FARXIYA FISKA AND QEYS ILKACASE 2014 HEES CUSUB KOOBKII CAASHAQA KABOO HOO II KABOO

  Рет қаралды 2,168,418

Deeyoo Media

Deeyoo Media

Күн бұрын

www.deeyoo.com: Subscribe Us Thanks FULL LYRICS DOWN HERE. Farxiya Fiska iyo Qeys Ilkacase ayaa soo saaray Heestan magaceedu yahay KOOBKII CAASHAQA ee dhageysi Wanaagsan.
FULL LYRICS.
QEYS
Sidii keymaha dhulkoo
Ku hooray karada roob
Dhirtoo mirihii ka baxay
Ubuxu kala nooc yahay
Eegmada kugu sii hayaa
Kalgacal kuu daawadaa
Kurbadu ha inaga hartee
Nafteena aan kaafinee
Allow kasbanaa aroos
Ku kulanaa raas qaboow
Kaboo hoo ii kaboo
Caanaha ramad dhalay kaboo
Kaboo Fiskeey kaboo
Kaboo malabkii shinida
FISKA.
Kal hore loo sheegyayoo
Kun bey gabar showrisaa
Koow bey kala aqal gashaa
Kurtood ragga sharafta badan
Adaan kaala soo baxoo
Aniga kaligaa ku jecel
Kalgacal laba kala heshaa
Nolosha isla kaashatee
Kalsoonina ila abuur
Kashiyo laabtana i saar
Kaboo hoo ila kaboo
Koobkii caashaqa kaboo
Kaboo aan kabeysanee
Kaboo Qeysoow kaboo.
QEYS
Rajadu keyd bey ii ahayd
Hablaha waan kaa jeclaa
Xasuustaan kaa go'eyn
Intaan kaligey rogrogay
Habeenkoo kala bar tagay
Hurdada meeqaan ka kacay
Korkaad ii saarantahay
Adaa koolkoolin iyo
Karaama agteyda ku leh
Kashiyo laabtaada i saar
Kaboo hoo ii kaboo
Caanaha ramad dhalay kaboo
Kaboo FISKEY kaboo
Kaboo malabkii shinida.
FISKA
Kas iyo maan bey ahayd
Inaan kalmadaha macaan
Qalbiga kaa siiya oo
Intaan kuu kala dhigdhigo
Ku iri kaama maarmayee
Anaa kaligaa ku jecel
Hurdada kalinimo ma lado
Ka tagay anfacada dhamaan
Naftaan kuu soo go'daan
U kaalay ku leeyahayee
Kaboo hoo ii kaboo
Koobkii Caashaqa kaboo
Kaboo aan kabeysanee
Kaboo QEYSOOW kaboo.

Пікірлер: 726
@Qalbi.Channel
@Qalbi.Channel 5 ай бұрын
2024 heestan hada dhagysanyso is muuuji..👎💌
@Hddueud
@Hddueud 4 ай бұрын
😂😂
@jamaccabdilahi7618
@jamaccabdilahi7618 3 ай бұрын
Ila imika
@jamaccabdilahi7618
@jamaccabdilahi7618 3 ай бұрын
Just ayn dhagaysanay 😂😂
@zamiirazamiir4378
@zamiirazamiir4378 3 ай бұрын
Wa ikn😂
@zamiirazamiir4378
@zamiirazamiir4378 3 ай бұрын
​@jamacczidikle😂abdilahi7618
@appiepapamoha478
@appiepapamoha478 5 ай бұрын
2024 best 🥹
@user-dp5rh6ce1o
@user-dp5rh6ce1o 3 күн бұрын
Fvrt song Ila hada I listen to it❤
@abdiwasash.mohamud327
@abdiwasash.mohamud327 2 ай бұрын
Qoomaal Fanaan Laxankiisu dareen taabad leeyahay .Waa dhegeystahaa heesihiisa Sidii qof jacayl hyo mana garanayo qof ann jeclahy 😢
@mohamedraaz
@mohamedraaz Ай бұрын
Aaway team Fiska ismuujiya 2024 ❤❤❤❤❤
@user-ox1rr6gx9t
@user-ox1rr6gx9t 3 күн бұрын
Bb. Xxyɓybĥbhbhhbybbhybhhhhhhbybbybhhhĥhhx5byyycb6ycbhyyccyccyb6xyhhyhhhcccccccccccybchhyhbxyyxyhxyxcybyhhÿhbxbybxxxxx xxbbd
@ibrahimxusen3885
@ibrahimxusen3885 Жыл бұрын
2023 haddad daawanysid liketa haila dhaafin🥰🥰💋💋♥️
@cabdulaahimuxumed4985
@cabdulaahimuxumed4985 Жыл бұрын
MAnta ma ciiday lpx ✊️😮‍💨😋
@faadumomohamed3621
@faadumomohamed3621 8 ай бұрын
2023/12/8 11:53😂😂
@CabdiWalisystemfull-kj3kt
@CabdiWalisystemfull-kj3kt 5 ай бұрын
😂😂nacam
@younes.mahad.
@younes.mahad. 2 ай бұрын
@@cabdulaahimuxumed4985q❤ L Q
@ahmedlakiofficial4969
@ahmedlakiofficial4969 2 ай бұрын
❤w❤w2​@@faadumomohamed3621
@suhaybahmed6427
@suhaybahmed6427 4 жыл бұрын
Hadaad hada dawanayso like isaar 2020
@neyzarhussein2626
@neyzarhussein2626 Жыл бұрын
Like maxay kutiri wll
@AxmedCusmanAxmed
@AxmedCusmanAxmed 4 ай бұрын
Bab
@dhallansame35
@dhallansame35 2 ай бұрын
@@neyzarhussein2626in uu kuso xasusanayo ba laga yaba
@legendwariiri3350
@legendwariiri3350 2 ай бұрын
12 may 2024🤪
@qadanmaxamed2456
@qadanmaxamed2456 2 жыл бұрын
inta inabiga jecel scw scw scw scw scw☝️
@natershaali1084
@natershaali1084 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@user-qd5ti6sd6m
@user-qd5ti6sd6m 2 ай бұрын
scwscwscwscw❤❤❤❤
@najibabdalla2745
@najibabdalla2745 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhageysto heestan😜👍🏽
@zaapirndhaqanezaapirndhaqa8122
@zaapirndhaqanezaapirndhaqa8122 3 жыл бұрын
Ani najipoow 😅😅😅😊😂😂
@nurulcaiaden8576
@nurulcaiaden8576 2 жыл бұрын
2020 maan😝
@ahmeddubedcismaan1225
@ahmeddubedcismaan1225 Жыл бұрын
Aniga sxb
@badraannuur1882
@badraannuur1882 Жыл бұрын
p
@sundusali8376
@sundusali8376 Жыл бұрын
@@nurulcaiaden8576 2023 bn dhageysnya
@farhiaahmed8381
@farhiaahmed8381 5 ай бұрын
Arooska rahma roos 2024 ban dib uguso laabtey😂
@abdinurmukhtar7673
@abdinurmukhtar7673 5 ай бұрын
Rahma roos maa la aroosay
@FathiApdynazir
@FathiApdynazir 5 ай бұрын
Haa​@@abdinurmukhtar7673
@user-mh9sh8jo9s
@user-mh9sh8jo9s 3 ай бұрын
​@@abdinurmukhtar7673haaaaa😂
@boqorada2262
@boqorada2262 2 ай бұрын
@@abdinurmukhtar7673haaa
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 ай бұрын
@@abdinurmukhtar7673haaa
@gacameey007
@gacameey007 10 жыл бұрын
Rajada Keyd beey ii aheeyt, Hablaha waan kaa jaclaa , xasuustaan kaa go''eey, inteeyn bari ragga ogeyn habeenkoow kala bartagey hurdada meeqaan ka dhacay, kurgaa ii saaranthay adigaa kulkuulin iyo karaamo agteyda kulah, kasha iyo laabta nah isaar......wowowowowowwowwowowow
@drsramlo8310
@drsramlo8310 5 ай бұрын
Ma noshahay😂
@abdiraxmaanosmaandaahir9686
@abdiraxmaanosmaandaahir9686 3 ай бұрын
10 years 😢😢😢😂😂
@iqrageeseey1479
@iqrageeseey1479 4 жыл бұрын
Heestaan marka aan dhageesto👂 wllhi dareenkii jaceylka❤ oo run ahaa ayaad dareemaa💔 sinna waan u macaansadaa heestaan😘😍 Saturday 1 August 2020👂💗
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 4 жыл бұрын
Kula mid qof aan jeclahay ma aqaan ee bal adigu lamid matahay
@abdiaziizmohameddheere2133
@abdiaziizmohameddheere2133 2 жыл бұрын
Anigaa kula mida dream love end life
@mussewehliye5305
@mussewehliye5305 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh Yaa jeceshaha markaa
@ubahladanmohamed9744
@ubahladanmohamed9744 Жыл бұрын
0
@alayuubi3456
@alayuubi3456 10 ай бұрын
Aduunyo 😢 heestan 2013 - 2014 bartay caawana waa 07/10/2023 inantii aan ka dhagaysan jiray mobelkeda caawa indonisia ayey joogta shaadiya la dhahaa Allow cimriga u barakee ❤️
@manyeknam7892
@manyeknam7892 6 ай бұрын
Aniga xusuusahaan oo kale markeey igu so dhacaan waan wacaa qofkaas waana ku nafisaa 😊❤
@abdirashidibrahim2107
@abdirashidibrahim2107 5 ай бұрын
WaLhi waa xaasuus🎉
@abdiraxmaanosmaandaahir9686
@abdiraxmaanosmaandaahir9686 3 ай бұрын
Indonesia malagu nool yahay nio😂😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 ай бұрын
@@abdiraxmaanosmaandaahir9686haa somali bdn jogan
@dekomohamed8408
@dekomohamed8408 2 жыл бұрын
2022 hadaa daawanyso liketa dhac ku sii❤️
@nuurtoibraahim3519
@nuurtoibraahim3519 Жыл бұрын
9 years dhageystaa heesta kaliya aan jecelahy😢❤❤
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
2019 yaadawanayo farta taaag 🤟🤟
@ikonini2566
@ikonini2566 5 жыл бұрын
✋✋✋
@dacarabdi726
@dacarabdi726 5 жыл бұрын
Kowsariina Khaalid hahahaha adi Dadka miyaad ka horaysaa wali lama gaadhin2019😂🤳
@ikonini2566
@ikonini2566 5 жыл бұрын
Haaaa 😂😂
@dacarabdi726
@dacarabdi726 5 жыл бұрын
😂😂😂🌷🌷
@hodannux7181
@hodannux7181 5 жыл бұрын
Kowsariina Khaalid 👆👆👆👆
@Unknown-ez3mo
@Unknown-ez3mo 4 жыл бұрын
07-08-2020 Intii iga danbaysa Like ❤
@zakizubeirchannel3101
@zakizubeirchannel3101 Жыл бұрын
10/1/2023
@abdiraxmaanosmaandaahir9686
@abdiraxmaanosmaandaahir9686 3 ай бұрын
Ma nooshahay
@maxamedcabdiwali5677
@maxamedcabdiwali5677 3 жыл бұрын
Xzuuz bay ii ahaan doontaa heestaan hdaan heloH jclkeygii hore💟
@sadaammahamud
@sadaammahamud 5 ай бұрын
Ma heshay jacylkagii
@maxamedcabdiwali5677
@maxamedcabdiwali5677 5 ай бұрын
@@sadaammahamud maya wll rajo xta majirto🥹
@diplomazyzky2509
@diplomazyzky2509 8 ай бұрын
Heestan anoo dugsi dhexe soo baxdey hadane 1sano ka hor jamacad dhameyay walle adun waa ordaaya qatuno wangsan allah hanoogu dilo yaqe waxkle ma dhihi karne
@yusufxuseincadecade1468
@yusufxuseincadecade1468 4 жыл бұрын
Ana kaliga ku jecel ❤❤ Ana kaliga ku jecel❤❤ Kabo hoo ii kabo ...... ❤❤ Nice song
@peaceofcandy7589
@peaceofcandy7589 3 жыл бұрын
Beeeeeest Part ana kaliga ku jeceeeeeeellllllllll!!!!!!!
