Deg Deg S/Land Oo Weerartay SSC-Khatumo, Taliyaha Sirdoonka Itoobiya Oo Lagu Arkay Lughaye

  Рет қаралды 22,907

Garaad TV

Garaad TV

21 күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 37
@malyunukash2975
@malyunukash2975 20 күн бұрын
Sharkooda iyo masiibadooda ayaga Alaah ha ku celiyo. Somalia oo dhan Alaah ha is raaciyo , kuwa ku walaalooba Alaah ha inaga dhigo XAQA iyo Cadaalada. Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 20 күн бұрын
Guul ciidanka qaranka iyo ciidanka SSB madaniga ah duufan guulaysta Guul somalilnd Guul 💚💚💭💭❤❤
@abdallaabdalla2039
@abdallaabdalla2039 19 күн бұрын
5:30 5:41
@Aziz34888
@Aziz34888 20 күн бұрын
Anagoo ah shacabka somaliyada waqooyi marabno in Ethiopia ay qaadato badayada mana ah Ethiopia wax aan la iska celinkarin
@muzamilali2949
@muzamilali2949 20 күн бұрын
Allow ya run idin shega rer waqoyiyow ictisam mel idin geynmaya wil unba ku dhimanaya ictisam shisheye u shaqeyan inta dalka nabada u didan Illahey ban ku dacweneyna in u naga qabto
@muuseaadan7458
@muuseaadan7458 20 күн бұрын
Garag weliga War runah madshegin
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 20 күн бұрын
Kooy kooy baasto is keen aragnee
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 20 күн бұрын
Maamul maamul waxbo kama qaadayo guulllll ssc
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 20 күн бұрын
Nacald kugu dhacaday raar Somalia wa dad munafqina ma daad caruura ushakaynya xaaran xaran dhashay Hoyadin garaad tv ba wasa Somaliland 40 years idnka se maqan bay ku shagayan in Somalia ka miid tahy Somaliland socotay banta isgu shakaya sool sanag wa dhuul isaaaq lawada dago wana Somaliland 💚💚💚❤️❤️❤️💚ma wxa modan inay kismayo ka tirsan tahay
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 20 күн бұрын
Las and ka samir sool waxay diyaar u yihiin dagaal ssc nabadna ma baryayaan reer ssc khaatumo state somalia
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 20 күн бұрын
Wan xirnay iyo waan sooceshanay waasee.siyaasad xumo
@1962yusuf
@1962yusuf 20 күн бұрын
Garaad tv, waa been-dhegayso.
@Aziz34888
@Aziz34888 20 күн бұрын
Nuux thaani iyo biixi iyo salad mouse oo dhan waa dad handicap oo can waxba xukumikara
@Aziz34888
@Aziz34888 20 күн бұрын
Biixi meesha.wax kuhaya ictisaam
@user-ij3vc8ve9n
@user-ij3vc8ve9n 20 күн бұрын
Nuux baasto macaane kkkkkkkkkkmmmmmmmk
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d 20 күн бұрын
Malahubaah taas im kilis fasti die man and muse
@jamacadan2200
@jamacadan2200 20 күн бұрын
Abiy iyo Etopia ayuu wadi layahay ee hadi deg deg aad markale aan ka maqalno bada somaaliya ayan raba inaan qabsado adis ababa iyo dhulki nagamaqna ayan daqiiqado aan ku qabsanidona waan isnaqana itopia iyo somaaliya wan ka adaagnahay itopia baabi'inta teeda hadi ey naso haweysato duruusti aan horey ogu dhignay mid ka daran ayan u dhigeyna cidkasto oo naso haweysato .
