Dekada Garacad "Shaqada Janbiyada C,D Ayaa Meel Wanaagsan Maraya" Muuqaalkii Ugu danbeeyey

  Рет қаралды 7,765

Deex TV

Deex TV

Ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @deextv

Пікірлер: 38
@rnuura334
@rnuura334 Ай бұрын
Reer Puntland Cadowgiinu Ciil & Cadho Ha’Udhinteen Aamiiiiiiiiiiiin Yaa Allaah
@Deqiina
@Deqiina Ай бұрын
Aamiin aamiin
@rnuura334
@rnuura334 Ай бұрын
Alloow Idinxafid Reer Puntland Guulleysta🔥💪
@lulm6983
@lulm6983 Ай бұрын
MashaAllah Hambalyo Dekada Garacad waa shaqa wanaagsan. Allaha idinla garabgali. 🙏❤️❤️❤️
@mohameda.samatar1407
@mohameda.samatar1407 Ай бұрын
Shaqo wacan baad inoo haysaan bahda Deex tv mahadsanidiin.. Shirkada Wadaagsin waan bogaadinayaa.
@yasinissewarsame4399
@yasinissewarsame4399 Ай бұрын
Maansha Allaah, ku dayo Puntland Soomaliyeey😎😎😎😎😎
@ahmedhersi7833
@ahmedhersi7833 Ай бұрын
It is very beautiful work undergoing construction
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
MashaAllah, Allaha barakeeyo shaqadaan ka socota Dakadda isku tashiga qarniyadii tagey & kan maanta aan markhaatiga ka nahay.
@rnuura334
@rnuura334 Ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah♥️❣️☝️
@LJama6119
@LJama6119 21 күн бұрын
mahadsanid sxb. sida wanaagsan ee aad mar walba noola wadaagtid dhismaha socda ee dakada.
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz 23 күн бұрын
waa taariiq gall reer Puntland sameeyen. waad ku mahadsantahiin.....
@nafisaali8689
@nafisaali8689 11 күн бұрын
❤MAANSHAALAAH❤ HALGAMAA GARACAD NOOGA SOO WARAMA .
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Ай бұрын
The Construction of Gara’ad Port in Puntland region Somalia and its 300KM transit corridor ( 3 G ) that links the port to central Somali regions and Somali State in Ethiopia, is a bold business venture. Deex Tv, farhan and his team,are doing a good job, and better the than Puntland TV which is just a name.
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Masha Allah! Kaliya Waxaad Ubaahantihiin Ilmo Addeerayaal Inaad Hub Iyo Ciiddan Dhisataan. Puntland Cadowgeeddu Waa Baddanyahay.
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 Ай бұрын
Allah hanobarakeeyo
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 Ай бұрын
Salalaahu Calayhi wasalam Wabaarak Calayhi
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Good job 👍🏾
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 Ай бұрын
Masha Allah
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud Ай бұрын
Maanshaa Allah
@warsameali5133
@warsameali5133 Ай бұрын
Qof kasta oo wadini hooshaa waa furxaa mashallah.waxaa ka soo xamar hool wacan
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 18 күн бұрын
Vedio cor ka so duub si aan sawir fiican u aragno inader thanks diyaarad ku duub
@mctech9639
@mctech9639 Ай бұрын
Drone ahaana noogu soo duub shaqo wanagsan ayaad haysaa
@SiidsadaqMohamed
@SiidsadaqMohamed Ай бұрын
@LST25
@LST25 7 күн бұрын
Janbiga ha dhihine Qeeybta dheh
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Ай бұрын
Janbi waa carabi Somali waa Marso Dekedu waa afar marso A, B,C, D
@Jamal-um9xb
@Jamal-um9xb Ай бұрын
Ereyga janbi amuu afsomali yahay? please hubi haduu ereygaas carabi yahay, weligey ereygaas afsomali baan uheystey, anyway mahadsanid
@Jamal-um9xb
@Jamal-um9xb Ай бұрын
Abcd waxaa ku bedeshaa BTJX
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Ай бұрын
​@@Jamal-um9xbhhhhhj
@Jamal-um9xb
@Jamal-um9xb Ай бұрын
@@fadumomusse2132 maxaa iigu qososhey sister🤣😂😀😃
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Ай бұрын
Reer Garacad ilaashada dekadiina Dani yuusan emirates kagadan.
@faisalhersi5681
@faisalhersi5681 Ай бұрын
Waxas waxba laga waydinmayo Dani isaga dalka xukuma shaqo wangsan ayu puntland u haya.
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Ай бұрын
Deni dalka isagaa xukuma hadday danta Puntland ku jirto waa lagu wareejinayaa.
@Jamal-um9xb
@Jamal-um9xb Ай бұрын
@farhiyo Adigu makuwii guulwade farmaajo taageerijirey miyaad kukirtey? dekedaan cadowgeeda koowaad guulwade farmaajo buu ahaa
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud Ай бұрын
Haraadigii Majnuunkii waxay ku waasheen xafidullah H.E President deni. Madexweyne Deni dalka Puntland State asagaa u ah madexweyne dekedaana qeyb weyn ku lahaa inay dhisanto halka ilkayarkii xanuunsanaa nacalatullah uu ahaa cadaw 1aad ee dekeda yeelato.
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
@@Jamal-um9xb Kaasi In Ladhagax Dhigo Xitaa Wuu Hor Istaagay. Ilkayar Iyo Xin Majeerteen Maxaa Lakala Siiyaa. Indhahiisoo Shana Baanu Dhagax Dhignay Oo Dhisnay.
@democracy480
@democracy480 Ай бұрын
Masha Allah
Somalia gave its coastline away, here's why it matters
16:55
CaspianReport
Рет қаралды 421 М.
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 63 МЛН
We Got Expelled From Scholl After This...
00:10
Jojo Sim
Рет қаралды 63 МЛН
NEW PUNTLAND PORT SHOWS SOMALIA CAN COMPETE IN TRANSPORT SECTOR
2:57
IKRAAN CARAALE | GAARSIIYA | SHOWGII MUQDISHO 2022
6:23
Kaafi Studío
Рет қаралды 2,6 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
0:55
兔子警官
Рет қаралды 9 МЛН
Why didn’t Nika like my long and beautiful nails? #cat #cats
0:25
Princess Nika cat
Рет қаралды 125 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
0:11
AngLova
Рет қаралды 7 МЛН