Dhahar-Gulled Ahmed

  Рет қаралды 6,557,145

Gulled Ahmed

Gulled Ahmed

16 жыл бұрын

Gulled Ahmed- Dhahar - Directed By AHMED HEYKAL

Пікірлер: 4 700
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 10 ай бұрын
I'm watching this 2024 like saar 😂😂
@apdimajiid9946
@apdimajiid9946 3 ай бұрын
Ey ey dhalay 😂
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 3 ай бұрын
@@apdimajiid9946 kan idhalay kareeb sxib anilee igu qax😅
@abdisalaanbulshawi5239
@abdisalaanbulshawi5239 3 ай бұрын
Ala garacow 😂
@apdimajiid9946
@apdimajiid9946 3 ай бұрын
​@@dayahahmedmedia3105amaan ayay iga tahy 😂
@user-yc5uz5zx7w
@user-yc5uz5zx7w 3 ай бұрын
1st May 2024
@jezzyyob3147
@jezzyyob3147 3 жыл бұрын
2008 ilaa 2021 hadaad dhageysaneysay heestan hubaal legend bathy💯
@amiishacomentkudhiigle797
@amiishacomentkudhiigle797 3 жыл бұрын
Yeah legend baan nahy😅
@DhooL-ml7bb
@DhooL-ml7bb 3 жыл бұрын
Haaa heeey waan aheeh🤣😜
@mariammohammed380
@mariammohammed380 3 жыл бұрын
aft 13 years🤣👌
@asxaanasxaan
@asxaanasxaan 3 жыл бұрын
Wakhtigan hadad noshay alxm dhe
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
@KING XAFIID FILMS & VLOGS haa sxv aad iyo aad heestan waa qaali 😱
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 10 ай бұрын
Old is gold hadaad daawanaysoh 2024 love iisaar🔥
@alioloow9505
@alioloow9505 19 күн бұрын
Plv hn.
@yoonka1965
@yoonka1965 Ай бұрын
Habeen eid ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 15/6/2024 habeen axad soo galeyso waxan idinka so salaamaya casimada dalka kenya ee nairobi gaar ahaan Juja B nin walbo riyadiisa allaha u rumeeyo aamiin hadaad iga dambeyso like ii saar👍🏻❤️
@philiphanad9902
@philiphanad9902 Ай бұрын
Same bro😂
@LuqmanMohamed-xb6op
@LuqmanMohamed-xb6op Ай бұрын
Same but from California islii😂❤
@mohanedabdinoor354
@mohanedabdinoor354 4 жыл бұрын
Hees la soo saarey 2008 Baan fiir saneynaa 2020 Sow waqtigu ma ordayo Like dheh hadan saxey
@captainsanto5572
@captainsanto5572 4 жыл бұрын
Ma aragty shp
@maxamedabuukar5192
@maxamedabuukar5192 4 жыл бұрын
Waa xiligena
@iihaantahliil659
@iihaantahliil659 4 жыл бұрын
Waa iska aduunYo
@ahmedmo2635
@ahmedmo2635 4 жыл бұрын
Sow maad daawan jirin heestan goortii ay soo baxday
@munayomar8791
@munayomar8791 4 жыл бұрын
Wagtika waas ordaya wlhi
@Chemistry77
@Chemistry77 5 жыл бұрын
اغنية روووعة خيالية الله عليكم ابداع والله انا احبكم يا شعب الصومال❤ انتم شعب غالي على قلوبنا❤ محبكم من اليمن❤ I'm from yemen❤
@cabdiyarecali3509
@cabdiyarecali3509 5 жыл бұрын
Welcon
@hassanhusseinadam2259
@hassanhusseinadam2259 5 жыл бұрын
عبدالرزاق الطواف حبيب قلبي
@abdihakiimgorse3437
@abdihakiimgorse3437 5 жыл бұрын
ونحن كذالك نحبك يا اخي
@saeedboos6024
@saeedboos6024 5 жыл бұрын
we are one people dear!
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
May Allah protect the piece of the Yemen
@user-uc6so1ue1x
@user-uc6so1ue1x 11 ай бұрын
After 15 years still I am watching this song 😢old is gold really 👌 😢
@CSheeko
@CSheeko Жыл бұрын
Golden momeries of 2008, yaa allah guide us to your path time really flies😢 Still listening 17/6/2023 Saturday😢 Some songs never die😮😮😮
@jeon_maqsuud1852
@jeon_maqsuud1852 Жыл бұрын
So true wlhi ❤
@salaansare
@salaansare 11 ай бұрын
❤❤❤
@mohand17
@mohand17 11 ай бұрын
Nio 8 sano jiray mrka maqalyy 😢
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 4 ай бұрын
2024😢🤟🏻🔥
@NajiipAhmeTh
@NajiipAhmeTh 4 ай бұрын
29/03/2024
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 2 жыл бұрын
After 14 years ago 😭 gawar deeqo ladhaho ayaa heestaan aad ujecleed oo aan kamaqli jiri marka aay hool qabaneeyso ama dhar dhaqeeyso. Time has gone .walaalka ama walaasha iga danbeeyso like saar👍 saa ii soo xasuusiso
@mohammedabdimohamabdi8029
@mohammedabdimohamabdi8029 Жыл бұрын
🎉🎉🎉
@Madarboy
@Madarboy 11 ай бұрын
​@@mohammedabdimohamabdi8029⁶
@maxamed99
@maxamed99 10 ай бұрын
Hye❤
@ehelcashaq9154
@ehelcashaq9154 2 ай бұрын
Hhhhhh ala wga ay sobaxdy 2008 hadana waa 2024 kashekeyy😂❤️
@Waaqle
@Waaqle 3 жыл бұрын
Haddaad daawanayso 2Ⓚ21 LIKE Saar Legend Gulled Ahmet It's a Memorable Song 🎶
@manaalabdinasir3113
@manaalabdinasir3113 2 жыл бұрын
Yes Pro
@souldrag6452
@souldrag6452 Жыл бұрын
Habeen eid ah oo ay tarikhdu tahy 21/April/2023 habeen jimco ah oo sabti so galeyso wxan idin kasoo salamaya casimada dalka kenya Nairobi qasatan xafda islii wxan la jooga dumar midii ugu qurxda badneed taso ah jaceylkeyga oo aan farxad wda qadaneyna ilahey hanoo siyaadiyo farxaadas ❤👸🤲
@hamsehassan-we5wy
@hamsehassan-we5wy 4 ай бұрын
2024 April10 habeen ciida time is flying 😢
@souldrag6452
@souldrag6452 4 ай бұрын
@@hamsehassan-we5wy tliye salan sare haa wlhi wqtigu duulaya meeshi baan weli fadhiyaa
@DiinariDiinari
@DiinariDiinari Ай бұрын
Aamiin
@SAXARDIIDCIIRAALE
@SAXARDIIDCIIRAALE Ай бұрын
After 16 years if you are watching you're legend🎉 like ta saar
@journeyboy-.9971
@journeyboy-.9971 4 жыл бұрын
2020 yaaa fiirsanaaya like ta yar ii saaar 👨‍❤️‍👨
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 4 жыл бұрын
Abu Yasser ana 5 sacadood kadib kula dawanaya lol
@ifkacadey
@ifkacadey 4 жыл бұрын
@@haniyusufilmi9754 anaa kasii danbeeya 😜☝️
@user-hh8ek5vn6m
@user-hh8ek5vn6m 4 жыл бұрын
👍👍😘
@sowdamuxidiin4801
@sowdamuxidiin4801 4 жыл бұрын
✋✋🤣🥰
@hibolucky5523
@hibolucky5523 4 жыл бұрын
After one week dawanaya kama daalo 💕
@maakhiri3886
@maakhiri3886 5 жыл бұрын
10sano kahor markan dhegaystay heestan ayaan Dhahar tegay Love it really 🥰😍 Dhahar Sanaag Maakhir Somalia❤️
@ozil3071
@ozil3071 5 жыл бұрын
Caasimadeena
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
Heestaan Waxan Maqlay Dhageesan Jiray Anago Qax Ah oo Uso Barakacnay Duleedka Degmada Deyniile 2009 Waliba Anoo Yar Xusuuus Xaafada Koowaad Ayaan Ka Maqli Jiray Gabdho Aan Deris Nahay✊️✊️ Yaraaan Xusuus Aa Galay MaanTana Waxan Dhagesanaya Anoo Joogo Degmada Gubta❤🦁
@msshalgan7336
@msshalgan7336 Жыл бұрын
Wali dayniile lee joogta nio degmada gubta kulahaa waa iga qosol siisay wlh kkk
@lunibark9978
@lunibark9978 Жыл бұрын
​@@msshalgan7336😂😂😂😂😂
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 5 ай бұрын
2009 galkacyo ayaa laga qixi jirey galkacyo miyaa joogtay marka😂😂😂
@ehelcashaq9154
@ehelcashaq9154 2 ай бұрын
Ayyyyyi ani mata Lee igu horeysa ina dhageysto xiligana lugu jiro waa 2024 yaaap😂❤️
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 ай бұрын
@@msshalgan7336 degmadeeda waye
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 8 ай бұрын
We didn’t search for old songs But we search a memory’s 😢 Never get old ❤😊
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@warismalasabdi7090
@warismalasabdi7090 8 ай бұрын
😫😁
@CabduQaadirXasanyare-dv4qp
@CabduQaadirXasanyare-dv4qp 7 ай бұрын
Haa Waliba Hada 24 Oo Dhiman 8 Maalmod❤😂😂
@WallBile
@WallBile 5 ай бұрын
​@@CabduQaadirXasanyare-dv4qp😂😂😁😁😁😁
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Inataynaan Baran Guuleed Simba Waxa Jiri Jirey Guuleed Ahmed Oo Aan dhihi Karo Waa Mosty Stylisn Somali Singer In His Gen.
@ahmeddaahir7854
@ahmeddaahir7854 Жыл бұрын
Sanadkii 2018 wiil aan saxiibo la ahaa anoo lajooga guri roob ayaa da ayay meelkasta kahilaacayy unkud iyo cabsi ayaan dhagaysanyy saxiibky wuu dhinty allha unaxariisto wali ma ilaawin cabdi😪😪😪
@salahadawe4554
@salahadawe4554 2 ай бұрын
2009 waaaw Xasuus ayaan galaa markaan maqlo , Deeqoy waan ku dhoofin lahaa , ciyaal Sharma poy , ma fahmi kartaan miraha iyo nuxur ka heestaan iyo kuwa lamid ka ahba
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
2020 Ya ila dawanya wliba jiif😄🙄 Dhahar Casimada Highland 😍👌
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 3 жыл бұрын
Anigoo og inad heestan dawanyso Anigoo og inaad commentigan aqrineyso Anigoo og inad like isari donto Aqyarey haleyga daba geya dadkan like aad ku dhoobteyn aniga xaq malihin miya 😂😂😂😂 wllo adbad umahadsantahay ❤️😘😘😘 21/sep/20202 from Nairobi Eastlight
@ismaancaliismaancali9485
@ismaancaliismaancali9485 3 жыл бұрын
Kuma sarayo kaftan
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 3 жыл бұрын
@@ismaancaliismaancali9485 mahadsanid sxp
@user-qj9wq5wz1r
@user-qj9wq5wz1r Жыл бұрын
​@@huseinahmed5083 waku saarey ebow😊❤
@user-lt3bb9ly8k
@user-lt3bb9ly8k 6 ай бұрын
Old is gold runtii hestan markan dhageysan jirey aad baan u yaraa 11sano ayaan jirey walhi waqti inuu socda waa hubaal alloow towfiqda nawaafaji
@Anasooow
@Anasooow 3 ай бұрын
Heestan 2008 so baxdey hadane wa 2024 16 years laga joga waqti wa socya wlle😢❤
@amunatahmed8920
@amunatahmed8920 3 жыл бұрын
Hees Yaraannimo Ku dhagansan jirtay mrkad Weynaan ku fhagaysanaysid waa sidano kle🙈😅. Yaa ila daawanaya 2021 like 🙈🥰
@fatmakheyre7771
@fatmakheyre7771 3 жыл бұрын
Caruurnimadii🤣🤣♥️
@zaalimpoi
@zaalimpoi Жыл бұрын
@@fatmakheyre7771 ma noo shahay wali
@cuties_1-m3e
@cuties_1-m3e 3 жыл бұрын
12 years later if you're watching this you're a legend👍🏻💀 Wtf seeing so many replies Btw happy new year guyss us still watching and listening to this song❤️‍🩹🫶🏻
@ayuubdantey5580
@ayuubdantey5580 3 жыл бұрын
Anigoo dugsi aadaayo wllshy dhageysan jirtay wllhi mantane 23 jir baan ahay maxuu waqtigu isku gurayaa 🤣🤣🤣
@khaalidmahamed6068
@khaalidmahamed6068 3 жыл бұрын
I am watching
@akrammohamed2426
@akrammohamed2426 3 жыл бұрын
2021😭😂
@zakariyecarab6483
@zakariyecarab6483 3 жыл бұрын
Heesa aan ugu jeclaa heesaha Masha Allah
@sumayayusuf2450
@sumayayusuf2450 3 жыл бұрын
Hey 👋🏾 😭😭
@reerguuranidol4168
@reerguuranidol4168 6 ай бұрын
2024 🎤 🎙️ This old song remains the newest every year! Masterclass ⚡️😍
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 6 ай бұрын
😂😂❤🎉🎉🎉
@suusuujakke
@suusuujakke 6 ай бұрын
Teamkeyga 😅
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 4 ай бұрын
😂🤟🏻🔥
@EnzoYosuf
@EnzoYosuf 4 ай бұрын
16sano jiraa kawarama markii la qaaday umul ahaa😂😂😢
@maxamedjamaal1160
@maxamedjamaal1160 3 ай бұрын
​@@EnzoYosuf😂
@cabdiqanidaahir2829
@cabdiqanidaahir2829 Жыл бұрын
Wlhi hestan markan maqlo waayo waayo xasuusta 2008 ano 6 sano jiro fiirsan jiray wagas internet inta lcg dhiibato 1sac lagu qabana aniga walashey uraaci jiray xasuus 2008
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 3 жыл бұрын
Xasuus wlh 2021 hda dawaneysid like Isar😭🙏🏿❤
@hayfaamallin8840
@hayfaamallin8840 4 жыл бұрын
Runtii waaa heestii igu horeeysay aaan maqlay anigo aad u yar wiil aan isjecleen ayaa telefonka walashiis iga tusay xitaa talefoon maan qabin Muda 5 sano iyo kabadan ayaan isla soconay runtii waan ilaaway jeceelkaas markaan arkay muuqaalkan ayaan waxbadan soo xasuustay jaceylka waa qeeybka mid ah nolosha lkn xiligaas ayee fcneed hadaa magaranayo asagaa inuu ilaaway inkale lknse waxaan u rajeynayaa farxad inuuku waaro runtii calafka waa cajiib. Intii isjecel rabi ha isku sahlo.
@moh4135
@moh4135 3 жыл бұрын
wagas jacel hada taqinay hada hooyo tahae😂😂
@fartuntaliye6966
@fartuntaliye6966 3 жыл бұрын
Amiin
@cayush2472
@cayush2472 3 жыл бұрын
@@moh4135 🤣🤣🤣
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 3 жыл бұрын
@@cayush2472 inta hees on maanta daawaday comentigaga wan ku arkay wlhi KZfaq na mar aan sas usi dheren ayad furatay MashaAllah...
@cayush2472
@cayush2472 3 жыл бұрын
@@muniirmohamed3818 👋wll qoralkeyga makusogara
@AbdirahmanIbrahim-il3hx
@AbdirahmanIbrahim-il3hx 10 ай бұрын
Ala mxay hees tahy legend Guleed Ahmed Dahir music iyo tempo sida u raacaayo inaba cadi ma ahn❤
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f 15 күн бұрын
Heestan waxan ku xasustay walshay deeqa xirzi 2011 ayan ad u qadi deeqay wan ku dhoofin lahag dhahar ban ku gayn geli lahay ayay iku qosli jirtay old is gold ❤ noloshu way socota ❤ 13 sano ka dib ayan ku so noqday ❤ 24/7/2024❤
@thegoat1205
@thegoat1205 2 жыл бұрын
haylan wexy mudanyihiiin cid waliba inay u hambalyeyso waayo way u qalmeen inay hantaan koobka waxy guud ahaan ciyaaraha soo bandhigeen ciyaar wanaag. aan ugu horeeyo anu reer karkar ah hambalyo ayaan leeyahay. ❤
@Zuhayra64
@Zuhayra64 2 жыл бұрын
Dhahar,hyland champions⚽️🏆💪🇺🇿🇸🇴❤️
@dennisdennis1926
@dennisdennis1926 Жыл бұрын
His dance, moves, tempo and the production of this video is amazing. Guled Ahmed was ahead of his time.
@MaxamedCabdi-qf7pw
@MaxamedCabdi-qf7pw 11 ай бұрын
Q❤❤
@khaalidmaxed4392
@khaalidmaxed4392 3 ай бұрын
1/ may / 2024 maalin arbaca ah baan dib u dhagaysana, waliba waan download garaystayna!!.👌❤👌
@scwscw3047
@scwscw3047 7 жыл бұрын
heestan 2008 ilaa hadda o 2017 ah wan dawwnya Kama dhergo .Never gets old to me Who's watching 2017 April
@mohamedabdikani627
@mohamedabdikani627 7 жыл бұрын
2017 16 july ana wali soo taagan
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Abdirahman peacock Aniga ayaa kula dhageysto dhahar hees la nici karo ma ahn wlhi
@vanamiin7408
@vanamiin7408 7 жыл бұрын
Abdirahman peacock 🤚🤚🤚🤚me bro right know
@dahaboabdi9123
@dahaboabdi9123 7 жыл бұрын
Abdirahman peacock Hhh magaceyga waye haga dalin 😂😂😂
@ahmedgure3314
@ahmedgure3314 6 жыл бұрын
Abdirahman peacock meh🤘
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Yaaadawanayo 2019😍😍😍xasuus wlhi 2010kiii
@wwehighlight224
@wwehighlight224 5 жыл бұрын
Aniga☝☝☝☝☝
@mohaxarakeye4800
@mohaxarakeye4800 5 жыл бұрын
aniga
@caatinhoinashiraye6267
@caatinhoinashiraye6267 4 жыл бұрын
Me
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 3 жыл бұрын
2020☝🏽
@akofficial4492
@akofficial4492 2 жыл бұрын
2022🙄🙄
@DhudiMahamad
@DhudiMahamad 3 ай бұрын
Heeestaydiii yaaa ila dawanaya 2024
@mo_khad0z
@mo_khad0z 3 ай бұрын
Aniga oo Wali wan ku Miriqamaya😂
@ahmednono7879
@ahmednono7879 Жыл бұрын
2023😂inta dhgeysneysa isoo raac❤
@najiipgamer2798
@najiipgamer2798 5 ай бұрын
2024💀
@abdi9528
@abdi9528 2 жыл бұрын
After 13 years i am watching this song because of Highland is Puntland champions (Dhahar ) 😂😂😂❤💯🙏
@mustaphamohamed890
@mustaphamohamed890 2 жыл бұрын
Nio Legend Baad Tahay Hdadba Hda Commentiga Sooqortay
@abdi9528
@abdi9528 2 жыл бұрын
@@mustaphamohamed890 hhh soo maha
@mustaphamohamed890
@mustaphamohamed890 2 жыл бұрын
@Abdi Aad io Aad zxp
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 жыл бұрын
😅😅hambalyo
@abdi9528
@abdi9528 2 жыл бұрын
@@nasraabdullahi9406 thanks 😊 🙏
@seynabibrahimali5325
@seynabibrahimali5325 4 жыл бұрын
2020 hadaa daawaneyso like😋😂✌🏽❤
@suldansabirsabriye4711
@suldansabirsabriye4711 3 ай бұрын
2024 ayaa qoraalkaada arkay hadii aad noshahay
@alii7792
@alii7792 10 ай бұрын
Heestaan oo mudo aanan dhagaysan baan caawa Bakaro ku dhagaysanaya anigoo shaqada iidhamatay, oo aan sugayo in irdaha la xiro. amazing song. 14/September/2023 06:55 PM. Like iireeb hadad iga dambeyso.
@theclassicman6730
@theclassicman6730 Жыл бұрын
OLD SCHOOL OLD IS GOLD Who still listen this song? Go on fly and rise up you hands 👐 ❤️❤️
@maalgashicom4290
@maalgashicom4290 Жыл бұрын
I'm here still
@MurtiSameChanel
@MurtiSameChanel 5 жыл бұрын
heestu hees way dhaafatay inantu maansha allah aad bay u qurux badan tahay waa midabkeedi asalka ahaa waa hablihii 100 geela la siisan jiray
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 3 жыл бұрын
Haa aad iyo aad m. a
@apdirahman1433
@apdirahman1433 2 жыл бұрын
Before 14 yrs I was a child wlh 🥺 anoo aad uyar ayaan maqli jiray heeskan now after 14 yrs I'm listening direct Guuleed Ahmed the one and only lagendery ❤️🥺👏
@salmaanyare6567
@salmaanyare6567 Жыл бұрын
𝐋𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝
@najzaamapdalla9408
@najzaamapdalla9408 Жыл бұрын
Isku mid dugsiley ahaa markn maqli jiray😂😂lakin best song wye❤😩
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
@@najzaamapdalla9408 hdda ma aroosaty lkn hhh 🤪
@naciimamahamednacimish
@naciimamahamednacimish Жыл бұрын
Same wlhi 😢
@King55555-x
@King55555-x Ай бұрын
Ani gorta hestan laqadey 1 jir aha😢
@khalittzantos9984
@khalittzantos9984 11 ай бұрын
Hadi heestan soo raadisey legends tihinnn 👋🖤 2023
@qumeiniahmed6437
@qumeiniahmed6437 6 ай бұрын
Saaakan soo raadiyy
@user-lz4zq1me2l
@user-lz4zq1me2l 10 ай бұрын
I used to listen this song when i was Learning Dugsi At the age of 4 and im 20 now (memories)♥️
@mohamedALi-xd4td
@mohamedALi-xd4td 2 жыл бұрын
Heestan waxay iggu leedahy xasuus Gooniya Full memorise asxaabtii aan wdda dhagysan jirrny 2010 maanta dunida niba dacal ayuu ka joggaa pal aan sheego mohamed hassan Germany mohamed yuusuf canada mohamed jaamc sweden Anigguna Russia ayan jogaa andirisaaq yaassiin Australia Wxaan illahy ugga baryayaa dhamntood mustaqpal wanngzn zxpddy😪❤🙏
@mohamed-rb2om
@mohamed-rb2om 2 жыл бұрын
Guulysta pro ♥️ raga xidhiidhi sidaa looma sii kala socdee
@nayaan5398
@nayaan5398 2 жыл бұрын
Alle idinkoo nabadad adiyo Asxaabtaadu ha iskiin tuso
@mohamed-rb2om
@mohamed-rb2om 2 жыл бұрын
@@nayaan5398 ameen wll
@mohamed-rb2om
@mohamed-rb2om 2 жыл бұрын
@@nayaan5398 hada waa halke adigu
@nayaan5398
@nayaan5398 2 жыл бұрын
@@mohamed-rb2om waa hargeeysa wll alx 2015 ayaan ka tahiibay hargeeysa oon carabta aaday lkn hada waan soo laabtay anoo dalkeegi jecel oo soo waayo arkay alx
@mudydiamond7451
@mudydiamond7451 5 жыл бұрын
2019 hadaad fiirsaneysid like saar
@ikraamabdikariim4648
@ikraamabdikariim4648 5 жыл бұрын
Mudy Diamond bdjfnybscmcgbgjrnfhtjsxjxfb
@nurkeykena5977
@nurkeykena5977 5 жыл бұрын
Always
@hamdisheikh1khadija244
@hamdisheikh1khadija244 5 жыл бұрын
Mudy Diamond
@hamdihassanelmi4146
@hamdihassanelmi4146 5 жыл бұрын
Caadi maaho ninkaan xage ku danbeey
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 4 жыл бұрын
@@ikraamabdikariim4648 ISAAR SUBSCRABTA
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 9 ай бұрын
Guled ahmed heestan marki la qaaday dadki dhashay hada waa qaan gaar 😂😂 waqtigu socod badan 15 years old is gold 👌
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 9 ай бұрын
Dadkii Aroozyada Ku Ciyari Jiray Kwrn Iyaga Way Gabobeen Zo Maha 😂😂 Ku Darzoo Ee Waliba Zidii Zingal U Ah Allahayow Zidii Roon!!!😭😭😂😂😂
@user-zz9ju5up3r
@user-zz9ju5up3r 7 ай бұрын
15 sano wa intey KZfaq ka ku jirto e kahor yutub ay so baxaday
@hamsekaaflaam6915
@hamsekaaflaam6915 3 ай бұрын
Maantay 16 jirsatay heestan walina xiisihi heestan isma badalin 😮 Khyr baan ku rajayn hadaad qoraalkan akhrisaneeso
@queendaynile1472
@queendaynile1472 7 жыл бұрын
Anigoo dugsi quraan dhigta baan maqli jiray heestan waqtigu wuu socdaa wlhi 😃
@othomasmuller1581
@othomasmuller1581 6 жыл бұрын
Queen Daynile Haa
@othomasmuller1581
@othomasmuller1581 6 жыл бұрын
Time is running out
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 5 жыл бұрын
Hadaa halkeed wax marinaysaa
@bashirshaah7920
@bashirshaah7920 5 жыл бұрын
Waa sidaas, waqti ayey aheyd heestaan , lkn wali waxaadba umaleeysaa in mar dhaw lagu luqeeyey muuqaalka iyo codka wali waa sidoodi
@munaalexassan3172
@munaalexassan3172 4 жыл бұрын
@@yaxyemohamed3918 kkkk somali emel sameystan wayna ka guuraan car haku soo jawabto
@drnajmanurqeyd2109
@drnajmanurqeyd2109 5 жыл бұрын
2019 August yaa dawonooyo liked dhac dhac so siiya🤗🤩
@SOCA000
@SOCA000 4 жыл бұрын
2020 August
@ismailibrahim5633
@ismailibrahim5633 2 ай бұрын
waxaan ku jiray caloosha hooyaday markay heeskan soo baxday mashaAllah maantana waan daawanayaaa 07.07.2008 ayaan dunida yimiday maantana waan daawanayaa anigoo qaangaadh ah.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Dheehashadeeda wacaniyo Qaabkeedan loodhigay. Yaahuu waagii ay soo baxday kuray ayaan ahaa❤.
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
2019 yaa daa wanooyo like saar Bo wll hee ma saarin bee maxaa u baxay 😂😂
@anasahmed9311
@anasahmed9311 4 жыл бұрын
2020 hadaad noo shahay walina gmailkan aad isticmaleysid like isaar adiga laftirkada
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 3 жыл бұрын
Wan ku saary
@akrammohamed2426
@akrammohamed2426 3 жыл бұрын
2021 aan daawanaaya ma nooshahay wll😭😭
@ismaancaliismaancali9485
@ismaancaliismaancali9485 3 жыл бұрын
Kkkk
@user-wc5pd1br3q
@user-wc5pd1br3q 3 жыл бұрын
Here from Eritrea🇪🇷
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 7 ай бұрын
Nolow walal
@Amiiraahmed2023
@Amiiraahmed2023 10 ай бұрын
Yaraanteydi baan heystaan maqli jiray walshey oo marka dhageysan jirtay waqtigan oo lajoogana ana dhageysana 27/9/2023 Waa xili duhur waxan kujira kijo waqtigana isku dhafsiina maalin uu. Qoraalkeyga dib waan uso radin dona
@saddamkeyoowsaddamkeyoow6418
@saddamkeyoowsaddamkeyoow6418 10 ай бұрын
After 15 years later if you're watching this you're legend
@husseinkassim8441
@husseinkassim8441 3 жыл бұрын
Me and my wife danced to this song on our wedding 5 year ago.it brings goose bumps and nostalgic feeling
@codgaming6590
@codgaming6590 3 жыл бұрын
You still married bruv??
@kateahmedd
@kateahmedd 2 жыл бұрын
@@codgaming6590 oo ma anyisfuran baad rabty
@zakariaahmedhaji3236
@zakariaahmedhaji3236 2 жыл бұрын
@@kateahmedd kalatag lama donnaye yarka just inla ogaado taariqdaas. Wax lagu farxo maaha reer kalatagisa xaqiiq
@coolvids5549
@coolvids5549 2 жыл бұрын
MashaAllah May Allah bless your marriage life🥰
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 жыл бұрын
@@kateahmedd qoftu asaga sugayay umalena 😂😂😂
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 жыл бұрын
Heestan xasus gooni ah bey igu ledahay waxan ku xasusta jecelkaygi igu horeyay ee faisa oo dugsi quran isla dhigan jirnay hada wa ninkale xaskisa wana hooyo anigana waxan ahay wali iskabuulo waqtigii tagayoow salaama😭
@abdiqaniali3385
@abdiqaniali3385 4 жыл бұрын
😭
@mufasaking760
@mufasaking760 4 жыл бұрын
Ka kac mesha nio adna aabo noqo
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 жыл бұрын
@@mufasaking760 Haye bro Thank you salan qimo leh ayan kuso diraya
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 3 жыл бұрын
Waqtiga tagayw Salaama😢😢Aduunka wuu iska dhamaanayaa😥
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 3 жыл бұрын
@@user-ng9fx2lr5s Wa sida walaal, aad iyo aad baan kuu salaamayaa.
@jeon_maqsuud1852
@jeon_maqsuud1852 Жыл бұрын
Deqow wan ku dhoofin laha still in my head wlhi😂🫶
@abdinasirbambey
@abdinasirbambey 12 күн бұрын
Lix iyo toban sano kadib, subax sabti ah 27.jully.2024 waxay noga shidan tahay gymka dhaxdiisa gobtuna waa Nairobi ❤
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 6 жыл бұрын
Universal Tv.. 2008 ka daawadey Anoo Yar, After 10years Wuxu wakhtigu ii saamaxey in kuwada daawanO family dhan 😂
@kinglaash8369
@kinglaash8369 3 жыл бұрын
Maslhh walalkey Allaha idiin barakeeyo!
@najiibyare4483
@najiibyare4483 5 жыл бұрын
Somali women's are most beautiful women's in the world
@maryamahussein5416
@maryamahussein5416 5 жыл бұрын
Ll
@istahilahmed2174
@istahilahmed2174 5 жыл бұрын
H
@aqoonbaahsan8128
@aqoonbaahsan8128 5 жыл бұрын
Lkn cagahaa yr yr iyo calooshaasy ngu necebyihiin nio indr
@cutesomaligirl7486
@cutesomaligirl7486 5 жыл бұрын
@@aqoonbaahsan8128abowe lkn damaan todaa maaha
@hallanetubegza6145
@hallanetubegza6145 4 жыл бұрын
Najiib Yare when they hve covered themselves
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 11 ай бұрын
Xasuusihi hore o lama ilaawan ahaa ....cid dariska ayaan udaawasho tagi jiray heestaan 2009.
@cabdirisaaq5059
@cabdirisaaq5059 Жыл бұрын
14 years later if you are watching this song, you are LEGEND
@xaashitv7119
@xaashitv7119 2 жыл бұрын
Xasuus!!2008 waxaan joogay baadiyaha Ethiopia sheegato ee DDS gaar ahaan meela yidhaahdo sheed_dheer waxaan wada dhagaysan jiray dhalinyaro aan isku class Ahayn oo dagaaladii xamar kasoo qaxay oo qoxooti ku ahaa sheed_dheer Caawa oo ay tahay 7/3/2022 / 3:28 am ayaan wali dhagaysanayaa Hada waxaan kadhagaysanayaa caasimada umada soomaaliyeed ee muqdisho 🇸🇴❤️💯 Allah sanado badan ha inagu gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo somaliya hanoolaato 🤲🙏🇸🇴
@fmjjjjn7510
@fmjjjjn7510 Жыл бұрын
Amiin🥰🥰🥰
@zhatiyaomer
@zhatiyaomer 2 жыл бұрын
My elder sis used to listen this song in 2012 at that time I wos 7 yrs I really liked oh my god how time flies still listening after 14 yrs my allah guide us to the right path .
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 2 жыл бұрын
Okay MashaAllah how old are you now by the way?🤔🤣
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 Жыл бұрын
@@raxeeyeloversismytype6892 17years when i calculate
@yusufabdi917
@yusufabdi917 Жыл бұрын
Back to my high school years and still single! Amazing time and so many beautiful memories.
@suudiofficialchannel
@suudiofficialchannel Ай бұрын
Heesan waxay isoo Xasuusisey 2009 gabdh aan is jeclayn aan marwalpa u qaadi jirey iyana aadbay u jeclay gabadhii calafka na kala geeyay hadda America ayay joogta Caruur badna wey leedahay alle cimrigga ha u barakeeyo 😍TODAY 09/06/2024😍Ayan Dib u xusayaa Jcaylkaas qiimaha Badnaa ee Qaa gaadhi waayay iyo Qisadiisa Xanuunka Badan ee Ku lamaanayd
@cabeeydaahir
@cabeeydaahir 6 жыл бұрын
Wlh gabdhaan bishimaha waxey uga eg tahy gabar aan jceyl u qaaday 2017, 2018 waan kala tagnay 😭ax 😭ax 😭 gabdhaheenii hore ee quuxda badnaa, they never come back ❤❤
@bileali2003
@bileali2003 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh yuutub walpa qotpralkan ayad wada hhhh
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 7 жыл бұрын
2018 yaafiirsanoyaaa like isaara😆😆😆
@abdifitahugas9354
@abdifitahugas9354 5 жыл бұрын
anga 27 -09-2018
@HafsanuuraHafsanuura
@HafsanuuraHafsanuura 5 жыл бұрын
👐
@yasminmamaan5775
@yasminmamaan5775 5 жыл бұрын
Aniga aya firsanayo
@yasminmamaan5775
@yasminmamaan5775 5 жыл бұрын
2018/10 13
@ssssss-yl1nx
@ssssss-yl1nx 5 жыл бұрын
QARni waye .. wlhi
@waxcusub6455
@waxcusub6455 Жыл бұрын
15 years later, if you're watching this. You're a super altra legend 😂😂😂😂
@ruweydaibrahim245
@ruweydaibrahim245 Жыл бұрын
WAXAAN DAAWANAYAA HEESTAAN 20/2/2023 .WAXAAN JOGA WAQTI XAADIRKAN NAIROBI.kenya🇰🇪 markii iigu horeysay waxan maqlay heestan 2009 oo an jogay Mogadishu 🇸🇴 WALL HADAAD GAADAASHEY DAAWAN DOONTO ILAHAY CIMRI DHEER HA KU siiyo HADAAD Argtid qoraalkeyga like 👍🤘✋🙏🙏
@zaalimpoi
@zaalimpoi Жыл бұрын
Wali ma joogtaa
@joemohammed4269
@joemohammed4269 5 жыл бұрын
2008 ayaan maqli jiray wagii aan dugsi dhigan jiri...maantana waxa laga jogaa 10 sano..walahi waqti wuu socdaa...hada anoo Gulled ahmed arko baa iidhiman kkkk.....i love gulled ahmed... inta gulled ahmed tagerto like haiga la baqeylina ....
@zakikaka9529
@zakikaka9529 2 жыл бұрын
After 13 years'' Omg Heestaan xasuus gaar ah Ayeey igu Leedahay' Malin maalmaha ka mid ah anigoo qaadayo Ayaa Gabar isku Fasal eheen i aragtey Kadib Ayeey Igu dhahay wa cod mcn tahay.!!
@ilkacas_De-Boss
@ilkacas_De-Boss 10 ай бұрын
After 15 years still I'm watching 4/10/2023😮
@zaalimpoi
@zaalimpoi Жыл бұрын
2008 ayay soo baxday heestaan 1 sano kaliya ayaan ka waynahay ana wxaan dhashay 2007 waa cajiib 2023 ayaan daawanayaa mar kle
@zaalimpoi
@zaalimpoi Жыл бұрын
Waxaan rabaa sanado bdn kadib inaan usoo laabto i.a
@shakirmohamed9461
@shakirmohamed9461 3 жыл бұрын
I was just 10 years when he sang this song and today I'm turning 22... what reminder
@mohametwardi7021
@mohametwardi7021 4 жыл бұрын
Who watches in Coronavirus pandemic
@fatmaaaskar7921
@fatmaaaskar7921 Жыл бұрын
Fav dhahar bn ku geyn lhaaa😮‍💨❤️
@mankadeeq7247
@mankadeeq7247 5 күн бұрын
After 14years anteal now I.m leasing this song old is Gold wllhi 😢
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 5 жыл бұрын
Wlhy anoo ilma ah ayeeydey baa mrkn xanaaqo iiqaadi jirtey 😭2019 hadaad dawaneysa like isar my name deeqo hees igu qaaliya deeqay wan kudhofin lahaa😍😍😍❤❤❤
@mohajama9706
@mohajama9706 5 жыл бұрын
Hhhh se cml ayeyda iyo heesa wax kle wayo
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 5 жыл бұрын
@@mohajama9706 kkk bowe ayeeyo reer magal aheyd wlhy heesa aan hda dhageysto iyada kawada maqli jirey sida heesta itaageer alla hayoow arinteydan kala taal adaa toosin krayee heso ay kujiran intn laqaadin iyadaa qaadey🤣😂😂😂
@pacificocean7130
@pacificocean7130 5 жыл бұрын
2006 -dhamaadkiisa ilaa 2007 bay soo baxday ma ilma caruur ah bad ahayd 🤣😂😂
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 5 жыл бұрын
@@pacificocean7130 alla hoogayeey war 4 jir kama weyneyn wlhy xili ay soo baxdeyna magaranayee k kkkk
@pacificocean7130
@pacificocean7130 5 жыл бұрын
Deeqa Idle caruurta wan ka galuumastaaye luuqa soo gal 🤣😂😂
@andrewdek3632
@andrewdek3632 4 жыл бұрын
intii reer dhahareeda oo fiirsaneysa 2020 like 👍
@Ma_Duusha
@Ma_Duusha 3 ай бұрын
Does the legend know we still banging this masterpiece!
@maltipoo8637
@maltipoo8637 7 ай бұрын
15 years later if u watching this your a legend
@kaamilosman467
@kaamilosman467 5 жыл бұрын
2019 hada comantiga aqrinysid like isaar😀😍❤👈
@IkraanXasan-el8hu
@IkraanXasan-el8hu Ай бұрын
Manoshahy wll❤
@kaamilosman467
@kaamilosman467 Ай бұрын
@@IkraanXasan-el8hu haa wllo mxa idilysa
@djozmahussle
@djozmahussle 4 жыл бұрын
Anyone else listening to the song while slowly reading the comment? 😹
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 4 жыл бұрын
😂😂dead ass
@alfaofficial9163
@alfaofficial9163 4 жыл бұрын
2020 listening 👂
@leilahassan8108
@leilahassan8108 3 жыл бұрын
In 2020 Oct yes
@simanqurux7909
@simanqurux7909 3 жыл бұрын
Yeah
@maandeeq1434
@maandeeq1434 3 жыл бұрын
Kuma fhmin
@user-ke5cq7sr3z
@user-ke5cq7sr3z 7 ай бұрын
Old is gold ❤ after 15 years 😮
@mohavicdelofficial6891
@mohavicdelofficial6891 7 ай бұрын
I hope I am here for another 10, 20 yrs from now this song will always grow old With me 😂😂😂
@saadudinmohammed1478
@saadudinmohammed1478 Жыл бұрын
15years later 2023😢and still listening this vibe❤ Eid Mubarak 🎉
@mahadxuseen1357
@mahadxuseen1357 Жыл бұрын
🤝🤝
@Saetsane10
@Saetsane10 Жыл бұрын
Also😢🎉
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
July 2021 Hadaad daawanayso legend wayn baad tahee is muuji ✌🏽 xasuustii caruurnimo
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 4 жыл бұрын
11 years down the line i use to listen this song back in somalia
@omarmataan.
@omarmataan. Ай бұрын
16 years ago time flies ✈
@MM-SOMALI-BOY
@MM-SOMALI-BOY 9 ай бұрын
15 years later if you're watching this you're a Leaged 🖐🖐
@princesssundus2584
@princesssundus2584 4 жыл бұрын
2008 Baan dhageysty anoo yar manta 2020 anoo weyn baan daawan Waa aduun 🤗🤗🤗🤗
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Isku mid baynu nahay huuno
@zaalimpoi
@zaalimpoi Жыл бұрын
Ma nooshahay
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 5 жыл бұрын
Heestaan markeey so baxeeysay I'm 9years old up to now Waan dhageysanooyaa
@user-Abdulqadir_03
@user-Abdulqadir_03 10 ай бұрын
Heestan wxn dageysan jire 2012 anoo Yaar mrka Mombasa jooge wan iska jecla dageysigeeda mnta anoo meshan dax ordayo aye igu so hor baxde my favourite ❤ 7/10/2023 Malin uso laban doona anoo xasle ah i.a 😢
@nemokookie97
@nemokookie97 8 ай бұрын
loved this song a lot in my childhood and it is still my favorite song wa hesta kaliya aan magaalada dhahar ku jecladay anon ilaa xilgaan wali tagin i hope inaan mar un tago dhahar😢 Gulled Ahmed is my favorite singer ❤
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
CAAQIL YARE 2016 XASILI OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
4:29
Nimcaan Hilaac Labac Labac 2013 HD
6:33
Taajir Studio
Рет қаралды 1,6 МЛН
Hooyo - Gulled Ahmed
5:01
Gulled Ahmed
Рет қаралды 2,2 МЛН
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
Heesti Barni  Codki Ahmed Biif  Lyrics  REDCAP OFFICIAL YouTube
4:56
REDCAP OFFICIAL
Рет қаралды 2,4 МЛН
Nagma
5:21
King Khalid - Topic
Рет қаралды 469 М.
GULLED AHMED - (DHAHAR) SEATTLE CONCERT 2019 COPY RIGHT
5:37
Gulled Ahmed
Рет қаралды 120 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 265 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 69 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,9 МЛН