KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 6,754,096

Khaalid Kaamil

Khaalid Kaamil

Жыл бұрын

KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
EREYADA CALI ILEEYE
LAXANKA KHAALID KAAMIL
MUSIC MUSTAF KARAAMA
CAMERA SAALIM KASKEY
EDITING ABDIFITAH AMADI

Пікірлер: 2 000
@faysalmumumad3110
@faysalmumumad3110 Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الله ❤💙💙
@tamlaabdi6451
@tamlaabdi6451 Жыл бұрын
☝☝♥️♥️♥️
@nastehocaliyahye7111
@nastehocaliyahye7111 Жыл бұрын
@@tamlaabdi6451 ❤️
@samiiracabdi9881
@samiiracabdi9881 Жыл бұрын
Love
@nasraqurux4077
@nasraqurux4077 Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️
@sudeisahmed4995
@sudeisahmed4995 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@zakariyoww
@zakariyoww Жыл бұрын
Naftani suufiyawga 👤 Xaraabe aduun ka sooman 🤐 Si aan dhadhan igu sameeyo 🥺 Mar ban idhi saaka guurso 💍 Garaadka igu su'aalay 🤔 Jaceyl safar weeye dheer 💯 Hadaaad Sahan li'i hayaanyto 🚶‍♂️ Sareedo miyaad ka gaadhi🤦‍♂️ Sunaha kalgaceylka weeye 💯 Haduu ka saqiiro cashaq 💔 Qalbigu saaxib ma yeesho 🙅‍♂️ Nafteydani saamaleylka 🙇‍♂️ Caweys Subaxdii ku gaadha 🤦‍♂️ Si aan hurda ugu sameeyo🥺 Marban idhi saka guurso 💍 Garaadka igu Su'aalay 🤔 Qofkaad is lahayd ku Seexo🥺 Haduu Muran Kugu Salaamo 😭 Miyaad Soojeed ka Baaqsan💔 Sunaha kalgaceylka weeye 💯 Haduu ka saqiiro cashaq 💔 Qalbigu saaxib 🥺 Qalbigu saaxib 💔 Qalbigu saaxiib mayeesho 🙅‍♂️ Lyrics 😂✌️
@nasirmohamed4062
@nasirmohamed4062 Жыл бұрын
Naftaydani suufiyowga Xikmadii aduunka ka sooman Si aan dhadhan ugu sameeyo Marbaan idhi saaka guurso Garaadka igu suaal Jacayl safar weeye dheer Hadaaad sahan lili hayaanyo Sareeedo miyaad ka gaadhayn Sunaha kalgacalka weeye Haduu ka saqiiro caashaqu Qalbigu saaxiib ma yeesho Naftaydaydana saamalaylka Cawayska subaxdii ku gaadha Si aan hurdo ugu sameeyo Marban idhi saaka guurso
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
@@nasirmohamed4062 walaal erayada waad dhadhawaysee xagga sare ka eeg iyagoo saxsan. Ok.
@happyqueen5158
@happyqueen5158 Жыл бұрын
waqti ba galisay🥺😩
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
@@cabdimajiidkhadar6631 cajib runtii erayadii ayaad dib udaabacday woow 🔥
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Woow amazing 🔥👏
@hudaabdullah4173
@hudaabdullah4173 Жыл бұрын
Heeztu wa emotional damage 💔 😢 Lkn quranka kazi mcn hezta ilahay qalibiyadena haka masxo hesaha🤲🏻🥺
@Muhani20
@Muhani20 9 ай бұрын
zhaki miya kaga jira horta dadka quranka iyo heeza iz ag dhigya😢
@AbdimalikBile-uf3xi
@AbdimalikBile-uf3xi 7 ай бұрын
Amiin
@thursdaylover1230
@thursdaylover1230 2 ай бұрын
Allah inadeer ilahy ka baq translation baan ku dhuftay wuxu so qoray wax xoog oo xun oo quranka ku sabsan
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 Жыл бұрын
Heestan markey Gaarto 1 million markaas like Haley saaro❤️🙏
@hodangaraad4501
@hodangaraad4501 Жыл бұрын
1.6m
@Qaraamichanel241
@Qaraamichanel241 Жыл бұрын
2.5m😮
@ayanbarow8035
@ayanbarow8035 11 ай бұрын
3.3m bay sii mare saxib
@khadarhariir
@khadarhariir 10 ай бұрын
3.8 M Ayey mareysaa❤
@NashattAbdi1
@NashattAbdi1 9 ай бұрын
4 m meraysa
@SULDAANKA.44
@SULDAANKA.44 Жыл бұрын
Wll iska daaya heesaha dhagaysta quraanka ❤💯
@abdirahmaanmahadahmed6111
@abdirahmaanmahadahmed6111 Жыл бұрын
Maxaad ka soo doontay adi meeja aad na gawaani niso maxay ahay
@skyshooter4009
@skyshooter4009 Жыл бұрын
Like lacaag maahan. Nacas diin like kadortaay.
@zakariyadan6664
@zakariyadan6664 Жыл бұрын
Maac maac maac
@ibrahimdiriye5877
@ibrahimdiriye5877 Жыл бұрын
Adigaa meeshan maxa kusogaliyey ,hada hees dhaageysan
@Xalimokapur12
@Xalimokapur12 Жыл бұрын
Adi mesha mxa ka sameynysa😢
@abdullahi1953
@abdullahi1953 Жыл бұрын
Fanku la'aanta bila dhadhan ayuu ahan laha goat KHAALID KAAMIL.🥺❤️🔥
@sadiamohamed1576
@sadiamohamed1576 10 ай бұрын
QOFKII dunida aan ka dooraty baa intuu igarab maray qof kle nolol lawadaagy 🥺😭 mantooy taarikhdu thy 24/8/2023. Insha allah wxaan halkan dib ugu soo laaban doona 6/8/2025 hadaan noolahy noloshyda Isbadl ban u rajeyn🥺
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 3 ай бұрын
Insha Allah ilahay qalbiga hakuu dajiyo Guul iyo Nolol qurux badan baan kuu rajaynaya Abayo ❤
@cabjaibjamac398
@cabjaibjamac398 2 ай бұрын
Hda ma nooshahy 😮
@AbdisalaamMohamuud
@AbdisalaamMohamuud Ай бұрын
nolal qurux badan i a
@Qaali12
@Qaali12 17 күн бұрын
Xaged tegaysa wllo?
@JeneralmorgancarabayXiirey
@JeneralmorgancarabayXiirey 2 күн бұрын
Insha allh qalbiga allha ku qaboojiyo nolol qurux badan ku ♥️ ❤️ nolow wll kula mid ana
@yarabbi5472
@yarabbi5472 Жыл бұрын
Soomaalia Ha noolaato waddani song🇸🇴 Qalbigu saxiib ma yeesho love ❤ song Khaalid hore u soco bro🔥🔥 2 M + Views markay gaadho 👍ta iii Tuuji Bro/Sis
@cabjaibjamac398
@cabjaibjamac398 2 ай бұрын
6m aye maraysa
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Жыл бұрын
Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️
@mohamedduraanqoobleex7441
@mohamedduraanqoobleex7441 Жыл бұрын
Sidoo kale quruxeewy💕💕
@sacdiyasiman7709
@sacdiyasiman7709 Жыл бұрын
Sidookle wllsha
@deeqcolow181
@deeqcolow181 Жыл бұрын
wll sido kale adna allah kusiyo
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 Жыл бұрын
amiin
@zamzamshiiqnuur6831
@zamzamshiiqnuur6831 Жыл бұрын
Ameen sidokle quruxy🥰
@hibonuura5673
@hibonuura5673 Жыл бұрын
Sunaha kalgacalka weeye❤ Hadu ka saqiiro caashaq❤ Qalbigu saaxiib ma yeesho😢 Fanaan buuxa ma jiro sabankan adi mooyo khaalid kamil boqorka heesaha dareenka leh
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
GOLDEN VOICE Dhawr sano kahor ayaan si qalbiyan ah u iri raboow ninkaas ukala kici oo soomaalidu indho ay ku arkaan uyeel Maxaa cod ku duugan 🔥🙌
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 6 ай бұрын
Anaa marqaati kaaga Xaqiiq💯
@xaalicalixasan-ll5nz
@xaalicalixasan-ll5nz Жыл бұрын
Allaha ku naxariisto qofka jacesjahay Allaha kuu sahlo si nabad ah dareenka waa mid la qarin karin ayadana dhib Allah kama tusiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BoqoradaDarawish
@BoqoradaDarawish 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤I don’t know ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hosowpro
@hosowpro Жыл бұрын
Pure talent - KK
@jeymontana
@jeymontana Жыл бұрын
wa ku salamed Taliye🫣
@abdirahmaanabdalla1355
@abdirahmaanabdalla1355 Жыл бұрын
Hosow bro wan ku salaamay nin kaan waa fanki oo luga leh
@ifrahsheikh6214
@ifrahsheikh6214 Жыл бұрын
​@Abdirahmaan Abdalla o
@ifrahsheikh6214
@ifrahsheikh6214 Жыл бұрын
​@Jey Montana l loll and look for 0
@ahmedzaki6149
@ahmedzaki6149 Жыл бұрын
Jacey wuu jiara fila🙈
@hamdahamda941
@hamdahamda941 Жыл бұрын
Ax qalpiga markad qof aad jeclayd ♥️ oo nabad ad kukula tagten lagu dhaho wa mayd maxaa ka xun 😭 oyna jirin qof dhibkaga ama ooyinta kula qaybsnaya wax walpa asgaa ayaa ii ah lkn wuxii qorna Aya dhacay 😭 ilaa hada qalpigayag kamad bixin allha janoyinkisa kugu casuum 🤲 wakhti kasta Kuma ilaawo miss yuo 😭😭😭😭
@zaredoabdilahi
@zaredoabdilahi Жыл бұрын
😢Allha unaxristo adna Samir haka siyo qli
@marwaanadeh7554
@marwaanadeh7554 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto😢 wllo
@hafsodj1608
@hafsodj1608 Жыл бұрын
Sorry byo mcneey allh ha unaxariiisto
@xamdixareedmaxamed6610
@xamdixareedmaxamed6610 Жыл бұрын
Ax😥alla xanuun badana💔😩
@naimomahmud6366
@naimomahmud6366 Жыл бұрын
xanun wey allw unaxriso inti dhimaty😭💔
@sowdoabshir4349
@sowdoabshir4349 10 ай бұрын
Heestii markey soo baxdey waan iska dhagaysan jirey lkn maanta oo tariikhdu tahey 23/8/2023 waxaan dhagysanyaa anoo aad u niyad jabsan 💔😢
@user-bb6zx2gd9u
@user-bb6zx2gd9u 5 ай бұрын
Gardkaa kugu su,aaly inad niyad jabto 😢
@wariyexamari3160
@wariyexamari3160 9 ай бұрын
20-09-2023 Ayaa Dhageysanayaa Anigoo Aad U Murugeysan Isoo Duceeya In Uu qalbiga Xanuunka Alle Iga Daweeeyo 🥲 Garaadkaa Igu Su’aalee Qofbaa Is Lahayd Ku Seexo Haduu Muran Kugu Salaamo Miyaa Soo Jeed ka Baaqsan🥲 Sunaha Galkaceylka Weeye ❤️Haduu Kaa Saqiiro caashaqa❤️ Qalbiga Saaxib Ma Yeesho 🥲💔
@maxamedboobe
@maxamedboobe Жыл бұрын
“Sunnaha kalgacaylka weeye Hadduu ka siqiiro caashaq Qalbigu saaxiib ma yeesho “❤
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 Жыл бұрын
Noloshu Dhadhan Ma Yeelato Jacayl La'aan.! Jacaylkuna Macaan Ma Yeesho Kalsooni La'aan.! Kalsiinidu Ma'aha Mid Dhalata Farxad La'aan.! Farxaduna Ma'aha Mid Timaada Naxariis La'aan.! Nariistuna Wa Adiga🥀💝🥺👭💏🥳
@mrdayabi7316
@mrdayabi7316 Жыл бұрын
Wow zxp
@sharmacabdi-bf6ki
@sharmacabdi-bf6ki Жыл бұрын
@@mrdayabi7316 waxan comani wa dhafaY
@najamamohamed3924
@najamamohamed3924 Жыл бұрын
😙😍
@hubkakhan4955
@hubkakhan4955 Жыл бұрын
😅😅😅 aniga qof iney naxaris igala jirta maumaleyaa... nafta kali jclw farxad kama maqna..
@saidmohamudomar473
@saidmohamudomar473 3 ай бұрын
@hanaanmohmed4796
@hanaanmohmed4796 Жыл бұрын
Axsan heesta khalid dadka qalbiyada jabaye boo u hadalyaah 😢💔 intii ila dareen ah oo heestu qaabtaye love noo reb ❤😢
@marishqurux5295
@marishqurux5295 7 ай бұрын
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE Жыл бұрын
2:44 Nafteydani saama Le eylkaa caweys subixii ku gaadha si aan hurda igu sameeyo marba is iri saakayba guurso😢💔❤️‍🩹 aniga jacayl waan qurquriyay inaba aan caadi ahyn hadana ma helin😢 sunnaha galkacaylku weeye haduu kaa saqiiiro caashaqa qalbigu saaxiib ma yeesho
@javieryukovic1335
@javieryukovic1335 Жыл бұрын
Intaysan Million views gaarin hadaad daawatay like ii saar ✌
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 Жыл бұрын
Khalid Kamil waa fanan ka Horeya generationkiisa oo shabaha fananiintiii Hore. Waa fanan iyo laxamiiste aad u sareeya. Horu u soco Kamil.
@Zaynmo
@Zaynmo Жыл бұрын
Ninkani wa fanan buxa runti iska hes loma heso.🔥
@Abdirahmanhusenfar-god
@Abdirahmanhusenfar-god Жыл бұрын
2009 ilaa 2014 jacaylka waxaa dhabar jabin ku ahaa dhoofka oo laba is jecel baa mid dhoofi jiray kan kalana cidlo la noolaa 2015 ilaa 2023 oo hada ah jacaylka dad aan aqoon baa helay oo macna la'aan qalbiga kaaga jabinaya Kuwa naga danbeeyoow jacaylkiina maxaa caqabad ku ah......😥 Hadaa sahan li' hayaanto Sareedo miyaa ka gaadhin😭😭
@samsamali6183
@samsamali6183 Жыл бұрын
@@isse_mohamet 😢😢 ilahay ha isku soo jeediyo Qalbiyadiina
@cabjaibjamac398
@cabjaibjamac398 2 ай бұрын
😭😭😭
@user-wd2ls1ll2i
@user-wd2ls1ll2i Ай бұрын
"Haddu muran kugu salaamo, miyaad soojeed ka baaqsan" 😮
@muunageedi9150
@muunageedi9150 Жыл бұрын
Khaliid kamiil markan dhegysto ayuunban jacayl dareema walhi waa fananka keliya dadka qalbiyadooda tabta ❤️
@nasirmohamed4062
@nasirmohamed4062 Жыл бұрын
Waa xaqiiiq
@mohamedmiitu1300
@mohamedmiitu1300 Жыл бұрын
Wlhi kula qabaa fanaan waa dhaafay
@canbaromaxamuud1549
@canbaromaxamuud1549 11 ай бұрын
Kula mid ban ahay wall jacayl an meelna la haysan ba igu dhaca 😂😂
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 11 ай бұрын
​@@canbaromaxamuud1549waa qoslay wlaahi wlaalo dhawr jeer Baan dhagaystay weliba si isku xig xigta dareemo aan caadi ahayn bay leedahay heestani hadana wax aan jeclaanayo ma garanayo anaa Isla yaaba😂😅😂
@laynqabow7000
@laynqabow7000 7 ай бұрын
​@@abdullahiahmed581😂😂😂😂😂 ana adaan kugu sii qoslay wll mahadsanid kaftan lee
@Apdynajib07
@Apdynajib07 Жыл бұрын
Waa fanaan Waa abwaan Waa laxamiiste Laf dhabarka fanka casriga ah What a complete artist
@user-st4zp2cw5f
@user-st4zp2cw5f 7 ай бұрын
sawmaha
@farhia565
@farhia565 Жыл бұрын
Sunnaha kalgaceylka weeye😫 Haduu ka saqiiro caashaqa💔 Qalbigu saaxib qalbigu saaxiib🥺 Mayeesho😭💔 Hees iyo badh🔥
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare Жыл бұрын
❤❤❤
@subeerabdi3527
@subeerabdi3527 11 ай бұрын
❤one of song my heart beat more then one billion as i feel ❤love no one express the meaning love
@hassanabdirizaaq6823
@hassanabdirizaaq6823 Жыл бұрын
This guy deserves more . Unique artist
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Khaalid kaamil one of the unique somali artists ❤
@migil8238
@migil8238 Жыл бұрын
Я спрашиваю почему сомали люди говорят по аннгласкому когда их родной язык
@arafatabdilahi7344
@arafatabdilahi7344 Жыл бұрын
@@migil8238 what Language Is This Bro?
@saynabyasin
@saynabyasin Жыл бұрын
​@@migil8238 !`°
@kaligedtaliso
@kaligedtaliso Жыл бұрын
😢😢😢
@cabdiraxmansuudi6929
@cabdiraxmansuudi6929 10 ай бұрын
​@@migil8238⁶
@boramavevo9643
@boramavevo9643 Жыл бұрын
Heesta si wanagsan baad dhadhan ugu samaysay wll Khalid. Abwaanka heesta sameeyay erayo mug iyo miisan leh waan kaa gudoonay 👏🏾👏🏾🔥🔥🔥
@mohamedjirdeh-dw9kj
@mohamedjirdeh-dw9kj Жыл бұрын
Hadad sidayda 100 jeer wadatay 👍
@ilhanabdi2458
@ilhanabdi2458 Жыл бұрын
Runtii ahaantii fananka marar badn oon xaalado kujiray waa ay isaameyaan heesihiisa waxaana moodaa marwalba inuu ogyhy xaladan kujiro khalid kamil legend ❤️❤️🙏
@ismahaanmaxamed7989
@ismahaanmaxamed7989 5 ай бұрын
❤❤
@yusra11_
@yusra11_ Жыл бұрын
Oh my.... What a Song 🎶 heart touching song 💔🥺 Khalid kamil fanan aan u tagero respect 18-02-2023❤️🙏🎵
@Abshir252
@Abshir252 Жыл бұрын
Listening this song at 2:53am in Washington. Pure talented artist. ❤😢
@fagaasyare9444
@fagaasyare9444 Жыл бұрын
wlhi ani xitaa 2:40am😢
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
​@@fagaasyare9444 Lkn in Africa ayad ku dhegaysan😭😂
@fadumamohamed3562
@fadumamohamed3562 11 ай бұрын
2:41am Nairobi
@hodanabdihamid5104
@hodanabdihamid5104 10 ай бұрын
3:55😢
@Fardowsa144
@Fardowsa144 Жыл бұрын
Qalbigu saaxiib ma yeesho🥺❤️ One of the best fav fanaan☺️🙏💕
@aishaugaas
@aishaugaas Жыл бұрын
qalbigu saxiib ma yeesho, 💔😰
@ZaabiriinSiciid-wm3ge
@ZaabiriinSiciid-wm3ge Жыл бұрын
Dareen hadal 😢
@kingfathxialimohamuthshaah
@kingfathxialimohamuthshaah Жыл бұрын
Goat ka 🐐 fanka khaalid kaamil❤🎤❤👊🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@asadabdalla7893
@asadabdalla7893 Жыл бұрын
The one and only somali singer khaalid kaamil 🎤🎹
@abdiilahhussein5032
@abdiilahhussein5032 Жыл бұрын
All the way from toronto this guy drive us crazy ! I just listen this song more then 20 times with in 24 hours what a heart tauching song. 😮
@user-px9xf6eq9d
@user-px9xf6eq9d Жыл бұрын
Wlhi waxn tagero uhaya labo fanan nimcan iyo qalida kamila ilahaya waxan ugu barayay iyago fanaka ku jro dhimani amiin
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Жыл бұрын
Heestu waa emotional jaceylku wa safar dheer the best somali singer khaalid kaamil🎙 🔥
@falismaxamuud9459
@falismaxamuud9459 Жыл бұрын
Wow 👌 Amazing song 🎵 100 /100 codka 100/100 miraha 100/100 laxanka 100/100 music 100/100 📷 100/100 action uu ula socdo War heedhe waxan hes wey dhaftay keep going pro
@qaasimmacruuf6137
@qaasimmacruuf6137 Жыл бұрын
Khaalid Kaamil iyo Cali Ileeye hees ashqaraar ah ayaad dabka ka soo qaaddeen.😍
@mursalmahadadan4203
@mursalmahadadan4203 Жыл бұрын
Qalbigu zxb mayeesho ishcalaaa hees kh kaamil is pest fanaan in somalia 🔥🔥🔥
@Mohabinsheikh10
@Mohabinsheikh10 Жыл бұрын
Garaadkaa igu su'aalay Jaceyl safar weeye dheere Hadaad sahan li'i hayaanto Sareedo miyaad ka gaadhi.❤️ Yaa salaam intani abwaanku meel fog buu ka keenay🔥
@inamohamed6352
@inamohamed6352 Жыл бұрын
Heestu waxay la hadlaysaa dadka niyad jabsan ee hadana iska guursada hadana hadhow aqalkoodu u burburo qof aad jeceshahay uun guurso xiligay doonto ha noqotee waayo guurku niyad jabka ma daweeyo😍 Cali ileeye iyo khaalid kaamil way inala taliyeen❤
@AbdifatahomarHassan-fv1gi
@AbdifatahomarHassan-fv1gi Жыл бұрын
You have understood 💔
@theosantana7750
@theosantana7750 Жыл бұрын
Absolutely... farinta dadka badankooda way dulmartay may fahmin... take your time
@fathiaawalahabdoulkader9395
@fathiaawalahabdoulkader9395 Жыл бұрын
😔😭😭😭😭😭😭😭
@xaawaxasan-kt1qy
@xaawaxasan-kt1qy 10 ай бұрын
War nin ya iga qabta markan is dhoho jacylka iska dhaf isaga igu so cesha hesa macan u qadyo
@AxmedXaashi-zy2md
@AxmedXaashi-zy2md Жыл бұрын
Cali ileeye abwaanka qarniga Khaalid kaamil waad fanaan dhaafay zhp
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Жыл бұрын
Legend ❤ Khaalid kaamil 🎙️ iyo mustafe karaam mary is helaan heestan ookle ayaa soo baxda 🥰🥀
@shankaronyasin8130
@shankaronyasin8130 Жыл бұрын
😭💔Ax hees qalbikayga taabanayso😭😭💔 Sunaha kalgacaylka weeye Haduu ka saqiiro caashaq Qalbika saaxiib ma yeesho😭😭😭💔axaxax😭😭😭💔🥺
@adnashariifabuukar4904
@adnashariifabuukar4904 Жыл бұрын
Haduu ka saqiiro caashaq Qalbiga saxiib ma yeesho😭💔💔😭
@cawoaadam6281
@cawoaadam6281 Жыл бұрын
Qalbigu Zxp ma Yeesho 🖤
@ashkarbuufow3826
@ashkarbuufow3826 Жыл бұрын
Qalbigu saaxiib mayeesho 😢 The one and only king khalid kaamil ❤
@abdirizakjakaarta
@abdirizakjakaarta 5 ай бұрын
Khaalid kaamil best somali singers Wlhi sxb heesahada Waa heart touching 2024ta ayaa la jogaa qalbiga sxb ma yessho
@mohamedeid22558
@mohamedeid22558 Жыл бұрын
Abwaan ka sameeyay iyo fanaankuba waa Heersare. Cali ileeye & Khaled Kamil
@abdisamadhirsi6864
@abdisamadhirsi6864 Жыл бұрын
Habar jeclooy ninkan burco halagu soo celiyo intaanu jacayl xamar ku dilin.😂. LEGEND.🔥
@shapcaansaxardiid865
@shapcaansaxardiid865 Жыл бұрын
Sunha kalgacaylka weeeye Haduu kaa saqiiro caashaq Qalbigu saaxib ma yeesho❤🔥
@user-rj1lb5mz4p
@user-rj1lb5mz4p 7 ай бұрын
Hestan wxa aad u dhagaysan jiray wiil aan aad jeclahy miss u ppe aad ban ku jeclahay M9❤
@hajirmustaqbal7219
@hajirmustaqbal7219 Жыл бұрын
ENGLISH TRANSLATION OF THIS SONG: In my mystic soul, Fasting from the ruins of the world, To make it taste better, I once said, get married this morning. The Genius asked me, Love is a long journey, If you do a survey without a proper plan, Will you reach your goals??? To my insomniac soul, That remains sleepless till morning, To make my (soul) sleep, I once said, get married this morning. The Genius asked me, The person you were willing to lean onto, If he greets you with an argument, Will you be afraid of Insomnia??? Its the Sunnah of love, If it dies in an infant stage, The Heart makes NO Friends...
@TheTrendyTypist
@TheTrendyTypist Жыл бұрын
Thanks for the translation
@abdikarimosman2584
@abdikarimosman2584 Жыл бұрын
Epicc! I loved it
@MariamMohamed-kd9fh
@MariamMohamed-kd9fh Жыл бұрын
😍😍😍🙌🏽
@SomaliRoyale
@SomaliRoyale Жыл бұрын
Thanks
@saraqueen4681
@saraqueen4681 Жыл бұрын
Thank you. I feel as if this song is talking to me.
@aymanMoha6
@aymanMoha6 Жыл бұрын
Sunnaha kalgacaylka weeye Hadduu ka saqiiro caashaq Qalbigu saxiib ma yeesho 😢❤️
@wllvikram7745
@wllvikram7745 Жыл бұрын
Sunaha kalgacaylka weeye 🥹 Haaduu ka saqiiro cashaqa ❤ Qalbigu saaxib 😢 Qalbigu saaxib 😢 Qalbigu saaxib mayesho😮😢 Wow 😮 legend khaalid kamila
@maxamedcabdilaahi6061
@maxamedcabdilaahi6061 Жыл бұрын
Waxani hees waa dhaaftay axyaa khaalid kaamil 👊👊
@Vivacious-jz4fw
@Vivacious-jz4fw Жыл бұрын
Wiilkaan laxankiisa top notch waaye 👍🏽 👏
@mustafesamatar244
@mustafesamatar244 Жыл бұрын
Golden voice,,, alfanaan khalid kamil🙏 Man in he's place💯
@bilewarfaa2383
@bilewarfaa2383 Жыл бұрын
waxaan ka dhaxlay qabigu saxiib ma yeesho esh calaa hees
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 Жыл бұрын
Boqorka codka iyo boqorka laxanka Kaamilka fanka 🔥✌️
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
It will be the only song to reach one million in 3 weeks. The best songs 👍👍👍 2023 Khalid Kamil
@rodaismail8151
@rodaismail8151 Жыл бұрын
He is one of the best Somali singers. Definitely underrated.
@saciidooww
@saciidooww Жыл бұрын
focts biggest Underrated fanaan Waaye
@Apdynajib07
@Apdynajib07 Жыл бұрын
the most underrated artist wlhi he doesn't get the credit he deserves and all his songs are bangers and heart touching
@abdiilahhussein5032
@abdiilahhussein5032 Жыл бұрын
Totolly concur!!😂😂
@DinoK1233
@DinoK1233 Жыл бұрын
Agreed 👍
@omarabdi5273
@omarabdi5273 Жыл бұрын
Afsomaliaga hadaaa kuhadasho xagee kuxanuni😮🤨
@nastehaabdi9013
@nastehaabdi9013 Жыл бұрын
P in l
@laynqabow7000
@laynqabow7000 7 ай бұрын
​@@omarabdi5273hhhhhhh dhiblow run low
@zuhailchannel4777
@zuhailchannel4777 Жыл бұрын
Golden voice men khaalid kaamil Hit song 🎵 qalbigu saaxiib ma yeesho
@wardahgalbeti7396
@wardahgalbeti7396 Жыл бұрын
Omg I simply love you 😍 💗 💕 ❤️ I listened to this song today 8 hrs straight while I was working haay Allah protect Khaalid for us xoxo macmac macaankey qaali
@shimbirka.
@shimbirka. Жыл бұрын
💔🥺 Emotional. Sunaha Kalgacylka Wye Haduu Ka Saqiiro Caashaq Qalbigu Saaxiib Ma Yeesho. Fv Fann Khalitka.🙏🏾💯
@yawobnissar1139
@yawobnissar1139 Жыл бұрын
The real GOAT of somali music👏🙌❤
@abshiroabdule
@abshiroabdule Жыл бұрын
mar waliba xaladaydah sidii in uu ogyahay amal ayuu hees mar xaladayda ka hadlayso ayuu qaadaa kaalid kaamil mar waxay ahayd uma qalantid marna la qaybso walal dhibkada hadana midaan jah kaalidow nolow yaaqay😢😢😢❤
@dahiribrahimgeddi9622
@dahiribrahimgeddi9622 Жыл бұрын
Wow heestaan Inaba caadi ma aha Khaalid kaamil waa another level This one is so great 👍 well done
@hodanguray8593
@hodanguray8593 Жыл бұрын
Haaye guurso 😁
@abdiaadilabdale8496
@abdiaadilabdale8496 Жыл бұрын
@@hodanguray8593 😂😂😂adigu xisaab miyaad bilowday😂
@hodanguray8593
@hodanguray8593 Жыл бұрын
@@abdiaadilabdale8496 ✍️my shuñkasigaa meel xun ii maraya😁
@abdiaadilabdale8496
@abdiaadilabdale8496 Жыл бұрын
@@hodanguray8593 🙀🙀waad iga fasaxan tahay 😺✊
@tayibhusein327
@tayibhusein327 Жыл бұрын
Khalid kaami sxb Fankaa ku Bahan Hanagu cidleen Fanka somalia 🇸🇴
@haniabdi4507
@haniabdi4507 Жыл бұрын
He is amazing and his songs are always meaningful❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
King 🤴 voice 💯 kamilka shida fanka Amazing music 🎶 🎼🎻🎹 Melody 💯 🔥 fire Lyrics 💯 ✍ Editing 🎥 🎞 💯 Duubista fantastic fire 🔥 📸💯 Golden voice
@somalidacad
@somalidacad Жыл бұрын
Khalid Kamil sxbka dhalinta manta iyo dawada cishqiga mantaa bro waxaa tahay dadka qalbiyada Ka buka aniga waxaan ahay dadka Ku xiran qalbi Ka hadalkaga aniga jacel baan la bukaa aqayareey 2023❣️❣️💯💯
@yasinyare7477
@yasinyare7477 Жыл бұрын
Masha allh khalid kamil eshcala cod anigu codkaga oo kaliya ayan ku raxaystaa❤
@harrizapdul2529
@harrizapdul2529 Жыл бұрын
haduu kaa saqiro caashaq 💔 Qalbigu saaxib ma yeesho 🙅
@sumraanadan1097
@sumraanadan1097 Жыл бұрын
What a voice 😢 When I hear your voice I feel like love 😂
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
Me too🤣🤣
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 Жыл бұрын
Om my ....What a Voice 🐐❤️🥺
@user-hq3jd1sj3z
@user-hq3jd1sj3z 10 ай бұрын
The only somalia artist who has pure talent ineed❤ keep up alwys bro
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 Жыл бұрын
Khaalid kaamil 🔥legend shacabka soomaaliyeed oodhan baa ku jecel i🇸🇴
@filsanmohamed4913
@filsanmohamed4913 Жыл бұрын
What a voice!!!! Khalid kaamil❤️. My fav
@fathihaji9269
@fathihaji9269 Жыл бұрын
Fanka dadki laha waakan calayk calayk ❤🎉 Halla ya khalid 😊
@mohamudsufihagi5770
@mohamudsufihagi5770 Жыл бұрын
I truly believe he's the 1 and only who can represent our nation. Absolutely 💯 talented. No 1 can match this guy. The rest are trying.
@adanomar2475
@adanomar2475 Жыл бұрын
Waa hees qurux badan. codka oo fasiix ah.
@apdihaipe
@apdihaipe Жыл бұрын
Legend ka kaliye 🇸🇴 ato khalid Qalbigu sxb mayeesho
@salmomohamed6093
@salmomohamed6093 Жыл бұрын
Garaadka igu su 'aalay😶 Qofaad islahyd ku seexo 💔 Haduu muran kugu salaamo 🥺 Miyaad soo jeed ka baaqsan 💔😢 Qalbiyo badan u hadashy 🥺 Fv fanaan khaalid kaamil🖤😫
@maryancali5932
@maryancali5932 Жыл бұрын
Sdkle fv fanaan ii waaye❤️😫
@abdirahmanhussein3154
@abdirahmanhussein3154 Жыл бұрын
Heeso ayaan kuu hayaa sideen kuu helayaa khaalid kaamil
@canabciise42
@canabciise42 Жыл бұрын
Garaadka igu su'aalay Qofkaad is lahayd ku seexo Hadduu muran kugu salaamo Miyaad so jeed ka baaqsan? Khaalid kaamil my favorite artist always I respect you so much👑 Sidoo kle abwaanka heesta ereyadeeda sameeyey waa qof waayo arag ah👏
@SHIINE-YARE
@SHIINE-YARE Жыл бұрын
Garaadka igu suaale qofkaad is lahed ku seexo haduu muran kugu salaamo Miyaad soo jeed Soo jeed ka baansan 💣😢❤️‍🔥💔 Qalbigu saaxiib ma Yeesho 🔥 🥵 Big Legend zhp sare Kaamil🎶🎤
@sadribuulle5592
@sadribuulle5592 Жыл бұрын
Ninkeeyga mustaqbalka khaalid kaamiil jah waxaasaa cod kaa ah
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Жыл бұрын
Khaalid kaamil waa fankiiyoo qof ah walahi fanan ad ka jelhy ayan jirin horay igu soco zxp
@warsanabdi2086
@warsanabdi2086 Жыл бұрын
Dhadhanka heestuba waa codkaga walalo guulayso Khalid Kamil🙏
@king__mo7a287
@king__mo7a287 Жыл бұрын
Fananka kaliya ee qalbiyadena tarjuma 🙏✌️🔥
@nourdennk1599
@nourdennk1599 Жыл бұрын
Number one song in this year 2023 Keep shining🔥 Alfanaane
@munaxuseen-ks5pf
@munaxuseen-ks5pf Жыл бұрын
15/3/2023 caawa ayaan dhagysanaya😢❤
@Naske14
@Naske14 8 ай бұрын
Nafteydani suufiyowga Xaraabe adduun ka Soman Si aan dhadhan ugu sameyo Mar baan idhi saaka guurso 2x Garaadkaa igu su,aalay Jaceyl safar weeye dheer Haddaad sahanli 'i hayaanto Sareedo miyaad ka gaadhi 2x Sunnaha galkacaylka weeye Hadduu ka saqiiro 'Caashag Qalbigu saaxiib ma yeesho 2x Woow wooow ❤🎉❤ Hees midhaheeda waxaa dareemikara uun Qalbi waxjecel ama jeclaaday ❤🎉❤
@weheshoofficial5446
@weheshoofficial5446 Жыл бұрын
Garaadkaa igu su’aalay Qofkaad islahayd ku seexo Haduu muran kugu salaamo Miyaad soojeed ka baaqsan Qalbigu saaxiib mayeesho😭 Ali heybe & khalid kamil
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 Жыл бұрын
Amazing voice another level melody khalid kamil keep going bro
@hamzemurtiileh5497
@hamzemurtiileh5497 Жыл бұрын
Sareedo miyaad ka gaadhi.😢❤ 19/02/2023. At 23:06 axad Maalin kadip marki laso dhigay.
@DhulCun-oz5tl
@DhulCun-oz5tl Жыл бұрын
Naftaydani saamalaylka caways subaxdii ku gaadha si aan hurdo ugu sameeyo marban idhi saaka guurso wlhi Waa Dhab ereyadani Hadadan reer lahayn Ma Seexanaysid anba Waniga samalaylka ee 2dii habenimo qoraya Commentska
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 7 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,6 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 4,8 МЛН
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 11 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 674 М.
KHAALID KAAMIL BAL SAWIRO OFFICAL MUSIC VIDEO
4:42
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 1 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 4,5 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 838 М.
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 449 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,1 МЛН