Warbixinta Janbiyada A,B,C iyo D ee Dekada Garacad Maanta Meesha ay Marayaan.

  Рет қаралды 7,986

Deex TV

Deex TV

2 ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @deextv

Пікірлер: 72
@mohamedismail7245
@mohamedismail7245 2 ай бұрын
waad dadasheen reer puntland horumarka dakadaha ka mid baad tihiin. Guulaysta. from Somaliland
@Jamal-um9xb
@Jamal-um9xb 2 ай бұрын
reer sheikh binu isxaaq waa idin salaameynaa,,mahadsanid
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 ай бұрын
Ku kalsoonaanta aan u qabo dadka reer Mudug ee Puntland darteed, waa sababta aan dekedan Hanti ugu darsaday anigoo Gedo ka soo jeedo oo aanan weligeey dhulkaasi cag dhigin! Horumar wacan
@abdowali463
@abdowali463 2 ай бұрын
Reer Gedo waa walaalahayo Garacad iyaga iska leh soo dhawaada walaalayaal👏👏
@waliali2101
@waliali2101 2 ай бұрын
Love gedo hope to live there because I’m fast to farmer darood.
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 2 ай бұрын
Mashaa allaah guul
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 2 ай бұрын
Shaqo cuslus aa socota mashaa allaah guul garacad puntland ❤
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 ай бұрын
​@@abdowali463Walaaltinimo waa sababta aan wax ugu darsaday saa Hobyo 10 dollar kuma darsadeene! Kkk
@abdowali463
@abdowali463 2 ай бұрын
Eebbow waa kaaga mahadcelinaynaa guusha aad naga siisay dhismaha iskutashiga Garacad Port. Reer Mudug, reer Puntland, Soomaali & cid kasta oo maalgashatay taariikhda baal dahab ah ayaad ka gasheen. Waa kaabihii dhaqaale ee abid aduunka ugu waynaa oo dad shacab ah maalgashtaan 🙏Guulaysta
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 ай бұрын
Waryaada bisinka ku soo gala iyo duco isha Dam jadiid yey idinku dhicin kooxda bur'burk iyo xasadka waaye shartooda ilaahay haku cesho
@qadarmuhumed5004
@qadarmuhumed5004 2 ай бұрын
Hambalyo dadkii maalgashaday iyo kuwa ku intifaacayaba guul baa usoo hoyatay. ALLAH no barakeeyo.
@koraad5960
@koraad5960 2 ай бұрын
Masha Allah Shaqo Wacan Baa Socota Allaha U Fududeeyo Raga Shaqadaas Haya Ajar Iyo Xasanaadna Allaha Ka Siiyo. Ilaahay Ha Dhowro Dekadda Garacad, Allaha Ka Dhigo Dekaddii Reer Puntland Iyo Soomaali Oo Dhan Intifaacsadaan Oo Barwaaqo Iyo Baraaro U Horseeda Allaha Ka Dhigo Ilaah Idankii. Allow Dhowr Dekadda Garacad🤲🏽
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 2 ай бұрын
Allahu,Akkabar kabiiraa Allahayo noo xafid❤🎉🎉 Dawolada puntland May allah bless you all you 🙏 of them ❤ 🙏 💖 ♥ 💕
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Maalmahaan Wax Duubidaaddu Waa Masha Allah. Good job Deex. Waad Fahanteen Sidda Loohagaajiyo Duubidda.
@Deextv
@Deextv 2 ай бұрын
Kkkkkkk
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
@@Deextv Xitaa Sawirka thumbnail Ka Ah Aad buu Noosoo Jiitaa. Waad Iska dhisteen Xaggaas maalmahaan 😂😂
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 2 ай бұрын
Masha Allah Allah ha idinku guuleeyo shacabka kaliya ee xorta ah ee soomaalida. Maskax ahaan iyo dawlad ahaanba
@rnuura334
@rnuura334 2 ай бұрын
ILaahayoow Idingarabgal oo Idinkuguulee oo Wixii Shar Ah Idinkahey oo Cadowgiinu CiiL & Cadho Udhintaan Puntland Guuleysta Idamka Rabi Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan ❤️❣️❤️❣️❤️
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
BOOWE PANTULAND SOMALI AYAA U BAAHAN EE PANTULAND UMA BAAHNO SOMALI WAA UMADA UGU AWOODA BADAN SOMALI KU DAYOO PANTULAND KU DAYOO SIDEY BARAARE U TAHAY MA JIDHO DEKED KALE YAAN LAGA BUUXIN CAASIMADA GARACAD
@mustafeomar3170
@mustafeomar3170 2 ай бұрын
Masha'allah ku socda abtiyaal
@user-pn6ci6gj4x
@user-pn6ci6gj4x 2 ай бұрын
Asc.Deex'tv waad mahadsan tihiin sida wacan ee aad nogu so gudbisaan- iyo shaqada ka socata DEKADA GARACAD IYO MEESHA AY WAX MARAYAN
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 2 ай бұрын
Soomaaliyeey dhulka dhisa Oo wax kala soo baxa inta aad qabiil iyo qabyaalad dadkiinii ku baabbiseen
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 2 ай бұрын
very profesional video weeye sxb farxaan waxaad noosoo gudbisay video aad u tayo sareeya oo tayo leh thanks bro!!
@Deextv
@Deextv 2 ай бұрын
Mahadsanid szb
@sh.cabdulaahiabdi7490
@sh.cabdulaahiabdi7490 2 ай бұрын
Allaaa mahad leh
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 2 ай бұрын
VIVA PUNTLAND
@abdiali8315
@abdiali8315 2 ай бұрын
GUUL GARACADPORT MAASHA ALLAAH
@saidmo7208
@saidmo7208 2 ай бұрын
M.a Alle ayaa mahad leh mahadsanid wlle adiguna wariye guuleyso
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 ай бұрын
Masha allah good garacad port
@MuhuboJama-sh6df
@MuhuboJama-sh6df 15 күн бұрын
Mashaa allaah tabaraka allaah good job well done
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n Ай бұрын
Maa shaa alla Soomaaliyey kudayoo Puntland kudayoo kudayoo Puntland k u d a y o o ❤❤❤❤❤
@rnuura334
@rnuura334 2 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah Allaahu AkbaR ☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 2 ай бұрын
Manshaa alaah ilaahy noosiyaadi nimcada aad nasiisay
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 2 ай бұрын
Vive reer dawolada puntland
@mussejama311
@mussejama311 2 ай бұрын
Great coverage ❤❤❤❤❤
@MrSheikh778
@MrSheikh778 2 ай бұрын
Sxb way adagtahay inaan sifiican u fahamno waxaa fiicnaan lahayd inaad Daroon ku soo duubto si guud ahaan loo argo mahadsanid
@Deextv
@Deextv 2 ай бұрын
Insha allah muuqaalka danbe drone ayaan ku soo duubayaa
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 2 ай бұрын
SOMALIA was socotay
@SaciidXasan-xh4zz
@SaciidXasan-xh4zz 2 ай бұрын
Masha allah alle garab gallo
@rnuura334
@rnuura334 2 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@Digitalguard114
@Digitalguard114 2 ай бұрын
Ma sha Allah ilahow dakdii laguwada liibani lahaa nooga wada dhig ma sha Allah ma sha Allah ma sha Allah.
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 2 ай бұрын
allaha idiin fududeeyo 😢😢
@Deextv
@Deextv 2 ай бұрын
Aad baa u mahadsanitiin dhamaan asxaabta wanaagsan ee comment wanaagsan ka bixiya Muuqaalada aan KZfaq soo galinay
@MuhuboJama-sh6df
@MuhuboJama-sh6df 15 күн бұрын
Asc farxaan walaale goorma ayaa dhulka master plan lasameeynayaa
@fawsiamusa6354
@fawsiamusa6354 2 ай бұрын
Maanshaw allaah ilaahow noo xafid
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 2 ай бұрын
❤❤❤
@ahmedhersi7833
@ahmedhersi7833 2 ай бұрын
Waa waxaa aad illahay loogu mahad noqo
@rnuura334
@rnuura334 2 ай бұрын
PUNTLAND🟩⬜️🟦🟩⬜️🟦🔥💪
@hawamohamud4805
@hawamohamud4805 2 ай бұрын
MANSHALLAH 😶‍🌫😷😹
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 2 ай бұрын
Soomaaliyey aa isku tashano oo dalka dhisno
@mahamudabdisamed8945
@mahamudabdisamed8945 2 ай бұрын
Thanks me Farhan
@LJama6119
@LJama6119 2 ай бұрын
somali iskaga hadal
@Daily_Lifes7
@Daily_Lifes7 2 ай бұрын
@@LJama6119saasaa la qaatay 😂
@muusakahin4135
@muusakahin4135 2 ай бұрын
Biyaha bada magaalada galay ka qaqabta
@Deextv
@Deextv 2 ай бұрын
Waa la xaliyey howshaas
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
MARKA AAN IS ARKO IN AAN AHAY REER PANTULAND OO REER MUDUG KA SII AH MARA WAA JIRIIRICOODAA MARA WAA MILIILICOODAA QIIRO AYAAN U DHIMAN GAARA MA JIDHO MEEL MUDUG PANTULAND GAARI KADHA DHAMAAN SOMALI GALMUDUG WAA DADKA UGU BAAHI BADAN UMADA SOMALIYEED KU SOO DHOWAADA DEKEDA NASABKA GUN MAXAY DHISAN KADHAA
@moali27
@moali27 2 ай бұрын
Dhowr sano baad cayneysay dakada Gara'cad. Maanta miyaad Puntlander noqotay?😂 Wali waad qaldantahay ee Quraan isa saas oo jooji umada Soomaali ee marba qolo aad cayneysid.
@Puntland1
@Puntland1 2 ай бұрын
So dhawoow sxb wax badan wa nacaysay lakin makhaldame wa Ilahay anagana xala dhalay ban ka nahay wixi hore.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
BOOWE WAA DEKEDA UGU BALAARAN DHAMAAN SOMALI WAA DEKEDA UMADA SOMALIYEED KA SAADHEY DEKED LA,AANTII UMADA SOMALIYEED HEYSATEY SOMALI MAANTA AYAA DEKED HESHAY MA JIDHO DEKED KALE OO UMADA SOMALIYEED LEEDAHAY HADII AAD ARAGTAAN WAX LAGU SHEEGAHAYO DEKEDA BERBERA WAA BEEN WAA PHOTO SHOP MUQDISHO WARKEEDA DHAAF MAR HORE AYAA LA XIRAY MAANTA ETHIOPIA AYAA PANTULAND TUUGMO UGU YEERTEY SOMALIA SOMALI BAA LEH
@hasansudi9404
@hasansudi9404 2 ай бұрын
Kk tekeda calamka ugu wayn dheh 😂 berbera xita 1000ano ka bacdi ma gadhaysan
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 2 ай бұрын
waar nio isbitaal aad 3sano baad dekeda garacad nacayb iyo xaasidnimo la daba socotaa waana ku aqaanaa qofka aad tahay oo waan ogahay waxa cuqdada kugu riday. maantayna waxaad iska dhigaysaa nin reer puntland ah hooyadaa baa cuqdad kugu dhashay iidoorkii kudhalay wase hhhhhhhhhh
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 ай бұрын
​@@inspirationalvideos1818Aad baad u fahamtay uurka iyo qoraalka aanan is lahayn! Garacad meel khatar ah ayaay ku taalaa, dad badan bayna Qaras ku riday oo shigshigaya marka aay ka hadlaan! Kkk From Gedo
@hasansudi9404
@hasansudi9404 2 ай бұрын
@@inspirationalvideos1818 idoorkan aad ku qarwaysan joojiya 💀🤦‍♂️ Heerkasa maraysan inad isugu botaysan Meshu waa KZfaq about ma laha
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 252 М.
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
📍Gabaadyadii Gumeystihii Taliyaaniga🏚️🇸🇴 #minivlogs #contentcreator
3:57
Daawo Mashaariicda NPHH iyo Imaaraadku ka dhiseen Berbera.
16:19
MM Somali TV
Рет қаралды 47 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 193 М.
"Қателігім Олжаспен азаматтық некеге тұрғаным”
41:03
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 286 М.
когда повзрослела // EVA mash
0:40
EVA mash
Рет қаралды 1,9 МЛН
Can this capsule save my life? 😱
0:50
A4
Рет қаралды 31 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
0:39
Untitled Joker
Рет қаралды 10 МЛН