No video

Wacdaro Laga Dhigay Fanka iyo Heesaha Soomaalida oo Xiiso Badan

  Рет қаралды 306,651

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 354
@mawlemagan
@mawlemagan Жыл бұрын
Mashallah, Faadumo cimri dheer iyo caafimaad waara. Waa hanti qaran qoftaan Eebbow caqliga iyo xasuusta kuu dhowr.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Waxaan kula talin lahaa Wasaarada Warfaafinta Somaliland inay hooyo Faadumo shaqaalaysiiyaan, si ay dhalinta fanka talo uga qaataan
@hibomohamed9400
@hibomohamed9400 Жыл бұрын
Thnks Good idea
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 Жыл бұрын
Faadumo Ismaaciileey BBC-da yaan kaa baranay sidaad arimaha ciyaaraha, ijtimaaciga iyo siyaasadaba aad ra'yigaaga ugu cabirtid weliba si aad iyo aad u wanaagsan. Maantay suugaanta ileen aad yaad u taqaan maansha ALLAAH. Macalimad weeyn. Mahadsanid noona badi wareysiyada iftiiminta ah.
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Faadumo Wasiirka Warfaafinta ha laga dhigo. Haddii loo waayo madaxa hooyo fanka ee Qaranka Soomaalilaand ha loo magacaabo.
@abdixakiimxamarji3773
@abdixakiimxamarji3773 Жыл бұрын
Another level maama faadumo Respect
@werisyusuf8612
@werisyusuf8612 Жыл бұрын
Brava brava
@abdixakiimxamarji3773
@abdixakiimxamarji3773 Жыл бұрын
@@werisyusuf8612 Bravissima Bravissima
@ibrahimwahib8340
@ibrahimwahib8340 Жыл бұрын
Gggg
@maxamedxasannuux8817
@maxamedxasannuux8817 Жыл бұрын
@@werisyusuf8612 '
@Wadani924
@Wadani924 Жыл бұрын
Hooyadan waa u qalantaa hooyo. Caqli iyo garasho baa Rabbi ku manneystay. Masha allah
@lavkid35turu9
@lavkid35turu9 Жыл бұрын
haa walahi mashalh bless her🥰
@abdis70
@abdis70 Жыл бұрын
Waaw, si wacan oo Heer sare ah ayey u sharaxday. Wax ha laga Barto Fanaanow. It is really another level.
@macakacadeyare9658
@macakacadeyare9658 10 ай бұрын
Wllhi mamadan alla dartiis u jclhy hoyo mcn ❤❤ mama faduumo mamada umada somaliyed ❤❤❤❤❤
@cadnaanjr5680
@cadnaanjr5680 Жыл бұрын
Barnaamijkan si aan u dhamaysto wxn kasoo raacay tiktok🥰🥰🥰
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 Жыл бұрын
Maasha Allaah Faaduma Ibrahim Allaha ku xafido Abwaanadii iyo Fannaaniintii dhimatay Allaha u naxareesto Aamiin
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 Жыл бұрын
Diinta Allah Barta Quran ka fahma subxaanallah 👈👈👈
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Diin iyo Quraan midna garanmeysid ee meesha ha kusoo noqon, waayo sheeko Wahabi iyo alshabaab looma baahna, heeso iyo suugaan Soomaaliyeed ayaa laga sheekaynaya oo dhaqankeena ku salaysan yahay.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Walaahay gacan baan u taagay hooyadan, fankii, siiyaasada aduun iyo gudaha, weliba isboortigana dhamaantoodba HEERSARE ku tahay
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
gabahdan masha Allah wax badan bay iftiiminaysa hadaba aniga waxan ka yabay somalida abawanka ma qiimeeyan kii heest aloo dhiibay uun bay yidhahdan heesiisi waxad arkaysa mid la waraysanayo lagu odhanya heesahagii ma isaga leh isaga rag ba u dhiibte war abwaanka qiimeeya hadii kale cidna wax samyan mayso
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Жыл бұрын
Fariid qof aad u caqli bdn wlhi adiga ayaa mudan in lagu xusee wll maamusbd mudanthee xageen kaalasoo xidhiidhnaa qof caqli bdnbaa thye wlhi kftan igama aha really kula hdlya wll ugu yraan facbokga noo reeb wll adigo raliya
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 Жыл бұрын
Asc,faadumo Ibraahim waa qof cajiib ah waxaan kutalinlahaa xukumadaha Soomaalia am Soomaaliland in ay idacadaha waa ween kasiiyaan barnaamij taxane ah..waa qof ummadda Soomaaliyeed horyaal u ah faadumo horey usoco baaye…
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 Жыл бұрын
fadumo ibrahin fananiin badan bay la dagtay
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
She brilliant ❤️❤️❤️❤️
@ahmednuur5944
@ahmednuur5944 Жыл бұрын
SHE IS BRILLIANT 👏 👌 🙌 ✅️
@daahirneero4553
@daahirneero4553 Жыл бұрын
From tiktok 😜
@lailamohamet8358
@lailamohamet8358 Жыл бұрын
Me tooo
@ridwaanyussuf781
@ridwaanyussuf781 Жыл бұрын
Same 😂
@fadumodaud3747
@fadumodaud3747 Жыл бұрын
Mashaa Alaah walaal aad ayaad u maskaxbadantahay ee ka faaiidayso oo cilmiga barashada diinta u leexo si aad ugu faaiidayso umada siiba hooyooyink a waxa aad u muuqataa qof wax gudbinta ku fiican
@amiirahyusuf304
@amiirahyusuf304 Жыл бұрын
M.a maamada cadi mahn cimri dher cafimad iyo cibado suban hbo
@KhaalidCalinuur-zy2fu
@KhaalidCalinuur-zy2fu 11 ай бұрын
Masha Allah xilwaynbaad iskasarteen afka hooyo iyo sugaanteena jiritaankoda dhankayga shukran
@Jibriil571
@Jibriil571 Жыл бұрын
Hooyo aqli waynidaa. Allaha ku barakeeyo
@kayd5054
@kayd5054 Жыл бұрын
Wali qof sidaa iila fahansan Faadumo uun baa jirta. Big respect
@abdisalaamqayaad2943
@abdisalaamqayaad2943 Жыл бұрын
Mash allah, waa mamo international ah.👏🏼👏🏼👏🏼💕
@abdiqadirali71
@abdiqadirali71 Жыл бұрын
maasha alla waxan odhan lahaa somaliland wasaarada warfaafinta iyo suugaanta gabadha faadumo shaqo ha laga siiyo waa gabadh qaran wax badanaa way hagaajinaysaa bilaahi towfiiq
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 Жыл бұрын
Masha Allah mamad maskaxba ku duuban lagamaba caajisayo ❤️❤️❤️❤️
@abdulahiaden6804
@abdulahiaden6804 Жыл бұрын
Maamo faadumo waa khabiir siyaasad iyo fanba aad ugu fiican waxaan ku talin lahaa in laga faa’iidaysto oo wasaarada warfaafinta hidaha iyo dhaqanka soomaleyeed laga shaqo galiyo
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Жыл бұрын
Maasha allah faadumo waan la arkay khaladaadkaa yar waa wax la sixi karo ee ha loo dadaalo fanaaniintan danbe si kuwii hore codkooda iyo erayadii abwaanadii hore waaba wada dhinteen inta noolina waa cago tagay ee hala xafido.
@JanankaUK
@JanankaUK Жыл бұрын
War maamadan diinta Hala baro bisinkeee maskax ayey haysaa masha Allah ❤
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Sxb mahadsanid horey u soco waliba adiga iyo Faadumo salaan sare
@aadammiito6526
@aadammiito6526 Жыл бұрын
Dhabtuu jacaylku yaalaa waa fny walaahi islantan masha allah
@aflaantamaanta1580
@aflaantamaanta1580 Жыл бұрын
Inay quraanka barata wacnayd. Intay heesaha sida u qaybaysay. Subaxaan
@averyj5446
@averyj5446 Жыл бұрын
way kaa badisaa, se adage Qur'an iyo afsomaligiiba waad ka madhantahay.
@KaderShow
@KaderShow Жыл бұрын
Maama Faadumo Ibraahim aad ayaan kuu taageeraa Maamo noolow.
@Mohamed-ey3qe
@Mohamed-ey3qe Жыл бұрын
Masha allah khaladaadka wan hayaa dhamaantood
@cabdigood226
@cabdigood226 Жыл бұрын
Wooow. Very fantastic mom. Amazing and brilliant 👏
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 11 ай бұрын
Fadumo heesaha somalia 🇸🇴 wad sax den
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Waa run way beddeleen heesaha horaan u arkay
@fadxiyayasiin6795
@fadxiyayasiin6795 Жыл бұрын
Iska daa faadumooy waad waynaataye fanka warkiisa waayo waa wax dadka luminaayo ooku hagaaya naar iyo ka fogaasho diineed markaa adigoo cawro ah hadana waynaaday iskaga hadh warka heesaha oo khaatumo usoo noqo mahadsanid adigiyo horyaal tv
@halimaahmed9660
@halimaahmed9660 Жыл бұрын
Masha allaah tariiqdii oo qof ah
@abdiroble2576
@abdiroble2576 Жыл бұрын
Waa xikmad gaammurtay Qalbixaar kalsooniyi ku dhammaatay. Dhowrsoon oo xifdiskiyo xusuuta Alle hibo u siiyay. Jir oo joog waaya aragad wax wayn lagala harayo.
@xamseguled4261
@xamseguled4261 Жыл бұрын
Masha allah
@ahmedshaafi1983
@ahmedshaafi1983 Жыл бұрын
Yaa Salaam! Faduma wax badan baad naga- haqabtirti.
@Saynababoqran
@Saynababoqran Жыл бұрын
Masha allah faadumo filkeed karoon weyee
@ExploreEarthEpic
@ExploreEarthEpic Жыл бұрын
Wlhi mamadan wa hooyo Qaran❤️❤️❤️❤️ Allah kuxafido hooyo mamadan halaga warqawo waa hanti qaran wlhi
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Жыл бұрын
Mamadan wan tageera somalida qalbiga wanagsan weeye 😍👑🙌
@shamsomuuse9777
@shamsomuuse9777 Жыл бұрын
🥰
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Жыл бұрын
Faadumo Farabadan😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️ Murtida ama Awoodiisa qofba meel buu saaraa waxaana qabaa qofku waxa uu ku wanaagsan yahay inuu ogaado walaashay Faadu waxaan jelaan lahaa inay Murtida oo aan Music lahayn ama Weriye Soomaaliya noo noqoto aadbaan kuu ixtiraamaa wll Faadumo Anoo Hooyo Soomaaliyeed Qurba jooga Dalkeeda iyo Dadkeedana jecel Gobolkay doonaan ha deganadeene ay isugu kay mid yihiin aadna u neceb kala gurkooda iyo intii yarayd ee Gumaysiga laga Xoreeyey gala googoynteeda
@nura2876
@nura2876 Жыл бұрын
Masha.alaah wll thanks
@dunyaali7412
@dunyaali7412 Жыл бұрын
Mashallah Aad bay u Caqli badantau
@maaadamm298
@maaadamm298 Жыл бұрын
Masha Allah show Fadumo Ibrahim waa cajiib cajiib. Weligey intaa youtube maandhameysan tan mooyee.
@hiboxasan6645
@hiboxasan6645 Жыл бұрын
Mash allh mom mcn
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very interesting
@nabaddoon1444
@nabaddoon1444 Жыл бұрын
Waan kahelaa Fadumo farabadan Maasha allaah.
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Alley lehe magac aan la dhacey baad u bixisay. Meelo badan bey gashaa oo ay ka hadashaa❤ 😂 fan sports iyo siyaasada talow maxaa kaloo u qarsoon ?
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Masha Allah inoo soo badiyo mahadsanidiin
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Alaah rabilcaalimiin ha idin naxariisto
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 Жыл бұрын
Soo badi hooyadu waan laga xiisa dhacayn.
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Жыл бұрын
Well done Fadumo.
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Faadumo macalimad walaahi caqliga alle ha kuu siyaadiyp insha allah adoo na wacdiyayana waa sugaynaa
@deqaelmi1368
@deqaelmi1368 Жыл бұрын
Alah hooyo sidaa diinta u wacyi dadka
@haniyomaan
@haniyomaan Жыл бұрын
Www eedo legend baad tahay 😘❤️👏👏👏👏
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu Жыл бұрын
Wa macali mad wayn masha allah
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Yes I agree yurub wey wastay heesi xii RIP kadra dahir
@ubahfarah6702
@ubahfarah6702 Жыл бұрын
I love her she funny ❤❤❤
@user-oh7bd5dm3l
@user-oh7bd5dm3l Жыл бұрын
Waa runteyd macalimada wxn lhy halka iyo meel kasi badan ayn ku ogahay waliga nolow allah mhd leh
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
S.c MASKAX IYO COD BAA EEBE KUUGU DEEQAY. ILAAHAY HA KUGU SUGO QURAANKA IYO CILMIGA DIINTA INAAD SIDAA UGU FAAIDEYSO DADKA.
@awoowo7908
@awoowo7908 Жыл бұрын
Mansha alaah maamo faadumo waa talent ee waxaan kula talin lahaa kaligaa barnaamij iyo KZfaq samayso
@funnyanimals1242
@funnyanimals1242 Жыл бұрын
Somaliland get talent she is better than abdi God keep going on 🎉🎉🎉🎉
@zamatar.famouz3832
@zamatar.famouz3832 Жыл бұрын
Legend always legend meelbay kaga soo haydhay
@1quuran813
@1quuran813 Жыл бұрын
Fadumo fiican❤❤💯💯
@umushariif2118
@umushariif2118 Жыл бұрын
Barnamijkan caadi maaha❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 Жыл бұрын
M.a mama fadumo old is Gold ❤
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Жыл бұрын
Absuliidli faadumo qaaali Waanu ku hanbalyaynaynaaa Booskaa kala habaynta Iyo kala shaandhaynta fanka
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Naxwaha ayeen garaneeysa mash allaah
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 11 ай бұрын
Masha Allah weye
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Faadumo Soomaali Allaha Kuu xifdiyo caqliga iyo garashada Wanaagaan Waxaad Ku darasatay Naxwaha Afka Soomaaliya
@iskaciyare1075
@iskaciyare1075 Жыл бұрын
Soo Rakiba 14:06 😂 😂 😂 fantastic 🌹
@sadiyanurre7802
@sadiyanurre7802 Жыл бұрын
Alla jecliyaa faadumo waa bad soconaysa
@ayaanjamac6767
@ayaanjamac6767 Жыл бұрын
Masha allaha caleg caleg mamo fadumo ibrahim
@mkeymanmk6694
@mkeymanmk6694 Жыл бұрын
Waa daahir ya shamis
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Big eespect mama Faadumo cigaal
@hanaabdi7407
@hanaabdi7407 Жыл бұрын
Khadra heesaheedi inay tafaful ku sheegto waan ka xumahay edaday khadra ale ha u naxariisto
@TahlilDiblawe-ge5dx
@TahlilDiblawe-ge5dx Жыл бұрын
Mama FAADIMO waa cabqariyad waliba aad isugu kalsoon Mahadsanid
@moussafarah2621
@moussafarah2621 Жыл бұрын
Mashalah Hoyo cajib ah allah ku xafido
@mustafeyuusufgahnug4365
@mustafeyuusufgahnug4365 Жыл бұрын
dhinaca.aakhirana.hailobin
@muhumedabdille9722
@muhumedabdille9722 Жыл бұрын
Nicee
@adengims3501
@adengims3501 Жыл бұрын
Faduumo mes salutation depuis Djibouti
@fardusaadan1266
@fardusaadan1266 Жыл бұрын
Waa murtidii oo qof ah xafidulaah
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 Жыл бұрын
Masha Allah Mammo fadumo jecliyaa illahay cafimaadkaba kudaa
@jikadanora4023
@jikadanora4023 Жыл бұрын
Masha allah mammo😘😘😘♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 11 ай бұрын
Amazing Somali music ❤
@user-zs2rw5jv8s
@user-zs2rw5jv8s 11 ай бұрын
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Жыл бұрын
Alaah rabilcaalimiin ha idin xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
@zakicismaan2994
@zakicismaan2994 Жыл бұрын
Masha allah maamo qaliya
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Fadumo caawa Kabaha ay la dulmartay team Music 🎶 beenaad. Salaam Qaawin big legend Wallahi. (Nimco dagen ??
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Жыл бұрын
Mashallah mama fadumo
@degoxirsi
@degoxirsi Жыл бұрын
Masha alaha mamada cadi mahan nosobadiyaa si an u barano heesaha dhaxwigooda ❤🙏
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Жыл бұрын
Wow,,maamshallah,cabdigoodkii,dumarka,lakiin,,waa,,taqaana,fanka,,codna,wayleedahay,,lakiin,cabdi,good, waxbamayaqaan, weldinone,naga,qabo,caruurta.
@xasancade104
@xasancade104 Жыл бұрын
Hadii la khaldo hees maxa ka micno ah ileyn ayad maahe
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 Жыл бұрын
Masha Allah tabarak rabi ha ku barakeyo
@karti-soor
@karti-soor Жыл бұрын
That's pure talent Somali X factor
@radiafouad366
@radiafouad366 Жыл бұрын
P00
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Жыл бұрын
Momada Waa jeclahay runti. Waa IQ geedu waa 200. Haday jamaacad tagi lahayd doctor ayey noqon lahayd. Nasiib xumo somali ayaa dalki baabiyey. Maskaxdeeda yaa 10% iga siiya. Saying hi from Dhagaxbuur
@ahmedjama2090
@ahmedjama2090 Жыл бұрын
Waa jaamacad meeshu waaw
@fgvv2176
@fgvv2176 Жыл бұрын
Thsnks.miss fadumo .. u.are real.states I .donot think that u exist in the world
@mcwadaad6046
@mcwadaad6046 Жыл бұрын
cimri dheeeri & caafimad ayan ku rajayn mamo wax badan ayan ka baraney
@abassalah4957
@abassalah4957 Жыл бұрын
Asc mama fadumo qof heer sare oo xigmad bdn Lkn heestii diinleeya Cid kastoo heestay wuu qalday mida ugu saxsan waa tan uu kuluuqeeyay qofka sawirkiisa ay soo qaadatay sida qof qalday,miraha, laxanka iyo codkaba asagaa wada leh waana MUSTAFA SHEEKH AADAN hobolada horseed ahaa
@sammie1163
@sammie1163 Жыл бұрын
Mansha Allaah faadumo alloow ku xafid aamiin
Heeso ilaahay Aqbalay oo Horyaal Tv Soo Bandhigay
42:46
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 574 М.
FAADUMO IBRAAHIN HADALKAN MAKU SAXANTAHAY (3532)
16:29
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 92 М.
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
SHEEKH MUSTAFE || 10 KII QISO EE UGU LAYAABKA BADNAA -DAAWO HADA.
49:24
Yaa Baastada Ku Dhex Cunay Xabaalaha Dhexdiisa? FAAF-REEBKA FANKA
27:15
Faaf-Reebka Fanka Qeyta 16 B Waa Fanaaniinta Reer Djibouti
12:02
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 10 М.
Faadumo iyo Hadalo oo 8 Fanaan Saaray Miiska Faaf-reebka Fanka
38:37
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН