373 3 жыл бұрын
Waaaaw! 🥰 what an amazing 👏 clip, thanks Qays for putting together this beautiful video for us.
@hadiyaabdi5777
@hadiyaabdi5777 3 жыл бұрын
Qays qayser is the best youtuber in somaliland keep going pro👈👏
@hanadrached4917
@hanadrached4917 3 жыл бұрын
Muqal qurux badan io meelo ad u qurux bdan waxa kuleyhy muqal halistumisa wado aya nala wadaagtay thanks gesi
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Mashalaah somaliland guul alahbaa dhul barwaaqo ah ina dhigay mashalah isha cadawgu kaa dayran qadaadwayn ugu horayso thanks sxb qays qaysar hore u soco 👍👍👍👍
@cawojama7399
@cawojama7399 3 жыл бұрын
ManshalH sidad uso duubto QuruxDa Dalka .keep going wll Abdirxaman Abdiwali mohamud
@itszeno8083
@itszeno8083 3 жыл бұрын
MashaAll wll qays qaysar wxaa tahay yuotuberkn ugu jeclhy sonalida nambar One🥰🥰❤️💯 Alle haku sharfo wll qli Horay usoco ban kulayay wx ku dhibo alle kuma Tuso💞💞💞.
@nimcogamdiid2082
@nimcogamdiid2082 3 жыл бұрын
2012 igu danbesay wadadan mashallah waa meel aa u qurux badan waxan ku leyahay wllo horumar wacaan wan jecelhay inaan video markasta dawado 😍
@samirahasson
@samirahasson 3 жыл бұрын
Thanks for showing our beautiful country! Inshallah next year when I go to Somaliland I want visit sheekh
@abdirahman_mohamed5569
@abdirahman_mohamed5569 3 жыл бұрын
Beautiful episode, lovely places and people, thanks Qays Qaysar
@Hamseindho
@Hamseindho 3 жыл бұрын
Cunto da hudisa ayaan ka heli jiray iyo jawigeeda ♥️♥️
@farahidiris8134
@farahidiris8134 3 жыл бұрын
Qays qaysar horumar wacan kuu rajeyna Wadankeygi Somaliland uxiisey wlhi mnsha allah
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
Tuulada buurta hoosteeda ah waan ku haystaa meel cuno macaan iga dheh Xasuus iyo 2012
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 жыл бұрын
Hudisa
@haseem7506
@haseem7506 3 жыл бұрын
Mansha Allah. wlhi masoo koobi Karo dareenka farxadeed ee aan Ka helay muuqaalkan. Wll qays Allah haku sharfo aadbad u mahadsantahay. Waan rajaynayaa in aan Kula kulmo.
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
best camera and best editing horey u soco aboowe
@bashirshurie6625
@bashirshurie6625 3 жыл бұрын
Cajiib, muuqaalkaan wuu isoo jiitay allaw barakee reer somaliland
@remindme28
@remindme28 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh waa magaaladaydii my hometown❤ qaysow markale intaad tagto sheikh gudaheeda please dhalinyarada magaalada goobaha dalxiiska igeeya dheh amazing weeye xataa water fall baa kuyaala.pls muuqaal qurxoon kasoo diyaari .
@Madadaaliye.
@Madadaaliye. 3 жыл бұрын
From Muqdisho
@sakariyedhiico7288
@sakariyedhiico7288 3 жыл бұрын
Frist commint qatsow adiga laftadu like sar shp😀
@asivemasive2119
@asivemasive2119 3 жыл бұрын
Qeys wa zxpka dhalin yarta dalka ayuu ku baraya waa Dal mar Runtii Garabka dhallin yarta 👌🤩
@anhaarcabdi3047
@anhaarcabdi3047 2 жыл бұрын
Mansha allh derayahan ki igu salan sheikh joogayi
@mascudsuperboyofficial9376
@mascudsuperboyofficial9376 3 жыл бұрын
Dhaqanka Somaliland iyo goobaha dalxiska Somaliland waa kuwo aad u qurux badan🙂🤗
@tango4934
@tango4934 3 жыл бұрын
Sheikh the place where I was born❤ thanks for sharing this beautiful video with us
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 2 жыл бұрын
King qays qayser💚✋❤
@yuusufmahamed1618
@yuusufmahamed1618 3 жыл бұрын
Hanti yay macn waa midan hooy laga odhan walhy allé wadnka hano hafido Habayd waha ku ledahay dhulkaga hooyo mashalh qays mahadsanid muqalka quruxdaa badan walhy proh from somalin burco
@wardamoh7114
@wardamoh7114 3 жыл бұрын
Wooow masha Allah mn pays this beautifully
@nimcohassan7268
@nimcohassan7268 3 жыл бұрын
Mansha Allah illahow dhulkeena ino barakee ❤️😭💉🩸
@hgold389
@hgold389 3 жыл бұрын
Qays you gonna be my tour guide when i come to Somaliland. In sha Allah.
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Incredible place ever ❤️❤️sheekh
@sihaamofficial4019
@sihaamofficial4019 3 жыл бұрын
Best KZfaqr and I like his skills 📌
@apdirizacktatiko65
@apdirizacktatiko65 3 жыл бұрын
Best girl and I like your Beautiful ¿
@Abdoo.king1
@Abdoo.king1 3 жыл бұрын
Anther one Qays ur incredible 💯
@ayansheik6224
@ayansheik6224 3 жыл бұрын
Loved every bit it!! Amazing!
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
Waah--waaah wxaasa dalxiis iyo frxada , alla nsiib bdnaa qofka dhulkiisii hooyo iyo aabo siduu doono ugu dhex dalxiisayaa , viva jmhriyda brkysn smaliland ❤🤍💚
Waxan noqday adhiraac hal maalin | A day in the life of adhiraac
10:13
Qisadii Jacayl Bodhari | iyo Dalxiiskaygii berbera
15:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 203 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,5 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 5 МЛН
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 139 М.
Yaa caqli badan qaysqayser vs maaweell / who is the smartest one
22:24
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Wacdaro Laga Dhigay Fanka iyo Heesaha Soomaalida oo Xiiso Badan
27:46
MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴
14:16
Maaweell
Рет қаралды 74 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH?
10:05
Qays Qeyser
Рет қаралды 267 М.
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 3,3 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН