DEQA AHMED ( GOROYO CAWSHA).flv

  Рет қаралды 322,671

TheJaalle

TheJaalle

13 жыл бұрын

codkii deeqa ahmed gaydh, viva deeqa somali lyrics song

Пікірлер: 160
@hassanbuldi6868
@hassanbuldi6868 4 жыл бұрын
Intii iydoo yar Maqli jirtey like isaara weliba heesta bilawgeda jecla
@baariyowmoalimsalad4515
@baariyowmoalimsalad4515 3 жыл бұрын
As well as
@maryandahir3902
@maryandahir3902 3 жыл бұрын
Same as I wlh
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashalllah iydo yar arkay 2010 queen weeye
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 2 жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲Aniga caafimaad san kugu deeqee ayaa leeyahay dajiyahayga allow igu daa ❤️❤️❤️17/7/2022🥲🥲🥲
@ahmeddiryie7285
@ahmeddiryie7285 Жыл бұрын
C. Oh ok o. Opposition leaders oooo op o. O. O o. O. O o. O. O. O. O. Oo. O. O. O oo. O. O ooo. Iii. But it’s. I. IBut. Iiii. I. I I. I I. Iii I I I. I. I. I. I. I. Iii I I I I I I don’t. I. But But iiii. I. I. I I I I. 😊I. Iiii I. IBut I. I. Iiiii😊iiiii. I I iii iii😊iiii I. But it’s calm to say no. But. But. But. But it’s. IBut 😊. I
@hadiabdi3097
@hadiabdi3097 6 ай бұрын
Anoo ciyaal 7 jir ah baan heestan ka maqli rikoodh xafadana oo li jiray Inta ila dhagaysanaysa 2024 like ku qabo
@abdirahmanmohamud7482
@abdirahmanmohamud7482 Жыл бұрын
First time aan maqlo waxay ahayd 2006 2007 deeqa ahmed mar walba waxay ahayd favourite kayga caawana 2023 ayaan dhegaysanaya what a voice
@monajama8260
@monajama8260 11 ай бұрын
my fav😢😢😢
@fardowsohassan5167
@fardowsohassan5167 9 ай бұрын
Anga 2009 maqalo first time
@codkaxaajitvt9778
@codkaxaajitvt9778 4 жыл бұрын
Ugub caasha keyntiyo cawa dhalad hadaan ahay caafimadsan kuugu deeqee my ex aan ku soo xasuustaa heestan 2006 iyo xamar cadeey hadan 2019 holand iyo canada ayaan kala joogna ana naag baan aroosay ayada si doo kale qof walbo nasiibkiis bey sheekadii ku dhamatay love
@najonb6508
@najonb6508 4 жыл бұрын
Wale hees an jeclahay weyan
@xasanxasan6872
@xasanxasan6872 4 жыл бұрын
codka xaaji tv t kudarasomaxatidhih
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 9 ай бұрын
Dareeen bay ku heestay fanaanad buuxda Deeqo Ahmed".❤
@princessnajuum3892
@princessnajuum3892 4 жыл бұрын
2 February 2020 Anoo sarirta jifaa dawanaa waliba aqris leyga rabo kkkk isooduceya sxbey inuu ilahey isaqiro
@miskimohamed5983
@miskimohamed5983 3 жыл бұрын
heestan waxaa iigu horeysey 2005 mar aan kasootagay somaliya ayey iso dhiibtay cajalad ay kujirtay hestaan gabar uu jacayl maga dhaxeeyey waqtigaa kadibna ismaanan calfan walina waan jeclahay gabadhaa hadoo lajooga 2021 da
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Ma is heshayeen wll🥺🥺🥺
@abdala7882
@abdala7882 2 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaya is muujiya🥰💖
@omarpkhassanmoha9077
@omarpkhassanmoha9077 3 жыл бұрын
Xasuus galkacyo baan kudhagaysan anoo iskooley ah hada anoo aabe ah baan caawa daawaday ❤️❤️
@abdimahadmuhumed517
@abdimahadmuhumed517 5 жыл бұрын
Markii igu horeysay ee an maqlo it was 2006 ila 2007 kii ayey ahayd ila hada wan dhageystaa asxabtan isla jognay markan maqlay badankodii illahy ha unaxaristo wey dhinteen
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 3 жыл бұрын
Amiin wll waa wakhti xasuustii iyo murugadii leh Asaxab is la so korten hadana manta garbkaga ka maqan waa qoraal rabi oo cidina bajin meyso waxan lenahay eebe janooyinkisa haydunku casuumo anagana hanoga kiin dabo naxariisto Allahuma Ameen yaa rabi
@baariabdulahi9038
@baariabdulahi9038 3 жыл бұрын
Waa ruunta
@baariabdulahi9038
@baariabdulahi9038 3 жыл бұрын
@@hassandweeu4096 ameen
@maariyoxasan8532
@maariyoxasan8532 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk 2006 ayan cajalad arooh ka arkay xasuus
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
@@maariyoxasan8532 ; 1981 ayaan heesta oo originala oo riwaayad ku jirta cajalad dukaan noo dhowaa ka dhegaysan jiray,waxaana wada qaada AUN Xaliimo Khaliif ( magool) iyo Axmed Cali Cigaal.gabadhani copy.
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 9 ай бұрын
19/10/2023 Galab casir ah ban dhagysanaya. Ano shqo ku jiro. South africa. Idnka so.salamya. deeqa axmed fanand iska jclhy 2008. Ban igu horeysan an maqlo❤❤❤❤ Hda iga danbysd like sar
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un 8 ай бұрын
Is ilaali walal
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 8 ай бұрын
​@@AbdirazhiidAhmed-ss1un hye. Wllky. Ilah. Ha i ilaliyo kuligyna❤❤❤
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 4 жыл бұрын
2020 ilaa 2021 yaa dawanaayo 🤣🤣
@aishahassan2327
@aishahassan2327 2 жыл бұрын
2022
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysanayay xiligii ay Hogaamiye Kooxeedyada heesteen Koofurta Soomaaliya xiliyadii 2000 ilaa 2006 bilowgeeda, haatana waxaan daawanayaa Habeen Jimco Sabti soo galeyso bisha May 26/2023 Saacaduna tahay 10:30 PM anigoo joogo Magaalada Mogadishu Caasimadda Jamhuuriyada Soomaaliya oo ay ka jirto Neecaaw Nabadgalyo iyo Sookabasho Nololeed iyo Dowladnimo Allow noo xooji oo tiirarka noo adkee.
@marwodhawrsan5730
@marwodhawrsan5730 Ай бұрын
Alle haw ugu wado nabada
@ahmedkaled6359
@ahmedkaled6359 8 жыл бұрын
Deka deka Axyaa fanana Indrtay Afkaga cano lagu qabay Esh calla song Goroyo Cawl
@caydarusomar2676
@caydarusomar2676 3 жыл бұрын
Heestan hees xasuus dheer igu leh gabadh an is jeclayn ayaa qadi jirtay 2007 kii
@abdisalam1243
@abdisalam1243 3 жыл бұрын
Heetan dhageysigeda maba ka daali 2020 yaa ila dhageysanayo✌
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
Dhawaqa heestani meel dheer oo maskaxdayda ah ayuu ka dawamayaa, ma se xaddidi karo goorta iyo goobta aan ku maqlay. Xusuus aanan waxba ka soo qabanayn ayay i galisay, Waa saben hore hore kollay.
@abdirashidwarsame786
@abdirashidwarsame786 3 жыл бұрын
Pretty Deeqa Gaydh Edo Macaan Allaha Cimriga Iyo Caafimaadkaba Hakuubarkeeyo
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 18 күн бұрын
Heestan waxay ahayd talantaali wada qaadayeen axmed cali cigaal iyo magool iminkana deeqoo qudhaa qaadaysa
@mohamedyabarag4519
@mohamedyabarag4519 2 жыл бұрын
Vintage Deeqa Ahmed Gaydh. She has a gorgeous voice.
