DEG-DEG Ciidamada Deegaanka Soomaalida oo Xasuuqay Maleeshiyadii Canfarta & Cundhufo oo la Qabtay.

  Рет қаралды 38,046

SSTV

SSTV

22 күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 129
@AminoAbdullahi1
@AminoAbdullahi1 20 күн бұрын
Mashalah guul iyo gubanimo SOMALIYEEY midnimoda waa difaca dalkena hoyo waa geeseyada geeseka Africa ee sayida Abdula Hassan 🎉🎉🎉🎉waa congratulations 🎊🎉🎈🍾 Darawiish
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 20 күн бұрын
Siyidka hawiye wala darood wala issaq maaha. Waa odey somali oo mujaahid ah
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 20 күн бұрын
Maasha Allah guul iyo gobanimo somali state
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x 21 күн бұрын
Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 20 күн бұрын
Somalia Somalia 🇸🇴✅✊💪💪💪💪
@ArielYahuda
@ArielYahuda 20 күн бұрын
Guuuuuuul Somali guuuuuuuul
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA 21 күн бұрын
Mucjiso weeye jaamac gallad waan idin salaamay nuur iyo gallad wada shaqada aad haysaan waa mid bulshada mihiim u ehe
@user-nw5hg5oy9b
@user-nw5hg5oy9b 21 күн бұрын
Masha allaah guusha wllhay wa ii farxad
@MousseGabagabo
@MousseGabagabo 20 күн бұрын
Guuul iyo gobanimo shab ka siti iyo ciidanka degan ka soomalida luyuuga boliska guuuul guuul ciidan kagoow waad caydhisen❤❤❤❤❤
@ibrahimjan5320
@ibrahimjan5320 20 күн бұрын
MASHALAH ILAAHAY HA XOOJIYO SOMALI GALBEED ❤ SOMALIA HA ISRAACDO GUUL IYO GOBANIMO WAA XAKIIM IDIN KA SALAMAYAA BAYDHABO JANAAY ❤🇸🇴👍
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 20 күн бұрын
Ciidamada deegaanka liyuu booliiska iyo shacabka ciise guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪❤️
@assisdjama1608
@assisdjama1608 20 күн бұрын
Canfari waligeedba way didi jireen maalintii daraney guryahooga ugu daata oo waranka deeqsiiya dalku in uu ragleeyaheyna Bara ha ina dayeene ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 21 күн бұрын
Guuuuuuuuul somalia
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 20 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 20 күн бұрын
geesiyad Somaliyet schanda Somali ween Tollka Somaliyet guulsta 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Schand🙏
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 20 күн бұрын
Alle SWT ba ku Mahadsan Guleysa waligiin Aamiin 🌿
@CabdicKaruur
@CabdicKaruur 21 күн бұрын
Guuul dds
@AbdiRisaqmaxamad
@AbdiRisaqmaxamad 20 күн бұрын
Mashalaha wa farxad guuuuuuuul
@user-lq2vl2tu1m
@user-lq2vl2tu1m 21 күн бұрын
Guuuuul dds
@assisdjama1608
@assisdjama1608 20 күн бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 21 күн бұрын
Dhulka Somalia baro
@lfp6934
@lfp6934 20 күн бұрын
🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪
@yasminjama2703
@yasminjama2703 21 күн бұрын
Welkom 🤗 Jamac & Nuur!!!!
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 21 күн бұрын
Guul dds
@shamisali4599
@shamisali4599 21 күн бұрын
Cidanka mujaahidinta somali galbed wan uduceyn ❤Allah guuleyo 🇸🇴 milatları xitaa ku dara nacalada tuugo waye
@sportsreview8136
@sportsreview8136 21 күн бұрын
Milateriga dowlad deeganka ducadeena allah u aqbalo
@user-gb3hj3dq3l
@user-gb3hj3dq3l 20 күн бұрын
Masha alh ❤❤guul guul liyuu police ha nooladan
@Mahdidaheye143-pe3tq
@Mahdidaheye143-pe3tq 20 күн бұрын
Taliye djama waad iga farxisey❤❤❤❤
@ahmedfarah6520
@ahmedfarah6520 19 күн бұрын
Walaaleheena soomaali galbeed waan idin kaqaadnay salaanta qiimaha badan. Gool soomaali meelkasta oo ay joogaan.
@c.qaadirxasanwarsame140
@c.qaadirxasanwarsame140 20 күн бұрын
A s c w w, sstv, aad iyo aad baad noogu faa faahiseen waxa ka socda soomaali galbeed iyo dhaliilaha dowlada soomaaliyeed mahadsanidiin.
@assisdjama1608
@assisdjama1608 20 күн бұрын
Guuuuuul iyo gobanimo
@MuhudinseygaQorey
@MuhudinseygaQorey 20 күн бұрын
Guul ayaa u rajeynaa somalida rajima carfat arkakax iyo masiibo alaha kh rido.
@yacoubabdallahmohamed3430
@yacoubabdallahmohamed3430 20 күн бұрын
Marcha allah❤❤❤❤
@NuurAli-fx6ct
@NuurAli-fx6ct 20 күн бұрын
Waan salamaya waladaye ilkacasii iyo jamac galad
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 20 күн бұрын
Salam wariyasha sharaftale wariye nur iyo suldan djama galed nolada somalie hurdo ramaad lahan beey gaashe ee tosiya dabiirti baa kadhimatey suldan jama waa qadane gubabadadi ciidankena gajo kadheer hilibka londeeni iyl xoleheni iyo biiyi caano waladabojogna fardo awliyo iyo maleshida wil wilo iyo dhatada guul gobonimo mustafe viva ogaden viva issa viva gashan bur ciidan banyelane isse iyo ogaden huwanta ithopiya waa budusha kadhigena
@DhaxalDareen
@DhaxalDareen 21 күн бұрын
Ata ata ata ata ata ata 🎊🫀😘📓😍❤️🎊🫀🤸‍♀️🤸‍♂️🤸🤸🤸🤸🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆 Waligiin jira. hal qof in tuu idinka noolyahay. Dib ha usoo noqonina. Liyuu police🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 love siiya ciidanka
@gjwehliye4416
@gjwehliye4416 21 күн бұрын
Rabow Musliminta kala qabooji.
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 20 күн бұрын
Soomaliya Soomaali baa leh
@user-py8np7fg6t
@user-py8np7fg6t 19 күн бұрын
Well done Somalis this is time for unity for all Somails no matter inside Somalia or outside Somalia
@aliigueh255
@aliigueh255 20 күн бұрын
Guul guul❤
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb 20 күн бұрын
Waad madsantihin walaalaha warbaa hinta somaalida.walaalayal geediga horo wada,somaali waa guull somaaliyay guull allahu agbar waa lilaahi xamdu
@Frieghtfriend
@Frieghtfriend 20 күн бұрын
Canfartu waa Muslim, yaan lagu farxin,inkastoo aay gardarsnyahin,dhul aaysa lahayn
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 21 күн бұрын
Jaamac waan ku taageeraa jaamac xawaasheeyoow
@Syfyany
@Syfyany 20 күн бұрын
Your guest is light-hearted and carries within him a beautiful and funny quality that I did not find in politicians. What is beautiful about it is its joke that attracts the viewer. I am a follower of this man
@RashiidMaxamed-j3h
@RashiidMaxamed-j3h 20 күн бұрын
Guul somalida
@Gojoji_editz
@Gojoji_editz 20 күн бұрын
Djama waa gessi
@user-sd5wl1vi1g
@user-sd5wl1vi1g 21 күн бұрын
Amaxaro Ethiopia waye maha canfar
@AbdiRisaqmaxamad
@AbdiRisaqmaxamad 20 күн бұрын
Guuuuuuuul
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 20 күн бұрын
Malintaas waxay ula baxayaan 'dildila fadhaa' 😂
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 20 күн бұрын
Guuu✊✊✅
@samaalesomaali8664
@samaalesomaali8664 20 күн бұрын
2024 2024 2024 Isreal vs Hezbollah...Doqon ogaden..!!!
@user-su7pk5xw5v
@user-su7pk5xw5v 20 күн бұрын
Waa khalad inaydun isticmashaan erayga ah LIYU BOLIS OO XASUUQAY.......
@hudiefireeradam9812
@hudiefireeradam9812 20 күн бұрын
Dagaalkani ujeedkiisu waa ka dheeryahay soomaalaay sidaad moodaysaan maxaa isku soo beegay shidaalka deegaanka laga helay ee ay itobiya sheegatay waxa la tijaabinaya awoodeena waydun maqlaysen in shalaytoole ciidanka itobiya oo dhan 3000 kun ay si bilaa sharciya kusoo galeen qaybo ka mida intii 7ka ahyd gaar ahaan deegaanka matabaan waxaanan umalaynyaa in dagaal qabiileedka ka socda deegaanka caabudwaaqna ay ayagu ka dambeeyaan si dadban ama si kaleba itobiya magaca ay doonatoba ha wadatee ujeedkeedu waxa weye in adduunkanba ay ka tirtiraan dhulkoodana ay qaataan umaddaa somaliyed
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 20 күн бұрын
Guul guul guul
@guureguurre338
@guureguurre338 20 күн бұрын
Guul iyo Gobanimo liyuu police
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 20 күн бұрын
Ilahay ayaa mahd leh allahu akbar lkn tolow maku cibro qadan doonta canfartu
@moa.9902
@moa.9902 20 күн бұрын
Canfari waa Soomaali. Oromo waa dad Ethiopian ah ama addoontii Amxaarada.
@user-sd5wl1vi1g
@user-sd5wl1vi1g 20 күн бұрын
Dhibka jira Oromo iyo canfar Ethiopia KO daba dhoomanaysa Ethiopiana wa cadwga Umada somali
@IsmacilinaabdiCumar
@IsmacilinaabdiCumar 20 күн бұрын
Gul liyu bolis
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 20 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 20 күн бұрын
40 kun oo wiil hadeer taba bar udira hadhowna oromo markay iskeento kufasaxa.
@hamudosman9604
@hamudosman9604 21 күн бұрын
Wasiirka warfaafinta ee degaanka soomaalida Mr Jama Gallad wali ma qabsan candhuufa ee waan ku hareeraysanahay. saka waxaan la wareegnay biyo xidheenki xadhig ka roor bila dagaal ayaan kula wareegnay. wasiir waxooga cadifada iskala dagaalan
@thegunner971
@thegunner971 20 күн бұрын
Canfarta xisab khaldan ayay isku dhufsadeen dad kala dabada kaso riixaya lkn way eedi donan.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 20 күн бұрын
Canfartu waa dad liita dhul aanay laheyn bay ku dhimanayaan
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 19 күн бұрын
Ina Cagjar cidanka yusan hosasin wa Khain hada dib uso baxa ayu yiri
@xariirxajiabdi9046
@xariirxajiabdi9046 20 күн бұрын
Jaamacaw somali ayaan ku moodaayee xabashi ayaad noqotay maxaad hargaysa aad ugu sheegtay dhul oromiya
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 20 күн бұрын
Salan sare from GOLDOGOB mudug ciidanka liyuu poliska ee degaanada Somalida dhamaan from GARISSA MOGADISHU BOSAASO BURCO JIGJIGA TO DJIBOUTI. SOMALI WAA DAD WADA DHASHEY OO RIXIM AH.
@AxmadXurey
@AxmadXurey 20 күн бұрын
Rag hadan leyahy canfar Yan mir laga rebin
@user-ep8qb1el5i
@user-ep8qb1el5i 20 күн бұрын
Jamcaw wilwile siiti ba lagadheela
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE 20 күн бұрын
Taariikhda markan raacno canfarta waanu iskaashan jirnay daaqa laisla lahaa lkn gumaysi lagu hayo ayaa keenaysa in laiska hormariyo oo ayago islaamna ah la adeegsado
@Frieghtfriend
@Frieghtfriend 20 күн бұрын
Dawlad deeganka somalidu waay kumahadsantahay in aay xakamaysay media dagaalka,lagu soo gudbiyo
@SahalMohamed-tz2zs
@SahalMohamed-tz2zs 20 күн бұрын
Anigu waxaan ahay qabiilka ciise cafarta aad leedahay way dagalmaan waxa weeyaan qayb yar oo naladagta oo anaga dagaalka nagabaratay intakale waa daad xoor intaas yarn angay nagabaratay
@cabdiqaadir3932
@cabdiqaadir3932 20 күн бұрын
Shalay siduu uhadlayey iyo bal maanta ka warama. War ciidan biyo iyo baad wuxuu kuleeyahay cadawgiisa xakh-darada ku socda iyaguu ceeyrsanayaa oo uu kala harayaaa waxa eey wataan hub biyo iyo baadba
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 20 күн бұрын
K😂😂😂😂kkkkkkk ❤❤
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s 20 күн бұрын
Ok
@omararale7962
@omararale7962 20 күн бұрын
Ninki aan canfar aheen oo digaalka lagu qabto dagta diiga halo daro yana xsbsi lageynin waxaan canfar ka eheen
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 20 күн бұрын
Canfarta kadibna moyale kaa shidan tahay shacabka Yaga laa gumeysan mayo
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 20 күн бұрын
Labadaa nin labada malag ee garbahooda saarani bookga waxa ay uga buuuxiyeen daagaal daagaal, 😂😂😂
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 20 күн бұрын
Asc caynkaa waaye jaamac galad u dhhigay
@adamosman3613
@adamosman3613 20 күн бұрын
Waar. Jigjiga axmaarada ka safeeyaa sida ugu dhqsaha badan
@user-yp1qg8ed5z
@user-yp1qg8ed5z 20 күн бұрын
Jer
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 21 күн бұрын
Arinkaas waa lafta nagaa😅😅😅😅😅 naw’ goortii daarood Tigray waanu soo dhoweynay ee yaan nalagu xumeyn inta aynu ku cusub nahay isaaq Oromo.. somaliweyn viva
@nuuradiin4711
@nuuradiin4711 20 күн бұрын
Waxaan geydiinaya wariyayaasha laamigi iyo jidkii tareenka mala gaaray
@adenhajar9648
@adenhajar9648 19 күн бұрын
War Meehan war fiican laimaada aan wax ink faaid nee
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 20 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴❤️💪😅
@ahmedyussud3102
@ahmedyussud3102 21 күн бұрын
Anaa garanaya
@MaxamedCabdiqadir-iz2pj
@MaxamedCabdiqadir-iz2pj 20 күн бұрын
Aar marunbaawarkaasi Hadayruntahaywaankufaraxsanahay
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 20 күн бұрын
Oromo iyo canfar Mel walbo joogan hala xasuuqo hata kuwa muslmka shegto😊
@osmanali308
@osmanali308 20 күн бұрын
DSS waa in ciidama 100 Kun oo askari laqoraa hub noocyadiisa kala duwana la keenaa gobolka Somalida waa in dhamaan la xiteyaa maanta itobia wax dowlad ah kama jirto waa moorayaan oroma ah oo is dhax yaac iyo dhul balaarsi ayaa socda marka somaliyeey staaga isku duubsanada anagu dadkeena dibada jooga waxaan diyaar u nahay in wixii dhaqaalo ah soo dirno hadii nala soo weydiiyo marka mustaqbalka ilmahrena adinkaa gacanta ku hayo staga dadkiinaaan maanta nool difaaca dhulka iyo dadka sidii awoowyaa sheen sayid maxamed cabdule xasan iyo axmed girey u dagaalameen u dagaalama is difaaca taako dhulmiina ka mid ah ha cafininna waa muslim iyo waa kaas iska ilooba dulunka waa xaaraan cidii latimaadana waa leyska difaacaayaa in sha allah adinkana dulun ha sameynina balse isdifaaca asalasmu caleykum waraxmatulaahi wabara kaatuhu from Austalia
@gulledyare3669
@gulledyare3669 20 күн бұрын
Waraya jaamac doowlada amaanta kadhin
@aliderie4978
@aliderie4978 20 күн бұрын
😂😂😂😂😂 ❤🎉all
@nuuradiin4711
@nuuradiin4711 20 күн бұрын
Anagoon ku faaneyn dhimashada ruuxa Muslim ah sida u jaamac galad sheegay hadana hadii gardaro iyo duleysi laguula yimaado way kuu banaan tahay inaad iska difaacda
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 20 күн бұрын
Jaamac Maryo xun labadii malag ee garbage ka saarnaa ayaa yaabay wuxuu danbi ku hadlaayo
@user-nw5hg5oy9b
@user-nw5hg5oy9b 21 күн бұрын
Xasuuq ha soo qorina yeey wado nagu helene l
@ahmedismailabdullahi3821
@ahmedismailabdullahi3821 20 күн бұрын
Ciisuhu ha is nidaamiyo yuna noqon xoolo dhaqato iska yaacaysa.
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 20 күн бұрын
canfar waa cawan muslim hadi ay yahiin dhul ayna lahayn umad kuma qabsaden marka dagalkan ethiopia gabi aya ku jirta oo dagalkani bada somalia ayay xadhxadhanayn sidas darteed waxan Alle ka rajayna in wilsha Liyuu ga & shacbiga somaliyad u gar gara oo jabiya kuwa daliminta ah ethioa waa burburty oo manta dal ma ahan civilwar ayaa ila 2017 ka tagan wayna kala tagty lkn somali aya huruda gar ahan kuwa polutions isku shegaya .
@user-ec1uf4qi1t
@user-ec1uf4qi1t 20 күн бұрын
Waxaad arkaysaa ..... yaa kutusay adiga
@CarabDoualeh
@CarabDoualeh 20 күн бұрын
Darood alowda wakudirsadaye danakiradi damacawaday dib uuceliyeen doofaradii iiyo damir lawayasha dadkakale tagerayana halaga digtonado
@user-tg9dp8vh7z
@user-tg9dp8vh7z 20 күн бұрын
Goortii walbay kaa gacan sareeyaan godkaad qodatabay kugu guba hayaan guusha iyagaaleee
@CarabDoualeh
@CarabDoualeh 20 күн бұрын
Oday gii gur gure ee cafarta tagerijiray axmad ee iidhaha qoyana mahadlikaro afka iiskudhegay yutubka kabadha
@user-tt2sc1ci6b
@user-tt2sc1ci6b 20 күн бұрын
Sc Jaamac wa runtii dagaalkii dhabta ahaa weli ma bikaabmin, Inaga iyo Oromo dagaalkeenii waa dhiman yahay.
@AbdulnasserMohamed-gb9kl
@AbdulnasserMohamed-gb9kl 21 күн бұрын
😂😂😂 masjaxda caanaha ah ee oromada iyo cafarta ayaa lagu beerayaa dhulkii nabaad guurey ee ogadenia 😂😂😂😂😂
@FarhandhagacadeFarhaan
@FarhandhagacadeFarhaan 21 күн бұрын
Jaamac galad walee kuma necbi
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 21 күн бұрын
War Jaamacow yaad u tureysaa? Ma doofaradi Garba-Ciise ku xasuuqay sumar iyo caruur gaaraya 530 qofood.....!?!?!?
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 54 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 98 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 49 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 35 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 54 МЛН