Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"

  Рет қаралды 424,725

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Yuusuf Maxamed Xasan (Qurbaawi) 1981
🌟Laxanka
U/ Xasan Sabriye (Great)
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 179
@alidubbe4348
@alidubbe4348 3 жыл бұрын
Abwaaka heesta sameeyay waa adeerkay abwaan Yusuf Dubbe Mire (yusuf qurbaawi) hadda oo aan qoralka qorayo waan wada joognaaa alla cimriga iyo caafimaadkaba Ha u barakeeyo
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 Жыл бұрын
Salaan sharf leh naga gaarsii abwanka qaaligaa ee somaliyeed from galkacyo Somalia guul
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Yuusuf xaaji maxamad xasan qurbaawi la ma dhoho miyaa
@MaxamedSheikhAlli
@MaxamedSheikhAlli Жыл бұрын
M.a war saxiib naga gaarsii salaan sharefeed oo waliba qalbiga ka so goday abwaanka wayn ilahey adunka nimco aakjirana jano from muqdisho
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Dadka qaar waxay dhagaystaan heesihii dhexe. HALKA ay qaar kalena dhagaystaan Heesaha Rapka ah . Balse legend ku wuxuu dhagaystaa Heesaha qaraamiga♥
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
QaYz InztaHram. heestu qaraami maahee waa qaaci waa sideetamaadkii waxay ku jirtay riwaayaddii hagar daamada guurka haatan yaa ka masuula. Curintii yuusuf xaaji maxamed (yuusuf qurbaawi)
@gjljhglgft7824
@gjljhglgft7824 3 жыл бұрын
WAA RUN HEESTANI WAXAY DHADHAN U LEEDAHAY DADKII TODDOBAATAMEEYADII IYO WIXII KA HORREEYEY SOO GAADHAY WAAD DADKII HORE
@nuur3272
@nuur3272 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 Qaaci iyo qaraami midna maaha. Qaaci waxa la yidhaa heesta marka fadhi Lego duubo ee kamanka iyo darguugada lagu tumayo. Hees 2021 la la sameeyay ayaa qaaci noqon karta hadii lagu duubo kaman iyo darguugad. Kalmada qaaci waa af carabi.
@loobogay5895
@loobogay5895 3 жыл бұрын
Sxbow qaraami maaha yaanay kaa qaldamin qaraamku maaha kuwan ha u hadlin sida kuwaa aad sheegayso sxb
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 ugaas mahad-sanid.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Car bal waataase ha la helo fanaaniin qaayaha leh, cod u dheer yahay, xikmad kuu luuqaynaaya. AHUN Magool, cimri dheer iyo caafimaad qabna ha siiyo Axmed Cali Cigaal. Walaahay gaadhiga waan parking gareeyey si aan u dhuuxo erayada macaan, iyo muusiga ka dhicin
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Aamiin
@worldwide9687
@worldwide9687 3 жыл бұрын
Ereyadii:- Yusuf Dubbe Mire ( Yuusuf-Qurbaawi) Codkii:- Axmed Cali Cigaal iyo Xaliimo Khaliif Magool (AHUN) Note:- Yuusuf Dubbe Mire oo loo yaqaanay Yuusuf Qurbaawi wuxuu adeer run ah u yahay Wasiirka Warfaafinta Somalia Cismaan Abokor Dubbe Mire
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Hadda waa nool yahay baan filayaa sidaan wareysi sannadkii hore 2019 Cigaal lala yeeshay uu ku sheegay. Weliba waxaan filayaa inuu Cigaal yiri abwaan Yuusuf gacan ayaa nabar ka gaaray oo go'day. Kolay si fiican baad u garaneysaa sxb markaas abwaanka xogtiisa xoogaa noo faahfaahi.
@suleimanweraro751
@suleimanweraro751 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed gacan ayaa ka go day wuuna noolyahay
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
World wide yuusuf dubbe mire lama yidhaa abwaankee (Yuusuf xaaji maxamed ayaa layidhaa) yuusuf qurbaawi
@worldwide9687
@worldwide9687 3 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 sxb Dubbe waa naanays Maxamed ayuun baa Dubbe la yidhaahdaa na waa magaca markaa isku nin uun baynu sheegaynaa.
