Waxuu La ooyay murugada walalkiis ku hayo Hoyo ciil & calool xumo Subxaanalaah!!

  Рет қаралды 62,649

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#Baafin #Ilintir #Baadigoob

Пікірлер: 250
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Fadlan share dhaha oo caawiya Mahadsanidiin 🙏
@nuurxuseenabshir514
@nuurxuseenabshir514 2 жыл бұрын
Dyr wye wll
@aslinur3228
@aslinur3228 Жыл бұрын
Allah murugta ha qaado hooyadaan iyo wiilkaba inshaa allah waa helaysaa isaga oo nabada aklaw sahal aamiin yaa rabi
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 2 жыл бұрын
Waawiil baariya wiilkaan dadna hooyadood ayay ka ooyinayaan asna murugadeeda ayuu laooynayaa😭😭😭😭wlh barnaamishkaan lamadaawankaro muruguda socoto waaye
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 2 жыл бұрын
Booley maka'iil ayaaku arkey 2012 dhammaadkeeda biloow 2013 allaha soo sahlo, sax waaye xooga wuu yara xanuunsanaay soomaalida Adisababa joogo ineey soo raadiyaan aduunka walaal lagu yahay insha allah
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 жыл бұрын
Allow soosahal aamiin🤲😭ilma iga imatay qof Murugesan markin karo siibo hooyo mcn allow sahal🤲😭
@deeqomohamed9402
@deeqomohamed9402 2 жыл бұрын
Allaha swt ha idiin fududeeyo war aad ku faraxdina Allaha idin maqashiiyo Ameen ya Allaah 🤲
@qadromuusexasan2635
@qadromuusexasan2635 2 жыл бұрын
،mashàllaha c c ss hooreya usoco waalala
@naimakadiye2290
@naimakadiye2290 2 жыл бұрын
Waa bari Allah's kaa rali noqdo habo Allah's idiin sahlo walaalka allahuma aamiin
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 жыл бұрын
Jassaka Allah khayr dhamaantiin, wiilkan baarigaa Allah hakubarakeeyo akhii, walaalna Allah hasoodhaweeyo. Allaahuma aamiin
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Maasha allaah wiil baariya qeyr alle ha siiyo hooyadaana murugada alle ha ka dulqaado
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Aax Aax Baariyow Ilaahay Hakuu daayo Hooyadaa macaan
@fowsiyakiin1144
@fowsiyakiin1144 2 жыл бұрын
Allah hasoo sahlo Cabdicasiis adigana ajar iyo xasanaad Allah ha ku siiyo maasha Allah walaal ❤❤❤
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs ilaahay subxaana watacaal ha u sahlo reerkaan wiilkooda yaa rabi raxmaan ilaahay ha naga aqbalo ducada dhammaanteen Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba iyo caruurtiisaba
@nasrakulmiye2101
@nasrakulmiye2101 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 illaahow hooyo kasto oo murug heyso ka qaad yaa rabi
@aminguled1138
@aminguled1138 2 жыл бұрын
Ilaahy ha u soo dhaweeyo Hooyoyada ana Ilaahy caafimaad sareecana ha siiyo oo naxariistiisa ha ugu madho
@haaboali1198
@haaboali1198 10 ай бұрын
Asc. Abdicasis aad ayaan ku hambley sidaa aad u cawiso ummad aad u dhiban, Allah ha ku cawiyo amiin amiin Allah.
