DHACDO NOLOSHEYDA SAAMEN KU REEBTEY

  Рет қаралды 34,076

Ahmaad Zawaaj

Ahmaad Zawaaj

6 жыл бұрын

Humanitarian & life Coach Ahmaad Zawaaj

Пікірлер: 49
@ahmaadzawaaj
@ahmaadzawaaj 6 жыл бұрын
fadlan subscribe dheh youtube chanalkena mhdsnd wll
@cazaahaajiabdalla5111
@cazaahaajiabdalla5111 6 жыл бұрын
Ahmaad Zawaaj Jizaakallh wll mcn mar walbo an daawado kilibyada ad so galiso waa mid an la ilmeeyo horay usoco
@mohaamuhudinmohaa5189
@mohaamuhudinmohaa5189 6 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa ugu xirnahay clips kada malintii 1aad hooyo dango banaanka ku gado malinta 2aaad gabar da,yar ah oo bugaag banaanka ku gadayso marka 3aad wiil yar oo caseyo ah oo iskuul geysay marka 4aad aabe cooos gadayo oo aad cawisay marka 5 nin naafo ah oo wax barasho jecel oo aad cawisay 6aad wiilkan gacmo la,aanta ah oo aad cawisay sxb aad iyo aad ayaa u qiiroday ee waxaan jeclaan lahaa inaan mar kula kulmo nambarkeyga waa 0616901796 jwb wacan
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 6 жыл бұрын
Ahmaad Zawaaj Asc ahmaad ilaahay ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin hakaa siiyo sida naxariista leh aad ula dhaqanto dadka tabar ta yar waxaad samaysaa wax ku dasho mudan oo lagu farxo inshaa Allah ilaahay jano hakuugu badalo laakiin xiliga aad bixinayso sadaqada qarso sidaas ayay ku xasanaad badan tahaye igana raali noqo hadaad dhib sato fikir kayga
@Ana-xh9kg
@Ana-xh9kg 6 жыл бұрын
Ahmaad Zawaaj , walaalow gabadheyda ayaan rabi lahaa inaan wax usadaqeeyo xageen kala so xiriri karaa
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 6 жыл бұрын
Ahmaad Zawaaj walhi.wa iga oysiiyeen qayr.badn.allha.ku.siiyo
@amriitaqaali9262
@amriitaqaali9262 6 жыл бұрын
Run ahaantii qofka aan gacmaha laheeyn ama aan lixaadkiisa dhamestirneen maaha mid uu isaga doortay sidaas balse allah swt ayaa u dooray adiga hada qoraalkaan aqrinaayo mala socotaa indhaha aad wax ku aqrineeso ineesan eheen kuwo aad adiga doortay balse ee tahay doorasha xag alle inooga timaaday waana ku qasbanahy inaan nolosheena ku qanacno dadkana aanan ku caayin sidee yihiin aan alle ku shugrino waayo nimcada isagaa bixiyo wll Ahmad shaqada halkaas kasii wad runtii ma jiro maanta wax inooga baahi badan inaan bulshadeena wacyi galino oon helno dhalinyaro is xilqaantay wll done again
@ismaelsagaar3019
@ismaelsagaar3019 6 жыл бұрын
Amriita Qaali Masha allah raxmankey haku xafido abaayo qaali caqligaga iyo bini.aadanimada wlshy wlh dadka qaar waanka yaapay allow xaqa natus
@NadaaraNadaara-fs1fe
@NadaaraNadaara-fs1fe 2 ай бұрын
Alx calaa kulli xaal illaahey Haku dhib dhaamo wllkeyow
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g Жыл бұрын
ياحر م الله يسعدك يارب العالمين وجميع المسلمين يارب العالمين وياك انشاء الله جميعا المسليم يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲💞💙🥀🥀🥀💞🤲❤❤💖
@IsmailGure-tb8ie
@IsmailGure-tb8ie 3 ай бұрын
Alaha caafiyo😂😂😂😂😂😂😂😂
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 6 жыл бұрын
War waxa xaramada oo dislike ka saray miye Muslim ehen balayada
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 6 жыл бұрын
armaaz lor kuu wàa xaaaraan
@mahadyre1600
@mahadyre1600 6 жыл бұрын
Masha allh wll meel fcn ayaa ku so cotaa ee dadaal kaaga hore uwad insha allh allh aduun iyo aaqiro waan heli doontaa maqaam sare insha allh
@nadaali1334
@nadaali1334 6 жыл бұрын
انت شخص رائع ماشاءالله حقا تستحق الخير 😔😔😔
@zee-dah8596
@zee-dah8596 6 жыл бұрын
You doing an amazing job! Keep it up! May Allah bless you!
@shukriyasin5906
@shukriyasin5906 6 жыл бұрын
wll ahmed alle hku xifdiyo aduun iyo aakhiraba dhiirigaliye iyo weliba caawiye ummada soomaaliyed dambigaaga iyo ki waaridkaaba Alle hku dhaafo dadka hdaad dhiiri glinyso har iyo hbeen annagunna waxaan kulleenhy hlkaa ksiiwad oo hka joogsan shqada quruxdabadan oo ay weliba naxariistu ku dheehanthy
@saynabbashir6876
@saynabbashir6876 5 жыл бұрын
Ma dhaba mise wa jilayan ay subxanallah video noloshayda iftin ayy uu fureen
@shamsoalixidig6362
@shamsoalixidig6362 5 жыл бұрын
M.a Wll aad baad u mahdznthy
@khadarsabriye5676
@khadarsabriye5676 5 жыл бұрын
zxp igu qali abdirisaq warsme allah ku xafido
@bahjosheikh1330
@bahjosheikh1330 6 жыл бұрын
Alah taas edada ah ilahey cadaab tan ogu xun hageyo fiiri wiilkan sey u laqmisay subxanalaah 😭😭😭😭😭😭😭😭
@zaynabali6443
@zaynabali6443 6 жыл бұрын
Walal adan uga qiroday walh axamad ajar Alh kasiyo walal
@khadijaibrahim6788
@khadijaibrahim6788 6 жыл бұрын
subxana allah hadi wiilku gamala yay idinkana waad wayiikartan
@yusufmuse
@yusufmuse 6 жыл бұрын
Big respect to u bro🙏🏾
@zkicade7151
@zkicade7151 6 жыл бұрын
Mansha alllh you go ahead masul
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 жыл бұрын
Ilin baa iga timid xaqiiq Yaa allah naga yeel kuwo naxariista
@saygaruushka6680
@saygaruushka6680 5 жыл бұрын
Masha allah
@abdirahmanshiine6140
@abdirahmanshiine6140 6 жыл бұрын
c rizaaq waa sxp aan aad ujeclahay waxa kaliya aan kujeclaaday ayey waxay tahay inuusan lamid aheed dadka si aan utuso in dadka dhan sxpo wadda yahiin runtii waa sxp aad uqaali ah oo dabewcad wanaagsan leh oo niyad wacan leh hadda waxan nahay isku class f4
@ismaelsagaar3019
@ismaelsagaar3019 6 жыл бұрын
Abdirahmaan Sheikh Adan Wllky qaali igu Zalan wllky markastane garab zii alle haku garab galo waa wiil somaliyed oo wllka marnaba garabkiza haka tagin alle hanii xafido ♥
@ymmmu7734
@ymmmu7734 6 жыл бұрын
Good Job sxb
@alfanaankhadarkeeyow7610
@alfanaankhadarkeeyow7610 6 жыл бұрын
Wlhi waan ikneeyey
@dhahira4859
@dhahira4859 6 жыл бұрын
masha allah
@IMAANSHO
@IMAANSHO 6 жыл бұрын
Guuul ahmed bar dadka dhaqanka suuban
@sadatekemalilenabaleweleta3930
@sadatekemalilenabaleweleta3930 6 жыл бұрын
Subhanallahi
@fardowdo30yaayamaxammed6
@fardowdo30yaayamaxammed6 6 жыл бұрын
walal. cabdirsaakh nombarkiisa. sabuurada. kusoo. qor. si qofki. rabo. inuu. kaalmeeyo. ugu. fudu. daato. jazakallaah
@fooscali3639
@fooscali3639 6 жыл бұрын
Masha allh tabaarakal laah wall waxaad tahy wiil lagu daydo ilaah haku xifdiyo
@sadiasheikh1692
@sadiasheikh1692 6 жыл бұрын
Ahmed waxaa tahy macalin iyo iftiin in aan kugu dayano waaye bar dadkaaga waxa qeerka ah
@dhahira4859
@dhahira4859 6 жыл бұрын
walal ilaahoow kheer badan kasii
@ayanhassan6954
@ayanhassan6954 6 жыл бұрын
Subxanallah
@sumayadahir4675
@sumayadahir4675 6 жыл бұрын
Masha alaah walaal horumar wacan
@naimanaema4768
@naimanaema4768 6 жыл бұрын
sorry my brother l am very sorry my brother about you may allah bless you my brother
@beautifullwomen2292
@beautifullwomen2292 6 жыл бұрын
😢😢😢😢
@IQCREATION
@IQCREATION 6 жыл бұрын
Kugu Tagersanahay shaqadada. Hore Ugusoco kpo
@habiibahussein415
@habiibahussein415 6 жыл бұрын
Ilahay abuur kisa miya lagu qosla alla aduun kana
@bashirmohamed8285
@bashirmohamed8285 6 жыл бұрын
Eedo inkaar ayay qabta...
@dhahira4859
@dhahira4859 6 жыл бұрын
angan wa ku deydona
@madinanoor1162
@madinanoor1162 6 жыл бұрын
Is not funny . This is the way allah made him. There's no way you should make fun of him. That's rude.
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Its not funny wlh? U think its funny to lugh someone disabled? Somalis are not that bad zawaaj, dont pass a bad picture from somalis. I know u r a motivator, but do it a better way.
Waxay igu tiri hooyo dhalashadada iisheeg
11:57
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 67 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
6 DUMARKA KA MIDA HA GUURSAN💔
12:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Ma heysto wax aan ku gato afur hooyo barine waa Ramadaan
7:45
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 78 М.
PRANK || CALOOSHA AYAY IGA HURISAY MARKAN KAGA TAGAY WADADA🥺
11:49
Meherkii isku badelay Murugada.
8:22
MM Somali TV
Рет қаралды 25 М.
DHIBAATADA KU DHACDAY SHARMA BOY
16:59
Hosow Pro
Рет қаралды 71 М.
Wa Kuma Ahmaad Zawaaj?
7:23
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 34 М.
Waxan ahay qof lugaha, indhaha iyo gacmaha naafo ka ah
4:14
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 24 М.
Walaal Haku Dheelin "JOOJI ISRAAFKA"
3:39
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 19 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН