Goormaad garatay in an waxadan lahayn in adkudagalamto yard in garato
@user-te7hx3yq4w21 күн бұрын
Ma aha in Habargidir ama beel gooni ah labeegsato,waxaa loo bahnaa in madaxweynaha. Amar kusoo saaro in dhamaan dhulka dawlada in laga baxo,mw waa ku ceeb la,aan lahaa, Lkn qaarna hadagadaan qaarna ha laga raro xoog ma mudna
Farmaajo ku was xamar dadkii lahaa ayaa isku heysta maxaa farmaajo waa qaxay 😂😂😂
@ahmedsalad139321 күн бұрын
WATAA BIRMADA XASAN SHEEKH MAXAMUUD HABARGIDIREEY KA DABAASHA MURIUGADA UUW IDINKU RIDAY BIRMADII XASAN DHIIQO IDINKAA GARAB SIIYEY OO SAARAY KURSIGA EE NABSIGII AABBO FARMAAJO AAD KA GASHEEN WAKAA DAADADKIISA EE KU DABAASHA TUUGAYAHOW WADA RUFIYAANINTA AHAA
@user-te7hx3yq4w21 күн бұрын
Dhulka qaranka ha ku doodinee usku xishooda,maxaad ugu duconeysay inuu dhul qaran lagu siyo,, Waxaa kuu qeyr badan inaad dhahdid dhul i sii ee inad hanti qaran u oowsid xaq,ma aha
@abdiahmed959021 күн бұрын
Barida kulaha kkk war salka dheh
@ahmedsalad139321 күн бұрын
DHABAN CAD MAKUUW JOOGAY BAKISTAAN WAXUUW KA CUNNAY UMADDA SOOMAALIYEED AYAA QABRIGA UGU HOREEYO RUUX LA AAMINO MAAHA WAA NIN TUUGNIMADA KU WEENAADAY
XILDHIBAANE Dhulka Dawladda Malah ee Dadka Soomaaliyeed ayaa iska leh,Dawladda, wakiil ayeey u tahay Dadka Soomaalyeed,xaqna ma ah in Dadka Buulasha lagu Dumiyo ee wan Meel loo helo oo Nidaam Dadka loo Raro.