Пікірлер
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 16 сағат бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@MohamedAliHassan-sr5kj
@MohamedAliHassan-sr5kj 17 сағат бұрын
Laandheere haberjeclo dheh.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 сағат бұрын
Garxajis hadaad keenayso yaakuu diiday adaaba xaasidayee hj ciday dhistuunbaa dhisan hadaalin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 сағат бұрын
Kii harag weerar maanaguu nagusoo kala qabtay😅😅😅😢
@mahadahmed1909
@mahadahmed1909 Күн бұрын
Habar awalay Nin naagta la murmaya miya idin matala
@xildhibaannuux1273
@xildhibaannuux1273 Күн бұрын
Kan inanta u daaya rag ha u dirinee
@xildhibaannuux1273
@xildhibaannuux1273 Күн бұрын
Haldhashay gawracna weli miyuu hadlayaa
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Күн бұрын
XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB GUUUL
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Күн бұрын
XISBIGA WADDANI WAA HUMANA GUDAHE YUSRA HARTI
@hassannur8022
@hassannur8022 Күн бұрын
Kani cilaajka Sahan in la geeyo ayuu u baahan miyaanu tol lahayn
@hassannur8022
@hassannur8022 Күн бұрын
Nin Siyaasad laga badiyay ayaa qabyaalad ku meeraysta Somaliland guul
@slandprince7210
@slandprince7210 Күн бұрын
Heego afka nool qurbaha jooga hala gaadho November Kulmiye hogaanka fashilmay ha iska cabaadaan.
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Күн бұрын
Ha Wer-warina Maskaxweeyne Muuse Biixi Cabdi ayaa jab la maagane.
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Күн бұрын
Naxaa fadaraalka Soomaaliya iyo Ina-Cagjar iyo Axmad Madoobe iyo WADANI aad u qarineeysaan ee aad u sheegi weeydeen.
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 Күн бұрын
Arag wadani iyo Kah waxay saxeexeen MOU kala maana, waxa is guursadey hashi iyo ciro. Waxa is furey ciro xirsi.
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h Күн бұрын
Habar jeclo maa timir xabaal talaa jaw
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Күн бұрын
Ubaxle libaax.geesi.ilaahay.ha.kula.qabto.difaaca.qaranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Күн бұрын
HAWADII WAA LASOO CELIYAY USHEEG
@MohamedHassan-yx6fs
@MohamedHassan-yx6fs Күн бұрын
Waar waxan yaa naga aamusiiya
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Күн бұрын
Asc waar naagah ha ka ogolan in aay isku qatan mag we are rer shakh isaxag ha laisku dayo raga waxa inagu soo socoda cadowga raba just isaaq idinkuna waxad ka hadlasan habar yuunis iyo habar awal hankiinu ha dhafo rer habal guul Somaliland guul rer isaaq❤one love 8 power ❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Күн бұрын
Ibrahim been taa maaha dawladaanu way hurudaa waa inay camaro ka soo saartaa
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Күн бұрын
SHIRKAA MADAXWAYNAHA QARANKU MA TEGAYO CIDII TAGTAANA MA MATASHO SLAND AMARANA DAWLADU HAKA SOO SAARTO❤❤
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Күн бұрын
Jaaw inaxashi waa ninke hawada ibsadey ee loo goowracaye wilashi cade cada Iyo wilasha jeelasha kuu jiira wadani Iyo kaah cidi dooran mayso ee haa dalina cadow waa tihin diib isku eega cajaladihisi riwayadi oo maa xoogba kursi lagu fuula 😅😅😅😅 yaa been loo shegaya wadani cidi doran mayso
@hbwarsame1230
@hbwarsame1230 Күн бұрын
Ninkan hadalka habar jeclo. Ku hadlaya ma iyagaa dhalay
@hbwarsame1230
@hbwarsame1230 Күн бұрын
Ciida gale u dhiiba hadaa idinku wax bixisaan wadanka ha inoo xoreeye idinku waxba tari maysaane
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Күн бұрын
Allah beerka maa nooliye walaahi Araag weeraare is not easy 😂😂😂😂 😅😅 maa nooliye sowkuwa yusra harti laa rifasye 😂😂❤ ciidi doran mayso yusra harti 😅😅😅❌❌❌❌❌❌❌❌
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Күн бұрын
2-Xisbi oo isku bah ahi waa indho sarcaad. 1. Ciro waxaa muhiim u ah Kursiga. 2. Xirsi waxaa muhiim u ah dhaxal sugaha KOWAAD. 3. Xaashi waxaa muhiim u ah Xisbi qaran. Sadexdu waxay ka xidhmaan. In Waddani oo sumcadu ka gubatay laga tanaasulo... waa lagu guuray. Xirsi ayaa noqondoona Musharaxa KOWAAD ee Kaah. Xaashina waa dhaxal sugihiisa. Waxaa kaliya ee khasaarayaa waa dadkii maalgashadey ee dhiiga u shubay Waddani 15sano.
@xafsaosman7405
@xafsaosman7405 Күн бұрын
Habar jeclo waa xiniinyaha isaaq muuse bixii ayaa dalka baabiyey
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Күн бұрын
Kan caawa caadiyuu u ooynayaa
@isaabdi1478
@isaabdi1478 Күн бұрын
BEENAWAAS,MA SUUQA BEENTAAD ADNA KUSOO BIIRTAY KANAXOW NAFTA WAA WADANI IYO KAAH HESHIIYE WADANKANA WAY KA BADBAADINAYAA TUUGTA DHIIGYACABKA AH.
