Deg Deg Ethiopia Oo Ku Dhawaaqday Aqoonsigi Somaliland Iyo Falnqayn Podcast HN...

  Рет қаралды 19,749

Hargeysa News

Hargeysa News

Ай бұрын

Пікірлер: 137
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo ONE LOVE somalilaan ❤
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 Ай бұрын
Guul Somaliland, Nacabka Somaliland ALLAH ha jabiyo
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia beeni mashaqayso taariikhdu waa 24 habeenow
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Wax soomali layidhaa majirto
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem Ай бұрын
Hadey jirtana anaa wasa
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Ай бұрын
Masha Allah say walaahi noolada.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA KALIYA EE AANU MASIIRKA DALKA KU AAMINAY.
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q Ай бұрын
Guuuuuul soomaliland masha allah 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Dophill260
@Dophill260 Ай бұрын
Somaaliyeey wake up walaahi hada hargeysa 15% of the population waa oromo. Way inagu soo butaacayaan ethiopanku. Xeebaheenu wada night club iyo meelo khamru lagu cabo laguna tunto ayaa soo socota.
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 Ай бұрын
Hambalyo iyo bogaadiin ku wajahan Falanqeeye Sare, halgamaa xaq u dirir ah, Somalilander xalaal ah Mr.Aragweerar. Guul guul iyo horumar The Republic of Somaliland no.55th African nation.
@FaysaAdam-yc9rw
@FaysaAdam-yc9rw Ай бұрын
Guuuuuuil iyo gobanimo somaliland
@jama5340
@jama5340 Ай бұрын
Guuull Somaliland ❤
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Ай бұрын
Waxan kayabay sida laynoogu maqan yahay iyo sida ay qaar inaga midihi ula socdan huwanta iyo faqashta .Madax wayne Muse Bixi May Allah bless you Guul somaliland ❤❤❤❤❤
@hindaadan3442
@hindaadan3442 Ай бұрын
Ilahay haynaga qabto 2bada cadowba❤
@FadumoCumarsalebaan-jv4up
@FadumoCumarsalebaan-jv4up Ай бұрын
Wa guul inder
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f Ай бұрын
Masha allah guuuuuuuuuul somalilan🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉aragwayrar nolow codoga allow jabi. Fiqi iyo kuwaa lamidka ah xaarkoga hacunan👎👎👎👎👎👎
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ciwaanka waxa kuugu qoran Ethiopea oo soomaalilaan aqoonsatay waan kusoo booday lkn waan kaxumahay ciwaanka iyo hadalku isma laha 😢😢😢😢
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Ай бұрын
Wll Qiira japanti Somalinimadu way dhimatay mar hadii Somali oo dhami Cadawgayga noqotay aniguna Cidaan dantayda ka arko ayan wax la qaybsanayaa. ❤Guul Muusa Bixi ❤Guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u Ай бұрын
We don't care about Somalia,dream on
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Viva kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@manineima4398
@manineima4398 Ай бұрын
Qudhmiye no more 😅
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
When life gives you an enemy like Somalia Talyaani. Fight like Somaliland. Fight like SNM. Fight like wounded Tiger.
@noormohamed8427
@noormohamed8427 Ай бұрын
When a very long day dream ends with disaster you cry like the humiliated SNM and publish falsehoods.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
@@noormohamed8427when you are desesperate like Fiqi you cry like baby who lose his toys idiot
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Ай бұрын
​@@noormohamed8427like you crying don't leave somaliland please cry me a river 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hawaawil1880
@hawaawil1880 Ай бұрын
Ninka n waa la soo diray waa wadani
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t Ай бұрын
HORTA SOOMAALiLAN ALLAH AWOODA LEH JECEL GUUL GUUL soomaalilan ciidanka qaranka difaaca noolow guul guul 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪💪💪
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y Ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤♥️♥️♥️♥️
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y Ай бұрын
Midnimo iyo wadajer Reer Somaliland ❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x Ай бұрын
guul soomaaliland insha Allah
@basragalinle4069
@basragalinle4069 Ай бұрын
Nin daad qaday cunbo cuskay ma hadu wagi kugu baryey midnimo daad ku riyonaysid eey bacuney guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa qaranka Somaliland ❤❤❤❤❤
@aishakeyd1530
@aishakeyd1530 Ай бұрын
man sha allh
@muxumedhirsi7502
@muxumedhirsi7502 Ай бұрын
Mansh alliaha Somaliand guuuuul
@IidBeeldeeq
@IidBeeldeeq Ай бұрын
Guul jsland ❤❤❤
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t Ай бұрын
Maah maah baa tidhaahda Wan Wayn ilaa lagowraco indhihiisu wax ma arkaan Faqash maanta ayay ogaatay Soomaalida lasheegayaa in aytahay ee ay wax kuyihiin ay tahay Reer Soomaaliland oo ay iyagu baaba ayaan 64 Sanadood ayaanu lahayn wixii aan iskudarsanay Xaqayaga nasiiya waxay noogu Abaal gudeen Xasuuq kufsi dhac boob ilaahay iskuma keenceliyo Soomaaliland haguulaysato cadowgeedu hajabo Aamiin Aamiin
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 Ай бұрын
Very nice symbolic hees
@foosiyaelmi5274
@foosiyaelmi5274 Ай бұрын
Geesi qaran baatahay 😊
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guul
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Wasiirkusheega fillo Italian ee fiqi inuu ooyo oo baroorto yaa gaadhsiiyay waa ragii saxeexa kaqaatay iyagoo soo jeeda ayaa waxay diidanaayeen 1saac lagaga saxeexday kadibna waa laqaawiyay imikana waxay ka cararayaan in shacabka soomaali Italy ay laxisaabtamaan😅😅😅😅😅
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
qaawin waa dhaftaye ee seedey taha loo kufsadey oo loo waseye odeey qoslaye Iyo fiqi 😅😅 jecliya jabka cadow gaa somaliland cadowgi somaliland muse bixi Abdi is not easy 😂😂😂❤❤ nin raagede odeeye muuse oo cadow baaden
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
@@umalkhymohamed7492 saxiix 🥰🥰🥰😇
@aishakeyd1530
@aishakeyd1530 Ай бұрын
guuul somaliland
@warss11
@warss11 Ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohameddahir3227
@mohameddahir3227 Ай бұрын
Masha allah somaliland guul iyo gobanimoo lojojin mayo ciid kasta oo kasohorjeda qadiyada iyo qaranimada qaranka somaliland Xadudaha somaliland wa lamatabtan wa muqadis Somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfureed Argagixisada 😮😮😮😮😮
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
HORA LOO YIDHI DAMEER FARDO LADAAQAY FARAS BUU ISMOODAA !!!!!!! FIQIIR AYAA LAWARAYSTAY FROM SAYLAC CITY
@Sabuha28
@Sabuha28 Ай бұрын
Guul somaliland 💚🤍❤️
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r Ай бұрын
Fiqi waa sac aan geeso lahan waxaan maqlay aabihii 1988 hargaysa lagudilay maxakajira
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Ай бұрын
Somaliland Guul.
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Ай бұрын
Jabuuti weligeed ba may doonayn in Somaliand ku dhisanto waayo inay keligood ay dawlad ka ahaadan geeska oo dekeddeheda iyo airports uu ay shaqeeyan halka rabeen in xamar ugu soo xigto meel shaqaysa marka dhibka ay inugu wadeen ee ayku heshiiyen aya ilahay ka kala daadyey subxanalaah ilahayow noo hiili.
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Ай бұрын
❤❤❤❤❤somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers ❤❤❤somaliya waa cadawga somaliland jabuuti waa cadawga kowaad
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Ай бұрын
Guuleyso. Fiqi waa argagixiso.
@hindaadan3442
@hindaadan3442 Ай бұрын
Guul Somaliland 💚🤍❤️💋
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch Ай бұрын
Garxajis ma igàa badbale
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Oo xamar aqoonsigaan uga baahanahay waxay dunida kumaraysaaba waa aqoonsigii soomaalilaane miskiin
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch Ай бұрын
Maxa kagaleyi Iya badaha
@mohnur341
@mohnur341 Ай бұрын
Mohamed Abdullahi na waa ku biiray wadani
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 Ай бұрын
Ooy dee alla kuuma gargaaro, ilaahay dulmiga umahiiliyo
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
@anabhassan8361
@anabhassan8361 Ай бұрын
Waa caqlicabeed is ka calaacala, Allow jebi cadowga somaliland biixi is geesi jecel dalkiisa hoyo Allow hafid madaxweynaha
@keysekeyse494
@keysekeyse494 Ай бұрын
Ben baaa isku shegten Insha Allah badena xabashi Allah gacanta Uma galiyo amiin amiin amiin yaaa rabii dulmiga musebixi Umada kuhayo Allah kaqabto Somali ween Allah mideyo
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Ай бұрын
Waad calaaclaysa sankaan kaaga tolaynaa .viva Somaliland.💯💯💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿
@koosmohamed7622
@koosmohamed7622 Ай бұрын
Kaysekayse adiga iyo abahsba beenta isugu sheekya ee badada ,Cirka , dhulkaba Anagaleh tufaqash ta Huwanta Ciilkama kore.Xassen diiqo nama xukumo waan Iibinyna, kiraynayna Abi_ Eitjopia wanu isku danysanyna taada kasheke.
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
❤❤❤❤
@HuseeinAhmed-ng3jq
@HuseeinAhmed-ng3jq Ай бұрын
😂😂😂😂 3 saac oo calaacal ah horta inaan qof ahay iiaqoonsada full
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 Ай бұрын
Aqoonsigu imika ayuu kasii macaanyahay oo cadowgu sii batay lana ogaaday😂
@AxmedCabdi-o6t
@AxmedCabdi-o6t 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@shonahmed9821
@shonahmed9821 Ай бұрын
💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@shonahmed9821
@shonahmed9821 Ай бұрын
Guull iyo gobanimo somaliland
@shonahmed9821
@shonahmed9821 Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Xaar ma kaa dhacay
@user-ec7ie1ux6u
@user-ec7ie1ux6u Ай бұрын
Waa isaaq nacayb waayo ahlulbeytka cawaankoo dhanbaa neceb
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 Ай бұрын
War walaal ma 3 sacadood baad hadlayseen shalay
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Aqoonsiga meesha aad ku soo qortay meeday ilaahay ka xishooda oo beenta ciwaanka aad ku soo qorayso jooji subxaanalaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
NIN NOLOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN ?
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Ай бұрын
Congratulations Soomaaliland ❤️❤️❤️
@noormohamed8427
@noormohamed8427 Ай бұрын
Congratulations for the descendants of Dervishes who ended the day dream of Laftinagaa
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Ай бұрын
​@@noormohamed8427war sankaan kuu daloolin oo xadhig kuugu xidhan meel tagi Kari mayside maxaan kugu samen lahaa anigoo aqoonsigii Sita .ilaahay ka sokow anigaa kuleh darwiish. Sida eyga Ayaan xadhiga qoorta kaaga xidhan oo ku daaqgeyn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk Ай бұрын
KAASI MUXUU YIDHI UMADA SOOMAALIYEED UMADA SOOMAALIYEED MAXAANAGA DHEXEEYA
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Ай бұрын
Sxb arag weeraroow shaqsiyaadka noocana ee Ethiopia cadawga u arka ee sheeko soomaali waynta la wareegaya mar danbe ha noo soo galinin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep
@basragalinle4069
@basragalinle4069 Ай бұрын
Ninka oyayo Somaliland ma ada leh ragedi ba u tashaday shalay ana ku keney matana ana kala noqday nacabku haska ciyane qarakena hayasha ka naxow nafta waa guul iyo gobanimo Somaliland
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
irir samaleh ilahay bah isku diray kk
@74somer
@74somer Ай бұрын
Jaahiliin ayaa inaga buuxa caqli xun, kuye oroma ina qabsanaysa Malaayin sanadood ayaanu wada noolayn May na qabsadaan Oromo iyaga faqashta ka sharaf badan oo waanu soo dhawaynaya 👌
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
British soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo soomaliland guuuul
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y Ай бұрын
Fiqi waa Nacs Ciil qaba oo laga guuleyste 😂😂😂😂
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
👍💪😁😁😁😁😁guul somaliland
@baambaam6336
@baambaam6336 Ай бұрын
Arwelo ninkaan katur mesha waning walan
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Fiqi dalkiisii ayuu nabad ka dhigilahaa caaacle
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 Ай бұрын
Barnaamujkaa Anwar Alcishiga Sucuudiga ayaa sii sheegey 2010kii in jabuuti ka hordhimaneysoo Somalia, & Somalilaand Djibouti waxaa Sir aha. Loo yaqaa. Madiinatul nuur.
@qoorc499
@qoorc499 Ай бұрын
Laan. Iyo. Hooyadaa a. Was
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😢😢😮😮😮😮😮😅😅
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faizaabdi3100
@faizaabdi3100 Ай бұрын
Hala turjumo hadalka
@user-yc3oc8eq9y
@user-yc3oc8eq9y Ай бұрын
barigii dalkuba baabay yaa Ethopia inaga hortaagnaa hadii ay ina qabsanayso
@mohnur341
@mohnur341 Ай бұрын
Dadku waa wadani isbedel doon wey u u hanaynayna
@bashehusien3810
@bashehusien3810 Ай бұрын
Sida laguu hayo u ooy, agenda kaa oohinaya caddee.
@hawaawil1880
@hawaawil1880 Ай бұрын
Qaranjire hala qabto
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Allaah haydinkakalatuuro somaliya dhibkaa ugaysanatsan somaliland inkaarteedu idinku dhacday
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Waxad aminsan tahay miskiin
@zahrasaed791
@zahrasaed791 Ай бұрын
Isla hanweynaa cirkaa idiinka dhaw Somaliland oo idinku soonoqota. Soowada markii horeba aniga Somaliland khatar kumeydaan aheyn oo cunoqabateed kumeydaan heynin mahore baad jecleydeen SomalilanGoodkii dheera ee aad waligiin noqotey seen baad maanta idinka kudhacdeen Hadaba quusta maquustayaal CAR idinku dalkiisa hagaajist oo iska Eliza ALSHABAAB Somaliland socotaye💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡✊✊✊✊✊cadawoow🦶🦶🦶🦶hoosteeda
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Odataal aan ka fiirsan baa calanka ugeeyay ee ma awalbaynu isku wadan ahayn laba dal baynu kala ahayne
@xaroguled3126
@xaroguled3126 Ай бұрын
Inankan yar ee le musa bad bixiyey miyanu maqal inay somaliya iyadu siisay 4 badood oo ay saylac ku jirto waxa laga xun yahay wa somaliland ee xabashi nacayb maha ee wa somaliland nacay wana gul uso hoyotay somaliland
@mohameddahir3227
@mohameddahir3227 Ай бұрын
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl Ай бұрын
Waa maxay ninkan barooranaya ee itoobiya ka baqaya Adeer habarjeclo ayaa ka adag xabashidan aad ka qaylinaysid habarjeclo ayaa kaa difaacaysa adigu iska seexo saaxiib
@GeeleWarfaa
@GeeleWarfaa Ай бұрын
War oroma ayaanu nahye nadhaaf
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 Ай бұрын
Wadani Wadani Wadani ka naxow nafta waa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed and Republic of soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Kanmadhaacinaaya eeleh muusa is miidaamitat waaba nacas aan arag ti dheer lahatn godkudhac beenale muuse waka dhidibada utaagat somalilaand quruxdaana uyeelat allaah kasokow
@qoorc499
@qoorc499 Ай бұрын
Aamu. Hooyadaa. Usheeg xaaryow. Xaarku. Dhalay
@user-kd1qo6tq8h
@user-kd1qo6tq8h Ай бұрын
Futowayn hargaysayy s/land idinka maaha
@isseyare837
@isseyare837 Ай бұрын
Haku riyoon 300 oo warqadood baanu geynaa united nation ka 😂😂😂😂😂😂😂😂🎉 SSC BAA DIIDAY AWDAL WAA DIIDAY ISAAQ NO NO NO BAA LAYDIN YIDHI ISKA RIYOODA
@mohnur341
@mohnur341 Ай бұрын
Kulmiye weynu ku qasaaray meesha dalku uu marayo waynu wada ognahay nin
@xaroguled3126
@xaroguled3126 Ай бұрын
Hhhh muse kuli wuu idinka badiyey siyasad hhhhhh itobi Iyo somaliland waxay kawada shaqayn donaan hormarka iyo amniga gees ka afrika 😂argagixisadana wa latir tiraya colad danbe oo somali iyo itobiya udhaxaysan way dhamatay guul somaliland iyo itobiya
@rodag7831
@rodag7831 Ай бұрын
Markaa Somaliland has la attack gareeyo laakiin Djibouti yaan wax loo diidin. Somaliland iyo Puntland na waa laga dhex dagaalami oo laga sameeyn dekeda Garaadag 😂😂😂 waa maskax daaciif ah.
@Maka0492
@Maka0492 Ай бұрын
Issaq land not Somaliland Awdal state and ssc are still a part of the great Somalia. Stop your fake news
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 Ай бұрын
Beenta ma buug buu ka eegay
@zahrasaed791
@zahrasaed791 Ай бұрын
🤍💚❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡✊✊✊✊✊✊✊✊✊😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽👆👆👆👆👆👆👆✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊CADAWOOW CAGTA HOOSTEEDA🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶🦶
Kamala Harris speaks at rally with Tim Walz
53:26
CBC News
Рет қаралды 29 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Steve Kornacki: How Tim Walz can help Kamala Harris
17:07
NBC News
Рет қаралды 870 М.
Countdown to the 2024 election: Day 90 | MSNBC Highlights
41:11
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 87 М.
Top Story with Tom Llamas - Aug. 6 | NBC News NOW
49:56
NBC News
Рет қаралды 308 М.
War Ka Soo Dhacay Somaliland Falnqayn Podcast HN...
1:12:22
Hargeysa News
Рет қаралды 6 М.
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Hargeisa HD
Рет қаралды 44 М.
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 2,8 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
0:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 114 МЛН
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2,9 МЛН