Deg Deg Wadahadalka Somalia & S/Land, Abiy Axmed Xal U Keenay Heshiiska Uu La Galay Muuse Biixi

  Рет қаралды 31,152

Garaad TV

Garaad TV

Ай бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 44
@chalichali9452
@chalichali9452 Ай бұрын
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@chalichali9452
@chalichali9452 Ай бұрын
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏
@chalichali9452
@chalichali9452 Ай бұрын
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@user-hy5jg6mu8d
@user-hy5jg6mu8d Ай бұрын
Asc
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
Hayaay muusoow waa cabin laguu dhigayo ma jabuuti baad aaminaysaa?
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Garaadlaawe,CBB NEWS,beenaale,wax wada hadal ah oo u dhexeeya somaliya iyo somaliland ma jirto,sheekadaadi way dhammaatay.
@CabdulaaahiAxmed
@CabdulaaahiAxmed Ай бұрын
Allaha labtuda isoforo
@Fasiixfilms
@Fasiixfilms Ай бұрын
Halkan ka daawo muuqaalo qosol badan oo gaagaaban,walaalka commentikan aqrinayow walaalshay ama walaalkayga
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln Ай бұрын
"SHIBRIXOW HEESA".
@user-et8qs8mk6x
@user-et8qs8mk6x Ай бұрын
Nabad hadiilarabo says Cali haladilo
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Ha ka.yaabin
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 Ай бұрын
Dolada somalia ha ka fiir satori aan Lee yahay
@dargo114
@dargo114 Ай бұрын
Maxaa ka qaldan Villa Somalia? Inta Muusa Xiixi joogo in wada hadal lafuro maba aha.
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d Ай бұрын
anaguu waxaanu u aragnaa shirkaas jabuuti ee la sheegayo shirarkii iririsomka ee horay jabuuti uga socdey oo kale ee snm iyo usc u dhexeeyey, ee lagu soo baqti afuufayey jabhadda snm iyo dembiile muuse shaani. ka dib markii lagu burburiyey sool..
@CabdulaahiNuurgure
@CabdulaahiNuurgure Ай бұрын
Pur cad mudane muse bihi cabadi
@1962yusuf
@1962yusuf Ай бұрын
Been-badanaa garaad tv.
@abdiahmed3424
@abdiahmed3424 Ай бұрын
Waxba kamajiran waxkulmayaa majiran ee kani waafatal barabagandhe wada eeharumaysanina
@yusufabdi7315
@yusufabdi7315 Ай бұрын
Maaweelada caruurta. Hawadii lagu heshiiyey ayaa la fulin waayey waxa kalena maxaad ka suggi
@robdoon6316
@robdoon6316 Ай бұрын
😅
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx Ай бұрын
Waa khalad in iidoor Laga hadlo gobolada waqooyi waa Laga adkaaday iidoor xasuuq xun i geysteyn Laascaano
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
ITOOBIYA DHUL IYO DAD AYAA KU MAQAN, WAXA YAAB LEH INAY HADDANA XEEB IYO DHUL RAADINAYSO.
@subraarm4381
@subraarm4381 Ай бұрын
Hawiyoow jab hoos ayay U dhigeen midnimadii Ummada Soomaaliyeed wuxu ma sidan ayay ahaayeen Ilaahay wuxuu dagaaladii Qabiilka ee Dal iyo dadba Haan Ku waayay nuucyadan Raga U eg ee markay wax cunaan Xaarkooda masqusha sida loo geeyo garnaya ayuu dalkii U gacan galay ma garanayaan Inuu Rag midnimadii keenay dhiigna Ku daadshay in Isaaq land Soomaaliya hoos keenay with out gorgortan Soomaalida kale ha ogaadaan in Hawiye iyo Isaaq dadka ama Qabiilada kale U heshiinayaan waa la ogyahay inayna jirin Somland wax layidhaahdo Soomaaliyee Indhaha fura.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
DENI MASUULIYAD UMMADEED MA QAADI KARO. WAA MUUSE BIIXI OO KALE. DADKA NOOCAAS AH EE DUSHA KU SITA CADOWGA UMMADDA HA LAGA ILAALIYO MAAMULKA WADANKA.
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Ай бұрын
BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN EY IYO DAWOCO ISKA DHALEEN WEYE SOMALIA 🇸🇴 DHIMATEY JABTEY VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 DOWN SOMALIA DHIMATEY
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 Ай бұрын
Somaliya allah u kalmeeya hargeeysa iyo xamar waa dad walaala ah jabuuti waa waqti dhuumis waaye markasta wadahadal umada beenta halaga dhaafo
@abdiahmed3424
@abdiahmed3424 Ай бұрын
Dhakh dhashle horta adigu madax banaalow
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u Ай бұрын
Waa waxba kama jiraan hadalkiisu waa habeenkii xalay ahaa miyaa la soo celin in somaliland wax wada hadal ah la yeelato faqashtii heeryada xumayd dadka beenta ka daa duliyohow
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Ай бұрын
Dofar ismacil ma dahiiran Nacalad kugu dhacaday soamali ba fashilanti banta iska daa dowlad 40 year ka tagtay haka daba oayina in soalmiland so noqoto wxa ka dhoow jiiga garisa jabuti
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 Ай бұрын
ITOOBIYA WEYKA LAABANEYSAA ARINTII BADDA CALAAMATUL MADHAR FI SAXAAB IMAARAD OO LA HESHIIS RABO SOMALIYA SI AYSAN WEJI GABAX UGU DHICIN HADDII ITOOBIYA HESHHISKA KA LAABATO AYADOO IMARAT KA HESHIIS LA LA HEYN SOOMALIYA
@CabdiXaaji-vx4dv
@CabdiXaaji-vx4dv Ай бұрын
😅j😮bh 2:27 fsa1+"😢,>?( 2:34 )
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Ай бұрын
Warkaagu waa been abuur hada ,laakiin waa sida ay ku dambaynayso marka qacliga fayow lagu fakiro somalia ,somaliland ,jabouti waa sadexdii xoriyada ka qaatay gumaystayaashii ,Wax khasbaya in si jujuuba ah ay muqdisho iyo hargaysi ku midoobaan mar kale iyagoo 33 sano kala maqnaa hada iyadoo si kale loo wada noolaan karo oo sida dawladaha khalijka tiiyoo dawlado la yahay layska kaashan karo dhinacyo badan ,Mana dhacayso in sidii kontonkii ama lixdankii loo fakarayay ,ama loo noolaa maanta loo fakaro ama loo noolaado Aduunka iyo dadkaba wax wayn baa iska badalay Jabouti iyo muqdishoba wax la gudboon in ay waaqaca iyo xaqiiqda ogolaadaan ,oo somaliland intii cidkale ictiraafi lahayd ay iyagu noqdaan kuwa runta ka sheega xaalka si hore loogu socdo, Walaalnimada iyo somalinimadu maaha in lagaha lays jiido ,oo kuwa ku fekeraya ama u yaqaan somalinimada , Somalia yay wax noqon somalilandna dhaqaaqin warkooda layska dhaafo ,meel ay hargaysa iyo muqdisho ku midoobeen iyo ujeedkii laga lahaa aan ogaynba oo u haysta beentii siyaad bare u akhriyay in ay dal aanay lahayn magaca somali ku yeelanayaan ama siyaasadiisa ku faro galinayaan.
@AdamOsman-fq3nu
@AdamOsman-fq3nu Ай бұрын
Waa hadal cad oo xaqiiqda ku qotoma.waad mahadsan tahay talada cad eed soo jeedisay, haddaan lays indho tirayn.
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 Ай бұрын
Dadka hiiraan ha dhihin sxb.waa beesha xawaadle.
@abdiahmed3424
@abdiahmed3424 Ай бұрын
Beenaale ilaahay kago ay baatahay Waxan jirinbaad sheeg
@ahmedmohamoud5715
@ahmedmohamoud5715 Ай бұрын
WAAR TARIIKHDA NO SHEEG !!!
@gulbahar2714
@gulbahar2714 Ай бұрын
Villa Somalia please give recognition to S/Land after organizing a nationwide vote for either independence or reunion otherwise Ethiopia wouldn't let Somalis enjoy prosperity , peace and allow foreign companies to extract our natural resources like natural gas and oil why we live in poverty while we live on an oil rich land again?!!
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Sheeko.been.abuur
@iidacalas8939
@iidacalas8939 Ай бұрын
Somaaliya ha noolaato cadowgeena ha jabo 🎉🇸🇴🎉🎉🇸🇴🎉🎉 🇸🇴
@mudeyhassan9042
@mudeyhassan9042 Ай бұрын
Beenaale
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 Ай бұрын
Dawladda somaliya waxay la hadlaysaa ninkii lascanod xasuuqay iyo kii caawiyey iyo kii bixiyey badda somaliya
@user-or7jd1my5d
@user-or7jd1my5d Ай бұрын
Waa riyonaysa
@user-gs1oq5eb5m
@user-gs1oq5eb5m Ай бұрын
Somaliya madhawa somalilan waxay noqotay maqaayad lashito o sidii ladoono laga yeesho.snmta in lala kulmo maba ahayn
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 36 МЛН
WHY THROW CHIPS IN THE TRASH?🤪
00:18
JULI_PROETO
Рет қаралды 9 МЛН
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 59 МЛН
የአሁን መረጃዎች June 15, 2024 #Dereje Habtewold
12:07
Dereje Habtewold
Рет қаралды 14 М.
XUUTIYINTA WAY DUQAYN KARAAN VILLA SOMALIA (3830)
43:32
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 36 МЛН