No video

Deg Deg Mucaaradkii Baarlamaanka ku jiray oo Arrin halis ah Xasan Sheekh ku eedeeyay

  Рет қаралды 6,801

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

Ай бұрын

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Пікірлер: 11
@KatunAdan
@KatunAdan Ай бұрын
Maasha Allaah Guulayso xildhimaane C/samad DALKA iyo dadka. Badbaadi Adiga iyo inta kul muuqifkaa.
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 Ай бұрын
Guuleyso cabdisamad waa xildhibaan xalaal ah Ee Eebena ka baqaya Runta ha ka Leelanau xidhibaan
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Ай бұрын
dastuurka dhaameestira xildhiibaan waba inad kashaaqesin maxuu qabyo uyaha yad sugesan
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 Ай бұрын
Hadii Susanjin maxaakujootaaaaa??? Dastuujirin
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 Ай бұрын
Dalku dastuur maleh dal aan dastuur lahayna majirto qaab uu usii jiri karo ama dowlad nimadiisu aay ushaqayn Karto xassan shiikh danta dalka iyo dadku meel ayuu iska dhigay waxuuna kashaqaynayaa danahiisa gaarka dastuurkan uu boobayana waa mudo koroorsi
@KatunAdan
@KatunAdan Ай бұрын
X c samad Allaah idinla xisaab tamin Hadii aad dadka. Iyo dalka sida uu hada yahay ku eegataan ee Allaah u dawaada intaa Xasan maxaan Cunaa ama maxaa dhacaa aad Raligalinaysi (Allaah Raali galiya
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y Ай бұрын
ADEER INTAASOO KHALAD AYAAD KU AAMUSNAYDERN XILIGAAN OO AANU QABRI GALNAY WAR UMA BAAHNINE naga aamus Mucaaradna ma rabno kaasi ha haysto 30 sano Isagaa dhergeye intii marba tuug baahani na ruugi lahaa Kaas hada nacunaayaa hana laasto Adna bax waryaa
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u Ай бұрын
Xasan waxi xun oow rabo haka yeelina ee wadanka badbadiya wadanka hadadan shaqada ledin idmaday diyar uaheyn kuurasta kakaca kaligin malihidin dada idinka sugayo oo bananka tagan xil dhiibaan
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y Ай бұрын
BAARLAMAANKAASI WAA LA OG YAHAY Inay yihiin baarlamaankii ugu liitey oo intaas khalad cad ku aamusnaa Ee maxay tari qaylada hada ah KANI MA MID LACAGTII QABUURAHA LAGA QADIYEY BAA HHHHHHH
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
xasan banaankii ayaa wax u diidey markaad shaab bixisoayaan ku siineynaa wax wuu ka soo waayey irsaaqadii ayaa meel xun ka gashey inuu shacab uusan waxba siinen yiraahdo guryahii lacag 3 biloodba telfoonka lacag ayaan ka rabaa boosaskii dowlada iyo kuwii dadka iyo qabuurihii wuu soo dhameeyey dadkii ayuu hadana cashuur karabaa war kaca
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
oo beesha caalaku xalane ayey idiin fadhidaaye nasoo gaara dhaha wax walba wuu idinku dayey dad dhintey ayaad tihiin baarlamaankana ka bilaaba hadii aad saan u sii fadhidaan eyaha uu wato uu dadka ku diro ayaa guriga dhexdiisa idiin ku soo gali doona canshuu ka keena cuntada aad cuneysiin waa masiikh dajaal. xasan waligiisna ma dhargaayo
MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)
40:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,1 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
DEGDEG: Soomaaliya oo Go'aansatay in ay Bad Bilaash ah Siiso Itoobiya
21:58
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН