HORSEED PUNTLAND, VIDEO-2011

  Рет қаралды 329,563

Sanaagpost

Sanaagpost

12 жыл бұрын

Waa Hees Cusb Oo Wadina Ah Oo La Yidhaahdo Horseed, Oo Loogu talagalay Sanadguurada 13 aad Ee Puntland, Waa Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Codadkii Macaanee Ee Saida Abdi Muse, Mohamed Kaban, Mahamoud Amoore Iyo Xaawo kiin, Waa Soosaaristii Iyo Isku Dubaridkii Sanaagpost.com

Пікірлер: 317
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 4 жыл бұрын
Dawlada Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙏 Wixii puntland jecel liketa uga fadhiyaa 😊🌹😍😍
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 Ай бұрын
Puntlander 🇸🇱❤
@ayaanabdi8941
@ayaanabdi8941 6 жыл бұрын
Aniga somaliland baan kasoo jeeda lk guusha puntland waan ku farxaa
@cadnanlovelybigix5083
@cadnanlovelybigix5083 5 жыл бұрын
We love soomaliland from #Puntland 😍😍😍😍
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 4 жыл бұрын
Ayaan Abdi 🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹
@YamaboFj
@YamaboFj 2 ай бұрын
Puntland ❤❤❤❤❤
@YamaboFj
@YamaboFj 2 ай бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫡
@YamaboFj
@YamaboFj 2 ай бұрын
🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🫡
@cabdullahihassancabdullahi4167
@cabdullahihassancabdullahi4167 Жыл бұрын
Frrom Galmudug. Puntiland hormar iyo nabada labada dhici aad ayaa ugu farax sanahay madaxweyne deni iyo madaxweyne qorqoor ayaa ku mahadsan. Heesta si gaar ah ayaa u jeclahay guuleysta idin leeyahay dariskeyga ❤️👋
@mahir6410
@mahir6410 Жыл бұрын
Mahadzanid sxb Somalia hanolaato
@kingzadik1156
@kingzadik1156 Жыл бұрын
Rer abtigey gulaysta ❤
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
❤❤mhdsnd
@faaizahiir7241
@faaizahiir7241 Жыл бұрын
10sano kadib weli waxan kufanaya inaan puntlander ahay 🇸🇴🇸🇱
@MaxamedYare1414-kt8qt
@MaxamedYare1414-kt8qt 2 ай бұрын
😅😅😅😅
@libanmilano673
@libanmilano673 6 жыл бұрын
Horu socod moyee hakan mayso waligeed PUNTLAND 💕💕🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱😘😘😘😘
@digitalworld5769
@digitalworld5769 2 жыл бұрын
Abwaan abdirashiid yuusuf jibriil. Gudoomiyaha baarlamaanka puntland halyeey weeye legend kaas waa soo halgamay
@mahamedadenahmed1007
@mahamedadenahmed1007 2 жыл бұрын
Msha Allah walal guul Ayan gaarnay
@mariamgabbal5461
@mariamgabbal5461 Жыл бұрын
2/aug/2023 after 11 years still listening this song🎤❤️ happy 25th puntland aniversary 🇸🇱❤️🎉
@nuurkayuudaa393
@nuurkayuudaa393 19 күн бұрын
It's my favorite song of all time. The music is so cool❤
@xaawosiciid122
@xaawosiciid122 18 күн бұрын
Heestaan waligy waa jeclaa ❤❤ sanad guuro wacan❤
@Taamtat
@Taamtat 4 жыл бұрын
Puntland waa horseedkii Halgankii xornimadiyo🇸🇱 Haybadii dalkeene 🇸🇴 Hanashada Mandeeq iyo Lagu helay cawaaaale🇸🇴 Hiyigaaga taag gali Hantideedu wa QARAN🐎 Halbsiga midnimadiyoo💪 Soomali🇸🇴 hal quuro☝️ Horay usocod-ba mooyee Hakan mayso waligeed🇸🇱💪 Puntland waa horsedkii🇸🇱 Hal abuur aqoontiiyo📚 Hingaadi afkeeniiyo Hindisaha tacliintiyo📖 Hilinkeenii noloshee💡 Ha hilmaamin abidkaa🧠 Halbsiga midnimadiyo🤝 Soomali🇸🇴 hal quuro☝️ Horay usocod ba mooye Hakan mayso waligeed🇸🇱
@hayatmohamed3856
@hayatmohamed3856 Жыл бұрын
0
@hayatmohamed3856
@hayatmohamed3856 Жыл бұрын
0oooooooooo
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 Жыл бұрын
Heestan haben walba waa kuseexda wa dhaxal ay noogu tagen Fanaanitan qiimaha badan ilove All puntlanders 🇺🇿🎉❤
@sahrocisman953
@sahrocisman953 Жыл бұрын
Fananiintaan ma geeriyoodeen
@beydanyussuf3773
@beydanyussuf3773 Жыл бұрын
@@sahrocisman953 maamada kaliya inee geeriyota umalenaya
@PrincessHilaalfaaraH-st1ok
@PrincessHilaalfaaraH-st1ok Жыл бұрын
Hbne io maalin waan dWadaa ilhy cadowga hanooga hyo putland
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn Жыл бұрын
​@@beydanyussuf3773 amein allow horumarka no siyadi🇸🇱❤
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 Ай бұрын
Puntlander nimada nagu wayn 🇸🇱🩸🫡❤️
@fadumoadan948
@fadumoadan948 5 жыл бұрын
Masha allah aniga waxan ka soo jeedo galmudug juubada hoose iyo gedo (jubaland) (mariixman) waan taagerna walahen reer Puntland ( leelkasle warsangali majerten tanade daarood Ciise Daarood awrtoble Daarood) tolal guul baan iidin raajeyneyna hoory usocda mooye haa kalmesan waligiin .
@mahamedadenahmed1007
@mahamedadenahmed1007 2 жыл бұрын
Walal marexan puntland yaa ka xiga hawiyaha side isku duban yihiin wa in an isku duubnana manta anaga aya nala gaaday
@Mohamoud870
@Mohamoud870 Жыл бұрын
Adeer qabyaalada naga ilaali qaranimada nagabadan😁
@umaymocabdi8748
@umaymocabdi8748 Ай бұрын
Ayy curadka carada kataliya Mr ina adeer sidokale ❤
@allaaleyasin2388
@allaaleyasin2388 6 жыл бұрын
Ala maxan shafka udhiganlahaa wax kusoosocda iskadhal cml. 😘😘😘❤❤❤ puntland
@ferayarre2044
@ferayarre2044 4 жыл бұрын
**🇸🇱🇸🇱LYRICS🇸🇱🇸🇱** 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Puntland waa horseedkii Halgankii xornimadiyo🇸🇱 Haybadii dalkeene 🇸🇴 Haybadii dalkeene🇸🇱 Hanashada mandeeq iyo Lagu helay cawaaaale🇸🇴 Iiiigaaga taag helin Iiigaaga taag helin Hantideedu wa qaran🐎 Halbsiga midnimadiyoo💪 Soomali🇸🇴 hal quuro☝️ Horay usocod ba mooye Hakan mayso waligeed🇸🇱 Idinkuna halyeeyoow👨‍✈️ Dhamaantiin haweenkoow👩‍🔧 Umada lagu hirtaayo👩‍👩‍👦 Danta guud hagaysoo Lagu hoogin hoy noqo❤️ 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Puntland waa horsedkii🇸🇱 Hal abuur aqoontiiyo📚 Hingaadi afkeeniiyo Hingaadii afkeeniiyo Hindisaha tacliintiyo📖 Hilinkeeni noloshee💡 Ha hilmaamin abidkaa🧠 Ha hilmaamin abidkaa🧠 Halbsiga midnimadiyo🤝 Soomali🇸🇴 hal quuro☝️ Horay usocod ba mooye Hakan mayso waligeed🇸🇱 Idinkuna halyeeyoow👨‍✈️ Dhamaantiin haweenkoow👩‍🔧 Umada lagu hirtaayo👩‍👩‍👦 Danta guud hagaysoo Lagu hoogin hoy noqo🌹 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Puntland waa horseedkii🇸🇱 Hogaankeeni dhaqnkee Hida raac saldanadiyoo👑 Hida raac saldanadiyoo👑 Howraar la qaatiyoo Dhisnaantiyoo wanaage🏭 Maankaga kuba hay🧠 Maankaaga kuba hay🙏 Hantideedu wa qaran🇸🇴 Halbsiga midnimadiyoo💪 Soomali🇸🇴 hal quuro☝️ Horay usocod ba mooye Hakan mayso waligeed🇸🇱 Idinkuna halyeeyoow👨‍✈️ Dhamaantiin haweenkoow👩‍🔧 Umada lagu hirtaayo👩‍👩‍👦 Danta guud hagaysoo Lagu hoogin hoy noqo🥰 