@user-sm9ju3ti3m
@user-sm9ju3ti3m 19 күн бұрын
Shirkii Madasha Qaran ee Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay iyo Sida loogu kala qaybsamay Soomaaliya Waxay u kala qaybsantay 4 qaybood oo midba gaarkooda u Socda. 1. Somaliland 2. Puntland 3. SSC Khaatumo iyo 4. Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Waxaad moodaa Maamulka Cusub ee SSC Khaatumo oo u xiiso qabta iney ku biirto maamul goboleedyada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ineysan Weli helin ogolaansho buuxa oo ay kaga mid Noqoto Madasha Wadatashiga Qaranka. Si kastaba ha ahaatee, Waxaa muuqata in Somaliya ay ka sii jirayaan Saddex Madaxweyne oo kala madax banaan oo midkastaa gaarkiisa uu Safiiro u qaabilayo Islamarkaasna Shirar dalal shisheeye ka qayb gelayo oo heshiisyo la gelayaan dalal shisheeye. Siyaasadiisa dibadana u madax banaan. Waxayna kala yihiin Xasan Sheikh, Muuse Biixi iyo Said Deni. Saddexdaas Madaxweyne midkoodna Kan kale ma Aqoonsana !!! Su'aashu Waa Maamulkee ayey faa'iidada badan ugu jirtaa in Soomaaliya sidaas u sii kala qaybsanaanto. Saddexdaas Qaybood ee maamulada Soomaaliya u kala qaybsan yihiin waxay ahaayeen siddii ay NGO-yadu waayadii hore uga Shaqeyn jireen Soomaaliya ka hor intaan la dhisin Maamul goboleedyada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Waxaa hadda ku soo biirtay waa maamulka SSC Khaatumo oo ka soo dhex baxday maamulada Somaliland iyo Puntland isla markaasna weli ku jaahwareersan dhinicii uu isbahaysi la yeelan lahaa. Waxay jecel yihiin iney ka mid noqdaan maamulada ku xiran dawladda Federalka maadaama ay SSC Khaatumo dagaal dhiig badan ku daatey ay la galeen Somaliland. Sidoo kalena ay ka cabsanayaan haddey la saftaan Puntland iney ku dhex milmaan oo aaney Noqon maamul gaarkiisa u taagan. Waxaase saameyn ku yeeshay khilaafka Puntland iyo Madaxda DFS maadaama reer Puntland ay shacab iyo maamulba taageersan yihiin SSC khaatumo. Waxaa kaloo jira dad badan oo aaminsan in SSC Khaatumo ay u fiican tahay iney maamulkooda Soomaaliyeed goonidooda isu maamulaan inta maamuladii hore ee Koonfurta Soomaaliya kala qaybsan yihiin oo aaney waxba isku lugoyn maamulada Koonfureed inta ay ka heshiinayaan madaxda Puntland iyo Dawladda Federalka. Saddexdaas Qaybood waxay lahaayeen Saddex Madaxweyne intaan Maamul goboleedyada Koonfureed la dhisin. Dhawaana maamul goboleedyadii Koonfureed waxaa xasaanadoodii Madaxweynenimo hal mar ka xayuubiyey DFS ee Muqdisho. Sidaa awgeed Lafta-gareen, Qoorqoor, Cali guudlaawe iyo Ahmed Madoobe waxaa loo badaley Hogaamiyeyaal la mid ah Firdhiyaha SSC Khaatumo oo markii hore la baxay Magaca Hogaamiye. Waxaana isu soo haray saddex Madaxweyne oo kala ah: 1. Madaxweynaha Somaliland 2. Madaxweynaha Puntland 3. Madaxweynaha Somaliya oo matala Koonfurta iyo Bartamaha (CSZ) Hadda Waxaa shir uga furmay Caasimada Muqdisho, Maamulada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Shirkaas wuxuu dib u dhigay Markii ay Madaxdii maamulada KGS, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabele loo badaley hogaamiyeyaal. Laakiin hadda waxay u muuqataa iney ka tanaasulaan Magacii Madaxweyne oo ay Noqdaan Hogaamiyeyaal hoostaga Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Xasan Sheikh. Sidaa awgeed MW Xasan Sheikh waxaa laga Ictiraafsan yahay Kalabar Goboladdii Soomaaliyeed waxaana aan laga Ictiraafsanayn Kalabar Goboladdii Soomaaliya ee jiray ka hor burburkii. Soomaaliya. Soomaaliya waxay lahayd 18 Gobol markii ay burburtay dawladdii Mohamed Siyaad Bare.. Qaybo badan oo gobolada Koonfureed waxaa ka dhex dagaalamaya Al- Shabaab oo ka mid ah goboladda MW Xasan Sheikh ka haysto Ictiraafka Madaxtinimadiisa. Waana isku dar 9 Gobol 1. Banaadir 2. Jubbada dhexe 3. Jubadda hoose 4. Shabelada Dhexe 5. Shabelada Hoose 6. BAY 7. Bakol 8. Hiran 9. Galgadud Gobolada aan laga Ictiraafsanayn Dawladda Xassan Sheikh iyaguna Waa Sagaal Gobol. Waa Goboladda Soomaaliya ugu Nabad gelyada badnaa muddo dheer marka laga reebo dagaalkii dhawaan dhex maray SSC Khaatumo iyo Somaliland. Goboladaas oo ay hadda ka jiraan saddex maamul marka laga reebo gobolka Gedo Waxayna kala yihiin. 1. Awdal 2. Waqooyi Galbeed 3. Togdheer 4. Sanaag 5. Sool 6. Bari 7. Nugaal 8. MUDUG 9. GEDO Marka la eego sida siyaasad ahaan Soomaalidu u kala qaybsan tahay. Dad badan waxay shaki ka muujinayaan In Shir kasta oo Madashu qabato iyo heshiis kasta oo lagu gaaro aaney xalin doonin khilaafka Soomaaliya islamarkaasna aan laga rajo qabin in la hirgeliyo heshiisyada la gaaro. Shirka Madasha ka dib, waxaa la filayaa in Garoowe lagu Qabto shir kale oo ay ka qayb galaan Madaxda iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee saluugsan Siyaasada Xasan Sheikh iyo bed-bedelada Dastuurka ee Xasan Sheikh Wado. Haseyeeshee waxaa muuqata in khilaafka Soomaalidu uu sii balaartay mudadii uu MW Xasan Sheikh madaxtooyada Fadhiyey. Waxaana muuqato in dibu-heshiinta Soomaaliya aan looga maarmayn in dib loogu celiyo, waqtiyadii dalka dibadiisa iyo dalal shisheeye shirarka ku qaban jireen. Si dawladda Federalku ay u ogolaatana in shir dibu heshiisiin la isugu geeyo dalka dibadiisa maamuladda Puntland, Somaliland iyo Dawladda Federalka waxaa suuragal ah in dhaqaalaha dibada laga yareeyo Maamulka DFS oo ay bixin weydo Mushaarka Madaxda, Shaqaalaha rayidka ah iyo Ciidamada. Maxaa yeelay Soomaalidu intey ladan yihiin heshiis ma jecla. Haddana Waxaad moodaa in Siyaasada Somaliya ay hogaanka u qabteen Siyaasiyiin Siyaasada dhaqaale ugu muhimsan yahay waxay ka doonayaan oo heer Federal iyo heer maamul goboleed. Sidaa awgeed ay dhumiyeen Ahdaaftii qaranimo iyo middii Midnimo.
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 20 күн бұрын
Deen cafinta somaliya waxa si ween uga shaqeyay DR beyle qolada guurguurte waxba kuma lahan Xasan najaaso wakhtigii cafinta ayuu mesha so galay dal burburiye guurguurte dadka iyo dalka alle haka qabto xabbad sokeye haku dhacdo ilahey idinkiis
@hawahassan8569
@hawahassan8569 20 күн бұрын
Ciidankaas waa itoobiyaan dharkii ciidanka somaliland looxiray ee hala ogaado
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 20 күн бұрын
😂😂😂😂 ha iska ciyaan
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 20 күн бұрын
Uma Abdullah Weriye sanaag kana tirsana soo& lascaando wa dad ah reer somali land marka soda ogoow .