@kifahmohamed4126
@kifahmohamed4126 10 жыл бұрын
Kolhere loo sheegyoo kun beey gabar showrisaa koow beey kala aqalgashaa kurtoood raga sharafta badan Adan kaala soo baxee anigaa kaligaa ku jecel
@deeqayurup5495
@deeqayurup5495 3 жыл бұрын
Yaa ila daawanayaaa sanadka cusup ee 2021 haday ku xiiso galisay fadlan like saar
@user-ss7eh9on1x
@user-ss7eh9on1x Жыл бұрын
2023 queen
@CabdiMaweel
@CabdiMaweel 4 ай бұрын
2024 😂❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 ай бұрын
Heestaan aniga iyo Saaxiib key najiip Ali Ayaa aad u dhageysana 😅❤
@somaliarchives
@somaliarchives 3 жыл бұрын
Ya dawanaya 2020 😘🙋‍♂️
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanooyo 2019 ilaahey amarkiis waaba iskajecelahay heesaha lamaanaha ah inkastoon weli iskaabuLo ahy 🤣🤣🤣🤣
@zakizubeirchannel3101
@zakizubeirchannel3101 Жыл бұрын
2023
@Siciid22
@Siciid22 6 ай бұрын
2024 ❤
@siinatmahmood8425
@siinatmahmood8425 6 жыл бұрын
Mar kale ha la qaado oo ka bixiya magacyadina si aroosyada looga qaado
@jaabirabdirxaman
@jaabirabdirxaman 3 жыл бұрын
2021 hadaa daawanayso dhac kusii liketa ✅✔️✌❤
@nerminhassan1914
@nerminhassan1914 10 жыл бұрын
masha allah qurux waa waxaan rijeynaa in aad is furin labadiina
@ayaantolmoon1921
@ayaantolmoon1921 2 жыл бұрын
Raga wan kaa jeclaa ..❤️‍🔥🥺
@bashiirbadall234
@bashiirbadall234 Жыл бұрын
Kashka io labtana isaarr
@manyeknam7892
@manyeknam7892 6 ай бұрын
Koleey kii kaa mudnaa heestan makula jogo filaa😊❤
@ayaantolmoon1921
@ayaantolmoon1921 3 ай бұрын
@@manyeknam7892kkk ma joogyo 😢😂
@hadiyocrisaaq4693
@hadiyocrisaaq4693 5 жыл бұрын
Hees yaroo mcn Aan iska jeclhy Like Iisiiyaa inta Ila jecel😘
@cabdisamadali9542
@cabdisamadali9542 3 ай бұрын
5 may 2024❤❤
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 жыл бұрын
One of the best Songs!🇸🇴❤😰
@xharmacade4362
@xharmacade4362 2 жыл бұрын
One The Best Friend 🤴🔐🙏
@caishoosman1590
@caishoosman1590 Жыл бұрын
@@xharmacade4362 Caasho
@ABDIRAHMAANBOSS-k
@ABDIRAHMAANBOSS-k Жыл бұрын
The
@wadaniyare2090
@wadaniyare2090 11 ай бұрын
​@@xharmacade4362😂😊😅😂😅😊😅9😅99😅😂😂😊😂
@mohamudguru861
@mohamudguru861 9 жыл бұрын
I do love this song. ...Ilkacase ur rock badly ....big up brother. ...am ur big fan all de way from nairobi -kenya
@khadaromar4821
@khadaromar4821 8 жыл бұрын
Best song Fisk and ilkacse
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Kol horaa lasheegayo Kun bey gabar showrisaa Kow bey kala baxda Aniga kaligaa kujecel❤❤😙❤
@amirabashir6266
@amirabashir6266 10 жыл бұрын
Best song I hear so far 😍
@MahuraanCfhx
@MahuraanCfhx 8 ай бұрын
2014 miyaa
@Haniquen-pg7ft
@Haniquen-pg7ft 7 ай бұрын
😂❤
@GaraaddhabiilGaraaddhabi-nb9nm
@GaraaddhabiilGaraaddhabi-nb9nm 9 ай бұрын
Markii iigu horeysay heestaan waxay eheed 2010 Hadda oo aan daawanaayo waa habeen isniin ah sooyaalkana waa 2023 intii iga dambeeysa like iisaar 👍
@khadraali9177
@khadraali9177 4 жыл бұрын
2020 ya dawanyo ❤❤❤ A
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 4 жыл бұрын
Aniga cawa dawanaya 28/6 2020
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 4 жыл бұрын
Aniga cawa dawanaya 28/6 2020
@maxamedcali6026
@maxamedcali6026 10 жыл бұрын
Cadi ma ahan kabo hoo ikabo calaha laba dhalay kaboo iyo kaboo hoo ikabo koobkii cashaqa kabo inaba cadi ma ahan aniga habeenki waaba ku seexdaa wayo waxan ahay asxaabul jaceel
@fartuundaahir8867
@fartuundaahir8867 10 жыл бұрын
waaw walhi waa hees cajaib leh illah ha idinka abaalmariyo
@wizmoha3418
@wizmoha3418 10 жыл бұрын
ilkacase qays nin wayn abaha rabka salama and dum fiska one love
@fathiyamegagmegag5923
@fathiyamegagmegag5923 9 жыл бұрын
fathiya Ali Rahmen😍😍🙏💕💕💕💕💚💚💚💚💓💓💓💓
@user-fp9jy6xo2e
@user-fp9jy6xo2e 3 ай бұрын
Hablaha wankajeclahy xasustan kagoayn it never gets old
@manyeknam7892
@manyeknam7892 6 ай бұрын
Hablaha waan kaa jeclaa xasuustaan ka goeyn❤😢
@sameerasheikh7240
@sameerasheikh7240 2 ай бұрын
26/05/2024 ban uso xiisay heestii ano yar 2014 an dhagaysan jiray .. 10 sano oo kaamil ah . ya ila mida
@CabdulaahiYuusuf-iq8iq
@CabdulaahiYuusuf-iq8iq 15 күн бұрын
2024❤Ayaan dawanayaaaaa!
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 10 жыл бұрын
kalgacal labo kalaheshaa nolosha isla kaashatii kalsoonina ila abur kasha iyo laabtana isaar KABOO HOO IIKABOO KOOBKII CAASHAQA KABOO AAN KABEEYSANEE yaaaaaah walee waxbaa kadhacay halkaa kabashadu kaalinta caashaqeey dhinac ka qaadatay fiskaay nooloow and Qeys
@khaalidxasan6482
@khaalidxasan6482 3 ай бұрын
Hesta xalay qadaye shaw way iga wayntahay😂😂😂10 year mid yaron ku hayan u qadaye ataa taa😂😂❤
@mohamedfuad3310
@mohamedfuad3310 5 жыл бұрын
Zaki TNT😏😏xasuus time sxbkeega qaaliga ah😭😭waan kuu xiisy in badn walhi hestn Zaki adaan kuugu soo xasuustaa waa jecleed Walhi😢😭miss you sxb😭
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 7 күн бұрын
Rag jogidii wkhtiga diiday sorry
@daadaboy5217
@daadaboy5217 5 ай бұрын
since 9year ago until now still it my fav song
@hiran5552
@hiran5552 3 жыл бұрын
Xasuusteyda kama dhamato hestani hadey macquul thy wan jeclan laha in dib ley celiyo xiligaa. Saudi Arabia qiso igu qabsatay balse nolol fcn ban hestay wlhi
@zekeriyejakarta6941
@zekeriyejakarta6941 2 жыл бұрын
Qiso jacayl hadey thy nooga sheekee
@msjama6266
@msjama6266 10 жыл бұрын
OMG this song is addictive.....salute to both of you.
@haadipes6150
@haadipes6150 10 ай бұрын
Omg❤ 9 Nine years
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 10 ай бұрын
​@haadipes6150 Haa nio qofkan lafihi horay wayeh that's insane wayeh qofkan 9 years ago inuu soo qoray waqtiga wuu ordaaya isaga xita inuu dhintey aya laga yaba😂
@abdiaziizleo8808
@abdiaziizleo8808 7 ай бұрын
​@@sayiidqalliwalli1035 adi ma noshahay sxp😂
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 7 ай бұрын
@@abdiaziizleo8808 Haa sxb alx maxad ii dilaysa 😅 ilahay cimriga hano dereyow iyo qatumo sugaan
@Siciid22
@Siciid22 6 ай бұрын
1999❤ yaan dhashy kawarn 😓 single ahy tariikhda
@abdulkadirahmed5990
@abdulkadirahmed5990 9 жыл бұрын
Kabo ho iikabo kobkii cashaqa Kabo..kabo ankabeysane kabo qaysow kabo ..Thanks fiska
@nuursabriye9101
@nuursabriye9101 6 жыл бұрын
wah waaaah
@GaraaddhabiilGaraaddhabi-nb9nm
@GaraaddhabiilGaraaddhabi-nb9nm 9 ай бұрын
Heestaan waqti kasta waa la jaan qaadee❤
@user-rc9re9bh8u
@user-rc9re9bh8u 5 ай бұрын
Still 2024 ❤
@peaceofcandy7589
@peaceofcandy7589 5 жыл бұрын
This track is sooooooooo hot! Groovy for days! Love from 🇹🇹
@midnimochannel3665
@midnimochannel3665 3 жыл бұрын
This song from Somalia and you 🇸🇴🇩🇯
@peaceofcandy7589
@peaceofcandy7589 3 жыл бұрын
@@midnimochannel3665 thanks for sharing. I found this song from a Somali comedian that I follow on Instagram.
@peaceofcandy7589
@peaceofcandy7589 3 жыл бұрын
@@midnimochannel3665 I'm from Trinidad and Tobago 🇹🇹 an island republic in the Caribbean located very close to South America.
@midnimochannel3665
@midnimochannel3665 3 жыл бұрын
@@peaceofcandy7589 oh white country or both African and whites nice love it
@sudaysabdelgadir9790
@sudaysabdelgadir9790 5 ай бұрын
lp​@@peaceofcandy7589
@sagalabdi4096
@sagalabdi4096 8 жыл бұрын
Wow mnshlah.kabo ba kadacdey
@cumarumal4324
@cumarumal4324 2 жыл бұрын
Queen of song farhia fiska great song and amazing voice ❤
@user-mg3wc6eo3o
@user-mg3wc6eo3o 8 ай бұрын
Heestan casus weyn igu leedahy❤❤❤❤😊😊😊
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 3 ай бұрын
When there is a long night you have to have a great moody song that travels you back to nastolgicia. "Kurtood ragga sharafta badan".
@MuhudinHassan-nd9ic
@MuhudinHassan-nd9ic 17 күн бұрын
2024 the best hit I have ever heard
@nazraalih9078
@nazraalih9078 4 жыл бұрын
2020 💕
@ceyniomar502
@ceyniomar502 10 жыл бұрын
Hessta caadii mahan viva fananda sanka fiska iyo princess qeys the best this year
@user-yc7cl6gv9o
@user-yc7cl6gv9o 5 ай бұрын
Still 2024 /Feb/29 Galab 5:18 malin khamiis ah ❤❤❤
@sundusali8376
@sundusali8376 Жыл бұрын
1-5-2023 off day mlinta shaqalaha c
@habibahalane7321
@habibahalane7321 2 ай бұрын
12,may,2024❤❤❤❤❤
@user-ue4ci9bh5r
@user-ue4ci9bh5r 15 күн бұрын
23/7/2024 sacad 8.25 hpen arpacaa ❤😢
@Amuuney2021
@Amuuney2021 2 жыл бұрын
Kama daaalo dhageeesigeeeda ilaaa mLinkeee soo baxday iyo hda oo lajoogo 2022😍🙏
@nuurjakula2280
@nuurjakula2280 Жыл бұрын
Waxaad igu tiri wadda ku ququl Anigana waxn ku dhahay gabryhey galbo Marka wali ma quusan miyaa😀😀
@afitaxsabriyeboqorka4249
@afitaxsabriyeboqorka4249 10 жыл бұрын
fiska boqorada codka (y) inaba cdai mahan big sapport of you
@MDiriye53
@MDiriye53 10 жыл бұрын
Fiska Caadi Ma,ahan waxaan sugi la'ahay inta aad ka imaanayso DDSI. well come boqorada codka......
@salmaandaahir2637
@salmaandaahir2637 20 күн бұрын
19/07/2024 waqtiga waa uu socdaa kwrn
@maisaomar8638
@maisaomar8638 8 жыл бұрын
ilaa hada hestan wan jeclahy hees mcn runti💋💋💋💋💋
@dayibdayib6230
@dayibdayib6230 7 жыл бұрын
hees macaan
@abdixarbiilykirland6225
@abdixarbiilykirland6225 7 жыл бұрын
Dayib05 Dayub05
@MaxamedAadan-zj7hk
@MaxamedAadan-zj7hk Ай бұрын
Yaa 2024 dhagaysanaya ismuujiya❤😂
@abdullahinayruus9989
@abdullahinayruus9989 10 жыл бұрын
Adaa koolkoolin iyo Karaama agtayda ku leh waw
@abdilleelmi831
@abdilleelmi831 10 жыл бұрын
this is absolutely amazing!!
@user-ro4mp2zu7h
@user-ro4mp2zu7h 6 ай бұрын
Hestan cawa ayan lasodagaya wayna i qancisey 2024 4/8/ fab wxn Transi ku ahay ethiopia ❤
@nimoabdi1872
@nimoabdi1872 Ай бұрын
Really waa Ka helay heestan
@nastehaomar8663
@nastehaomar8663 7 ай бұрын
Sanadka cusub 2024 yaa dageysanihayaa
@yussufabdi3031
@yussufabdi3031 7 ай бұрын
Aniga
@mmaliosman2332
@mmaliosman2332 Ай бұрын
One day is Good ❤ one daye is bad king of sony keeq go bro Remamber 2010 l,m happye for you ilke music somali best in the world heesah somaligu waa heeso macaan oo Eryo macaan leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gasheabdi963
@gasheabdi963 6 ай бұрын
2024 still the best
@muxiyadiinaaden1466
@muxiyadiinaaden1466 8 жыл бұрын
waaaaw xasuus heestan xili safar dheer aan kujiray ayaan dhageesan jiray
@DARWIISHICHANNEL
@DARWIISHICHANNEL 5 жыл бұрын
Muxiyadiin Aaden
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 5 ай бұрын
2024 still listening ❤😊
@user-ql1le6jc3x
@user-ql1le6jc3x 3 ай бұрын
some❤
@natashaqalanjossc6433
@natashaqalanjossc6433 10 жыл бұрын
Woooow Waxas Ayaa Hees Ah Cadi Maa Ah
@hanadmahamed9454
@hanadmahamed9454 2 жыл бұрын
Si Deeran leh. Ayy. I taaaptaaa. 💕❣👊
@shaficicali495
@shaficicali495 Жыл бұрын
still my fav song 2023
@umalkhairabdi682
@umalkhairabdi682 5 ай бұрын
Inta 2024 aragtay bn salamaya❤
@FunnyCheckeredFlags-rx7hx
@FunnyCheckeredFlags-rx7hx 2 ай бұрын
Heeskaan wuxu soo baxay 2010 ❤caawana waa 12may2024 habeen isniina hadaa iga danbayso like iisaar mahadsanid ❤
@somalijecel9647
@somalijecel9647 10 жыл бұрын
Wwwwww the best Somali song Amazing well done guyz
@wiilkasanadkaciyaalkaxaafa7480
@wiilkasanadkaciyaalkaxaafa7480 10 жыл бұрын
Wowoowoow Nice Song
@mushhussein6233
@mushhussein6233 6 жыл бұрын
wa hees jacel aah qofka ad jeceshahay soxasusan inaba cadi maaha i always listen to it fiska wan tageraa
@baharminhaj8035
@baharminhaj8035 10 жыл бұрын
Woooooow ma nigga ilkacase iyo fiska nic song I love you guys lol
@mahadmohammed3794
@mahadmohammed3794 2 жыл бұрын
Old is gold 🔥💯
@king...3695
@king...3695 Жыл бұрын
11/10/2022 heestaan waan jecelahay waan ku celelshtaa
@csamadisaak24
@csamadisaak24 Жыл бұрын
6/6/2023 like dhac kusii😮😮😮😮
@choksenmohamed7109
@choksenmohamed7109 Жыл бұрын
12/6/2023 ❤️😂
@tamerali6260
@tamerali6260 9 жыл бұрын
I like this song ♡
@fathiahassan8899
@fathiahassan8899 10 жыл бұрын
nice song I like it kabo kabo kubkacashaqa waaw
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Xasuus wlhi 2014 ❤❤💋 xiligaas aaku heestay now.. 2019
@mohamedhersi6288
@mohamedhersi6288 5 ай бұрын
Ilkacase Qeys & boqorada codka Fiska 🔥🇸🇴2 Somali legenden’s
@AbdirahamanMahmoudharie-eo2xt
@AbdirahamanMahmoudharie-eo2xt 2 ай бұрын
2024 ninkii ilka case xasan aadan wixi ka danbeyey cod rag ayuu leeyhy Fiska beautfully
@user-iv3tu4ku3l
@user-iv3tu4ku3l 3 ай бұрын
Waw esh calaa he's Bay ahaayd farxiya fiska singer of the year 2009 iyo ilkacase Qays
@suncatcookie3630
@suncatcookie3630 3 жыл бұрын
2021 still here
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 17 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
ILKACASE QEYS KABOO HOO II KABO SHOWGII SWEDEN
6:45
Adnaan Show
Рет қаралды 171 М.
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 889 М.
Koobkii Caashaqa
7:42
Ilkacase - Topic
Рет қаралды 832 М.
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,3 МЛН
Farhia Kabayare iyo Dalmar Yare Heestii Dhunkasho.by mucad.oday
6:54
Fadxiya Kabayare DHAKAC DHAKAC 2017 Officail Vedio London Uk
8:52
Liibaan Fagadhe
Рет қаралды 5 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,8 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 329 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 259 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 110 М.