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Puntland waa horseedkii Hanaqaadka nabadiyo ⚖️Hoygii sinaantee⚖️ ⚖️Hoygii sinaantee⚖️ Loo wada hamuume😱 Hambalyada tix galinta leh🌹 Dadku uba hibeeye Dadku ubaa hibeeyee🤗 Hantideedu wa qaran 🇸🇱 Halbsiga midnimadiyoo🤝 Soomali🇸🇴 hal quuro☝️ Horay usocod ba mooye Hakan mayso waligeed🇸🇱 Idinkuna halyeeyoow👨‍✈️ Dhamaantiin haweenkoow👩‍🔧 Umada lagu hirtaayo👩‍👩‍👦 Danta guud hagaysoo Lagu hoogin hoy noqo🤗 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@aishaqurux1126
@aishaqurux1126 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤🌹🌹😘😘😘😘👏👏👌👌
@maymuunomar7618
@maymuunomar7618 4 жыл бұрын
💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdirahmanzayga7364
@abdirahmanzayga7364 2 жыл бұрын
Love badn baa uqalanta wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✋
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
Laandheere 🇸🇱 🦁 💪🏼
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 2 жыл бұрын
بلد امي احب الصومال والبلدة انا من اليمن 🇾🇪🇾🇪🇾🇪🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💎
@sadekabdi666
@sadekabdi666 7 жыл бұрын
Heesaha puntland heestan ugu jeclahay viva puntland
@ayaanabdi8941
@ayaanabdi8941 6 жыл бұрын
Anigu somaliland ayaan kasoo jeedaa laakiin waxan leeyahay puntland way hormartay waa run
@libanmilano673
@libanmilano673 5 жыл бұрын
Ayaan Abdi mahadsanid walashay ✌️❤️❤️🌹🌹
@lakiqalanjo3892
@lakiqalanjo3892 5 жыл бұрын
Waaaw
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 4 жыл бұрын
Ayaan Abdi 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@apdifatahhapane9166
@apdifatahhapane9166 4 жыл бұрын
Hore usocda Abtiyaal❤✋👏 From Gabiley Somaliland
@mohamedwiito8186
@mohamedwiito8186 4 жыл бұрын
Abti allaha nookaadaayo
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
Hpo❤
@hafsacrisaak1578
@hafsacrisaak1578 6 жыл бұрын
Reer tolkay Allow xaasidkiinu cagta hoosmaro
@queenyismail5158
@queenyismail5158 6 жыл бұрын
Hore socodba moyaane hakan maayno waligeen noolaada dadkaygii dhulka uduga❤❤❤👏👏
@yuusufkeenadiid5828
@yuusufkeenadiid5828 2 жыл бұрын
Heestan markan dhaqgysto waan ooya maqan sbbta😭😭❤🇸🇱❤
@aaminahcabdullaahi6520
@aaminahcabdullaahi6520 Жыл бұрын
Puntlandernimadaa kugu weyn umaleenaa🤣🤣
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
Long live Puntland
@apdalaasadmohamed5285
@apdalaasadmohamed5285 Жыл бұрын
Way kugu dhexbaqtigay Punlandnimadu😅😅😅😅😅
@falisabdulle5735
@falisabdulle5735 7 жыл бұрын
Wow: Waa Hees macaan Wey i dhaxgashay wallee Viva Puntland❤️❤️❤️🌹👍
@user-yv6xp5yb4o
@user-yv6xp5yb4o 3 ай бұрын
Reer puntilan waxa kaliya an kujeclahay wa wadani nimada guul puntilan ❤
@abdallahdheere5863
@abdallahdheere5863 7 жыл бұрын
I'm from banadir one love Somalia hantideenu waaqaran
@qaranradiye
@qaranradiye 11 жыл бұрын
ku caayi maayo in kastoon rabo laakiin waxaan kuu sheegayaa in aadan waliga meel ku gaarayn waxna aadan uga tareyn cayda. majeerteen. majeerten waa dad aqligu hogaamiyo..Majeerteen ilahaybaa ka dhigay dad aqli leh oo hami weyn umadda somaliyeedna u ah horseed hogaanna u ahaa mar walba.