@mohamudyusuf9597
@mohamudyusuf9597 3 жыл бұрын
Cod macaan beeyleedahay reer baadiyahaan makrafoonka yaa udhiibay ka fogoow gabadha reer baadiye yahow
@user-jx4bw8zp6p
@user-jx4bw8zp6p 17 күн бұрын
Allow kaan jeclahy igu sin mid ficn iga dhig amin yarabi
@maanmohamed
@maanmohamed 4 жыл бұрын
She has a amazing voice wlh keep sst
@sowdaosmanmahamud580
@sowdaosmanmahamud580 3 жыл бұрын
Kkkk maanow intana ma ila joogta 🤣 kama daalo heestan dhageesigeeda🥰❤
@maanmohamed
@maanmohamed 3 жыл бұрын
#zuu abaayo aniga kula mida dadki hore lee dhageystaa 🌺🌺
@nouraadan806
@nouraadan806 7 жыл бұрын
goroyo cawl wa xgii laygu dhacey heestan dhagay sigeeda kama daalo
@saaaafi
@saaaafi 4 жыл бұрын
28.03.2020 baan dhgysnaaya waqtiga muxuu carary
@alimohammed2027
@alimohammed2027 4 жыл бұрын
Past songs still the best
@bangbangallday1390
@bangbangallday1390 4 жыл бұрын
Soo beautiful, masha Allaah.
@Aliyoe2
@Aliyoe2 Жыл бұрын
My fav. Som girl singer Deka Ahmed💙
@XaayoowGeedi
@XaayoowGeedi 2 күн бұрын
Old is gold 4/08/2024
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 4 жыл бұрын
24__1_2020___7:30pm😊💔kama daalo heestan☝️❤️
@abdikaniabadir9843
@abdikaniabadir9843 5 ай бұрын
2009 heestaa ciyaal iskuul markaan ahaa😂😢
@elmiabdiadan3553
@elmiabdiadan3553 4 жыл бұрын
Dugisga markii nalaga soo deeyo Baan mid moobeel inaga haystay noo daari kkkk waa kush kush Baan dhihi jirnay markaaa
@kaarimkaarimm6682
@kaarimkaarimm6682 5 жыл бұрын
Ugub caashaq keentiyo cawo dhalad Hadaan ahay caafimaadsan kuugu deeqee
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
My beautiful Deqa with the most beautiful voice. Allah bless you sis🙏🙏
@ahmedozil1847
@ahmedozil1847 4 жыл бұрын
8:56 borame. Hapeen Isniin ah Barca iyo city degeen
@AbdullAbdull1
@AbdullAbdull1 6 жыл бұрын
Beauty with voice
@AbwaanMurtisame
@AbwaanMurtisame Ай бұрын
coolka uga joogtaa✖ coonka uga joogtaa✔
@ayoubrouble3950
@ayoubrouble3950 2 жыл бұрын
Deeqo Ahmed Long time ago wllhi
@baariabdulahi9038
@baariabdulahi9038 3 жыл бұрын
7 jira baan ahaa marki laa dhegsan jiray Deeqa axmed ila yarntii baan jecela mnsha allaah
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
Heesta AUN Magool iyo Cigaal baa qaada,riwaayad ayayna ku jirtay.
@ahmedabobaker1075
@ahmedabobaker1075 2 жыл бұрын
Qoftaan waa legend wllhi deeqo Ahmed ❤💢
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 Ай бұрын
Xasuus baaban galay wakhtiga aan hada dhagaysanayaa waa 2024 cajap. 🎤🔥
@issahaji4125
@issahaji4125 13 күн бұрын
Kof an jecla ayan so xasustey
@ahmettyasin3941
@ahmettyasin3941 6 ай бұрын
2003 yaa dhagaysanyay heestan 😢
@kaarimkaarimm6682
@kaarimkaarimm6682 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa horay uqaaday Cigaal iyo magool
@zacki001
@zacki001 3 жыл бұрын
Heestan jinigyga baa jecel
@dreamboi8094
@dreamboi8094 Жыл бұрын
2023 still here ❤️👸🏽
@hexhsn4984
@hexhsn4984 2 жыл бұрын
Who watching September 2021
@dirirabdulahi3400
@dirirabdulahi3400 4 жыл бұрын
Xasuus 2011 iyo maanta 2020 aduun socday iga dheh
@ismailmustaphe5241
@ismailmustaphe5241 Жыл бұрын
2007 mobile niicle ah bay ka dhagaysan jiray aniga oo beerteena waraabinaayo haddana waxaan joogaa uganda. Xasuus
@abdiqanimusa5201
@abdiqanimusa5201 3 жыл бұрын
2020 ilaa 2021 like Saar caaweee.
