No video

Deg deg khilaaf culus oo ka dhex qarxay shirgudoonkii golaha wakiiladda + xil Maxamed Abiib oo dac

  Рет қаралды 12,739

Faysal Fifa

Faysal Fifa

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Ilahey hadiin faraajo samaroon cise
@dulmar9139
@dulmar9139 Ай бұрын
Nin inaadeerkii difaacaya dheh🤣🤣👎
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Xildhibaan maxamed abiib waa lama taabtaan walaahi cod shacab buu matala
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
Allah haydiin fududeeyo Arimaha Moxammed Abiin waa Lama taabtaan Waana khadal in warka lagula soo socodsiin waayo Sharcina Nina kama sareeyo Muna waad saxsan tahay Allah yaa Cisak❤
@user-fx2sr6oo9u
@user-fx2sr6oo9u Ай бұрын
Ala Somaliland waa meel lagu kibro walahi maanta waxa ii cadatay ciida keliya ee meshan ku dulman inay isaaq yihin
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
Qoys qaran ma noqdo
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Ай бұрын
good
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 Ай бұрын
SubxanAllah ??????? 24 Geeskiiba ila meereyso ayuu noqdey
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
Munaafaqan Huwantii waaxay waxa uu ku leeyahay Gudoomiye Faratoo.Hadii Aad Qoladaadii ka hadhey. Huwan ayaa ka buuxda wadani iyo kaah. Waxba laanderiska ka qaadimeysaan.
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
Waddani ku wase cuqdad iyo laangaabnimada meesha ala dhaaf
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Nin dadkiisii dayriyey baa loo isticmaalay mid kaloo dadkiisu dariyey dayradii baa laysku diray war kadaaya darxumada awal bay duleysnaayeene
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
@@IsmailJama-xo4gv xashiiahka aan Somaliland aaminsaneyn maxaad u urursataan horta.
@massmass8300
@massmass8300 Ай бұрын
Ar xilbaan maxamed abiib waa Halyy somaaliyeed ilaaliya Nin rerkoodi gabay waxba sheegi Mayee😂😂😂😂😂😂
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Horgaladii
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
WAA MAXAY CIYAALA SUUQANI U HADAL SI XILDHIBAAN AFKA NIN SUUQ JOOGA OO ALAAB LAGA XADAY HANOO QAYLINE
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
Qoys miyaad Dowlad iyo xildhibaan u taqaan . Kkkkk Qoys yar qaran ma noqdo . Xataa kuwa barlamaanka ku jiraa Somaliland ma ogola
@user-fx2sr6oo9u
@user-fx2sr6oo9u Ай бұрын
Kana hala raaciyo
@user-oz4pq3ei4z
@user-oz4pq3ei4z Ай бұрын
odaygan xun ee cajilka ee dadkoodii ka hadhay na shir gudoonka ka tuura wax xun allah saar waa duliye
@janogaledillaawi856
@janogaledillaawi856 Ай бұрын
Cali xaamud geesi jiraad tahay. Halkaa ka wad
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Ай бұрын
Waar cali xaamud jibriil waad toogtay odayge la zaayir yaanu ku cwryine 😂😂😂😂😂
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg Ай бұрын
Libaaxii ayaa hadlay dhulkaa gariirey
@maxamedxuseen5880
@maxamedxuseen5880 Ай бұрын
Khaliif iyo khilaaf maanay dhaafaynba
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa Ай бұрын
Kkkkkkk
@user-rz6sg6ii1u
@user-rz6sg6ii1u Ай бұрын
Ina abiib waxa lagulaclob Runtu sheega waxay lacol Yihiin qofki runshegay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Cali Xamudoow ka dareera meesha qudhunsan ee uqdada lala fadhiyo. Dawlad miyaa ka jirta meesha. Meesha waxa ka jira wasakh urtay kkkk Xeer ilaalin kuye
@Sahan9474
@Sahan9474 Ай бұрын
Kulmiye ninkii ka hor yimaada waa la eryayaayaa, ka war haya
@SiciidWirdaani
@SiciidWirdaani Ай бұрын
Geesi Geesi dhalay waat na buufiya hadaanu isaaq nahay xanuun ayaa na haye samaroney na ba,bi ya oo na buufiya😂
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Ай бұрын
Qabiil ha nooga sheekayn QALADKA MAAMUL KA BAX TUUGA XIDH ADNA IS XIDH
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
Qoys yar oo masaakiin ah oo oromo sheegtaa qaran ma noqdaan
@moh4127
@moh4127 Ай бұрын
Muuse ayaa u baahan in xilka laga xayuubiyo . Isaga ayaa denbiile toos ah
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Muuse oyo Ninka lagu sheego xeer ilaaliyaha ee ah Muuse Ina adeerkii futada ayay ka hadleen. Faratoon oo tolkii ka hadhay isna futada ayuu ka hadlay.
