DEDAALA-Puntland-2010

  Рет қаралды 131,809

Sanaagpost

Sanaagpost

11 жыл бұрын

Waa Heestii DADAALA Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Musigii Mustafe A. Karama Iyo Codadkii Macaanaa Ee Isaaq Kastam, Aamina Dhool, Ayaanle Isaxaaq Iyo Mohamoud Amoore, waa Soosaaristii Sanaagpost.com.
Coprigth@Sanaagpost

Пікірлер: 101
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 2 ай бұрын
Aad Baan Ugu Faraxsanahy inaa Ahay Puntlander Waliba Awlaatu Caasuma❤🎉
@nasabboy3580
@nasabboy3580 2 жыл бұрын
Abwaan abdirashiid yusuf jabriil waligiis buu puntland hiil iyo hooba la garab tagnaa guulayso mudane❤
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 9 ай бұрын
Xaqiiqatan Puntland aadbaan ujeclahay maanta Puntland waxa suura xumaynaha oo duminaya waa dadkii aysoo korisay Puntland Allaha karaameeyo from Mudug Galkacyo ❤❤❤❤
@samatarahmed5495
@samatarahmed5495 3 жыл бұрын
😭Qiiro iso qabatay wlhi daadalay dulmiga dooxo daadala rer tolkeygow viva Puntland
@mofarah8275
@mofarah8275 3 жыл бұрын
Jecliyaa puntalnd guul dad kaygow cabdi rashiid wax badan jaceylka punland waa soo ban dhigay maantana waa gudoomiyaha barlamanka punland
@hanad6666
@hanad6666 6 жыл бұрын
My bloody puntland pple wish u long life 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️💯👈✊ Frm Bosaso Bari puntland ✊✊✊
@napadoonmohamud120
@napadoonmohamud120 4 жыл бұрын
Community of puntland waxaan idiin rajayn guul iyo horumar waara cadowgana alle ha idinka hayo Napaduna ha sarayso 💪💪
@abdikareemhassan7249
@abdikareemhassan7249 3 жыл бұрын
Gudoomiye Abdirishiid Yuusf Jibril wlhi shaki kuma jiro inu yahay Puntlander dhaba Waayo badan joog gudoomiye
@queenyismail5158
@queenyismail5158 6 жыл бұрын
Dadalaaay dadalaaay aniga dadkaygow dadalaay shacabkaygii puntland❤❤❤❤❤❤❤❤
@josephphores4369
@josephphores4369 4 жыл бұрын
Dhiigeygii rer puntlandow idin jecliyaa taarikhda 1/2/2020 ayaan tegay wana jooga manta alx dad qurxon iyo dal qurxoon
@bestigabsb3592
@bestigabsb3592 3 жыл бұрын
Mahdsanid wll kusoo dhawoow putland nabada.
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 жыл бұрын
Puntland waa astaanta nabada, kala danbeynta, wada-jirka, iyo midnimada Soomaali. Insha'allah Guul&wada-jir. Nimco dihin iyo patrol-ka daahane durugsaneyn iyo deeqda ilaahay daldasha oo dalaga beero oo biyeeya dadaala. Reer Buntlaanow. 🖐
@Adde12
@Adde12 3 жыл бұрын
Sababta commentiga kaga so bxiiyay aya ah ina tahay muwadin an puntland ku arki jiray legend keep going
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
@@Adde12 Aad&Aad saxiib mahadsanid. 10Bilood kadib. 😊
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 Ай бұрын
Puntlander dhaba tahay wlhi cawe dhawr hees oo Puntland a dhagesanayey commentigana waa aqrinayey dhawr comment kugu arkay Puntlander nimada nagu wayn ina adeer 🫡🇸🇱🩸❤️👑
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 Ай бұрын
@@umaymocabdi8748 kkkk aad iyo aad inadeer.
@fartunfarah455
@fartunfarah455 6 жыл бұрын
Puntland it’s my hearts forever
@suadirem
@suadirem 6 ай бұрын
16/01/2024 aad ban ujeclhay dhulkayga iyo dadkagaba ❤❤
@ChristopherAdams123
@ChristopherAdams123 9 ай бұрын
Guul wacan dariska xalaasha ah walaal MJ guul wacan Hartinimo ❤
@apdallacgg8299
@apdallacgg8299 10 күн бұрын
HEDHE DADKAYGOW PUNTLAND DALKIINAA DARAJO WAYNEE NABADA DAYROO ADKEEYAA HOOYADA SOMALIYA PUNTLAND FROM MUDUG
@inaahmedmaliza6456
@inaahmedmaliza6456 5 жыл бұрын
Hedhe dadkygow #puntlnd dalkina darjo wyn by idnku ledehe Nabada deero adkeya 😍😘💙💬💚Dadalay shacabki dalkeygow dadalay Dadalay Horumar dono dadaly 🙋🎧
@abdallaabdoo4170
@abdallaabdoo4170 2 жыл бұрын
Mahadsanid gudoomiye Abdirashid yusuof Awl.
@saidjama1710
@saidjama1710 4 жыл бұрын
Abwaan cabdirashiid Yusuf jibriil xaq bu ilahaa godoomiya parliament punland waayo waa qabay
@aliadawe3412
@aliadawe3412 3 ай бұрын
Dunida qofkaan oogu jeclahay baa puntland ku dhalata kuna barbaarta Allaw mar itus anoo mar utagay oo puntland kula dalxiisayo
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
Shacbigi dalkaygow dadaalay Nagu haaleyaa 🥰💚🕊💉🇸🇱❣️🦁🐅👑 Dhulkayaga hooyaad 💋
@salmayussuf1423
@salmayussuf1423 2 жыл бұрын
heeskan waa jeclahy wlhi "puntland dadkaygow dadaalay" jah😭 maalinkii barakysanyd imisa nooga hadhay.🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️🥰🥰🥰😍😍😍🎉🎉
@shiineartan6858
@shiineartan6858 5 жыл бұрын
Proud to be Puntland still watching 2018
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
Dadkaygoow Dadaala my bloody puntland❤❤🇸🇱
@aishaahmed7021
@aishaahmed7021 2 жыл бұрын
Puntland waa dhaxalkeenee ku dadaala dadkaygoow🥺 Naftayda Puntlandtyda bn ka jeclahay that's why aan mrksta ugu soo noqnoqdo heesaha Puntland weliba ku qiiroodo ilin ba iga timaada mrkn xsuusto silici Puntland laga maray Inuu Puntland Qof dabadhilif ah oo qiimaha puntland garanayn ka dhasho bn ka ducaystaa Dhowra dhaxalkeena Wxksta Puntland hka horeyso PUNTLAND FIRST and FOREVER ❤💚
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 2 жыл бұрын
Manshalah inadeer qaliyey ilhy hydin dhowro Whll anbaa hestan wn jeclhy dowlad ayd hysatan mntaa ilashada nabadaa from ogaadeen idin jecelnhy
@aishaahmed7021
@aishaahmed7021 2 жыл бұрын
@@mohamedcasanyo2998 mahadsanid wll waanu idin jecelnhy
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 2 жыл бұрын
@@aishaahmed7021 Sido kle wllshay qali nooladah dhiiga tihiin kblalax nimo daarodnimo siwalpaa whll🇸🇱🇬🇲🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamed.deeq23
@mohamed.deeq23 2 жыл бұрын
Same too walaho sidaaso kale kulamid ahay ilaahow mar yaa jaanis iisiya inaan Puntland maamulo
@mgulled7974
@mgulled7974 2 жыл бұрын
@@aishaahmed7021 mahadsanid abaayo, sidoo kale waa jecelnahay walaalaheen absame❤️👍
@qosoliyoqaraaxo7387
@qosoliyoqaraaxo7387 6 жыл бұрын
My blood putland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dal jira o aan ku faano 💪❤❤❤❤❤💪💪💪
@moomar1989
@moomar1989 5 жыл бұрын
puntland dhiigayga🇺🇿
@aishamohamud7747
@aishamohamud7747 Жыл бұрын
2023 ban dawanay ilhow dhulkena nabada nogu siyadi ❤️❤️🩸
@cqadirmoha733
@cqadirmoha733 4 сағат бұрын
Cwa oo 1Agoust HamblYoH rer Puntlandow GacalaYaaL peace❤️⚘️🇸🇱
@henrikmkhtariyan3381
@henrikmkhtariyan3381 7 жыл бұрын
love u puntland
@shaafimursal1462
@shaafimursal1462 4 жыл бұрын
Hambalyo puntlanders maanta waa 1st August 2020 ❤🇸🇴
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
My dhuLkeyga Puntland 😘💓💚 DhuLkeyga Hooyo Allow dHOwr
@mustafeomar3170
@mustafeomar3170 2 жыл бұрын
Heestan heesaha aan ugu jeclahay bay ku jirtaa
@sunduscabdi7098
@sunduscabdi7098 6 жыл бұрын
Dadaalaaa dadkaygow wlhi waan u xiisay magaladayda galkacyo puntlander
@xaawocali7083
@xaawocali7083 5 жыл бұрын
Dhex tageesaa insh allh ado nabad qaba
@sagalhassan1241
@sagalhassan1241 6 жыл бұрын
My plood puntilnd aan jeclhy
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 Ай бұрын
Puntlander nimo 🇸🇱🩸❤️
@CaliDaahir-mj4sv
@CaliDaahir-mj4sv 2 ай бұрын
Horta aniga rer buntland maihi lakin marbadan ayaan ku nolaa aad baan u jeclahy
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 3 жыл бұрын
Puntland ❤❤
@caaqilka3712
@caaqilka3712 Жыл бұрын
Reer Puntland dadaala dadkaygow dedaala guulaysta
@milikbenbeen6024
@milikbenbeen6024 2 жыл бұрын
2022 masoo raadisey hestan luv my people 💙🤍💚
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 6 жыл бұрын
Dadaala dadkaygow nabada dayroo adkeeya♥️🇸🇱🇸🇱💐👑👑👑♥️
@user-tl4ww3gx9v
@user-tl4ww3gx9v Жыл бұрын
Abwaan gudomiye abdirashiid yusuf jibriiil waligii buu puntlandbaa dhiirigalinayay wxu mudanyhy mdxwnha pubtland for ever
@fadumoali7300
@fadumoali7300 6 жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuulyo iyo Gobanimo puntland
@mohadowlad1169
@mohadowlad1169 2 жыл бұрын
28/12 2021 so radiyay puntland guul
@zakixapiip6088
@zakixapiip6088 6 жыл бұрын
Puntland is my blood dadaalay dadalaay rer pintland dadalaay
@kaamilcade214
@kaamilcade214 3 жыл бұрын
Ilove puntland🇸🇱❤❤
@hamdamohammed8960
@hamdamohammed8960 Жыл бұрын
Dadalay reer putalnow ❤🥰 alla maxaan u xiisay dhulkaygiih🥺🥺 ilaahow hormar iyo nabada mar walba u siyaadii🤲🤲🤲😫🥰
@Abdirahman_ali17
@Abdirahman_ali17 3 жыл бұрын
Dalkaygii puntland 🔵⚪️🟢
@abdirahmanhassan4454
@abdirahmanhassan4454 3 жыл бұрын
dhiigaygu haduu dhulka ku dhibco puntland buu qorayaa
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 5 жыл бұрын
Viva puntland , guul #hambalyo #madaxweyne darwiish #Cali #Ciise #Cabdi 💪🏾🇸🇱👳🏾🇸🇱👳🏾🇸🇱👳🏾⚔🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@asmamohamed4070
@asmamohamed4070 5 жыл бұрын
wa kula tahay
@wanaagchannel2527
@wanaagchannel2527 3 жыл бұрын
HEESTAAN MARKII LA QAADAY GALMUDUG MA JIRIN MARKAASAY PUNTLAND ISKU DHERERINAYAAN ,DARISKOW SOO BAR BAARA ROMA MAALIN LAGUMA DHISIN.
@caashobashiir648
@caashobashiir648 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xariiromar8367
@xariiromar8367 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Ahmedjib
@Ahmedjib Жыл бұрын
Ninkaasi 15 heesood buu u sameeyay pL.