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Old is gold❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Erayadii abwaa yuusuuf dubbe mire (yuusuf qurbaawi) Laxanka xasan sabrie afrax (xasan garayt)Aun 😢 Waxa horay uqaaday faaniintii qaliga ahaa Mamo Aun 😢xaliimo qalif magol iyo axmed cali cigaa Kabanka waxaa tumay isla xasan garayt 1981
@user-li7fy7ne1g
@user-li7fy7ne1g 8 ай бұрын
11/11😊😮 please qof heesta iyadoo qoral ah iqora raba
@ksm8vlogsandfilms733
@ksm8vlogsandfilms733 3 жыл бұрын
2021🎶🎵🎧 best of deeka ahmed
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashalllah wanaagiyo qofa nolow wll
@bandyalibakal4192
@bandyalibakal4192 3 жыл бұрын
Alaya nawirak caleyk deqa qaali fananada ugu cod quruxsan laguma cuno oo laguma cawryo.
@user-jm9ry5jh5s
@user-jm9ry5jh5s 6 ай бұрын
Ala maxaan maqlii jiray heestan anoo yar hadeerna si kadisay iiga soo horbaxday😅
@mohamedmj1568
@mohamedmj1568 Ай бұрын
Axyaaa hees 😢😢😢
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@sharmaakeaxmed2320
@sharmaakeaxmed2320 2 жыл бұрын
2006 ayaan dhageystay anoo kuray yara
@runsheegmediaa5990
@runsheegmediaa5990 6 жыл бұрын
Faanada weyn heesaheeda noo so kordhi wlaal
@amranbashir2438
@amranbashir2438 3 жыл бұрын
2-2-2021 Thuesday Muqdisho somaalia 20:40PM😭
@xamdayusuf5699
@xamdayusuf5699 3 жыл бұрын
Maansha,allaah
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 Жыл бұрын
Xoorkii laga dhamay, iyo xasuusbaa geel lagu xero geeya, heestan saamayn weynbay naftayda ku leedahay waxaa ii qaadi jirtay my ex girl freind 2010 , hada oo la joogo ban dhagaysanayaa , intaan xasuustay ban inantii hada wacay nasiib wanaag way ila dhagaysatay laakin hadda asxaab isku weynba nahay oo xidhiidh dhexdayada ma yaalo.
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 Жыл бұрын
Legend. Haddii xiriirka dhamaado. Xasuusta iyo walaaltinimadu ma dhamaato.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Heestii way kharibtay hal eray may sixin.
@ifraaxbare7012
@ifraaxbare7012 3 жыл бұрын
Deqa,ahmed,cod iyo quruxba,ilahay wu siiya mash alh malin axada,2021 xamar cadey dm,hawlwadaag ano so daalay an dhagesana 😂😂😂😂😂
@dramuunjimcalle
@dramuunjimcalle 12 күн бұрын
xasuus 2007
@nawaalaadan7478
@nawaalaadan7478 5 жыл бұрын
Berigambey shidneyd 😘😅
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official Жыл бұрын
Past Era 2006 memories
@mohamedali-if5is
@mohamedali-if5is Жыл бұрын
29/05/2023 Habeen talaado ah
@moha.abdi1
@moha.abdi1 Жыл бұрын
2009 mar aan heestan dhagaysanaynay anagoo yar yar waxan xasuusta ninka deeqa axmed la jooga aan idhi waa xasan aadan waa naloo garnaqay aniga iyo wiilal aan sxp nahay Kadib qaarban isula tagnay Waan kaga helay waa xasan aadan ayey dhaheen bari dhawayd baan ogaaday inay markhaati beenayaal ahaayen😁😁
@hindashide9687
@hindashide9687 10 ай бұрын
Habeen xasuus mudan maxan ku qaylay anoo wadankii joga imiss hargeisa 2010kii ayaa igu danbaysay
@shabcahasan902
@shabcahasan902 3 жыл бұрын
Heestan xasuus 2007 2021 may 25
@hanadjuniorofficial1509
@hanadjuniorofficial1509 3 жыл бұрын
am here still 2021
@nuursaleban6434
@nuursaleban6434 8 ай бұрын
29/11/23 arbac ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Lkn Kan Muxuu Ahaa Sawirka Ah haddii Pagekii Cigaal uusan Geli Karin Muxuu Ka Qabanayaa Meesha Mise Islaantuu Jecelyahay???...JWB...thanks.
@abdullahiibrahimwardhere9609
@abdullahiibrahimwardhere9609 Жыл бұрын
deeqa axmed fananad codkeed la gaari karin heesaheeda aad u jaclahay
@abdallafarhan4658
@abdallafarhan4658 Жыл бұрын
27.12.2022 Arbaco Axya Deeqa Ahmed
@abdikaniabadir9110
@abdikaniabadir9110 2 ай бұрын
2009 xasuus
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
👩🏽‍⚖️Mid u code 👩🏽‍🎓Nimco dareen 👩🏿‍🎓Deeq axmed 👩🏽‍🔧🧚🏼‍♂️🧚🏽‍♀️
@roodomaxamad130
@roodomaxamad130 5 жыл бұрын
Waaw
@shukrishani2625
@shukrishani2625 Жыл бұрын
Waa saas
@musamohamedosman212
@musamohamedosman212 9 ай бұрын
Masha alah
@safiyamohamedali4748
@safiyamohamedali4748 3 жыл бұрын
Waxan so xusuustay jaceyl kayga Allaha u naxariisto 😥
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@princesshodan4720
@princesshodan4720 3 жыл бұрын
Amiin
@khadarmohamed9223
@khadarmohamed9223 9 ай бұрын
11:20pm 2023
@axmedmaxamed4957
@axmedmaxamed4957 2 жыл бұрын
Lyrics ayadoo bal qof ha ii soo qoro
@user-ey6vx4cv7v
@user-ey6vx4cv7v 9 ай бұрын
Wax dambi malahaan jiray heesihi hore lkn kuwa hada la qadaayo waa wada dambi❤
@user-ey6vx4cv7v
@user-ey6vx4cv7v 8 ай бұрын
Yaa ku dhahay wax dambi malahaan jirin alaah kabaq waa la dhimanaa
@deickvg7075
@deickvg7075 2 жыл бұрын
Maqal mjira
@nawaalmahamuod1076
@nawaalmahamuod1076 3 жыл бұрын
Plz tiyoo qoraala sogaliya ✌🏻
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
At The Moment
@xalanecawl3092
@xalanecawl3092 8 жыл бұрын
wooow
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 5 жыл бұрын
Wow
@baariyowmoalimsalad4515
@baariyowmoalimsalad4515 4 жыл бұрын
Good day
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 3 жыл бұрын
Heestaan runtii waxan ku xasuusta 2008tii talefan mobel nokia 310 tharee one zero an watay ay iigu so dhici jirtay 😂😂😂😂
@aishahassan2327
@aishahassan2327 2 жыл бұрын
Hhhhhhh lagen hore m.a xasuus wcn
@hudaamuun4635
@hudaamuun4635 2 жыл бұрын
2022/2/21😘😘
@AliMohamed-nr2vf
@AliMohamed-nr2vf 3 жыл бұрын
Second to none
@user-lu5oj7zv7w
@user-lu5oj7zv7w 29 күн бұрын
😢😢😢😢😢🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️
@nayruuscabdicaziiz7936
@nayruuscabdicaziiz7936 Жыл бұрын
War qoftaani heesta weyqaladay
@11akhalif
@11akhalif Жыл бұрын
Gormey heestan soo baxday? Sanadkas xasuus weyin ayu igu reebay.😢
@cabdishakurcabdi.7373
@cabdishakurcabdi.7373 4 жыл бұрын
axyaa aduunyo ninkaas makarafoonka ladaba jooga ee ina uurdoox wuu geeriyooday.
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
Goormuu dhintay walaalo
DEEQA AHMED HEESTII  SOO ADIGA MAAHA  FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
4:41
samatar said salah
Рет қаралды 531 М.
Deeqa Axmed Gaydh | Noqo Wiilkan Aan rabay
5:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 493 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac
3:36
Damaashad1
Рет қаралды 3,8 МЛН
DEEQA AHMED l WIXII DHIB AAN SOOMARAY l NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2020
5:50
Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"
9:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 436 М.
HEES: dheera wadaduyee wadankuna fogaaye (fadumo duur)
6:19
Dunida cusub tv
Рет қаралды 356 М.
nimco dareen booli
4:29
Jekey Jk
Рет қаралды 2,7 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
Deeqa ahmed "naftan gabiga dheeriyo galbada ka lulateee"
7:40
mohed2010
Рет қаралды 173 М.
Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010
5:41
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 384 М.
DEEQA AHMED GAYDH | NAF AAD QADATEY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:41
小丑与白天使遇见丧尸?#short #angel #clown
0:32
Super Beauty team
Рет қаралды 29 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 5 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 35 МЛН