No video

Degdeg:- Muuqaalkii ugu horeeyay ee Ashraf oo isto gaarey | Indhahaaga ku arag xaaladiisa oo tuus ah

  Рет қаралды 25,983

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Ай бұрын

Degdeg:- Muuqaalkii ugu horeeyay ee Ashraf oo isto gaarey | Indhahaaga ku arag xaaladiisa oo tuus ah.

Пікірлер: 137
@hanihassan3448
@hanihassan3448 Ай бұрын
Subxanalah ilaahey ceebterna iyo ceeb islaam ha asturo
@mancityfan660
@mancityfan660 Ай бұрын
Waxii dhaqan xuma o dhan ha laga qabto buldhad good
@Ashrafyare10
@Ashrafyare10 Ай бұрын
Tooshle maa lagu sawiray 😂😂😂😂😂
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj Ай бұрын
Mansha allah allaha kubarakeyo wll
@hasnahaji6991
@hasnahaji6991 Ай бұрын
Asc Mumasar Mashallah Mashallah aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay sida fiican oo fashfaahsan een wararka kala Duwan eed soo gubiso jir oo joog 😊😊😊
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 Ай бұрын
Ka wax og waaa Allah 😢😢
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
Malelay isna halaso xiro cidanka dalka🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@Mohamett-65
@Mohamett-65 Ай бұрын
😭😂😂
@user-pp9kg9nh8j
@user-pp9kg9nh8j Ай бұрын
Allah usaqiro
@abdirahmanamohamed9298
@abdirahmanamohamed9298 Ай бұрын
Alle uma saqiro 😂
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Ай бұрын
Hooyo ilmeheda eed Sareso majirto Sifican halobaro ninkaan
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Ай бұрын
😢 caloosha ayuu iga huri runta waa la ogaan doonaa maladu maaha wax fiican alle halaga cabsado
@sacdiyaxasan3149
@sacdiyaxasan3149 Ай бұрын
amiira adam gaarsiiya 100k
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz Ай бұрын
Thank you for your information keep going
@hassancadde5151
@hassancadde5151 Ай бұрын
LACAG 1000 $ ISTICMALA HAKA SAARTO DOWLADA LACAG EE RABTA ISKA BIXI WAX KALE MA JIRAN
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Ай бұрын
Oo lacagta mey shaqeystan
@xuseenibraahim6399
@xuseenibraahim6399 Ай бұрын
hoshiisa kale waxba nagama galin lacakta lee hanasiiyo cml😂😂😂😂
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Ай бұрын
Waa dulmi haddaan lagu heynin danbi. Nin baaris lagu haayo danbi lagu heynin 24 sac ka badan lama haay garo. Sharci diin ma haystaan tan ee dimogaraatika ee sheegtaan ma haaystaan. Wax yaalah Soomaalida amni u heleenin dulmiga ayaa ka mid ah.
@Koyama548
@Koyama548 Ай бұрын
Hada dhaqan xumo sa mesid adiga ne toshle aya lagu gu sawira no more dhaqan xumo🇸🇴🇸🇴🙏🫡
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y Ай бұрын
NINKAAN ISAGAA GUUXIISA KA DHEEREEYEY WIXII SOO GAARANA ISAGAA ISU KEENSADAY QOF ARKAY OO AAN KA XANAAQIN DHAQANKIISANA MA JIRO EE ADKAYSIGEEDA HA YEESHO
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 Ай бұрын
Ninkaan waa qaniis Waana nin xalane lacag la qaata shaki kuma jiro
@user-zc8uc4pm3r
@user-zc8uc4pm3r Ай бұрын
Hadal wax mataro cadeen mahaysa
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Ай бұрын
Sideedaba qof si kadis ah loo qabty cadeyn waxa ugu fialn telkiisa
@user-lu3yt3ec1r
@user-lu3yt3ec1r Ай бұрын
Malaga yaaba in xaliimo calool wayn kadanbaysoo xirida ashraf😢
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Ай бұрын
😂😂😂😂😂hana nabin kama danbayno lakiin dawlada lacag ayaay rabta hayska siiyo lacag waki laha 1000 dollar ayaan hal maalin ku adeegta
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Very sensitive news😮
@KhadarMK12
@KhadarMK12 Ай бұрын
Hi guys 👋 Ashraf waaye. Finally mala soo qabtay 😂
@FatumDahir
@FatumDahir Ай бұрын
😂😂😂😂😂 manoli
@KhadarMK12
@KhadarMK12 Ай бұрын
@@FatumDahir 😂🤣
@Gudbiye1
@Gudbiye1 Ай бұрын
Haddii aadan joojin xayeysiinta qofka xun waxaad waayi doontaa macaamiil badan waxaan la hadlaya adiga Munasar Maxamed
@user-ok7tv8jc6d
@user-ok7tv8jc6d Ай бұрын
Xalana aaaa 😂😂😂😂
@aaminoibrahim5170
@aaminoibrahim5170 Ай бұрын
Aaway skincare routine kii 😊
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
ninkan gaala wadaty wixiisa skin care mahan
@user-cz5rc9jc6y
@user-cz5rc9jc6y Ай бұрын
Ciidanka haloodaayo
@user-cz5rc9jc6y
@user-cz5rc9jc6y Ай бұрын
Dhaqan sumo
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Ай бұрын
Xalane Iska gal maahan Dhaqan rageedna Kama muuqdo qofkaan hadii ilahey Laga cabsanaayo ee JilJileeca iyo isqaloociska Badan Halkuu Kasocdo hala.baaro nio War badan marabne WAh
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Ай бұрын
Shati kawen aya logaliyay
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 Ай бұрын
😥😥Anyone promoting s*** like that in our countries should be locked up.🤬🤬🤬🤬.. Be aware💪💪💪
@malabey197
@malabey197 Ай бұрын
Hooyadaa Aaminaa wiilkaan miskiinka xogtiisa hdda lama hubi hddi la hubsado wax halaga sheego lkn inta ka horeyso hooyadiisaa rumeysaneynaa
@meysarmiamimedia3341
@meysarmiamimedia3341 Ай бұрын
Hoyo xaar hadey dhasho xaarkaas ayay kuu faaline 😂😂😂
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms Ай бұрын
Ninkan qof xanuunsan ayuu u egyahay ,bal caafimaadkiisa baara horta
@user-tt2rm8nw7g
@user-tt2rm8nw7g Ай бұрын
Sharci Kama jiro somaliya haduu ka jirane laguma dhaqmo
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Ай бұрын
Adiga Le aaminsan Waxas😆
@maryamfaarax110
@maryamfaarax110 Ай бұрын
Maleeleey maa laqabto hadii run lasheegayo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Subxaana laaha
@xuseenibraahim6399
@xuseenibraahim6399 Ай бұрын
lkn asi kaligiis ma ahen in lakeeno dad badanaa jiro oo shaadiyo sharaf kamid ah waa hadii cadaalad ey jiro maba jirtee😂😂😂😂😂
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 Ай бұрын
Hadey run shegayaan mey kuwa dadka dila caruuraha iyo gabdhaha kufsada waliba dilka ugu dara cadaalad majirto
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Inuu xoolo haysto ayeey moodayaan wixii uu sameeyey umada ha usoo bandhigaan xamar xadhiga waa laga ganacsadaa
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi Ай бұрын
Munasar shacabka haysku dirin waxa xuna hadifacin
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 Ай бұрын
Xalane qof walba ma galo muxuu Ka qabanayay . Maxaase Ku watay inuu yay dhalinyarada guur Ku dagdagin.
@GaariAli
@GaariAli Ай бұрын
😢
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi Ай бұрын
Munasar qabilkas joji ashraf wa qomulud Wana cadahay tasi dhalinyara badan bu rabay inu qomulud kadhigo walaga hortagay
@sahraabdulahi5032
@sahraabdulahi5032 Ай бұрын
Ashraf waa la yaqan wana wiil wanagsan oo sharaf leh ninmanka aan ficneen jogo mugdisho iyo naagaha jegada u xirantahay oo nin laga aqoon ku waas maa la xiro
@kalahayiskuhay4353
@kalahayiskuhay4353 Ай бұрын
Ha la dilo waa khaniis sharciga islamka ha lagu qaado
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Gabar somaliyed waa walashey buu yiri oo ismagayno ma ceebaa haduu rabo gabar ajanib ah
@LaylaAbdi-pp1ke
@LaylaAbdi-pp1ke Ай бұрын
Faanka anaa waa kukufay .hayooy fanka 😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
FAANKALIYA MA AHA ISGO AY NAAG UMASAGENEYSO SHAADIYO MAALAKENO QANIISADA NIN CADAAN USHANLEYNAAYEY SHALY DAAWADAY UF
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
​@@user-sn5yz7vg8vakhiro ilahy ba laxisabtmaya gabdha ad shegysid o nin ajnabi ka ah madxeda u dhibaty lkin khaniisnimdu wxas o dhan way ka darn tahy wa cudur lagu bufinyo somlida ,ashraf, iyo dad badn o re tik tok ah ba wxy istahilan in lagubo 😁
@AyaanDahir-rk3bu
@AyaanDahir-rk3bu Ай бұрын
War yarkan haduu yahay waxaas isma muujiyeen Somaliyana ma joogeen sidey ila thy
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Asharaf wa cad yahay dabiga lgu so ogay lakin hoyo mar walbo carurteda hadey xunyahin iyo hadey ficayahin wa jacshahay lakin ninks wa qomalud umad halaga qabto carurta yow naga fasahadin
@Sultanhaq-u2x
@Sultanhaq-u2x Ай бұрын
dowlada Somalia hormar ayey gartay hadi labarayo wixi shaki keeno wa okey hadi ey cadato in ow yahay quf nadiif ah in la deynayo lakin garirey asigana maxa lo bari wayi sida dadka shakiga ogo baxo
@xuseenibraahim6399
@xuseenibraahim6399 Ай бұрын
horaa looxiry maalmahan maku arakty s...l media 😂😂😂😂
@umaamina1885
@umaamina1885 Ай бұрын
Ciidanka boliska somaliyed waa ku amanan yihin ilaalinta anshaxa iyo aqlaaqda bulshada hadii aan lala xisabtamin kuwa dhaqanada xun xun so gudbinaya waxa ku dayanaya dhalin badan ashraf hadii usan danbi laheyn waxa u heli xoriyadisa hadii lagu helo danbigasna ciqaabtiisa ayu maraya hooyo waxan lenahay adkeyso wiilkagu xalkiisa runti waa mid shaki badan qalbiga alaha ku adkeyyo lakin cidna kuma dhageyso qof aan qalad laheyn
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 Ай бұрын
Xalane Walhi ma sahalana
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 Ай бұрын
People like that are among us so be aware ☢️☢️ Danger Danger 🚷🚯
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 Ай бұрын
Saqiirada ee miyaa laxiraa nimanka waaween oo darbiyada dhaqan xumada ku sameeyaa màa laxiro oowsha waaween ka halaga bilaawo
@tressahassan8947
@tressahassan8947 Ай бұрын
Ama😢hada laga dhigaa
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
asgaa iska dhigay
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Ай бұрын
Hi guys Ashraf shaati Weyne waye wax badan Sidi naagihi waa u Laafyotay ee Hakaa saarto
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g Ай бұрын
TAQTAR HA LO GEEYO SI FUTADIISA LOOBAARO INU BIKRO YAHAY IYO INUUU HOLOF HOLOF YAHAY😂😂😂😂
@MohamedIlias-iy5hk
@MohamedIlias-iy5hk Ай бұрын
Shaati weyn bey ugaliyeen
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk Ай бұрын
😂😂😂
@FatumDahir
@FatumDahir Ай бұрын
Ha 😂😂
@CalmLargeWaterfall-oj2rh
@CalmLargeWaterfall-oj2rh Ай бұрын
Xalane max geeyeya Hadu wangsan waayo xalane goob dadka reer mogdisho yaqaanana
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid Ай бұрын
Horta markey dorasho so dhowdahey, waxan oo kale maxa dadka logu mashquliya? Remember Ikran Talil. War waxan wa la idinku fahmey reer konfurow.. people are not stupid
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi Ай бұрын
Munasar benala tahay anagi warkan hoyada ashraf marumeysni benbad shegaysay ashraf kis car lagu haya boliskuna wa umahadnaqayna anshax xumo iyo qomulud ashraf sameyey
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h Ай бұрын
Walhi waa Khaniis wayna ku Cadahy cid ninkan aqoon ha searchgreeyo
@user-zc8uc4pm3r
@user-zc8uc4pm3r Ай бұрын
Subxanallaax😢
@malakoslo
@malakoslo Ай бұрын
O wiilka mawaxa lagu heesto maxa naftaada u daryeeshay baa 😳 ilen wiilkan isago nin lasawiran ama sidi gariirey cml u dhaqmayo lama arkine 😮alla maxa xmar masakin bdn ku xaqdaran yihiin
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Ай бұрын
Cunugaan maxaa Xalane ka galay? Taas kaliya ayaa u baahan jawaab!. Dadka Soomaaliyeedoow khaasatan kuwa dalka jooga INDHAHA FURA.
@nouradekanoura3164
@nouradekanoura3164 Ай бұрын
I'arkaay i'qariiyey kudambaysa
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 Ай бұрын
Dhib maleh Isagoo madow oo ladhaho maxamud ayaa lasoo dayn doonaa
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
😂😂🫵
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
😂😂! ASHRAF CADEENAADH😂NAASH😂MAASH😂
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW Ай бұрын
Dulmi badanaa. Dowladaan Reel dameeraale. Ma aragtid miyaa hantida iyo dhulalka uu boobay MD XASAN DALABEEY ee ku dhinac-yaala garoonka doyaaradaha Muqdisho.
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
​@@shukri114mohammed2qawmuluud madow xata wajira wiil baadiyo😂
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi Ай бұрын
Ashraf kisku wakucadyahay
@Ariijiina
@Ariijiina Ай бұрын
War allaha u fududeeyo cunugan lkn show off ayuu eber nooga dhigay😆
@abdirahmanamohamed9298
@abdirahmanamohamed9298 Ай бұрын
War ninka sifican halo idbiyo ayanba leeyahay aniga ardal waye😂
@Sahra881
@Sahra881 Ай бұрын
Sihaam Tahliil meeyey?
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Ай бұрын
Illaaheey ha naga cafiyo hadii aan u gefnay wiilkan, hooyana sideedaba waa calool jilacsan tahay sahal ayaana lagu siri karaa,
@sahraismail2230
@sahraismail2230 Ай бұрын
Waar baaxdheh anaaguba roseto no so maarsan miiya shaati weeyne dheeh
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Umad yaan la sirin ninkaan awalba dowlada wey ogayd teeda kale xalane mesha ay gaaldu haysato sowmaha oilmaha somaliyeed lagu qasho naagahana lagu fuul fulo qowmuluud xeradoooda Awal maxay uqaban waayeen kkkkkk Somali le aqligoda lagu dhelaya teda kale mobilkisa wu ka la baxay wixi ay bulshadu ku qabatay kk Barlamanka qanisin ubadan maqlay aloow na astur
@AbdikarimAbdi-
@AbdikarimAbdi- Ай бұрын
Asc ina adeer ninkan xalane muxuu ka doonay?
@xuseenibraahim6399
@xuseenibraahim6399 Ай бұрын
shaqo culus😂😂😂😂😂
@user-pt5lu1ob1b
@user-pt5lu1ob1b Ай бұрын
Walhi magaca ashraf ma'istaahilo waa qooluud khaniis bagac kalab hala geeyo goday naqan xumo mashruuc qoomo luud ayuu waday waaa wasaq
@haldhaa2420
@haldhaa2420 Ай бұрын
Wixii anshax xun odhan halaso xiro wiilkan runtii aad ayuu udhaqan qaldana
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Ilaa futada ha labaadho.hadii lawaayana waa in lagu bedelaa dadka soo eedeeyay
@ismaciilseydcusmaan5366
@ismaciilseydcusmaan5366 Ай бұрын
Haddii uu san qof dilin hanti dhicin maxaa loo heystaa waa inuu hellaa xuryadiisa waa dhalinyaro xuryadiisa qadanaa barlamaanka maa la eego inta dhaqanka xun u ololeeyaan barnaamishyada dhaqanka xun ishii laga arkaa ushiish lagu tumaa
@anwarabdiCabdulaahi
@anwarabdiCabdulaahi Ай бұрын
Wilkaan been baa laga shegayay❤😂
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Ай бұрын
Hab dhaqankiisa ayaa lagu haystaa waana baaritaan
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Ай бұрын
Hala toogto wecelka llpgt waaye nacalada hooyadisane waa khaain nin afka marsanaayo waxa dumar marsadaan miyaa rag buuxo ah hala dilo wecelka hooyadane hala so xiro
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq Ай бұрын
Shamuuri official. Magacan adiga maa iska leh horta misana waa ku qaraabane. Adiga marqaati maka tahay ashraf inuu yahay qoomuluud. Illahay ku suaali doona maalin aan maanta ehen mida kale hooyadaan oo u geftayna yaa kaa cafinaayo. Aan ku suaale Adiga hooyo kuma dhalin miyaaa. Hadii adiga daacad tahay maxaa u dhihi weysay dhamaan inta qoomuluudka ah hala so xiro sida maleekey iyo kuwa kale. Ama KUWAAS LACAG MA LAHAN MIYAA WAXBO LAGAMA HELAAYO. WAR YAADA NAGA XISHOODA HALA DILO KU LAHAA WAR ADIGA MA OGI MIYAA QOF WALIBO IN WAQTIGIISA UU DHIMANAAYO CIDANA WAX DILI KARIN IS ASTUR WAR YAAA
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq Ай бұрын
N
@bakeelelamaarko-iy4nn
@bakeelelamaarko-iy4nn Ай бұрын
Hhhhhhhh
@isseali1678
@isseali1678 Ай бұрын
😆😀😄😃😁 nin sidaan uma yaalo waa laga roone marhore in la xiro ayey aheyd
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 Ай бұрын
Nin difaacaya ayaad u egtahay ninka dhalinyarada Marin habaabinayay
@aslisiyad2692
@aslisiyad2692 Ай бұрын
Dhaqan xumo iyo naag naag looma Baahna dadkeena deenteena dalkeena halaga qabto qaniisanta kusoo duushay
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Ай бұрын
Munasar adiga waji malihid hoyadis ayaa kula hadashay kuna shegtay in wilkeeda xuman ku ogeen maxaa madamad miya qalbiga kasi xumeynee arintan hoyo ku ixtiram isaga har war qumana ma shegeysidee somalida maxa ku jecel yihiin in bogaha dadka qod qodan
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Ar haduu nin u eg yahay
@FatumDahir
@FatumDahir Ай бұрын
Yes
@zakariaduceesane27
@zakariaduceesane27 Ай бұрын
Haa la togto
@bilaanmahamed2642
@bilaanmahamed2642 Ай бұрын
Lacagtisa ayee raban allah kaso furto
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
Dhaqan xumo dadka lagama ogola lcg allah baxsho
@bilaanmahamed2642
@bilaanmahamed2642 Ай бұрын
@@Ladanabdii wixi dhaqan xun halaga qabto umada lkn qof naftisa hormariyey wax lagu heysto majirto wax dhaqan xun iaago sameynaya lama arkin
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
AFKA MUXUU SIDAN ISUGU QABAN WAAYEY😂MARKII HORE !! INTUU AFKA. BADHQINAYEY. ???!!! 😂😂😂😂NO FILTER😂MADOW AYUU AHAA!!! QASQASKII IYO NAASH NAASHKIII LAWAA!! BOLISKU HA GUULEYSTO❤️💘♥️💕🌹🫀🌹♥️❣️❤️💘👏👏💗🎊❣️💕🌹💕♥️♥️DHAQAN BI”ISKA JEELKA WADA DHIGA!
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp Ай бұрын
5 maalin qasqas ma marsanin ninkaan hadaya ku cadaato dhagax halagu dilo
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o Ай бұрын
adiga maxaad ubuun buuninooysaa wiilkaan shacabka oodhan ayaa arkay waa wiil gabar gabar iska dhigi jiray adigaba waad ogtahay gaalo uu kuxirnaa hooyadiisa hadey dhahdo wiilkaasaa xaafidul quraan ahaay iyo oowliyo ayuu ahaa yaa kadhageysanaa haka samirto kanoo kale
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
Other gay is dayaha
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx Ай бұрын
Ma ninka qaniiska oo bulshada ayui dhaqanxumo ku wado. Kan iyo dadka la midka ah hala qabto. Muuladiisa ayaa cadeyn u ah, gariiraaye waa no 1. Xalane muxuu ka doonay waa suaal da' weyn oo u baahan in laga jawaabo?
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Ай бұрын
Kamirada polis ka😂folxuma filter muwayen wasaga is dhaqayay macaden miyaa
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm Ай бұрын
😂😂😂😂malaha
@nmohammed5150
@nmohammed5150 Ай бұрын
He is only a young man and he only was making showoff iam professional so Somalia intelligence should know that!!!!
@abdirahmanamohamed9298
@abdirahmanamohamed9298 Ай бұрын
He need to learn discipline we don't need a Guy in Somalia 🇸🇴
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 Ай бұрын
He iz qaniiz
@Sookoobida_aflaamta
@Sookoobida_aflaamta Ай бұрын
Waa dambi saaxib qof aadan ogeyn waxa uu yahay haku dagdagin munasar xitaa malahubo ayuu dhahay baaritan ayaa kusocdo so iska sug @zakariamoallimomarisiyaase4333
@malakoslo
@malakoslo Ай бұрын
Yes ur right
@bkjunior6679
@bkjunior6679 Ай бұрын
Dude really said I’m a professional 💀
@shamsomohamed7490
@shamsomohamed7490 Ай бұрын
been teed waaye she miss money
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 32 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,8 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 15.08.2024
20:07
WS Somali
Рет қаралды 3,6 М.
CADEYMO LOO HELAY MOHAMED OFFICIAL
9:16
Cajab Media
Рет қаралды 808
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 32 МЛН