No video

GULLED AHMED | HEESTA QURUXDII SANAAG IYO SOOL ARAGTIDEEDAA | MUSIC VIDEO + LYRICS

  Рет қаралды 1,447,575

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

8 жыл бұрын

Sammaantaada Huunooy *Sifa Uga Baqoolaa
Halkaad Kusugantahy iyo *Hadaftimo Salkeeda Iyo
Soolihi Taleex iyo *Seerayaasha Dhaharee
................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and #SUBSCRIBE
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

Пікірлер: 641
@muniircade8170
@muniircade8170 3 жыл бұрын
Amazing. Dhulbahante Hadan nahay dhulka dhul ugu sharaf badan ayaan haysanaa anaga iyo wlalahayo warsangeli. incha allah maamulkena khaatumana weynu dhisanaynaa dhulbhnte,warsangeli. ❤️❤️. Brothers.
@hodiinaahmett6640
@hodiinaahmett6640 2 жыл бұрын
Apoweh♥️🥺
@keenancalinuuri7332
@keenancalinuuri7332 2 жыл бұрын
Viva dhulbahante daraawiish I love them all daarood I am from ogaaden land
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@keenancalinuuri7332 ina adeer nimo ♥️
@user-qn8vb4ik8k
@user-qn8vb4ik8k 2 жыл бұрын
axmed cumar dhulbahante abtyaaladay noolaada
@musabadenmohamed4165
@musabadenmohamed4165 2 жыл бұрын
abtio
@ismaaciilaxmed5176
@ismaaciilaxmed5176 3 жыл бұрын
Quruxdii sanaag iyo sool aragtideedaa calaf lama sameystee Rabbi haygu kaa simo hello Dhulbahante io Warsangeliyow Abgaal poy gabar hala siiyo from xamar😍❤👌✌
@abdulfithfeysal8041
@abdulfithfeysal8041 3 жыл бұрын
So dhowow zxp
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
Soo dhawow walalkeenow 🇸🇴❤🤙👏👊
@faraxcabdisamad7159
@faraxcabdisamad7159 Жыл бұрын
So dhawow wll
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын
Diyaar waaye broda
@xiisali
@xiisali Ай бұрын
Ina adeerkey🥹❤️
@Ziraad
@Ziraad 2 жыл бұрын
Dhulki Zaldanada Warsangali🩸🤟 awooweYal alla hydin daysto👑🦁 Dhuulka Somali dhuulka ugu quurxon SANAG+HadaaftiMoH🙏
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Ceerigabo lasanood buhodle Waan jeclhy Dhulbahnte nolaada from majerten💙♥️💙
@dravenadonis8952
@dravenadonis8952 3 жыл бұрын
A trick: watch movies at flixzone. Been using them for watching all kinds of movies lately.
@kyloramon4970
@kyloramon4970 3 жыл бұрын
@Draven Adonis definitely, been watching on Flixzone for since november myself =)
@hunterisaias5853
@hunterisaias5853 3 жыл бұрын
@Draven Adonis yea, have been using flixzone for since november myself =)
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 2 жыл бұрын
Dhulbahante ❤️ Warsangali Dhulsanland
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
SAMIYA IDEERTAY SIDII KALLE MAJEERTEEN WAANU JECEL NAHAY ANAGUBA VIVA
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Dhulbahante Dadkaan idinku jeclahay anigo ah Nin ogaaden🇬🇲 Jiro Jooga yaqe ❤🐎🇸🇴❤💯
@caduurhirsi5414
@caduurhirsi5414 2 жыл бұрын
Anaguba Waaanu idin jecelahay inaadeer Qaali
@ayaanahazzanayaanahazzan5633
@ayaanahazzanayaanahazzan5633 Жыл бұрын
Indeer sido kale🥰
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Жыл бұрын
@@caduurhirsi5414 mahadsanid ina adeer mcn
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Жыл бұрын
@@ayaanahazzanayaanahazzan5633 mahadsanid ina adeer mcn
@user-uy7fs8ce9o
@user-uy7fs8ce9o 8 ай бұрын
Wow m.a my dhigaa❤
@ruwaydayar7534
@ruwaydayar7534 3 жыл бұрын
Ader guuled ahmed waan uxiisay heesahagi iyo codkagi mcn 😰 aan hawsha ku qabsan jiray nolol ader meel walpo aad joogtid❤️🇬🇲🥰
@samirasiman38
@samirasiman38 3 жыл бұрын
Dhulki rer abtigy dhulbahante iyo warsagali dhul harti masha allh alla jecliyaaa
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Quruxdii sanaag Wan u xiisay sanaag Rabbi nabad ha igu celiyo dhulkeyga Hoooyo 😘
@xanandiriye2556
@xanandiriye2556 6 жыл бұрын
wow dhulbahnte country 👋👋👋from gedo
@husseinmubarak7717
@husseinmubarak7717 6 жыл бұрын
Xanan Diriye Somaliland ma Koonfurtan 150 Maamul baad moodaysaa Dhulbahante Somaliland Weeye Ee Qaraaxaaga Iyo Cambuuladaada Iska wado Useless people
@xanandiriye2556
@xanandiriye2556 6 жыл бұрын
mustafe aadan thanks walaal MCN😘😘😘😘
@sidiiroonrabaaog4222
@sidiiroonrabaaog4222 6 жыл бұрын
00393512792110 what app nunbrka igala soco wll qaali
@xanandiriye2556
@xanandiriye2556 6 жыл бұрын
mustafe aadan Facebook kamilo love add me walal
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 6 жыл бұрын
Gabadha gedo sanaag waa gobol warsangeli ee dhulka kala baro
@ilyasmohamedcaqil5745
@ilyasmohamedcaqil5745 3 жыл бұрын
Sanaag iyo sool cidan dhulbahante iyo warsengeli ahyn ma laha🥰🥰🌹🥺
@aasia_abdi61
@aasia_abdi61 2 жыл бұрын
Hooyadaa was yaa siiyay
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
@@aasia_abdi61 Ma hoyada leh 😂
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
@@aasia_abdi61 hhhhh hacaayin quruxey lkn yaakala oo leh? Layma xaqiro huno
@Ifraaxina
@Ifraaxina 2 ай бұрын
😂😂😂 wale umad baa jirta si xarago leh ugu nool qaybo sanaag kamida caasimada gobolkasina ka taliso shegasho afkaa maxay taraysaa iska so rarara hadada awood ledihin kadib shegta😅
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 6 жыл бұрын
Hadaaftimo salkeediyo Soonihii taleex iyo Seerayaasha dhahareed💖
@bushracacdinuurcumar9382
@bushracacdinuurcumar9382 5 жыл бұрын
My tolkii leeyga beeray warsangali ❤❤💋
@haniyohimilo5533
@haniyohimilo5533 5 жыл бұрын
warsangali❤ Dhulbahante👍
@axmedguuleofficialtube5823
@axmedguuleofficialtube5823 5 жыл бұрын
♥️
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Masha alh waxan nahay libaxyo nacala shaydan kuyale sool iyo sanaag yaa iracayo farta taag yurub iyo qabobka idilay
@Ismail-somali
@Ismail-somali 4 жыл бұрын
@@@najmoindhoadag5976 😁😁😁 Laascaano iLa CerigaabO ILaa badhan 🥰
@MohamedAhmed-ph6vq
@MohamedAhmed-ph6vq 5 жыл бұрын
Sanaag ☝🏽 Warsangeli 👑 Aadan Siciid 💪🏽🔥
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Sool Sanaag buhodle taleex Dhul dhulbhnte riyada ka bx nio marti baad ku thye sanag🐎🐎🐎💙💙♥️
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 3 жыл бұрын
@@samiyaahmed2846 Marti nooceya sanaag warsangali baa dega bal ii sheeg meel dhulbahante ka dego
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
@@hoodaaleproduction5256 sanaag wuu badanyhy caasimadisa cerigabo dhulbhnte ba daga oo iska leh 4 tuulo bad ka dagtan cerigabo marti bad ku tihin🐎🐎🐎🐎❤👑💪
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 3 жыл бұрын
@@queensophia4927 iisoo tiri meesha uu ka dego dhulbahante sanaag
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 3 жыл бұрын
@@samiyaahmed2846 Ceergaabo aa cergabo isaaq iyo dhulbahante iyo warsangaliba wa degaa inta kaso hadha cergabana waa warsangali
@sharmaboyfans7180
@sharmaboyfans7180 3 жыл бұрын
Sanaag ardul warsengali heestan waan iska jeclahay ilahow haydilin intaan warsangeli dhulkiisa tagayo from Jabouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💝
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Waalkey gacaliye aad ayaad u mahadsantahay iinoolow 🥰💝💖🤗💝💝💖
@drslaila1426
@drslaila1426 Жыл бұрын
Thanks wll qli😘
@maxamedahmed6807
@maxamedahmed6807 6 ай бұрын
Who listing 2024❤
@mudufarah
@mudufarah 2 ай бұрын
Me 😂
@ayaancismaan2858
@ayaancismaan2858 19 күн бұрын
Me❤
@fatxa144
@fatxa144 6 ай бұрын
Gabdhaha warsangeli kuwa dhulbahante ❤😢
@haboonmaxamad622
@haboonmaxamad622 6 жыл бұрын
sool iyo sanag ano sodawan rabbi ima diilo inti reer Sol iyo sanag ah yaa iracayo cml
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 6 жыл бұрын
Haboon Maxamad soodhawaw walal
@user-nn8ke3ye5f
@user-nn8ke3ye5f 4 жыл бұрын
Haboon maxamad waan kuso dhowayayna
@khalephpadmacanshe1396
@khalephpadmacanshe1396 4 жыл бұрын
Haboon Maxamad Welcome to sanaag
@zainepzeinep7835
@zainepzeinep7835 4 жыл бұрын
Annaga leee
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Welcome kuso dhawow wlo dhulkii darwishta❤🙏
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Жыл бұрын
30 January _2023 ayaan dhagysanaya Hadaaftimo salkeediyo Soonihii taleexiyo Seerayaasha dhahareed❤️🩸 Ilaahaw haydi lin anoo tagin hartinimo❤️🥺
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 5 жыл бұрын
DARawiish dhulpahnte ❤
@Ismail-somali
@Ismail-somali 4 жыл бұрын
Hadaaftimo Dhahar XingaLooL Badhan Buraan JiidaLi BuuhoodLe TaLeex Laascaano CaynabO SANAAG❤SOOL
@sahalaxmed3421
@sahalaxmed3421 4 жыл бұрын
mashaa alhaa cidyda hooyo sool iyo sanaag
@ozameomar9665
@ozameomar9665 3 жыл бұрын
Mansha allah intaa iyo kabadanba ilahay ha kafido suldaamada warsangali iyo garaadada dhulbahante
@hadipodcast
@hadipodcast 3 жыл бұрын
Hart. Galbeed
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
DAraawish jecliyaa dhulkooda khaatumo ssc❤🐎🙏
@alimussa5560
@alimussa5560 3 жыл бұрын
A part of Somaliland for all Somalis of Somaliland identified as Somalilanders. Maanshallah.
@suleimanabdi6939
@suleimanabdi6939 2 жыл бұрын
Quruxdi sanag iyo sool aragtideeda, calaf lamasameeste Rabi haigukasimo💔...will never get old🥰
@khadaraxmed2035
@khadaraxmed2035 7 жыл бұрын
#Sanaag gobol #Warsangali viva maakhiricost
@zihamafyare3283
@zihamafyare3283 6 жыл бұрын
Khadar Axmed ma dhahar bad gobal mooday kkk
@jaama1343
@jaama1343 5 жыл бұрын
+ziham afyare saang ma dhahar kaliyaa
@abdiazizdarwiish
@abdiazizdarwiish 5 жыл бұрын
aad iyo aad❤❤❤❤
@muldhatatv6762
@muldhatatv6762 2 жыл бұрын
am oromo from Ethiopia shshamane city love Somali people my brother and sister
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
🙏🙏🙏🇸🇴
@kii_yaraa
@kii_yaraa Жыл бұрын
fuck you oromo
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Жыл бұрын
the bast of hees Ahmed
@yahyaabdille1793
@yahyaabdille1793 11 ай бұрын
That's great
@user-zn7el2re2m
@user-zn7el2re2m 7 ай бұрын
🎉❤❤
@samiramahamud4048
@samiramahamud4048 5 жыл бұрын
My tolkay mahamud harti iyo siciid harti tolkay laa an tood abar wlhi ❤❤❤🙏🙏🙏
@ademfareg8965
@ademfareg8965 5 жыл бұрын
❤❤❤👏👏👏
@leylogamadiid1914
@leylogamadiid1914 2 жыл бұрын
One love darawiiish io Warsangari from marexan 💋❤❤labadeydi grp
@fatimasahl3308
@fatimasahl3308 5 жыл бұрын
Sanag dhulki abtiyashay warsangali 😍😍😍😍😍😍😍😍
@xalimohusein1441
@xalimohusein1441 5 жыл бұрын
Huno
@salmasaid7815
@salmasaid7815 4 жыл бұрын
Hbo so dhawoow❤
@shamsamohamed2739
@shamsamohamed2739 2 жыл бұрын
Sool iyo Sanaag dhulkaygii quruxdi iyo barwaaqada waan uxiisey runtii 🥲🥲 and I miss more whenever I listen this song 🎶 😎
@hannad879
@hannad879 2 жыл бұрын
Hhh rightnow aniga sool joga♥️
@TherealNomad01
@TherealNomad01 Жыл бұрын
@@hannad879 Haday kasii wacan tahay oo Somalidiidkii laga eryay😜
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Жыл бұрын
Heeso mcn Ayan ka rabnaa
@mnaaji441
@mnaaji441 5 жыл бұрын
I'm dhuloz from sool iyo sanaaag
@abdirisakmohamedhassan4989
@abdirisakmohamedhassan4989 4 жыл бұрын
Intaan commentiga aqrinayy waa wayy qof somalinimo ku faanaya iyo calanka baluuga🇸🇴 qof kasta qabiilkisa iyo reer kiisu ka faanaya anigu waxaan laandhere dhalad somali ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴 sanaaag saylac iyo magalada madaxda muqdisho inta u dhaxaysa anaa iska leh my home🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shakirbulaale4289
@shakirbulaale4289 3 жыл бұрын
Kuwiii soomali nimada aad sheegayso keenaybaa Gobaladoodee loo heesayaa
@osmanhiired6743
@osmanhiired6743 5 жыл бұрын
From lascanoD AllaaH Haku dhowro alfanaan Guuled AhmeD dhulka soomaaliyeed Ee Maskax ahaanra loo gumaysanayanna allE Ha samata bixiyo
@moamerica9670
@moamerica9670 6 жыл бұрын
Goor aan jasay xitaa wan garan wayah markan heskan maqlo Allah soomali ha mideeyo from wiesbaden germany
@sihaamdiiriye7766
@sihaamdiiriye7766 6 жыл бұрын
Kkkkk
@sihaamdiiriye7766
@sihaamdiiriye7766 6 жыл бұрын
Dhiigu waaa cijib inder
@Rodaqalanjo
@Rodaqalanjo 6 жыл бұрын
Guulayso inadeer dhiigu biyo ma noqdo
@hiilqaran7570
@hiilqaran7570 5 жыл бұрын
Hhhhh geesi
@dachaasahimad1063
@dachaasahimad1063 3 жыл бұрын
amiin bro
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Wow dhulkygi Sool iyo Sanaag love you Darawish❤🐎 rer Laascaanood si gara idin slamay😁
@abdiulahiali3929
@abdiulahiali3929 Жыл бұрын
Waxaan ahay nin mareexan ah oo ree gedo ah lkn waxaan aad ujeclahy dhulka ilmo adeeradey from daarood empire warsegali iyo dhulbahante❤❤ cadowgiina cagta hoostiisa ayn leeyahy ilmo adeerayal qalbiga ayaan idinkala socda
@abdirahmandahir2537
@abdirahmandahir2537 Жыл бұрын
😂
@ubaxcabdi7698
@ubaxcabdi7698 5 ай бұрын
Qabilki ku qady kuma dhigo😂😂😂
@abdikadirhirsi5591
@abdikadirhirsi5591 6 жыл бұрын
maasha allh gulled Ahmed xayakalaah sxb waan wada jeclahay dhulka somaliyed lkn heestan ad ayey iso jiidatay abdulkadir: from GEDO somalia
@jiyaafromsanaag3865
@jiyaafromsanaag3865 5 жыл бұрын
Ilaaa hi iga dhiga mahadleh warsangali no qabiiil but l love my home😭😭😭❤❤❤❤💋💋💋
@ayaanbile1157
@ayaanbile1157 4 жыл бұрын
Mxaaa🤣🤣
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Darawish dhulkiisa la amaaniye mxa warsangeli mesha keeny mise halka xafad aad sanag ka dagtan bad tirsanysan edo marti baad ku tihiin dhulkan
@mohamedabdirizak827
@mohamedabdirizak827 3 жыл бұрын
adeer sanaag yaa iska leh warsangali saltanate reerka majoritiga ka ah baan nahay boqortooyo fac weyn sanaag oo dhan waligayo baan kasoo talinaayey ilaahada that is true keep your mind.
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
@@samiyaahmed2846 sanaag warsangeli baa leh, labadeena idinkaa martiya annagaana idin soo dhaweyney kibir baa idin haya.
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 3 жыл бұрын
@@xuseenfadal sanag darawish leh caga dhigo langab
@sa3idmohamed777
@sa3idmohamed777 11 ай бұрын
Darwiishta iyo sandalada waan idin salaamay dhamaantiin meel aad joogtaan hadii Heestan dhagaysan 🐎🐎
@cabdi-kariimhirsifaroole3820
@cabdi-kariimhirsifaroole3820 3 жыл бұрын
Wali ya dhagysanaya heeestan 2021 dhulki la iga beeray qurxdi sanaag❤️🔥🔥🔥🔥💉👈
@afitaaxronaldo6151
@afitaaxronaldo6151 3 жыл бұрын
Gabdhaha Sool iyo Sanaag🥰🥰🥰Ilaah ha igu kii Simo 😘😘😘from xamar Holwdaag💯💯💯🙌🙌🙌👊🤛🤛
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Thanks huuno qaali❤❤🇸🇴
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
🇸🇴❤👏🤙☝️💪👊
@axmedguuleofficialtube5823
@axmedguuleofficialtube5823 5 жыл бұрын
Dhulkaygiii masha allah Reer sanaag iyo salamu allah Hadaftimo♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@jiyaafromsanaag3865
@jiyaafromsanaag3865 5 жыл бұрын
Ala hadaftimo meqshaydiiii 😭😭😭😭😭❤❤
@hassanbuldi6868
@hassanbuldi6868 4 жыл бұрын
Hadaaftimo guys ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faamadhudi
@faamadhudi 4 жыл бұрын
Mar inaan imaado wan JECLAHAY hadii an helaayo dad iso dhaweeyo ❤❤
@hassanbuldi6868
@hassanbuldi6868 4 жыл бұрын
@@faamadhudi soo dhowoow wllshy angaa kusoo dhowaynya
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 2 жыл бұрын
HADAFTIMO Salkeediyo Sonihihi taleex iyo Serayasha dhahareed Dhulkaygi my home city hadaftimo guri suldaan MAAKHIR warsangalinimo 🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
I am greeting you Moqdisho long life dhulbahante Iyo warsangeli 💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 sool Iyo sanaag dhulkii dalxiiska
@nimcokayseoontira7614
@nimcokayseoontira7614 3 жыл бұрын
🇨🇮🇨🇮💚💚💭💭♥️♥️ sool iyo sanaag somalilnd
@safiyayusuf1798
@safiyayusuf1798 3 жыл бұрын
Sanaaag dhulquruxbadan allow nabad nooga dhig dhulkeyga I am from galmudug
@HobalkaHobalka
@HobalkaHobalka 3 жыл бұрын
Quxdi sanag
@Jama143
@Jama143 5 жыл бұрын
dhulka xudunteydu ku aasan thy i love sanaag😍😍😍
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
seerayaasha dhahareed kkk viva sanaag saldanada warsangeli...
@user-bilanzara
@user-bilanzara 9 күн бұрын
Quruxdi aduunka ❤❤ Gobolka Aduunka ujeclaaa Allaw Hay dilin anon ku noolaan❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 4 жыл бұрын
Heestan saaka way igu soo dhacday uun tollo mee guuleed dhahar xaguu Ka dhacay miyuu Ka baxay fanka
@HobalkaHobalka
@HobalkaHobalka 3 жыл бұрын
May wlle
@amish6567
@amish6567 2 жыл бұрын
Hees shidan Qurixdiii sanaag iyo sool aragtideday✨✨Allow wiil reer sanaag ano Sool aragtideye😂😂
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Dhulkii hartiwayne baan maqlin mnsha allh from dhulooz warsangliyow😃♥️👑
@sadiaabdi8035
@sadiaabdi8035 7 жыл бұрын
viva dhulbante 😍😘😍😘
@_kahini
@_kahini 7 жыл бұрын
meesha dhulbahante lagama hadlayee isdeji
@faatimasalim51
@faatimasalim51 7 жыл бұрын
Amet Kahin ya dego sool iyo sanaag ? Dhulbahante iyo warsangeli so maxaa ya kale oo ka hadli lahaa
@_kahini
@_kahini 6 жыл бұрын
Faatima Salim dhul baa laga hadlaya dad lagama hadlayo badownimoda iska dhaaf
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 6 жыл бұрын
sadia Abdi 😍😍😍😍
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 жыл бұрын
Ahmed 😂🤣🤣🤣🤣 I’m so dead even though it’s 3 years ago
@layladhalsanaag3060
@layladhalsanaag3060 3 жыл бұрын
Masha alaah goboladayda sool iyo sanaag waliba Gobolkayga sharafta leh ee sanaag
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Quruxdii sooley 🐎💙🥰
@aminaismailhajir440
@aminaismailhajir440 2 жыл бұрын
Mine is a daily breakfast to me, I have to listen when I wake up only to show my peers that am awake...seerayasha daaderr
@hannad879
@hannad879 2 жыл бұрын
Sool
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Dhulka sool iyo sanaag Hadaaftimo harti empire
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 жыл бұрын
Gobolka sanag markan maqlo gar ahan reer badhan waxan so xasusta jacaylkaygi kowad 2 sano wada soconey Markan rerkedi waydistey abehed hoyaded walalehed abti iyo aderba aan bartay Aan donay laysiyey gabadhi holki meherka qabsanay beri marku dhici laha meherku cawa lakulmay hadaladan ku iri waxa kamid aha mcnto meherkeni cawa aya inaka xigta habeynki 11.00 wax walba isbedelen gbdhi la isu kaya didey hotelkina wan kireyey lcgti bixiyey Wadadki iyo dadki xaflada loga wacay layiri iska joga Gabdhi sas isku weyney Sanad kadib calafkaygi Canada ayuu noqday Faiso waan salamaya Meshay jogtaba Farxad kunolow Inkastoon kuwaayo Weyne isu keen qorin Jacaylkaan wadagne Wayada habeynee Waaxyehena jiifsaday Weli waa sidisii Weyne waxan katugaa Midan wayrax kugu noqon Werdi qoorta kuusura Ubax kugu waraabshoo Welwel kaa ilaashoo Wadnihisa kugu haba Sidaan waayo kula rabey Weynahay hakugu daro 😥😥😥😥
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 3 жыл бұрын
North East somalia ( SSC ) Harti-Waqooyi land 🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴 ( dhulbahante darvish empire🦁🇸🇴and warsangali sultunate 👑🇸🇴)
@ozameomar9665
@ozameomar9665 3 жыл бұрын
Wooooooooooooow dhul maakhir iyo khaatumo love and respect from laasqoray somali🇸🇴🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾💗💗💗💗💗
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Waanku salaamey tolka 🙏🏿
@ozameomar9665
@ozameomar9665 3 жыл бұрын
@@xuseenfadal waan kaaqaaday inder 🙏
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Dhulbahante io Warsengali❤🐎
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 3 жыл бұрын
Warsangali & dhulbahante 😍😍
@mohmoudapdkadir6856
@mohmoudapdkadir6856 2 ай бұрын
#Gobolka #SANAAG waa gobolka ugu quruxda padan dhulweynaha #soomaalida masha allah. Allahayow wadanka noo parakee iyo shacapkaba yaa allah. Allahayow #soomaalida midee meelkazta oo ka joogaan wadanka. Si aan marlapad u hello sharaftii wadanka,awoodii ciidamada xoogga dalka #soomaaliyeed iyo haybadii uu wadankayagu #aduunka ku lahaa. Yaa allah
@user-ye2un5tj5i
@user-ye2un5tj5i Ай бұрын
@@mohmoudapdkadir6856 waana dhul maakhir cost ah waana dhulkii sultanatul warsengeli
@qweenidil7902
@qweenidil7902 2 жыл бұрын
Quruxdii Sanaag iyo soool aragtideydaaay dhulkeygiiii❤🥰ilaahow anon imaan haydilin warsangalinimo❤❤
@safasalleban
@safasalleban 5 ай бұрын
Quruxdii sanaag iyo sool Aragtideedaay❤🎉 sool iyo sanaag my hoom ❤🎉
@salebangambol587
@salebangambol587 Жыл бұрын
Masha allah sool darwiish empire and Sanaag sultanate empire
@lakiabdi
@lakiabdi 3 ай бұрын
Quruxdii sanaag iyo sool aragtideeday I Love 💗 Sool 🇸🇴💙
@maayasalat6253
@maayasalat6253 3 жыл бұрын
Rer sanaag aad ban nii salmah 😘💖🥀
@farmajoinaabdullahi8771
@farmajoinaabdullahi8771 Жыл бұрын
Cawa oo tariikhdu tahy 12/18/2022 oo argentina ay qaaday worldcup ayaan soo booqday heestan
@Viral_videos822
@Viral_videos822 Жыл бұрын
Heesta dhulka harti waqooyi baa leh❤️
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Aad io aad harti waqooyi baa leh 💙
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 5 жыл бұрын
quruxdii sanaag ♥️♥️♥️badhan ceerigabo dhahar
@ridwaangeellaaye
@ridwaangeellaaye 4 ай бұрын
"Quruxdii Sanaag iyo, Sool aragtideedaay". Gabadhaasi waa gabadh Naalleeye Axmed ah ayaan u malaynayaa.
@axmadcalifaarax1804
@axmadcalifaarax1804 6 жыл бұрын
Ilaahay ha daayo rabi ha xafido dhamaan soomaaliya gaar ahaan dhulbahante iyo dhulkayga
@quenifka2473
@quenifka2473 5 жыл бұрын
Viva dulbahante ....aaaaa qabil marabo igadaaaaa
@muhayfayusuf6209
@muhayfayusuf6209 5 жыл бұрын
ilhay haa xiifdo dhulpahnte lkn dhulkan warsangli baa leh
@farduusapdirahman2925
@farduusapdirahman2925 4 жыл бұрын
@@muhayfayusuf6209 sool yaa leh dhulbahantaa lahe
@istaahildiamond7164
@istaahildiamond7164 4 жыл бұрын
Sool my home and sanaag dhulkaygi hooyo❤❤❤❤
@FaatimaKhaliif-yw4ln
@FaatimaKhaliif-yw4ln 5 ай бұрын
Cirkoo sagal roob saxan saxa udgoon hilaahuna sawirmee. Codka faananka io heesta miraheeda. Waaba isku soo baxeen❤❤❤🎉🎉
@Mustafeabdalle11
@Mustafeabdalle11 3 ай бұрын
Who still watvh 2024
@abdiazizdarwiish
@abdiazizdarwiish 5 жыл бұрын
Quruxdii Sanaag iyo ❤ Sool araragtideedaa❤ Hadaaftimo salkeed iyo❤ soolihii Taleexi iyoo❤ seerayaasha Dhahareed❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@wixiishidan3871
@wixiishidan3871 5 жыл бұрын
Heestan jacaylkaygii horaa iiqadi jiray Sool iyo sanaag dhulkygii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimcokayseoontira7614
@nimcokayseoontira7614 3 жыл бұрын
Sool iyo sanaag somalilnd 💚💭♥️💪💪💚💭♥️
@boqoreinashabeel1066
@boqoreinashabeel1066 3 жыл бұрын
Ilove harti from awdal
@senyorritaabdulkariim392
@senyorritaabdulkariim392 6 жыл бұрын
My dhulkaygi khastan sanaag ban kudhashay Allah xafido
@hudaqueen2962
@hudaqueen2962 Жыл бұрын
Wlhi xasuus gaary iigu ledahy heestan xili qurux badn io xasuuso qaliyey I galisay ayaa waqti dib u celin kara😭
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
waqooyiga somalia ku taal deegaanka sool iyo sanaag
@naimachannel925
@naimachannel925 8 жыл бұрын
wwwwwwww I love my sweat home sool
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 6 жыл бұрын
Naima khadar 😍😍😍
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Darawishta
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
@@samiyaahmed2846 sool ayaad leedahay kaaga ku eekow.
@mohamudmohamedjamaafrican532
@mohamudmohamedjamaafrican532 3 жыл бұрын
@@xuseenfadal Adeer adna badhan baa leedahaye badhan taada ku ekoow
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
Qurudii sanaag iyo sool aragtideedaay best song I'm from jigjiga
@zihamafyare3283
@zihamafyare3283 6 жыл бұрын
Waaaaaw viiiiva dadkaygiiiiii dhulbahante wale wan idin jeclahay
@khadroabdi6491
@khadroabdi6491 5 жыл бұрын
My land ba la amanaya illahy ha barakeeyo Sanaaag hadaftimo ,iyo dhahaar dhuul Warsangeli my dhigayga illahy haidin dayo viva Warsangeli ❤❤💞💗💞💕💓
@mustafesaleban995
@mustafesaleban995 2 жыл бұрын
Dadkan ayaad Sheegaysaan waa Hantii habar Jecelo viva Haayadda
@haninora6146
@haninora6146 7 жыл бұрын
Waaaaw yaaa Sallaaam 💗💗💗💗✊✊🙌🙌🙌
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 жыл бұрын
The best song aad ayan u jeclhy Miraha heestan io music saaran😍🥰
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Жыл бұрын
the baste of hees
@najmacabdiyusuv2076
@najmacabdiyusuv2076 8 ай бұрын
Dhulka sharafta leh ee reer abTigaY ❤🐎
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
From Ceerigaabo Sanaag Somaliland ❤️🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@mohamudmohamed2696
@mohamudmohamed2696 6 жыл бұрын
Wooooow Rageeeedeee my khaatumo state of somalia hanoooolaatoooo
@sirmedi9378
@sirmedi9378 3 жыл бұрын
Dhulka bilicda wacan sool iyo sanaag❤.
@abdusalamfarah6055
@abdusalamfarah6055 2 жыл бұрын
Full night I lost listening this song, I repeated it more than 100 times, surely its super and well planned. Guled thank you.
@abdifatahmohomed3818
@abdifatahmohomed3818 2 жыл бұрын
You are not the only who did. I am listening now hhh
@user-qn8vb4ik8k
@user-qn8vb4ik8k 2 жыл бұрын
sanaag axmed cumar wasangeli
@aaminosalahahmed1318
@aaminosalahahmed1318 Жыл бұрын
My hame sanaggaa
@hassandagane2130
@hassandagane2130 9 ай бұрын
Ur legend bro 😎 This is song deserves to listen more 100 times 👊
@bashirhmohamud3859
@bashirhmohamud3859 Күн бұрын
Guuleed waa fanaan cod macaan heesihiisu waxay u badan yihiin Deegaanka iyo bilicda dhulka u badan Afsomaliga waxaa lagu dhahaa (eekeeye) sida u dhulka quruxda badan u sheegayo Wuxu u jeedaa inaan amaanteed.
@abshirmohamed405
@abshirmohamed405 7 жыл бұрын
wayo wayo soo xasuuustay 😍😘😍 Inbadan maxan heestan dhagaytay
@siciidmuuse2839
@siciidmuuse2839 6 жыл бұрын
Mnsha alh waa hes shidan
@muxubomaxamud4720
@muxubomaxamud4720 3 жыл бұрын
@@siciidmuuse2839 9TH 0
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 3 жыл бұрын
Deeganki Saldanadi warasangli ❤❤❤ nabad iyo barwaaqo ku waaro
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 6 жыл бұрын
Heestan abwaankii sameeyey ii sheega Abdi Askari iyo cidii garanaysaba MAHADSANIDIN
@mohamedalimohamed6213
@mohamedalimohamed6213 4 жыл бұрын
Salah doonyaale
@kingozilofficialpage6464
@kingozilofficialpage6464 2 жыл бұрын
Woow! I used to listen this song and liked most. Xusuuus gaar igalisaa
@Blacktolite
@Blacktolite 3 жыл бұрын
Very beautiful 💓 💓 💕 thank you for uploading this amazing tune 🎶 🎵 🎸 💯 ❤️ 🎺 🎧 🎷
@yool2176
@yool2176 2 жыл бұрын
Warsangeeli 🤝🏾 dhulbahante = SSC 🇸🇴🤍 mardhow buu hirgeli Insh'Allah
@abdikadirahmed4247
@abdikadirahmed4247 5 ай бұрын
from garissa i love dis song❤
@TheHiliso
@TheHiliso 7 жыл бұрын
noolow inader guleed sool and sanaag
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 Жыл бұрын
Sanaag ceelafweyn, ceerigabo dhiigaygaa qoraya magaciina insha allaah wan rahayn inaan nabad qab ugu laabto
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 4 жыл бұрын
Heestan waa heesti ugu horjeclado Ano yar oo miraha iyo fanankba kanseen qaadi jiray Maanta dib uhelay❤
@amaalcrisaaq1710
@amaalcrisaaq1710 3 жыл бұрын
😰 quruxdi sanag iyo sool Aragtideda😿🤽‍♀️
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 6 жыл бұрын
I'm frm khaatumo state Viva somaliwayn 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌻🌻🌻☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘😍
@cabdulaahiaadan8664
@cabdulaahiaadan8664 6 жыл бұрын
dhalad dhulbahante ah oo dhulkiisa amaanaya this askar tube
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Waa warsangeli ninkani middakale sool ayaad leedahay walaal.
Dhahar-Gulled Ahmed
5:51
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Kow Labo Kow
3:01
Gulled Ahmed - Topic
Рет қаралды 289 М.
SULDAN SERAAR GUHAAD HEESTII NAJMA 2016 Official Vedio
5:57
Jundi Media Pro
Рет қаралды 2,1 МЛН
Aar Maanta - Saafi
4:06
Aar Maanta
Рет қаралды 2,3 МЛН
Diiwaan - Axmed Biif 2010
6:29
AxmedBiif2010
Рет қаралды 7 МЛН
dayniile song 2012 OFFICAL VIDEO
7:32
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
coma coma - shamsa Mohamed Foot & Mandela
6:03
eyeforaphoto
Рет қаралды 1,9 МЛН
GULLED SIMBA  | Asal Dhalad | "Official Video" (2017)
5:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН