DEG-DEG: WADAHALLADII SOOMAALIYA & ITOOBIYA OO NATIIJO LA’AAN KUSOO DHAMMAADAY

  Рет қаралды 11,479

Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow

3 күн бұрын

WADAHALLADII SOOMAALIYA & ITOOBIYA OO NATIIJO LA’AAN KUSOO DHAMMAADAY

Пікірлер: 69
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 2 күн бұрын
Marnaba in laga wada hadlo dhul weeynaha Somalia ayaa qalad ahba
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
WR Fiqi waa Sax Madaxbanaanida Soomaaliya ma ahan Gorgortan waana lama Taabtaan.........❤❤❤
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 2 күн бұрын
Somalia is getting crazy 😂
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 Күн бұрын
Awadaraneey soomaali ma ahaa miyaaaaaaa itoobiya dalkeena horey uhaysatey dad iyo dal soomaali in hada seegatoo heshiis laga baryaayo iney noo deysoo dalkeena waa cawa humoo qabiil ama qaran soomaali jaajuus jabuti ayaa tataliyaa dalkeena uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn hadhaco adowga soomaali hadhaco qabiil uhiili haqa shacab ka soomaali uhiili dalkeena dadkeena uhiili umada soomaaliweeyn uhiili istaaga dhalinta soomaaliweeyn difaca dalkeena dadkeena Dawladdnimo wadani nimo soomaaliweeyn nimo yaarab yaarab Amiin Amiin yaarab guul soomaaliweeyn
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 2 күн бұрын
iib ma ahn insha allh 😮😮
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 күн бұрын
Somaliya Somalibaleh
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 күн бұрын
Waa in wadanka la difaacaa
@awgeele
@awgeele Күн бұрын
Somaliland somalilanderkaa leh. somalia has no business to agree or disagree in somaliland shores.
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 2 күн бұрын
Wazirka Arimaha Dibada Waa Mahadsan Yahay Wadanka iyo Shacabka Somaliyed Asaa Ka Masula
@omarosmanmohamed8793
@omarosmanmohamed8793 2 күн бұрын
Mar hadii turkiga uu qaatay door dhexdhexaadin .waxaa cadaaday in ay beentahay inay difaacayaan badda somaliya
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
Mac Sonkor. Waa la ogaa in eey Somalia ay ku guuldareeysandoonaan.
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c Күн бұрын
Itoobiya waxaa dawladda xasan u sheegtey in ay isticmaasho hobyo taas oo itoobiya ka fog dhul ahaan itoobiyana waxay soo jeedisey in aysan suurogal ayaan soo jeedintaas tankale hadii berbera lasii isticmaali lahaa heshiiskii abig iyo muuse carqalad ku yahay oo aysan jirin sife kale oo lagu isticmaali karo berbera sidaa awgeed waxaa qaadanaynaa heshiiskii Somaliland kuwaan ka sucday somaliya kaliya waxay la tageen meesha hobyo isticmaala
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 күн бұрын
Maxaa Marka Hore ba Isku Imaanshaha Keenay Bada Somalia 🇸🇴 Marnaba Gorgortan Lagama Gali Karo?? In Ay Dawladaan Somalia 🇸🇴 Ka Talisa In Ay Marka Hore ba La Fariisato Ethiopia 🇪🇹 Ama Wax Wada Hadal Ah Ay Ka gasho Bada Somalia 🇸🇴 Ayaaba Khalad Weyn Ah Maxaa Yeelay Waxeey U Dhigan Tahay Sheekadaan in Shaatigaaga Ama Hantidaada Aad Adiga Lahayd In Qof Kale Kugu Qabsdo ?? Dawlada Somalia 🇸🇴 Ayada Ayaa Jilicsane Ee Ha Ku Dhaqaaqdo In Ay Xiriirka Baas U Jarto Ethiopia 🇪🇹 Oo Somalia 🇸🇴 na Sheegato Somalia 🇸🇴 Ayaaba Horey U Lahayd Dhulkii Somalia 🇸🇴 Horey Looga Qabsaday Ee Hada La Yiraahdo Kilinka 5 Aad Waa In Ay Sheegato !! Oo Tiraahdo Dhulkaas Somalia 🇸🇴 Ayeey Ka Tirsan Tahay Waana Dhul Soomaliyeed!! Markii Hore ba!! Qaniinyo Qaniinyo Kaa Fujisee !! Dawlada Somalia 🇸🇴 Ee Uu Hogaansho Xasan Dhiiqo Xasan Jilicsane Waa In Uusan La Fariisan Ethiopia Uusan Marnaba Gorgorton Wax La Yiraahdo Uusan Ka Galin Dhulka & Bada Soomaliyeed Ee Ay Somalia 🇸🇴 leedahay!
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 күн бұрын
Dariqani xasan sheekh marayo waa Ki siyad bare maray ee u ku burburay halku kala heshiin laha jabhadihi somalida ayu Ethiopia la Heshiyey si jabhadaha gacanta lo So galiyo tina ma dhiciin ee isaga burburay oo waxay ahayd in u somalida jabhada ah la heshiyo Xasan sheekhna halkay ahayd in u Somaliland la heshiyo ayu Ethiopia Haysta Somaliland si fogeyey oo Cadawad ti hore ka daran tusay Oo somalidi si kala fogeyan Dawada hada waa in u somaliland Aqonsada hadi kale wu jabaya
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Күн бұрын
Wll Somaliland waxkasto wanag ee lagu dayayba wa shaqeyn wayen Farmaajo iyo Xassan labadaba waxay u so jediyen Madaxweyne iyo Caasimada inay Waqooyi isku darsadan lakin hogaan cadow ku ah aya masiirki dalka halkas dhigay, wakas shacabka xooga ku hesta inay doorasho dhacdo u diidan ilaa iyo intu fulinayo masharicdi u so qaatay ee danta gaar. Wll muuse dan uma wado waqooyiye ha iska qabtaan oo aqliga ha shaqeeyo
@fatimaomar6400
@fatimaomar6400 2 күн бұрын
Mashaalaha Abdulaziz
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Күн бұрын
Marka aaf leedahay federal somaliland iyo somalia waxay midoobeen 1.7.1960 waxzney kala noqdeen 1991 maantana waxa la maraya 2024 waxaa la.lakanmaqan yahay 33 Sano waxaa wanaagsan itoobiya iyo waxb Kam dhexeeyan waxay wax ka.dhexeeyam domaliland iyo somalia aduunyadu ma joogto halkii maraykanku aduunka ku Amar taagleynlahaa somaliland waxay qaafi kartaa jihad Kale oo u furan oo awoodah aduunka ka mid ah masiirka dadka reer somaliland maraykan iyo somalia midna Kam go iyo tirki midna masiirka dadka reer somaliland waa mid xor ah iyaga oo xor ah bay somalia la isu afgartay in la midoobo midawgaadi waxa uu u muuqda mid ay somaia qabsatay somaliland haddii ay qabsatay waxay Dib xorriyadeedi uka soo noqtay 18.5.1991 kowdii somalia waxay Kal garan laada ahey puintland iyo somaliland Dal afiga horta xoraabay 26.1960 .somalia ay xorawday 1.1.1960 wixii lagu hshiitay waxa burburiyay somalia mar at af genbi ku qabsato wixii laysu yimid at arinta somaliland iyo somalia waxay u taal midawga africa oo si sharci ah lagu kala baxo
@AhmedFaarax-nl4hx
@AhmedFaarax-nl4hx Күн бұрын
Dawlada,somaliya,xagay xukuntaa
@aarsuldan9152
@aarsuldan9152 Күн бұрын
ASC WAX LAGA WADA HADLO MESHA MAYAALAN DALKA HA LOO DHISO CIIDAN DALKA DIFAACO.
@Kimodadon
@Kimodadon 2 күн бұрын
Ha iska diidaan wareeg 2aad xabuushtaan waxeey wadaan ila meereeyso
@ibrahimcali1377
@ibrahimcali1377 Күн бұрын
Wax wada halad ah Mesha ma yalaan Dhulka iyo Bada SOMALIA Se Luga wada hadlaa
@user-jd7km3vb2u
@user-jd7km3vb2u 2 күн бұрын
Marka.hore.shirka.ankara..baa.xaarraan.ah.itoobiya..ma.bad.miyaay.uhaa.sey.soomaaliya
@abdirahmanismail6616
@abdirahmanismail6616 2 күн бұрын
Beenta Somalia waa ku caan sida kan ciyaaya
@ahmedelmi4807
@ahmedelmi4807 Күн бұрын
1: Ethiopia waa inay ka noqota heshiiska somaliland 2: waa inay ciidamadeeda kala baxdaa gudaha somalia 3: waa in somalia adkaysaa ilaalinta xuduuda ay la wadaagto ethiopia si loo celiyo dadka ethiopianka ah ee kusoo qul qul aya gudaha somalia 4: waa inay dawlada somalia iyo maamul goboleedyadu ka saaraan gudaha somalia dadka ethiopianka ah oo Harbiye’ye dhulka somalia
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
Ethiopia ha saxiido heshiiskii labada dal ee Ethiopia iyo Somaliland.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Guul itopiya guul somaliland ❤❤❤
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Күн бұрын
Kkk are you Alive? O no you’re ethio
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
​ Dalka cida leh baa bixineeysaa. Ethiopia iyo Somaliland heshiiskii weey saxiixeeyaan mar dhow. Somalia sida caruurta ayaa loo maaweelineyaa ee Heshiiska wuu dhan yahay. Guul Somaliland and Ethiopia. Dalka cida leh Un baa bixin kartaa.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Күн бұрын
@@halimamumin3643 waa sida
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr Күн бұрын
Wlhi marka run ka hadlayo Ethiopia waa cadawgena lkn wx inagU qasbaysa dantena 😢
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Күн бұрын
@@Barwaaqo-gx2rr adigu cadaw ku yhy aniga cadaw ima aha huwanay
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 күн бұрын
Marada aad qabto haduu qof kugu qabsado maxaa kuu banaan ma in aad iska celiso mise in aad tiraahdo aan ka wada hadlno ducfinimada xassan shiiq waxaan ka baqayaa inuu soomaaliya meel xun ka tuuro soomaalina waa daawaneysaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 күн бұрын
Wixii itoobiya tidhi wuu inoo harariciyay Calaa kuli xaal failed state somalia buus baa Ethiopia tidhi sow maaha?
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 2 күн бұрын
Qoladii qadaad waynta wixii helay baan la yaabay gorgortan ma jiro 😂😂😂maxa ankara I din geeyey Itobia o qadaadwayntii buuri ku tuftay 😂😂😂😂 Hada maxa idin arin ah Filmki turky ayaa na difaacaya bal xog naga siiya 😂😂😂 Hoyadiin anaka wasnee wardhiglaydaa ku xidhnaada bal hada meel walba ku fashilantee ma film hindiga aya ku jiraysan se mawqifkiinu hadu adagyahay ama anaydin wada hadal rabin maxa doonteen qadaad wayn warkiinu wa socon waynee ma duula
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 15 сағат бұрын
Ma la caruur baad.usheekeyneysaa
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 2 күн бұрын
Somalia waa one sxb no no somaliland ever existed n NEVER WILL be country 😂😂
@asxaabi
@asxaabi 2 күн бұрын
tayadii ma noqotay ha karaamo seegina habaar la nagu kari waa
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
Hobyo iyo meelo baas dooni meyno beey dhaheen Ethiopia 😂😂😂😂. Somaliya waa Guul dareeysatey sideey weligeed aheeyd. Dhul aaney laheeyn beey sheeganeyaa ee hala arko waxa kasoo baxaa. Guul Ethiopia, ku jiida saxiixa hubkana qaata.
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr Күн бұрын
Qac baa nacabkii ka yeedhay 😅😅😢
@CabdirisaaqHassan-oj9fm
@CabdirisaaqHassan-oj9fm 2 күн бұрын
We got our say.and ethiopia will take her decision and will recogmize soon somaliland
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 күн бұрын
Awiwyashay haday ogan lahayn in dad xayawana wax ku darsateen qaburaha ayay ka so bixi lahayeen. Sheekadifu wa Niin gurigaga so galay inu baxo wa ka xaraan. Somaliland xor ayay ahayd 26 June 1960 mantana way tahay ee maxkamada ina geeya
@abdikarimmohamed6400
@abdikarimmohamed6400 Күн бұрын
Tuurki siidi lo dhahayay walalo good no waada
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 2 күн бұрын
Waxaba kama soo bixin dadka been ha u sheegin
@abdihussein9554
@abdihussein9554 2 күн бұрын
Waar beenta iska daa oo xishood
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 күн бұрын
Axmaar xoog buu kaaga baqayaa
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 2 күн бұрын
Nothing result
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 2 күн бұрын
Somali is right there motivation
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
WALAAHI WAA CIIL IN ETHIOPIA LALA HADLO. CIIL WEYNAA
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Күн бұрын
Somalia wa ku saxanyahay dhulkena gorgortan ma galo.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
Dhulkee beey Somalia leedahay? Somaliland is not Somalia. Dhul aaydaan laheen haku gorgortamina . Somaliland dhul iyo bad ba ayagas leh bixinna karaa. Heshiiska Horey ayuu u soconeyaa.
@CadeCabdi-ee7ll
@CadeCabdi-ee7ll Күн бұрын
Wasaas hadalkaba ahaa
@abdifitahguure5746
@abdifitahguure5746 2 күн бұрын
Somalilander.nimada isaaq unbaa kusoo hadhay ssc tagtay owdal weey tageen hargiesa miyaa wadan noqoneesa
@asxaabi
@asxaabi 2 күн бұрын
aabahaa faras was waanagan joogna reer awdal waa naqaan dantayada
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 2 күн бұрын
@@asxaabimaxad ka caayi xoolahan waxa uu dawlad u yaqaan wardhiilay raga ku xidhan Adeer somaland dalkeeda iyada aya ka talisa ssc Aad shegayso Degmada laascanood oo tuulo ah bay ku cidhanyihiin wayna so noqonayaan waana xaqiiqada qadhaadh Lkn adiga qadaad wayneey maamulkaagu muqdisho ma gaadho yaad u hanjabi 😂😂 Awdal ku yee nimankan hemlos ka ah miyaad reer awadal ku tilmaamtay car ha imaadan boorama! Adigu hada kii laha so matihid itobia la hadli mayno maxad ugu dhuumatay? Buuri ayeey itobia ku tuftay somali Waxayna ku tidhi lughaya ayaynu ku wada hadlaynaa e diyaarad Ina saar fiqoow! Fiqi naftu orod bay kugu aamintaa Adeer banaadir ka tali somaland tagtee
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 күн бұрын
Urdunba hal qabiil ayaa dega kkk orod dunida soo arag
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Күн бұрын
SSC and Awdal State of Somalia 👍👍
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 2 күн бұрын
Xasan waxuu ku Baryootamay in Ethiopia lala heshiisiyo. Ethiopia taas way ka diiday. Guul Somaliland. Guul Ethiopia.
@AskaAbou
@AskaAbou 2 күн бұрын
❤soomaalia ❤midnimadedu❤ walama❤ taabtaan😂 Éthiopie hadeykanoqon.weydo😊 Abi Ahmed namayaqaan wunabarandonaa😊
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 күн бұрын
Ethobiya. Guul Somaliland. Guul. Qadaadweyn. Guuldaro. Iyo. Fashil. Ayry. Waxoodi. Noqdern
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 күн бұрын
Amxar urayo ayaad tahay
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Күн бұрын
@@ahmedmose5466 Axmaarka. Ayaa Kaa. Fiican Hablihiina. Waxa. Fuula. Washaysi. Gafuur. Culus Adna. Raalibaad. Ka. Tahay. Waxa. Tahay. Dayuus
@user-vl7rt7dc1v
@user-vl7rt7dc1v 2 күн бұрын
Wax qalad ah in wada hadal laga galo badda Somlia
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
Badee ayeey Somalia leedahay? Aduunka waa layaabsan yahay. Turkigii difaaceye Somalia muxuu wax uqabanwasyee? Sida caruurta ayaa loo maaweeliyaa Somalia.
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 2 күн бұрын
We never be back to midnimo now we are somalilanders so my brothers and sister from south somalia i say we love you but not union back
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 2 күн бұрын
Sidaa nooma ay sheegin markay tagayeen. Da2ladda Somalia waxay u baahan tahay in ay ka fiirsato hadallda ka soo baxaya marka hore.
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 күн бұрын
Itoobiya already dhul ayeey nagaheystaan maad ka hadashiin kaas markaad buunbuunineysaan inaan wadahadal ka galno dhulkeena xurta ah hadii ilmahaaga cid kugu qabsatato gorgortan miyaad ka gelee.
Full Debate: Biden and Trump in the First 2024 Presidential Debate | WSJ
1:38:19
The Wall Street Journal
Рет қаралды 17 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 13 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 32 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 37 МЛН
NETANYAHU OO LAGU GOOBTAY | HIZBOLLAH OO 100-GANTAAL KU GARAACDAY
12:51
KALAMAAN 03 JULY 2024
10:29
KALAMAAN
Рет қаралды 24 М.
The must-watch moments of the CNN Presidential Debate
35:29
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
waridaad TV
Рет қаралды 22 М.
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 10 М.
Top U.S. & World Headlines - July 2, 2024
9:11
Democracy Now!
Рет қаралды 135 М.
37.First Day as a Zombie💀
0:32
Limekey0
Рет қаралды 35 МЛН
Сначала скажи, а потом не мамкай 🗿 #shorts
0:16
Вика Андриенко
Рет қаралды 1,9 МЛН
Что произошло в ресторане!
0:16
Victoria Portfolio
Рет қаралды 9 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,5 МЛН