@axmednaasirmaxamed2276
@axmednaasirmaxamed2276 Ай бұрын
waar ader maalin kasta nabad'uun idinka baryi maynee bal ciday caano kadaataanbaaba la ogaane iyo ciday wax kaga qubanayaane waxbaba hala hadhina
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
Kkkkk aday caana kaa daadanayaan oo Somaliland ku dhuunta Hadaan samaroon nahay waan fuminaynaa
@user-yc3oc8eq9y
@user-yc3oc8eq9y Ай бұрын
kan in la raaciyo ayaa waajib ah wallaahi
@user-tc7kr5wf6p
@user-tc7kr5wf6p Ай бұрын
Xaarbuu walaaqday kkkkk wuu bedelay aabahaa was isaaq baa lagu dheelayaa allow alle waxa dulmani waa iyaga uun kkkk
@maxamedxuseen5880
@maxamedxuseen5880 Ай бұрын
Mudadiiba waxay kaga sii socotaa khilaaf waar bal noo sheega toban qodob oo aad ku guulaysateen 123 u tiriya oo shaqadiina ku salaysan
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Wlhi inan huwan danbe ku jaryn barlmnka ama jibuti ha tago ama gudaha cadwga hagala safto barkad batun iyo isga waa laga qaadaya xilka ina geele u shaqyan labduba iyo gur gurrti
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Horgaladii isaaq yaa xil udhiibtey
@faysalabdi1819
@faysalabdi1819 Ай бұрын
Kudirir xaqaa
@deeqahodanmo2823
@deeqahodanmo2823 Ай бұрын
Dee hadaad sidaa u hadlayso Orod boorame Tag, Halkani waa Hargeisa Anagaa leh, maxaad la barooranaysaa Hada naga Bax dalka isaaqbaaa leh isagaa usoo dagaalamay go out intaasaad doonaysaaye.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Cali xaamud aynu ka xishoono hadaynu isaaq nahay waa nin gob ah hadii kale halkii reer sool mareen meel ka daran bay mari
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i Ай бұрын
Huwan dambe dalka udhuuman mayso sharcigu ha shaqeeyo Adro looma baahna indrkay aan difaaco
@user-oz4pq3ei4z
@user-oz4pq3ei4z Ай бұрын
cali xaamudow ku lis ku lis heego naas dheer iyo qudhmiye
@inacarab2353
@inacarab2353 Ай бұрын
Cali xaamud jibriil libaax libaax dhalay
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhaber jabiyay mucaaradka walaal
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Ай бұрын
ma jirto haka yeeelina abiib in laga xayuubiyo xasaanada
@moh4127
@moh4127 Ай бұрын
Waa runtii dadkiisii buu ka hadhay faratoon maxaa na dhex dhigay dee sool ha aado. Ha yeelin sharcu darro
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj Ай бұрын
Ka carar meesha you're the next.
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg Ай бұрын
Xoolo waalakala guran tan
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf Ай бұрын
Isaaq waa gumeeysde madoow ee samaroon iyo DAAROOD iyo ciise fiqishini gabooye inte kalaba iska celiya iidoor
@ayaanaxuseen1408
@ayaanaxuseen1408 Ай бұрын
Waaka kaliya ee aanu eeganaynay m abiib
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
War meesha iskaga taga far kasta waa la idiin qorey, dal baa ilaahay idin siiyey balaadhan oo bad iyo bariba leh. Iibaansada dalkiina oo dhista idinku maamulkiina dhista iskaga taga meeshan aad horgalnimadiina xataa idiin shaqeyneynin.
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Ай бұрын
soo fadhisiya taaaaani ka waran ciidankii qaranka
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 kan asaaba laga cabsanaa madaxiisa waxuu u egyahay kuwii soodiray muuse yuhuut waa al shabaab acuudi bilaahi waa wada waalanyihiin
@ashaahmed8169
@ashaahmed8169 Ай бұрын
Nim waalan tolkii baaqabtee maaf ka qabatid fidnadaa gadaran dilka maruu wax waliba ku hadalaayey maad qabatid
@ashaahmed8169
@ashaahmed8169 Ай бұрын
Ninkani waa dadkii daah gadaashiisa ka Soo riixaayey Ina aniib
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z Ай бұрын
Ina Abib iyo kan wadanka ma kaadidooday u soocabeen?kkk
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 Ай бұрын
Kana raaciya jaajuuska jaajuusku dhalay
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Wall hadey harti inaga tagen ma samaroon cise isku sidkan ina tagaa sland majireyso marka gabeley baad xukumi
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
​@@magafeabtigiis1852 Cidii tagaysaa ha takto loo joojin maayo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
​@@magafeabtigiis1852 Muuse futada ayuu ka hadlay kkkkk Maaamuus miyaa jirta?
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
@ mubark, soo raaciya iyo kii guriga morgan idiin dhex fadhiyey ee Zaylici waaba sida reer Awdal dantu ugu jirto, dhamaaba soo dareeriya horgalada 😂😂😂😂😂
@RashidWabari
@RashidWabari Ай бұрын
Soo jabhadee cadaw kalkaalyohow.
@hipoxasan6373
@hipoxasan6373 Ай бұрын
cali xaamud jibriil noolow inader saxbaatahay
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Ай бұрын
somaliya way la kulmeen xukumada biixi
@NasirSulub-tj7rt
@NasirSulub-tj7rt Ай бұрын
Heego wataa issue xartay
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en Ай бұрын
Laa xawlilaah slnd maxaa haysta
@hamsirr6551
@hamsirr6551 Ай бұрын
Doodiisu wa jabanathay isagana in laariciyo weeyaan huwan dambe iyo huwan kalkaal dambe somaliland mushar ka qaadan maayan.
@YasiinDheere
@YasiinDheere Ай бұрын
Wasiirka kuxigeenka arimaha debada wuxu la kulmay sheekh Sharif. Faysal Cali warabe wuxu farmajo kula kulmay Bruxelles. Maxa sharciga lohor keeniway. Sharciga SL wa lajiifiyana banan,lajoojiyana banan.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Ай бұрын
Ina abib qarandumisbu ku edeysan yahay sharciga hada uhogansami waydan tasa edebdaro hadad adigu dadkagi ka hadhay gudomiye xigenka 3 adbad tahay sharciganad aqon
@RashidWabari
@RashidWabari Ай бұрын
ooya , oo baroorta .
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
Qoys yar qaran ma noqdo
@yaxyeali6330
@yaxyeali6330 Ай бұрын
Adigaa laftaada in lagaa saaro golaha wakiilada waxba usoo kordhin maysid
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
SNM AYAY FARIISATAY BAHASHII
@deeqaali8293
@deeqaali8293 Ай бұрын
Ale maxaa kaberaye
@siciiddauud
@siciiddauud Ай бұрын
Faratoon wali gacanti heego ku jira eyga xun
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Adeer waa laga qaadaya waayo nin cadwgi somaliland u tagay jibuti ninki u tagaya waa laga qaadaya xilka
@aminahussein2242
@aminahussein2242 Ай бұрын
Cadowga gudaha halaga dhameeyo dalka
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Ай бұрын
dee runta sheego waayo cadawgu guduhu wa cidaa dheh
@faysalabdi1819
@faysalabdi1819 Ай бұрын
Raganimo
@user-kp5ip4xt4p
@user-kp5ip4xt4p Ай бұрын
Waa danbile aflagadeenaya shirgudoonka madifaci Kartik ina abiib kha iinwadan weeyan daiga mamuska lagaxayuubin
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Ай бұрын
Meesha marka ma hooyadaa baa leh
@DrcasoodXuseen
@DrcasoodXuseen Ай бұрын
Ali hamud strong man
@sahnim7481
@sahnim7481 Ай бұрын
Laanderisku waa in cadawga gudaha yar yareyaan xisbiguu doono haku jiree. Qolo waxba kama qaadaan qaranka. Gudoomiye Faratoon hore usoco.
@YasiinDheere
@YasiinDheere Ай бұрын
Faratoon dadkiisa bu kahadhay
@dhoolbari9886
@dhoolbari9886 Ай бұрын
Nin dadkisi ka haray yuu kaa reebiy dadkada
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 Ай бұрын
Rijaal Rijaal qudhmiye wuu ka cabaaday maxamed abiib
@NimaIlmi
@NimaIlmi Ай бұрын
Iska diida cadaalad darada
@Maxdheg
@Maxdheg Ай бұрын
Heego siyaasad malaha waxani xageey wax u wadaan
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Ай бұрын
In sharmuutadii ku dhashay ay Habar Awal wasaan baa loo socdaaa.
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Ай бұрын
Adigu waxad ku hadlaysid isma maqlaysid gudomiyihi golaha wakiladu leyahay hadad adigu dadkagi ka hadhay marka rer ahanbad ku difacey
@siciiddauud
@siciiddauud Ай бұрын
awooda mucaaridka is hortagaysa iska dhaaf mudane
@SayanbcaliSayanbcali-ik6pg
@SayanbcaliSayanbcali-ik6pg Ай бұрын
𝚌𝚊𝚕𝚒 𝚡𝚊𝚊𝚖𝚞𝚍𝚘𝚠 𝚖𝚎𝚜𝚑𝚞 𝚡𝚊𝚖𝚊𝚛 𝚒𝚢𝚘 𝚓𝚊𝚋𝚞𝚞𝚝𝚒 𝚖𝚊𝚑𝚊𝚊𝚗𝚎 𝚆𝚊𝚊 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚕𝚗𝚍 𝚜𝚊𝚏𝚊𝚊𝚛𝚊𝚍𝚊 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚊 𝚖𝚊𝚛𝚔𝚞𝚞 𝚐𝚊𝚕𝚊𝚢 𝙾𝚘𝚢𝚊𝚊𝚢𝚎 𝚖𝚒𝚢𝚞𝚞 𝚑𝚞𝚛𝚍𝚊𝚢 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚊 𝚒𝚢𝚘 𝙾𝚘𝚢𝚊𝚊𝚢𝚎 𝚑𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚡𝚎𝚎𝚛 𝚒𝚕𝚊𝚊𝚕𝚒𝚗𝚝𝚞 𝚠𝚊𝚡 𝚒𝚍𝚒𝚗𝚔𝚊 𝚚𝚊𝚋𝚊𝚗 𝚠𝚎𝚢𝚍𝚘 𝚊𝚗𝚘𝚐𝚘𝚘 𝚛𝚎𝚎𝚛 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒𝚕𝚊𝚗𝚍 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚒𝚍𝚒𝚗𝚔𝚊 𝚚𝚊𝚋𝚊𝚗
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Xaa qwa kartaa baqyar oromo xar badan tahay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
@@user-gl2go3kp6s . Ma af-somali noocaas ah qofkaaga qoraya ayaa qof kale oromo ku sheegaya 😂😂 . Jareer jareer dhalay oo kongo laga keenay soo ma tihid adiguna 😂?
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Aniga nin dashtay ayan ahay wili ah nin abagal isman wili hawiye ah adiga cml wxaa tahay amxaro
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Adiga ah jareer jareer dalay tahay bon bon dashay tahay midgan midgan dalay tahay mosqolo dalay
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i Ай бұрын
Absultley laysku dhuuman maayo Hadi kadib
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Ай бұрын
good
ITOOBIYA AIRLINE | FLYDUBAI OO QAATAY AMARKII DFS XOG CUSUB
10:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
MM Somali TV
Рет қаралды 115 М.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 89 М.