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 20 күн бұрын
Ader well came ethiopia ader cisa iyo samaroon waa jahaas ader turkaka aya sayay dayarada daroonska wall came musa baxi iyo oodagaga abaya cisa iyo samaroon turkaka way kusakayan
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 20 күн бұрын
Ilaha.hanaga.qabto.itobiya.iyoku.fasaxay.alow.adiga.qaba.karto
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 20 күн бұрын
Been cad ayuu sheegay Dhuuso biixi SSC wa tii hubka badan iyo Ciidankii kala wareegtay miyuu ku dhaca inuu Dib u qabsado Laascaanood walaahi been ayuu Iska dhaadhiciyay wanu sugeynaye hala arko ciidan Dhuuso biixi ka socda anaga waxanu sugeyna inuu hub kale noo keeno
@Aziz34888
@Aziz34888 20 күн бұрын
Somaliland meleterigeeda xaabo hanoqonina dab laguna shido aakhirana naarta gelaysaan hada dhaqdhaqaaqbsamaysaan wax balan kuqaadaynaa inan idiin naxariisanyn
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 20 күн бұрын
Madaxweeynuhu madaxda maamul gobpledyada xabsiga ha wada dhigo
@yusufissa3090
@yusufissa3090 20 күн бұрын
Isagii baa musuqmaasuq, talo xumo, cadaalad xumo, qabyaalad, xukun xumo iyo ajinabi u shaqayn hormuud iyo tusaale u ah taliyaasha Soomaali ee iminka. Markaa armuu isagu ku horeeyaa xabsi, waa hadii ay cadaalad jirto Soomaaliya.
@omarabkr-pw5gi
@omarabkr-pw5gi 20 күн бұрын
Ma Xasan munaafaq ayaa idiin biilo garaad muse just waa dawadhilif nimo
@Aziz34888
@Aziz34888 20 күн бұрын
Hasan shiikh ciyaalba tahay Mara qaramadobay bax.leedahay Mara joog maxay tahay arintaadu
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 19 күн бұрын
Wacad miyuu yaqaan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkk naagtii qoomiluudka ahayd ee nuuxo taani
@Aziz34888
@Aziz34888 20 күн бұрын
Khaatumo ssc waay iskadifaac kartaaa.suuf alool doorashada somaliland way dhici doonta
@alisaed8393
@alisaed8393 20 күн бұрын
Beenaale somaliland way tashatay ee haku daalin, Somaliana waa failed state ama Haitida Africa waligeedna ma hagaagayso qabyaalad musuq maasuq Argagixiso waa intaa
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 20 күн бұрын
Ader well came ethiopia ader cisa iyo samaroon waa jahaas ader turkaka aya sayay dayarada daroonska wall came musa baxi iyo oodagaga abaya cisa iyo samaroon turkaka way kusakayan
Bro be careful where you drop the ball  #learnfromkhaby  #comedy
00:19
Khaby. Lame
Рет қаралды 46 МЛН
$10,000 Every Day You Survive In The Wilderness
26:44
MrBeast
Рет қаралды 53 МЛН
WHY IS A CAR MORE EXPENSIVE THAN A GIRL?
00:37
Levsob
Рет қаралды 12 МЛН
КАКОЙ ВАШ ЛЮБИМЫЙ ЦВЕТ?😍 #game #shorts
00:17
Scholen in Zuid-Duitsland dicht door noodweer
2:06
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 3 М.
Het regent poep en afval in Zuid Korea
2:42
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 9 М.
Oman: History, Power and Influence | Al Jazeera World
47:11
Al Jazeera English
Рет қаралды 816 М.
Bro be careful where you drop the ball  #learnfromkhaby  #comedy
00:19
Khaby. Lame
Рет қаралды 46 МЛН