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 Күн бұрын
Arag weerar waa ciyaala xaafa marka dooda lagu qabto laguna jebiyo ama looga adkaado reer buu dabada geliyaa😂😂😂😂😂😂
@hargeysanews9066
@hargeysanews9066 Күн бұрын
😂😂
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa welligaaba waxaad ahayd qararac leh aan caqli iyo garasho midnaba aan lahayn. 2.0. Aqoonsigu xagguu yaallaa ma waxa uu yaallaa addisababa mise wuxuu yaallaa jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa. 3.0. Waxan ku weydiinayaa wuxuu fadhiyey muddo 7 sanno ah waxbana muu qabanin muddadaasi uu fadhiyey. 4.0. Xilliggan uu dhammaystey muddo xilleedkiisii isagoon waxbana qabanin muddo 7 sanno maxaa keenay aqoonsigii baan keenayaa. 5.0. Waxanan ka keenayaa xabashida iyo attoo abbii ahmed ali. 6.0. Waxana ku beddelanayaa berriga iyo badda luggaya iyo saylac. 7.0. Haddaba muuse biixi cabdi waxan garan waayey cidda weydiisatey aqoonsiga been beenta ah uu shaqada ka dhigtey. 8.0. Muddo xilleedkiisii wuu dhammaaday xabashida iyo abbii ahmed ali marnaba somaliland iyo berriga iyo badda lughaya iyo saylac ma soo degeyso. 9.0. Waxanu ka dhegeysan karno meesha keen haddii kalleetto iska aamus oo afka xidho.
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Күн бұрын
WAAD WAALATAYE GOORMAA KUUGU HOREYSAY WAALIDA SOW ADIGAA QABYAALAD WALAAQDAY
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Күн бұрын
Waa beentaa haddii aad codka habarjeclo ka maaranto ciddii aad codka helayso iyo ciddii codku siinkarto sii haddii nin aad gaar u wadahada sheen aad habarjeclo iyo mahamed abokor aad ugu hajabayso wixii aad samaynkarto codka aad hayso sii
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 Күн бұрын
Aragweerar muj geesiya thanks ❤❤❤
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Күн бұрын
Ninkaa habarjeclo u hadlayaa, waxba ma oga, habarjeclo ayuu ceebeeyay, Subxaana laah
@raafxero527
@raafxero527 Күн бұрын
Araag weerar, isdan aad wada dad kala foogeynes. Naga xiidh.
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 Күн бұрын
Down down down 🇸🇴🪳🪳🪳👎🏾👎🏾👎🏾🤮🤮🤮👎🏾👎🏾👎🏾🇩🇯🤮🤮🤮🪳🪳🪳🤮🤮🤮
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 Күн бұрын
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🦁🦁🦁💪💪💪🙏🙏🙏🌟🌟🌟
@CabdiraxmanCise-hl3iv
@CabdiraxmanCise-hl3iv Күн бұрын
waar heedhe naagta waxaad tidhaa halkiliib reerka Ku caayayo shaashadaha soo taagdhe
@user-bt2xi2fp6l
@user-bt2xi2fp6l Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Күн бұрын
Calanka somaliland cidi liicin maysee tawxiidaka kuqoran oo Ilaahay ayaa xafiday calankan cirshigaa lag-yaqan oo cadowgiisu uu jabi inshaallah cidii doonatana casiis baa bur burin inshallah idamka ilaahay somaliland guul inshallah
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 Күн бұрын
Maanta ayaad is gawracdey oo Ciro soo baxayaa afigina Meel aan gabiley shsyn ma jirto.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Күн бұрын
Yaa doranaya shacabka haden nahaye now now coode reerkagu haa kuu dorto
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Күн бұрын
WADANI FAYSALBAA KA DHOW WADANI NOO VOTE CADOW DALKA AAD UGU XUN OO QASHINKII KULMIYIHII HORE LAGASOO XAADHAY AYAA IMINKA NAGU SOO SHAACBAXAYA NOOOOO VOTE YUSRA
@seinabhersi404
@seinabhersi404 Күн бұрын
Habra. Awaliy adeba darad joojiy iyo apaap xumad
@raafxero527
@raafxero527 Күн бұрын
Waa muhiim inlooshego. Dowlaadu ha gaadh siiso safaradah jooga jabouti, inaay maleeshiya am argagixiso aay udiyaari neysio S/Land, iyado ku doodeysa in aaney ogoleen Dakaada lag dhisayo xeebta S/Land. GADH SIIYA.
@MubarakAbdirashid-vw4kx
@MubarakAbdirashid-vw4kx Күн бұрын
Reer wadani waa raaki lah ilaa cayanabo soo qabasada ssc maalinta buurat la sar
@MubarakAbdirashid-vw4kx
@MubarakAbdirashid-vw4kx Күн бұрын
Waar ninka haber jeclo waa reera miya ee ninka habarawal ha kuwalan haberjeclo abaal aan guudi karin habar awal ayaad dhistay inago mucaraada ah garaxjisa yaan kuu walaan
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j Күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Waa u kaadi jarka ha ka dhicin Sacad muse ha la hor ordin dadka wax jeegaan la yidhaahdaa majirto reer Somaliland Cod kooda waxay siinayaan Xisbigii wanaag u horseedaaya Xisbiga uu doono ha ahaado…..Sheekadan haddii aanu reer hebel nahay reer Somaliland waa ka soo horjeedaa…. Waa Khayran katiiran
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir Күн бұрын
Nimankani waa rag Somaliland iska hor keenaya Tuugo ayaa tihiin dhamaantii ceeb u dhinta waxii an meesha ka nac nac leh Isaaq way ceebeeyeen war Jabuuti iska celiya imo Somaliya