@worldwide9687
@worldwide9687 3 жыл бұрын
@@suleimanweraro751 waa runtaa Gacan buu la'yahay iminka
@bulshadacusub
@bulshadacusub 3 жыл бұрын
RIWAAYADDII HAVARDAAMADA GUURKA HAATAN YAA KA MASUULA YUSUF QURBAAWI...THANKS USTAAD
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
Alla heesihii hore maxay wacnaayeen❤ Bal fiiriya sida uu muusigu iskugu daba dhacaayo❤❤❤⚘⚘🌹🌹👍
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Axmed cali Cigaal & Magool Aun Waa xulkii fanaaniinta Heestan oo kale lama dhaafi Karo
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 Жыл бұрын
Alxamdu lillaah bishii July sanadkii hore 2022 ayaan gabar aan aad u jeclaa oo in aan guursado igu adkaatay heestaan dhageysan jiray oo ku raaxeysan jiray anigoo iyada is hor keenayo, Alxamdu lillaah hadda oo July 2023 ah gacanta ayaan ku hayaa oo waa xaaskeyga waa aanna wada nool nahay ilaahey ayaa ku mahadsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 3 жыл бұрын
Magool ( AUN) iyo Cigaal waa labo faanaan oo ku qoran qad dahab. Heestaan waa,hees Classic ah oo had iyo goor la dhagaysan karo oo aan laga xiisa dhacayn.
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Waa Soomaalidu markay israacsanaayeen ee aan qabiil kala qaybin. Bal eega heestan abwaanka sameeyey waa Isaaq, Cigaal waa Majeerteen, Magool waa Habargidir. Bal maanta isu keena saddex qof oo saddexdaa beelood ka soo jeeda oo ku midaysan shaqo ay u hayaan dalkooda.
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Mahadi haka gaarto wll mcn #wayowayihiiwacna Magool Aun cigalna cafimad iyo cimri dheer Allaha siiyo hees aan jecelahy🎶🎧🎻❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Qaraamiga noo soo badi.. 2 legendaries cigaal vs magool... magool aun
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Hees xusus leh manta tarikhdu waa 19.Dec.2020 1.40 duhurnimo
@zupermax3710
@zupermax3710 3 жыл бұрын
Axmed cali cigal iyo xalima cumar khalif magool alle haunaxariiste
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 жыл бұрын
Xaliimo khaliif mahool aun wy dhimty lkn cigaal waa noolyhy cimriga allah ha barkeeyee
@qoorubaxay
@qoorubaxay 3 жыл бұрын
Heestani waxay ka Mid ahayd Riwaayadii Hagardaamada guurka haatan yaa ka masuul ah oo uu sameeyey Yusuf Maxamed Dubbe ( Yuusuf Qurbaawi) sanadkii 1981. Wuxuu ku biiray SNM gacanta ayaa go’day wuxuu joogaa Imika Hargeysa, waana Wasiirka Warfaafinta Cismaan Abokor Dubbe Adeerkii. Waa reer Burco wuxuu joogaa Hargeysa.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Sax waad helayshay sxb mujaahidkii weynaa... thank you
@atamayste4593
@atamayste4593 3 жыл бұрын
Asc nio horta ogaa inu sameey yuusuf qurbaawi lkn waxan islaah way ka horay81kii ma saas ada jag saxan baan filay takale inu reer dubad aha waad igu kordhisay.riwayad heeso fiican baaku jiray
@deeqowahmed887
@deeqowahmed887 3 жыл бұрын
Sxb ruwaayadaa waxaa ladhigay 1985 tii waxaana lagu dhigay tiyaatar . Waa sax waxaa alifay Yusuf Xaaji ( qubaawi oo Macalin ahaa oo aan fanaan ahayn .. laxanka waxaa saaray Xasan gareyd,,, aniga in kastoon nasiib u helin inaan galo ruwaayada hadane waxaan joogay xamar oo Waan aqaanay ruwaayadaa.. qurbaawi 85 tii wixii ka dambeeyay ayuu snm ku biiray
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@abdirahmandahirabtidon7702 Aqoon ma u laheyd sxb . SIDA ) snm 🤣😅😅
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
@@deeqowahmed887 1981 ruwaayaduna dhaqanka magaalada iyo dhaqanka miyiga ayey ka sheekaynaysay waana ruwaayadii ugu adkayd uguna miisaanka waynayd siiba dhinaca hobolada aad ayey ugu adkaatey labada dhaqan ee meesha yaala ruwaayad ka dambaysana muu samayn nin dhalinyaro ahna wuu ahaa oo markaa jaamacada lafoole waxka dhigta
@Cbx27
@Cbx27 3 жыл бұрын
Wayo wayo heesahi hore AUN Xalima Khaliif Magool.
@Ziyatom
@Ziyatom 2 жыл бұрын
AUN Magool wuxuu Rabbi siiyay cod mucjiso ah oo mar la arag ah taaso u ekeysiisay Axmed C Cigaal oo waaweynka ahaa wiil yar alifley ah marka heeskan la joogo. Cid kastaa Magool lama heesi karto.
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 8 ай бұрын
@ziyatom waa runtaa walaal
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 3 жыл бұрын
Abwaanka beerta xoriyada ayaanu jimicsi kuwada samaynaa khamiisaha. Yuusuf Qurbaawi.
@ahmedyusuf4975
@ahmedyusuf4975 3 жыл бұрын
Ma beerta xoriyada hargaysa?
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 3 жыл бұрын
Ma mid kalaa jirta
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 3 жыл бұрын
Walaal riwaayadan ma haysaa oo maqal. Fadlan ii soo jawaab . Yusuf qurbaawi wuu igu yidhi waxan riwaayadan u bixiyey “ waan ku guursan lahaaye , guri baanan lahayn”
@mnour3970
@mnour3970 3 жыл бұрын
Sxb adigo aad u mahadsan waxan ka codsanaya inaad hesho heestii axmad cali cigaal ee dhunkashadu siday tahay sxb wa iga codsi iyado faseexa
@abdinour8606
@abdinour8606 3 жыл бұрын
KZfaq ayey ku jirtaa sxb ka raadi
@fadommohamed9484
@fadommohamed9484 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal fanan qali ah aun magol
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Hagardaamda guurka ya ka masuula Heestan dhakhatarka dhexdiisa ka qaadayan labadoodu waxa kalo xidig ka ahaa kuluc iyo hibo nuura iyo rooraaye iyo saado cali sidan xasuusto
@samshire8431
@samshire8431 3 жыл бұрын
heestan markaan maqlo waxaan soo xasuustaa beri samaadkii iyo dalkeenii oo nabad ah, dowlad ah , mustaqbal leh ,,,,,cajiib
@xasanabdilaahi9105
@xasanabdilaahi9105 2 жыл бұрын
Ihķknmfo Lkl
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 Жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan yuusuf qurbaawi iyo riwaayadii hagardaamada guurka haatan yaa ka Masuula codadkii aun magool iyo cigaal mahadsanid sxb
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii abwaan qurbaawi laxanka x.gareyd cadka a.c.cigaal iyo magool
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waa laxan wanaagsan
@boreaamin3373
@boreaamin3373 3 жыл бұрын
Fanaaniin qaran
@Azuuz-xe4gv
@Azuuz-xe4gv 2 жыл бұрын
Ileen heesihii hore ayey music noo saaran fanaa nin ta hada jooga 😂🙈🙈
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Woow wad mahad santahiin
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 8 ай бұрын
Erayada Abwaan Qurwaabi Laxanka xasan sabrie afrax (grayt) Allah unaxriste grayt wuxu aha laxamiste Hibo u leh cod samaynta Allah wuxu aha Hesaha ugu qimaha badan somalida Dhan walba wuu ku ficna waa labada ugu Badan laxameyay hesaha ugu badan asiga iyo jiir waxay ahayen hibolayal Aun 😢
@The-Black-Star-of-Somaliland
@The-Black-Star-of-Somaliland 3 жыл бұрын
Wa ayo 8da Jacayl Xaasidka ah ee Dislike siiyey Heestan Talantaaliga ah ee Laxanka iyo Luuqduba Dareenada Dadka is Jecel Doojinaysa? Waa Ciyaalo Qamarkii ayaan u malaynayaa🤨 Anyway 👍 Cigaal ## Wakhtigaa mar Cidhibtiyo Cidi kaa Suuldaara oon Ciilbaxaa kusiinine Cadalool habeenimo amba waan u Cawdaa.
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 2 жыл бұрын
2003 ayaan maqlaye hestan anigo dugsi cuqran kaa imaday muqdisho xasuus wlh
@calibashiyusuufnahab4042
@calibashiyusuufnahab4042 2 жыл бұрын
Hes waa hesiihore bajbaj mahan
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Big Legends..thanks Allah Yaa-Raxma Magool Cigaalna Long live....thanks.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaalian United SSC
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 Жыл бұрын
Waa riwaayaddii; Hagardaamada Guurka haatan yaa ka masuula, Yuusuf Qurbaawi
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Heesihii hore ee macaanaa
@calixaajiduudkey9522
@calixaajiduudkey9522 3 жыл бұрын
Mahadsanid waayo waayihii wacnaa waxaa inoo soo gelisaa heesta ay qaado khadro daahir ee miriheeda ka mid yihiin Dadoow saadaasha guur ileen sahankiisu waa sidii Eebe uu ka dhigo
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 Жыл бұрын
Sxb heeskaas way kujirtaa KZfaqka waxaa kuqoran dadow saadaasha guur mahadsanid
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Yaa salaam waxey ugaar Tahay WAAYO WAAYIHII WACNAA 🙏❤️😍❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️😍
@abdinasirmohamed7458
@abdinasirmohamed7458 11 ай бұрын
M.a hees iyo badh❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaalian United
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Maashaa Allah
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed)
@siciidsare4900
@siciidsare4900 3 жыл бұрын
Heestaan waxaan u maleyn jiray in ay leedahay Deeqo Ahmed Geyd oo in mudo ah qaadeysay
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Wa qaraami ruwayad bay ku jirtay hagardamada guurka
@dahirnlr3430
@dahirnlr3430 3 жыл бұрын
1976 ayaa la sameeyay riwaayadii hagdaamada guurka
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Жыл бұрын
soo badi riwaayada heesaheeda iyo majaajiladeeda waayo waqooyiga laga dhigin
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 3 жыл бұрын
ILAAHOW HEESAHA HADA SOCDA ANANBA DHEGWYSANE KUWAN QARAAMIGA AH IGA CAFI RABIYOOW WAWAW 31/12/2020 habeen khamiis cadan
@zupermax3710
@zupermax3710 3 жыл бұрын
Waaaw legends
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Beautiful 😍 😘 😍 😘 😍
@Daljir143
@Daljir143 3 жыл бұрын
Inta aanan ka daalin heestaan iskeenna
@mohaqays2146
@mohaqays2146 Жыл бұрын
Yaasalaam waayo waayo
@barkhadali598
@barkhadali598 3 жыл бұрын
Qaaraami ❤❤❤❤
@axmadeysekow5592
@axmadeysekow5592 3 жыл бұрын
sax fiican💔
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Soomaaliya Gobanimo
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
Waqoyi hal-aburka murti somali sida heesta
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Yes yes yes yes yes yes yes
@garaadkaumadda
@garaadkaumadda 3 жыл бұрын
Abti iyadoo dhamaystiran miyaadan hayn adoo mahadsan
@user-du4hf5sd2s
@user-du4hf5sd2s 7 ай бұрын
Isaaq awoowgiin❤❤❤❤❤❤
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 11 ай бұрын
Ruwaayaddii Hagardaamada Guurka haatan yaa ka masuul ah 1980 kii ayaa la dhigay.