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Raxmaanow hooyadaa caafi oo murugta kaqaad illaahay wiilkaawar khayr qaba oo degdega haka siiyo C/casiis illaahay adigana khayr aan dhamaan haku siiyo anagana ducada illaahay haga aqbalo khayr na hanoogu bedelo allaahumma aamiiiiiiiin yaarabbi
@shariifomuxumed2113
@shariifomuxumed2113 2 жыл бұрын
ilaahoow murugada ugu bedel farxad waarta hooyadaan iyo wiilkeedaba yaa rabbi yaa raxmaan
@hawaali5313
@hawaali5313 2 жыл бұрын
Subaanallaah ilaahayoow hooyadaas oohinteeda ugu badafarxad ayada iyo walaalihiis inshallah
@amiishofficial626
@amiishofficial626 2 жыл бұрын
Allahu akbar wlhi anigaba la ilmeye illahow murugada kaqaad allow so sahal wiilka I.a allaha so fududeyo
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 2 жыл бұрын
Ilahay ha soo dhoweeyo wiilka maamadana ilahay qalbigeeda farxad ha u badalo murugadana alle haka qaado insha allah maamo adoo faraxsan baad nagu soo noqon insha allah
@fadumojama1238
@fadumojama1238 2 жыл бұрын
Ilaahay waxaan idiin waydiinayaa inaad degdeg u heshaan . aamiin yaa alaah.
@sahraabdi428
@sahraabdi428 2 жыл бұрын
Allaha raxmanka ha ka farxiyo allahana u soo iftiimiyo wiilka maqan aamin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 жыл бұрын
Allah u sahalo hooyadan wiilkeed hooyadaan Allah caafimaad ha siiyo Aduunku waa imtixaan hana sabarto inshallah
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel 2 жыл бұрын
Ilaahow soo sahal waa wiil baari ah maasha Allah xanuunka hooyadiis la ooyay ilaahey ayada kurbada haka fedo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Allaha sahlo walalkeen jidka allaha ku soo hagajiyo albabka Allaha ka soo geliyo insha allaha
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 жыл бұрын
Murugo kasta ilaahbaa sahlayo Maamada iyo wiilkeedaba way farxi doonaan inshallaah Aamiin
@habibafarah127
@habibafarah127 2 жыл бұрын
1/90 waxa maqan waa wiilal waxa raadinayana hooyo ayaa u badan ilaahow soo sahal murugadana ka dulqaad ehelka caruurta maqan aamiin
@hakimamohamednor2420
@hakimamohamednor2420 Жыл бұрын
اللم لاسهل الا ما جعلته سهل وانت تجعل الحزن اذا شئت سهلا
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 2 жыл бұрын
Waa murug iyo ciililaahay wiilka baarigaah oohooyadi kanaxaya ilaahay walaalkii ha soo dhaweeyo cabdicaziiz gulayso ilaahay khayr ha ku siiyo
@farhiyoelmi52
@farhiyoelmi52 2 жыл бұрын
Maasha allaah wiika waa baari illaahay wiilkaas ha soo sahlo
@xamdiyusuf3024
@xamdiyusuf3024 2 жыл бұрын
Illhy ha usahlo hooyo iyo wiilkeeda illhy murugada haka qaado aamiin
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 2 жыл бұрын
Alla ha idin kaga soo yeeriyo Akhbaar dagdaga oo farxad leh insha Allah. Alla ha sahlo asgoo nabad qabo insha Allah.
@fankafarah701
@fankafarah701 2 жыл бұрын
Eebe ha so dhaweeyo wiilkaas aamiin yaa rabbi walaalkay qalbigaa ixanuunisay iyo hooyo macaan Xasan dhubad insha Allah waa lahelaa Xasan waa wiil wanaagsan reer Australia Isla nahay fadlan share ku dhufta
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 жыл бұрын
Abayo mcn wiilkan maa istaqanin m.a abayo allh usoo sahlo maamada waaka naxay maskiin
@fankafarah701
@fankafarah701 2 жыл бұрын
@@jabibabaa4022 haa macaanto aamiin yaa rabbi markaad hooyo tahay ayaa dareemaysa xanuunka ay hooyo dareento
@adontiallah6637
@adontiallah6637 2 жыл бұрын
wallahi waa oyey caloosha isoo gadontay wa xanun waye illahay haso sahlo hooyo mcn oyneyso farxad allah ha ugu badalo hooyo waa beer wax dhalay ilmahan kula talo mahan alx allah hanoso tosi insha allaha
@umumaxamadamiin7106
@umumaxamadamiin7106 2 жыл бұрын
ALAH ISU DHEWYE INTA MUSLIM AH KALA MAQAN ABDICASIIS ADNA RABI JANATUL FARDOWSO HUKUGU BISHARA MALINTA RABI HORTISA LA TAGAN YAHAY INSHALLAH 😭😭🤲
@ruqiyodaahir6596
@ruqiyodaahir6596 2 жыл бұрын
Allaha idin soodhoweyo hooyana qalbiga alaha uqaboojiyo
@isratajudin305
@isratajudin305 2 жыл бұрын
walal hargeisa waxaa lag baafiya wiil cidiisa la garan waayay oo madaxa ka jiran ilaa todoba sano ku jira dhatarka dhimira oo waliba gaadhi jiidhay intuu xanunkan qabay uu lug ka jaray ee waydiya dhaqtar dhimirka hargeisa insha Allah waynu heli wilkaa form awdal
@az.o.4694
@az.o.4694 2 жыл бұрын
Walaalay ma soo fiirin kartaa khayr Allaha ku siiyee
@osmanhajimukhtar5083
@osmanhajimukhtar5083 2 жыл бұрын
ilaahey haku sahlo wiil kaaga hooyo mcn
@ustadxaashi1693
@ustadxaashi1693 2 жыл бұрын
Sabirku waa muhiim c/casiir dadka wacdi oo wax usheeg oo qayado iyo xadiis sabarka ka hadlaya usheeg. Mahadsanid
@amalomar860
@amalomar860 2 жыл бұрын
Ilaahay qoyskan murugada haysa farxad ha ugu badalo🙏
@jamadiini3896
@jamadiini3896 2 жыл бұрын
Alle ha u soo dhaweeyo wiilkooda
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
iLaahey ha u sahlo wilkaan iyo Hooyadiis wilkooda kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Alloow cawi cailadan caloolyowgu haayo radinaya wiilkodi♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 жыл бұрын
Inshaa allaah farxad kusoo noqda hadii alla idmo
@iqrajamaal5750
@iqrajamaal5750 2 жыл бұрын
alllow🤲 u sahal inta walidkoda kamaqan yahiin amiin 🤲ane ii sahal abahey mcn 😭😭
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 2 жыл бұрын
Allahu akbar, Illahayoow usosahal isagoo cafimad qabo ameen yaa Rabbi…. Jazaakallahu khair Abdiaziz
@ramlahabukar4521
@ramlahabukar4521 2 жыл бұрын
ax ax ax 😭 hooyo macaan wlhi waasax allaah sosahlo nolol iyo geeriba inshallah
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Wlh wn la ilmeyay wiilka wllken ah iyo hooya mcn yaa rabi u sahal oo hooyadan Ka farxi aamin
@rahmaabdi2183
@rahmaabdi2183 2 жыл бұрын
Allah ha awoodaleh ha kuusoodhaweyo bidnillahi baari adiga oofaraxsan noosoolaabo bidnillahi baari Aamiin
@faaizofaaizo919
@faaizofaaizo919 2 жыл бұрын
C/ziiz jazaaka laah kheyran jazaa
@faysamuhumed486
@faysamuhumed486 2 жыл бұрын
Walahi ilintaan xajin wayay Abowe ilahay ha idinka so farxiyo in sha allaaah war khayr qaba
@shukritoxow6516
@shukritoxow6516 2 жыл бұрын
Alle ha u sahlo wiilked
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 жыл бұрын
Asc Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Willkoda Inshaa Allaah Amiin
@munamaxamedmunamaxameda1567
@munamaxamedmunamaxameda1567 2 жыл бұрын
Yaa rabii uso dhawee sii gegdeg ah yaa raxiim😭😭
@nuuraduale4582
@nuuraduale4582 2 жыл бұрын
Allaha raxmaan kaa ha soo sahlo wiiökaas hooyadana murugada hayso farxad allaha ugu badaalo ilaahayow soo sahal aduun noolayhay waa walaahi waa la ooyey allahu akbar ilaahayow waalidkeena ha cadaabin
@degancadeey9456
@degancadeey9456 2 жыл бұрын
allha soo sahlo
@duniyomaxamed8105
@duniyomaxamed8105 2 жыл бұрын
Cabdi caziiz ajir.iyo xasanaad aan la sookoobi Karin alla ha ku siiyoo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wcs wallo realy ilaahey ha soo dhaweeyo
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 2 жыл бұрын
Khayr-qabe C/casiis RABBI ha ku barakeeyo. Wiilkaan Xasan Dhubad codkiisa waa cajiib (Maansha ALLAAH) oo wuu ku soo bixi-lahaa haduu qaari QUR’AAN noqonlahaa oo cododka macaan tartanka quraanka, cod maci uu ku qaadikahaa. Wariye akhriya wararka wuu ku soo baxaa ama akhriyaha sheekooyinka la turjumo. Nasiib wacan eebo ha hu sahlo walaalkiis
@abdulazizalin6430
@abdulazizalin6430 2 жыл бұрын
Maasha allah baari waye Yaris illaahow u sahal aamin
@munaali2388
@munaali2388 2 жыл бұрын
Allaha u sahlo hooyadii iyo walakiis inshaa Allah
@bikolebaba3930
@bikolebaba3930 2 жыл бұрын
Allahu Akbar Waxaan Ahay Ruux Si Xad-dhaaf Ah U Jeclahay Hooyadey Allow iikaa Xafid Hooyo Aduun Iyo Aakhiro. Wallahi Waan ILmeeyay Markaan Daawaday Clip-kan Iyo Sida Wiilkan Uga DamQanaya Hooyadii Iyo Maqanaanshaha Walaalkii oo Hooyadii Murugo Iyo Xanuun Ku Haya. Hooyo ILLah Wiilkaaga Hakusoo Celiyo Isago Caafimaad Qabo Insha Allah Hooyo Waad Heleysaa Alle SXWC Hooyo Muslimat Cidlo Uguma Tago Insha Allah. Tankale C/casiis ILLah Hakaa Abaal Mariyo Wannaagaagu Iyo Sama-falka Aad Ummudda U Heysid. Wallahi Waqtigan Comment-tigan Qorayo ILmo Ayaa Iga Daadaneyso, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
@hafsaibrahim3651
@hafsaibrahim3651 2 жыл бұрын
Ilaahow isu sahal inta kala maqan amiin
@farhiadahiraddow
@farhiadahiraddow 2 жыл бұрын
Ilaahey ha idiin sahlo hooyona murugta Allaha ka qaado
@mariaanas9452
@mariaanas9452 2 жыл бұрын
ilahow usahal wilkas hoyo iyo abowe riyali adigana adigana alaha kuxafido😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saciidabdulahi378
@saciidabdulahi378 2 жыл бұрын
Wlh waa wareer allahayow usahal wiilkooda qalbigana udaji maamada wiilkaan yarkaana alle waalidkiis hauxafido insha.alaah
@sahrafahiye7315
@sahrafahiye7315 2 жыл бұрын
Allah.ha.usoo.dhaweeyo.wiilka.waa.xanuun.badan.waa.idiin.soo.duceyneynaa
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Ax illaahow naxariisto family Yaaa Raxmaan usoo dhawee wiilkooda
@dekajama8188
@dekajama8188 2 жыл бұрын
Allaahu akbar illaahyow adaa walwal tire ah ee ugargaar waarid iyo wallaalba Aamiin aamiin yaarabi
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 жыл бұрын
Allaha ha u soosahlo wiilkeeda Hooyo murugta farxad allaha kuugu bedelo
@xaliimaqalanjo6771
@xaliimaqalanjo6771 2 жыл бұрын
Ax ax.wllhi.ilinti.waan.ceshanwaye.allel.ha.usahlo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really. Allah macaka.
@saidaabdi166
@saidaabdi166 2 жыл бұрын
Allaah maamada wiilkeeda si fudud ha igusoo sahlo
@musaybmohamed5917
@musaybmohamed5917 2 жыл бұрын
ASC wiilaka laradiinayo waan Aqaan so fiican waxun jooga wadanka Ethopiya magaalda Adis Ababa Abdi Aflowo Adadaka reer Adis waxa garaanayan
@Kiuyyyyjjjfw68lljht
@Kiuyyyyjjjfw68lljht 2 жыл бұрын
Gorme kugu danbesay oo aragtay walal
@nadiifoyalahowe3471
@nadiifoyalahowe3471 2 жыл бұрын
Nabark kaaga
@shukrinurre4447
@shukrinurre4447 2 жыл бұрын
yaa alah ilahow usoosaqir adigaan ku barinaye ilahayoo whooyo murugta farxad ugubadal
@Zurich527
@Zurich527 2 жыл бұрын
Ilahayow u soo sahal rabbiyoow hadduu nool yhy u soo sahal
@falishassan528
@falishassan528 2 жыл бұрын
Allaha usahlo
@seinabjama4979
@seinabjama4979 2 жыл бұрын
Alle ha isoo ifiyo wiilka
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 жыл бұрын
Ilaahey walalkii iyo wiilkeeda ha u sahlo maamow waxan kugu dhiirigelinaa inaa dhexda xirato hooyo adi garab qabato boskikiisa iyo kaadaba allahana soo sahlo waa arin xanuun badan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ALLE WIILKIINA INAAD HESHAAN ALLE HAYDII SAHLO AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@jamiilomursal4537
@jamiilomursal4537 2 жыл бұрын
Walaalkay Abdi aziiz iloow noo Xafidaha
@saaraabdi9858
@saaraabdi9858 2 жыл бұрын
Alle ha usosahlo adigane alle ajir hakusiyo wlky
@falishassan528
@falishassan528 2 жыл бұрын
Illahow oohinta farxad ugu badal 🤲🤲🤲
@duniyaabshir3075
@duniyaabshir3075 2 жыл бұрын
Rabiyoow u sahall hyo wiilkeeda hyo baari sanaa maquusanayso waligeed ilaahhoow cafi adun iyo aqiro hyo mcn
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Oh marba markiiba ka danbeeyso waa xanuun badan oo ad caawineysid, yaa Allah wiilkan iyo hooyadiisa isla socdaan u sahal wiilkooda.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Yaa Raxman, Yaa Rabul Caalamiin
@kaltoumragueh6288
@kaltoumragueh6288 2 жыл бұрын
illaaahay swt hasoo dhaweeyo haduu noolyahay qalbigana haw qaboojiyo
@fahmoali1920
@fahmoali1920 2 жыл бұрын
Allaha u sahlo hooyadan murugeeysan iyo wiilkeeda kamaqan yahay
@aminomusse124
@aminomusse124 2 жыл бұрын
Ilahay ha soo sahlo wiilkan
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 2 жыл бұрын
Allaha sahlo waad heleysaan hadduu nool yahay iinsh allah
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Ilaahow kuu sahal aamiin yaa alaah Cabdiziz really thanks edo
@FahimaAhmed-to3bv
@FahimaAhmed-to3bv 28 күн бұрын
Allhu soo dhawyo insha allha
@faysamuhumed486
@faysamuhumed486 2 жыл бұрын
Ilahay murugta farxad hakugu baddalo maamo
@sabaahahmed8887
@sabaahahmed8887 2 жыл бұрын
Allaaha soo dhoweeyo
@ashao6383
@ashao6383 2 жыл бұрын
Rabiyow usahal
@aminaahmedmohamud6856
@aminaahmedmohamud6856 2 жыл бұрын
Alle haydin so fududeyo wallaka hyana alle cafimad hasiyo aaamiin aaamiin
@omarmohamed1052
@omarmohamed1052 2 жыл бұрын
Allaha raxmaanka ha idiin sahlo wiilkaa maqan
@shukriahmed1793
@shukriahmed1793 2 жыл бұрын
Yaa rabbi usahal wiilkooda
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 2 жыл бұрын
Masha allah allow ku saciido walal
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 жыл бұрын
Allaah idiin so dhaweeyo aamiin
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
ABDI JACAYLKA ILHAAN DARTIIS BAAN LA CAATOOBAY, QISO DHAB AH
21:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 199 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,2 МЛН