Maxakamad ayiday xukunkii dilka ee Sayid Cali, Biden oo hub cusub u diraya Israel | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 42,739

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubnaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Maxakamad ayiday xukunkii dilka ee Sayid Cali, Maamulka Biden oo hub cusub u diraya Israel, dad horey loogu haysta Soomaaliya oo dalkooda ku laabtay kadib markii la sii daayey, siyaasi neceb Islaamka oo noqon raba Ra’iisul Wasaaraha Netherlands iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:03 Maxakamad ayiday xukunkii dilka ee Sayid Cali
04:38 Maamulka Biden oo hub cusub u diraya Israel
07:06 Kenya oo laga raadinayo dad lagu waayey dhul go'
08:42 Dad lagu sii daayey Somalia oo dalkooda ku laabtay
10:35 Mareykanka oo ka carooday heshiiska India iyo Iran
13:35 Gobol ka mid ah Ukraine oo dadka laga saarayo
17:02 Siyaasi neceb Islaamka oo noqon raba R/W Netherlands
23:22 Musuq-maasuq saameeyey shaqaalaha Eswaitini
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 36
@Abdinoor_Adam_jaama71
@Abdinoor_Adam_jaama71 Ай бұрын
Carab waxay indhaha ka dhawranayaan maraykanku hubka uu ku daldallayo yuhuudda laguna gumaadayo shacabka carbeed
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Farjar.
@CabdiCabdicbadilaahi
@CabdiCabdicbadilaahi Ай бұрын
Say calihalawaafajiya shrciga
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Ай бұрын
Alxamduliha
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Burcad badeed ma ahan ee waa bad xoreeyayaal,maraakiibta ajaanibta ah ayaa burcad badeed ah
@maxamedyaremaxamedyare9772
@maxamedyaremaxamedyare9772 Ай бұрын
Bedhan iyo natanyaahu wa argagixisada kobaad ee laynaya caruurta iyo naagaha shacabka falastiiniyiita ah
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse Ай бұрын
Haladiloo❤❤
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 Ай бұрын
Hampalyo 500K
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋️✋️✋️✋️✋️
@user-lf7wy9nb3x
@user-lf7wy9nb3x Ай бұрын
Abukaate xalane waa daalim asaga naftiisa halagaqabto umada soomaaliyeey
@user-ip3kj4ps4b
@user-ip3kj4ps4b Ай бұрын
Beeydan ma hada kahor baalakufsaday oo waakabaqaa israa iil mise isaga aa yuhuud ah
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@mohamedshiiqow4186
@mohamedshiiqow4186 Ай бұрын
Vidideo
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Ай бұрын
WERIYE SARE FALASTIIN AXMED IIMAAN GULEEYSO KUSOCO WARARKA
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Wax caliga galaayo ma ahan ku wii bada ilaalinaaye ayaa laga rabaaah iney bixiyaan
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Abukatahaas xitaa wa inlaxiro wayo diinta islamka ayuu ku xadgudbey qof danbiile ah lama difaaci karo qofkii difaacah waa denbiileh asiganah
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Wa munafiqadi réer geelbedka qarni iyo bar bey Israël qu taqeyriyen barakiyinta iyo dulinimada ey Baden réer falestine
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Hub ma sinayo yiri Joe Biden nin axdi leh ma aha
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Qaramada midowe waa in goan cad ka soo sartaa xasuuqaan xad dhafka ah lagu hayo shacabka reer falastiin
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Insha Allaah jidka ayuu Ku gubanaysa hubka uu so dirayo maraykanku àaaaamiiiinta raaciya
@user-yh7pn4dj8r
@user-yh7pn4dj8r Ай бұрын
Warki.gasa.eudanbeyaay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Ай бұрын
Gallada illahow dule muslinka illahow quwe waxba tari mayan wuxu dono hasiyo wa gardaro garba og carabina cuntada inay ka dhintan maraban
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Bideyn Hubkasta oo uu diro Isaga iyo Yuhddaba waxbo gugari maayan,waayo Taliska Bideyn waa oday fashilmay,yuhudda horay ayaeey wax soo saar hubka u laheyd,Reer Galbeydka oo dahan ayaa dagal xasuqa Matida Falastine usoo wada dirayay.
@yacquub111
@yacquub111 Ай бұрын
Idaacada afka gaalada kuhadashs
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale Ай бұрын
Waaxaq in loodilo haadii kale hahaha soomaaliyeed sow cidkastaaba
@user-sg4ci2io4o
@user-sg4ci2io4o 19 күн бұрын
💜🤭💛💛💔💔🫶💛🤎
@user-sg4ci2io4o
@user-sg4ci2io4o 19 күн бұрын
🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶💔💔💔💔💔💔💔💔🫶
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
OO xamaas ma dabaabado Iyo tangiyaal bayhaysata Biden dhabarka haka habo
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 Ай бұрын
Putland markii baahi qabatay ka dib bada ayee isbaara u aadeen
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Go an ka kuma qancin yiri abukate xalane maxkamada sare lo gudbin yiri ha u gudbiyan afarta malmod dhageysan maxkamada sare free marna kama dhigi karto
@user-gh1wb2mg4l
@user-gh1wb2mg4l Ай бұрын
waxan la,yaabay adigoo hantidaada eebbe ku siiyay loo adegsanayo ama loo marayo sifo bahdilan,burcad ayaad tahay,waxan waa duni dhan uraran
@mohamedmahdi1373
@mohamedmahdi1373 Ай бұрын
Nacala tulah calal America
@user-rq2xt2zs5u
@user-rq2xt2zs5u Ай бұрын
Xalay nin bagaladesh ah Aya dagalanay soow markaba ka afduubanay hda maqaya warkaas
@ragehchannel8743
@ragehchannel8743 Ай бұрын
Dagaalka falastiin ka socda waa dagaal diimeed
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 36 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 24 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 27 МЛН
SOOMAALIYA 'GOD MADOOW OO HALIS AH AYAY KU SOCOTAA' XOG CULUS
27:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 50 М.
Qubanaha VOA | VOA Somali
29:54
VOA Somali
Рет қаралды 36 М.
Зу-зу Күлпәш.Түс (16 бөлім)
40:42
ASTANATV Movie
Рет қаралды 792 М.
When Your Chiropractor Owns a Cyber Truck
0:36
Mini Katana
Рет қаралды 23 МЛН
ВОТ ЖУК ХИТРЫЙ 😂😂
0:42
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 2,5 МЛН