@Fysbkk
@Fysbkk 3 ай бұрын
Xigmad
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Visa Soomaaliya
@Muzamil701
@Muzamil701 3 жыл бұрын
Ma jirin Xasan aadan samatar Xamar waxan maqlay waxaa gabdhuhu jeclaayeen axmed cali cigaal dumarkana baxsan iyo magool iyo mandeeq
@omerapdi1903
@omerapdi1903 2 жыл бұрын
Hestan markan dhagaysanayo jawikale ku jidha Ax ax
@abdulkarimfarah3527
@abdulkarimfarah3527 8 ай бұрын
Hees aad umacaan laakin aragtideyda axmad c. cigaal maaheyn inuu isku ceebeeyo booskaan umana qalmo qoftaan waxaa iska celin kara maxamad s. tubeec ama salaad darbi ama xasan a. samatar taas micnehedu maaha inaan liidaayo cigaal laakin isku lefal maaha fanaanku markuu laheeso qof ka leefal sareeya wuxuu soo baxaayaa ziro
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 21 күн бұрын
😂😂😂 ayadana taariikhdu waa buug buu daaqada kasaarey😂 bal soo dhageyso erayada ayaa kala wacan
@garaadkaumadda
@garaadkaumadda 2 жыл бұрын
Heesta oo dhamaystiran ma haysaa
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh oo sameeyey
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 Жыл бұрын
Yuusuf qardaawi
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Xasuusa gara hargaysa axaxax
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Жыл бұрын
lagama dhigin riwaayada
@user-vg2et3ny2y
@user-vg2et3ny2y 7 ай бұрын
Labadii page ee dambe ayaan u baahanay nin baanu muranee
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Ruwaayadii hagar daamada guurka haatan ayaa ka masuul ah
@jamalahmed5891
@jamalahmed5891 3 жыл бұрын
hagardaamada guurka haatan yaa ka masuul ah DUMARKAA KA MASUUL AH
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 3 жыл бұрын
Channelkan Waayo Waayihii Wacnaa Waad Mahadsan Tihiin Sidaad Kaydka Inoogu haysaan Insha Allah. Heeskan Goraya Cawlna In Badan Jiilkii Ka danbeeyey Labadan Fanaan Wax Jarjara Ayey Heeskan Ka Dhigeen Balse idinkaa Siday ahayd u Keenay Alle Ha u Naxariisto Xaliimo Khaliif Magaal sidoo Kale Caafimaad iyo Cimri dherer ayaan Alle uga Baryeynaa Axmed Cali Cigaal. Mahadsanidiin WWW.
@amoallim4220
@amoallim4220 3 жыл бұрын
Sawirada waxaa la arki jiray sawir dumar oo dhalin yar waa maxay cunsuriyada intaa la eg sawirada wada sima ka daaya ciraat meesha
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 2 жыл бұрын
Kalmada cunsuri fadlan si khadan ha u isticmalin
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
Waaya waayihii wacnaa mahadsanid.geraarkan waxaa iigu dambeysay 1981 kii,xasuus iyo meeshaan ku dhegaysan jiray ayaanba galay.walow aaney heestu dhameystirayn oo beytkii dambe maqan yahay,waana kaan heesta ugu jeclaa oo midho culus leh (weliba magool qeybteeda iwm). weyna adag tahay in la helo heestoo dhameystiran oo originalkiiya,balse nasiib wanaag maanta ayaan helay.hadaad rabtaana waa idiin tilmaanayaa linkga.
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
No sheeg
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 2 жыл бұрын
1981 masha allha maa joogtay walla cimiriga allha ku dhereyo
@alidubbe4348
@alidubbe4348 7 күн бұрын
Soo sheeeg wll
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Caleek
@hassanomar6587
@hassanomar6587 2 жыл бұрын
Hassan omar
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 (eagle-eyed).
@zetahusi1620
@zetahusi1620 2 жыл бұрын
Cawodhalaad hadaanahey
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Afya mama na mtoto na baba na jirani triangle borders peace conflict re solutions boresha business trades opportunity
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Codai bahda chanelka heesta kale Ee ay wada qadayaan ii beer laxawsi waynaa please noo Soo galiya
@alisamale25
@alisamale25 3 жыл бұрын
Dadka qaar ayaa u yaqaana qaraami heesaha iyaga ka da wayn lakiin qaraami waxa looyaqaana heeso sigaar ah loogu luqeeyo si gaaranaha tumo oo wakhti gaara ah so baxay,sida subcis,raaxeeye wakhtigoodi
@user-tq2pu6nf8j
@user-tq2pu6nf8j 3 жыл бұрын
Mhdsnd wll
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Armay heestu ka horreysay 1981kii?
@elmiawale420
@elmiawale420 3 жыл бұрын
Haku laaban sxb, waa 1981
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Wa 81kii wan huba
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Waan moodayay inay ka yara horreysay xilligaa.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 100% wan huba waayo habeenka taariikh bey ii ahayd lol
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Habeen kuu suntan lol Qurbaawi oo laga waraystay ruwaayadda waa xusuustaa.
@qoorubaxay
@qoorubaxay 3 жыл бұрын
Halkan ka daawo Abwaankii Riwaayada sameeyey oo ka tirsan guddiga dabagalka Xasuuqii Siyaad Barre u geystay Somaliland. kzfaq.info/get/bejne/rbeWopSBsr-4qJ8.html
@daahqaad
@daahqaad 3 жыл бұрын
Geeraarka ay AUN magool tirisay Miraha ugu dambeeya eray bixin yaan uga baahnahay Cimrigaaga dheeree rabbow Ceersi/ceershi waa adiye Waa maxay ceersi/ceershi?
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 3 жыл бұрын
Cimrigaaga dheeree Eebow Ciirsi waa adige ( Ciirsi waxa weeye halka u danbaysa ee guul laga helo, waxayna leedahay adiga ayaa ii ciirsi ah,somalidu waa kuwa yidhaahdaa cid iyo ciirsitoona ma haysto,marna waa kuwa yidhaahda wax ciirsi ah waxaan lahaa qofkaas isna naga dhimay ama naga dhoof
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
Ciirsi micnahiisa waa gargaar ama gargaarka ugu danbeeya ee uu Qof helo karo.
@a-b9206
@a-b9206 3 жыл бұрын
heesta axmed cali cigaal qaado ee tiraahda. waygu ciirsan tahee rabow ciilka iga bi i ciirsi= Gargaal ciirsi=wehel ciirsi= waa erayada sii dabar go aya
@daahqaad
@daahqaad 3 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin Ceersi yaan moodayey Ciirsi waan garan lahaa Waa innaga dhahna cidla ciirsi la’
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 Жыл бұрын
Cimrigaaga dheeree rabow ciirsi waa adiye weeye sxb
@sahraaadan2796
@sahraaadan2796 2 жыл бұрын
,
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Isaaq awoowgiin la jannee maxay fanka xikmad kaga tageen. Tiro ma leh waxay hees macaan allifeen. Kalgacaylkan curadkaa Rabboow ha igu celinin
@user-mb7jn3or3g
@user-mb7jn3or3g 5 ай бұрын
@nimconaasir823
@nimconaasir823 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@mnour3970
@mnour3970 3 жыл бұрын
Sxb adigo aad u mahadsan waxan ka codsanaya inaad hesho heestii axmad cali cigaal ee dhunkashadu siday tahay sxb wa iga codsi iyado faseexa
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
Ayadoo show ah bay kujirtaa oo 1990 show kadhacay staadiyihii kobada koleyga muqdisho kafiri youtubw
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 Жыл бұрын
Sxb wey kujirtaa KZfaqka waxaa kuqoran dhunkashadu sidey tahay mahadsanid
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 128 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH
12:22
waridaad TV
Рет қаралды 15 М.
GORAYO CAWL AUN MAGOOL IYO CIGAAL
7:40
adangeri official
Рет қаралды 183 М.
WARAYSI XIISO BADAN l AXMED CALI CIGAAL IYO HABOON UGAAS l 2018
53:09
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DADNIMADA AQOONSO"
6:36
DEQA AHMED ( GOROYO CAWSHA).flv
5:21
TheJaalle
Рет қаралды 304 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 92 М.
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 10 МЛН