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 5 жыл бұрын
Mansha Allah viva #Puntland 💪🏾🇸🇴👑🇸🇱
@maankacadde226
@maankacadde226 5 жыл бұрын
MiD LaMiDa MN Sha AllaH 🌹🌹
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 жыл бұрын
my blood puntland
@umumaxamedamiincali6894
@umumaxamedamiincali6894 5 жыл бұрын
reall really really u love puntland state
@cllahikhalifxirsibulxan
@cllahikhalifxirsibulxan 6 жыл бұрын
wlhi hees wacan
@fadumoladan5952
@fadumoladan5952 6 жыл бұрын
My blood puntland Dadkaygaw dadaalay
@yoonisyare237
@yoonisyare237 6 жыл бұрын
Vivi puntland
@user-nc5tj6uy9k
@user-nc5tj6uy9k 6 ай бұрын
Sanka❤❤
@AxmedsalaxSalax-xq8xc
@AxmedsalaxSalax-xq8xc 11 ай бұрын
Daddaalay dadkii reer puntlanow dadaalay dalaga beeroo dadaaalay
@wallinsondubadd4109
@wallinsondubadd4109 4 жыл бұрын
Wow beautiful video and great program lov from Sweden👏👏👏❤❤❤❤👌👌👌🙏🙏🙏🙏🌴🌵
@mohamudabdirisak1474
@mohamudabdirisak1474 5 жыл бұрын
Very nice song
@ubaxiinacali6517
@ubaxiinacali6517 5 жыл бұрын
Puntland dhulkayga💋💋
@umumaxamedamiincali6894
@umumaxamedamiincali6894 5 жыл бұрын
my dear puntland
@yasiimgalle9243
@yasiimgalle9243 3 жыл бұрын
My home puntland 💋🇸🇱💋💋💋💋🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🇸🇱🇸🇱🥰🇸🇱🥰🥰🇸🇱
@Mo_Amiin16
@Mo_Amiin16 Жыл бұрын
Put puntland first ❤️
@maxamedcabdirisaaq4641
@maxamedcabdirisaaq4641 Жыл бұрын
Dadaaalaay dadkaygoow dadaalay
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Gudomiye Abwan Abdirashid Jabriil
@Dhagaxle9
@Dhagaxle9 Жыл бұрын
Dalkayga iyo dadkayga🇸🇱❤👥
@jabartiabdicawali2328
@jabartiabdicawali2328 2 жыл бұрын
Hesta aan ugu jeclaheyna heesaha putland
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
2023🎉🎉🎉🎉🎉
@MohamedCawil-jq5cc
@MohamedCawil-jq5cc Жыл бұрын
PUNTILAND DHULKAYGI🇸🇱😎🇸🇴
@shuceybqataar6911
@shuceybqataar6911 3 жыл бұрын
buntland okaliya na deeqda
@muqtarsheikh3070
@muqtarsheikh3070 2 жыл бұрын
2021
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 Жыл бұрын
Puntland.
@zeynabshire3523
@zeynabshire3523 Жыл бұрын
Guuul my people puntland 💙🤍💚
@maanamir9704
@maanamir9704 Жыл бұрын
Dadaala dalkeyga buntiland iyo Dadkeygow
@nuurmahamad2978
@nuurmahamad2978 2 жыл бұрын
2022 like iisaara
@abdicationlyrics679
@abdicationlyrics679 2 жыл бұрын
Who is watching 2021 still
@nimconimco7846
@nimconimco7846 Жыл бұрын
Reer puntald waa dadakagii
@atirashobujaa4640
@atirashobujaa4640 5 жыл бұрын
🇸🇱❤️💯✋dadkaygi
@diamondmoha6725
@diamondmoha6725 Жыл бұрын
🕝 2023🇸🇱🇸🇴😍my motherland
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 жыл бұрын
🇸🇴❤️👍🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️👍🇸🇴❤️
@OmarAli-vq1mk
@OmarAli-vq1mk 5 жыл бұрын
🤩love dhulkygow
@ccasiisaxmed6582
@ccasiisaxmed6582 5 жыл бұрын
Dalaya dadkawo nimco
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 491 М.
PUNTLAND WAA HEESTII DADAALA
5:21
Sanaagpost
Рет қаралды 48 М.
Kudayo Puntland
7:30
anzalootii
Рет қаралды 139 М.
Vedio Heestii Puntland Waataa Hagaagtee Hobeeya
6:35
Sanaagpost
Рет қаралды 54 М.
HORSEED PUNTLAND, VIDEO-2011
13:17
Sanaagpost
Рет қаралды 329 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 976 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 58 М.
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 108 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 102 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН