Пікірлер
@MohamedSharifgaber
@MohamedSharifgaber 16 сағат бұрын
Ok brother keep going🎉🎉🎉🎉❤
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu 16 сағат бұрын
😢😭
@Fays2010
@Fays2010 17 сағат бұрын
Dharkaba iskama baddaline
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 17 сағат бұрын
Maashaa alaah munasar shaqo wanagsan baad qabatay geese geese dhalay baa tahay adiguna alaha ku xafido thanks brother
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou 17 сағат бұрын
Adigaa ah tuug kale
@AxmedFaarax-r1w
@AxmedFaarax-r1w 17 сағат бұрын
اللہ ےرچمہ اللہم ا نئ اسلک چسن خاتمہ اللہم یا مقلپ قلوپ ٹ قلپے علئ دئنک
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 17 сағат бұрын
Waa kuu duceenney walaal
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 17 сағат бұрын
Asc sxb qaali nika gabdhaha umasaajeeyo muqdisho meelkafurtey. dhaqan xumadaas soobadhig kher alah kusiiyo sxb qaali
@sahroosman2092
@sahroosman2092 18 сағат бұрын
Maxaa laga qabanaa xabsi mabalahan xamar xataa xassan sheq wuxuu dhisi layahay xabsi ween eyga
@anasxaaji5991
@anasxaaji5991 19 сағат бұрын
Allha unaxariisto
@Muriidimaxamedcumar-t1h
@Muriidimaxamedcumar-t1h 20 сағат бұрын
Eeyeydhal
@user-cw4km1pm9q
@user-cw4km1pm9q 20 сағат бұрын
Maxaa loweraraya maa laga niqaasho soomaali waali iyo fayobi ten ku tirina
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l 20 сағат бұрын
Wiilka sheekha geeriyooday wax ka sheegay iyo kooxdiisa waxaa la yaab ku noqday taageerada iyo shacbiyada sh.cusmaan xidig ee magaalada muqdisho oo ay dacwadooda khawaariku mudo dheet ka socotay oo ay ku noqotay waxaysan fariintaan waa loo qaataa si taxadar leh, magaalada muqdisho waxa ka socda waa daraasad lagu sameeyo.
@amiroahmed5846
@amiroahmed5846 20 сағат бұрын
San camal aneb igu dhacdy o telka la iga qadty wliba xafaden horteda
@user-oe1vy3cv2w
@user-oe1vy3cv2w 20 сағат бұрын
Wasmo
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 22 сағат бұрын
Hala dilo yusliska
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 22 сағат бұрын
Wuu is ticmaalay gaalnimo
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 22 сағат бұрын
Muxuu u baqaayaa haduu xaq ku taagan yahay
@ihavenoidea6889
@ihavenoidea6889 22 сағат бұрын
Sheekh cisman xidig dhaxal fiican iyo cilmi buu ka tagaye adiga maxaa lagaa dhaxlaayaa oo aan magac xumo iyo jahli ahayn
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Күн бұрын
Allaahu ma Amiin 😢
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Күн бұрын
Qofka in lamaago waa qalad cilmiga waa la bartaa fahamkaaga intuu ku siiyo ayaa uu ictiqaadkaada uu yahay. Ibraahim inuu qaldaneyn ayaa dhici karta . Lkn anaga wax hadal uu yiri aan dhihi karno waa shabaab ama alqaacida ma aragno.
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Күн бұрын
Mida kale anigoo suufiya ah ninkii macalinka ii ahaa ee wax ka bartey markaan arkey i uu qalad shirki ah ku hadley waan ka gaabsadey waa yaabey. Waa shiikh siciid ilaahey ha badbaadiyo wuu dhintey wuxu yiri . Adiga naftaa hadaan inta ku soo qoro wuxuu yiri masax baa . (Shiikh cabdulqaadir jeylani oo la baryo iyo ilaahey oo la baryo waa isku mid ) caqliga saliimka ma yeelaayo.
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 Күн бұрын
Marka horta waxa hala saxo. Shacabka ha maqlaan inuu ku sax san yahay iyo inuu qaldan yahay dad badan oo diinta yaqaan ayaa jooga
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Күн бұрын
Asc intii uu noolaa maxuu uga hadli waa yey oo uu marxuum uga hadlayaaa All ha u naxariisto Wadaadka
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Күн бұрын
Somaliya ma sidaan ayaa lagu noolyahay 😭😭😭💔💔💔 ALXAN DULLILAAH 🙏🙏🙏🙏 RABIGII iga ka XEEYEY Anoo Yar Siyad Bare Marku Joogay 🙏 Waar Dadkan soo DOWLAD MA JIRTO😡😡😡😡
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj Күн бұрын
ok waxaadambi kadaran ah inuu sharciga kabaxsado maa isdhiibo ilaa hada islaweyninaa kamuuqdo
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Күн бұрын
Yaab waxa ah in mesha laga saaro doodii xaqq cadeentii o ninkii si cilmiya u hadlaba hala soo xiro waxey muu jineysaa jahliga isku kalsoon la aanta ka muuqata dowlad ku sheega iyo dadka caamada ah e waxba akhrinin intuu sheegay ibrahim waa sax intuu sheegay qofkii dood cilmiya ka gali karo ha yimaado jaahiliin wax looma sheegi karo waa caamo
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Күн бұрын
SUUFIDA KITAABADA EEY QORAAN WAA SAX WAXAA KA BUUXO SHIRKI BADAN IYO HADALO BADAN OO QOFKA MUSLIMKA AH DIINTIISA QATAR GALINAAYO
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Күн бұрын
Sheiq ciyow ? In sheiqa u gaafo wa wax laga xumaado
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp Күн бұрын
AALLAHU HA U NAXARIISTO SHIEKH AAMIIN
@user-uc6mz1qc6b
@user-uc6mz1qc6b Күн бұрын
Gurigooda aniga ayaa aqaan iyo meshuu degan yahay
@axmedsheikhcabdi1749
@axmedsheikhcabdi1749 Күн бұрын
In laxiro waa qalad
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Күн бұрын
Waa qawariij
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Күн бұрын
FIDNADIISA ALAHA NAGA QABTO DULMI MAAHEE WAAD MUDAN TAHAY IN LAGU EDBIYO WAAY AAD INTOO NOOLAA ULA DOODI WEYSEY MARKAAD ISAGOO MARXUUMA AAD SAXEYSO MA QOFNOOLAA LALA DOODAA MISE RUUX DHINTEY TAAS LAGAMA YAABO INEY HELAAN WAAYO WAA CADAALAD DARO LAASIM INBULSHADA LOO MUUJIYO IN CADAALADA LAGU HOR KEENEY KII KHAMIIS IYO CIMAAMAD QAATABA MAAHA INUU SUU RABO U HADLO XATAA HADEY TAHAY MASLO DIINIYA MA XILI TACSIYA AYAA LAGU BEEGAA Y MA BARNAAMIJ NIQAASHA AYAA SOCDO AAD KA QEYB GASHEY OO AAD ARAGTI IYO CILMI KA DHIIBANEYSEY MAXAA KEENAY IN XILI DADKU AAS KU JIRAAN AAD FIDYOOTO WAXAAN LAGAA DALBIN WAA MINAL JAHLI
@saansaan4680
@saansaan4680 Күн бұрын
Adigaaba duli kale ah ee warkiisa wadwada usheg waxa laabuda ah inuu liinta kucabo xabsiga
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Күн бұрын
Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc Күн бұрын
Ilaah haw naxariisto❤❤❤
@user-jd9kt6gb4g
@user-jd9kt6gb4g Күн бұрын
Sax wuxu ahaa suufi Wuxu laxugunyahay Suufiyada
@rakrika_momo
@rakrika_momo Күн бұрын
في زمن كثرت فيه المجاملات على حساب الدين أرى بأن الشيخ ابراهيم عيوو لم يصدر منه أي خطأ .. لا احد في هذه دنيا منزه المرحوم ليس بالنبي حتى لا يخطأ الحمدلله الذي وهبنا العقل لنميز الحق من الباطل وديننا واضح وضوح الشمس
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 Күн бұрын
shiikh markoo dhintay maxaa kahadal siiyay hadoo runsheegaayo asigoo shiikha nool . hadii uusan shiikha gaal dhihin allaha u naxariiso moxoo ugu diiday
@user-qk8eb7hi8i
@user-qk8eb7hi8i Күн бұрын
Cadkakouqad
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Күн бұрын
Waab marxuune 😮
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 Күн бұрын
see buugaag u dhahee lkn walaalkee kitaabo waaye
@abdifatah8392
@abdifatah8392 Күн бұрын
Ciyow isagaa aakhiradiisa iyo magaciisa ku dheelay.
@AbdishakurHassanAhmed
@AbdishakurHassanAhmed 18 сағат бұрын
Kuma dheelin ee runta ayee shegay xaqa lama qariyo
@abdifatah8392
@abdifatah8392 Күн бұрын
Qof caamo ah haduu isku dayay inuu sheekh cisman duro waa ayaan darro
@usrabdi
@usrabdi Күн бұрын
Wuu idhibay lakin 😂cabaasna hala qabto
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 Күн бұрын
Kitaabada dheh lo yahoo.
@MohaNasri-nc3xd
@MohaNasri-nc3xd Күн бұрын
Suufida haduu katirsanaa sheekha waxaa jiro waxyaabo badan oo suufida kaqaldamo😢
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k Күн бұрын
Allahayo na sug zamankan fitanta socoto🤲😭😭😭
@farahhassan1299
@farahhassan1299 Күн бұрын
Sheeqa inuu noolaase xaguu xiray ashar ayaa lagu qoraa kutubada sheeqa muxuu mah hore u hadli waayey
@farahhassan1299
@farahhassan1299 Күн бұрын
Wuxaabiyada iyo qawaatijta waa waxa wadanka qasay aduu wax sax ah hayo muu banaanka iskeeno oo yiraahdo mowqifkeeygu waa saas illeen xaqa lalama ganbadee
@SheikhAbdalla-hq9jj
@SheikhAbdalla-hq9jj Күн бұрын
Yaabb😂😂😂