@asadosman6864
@asadosman6864 11 жыл бұрын
I love u too much my reer abtiyaashay Go forward always from khaatumo state of a somalia .
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 жыл бұрын
I love you Puntland from Canada 🇨🇦
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 6 жыл бұрын
1st aug puntland horay socod mooye hakan meyso waligeed♥️💐🇸🇱💐🇸🇱👑👑
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 3 ай бұрын
Abwaanka hesta abdirashid yusuf jibriil marna aha gudomiyha parliament ga puntalnd thanks abwaane puntlandnimda ha waarto ilhow no barake dhulka uduga hormar weyn ilhow gaarsi 🤲🤲🤲 wa ku hos dhashy calnkyga kuna nolahy ilahy ka sakow alxm 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿💪
@daadircade4797
@daadircade4797 5 жыл бұрын
Kama daalo 2014/2019 hormar wacan guud ahaan wadankegay from hir-shabelle jwr Pentland ♥️♥️
@user-eu8fs3fn1i
@user-eu8fs3fn1i 17 күн бұрын
Putland dadkena from ogaden jubaland brother dad iyo dul an jecel nhy walaladen mj harti putland ilxun idin ma,aragto ❤🎉🇸🇴
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 8 жыл бұрын
Happy 1st August my tolkeyga guul iyo gobanimo 😘
@sirmohamud7841
@sirmohamud7841 8 жыл бұрын
puntland wa horseedki halganki xornimade haybadi dalkeni caadi mahan viva puntland
@RahmaOsman-gc5jo
@RahmaOsman-gc5jo 7 ай бұрын
Toolkay Mj Guulyts From SSC ❤❤❤
@mohamedosmanjeez745
@mohamedosmanjeez745 Жыл бұрын
Heestaan iimaankeyga Puntlandernimadey kor u qaadaa
@ismacilmaxamed3351
@ismacilmaxamed3351 6 жыл бұрын
heestan wa hees an ad u jeclahy runtii Viva Puntland
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 20 күн бұрын
1/aug after 2024 12 years masha ilhy ba mahd leh cafimad igu so garsiyey❤❤❤❤
@djlucky2411
@djlucky2411 2 жыл бұрын
Lets not be "Divided/Separated by enemies,haters.. united strong, STRONG FOREVER, SOMALIA 🙏💗💗💗
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 2 жыл бұрын
Horu usocodba mooye hakan mayso weligeed puntland dhulkaygii💉❤😘🇸🇱
@faakircr7junya461
@faakircr7junya461 4 жыл бұрын
Aniga wxan kasojeda jubbaland lkne xaskega kasojeda puntland 😀😗🇸🇴
@abdirahman1799
@abdirahman1799 4 жыл бұрын
Hor usocodba mooye hakan mayso waligeeed PUNTLAND Guul io gabanimo PUNTLAND my country 🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪
@wiilkaahmed9912
@wiilkaahmed9912 8 жыл бұрын
waah waah puntland allow daaaaa
@allaawaayn8860
@allaawaayn8860 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya 1agust 2020🇸🇱💙💚💚🇸🇴🇸🇴hanbalyo dadkaygoow
@djlucky2411
@djlucky2411 2 жыл бұрын
Cod,(Somali voice),macaanidanaa . beautiful song,voice.. Gifted patriotic Godly,lovely..am behind you 100%
@Mo_Amiin16
@Mo_Amiin16 2 жыл бұрын
After 9 days puntland will be 24 year old 👊
@Farayare451
@Farayare451 8 ай бұрын
Puntland oo 25 jirsty sanado badano hormara gobonimo ❤️🇸🇱❤️
@aamiinabdirizak4536
@aamiinabdirizak4536 2 жыл бұрын
Sanad guuro wacan dhaman reer puntland 2022 🇸🇱🇸🇱🇸🇱👑❣
@AMO00165
@AMO00165 3 жыл бұрын
I love putland people From hargaysa aaar booooooooooowe Keep going
@onlyme562
@onlyme562 Жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗😘😘😘😘😘😘
@Mohamoud870
@Mohamoud870 Жыл бұрын
🙏🤣
@zekeriyeqarbe
@zekeriyeqarbe 5 ай бұрын
Bayo ma noshahay 😭😂❤️
@djlucky2411
@djlucky2411 2 жыл бұрын
Lovely spirit,my People.long live MAjerteen, PUNT Kingdom, SOMALIA
@abdirahmansworld2823
@abdirahmansworld2823 5 жыл бұрын
Alx Illhey ayan ku Mahdinayaa iga dhashay soomalia and from Puntland state ❤️
@abdifatahmoha425
@abdifatahmoha425 Жыл бұрын
Hooyada iyo somalia was hanasheegan
@Mubaraksoofe
@Mubaraksoofe 11 жыл бұрын
Viva JUBALAND AND PUNTLAND. LOVE YOU ALL
@sameerafarah5030
@sameerafarah5030 10 жыл бұрын
Masha allaah afkiina cano lagu qabay fanaanintena hees nagu qaali ah
@apdifatahhapane9166
@apdifatahhapane9166 4 жыл бұрын
Waxan Ahay Wiil isaaqa Oo Reer Gabileya Guushiina wanu ku Faraxsanahay hore Usocda wll
@som-2524
@som-2524 2 жыл бұрын
Maamada labada wil u dhaxaysa ilahay cod wa siiya🥰 Saida abdi muuse
@ayaanmohamed3542
@ayaanmohamed3542 2 жыл бұрын
Ilhy ha unaxariisto
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 Жыл бұрын
​@@ayaanmohamed3542 aamiin
@KhadraAhmedhashi-nq8ef
@KhadraAhmedhashi-nq8ef Жыл бұрын
Horay usocd mooyee hakan myso waligeed❤️🇸🇱
@zajnabhashi2760
@zajnabhashi2760 5 жыл бұрын
Alow duriyada barakee viva puntland iyo reer goldogob ba♥️😘
@cadnanlovelybigix5083
@cadnanlovelybigix5083 5 жыл бұрын
My plood 🇸🇱🇸🇱🇸🇱 #Puntland Hakan mayso waliged 🇸🇱🇸🇱alx Hormar wacn ayey ku Tilaabsatey 😍😍😍😍😍Hirashada lagu helay calankan Hiyigaga Taa gali 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@inaahmedmaliza6456
@inaahmedmaliza6456 6 жыл бұрын
heeskan kama dalo🎧😘 " Idinkuna Halyey iyo Dhamantin Hawenkow Umad Lagu Hirtayo Danta Guud Hageyso Lagu Hogi may Noqon "🔥 💙💬💚😍💋
@cabdinuur5411
@cabdinuur5411 8 жыл бұрын
masha allah viva puntland jir oo joog
@nimcaanyare9800
@nimcaanyare9800 Жыл бұрын
Ilaahow adigaa puntland iga dhaliyey bal sawiro adigoo puntland ka dhalan Dhiiiga puntland❤🙏
@IsmaAragto
@IsmaAragto 12 жыл бұрын
I love this song so much. I am glad they made a video of it. Puntland all the way.
@Mohamoud870
@Mohamoud870 Жыл бұрын
Asc
@muktarnasirmoha8836
@muktarnasirmoha8836 5 жыл бұрын
Kama daaalo heeskeeen really. Allow cadowgeena jabi. Somalida klna alow dhowr. Who watching 2019
@AsmaaBintumohamed-dt4qt
@AsmaaBintumohamed-dt4qt 19 күн бұрын
2024 12 July 8:24 inta iga danbese dawan donaa salamulaah👋♥️
@mariaali4469
@mariaali4469 9 жыл бұрын
mnshllh putland tagtay illhow dhowr💯🙏
@siciidmuusesalaadfuray6434
@siciidmuusesalaadfuray6434 5 жыл бұрын
Asc
@siciidmuusesalaadfuray6434
@siciidmuusesalaadfuray6434 5 жыл бұрын
Hesmacan
@siciidmuusesalaadfuray6434
@siciidmuusesalaadfuray6434 5 жыл бұрын
Asc wllqali
@gamazaid4746
@gamazaid4746 8 жыл бұрын
maansha allaah buntland viva illaahaw iidaaa
@abdiraximmohamoud4299
@abdiraximmohamoud4299 Жыл бұрын
Erayada iyo laxanka waxa sameyay abdirashid yusuf jibriil wanah gudomiyaha barlamanka puntland
@zekeriyeqarbe
@zekeriyeqarbe 8 ай бұрын
Horey u socod moye hakan mayzow waliged🇸🇱😭🥺❤️cawaa heesihii puntland wa so wada maray🤦‍♂️🥺puntlandernimada 🇸🇱 👑 allow nagu dil😩❤️
@cabdullaahiyaasiin2507
@cabdullaahiyaasiin2507 4 жыл бұрын
Saida Abdi Musse , Alle ha u naxariisto waxay ahayd halgamaa sare .
@asii9942
@asii9942 3 жыл бұрын
Miyey dhimatay maamadu allaha unaxariisto 🥲😭
@bushrajamalsaid3197
@bushrajamalsaid3197 2 жыл бұрын
2022 dhagaysanaa puntlaaand
@cabdinuur5411
@cabdinuur5411 8 жыл бұрын
i love dhulka uduga
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 6 жыл бұрын
Puntland wahorseedka Somalia allaw dhawr dhul udug❤❤
@abdirashidahmed5939
@abdirashidahmed5939 6 жыл бұрын
Queeny Udgoon ismail 👍aamiin
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
I love this song🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️
@haykalyaremoommaxamuudaada7439
@haykalyaremoommaxamuudaada7439 7 жыл бұрын
horo socod momoye hakamamayso weligeed nuxurka waa in taa walhi kuwaan wa a soomali dhalad masha allah
@farxaancabdi1175
@farxaancabdi1175 8 жыл бұрын
masha allaah waaan ka helay heeeskaan
@bushrajamalsaid3197
@bushrajamalsaid3197 2 жыл бұрын
2022 dhiigu biyo mahaaa🇸🇱🇸🇱🐅🐅🐅🐅
@Abdihakin.
@Abdihakin. 4 жыл бұрын
2020 inta ila dawatanisa like isar
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 6 күн бұрын
❤❤❤dhulki hoyaday 😢❤❤❤ abtiyaday 🩸 D5 🥰
@liidochannell.c5736
@liidochannell.c5736 11 жыл бұрын
masha allah waa hees nagu weyn wana hees wadani ah VIVA PUNTLAND w
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn Жыл бұрын
Puntland dhaxalkyga allow dhowr oo horumarka u siyadi halicin abid ciiltire🇸🇱💪
@omarsuleyman2826
@omarsuleyman2826 9 жыл бұрын
Puntland Umad lagu hirtaayoo
@cabdigaagaale7571
@cabdigaagaale7571 7 жыл бұрын
Omar Suleyman
@faisaabdirisaaq8214
@faisaabdirisaaq8214 8 жыл бұрын
masha Allah 😍😍
@Unknown6280
@Unknown6280 5 жыл бұрын
Hantideydu waa qaran halabsiga midnimadiyo Somali halquroo horusocodka mooyee hakan mayso waligeed😍😍😍
@NimcoIlyas-ek5me
@NimcoIlyas-ek5me 20 күн бұрын
🇸🇱1August After 11/7/2024 Malin jimce ah sacaduna tahy 7:04 pm Alx illahy nabad ,Cafimadka ,cimRiGa hanoo barakeyo coming SooN ¹AuguSt🎉❤🇸🇱
@mohamedyarisow12345
@mohamedyarisow12345 5 жыл бұрын
soomaaliya dhaman Guuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@moha.siciidfaahad6479
@moha.siciidfaahad6479 8 жыл бұрын
puntland guul guul sida kuscno hadan kuscno hormar ban karyna
@abdifitahmohamed5588
@abdifitahmohamed5588 Жыл бұрын
Puntland viva
@user-fx5rt6nn7k
@user-fx5rt6nn7k 6 ай бұрын
Xaawo kiin wan izka jeceLaHaY Dar iLaaHaY❤😢
@waaweyneabdi7078
@waaweyneabdi7078 7 жыл бұрын
waaaaw. sxbayaaalow magool2 xagay joogtaa islaaantaaan waaa magool2 wlh axsan cod yaqe horumar wacan puntland
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 5 жыл бұрын
Walaale way dhimatay Alle ha u raxmo maamo Siciid Cabdi Muuse.
@abdiqanimohamed9273
@abdiqanimohamed9273 5 жыл бұрын
Waaaw
@saacidabdiweli2498
@saacidabdiweli2498 2 жыл бұрын
Best song puntland ha noolato 🇸🇱
@mohanyareyare7791
@mohanyareyare7791 6 ай бұрын
9/1/2024 afrer 12 years still listening ❤❤❤❤❤❤❤
@djlucky2411
@djlucky2411 2 жыл бұрын
Forever PUNT MAjerteenIa "Dheh.. SAY that.HANalato..LOng Live,my SOMAALI
@Najma-Mandeeq
@Najma-Mandeeq 11 жыл бұрын
waad edeb darantahay yaa midgamo leedahay edebta ayaa kugu yar ee orad hoyadaa u noqo edeb ha ku soo bartee mida kale PUntland waa meel Harti oo dhan doqonyahay Ma adigaa gara majerten amah harti oo dhan..VIVA PUNTLAND ADIGA DHULKA HOOSTIISA
@imaaniraadmohamed3432
@imaaniraadmohamed3432 7 жыл бұрын
puntald horey usoco I love puntland
@Axidig
@Axidig 6 ай бұрын
Manta oo Dani markale soolabtay dawanayaa🎉🎉😂
@bahjamire4734
@bahjamire4734 5 жыл бұрын
Puntland wadankaygii horey usocotay🇸🇱🇸🇱❤
@scadokasim7871
@scadokasim7871 8 жыл бұрын
masha allahh
@wiilkaahmed9912
@wiilkaahmed9912 8 жыл бұрын
mshaa allah hantideenu waaqarn asal
@luulmohamoud4548
@luulmohamoud4548 Жыл бұрын
Reer Puntland waa idin jeclahay I love you 😍❤💖♥💓💗😍❤ 💙💬💚
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 жыл бұрын
Puntland waa horseedkii halgankii xornimadiyo haybadii dalkeenee Hanashada maandeeqiyo lagu helay Cawaale hiyi gaaga taa gali guul iyo gobonimo
@Kumaaqaan
@Kumaaqaan 3 жыл бұрын
I love puntland dhulkii boqotoyada somaliweyn
@manishowwmanishoww2681
@manishowwmanishoww2681 8 жыл бұрын
masha Allah nolaadaa puntland
@shamisgeelleh5440
@shamisgeelleh5440 11 жыл бұрын
Waxaan ahay SOMALILAND, aadna waxaan ugu habalyanayaa Puntland horumarkeeda allah haaw siyaadiyo iyada iyo Somaliya inteeda kaleba anagana Allaah hanoo siyaadsho. dadkan is cayayana jahil nimada iska daaya qabyaalada ah ayaan odhan lahaa waxa dadku qabsadeena ku farax waxaad qabsatana ku farax.
@osmanmaria13
@osmanmaria13 12 жыл бұрын
hakanmeyso weligeed so nice maasha allah
Puntland Caynshe Part One Video, Heestii Calanka Puntland
6:14
Sanaagpost
Рет қаралды 357 М.
WAAGACAL PUNTLAND 2015, ISKALAAJI BY ZAKARIA ADEN UNIVERSAL TV
4:14
somali media of minnesota
Рет қаралды 184 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Nasteexo Indho: Heestii Waa Malinteenii 2014: Directed Samatar Said Salah
4:35
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
HEESTI TAGEER ABDI WAALI GAS
3:40
SOMWA
Рет қаралды 177 М.
Kudayo Puntland
7:30
anzalootii
Рет қаралды 139 М.
Geesigi Puntland  - Nasteexo Indho HaatafStudio 2015
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 691 М.
DEDAALA-Puntland-2010
7:25
Sanaagpost
Рет қаралды 131 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 132 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 976 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 152 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,9 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 111 М.