DAYAX DALNUURSHE | INDHUHU ILIN BEEY QUBEN| 2022

  Рет қаралды 334,819

Dayax Dalnuurshe

Dayax Dalnuurshe

Жыл бұрын

Erayada bil buuq
Laxanka kobciye
Music Mustafa karaama

Пікірлер: 940
@hassanjelani3646
@hassanjelani3646 Жыл бұрын
this person is an incredible singer because of his name king of the city of the world go pro this song is very true women's rights 🥺🙌🔥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sabrinaabdulle
@sabrinaabdulle Жыл бұрын
Absolutely he is king really ❤️🤴
@rohanmk2932
@rohanmk2932 Жыл бұрын
Hhhh
@therealgoat158
@therealgoat158 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 💞❤️❤️ﷺ🕋
@mohamednooromar6497
@mohamednooromar6497 Жыл бұрын
Bt don't mention him in dz place full of sin en astray pples 😭😭
@abdidayax2312
@abdidayax2312 Жыл бұрын
😭😭😭
@Depressed.Pilot_1100ft
@Depressed.Pilot_1100ft Жыл бұрын
Ur a clown 🤡 fam delete it 🤦🏼‍♂️
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 Жыл бұрын
Maxaa dhalinyaroy kuhelay Maxaa dhegihiina xidhay Miyaydaan dhiig laheyn Miyaydaan dhadanayn Dhibtaa hablihii ku dhacay Gabdhahaan la xogayee Miskiintaan la xogayee Hooyaa idin wada dhashoo Markale way idin dhaxeen Miyeydaan dhurwaaga baas Gabdhaha ka ilashaneyn Dhayuhu ilin Bay qubeen Dhabtii waa oyeyaan Dhibtaa hablihii ku dhacay Iyagoo samir dhiil ku malay Maxaa xumo loo dhansiyey Hablahaan dhowranayey Dhameysey ma dheere wanaag Dhitayso, ha dhigin sharaftee ku dheeho Ha dhoofin hankee dhaweyso Hadaan dhawac ku horsedey Mardanbe cadaw kuma dhibee Gabdhaheenow xaal bn wadaa 2x Hooyaa idin wada dhashoo Markale way idin dhaxeen Miyeydaan dhurwaaga baas Gabdhaha ka ilashaneyn 2x Dhayuhu ilin Bay qubeen Dhabtii waa oyeyaan,dhibtaa hablihii ku dhacay Iyagoo samir dhiil ku malay Maxaa xumo loo dhansiyey Hadaanu nahy hablaha soomaliyeed dayaxow wanu ka gudoonay xaalkaas,ina ragow plz dhibka naga da ayaa
@mohazcaddemedia5217
@mohazcaddemedia5217 Жыл бұрын
Sister waan Ka Soo horjeedna ninkasta dumarkeena sharaftooda Wax udhimya
@abwaancali1540
@abwaancali1540 Жыл бұрын
Kaaha nuura aadbaan ugasoo horjeedkaan falkaas allaah naga qabto midka magaceena iyo hableheena ku dheelaya 😭
@maxamedilyaas3591
@maxamedilyaas3591 Жыл бұрын
Cajaa'ib sidaad uqortay
@jamacabdi6236
@jamacabdi6236 Жыл бұрын
👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👏🏼
@abbasyoung2423
@abbasyoung2423 Жыл бұрын
Iyagoo Sama dhiil ku maalay Maxaa xumo loo dhansiiyay
@mohammedcantoob3080
@mohammedcantoob3080 Жыл бұрын
Calaasha waa gadoontay indhuhu ilin bey qubeen dhabtii wey ooyayaan😭😭hooyaa idin wadashay Mar kale wey idin dhaxeee miyay durwaaga baas gabdha ka ilaashaneyn naga raali noqda dumarow nacas baa idin heleee wallhi alxsan fanaan dhamqanayo salaaman wallkey hooyadey dhashow dayah👏👏👏
@asiaabdi488
@asiaabdi488 Жыл бұрын
Ragga qaar ma xuma lkin inta xun oo waraabayasha ba badan😭😭😭😭😭
@abdiaziizshabib
@abdiaziizshabib Жыл бұрын
Best somali singer I have ever seen Mr Dayah Dalnuurshe, is the only singer who hate wrongdoings and criminal issues, related the humanity.
@ayanahmed8784
@ayanahmed8784 Жыл бұрын
legen dayax keep gong dhibka nagu dhacay Alle hanaga saaro 🥺🥺🥺 thnks wllo mcn🌸
@sadam1213
@sadam1213 Жыл бұрын
father of voice 👑🎤🇸🇴🙏
@abdisalaanhassan2266
@abdisalaanhassan2266 Жыл бұрын
WaLaLaYaL aynU u duCaYnO abwaNki umadA somaliyEd Hadrawi alle janada ha geyo incha allh ❤️
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Dhibkaagaba ha ahaate Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k🙏💕🥰N
@mohamedaliproduction6994
@mohamedaliproduction6994 Жыл бұрын
Allaah Janatii firdowsa haka waraabiyo
@omarsomaliofficial2443
@omarsomaliofficial2443 Жыл бұрын
Lipax legend tahay 💯gusha raga wa dumar ragow miyd damir an lhy nacafiya gebdahayni🙏 gewer walbo Somali wa Boqorada ila dhalatey🥺❤️Allow dhor dumarkayni Ameen
@mustaphhonest9217
@mustaphhonest9217 Жыл бұрын
Maanso yar aan ugu tala galay gabdheheena :-❤️🫶🏼 Nin ital yar iyo naaguhu Isma arin dhaamaan Adyad lagama daayoo Bulshadu ma ixtiraamaan Hadii ay awood leeyihin Lama ataageen Eelkiyo xanuunkey qabaan Oohintiyo diifta Arradkaas waxa ugu wacan Waa agoon xume, e Ragu aayoh aan dumar aheyn Malaha aashoode Garansii allahayow adigu Dumar abaalkooda Iney hooyo iyo noo yihiin Eedo iyo aayo Walaal kuu adeegtoo Adiga oonta kuu karisa lyo oori sharafloo Cabdow ubadka kuu haysa Inantaad dhashoo ku anfacdiyo Waa ina adeer Waa udubka gurigeena lyo Ehel dhammaantiis Kuma koobi karo eray Intay dumar gabtaan maalin Balse dogon ajaleysay hawen Aaminaan badi Ibraahin afdheero kaley Ina rag moodaan Markaasu xumaan ula tagaa Ku aftaxaa eebo Oo u weliba amaan moodayaa Inan la ceebeeyo Waxanse hadalka kuso oodayaa Ararta weedhayda Asturaada dumarkeenu waa Aaayad diiniya 🫶🏼❤️
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Fanaanka keliya ee Halyeeyadii Soomaaliyeed maanta ka nool. Allah haku barakeeyo Dayaxoow❤️
@hamdihasan9927
@hamdihasan9927 Жыл бұрын
4
@mohamedHassan10761
@mohamedHassan10761 Жыл бұрын
One love somali girls ❤️🙏🏼
@kulmiyoanzo6944
@kulmiyoanzo6944 Жыл бұрын
𝗦𝗵𝘂𝗸𝗿𝗮𝗻❤️🙏
@fatuuxaabdimohamoha4917
@fatuuxaabdimohamoha4917 Жыл бұрын
Shukran Abowe❤
@ramloaxmedsaciid6366
@ramloaxmedsaciid6366 Жыл бұрын
Wllkene❤
@qadrabishaar3983
@qadrabishaar3983 Жыл бұрын
Ayyy sido kale aboowe❤❤
@qadrabishaar3983
@qadrabishaar3983 Жыл бұрын
THANK YOU
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 Жыл бұрын
Ilahow gabdhahena sharafta badan inoo xafid meel walbo ay jogaann🥺♥️
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 Жыл бұрын
Ha dhigin sharaftee ku dheeho, ha Dhoofin hankee dhaweyso. Cajiib!! Dayaxow guulayso Boqolle.
@shaciyepro6306
@shaciyepro6306 Жыл бұрын
Heestaan wa shamsi maku qaadnaa dhalinyaro 😄😃😅🤣always king of city the best singer
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Sidaan u sugayay waan daalay dayah ilhay wax ku dhiba Kuma tuso Ilhyow hablena sharafta leh dhowr amiin 😭😭❤🙏
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 Жыл бұрын
Ninrageedba yaqaan sharafta dumarka Alle haku sharfo wllo mcn❤️💯
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 Жыл бұрын
Emotional songs jah 😭😭😭Dumarka qiimahoda qof yaqano waaye wllkei Dayax dalnurshe rabbi haku xifdiyo
@dalmarmanchester7613
@dalmarmanchester7613 Жыл бұрын
Legend full respect dayax Dumarkenow naga rali noqda Mid an xurmadina aqon ba idin helee🙏🏽😭😭😭
@xafsoquen8278
@xafsoquen8278 Жыл бұрын
Indhuhu ilin bay qubeen Miyeydaan dhiig lahayn dhaliyaroy Best singer dayax dalnuurshe thanks allot🥺❤
@fartuunmohamedsahal4222
@fartuunmohamedsahal4222 Жыл бұрын
Ellahow ceebteena astur yaa Allah 😭😭😭😭
@ilhaanxasan2661
@ilhaanxasan2661 Жыл бұрын
M.a dayax dalnuurshe waxaa tahay hurmuudkii dhalinta 🙏🙏🙏 waxaa tahay qof qalbiga udhaw ❤️❤️❤️ keep going walalkey dayax dalnuurshe 🥰
@Queenishwaaq
@Queenishwaaq Жыл бұрын
Legend dayax dalnuurshe, thank you for standing by us during this tough time of our girls being hurt. Violence 🙏🙏🙏🙏
@king___qanciye
@king___qanciye Жыл бұрын
Waxaan hees lama dhihikaro waa another level my prother dayax dalnurshe
@Najmoshaafici
@Najmoshaafici Жыл бұрын
Fanaanka damiirka badan marna. Aabaha dunta wacan dadnimada loogudaray daruusta loodhigay diinta lagu barbaarshay daahir. Maxamuud muuse 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️💯💯👍👍👍👍
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Ilahey hablaheena ha asturo ragana wanaaga ha garansiiyo . Miyeey daan dhurwaaga baas gabdhaha ka ilashaneen hah 😭😥🥺
@kaafimnur5698
@kaafimnur5698 Жыл бұрын
Mardambe cadow kuma dhiibe Gabdhahenow xaal baan wadaa 🙏😪
@marrinchannel6998
@marrinchannel6998 Жыл бұрын
Dayaxow waxaan rajeynayaa dhalintu ineey adiga ku noqdaan ixtiraam dumar yaqaan ayaa tahay allha ku xafido walal
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 Жыл бұрын
Hees qiro leh wlhi dayax dalnuurshe nolow walkey shukran 🥺🥺raga somaliyed wxa isku fala
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 Жыл бұрын
Legend dayx dalnurshe 🦁❤ Mahdsanid wlky kun iyo kow jer ❤😭ninka kaliye e na fahmi karo
@saharajimale805
@saharajimale805 Жыл бұрын
The King of Somali Boyz wilka kaliya biniadmka nimadha wax kayiqano Aya tehe m.a abowe may Allah bless uh and ur family runti rux lagudhayadho Aya tehe waliga adhigo fanayo kumaarkin wlh ur jxt simple wow abowe Keep going with that spirit 💪am proud of uh Dayax dalnurshe 👑 the real king is the one who respect the women 👸 Allah kushafro abowe mcn 😍🌍🔐🦋
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad Жыл бұрын
😢 waqtigii hore gabadh sharfteeda lagu xad gudbay agteena wax wayn ayay ka ahaan jirtay lkn hada caadibay ka noqotayba goormen garan doona intay waalidiinteenii hore garteen 😢😢 dhagax hadii lagu dili lahaa kii falkaas ku kaco mid kale ma sameeyeen
@caaishomuusegmeildcomcaais4085
@caaishomuusegmeildcomcaais4085 Жыл бұрын
Daxax alle hakudaayo waxatahay fanaanka ugu wanaaagsan ugu dabeecada fiican uguna dulqaadka badan soomaalida noolow aboowe
@munizhmaaanka4710
@munizhmaaanka4710 Жыл бұрын
Rageeena adoo kalaba waa ku jiraa dayaxow xaalkii waan kaa gidooney 😩🙏❤️‍🩹
@jiikapoi2275
@jiikapoi2275 Жыл бұрын
The legend dayax dalnurshe man of the city you never disappointed with your fans never ever bro
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Dhibkaagaba ha ahaate Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k🙏💕🥰N
@asmaahmed5693
@asmaahmed5693 Жыл бұрын
Hees Darren gaara leh Runtii. Wlhi waan Qirooday LEGEND ALWAYS LEGEND.
@wllisliiofficial3677
@wllisliiofficial3677 Жыл бұрын
Dhaayuhu ilinbey qubeen 😭 hees dareen kooni ah wadato @dayax dalnuurshe full respect 🙏
@abdifatahdakabeabdifatah423
@abdifatahdakabeabdifatah423 Жыл бұрын
It's really heart taching son 💙 and it's about reall story which we all remember for it 🙏srry sister 😔 it's true dhayuhu ilin baay qubeen 😭😭😭
@samirasiciid2996
@samirasiciid2996 Жыл бұрын
Omg respect wll waan jidhidhicoday😢😢🥰
@canabjimcalmaxamed6181
@canabjimcalmaxamed6181 Жыл бұрын
Wllkei mcn Dayax Sharaf korgaga alle haka yelo Adun io Aqirapa Qof Na fahmaya thy abwe Illah haku xifdiyo 🥺🤲👑❤✊
@yasminAbdi846
@yasminAbdi846 Жыл бұрын
Qof uu jiirnaxo Gabdha ba la hele fanankena Dayax Alle haku sharfo😭😭
@ikraandheman3320
@ikraandheman3320 Жыл бұрын
Abdi dhyax cod majuro muya mise wad soowadah an ohrdawday hablyo nafyhay😍😘💔
@queens2139
@queens2139 Жыл бұрын
La antiin meel ma gareno Wilashena somaliyed please ina ilaaliya Alle kasakow La antiin nolosha wxba ma nihin Wxanu nhy warshadii adunka 😭♥️🙏🏻 Mahadsanid dayax wllo
@absameali8810
@absameali8810 Жыл бұрын
Emotional song , let's protect our girls. Big fan from N.Eastern Kenya, Garissa.
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal lsubiskareeb iisaara ee walshy ama wllky ee somaaliyeed❣
@nimcocapdi4460
@nimcocapdi4460 Жыл бұрын
Hooyaa idin wada dhashoo markle way idin dhaxeen 😢miyaydan dhurwaagan baaas 🥺hablaha ka ilashanayan💔dhaayuhu ilin bay qubeen dhabtii way ooyayaaan😰😰........!!
@ayaancraxmaan9419
@ayaancraxmaan9419 Жыл бұрын
Wxa nadarimi kara dayaxo kale becuse waa (Father) indhuhu ilin beey qubeen😭💔
@keyatoti8536
@keyatoti8536 Жыл бұрын
Miyeydaan dhurwagaan baas gabdhaha ka ilashaneyn😍😘🥰
@updiphatahkunciil2444
@updiphatahkunciil2444 Жыл бұрын
Dalnuurshe best fanaan in the world 💪💪💪💪💪💪
@ayuupnapoli582
@ayuupnapoli582 Жыл бұрын
Indhuhu ilin bey Qubeen😭💔🥺 Miyeydan dhiig laheyn dhalinyarooy😥😪 Aad bey qiiro noogu reebtay heestan
@farxaancali5385
@farxaancali5385 Жыл бұрын
Respect full the legend my brother dayax dalnurshe🥰
@abdinuurabdullahi1008
@abdinuurabdullahi1008 Жыл бұрын
M..a fananka kali aan kataagero horay usoco ayan kuleyahay zxb mcn
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
Best voice Best erayo Best music Mustafa karama my dumshi sln share🙏🙏😍♥️❤️🥰💋🌹
@sacdiyoxusen6109
@sacdiyoxusen6109 Жыл бұрын
Heesta shiikhal baa sugaya aniga 🇾🇪😰👍
@ahmedweli1007
@ahmedweli1007 Жыл бұрын
🥰❤️inaba CAADi Maaha Erayad music codka mcn darenka ku dhehan😥dayax Dalnurshe🔥💯👌
@nastexookey1325
@nastexookey1325 Жыл бұрын
Lajan dayax wan kuwata rasbagti ban kuheyna hadan nahnay gabdhaha somaliyed ❤❤❤
@xalimomaxamed2249
@xalimomaxamed2249 Жыл бұрын
😍king of the world 🤴🤴
@sadam1213
@sadam1213 Жыл бұрын
fanaanka shanta soomaaliyeed keep going pro 🇸🇴♥️👑🙏
@boqoradainaaadan7224
@boqoradainaaadan7224 Жыл бұрын
Wow absuludly it's amazing my brother keep going
@jamiilocraxmaanaadan3705
@jamiilocraxmaanaadan3705 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 wllhi waa qiiroday Ilaahy hanoo kaa xafido 🤲 my best Dalnuurshe
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
🎻🎶🎻legend dayax 🎶🎻heestan waa hees qiimo badan walaahi Nolow legend 🎻✌
@queenelizaqueeneliza967
@queenelizaqueeneliza967 Жыл бұрын
Wow what a song hadey intaan fahmi lahaayeen dhibka marwalibo ee nagu wadaan weydaayi lahaayeen 😰🥺💯
@ridwaancumar8544
@ridwaancumar8544 Жыл бұрын
The one and OnlY Dayax Dalnuurshe Keep Up Bro
@Abdirahman_moa
@Abdirahman_moa Жыл бұрын
Woow fanankena thnkz allow inoo dhowr gabdhaheena 👩‍👧😰❤️
@zahiiromary6652
@zahiiromary6652 Жыл бұрын
Dayax wlhi billion hadaan agodi lahaa waan ku garsiin hadaa wana uqalantA❤️
@abdikadirtvofficial1814
@abdikadirtvofficial1814 Жыл бұрын
Masha allaah walal aan ad u taageero aan jeclahay dayax dalnuurshe waxaan ku leyahay horey usoco 🙏🔥
@Libilwstudio
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Dhibkaagaba ha ahaate Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k🙏💕🥰N
@hannaho9607
@hannaho9607 Жыл бұрын
Woah 😲👍 I cried fr it seems like the warm-hearted people are still on earth it touches the heart (his words)😥 btw He is an incredible singer 💫✌
@sahromohamed5135
@sahromohamed5135 Жыл бұрын
Wow masha allah thanks my brother wan ku wata wlhi af fanaa dayax dalnuurshe ❤
@yahyehantar9422
@yahyehantar9422 Жыл бұрын
Ninkii damiirle oo hablaha wax ka yaqaan heesta ha dhagaysto thanks walal dayax dalnuurshe 👏🥀💋💝🥰
@ciskapoy8958
@ciskapoy8958 Жыл бұрын
Legend wlh wa hees iyo bar codka idilay🤗💙
@salmasaed2810
@salmasaed2810 Жыл бұрын
Alllle haku sharfo emotional song 😥 best somali singer
@nimcoelmi4968
@nimcoelmi4968 Жыл бұрын
🥺😭
@calanleyofficial
@calanleyofficial Жыл бұрын
Boqorka muqdisho the legend of the Somalia Hablahayna soomaali sharaf iyo karaamo ayay Naga mudan yihiin
@aadanibrahim1203
@aadanibrahim1203 Жыл бұрын
Keep going legend always legend 🙌
@Cabtansaalim
@Cabtansaalim Жыл бұрын
Respect full wll dayax waxan ahay whelk gawadha Guursan rawo🙏
@Talobixin2131
@Talobixin2131 Жыл бұрын
The king of the city 🔥💥
@amalali6668
@amalali6668 Жыл бұрын
King of the city alle aqliga haku barakeyo sida dalkeni Somalia u baa ba.ay ayey dumarki io carurtina had uga dhargay allow adaa no maqan cadow anaga isku noqonay gumeeste io dalaal shisheye noma ibaan every sikin aan xasuusto dalkayga io dadkayga emotional aan noqdaa every time so sed 😭😭😭😭😭
@cabdulaahiciisesalaad4082
@cabdulaahiciisesalaad4082 Жыл бұрын
Another level walaahi dayax waad nawaalaysaa zxiip keep going 🎻🎻🎤🎤🎶🎶❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯💥💥
@cadaawe6316
@cadaawe6316 Жыл бұрын
WoW WoW THe oNLY LeGeNDRY DaYaX DaLKa NuuRKiiZa😍
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Жыл бұрын
First person ✌ Full respect king of the somali singers dayax🥰🥰🥰
@abdalla12official34
@abdalla12official34 Жыл бұрын
:waligey ma arkin shaqsi ka qalbi wngsn dayax dalnuurshe King of city
@maanafpoymaanafpoy4608
@maanafpoymaanafpoy4608 Жыл бұрын
300k comin soon walalkey
@xamdabintuayaxofficial5919
@xamdabintuayaxofficial5919 Жыл бұрын
Yaaa alllh gbadha kastoo soomaliyeed amaaanso The goat 🐐of somali singer's 😍
@arifmohammed6086
@arifmohammed6086 Жыл бұрын
Father of love 💕💕 dalka nurkisa keep going brother ❤️
@arifmohammed6086
@arifmohammed6086 Жыл бұрын
ONE FAMILY LOVE DALKA NURKISA ❤️💯
@abdillatifismailahmad4862
@abdillatifismailahmad4862 Жыл бұрын
dayaxow ilaahaw kubarakee runtii magaca rabi baa kula doonay halgan kaagu guul haybadaadu sharaf wll qali jarmalka maruun nokalay kk wan kusalamay wa c/ladiif cade nolow fanaan jira
@sabrinaabdulle
@sabrinaabdulle Жыл бұрын
Ayyyyyy the best ever song I never ever seen dayah fac singer ❤️🤴🤴🤴🤴🤴🤴
@samiyaahmed995
@samiyaahmed995 Жыл бұрын
Ma sha alh wlky mcn mahdsanid waan ku saamy keep going
@ifraaxaragzan342
@ifraaxaragzan342 Жыл бұрын
Wali kuma mucaaradin lkn waqtiyada danbe inan taagero xoogan kuu noqdan dareema libaaxo waan ku wataa
@hanshisacid766
@hanshisacid766 Жыл бұрын
Hada ayan TikTok Gaga kaso arkay wlhi wan isdhahy daxay walal jira full respect
@cfataxmohmud6664
@cfataxmohmud6664 Жыл бұрын
Dayaxa dalnuurshe wan ku wata zxp qali fanan kaliya ma tihid waxatahay waxwlba nin aan ilawaynen keep going 💪 👏
@akafiadow7187
@akafiadow7187 Жыл бұрын
King of city I'm so proud of you my Legend brother ❤ 💛 🙏
@sharonsharona3969
@sharonsharona3969 Жыл бұрын
This song is such a vibe. The remaining thing I just need translation plz.much love from Kenya 🇰🇪 👌🔥😘
@faliscalijaamac8460
@faliscalijaamac8460 Жыл бұрын
First ahy king of city 🙄❤🇸🇴🥵
@ismailarab1164
@ismailarab1164 Жыл бұрын
Ayyyyy keep going pro
@qamarluula9284
@qamarluula9284 Жыл бұрын
😪🥺Still we are crying because we have trouble again and again the side of our boys please 🙏And please stop the killing your sisters 😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔
@adiljb5943
@adiljb5943 Жыл бұрын
Everything about dayah is on the 🔥🔥 fire Dumarka halo naxo
@ckpoi3622
@ckpoi3622 Жыл бұрын
Legend Dayax king of city🔥🇸🇴 hees dareen leh waye wllhi😢
@raagehuzein2628
@raagehuzein2628 Жыл бұрын
Hablaheena soomaliya hoyo weynooyihiin waan qabnaa wandhalny wynoladhashen allow noodaa hablaheena aamiin
@dalmarkiiko76
@dalmarkiiko76 Жыл бұрын
Legend of the Worldwide keep going lipaax Dayax dalnuurshe
@bizharamohamoutt
@bizharamohamoutt Жыл бұрын
Respect full the legend my brother dayah dalnuurshe🙏❤
@idiriiscabdirxmaan4410
@idiriiscabdirxmaan4410 Жыл бұрын
Waaaaw waa kahelay Caniga ahan heestan soomaliye kaca
@moomedia1165
@moomedia1165 Жыл бұрын
Ax masakiinta illah ha ayaa u maqan inta qarsaneysa ka badan 😭
DAYAX DALNUURSHE BILYAN DHAAN OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:57
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 7 МЛН
DAYAX DALNUURSHE HEES CUSUB (MAXAAN BAL SHEEGAYAA) 2023
4:42
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 778 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 24 МЛН
DEG DEG ILKACASE QEYS OO QORAY U QAATAY URURKA KACDOONKA DHALINYARADA
24:53
Zaki honest Official
Рет қаралды 10 М.
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 52 М.
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
HEESTII GALMUDUG | DAYAH DALNUURSHE 2023
5:12
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 802 М.
Sharma Boy Ft. Ilkacase Qays - Caga Dhigo (Official Music Video)
3:43
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 59 МЛН
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 14 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 19 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 59 МЛН