No video

Deg Deg Jabuuti Iyo Somalia Oo U Hishiiyay Somaliland Iyo Ethiopia Oo Dagaal Podcast HN...

  Рет қаралды 13,654

Hargeysa News

Hargeysa News

Ай бұрын

Пікірлер: 70
@a.bismail6492
@a.bismail6492 Ай бұрын
Djibouti is making a big mistake.Shaabka somaliland mel kasto weey joogan. Manta ayay ku dhamaantay. Guul Sonaliland from New York City. Guul cidanka qaranka Somaliland! Guul Afaar! Guul Ethiopia
@hersiahmed1606
@hersiahmed1606 Ай бұрын
Maxaad Ku samayn kartaa Djibouti, waa dawlad adiguna maamul hal qabiil leeyahay, beenta iyo faanka joojiya, Djibouti soomaali oo dhan baa raacday.
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Nabad baa Naas la Nuugo Leh ❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Djibouti Waa walaal ❤
@a.bismail6492
@a.bismail6492 Ай бұрын
Jabhaad Afaar aya ka samanaya Djibouti. Dagaal wa biilo. Guul Somaliland
@xaqudirir244
@xaqudirir244 Ай бұрын
Waa guul Somaliland u soo hoyatay waayo waxa jirta wax balayo ku ah ood khayr u haysato waynu ognahay in aanu xabashi aqoonsi inoo soo wadin ictirafkuna gacantena ayuu ku jira iyo kartidena in aynu inago cidna lalushin kasbano dunida hore u martay somaliana intay isledahay ju xume ayay sharki guranaysa xabashi horey somalia wadankeda u kentay waa kuwaa iskaga taag la iminkana haday bad sinayaan waa dhibato horleh iyo gumaysi cusub markaas reer Somaliland now aynu ilahay u shugri naqno dadii ilahay inaga furdamiyey xabashi walaweyn ney good luck xabashi waa kaad taqanay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Engres kii dalkeena gacanta kuhayay heshiis laka saxeexdaybuu kubaxay nin aad saldhig kakiraysay oon inta laga kireeyay kuusoo dhaafayn miyaad ugu baqaysaa ilayn 6biloodbaa laga baaraan degay teeda kale haday rabto maanta inay kuqabsato yaa kaa hortaagan 😅😅
@munahaybe6749
@munahaybe6749 Ай бұрын
Muuse iyo Geele iyo Hassan shekh dadkii Bay isku direen.
@guledjirde2818
@guledjirde2818 Ай бұрын
Aslcaleykum canfaf . Itoobiya umada Reer soomaaliland iyo itoobiya. Iskama celinkaro . Ina geele waa gebogebo. Wsc
@user-ko6qh8cf8u
@user-ko6qh8cf8u Ай бұрын
Djibouti guul awdal state
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tv3nl9lr8u
@user-tv3nl9lr8u Ай бұрын
أهل جيبوتي متحدون
@user-dn1kn9it8m
@user-dn1kn9it8m Ай бұрын
soomaaliland guuul guuul guuul guuul❤❤❤❤❤
@CadarAxmed-ls1jh
@CadarAxmed-ls1jh 7 күн бұрын
😊
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
Kkkkkkkkkk safaaradaha
@omarjama7627
@omarjama7627 Ай бұрын
Ina Geesi Waa Cadow nr one ! Mantana wuu cadaystay! 33 kaa sano isagaa aduunka been u sheegayey ictiraafkeenana hor taagnaa! Manta Reer Somaliland Somali oo dhan baa inoo tashatay meelkasta ha joogto wake up baan leeyahay Reer Somaliland
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
Bixi ba nigu wacan
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
Jibuutii dahabshiil wee xidhaay.
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
waxaanu noqonaynaa inaga iyo ituubiya "the NATO OF AFRICA" yaa wax naga qaadikara?
@mohamedhandule8507
@mohamedhandule8507 Ай бұрын
Yuu ahaa qofkii dabaaldsgayey, maalintii ciidankeena dhibto soo gaadhay.
@issaahmed4949
@issaahmed4949 Ай бұрын
AWDAL State viva
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
Awdal waa Guri dhilo
@amranaden3059
@amranaden3059 Ай бұрын
Iska hadlow. Ina igare
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Ай бұрын
Jabuuti 30 sano ayey ka shaqeyneysey burburka soomaaliya. Maanta waa malintii yaaqiidu burburi laheyd ee ay qaxoonti noqon laheud xanuunka ay soomaali ku hayaanna ay dhadhamin lahaayeen.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Jabuutay soomaali heshiisa marabo soomaalilaan inay gaar noqotana marabo xukunka jabuutay inuu kadegana marabo
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 Ай бұрын
Somaliland oo dadkeedu dhan yihiin 6,000,000 oo qof hadan laga layahay 200,000 kun oo askari halka Hargeisa oo ay Ku noolyihiin yihiin 1,5 million laga layahay 50,000 oo askari waa cajiib
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Geele iyo gurguurte hadaw waashaan muusaa waalay😅😅😅😅😅😅😅😅
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
GEEELE SHINKII SII BAA GO.AY. GELE BAD BUUU GALAYYYY
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Geelle waxaa u egyahay in waqtigiisi dhamaaday wuxu ka quustay tuubadii uu afka kula jiray baa dhamaatay wuxuu doonayaa in dalka jabuuti ka takhaluso isaguna tikitka ka goosto.
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
Prank somaliand waa prank
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Asc waa wakhtigii imaciill cumar geele uu tagayay wax badan ayuu kula dhex jiray umada somaaliyeed oo iskaga dhigayay walaal fiican markaa waxaan leeyahay way soo dhamaatay munfaqadii waan wakh tiguu iska tagilahaa
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
JABHADI JAB HAD BAY LEEEEDAHAY...
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Cisaba aya😂😂😂😂😂
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Raganimo
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj Ай бұрын
Aan ku saxo afrtsnkm ma ah ee 15km.
@engbashirali9592
@engbashirali9592 Ай бұрын
Cajjib jiritaankagiba ciriiri kujira oo duulaan lagu yahay markaasan doorasho ka hadlaynaa.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Duqsi duulis badan oo dhulkii degi aqoon waayey, mar uun buu Libaax labadii daan dalaq yidhaahdaa, Odey maanta tabacdii baa la duushay
@adangudhane336
@adangudhane336 Ай бұрын
Jabouti weydin ku dhamaan dagaalka hadii aydin faraha la soo gashaan Somaliland
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
War away axmaradii aad futada u dhaqeysay oo aad diinta uga baxdeen
@adangudhane336
@adangudhane336 Ай бұрын
Ismaciil Cumar Geele waa Daboole
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
DAGALKU INU SL FAIDO UYAHAY BA LAGA YABA GEELE NA KHASARE UDHALO. GELE QORSHU HU KHALADBUU UMUUQDAA
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
Hhhhhh hhhhhh
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Waxa cajiiba maxay doonaya jabuuti aynu ka haysana waaba yaab yacni maxay dagaalka usoo qadayan wy
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Macaaradkii jabuutay waa inloo yeedho si ay uridaan keligii taliskan daalay
@adangudhane336
@adangudhane336 Ай бұрын
Kkkkkkk Cismaan cumar geele Xaarka iska du
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Safaarad beeena maxaa albaaba
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
waxba kama qaadayaan Somaliland labadaas bakhti ,waa laba mayd oo naftu kusii daba yartahay!
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Waar safirka wada tashika marka u imado somaliland waa in xididka lo jara jibuti bal waa cida wax noqta aa argni kulylka ka jira jibuti kuwa ka so xagag baxya somaliland imada kuwasi wuxu ka yaalayo aan argni
@munahaybe6749
@munahaybe6749 Ай бұрын
SOMALILAND iyo Djibouti midna uma fiicna dagaalkaasi waayo Somaliland cid kasta u dharanaysa Djibouti na cadow bay leedahay inay heshiiyaan ba fiican.
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
ABIYAA OROMO AYAA JAHBAAD CAANFAAR SOO HUUBEEN WAYEE . WADIIGO ASKAARTA DII WAALII SIDII JAHBAADAA DIRIISKAA U SITAA WAXBAA KAAMA qaadii kartiid rer jibuuti .
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
waaxa darood kaa ahoow oo kurdiya🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
War jabhad cafar ah ma jirto hadan,dowladay ku jiran FRUD,bixi jabhad ismaciil bu la ciyaaraya ?ismaciil wa siyaasi weyn
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
@@mehdiahmed3639 ismacil waa ciyaari hisii .Ethiopia waax kaa qaadii weydaay . Jibuuti waxaay qudhaa aay kaa adaagtahaay waa jahbaad
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
Bixi badow wa ki somaliland kala diraayey
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
@@mehdiahmed3639 jahbaad ethiopia iyoo ereteria ayaa u sameen lahaayd jibuuti . MUSE BADOOW aqliigii 1988 ayaa ku jiiraa.
@hersiahmed1606
@hersiahmed1606 Ай бұрын
Kan been iyo halaasi buu ku nool yahay, war Harti baa idin duleeyey ee ma dawlad baad iska celin kartaa.
@amsa1135
@amsa1135 Ай бұрын
Itoobiya jabuuti allbaabada ha isgu laabto insha allh 😮😮😮
@samataraabdullahi623
@samataraabdullahi623 Ай бұрын
Muuse biixi baa nin hamranaaya weeye sirta uu geele ka hayo ayuu ka baqayaa geele se wuu badheedhay danta somaliland ku jirto nin hamranaaya
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
MAA MUSE BAAQAAYA KKKKKKKKK MASKIN BAQIIDA QALADE KAA FAHANTEEN
@IsmailAdem-ki8pv
@IsmailAdem-ki8pv Ай бұрын
Waar habarawali ma futo bira mise gacan bira ayaad wax ku qabanaysaa
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Fuley xaarweyne ah, dagaal waxba ka tarimaayo Tallow colka ha la Joojo , mise lawyCaddo ilaa gebiley miyaaa???
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
jahbaad caanfaar ah oo somaliland imaneey saa , saxiib haadaad quurbahaa joog tiid oo rood soo ibsoo kiniinka streskaa ., hurdaadanaa baadsoo.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
ADU BADOOW DAROOOD BAA TAHAAYE EE CAANFAR GEELLLE KUU KACSAN YIHIN IYO. SHACAABKUBA LAAKIN ADUU KURDI DAROOOD KAA AHOOOW SHEEKADA
@Saajac2024
@Saajac2024 Ай бұрын
Raali nooqoo ileen oromadii 2024.
@user-tv3nl9lr8u
@user-tv3nl9lr8u Ай бұрын
يا كذابين ماذا تقولون
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
WAAR Dag Dag Ah
12:43
Hilibi Media
Рет қаралды 135
Qiso! SIRTA YAHUDA IYO REGALBED #shiikhmustafe
25:58
HAMZA OMER
Рет қаралды 54 М.
Maxay Jabuuti uga horjeedaa aqoonsiga Somaliland ka helayso Ethiopia.
1:26:04
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 31 М.
48 SAAC AYAAN KU QAADANNAY DHULKA BEERAHA IYO DAHABKA
36:02
Dalmar vlogs
Рет қаралды 2,4 М.
War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN...
2:21:01
Hargeysa News
Рет қаралды 16 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН