Dhaqanka suuban ee Lamaanaha

  Рет қаралды 39,519

Suheyba Badqas

Suheyba Badqas

4 жыл бұрын

Waxaa jira caqabado badan, oo la soo gudboonaada dadka lamaanaha ah. Waanna kuwo u baahan in aad looga fiirsado xallintooda. Waxaa labada dhinacba looga baahan yahay in ay la yimaadaan tanaasul, isu naxariisasho, iyo ilaalinta xuquuqaha ay isku leeyihiin. Haddaba Caa'isha Qureysh, ayaa Suheyba Badqas uga warrantay sida ugu wanaagsan ee qoysasku ay uga gudbi karaan caqabadaha reer ahaan la soo darsa.

Пікірлер: 106
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
Caa'isha Ustaadatil Qaaliyah Qabriga Allaha kuu nuuriyo. Cilmi iyo Caqliba waad nooga tagtay mashaa Allaah Sadaqa Jaariya Allaha kaaga dhigo. Runtii hadalkeeda waa iguso dhacay:- "Caalamka oo dhan gacmahay is heystaan illaa Soomaali ma'ahane" waa runteed Jumladaas, Subxaanallaah.
@fertunali1007
@fertunali1007 7 ай бұрын
🤲🤲🤲
@user-rt6ey6fm1s
@user-rt6ey6fm1s Ай бұрын
MaschaAllah Ustaadatii Qaaliyah Caaisha Allaha Qabriga ku wasiciyo 😢 Aya dawanaya 2024 Like
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah khayr caisha qureysh suheyba badqas gabadha an ugu jeclahay gabdhaha wariyasha ah shurkan xbibti
@maryuunanor5275
@maryuunanor5275 3 жыл бұрын
ALLA ha u naxariisto Maama Caasho Qureysh
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Masha Allaha waa ku mahadsantihiin. Sida wanaagsan raggoo xaaskiin xushmaye Anigu waxaana aaminsanahay xaaskaaga hadaa tusto jaceyla ayadun way ku wanaajineysa
@samiiraahmed2391
@samiiraahmed2391 4 жыл бұрын
Gabdhaha wariyayaasha ah gabadha ugu xijaabka fiican maasha allah
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 9 ай бұрын
أللهم اغفر لها وارحمها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النار اللهم آمين
@fertunali1007
@fertunali1007 7 ай бұрын
🤲🤲🤲
@zahraabdul2861
@zahraabdul2861 5 ай бұрын
Allahuma'ameen Yaa'Rabb 🤲🏾
@ogaansho
@ogaansho 4 жыл бұрын
Masha allah Suhayba.
@sumayocabdinuur7229
@sumayocabdinuur7229 7 ай бұрын
Caaisho allh unaxaristo 🤲🤲🤲🥺
@anisomohamed7921
@anisomohamed7921 3 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso mamo caisha😢
@LuckyLansare-tb3wy
@LuckyLansare-tb3wy Жыл бұрын
ALLE HA UU NAXARIISTO MAM CAISHA QURASHA ❤
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
Masha Allah suhayba qof qiimo leh baad tahay wll barnaamij fiican baad noo soo tabisaa ragga somaliyeed alle hatuso qiimaynta xaasas kooda dumarkana ha garan siiyo xaqa sawj yadooda noloshu waa is qiimayn isu tanaasul iyo isu debec sanaan.
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Ragiina u dulqaata waa REER BAADIYO malaayiin rag ah oo dunida jooga ayey la qabaan. tankale rag badan oo dadaalaayo ayaa ka mid ah aniga oo kale kkk. Xalay un baan lahaa Waa ❤kheer qabto.
@hansarebanleyahy3006
@hansarebanleyahy3006 4 жыл бұрын
Masha allah jasakalahu kheye
@shukriali5038
@shukriali5038 11 күн бұрын
Illhy ha unxariisto mama caisha
@dunyoabdikarin8093
@dunyoabdikarin8093 4 жыл бұрын
Masha Allah xabibti jazakalahu qeer
@daauudadanhccs8004
@daauudadanhccs8004 4 жыл бұрын
Masha allah jasaka allah💖
@fertunali1007
@fertunali1007 7 ай бұрын
Alaha u naxariisto walaashen yarabi qabrigeda dariishadaha janada uga dhex fur janatu fardowsna mansil alaha uga dhigo
@zahraabdul2861
@zahraabdul2861 5 ай бұрын
Allahuma'ameen Yaa'Rabb 🤲🏾
@suldaanaxmed689
@suldaanaxmed689 4 жыл бұрын
Masha allaah Abaayo #Suheyba Adiga Iyo #Aisho Sida Quruxda badan ee Aad nooguso gudbiseen Barnaamijkan bulshada u ah wax tarka in badana anfacaya Qoysas ka Somaliyeed Waxana idinka Codsanaya Inad noso Badisaan
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Insha Allah walaalkeey. Mahadsanid
@hibogabow4534
@hibogabow4534 3 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها ووسع مدخلها وادخلها في جنتك وانت ارحم الراحمين 😭🤲 rabiyow ino badhi caishoqueysho kale
@mohometsiciid5466
@mohometsiciid5466 4 жыл бұрын
Manshallaa jasakallaahu khayr
@burhanyuusuf8186
@burhanyuusuf8186 4 жыл бұрын
Mashaa allaah
@ciiltireyussufali7826
@ciiltireyussufali7826 4 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid Wlshey Suheyba Badqas horey u soco ilaa aad hadafkaga ka gaarto
@ayaanaxmed4475
@ayaanaxmed4475 4 жыл бұрын
Masha allaah
@medmoussa149
@medmoussa149 4 жыл бұрын
Masha Allah continue coma-ça bravo Suheyba Badqas
@kamasfarahbarre4173
@kamasfarahbarre4173 4 жыл бұрын
Subayba badqas jazakalah walal
@shamimfarah2969
@shamimfarah2969 3 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo
@nasraomer2947
@nasraomer2947 4 жыл бұрын
masha allah suhayba barnamij bulshadena u bahan tahay ayaad nala wadagtaa allah xasanad hakaa siyo 😘
@umusumaya859
@umusumaya859 2 жыл бұрын
Allahayow unaxariisto amiin 😭😭😭😭
@nimoabdikadirabdullahi9105
@nimoabdikadirabdullahi9105 3 жыл бұрын
Mnshaallah abayo jazalallahau qeer lkn waa iska nin somaliyed nimanka somaliyed gabadaha jaceyl ma siiyan ee wax na jacel allah no sahlo
@saawirquman1132
@saawirquman1132 3 жыл бұрын
suhaybow wxn kaa codsanaynaa nolosha ustaada caaisha dadkii yaqaanay tarikhdeeda inaa kasoo hadashaa inshlh
@ibrahimhassan4350
@ibrahimhassan4350 4 жыл бұрын
Masha allh
@saawirquman1132
@saawirquman1132 3 жыл бұрын
ilaahay ha u naxaristo mama caaisho
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 2 жыл бұрын
ماشاء الله عليك😘🥰
@ahmedibraahim3750
@ahmedibraahim3750 Жыл бұрын
asc waa ku salaamay salaan ka bacdi waa barmaaj aad u fiican waana ku mahadsan suheyba halkaada barmaj yidaas noo soo diyaari
@khadijaabdulle4470
@khadijaabdulle4470 2 жыл бұрын
This was very educational to be honest, thank you so much
@abdullahiomar8286
@abdullahiomar8286 3 жыл бұрын
Masha allah caisho allaha unaxaristo
@muxiyadinamare2728
@muxiyadinamare2728 3 жыл бұрын
Masha allah wllshy alle unaxariizto
@falastiinahmed342
@falastiinahmed342 4 жыл бұрын
Masha alaha
@adnaanchannel3677
@adnaanchannel3677 4 жыл бұрын
Masha allhi suheeba badqas like iisaar
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Walaal waan kuu saaray. Mahadsanid
@adnaanchannel3677
@adnaanchannel3677 4 жыл бұрын
@@SuheybaBadqas mahadsnid
@xanafyare496
@xanafyare496 4 жыл бұрын
Keep going sis
@caashoabdirahman679
@caashoabdirahman679 Жыл бұрын
Walshey Qer badan Alle haku siyo Waxa kula hadla waa qof dumar eh Marka waxa raba ustad caisha labarkeda aya raba Wax fara badan aya wey dinraba
@user-kh4ro7oi5l
@user-kh4ro7oi5l 9 ай бұрын
Abyo way geriyotay murxumadaan Alh unaxaristo
@farxiyaibrahim108
@farxiyaibrahim108 3 жыл бұрын
Ilaaahow u naxariiso
@DrLiban-wi5ws
@DrLiban-wi5ws 2 жыл бұрын
Masha Allah walaashey suheyba waa qodob aad umihiim ah
@naciimaxassan1435
@naciimaxassan1435 Жыл бұрын
Allah U naxariista mama caaisha
@quruxsan3313
@quruxsan3313 4 жыл бұрын
Masha allah
@adnaanchannel3677
@adnaanchannel3677 4 жыл бұрын
Like
@suleimanmohamed7995
@suleimanmohamed7995 4 жыл бұрын
alle ha ku sharfo wll suhayba mhdsnd
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 Жыл бұрын
Raga soomaalida ciladahaas lasheegayo reer baadi nimadaas lasheegayo wax ka badala reerkaaga waa reerkaaga waa waxa aad wax ku tahay xaaskaaga aad quruxsato waa raga nimo gabadhaada aad wax bartana waa guul aad gaartay hooyadaa aad baari unoqotana waa janadii aad heshay reerkaaga waa reerkaaga quruxda reerkaaga ku dadaal qalbinagana ka qurxi amaan aduunka in ay u sareeyaana u sheeg
@umucafifa4838
@umucafifa4838 4 жыл бұрын
Mashllh xbibty ku jeclahy inbdan
@hibonuuro8176
@hibonuuro8176 Жыл бұрын
Mashallha wan hesta sowj ficn oon ka xishon in ishego in ijeclyahy alx
@burhanyuusuf8186
@burhanyuusuf8186 4 жыл бұрын
Keep going suheyba badqas
@xaqdoonbmedia6013
@xaqdoonbmedia6013 4 жыл бұрын
Maasha allaah habaryar allaah haku xafido
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Dhamaanteen habo
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 жыл бұрын
suheyba wlahi illahay dartiis ayan iskaga ka jeclahay illahay adunyada farxad iyo guul iyo inu raali ka ahado hakugu irzaqo akhirana janadii farfowsa hakugu irzaaqo
@sajidatulialaah1424
@sajidatulialaah1424 4 жыл бұрын
Rayiga mamo Aisha waan kutagersalhaaaa
@abdiqadirboomboom8673
@abdiqadirboomboom8673 4 жыл бұрын
Masha Allah thanks Sax Huuno
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 3 жыл бұрын
Aisha Quraisha janadi in sha Allah. Wan qoslay was sax. Aniga o 38 sano ninki aan kugaradsaday wa NIN AD UFICAN O MUMIN AH LAKIN WAXAN KU QOSLAY MARKAY DIRI “ XARAMKA CALAMKA DAN GACANTAY IS HAYSTAN SOMALIDA WEY KALA SOCDAN 😂😂😂. ANIGA AYEY IGU DACDA. ZOWJKEYGA WA MUMIN LAKIN QEYBTA WA KA SOMALI 😂😂😂
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 11 ай бұрын
hhhhhh😂😂😂
@najaxawc8083
@najaxawc8083 3 жыл бұрын
Ilaahow unaxiiso Allaaah qabriga ha uwaasiciyo
@sahramaxamud5842
@sahramaxamud5842 Жыл бұрын
yaarabii unaxariso mama caishaa
@amiinaqani9635
@amiinaqani9635 4 жыл бұрын
Alle dartii subscribers iigu saara asxaapta suhayba badqas
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Walaal waan kuu saaray. Mahadsanid
@nuramohamed392
@nuramohamed392 Жыл бұрын
Mama aisha
@nuramohamed392
@nuramohamed392 Жыл бұрын
Allah mamadaan fcnaaaa allahayow ku xifdi 🤲
@aniisacali9531
@aniisacali9531 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto mamadan 😢 wey geeriyotaye
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 11 ай бұрын
​@@aniisacali9531Amiin Alle haunaxariisto
@axmadyaasiin5925
@axmadyaasiin5925 4 жыл бұрын
mashaa allah suhayba wll mahad sanid
@shaashka1
@shaashka1 4 жыл бұрын
Suhayba waan ku salaamay maamadaan iyadaaba dagaal hada ku jirto eeda badan waa waxa guryuhu ku dumaan ee jooji dheh kkkkkkkkk.
@siraatiinaabdi9211
@siraatiinaabdi9211 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo mamada
@rashiidsalim859
@rashiidsalim859 4 жыл бұрын
A s c walaala yaal haweenka soomeeliyeed kuwaa aamin san hadii kusheenka aad ugu gasho in eey ceebtahay oo dhahaayo qor qode maa tahay maxaa u soo gashay kusheenka
@fatumamohamed4290
@fatumamohamed4290 Жыл бұрын
Suheyba abaayo telkaaga aan ubaahanahay
@som1
@som1 2 жыл бұрын
Kkkkkklk
@badrahusen8324
@badrahusen8324 4 жыл бұрын
SUHABA AADBAN KUSALAMAY SALAAN KADIB WAXAAN MAQLAY IN BBC AAD SHAQADII UGA TAGTAY KADIB MARKII LAGUYIRI XIJAABKA ISKADA ADIGUNA AAD KU ADKAYSATAY XIJAABKAGA SHAQADIINA AAD SIDAA UGATAGTAY ALE AYAN IRSAAQADA BIXIYA AAD AYAN KUGU MAHAD CELINAYA SIFA FIICAN AAD YEESHAY WANAGAANA ALE AYAA KAA ABAAL MARINAYA GUULAYSO WLO
@ml2918
@ml2918 4 жыл бұрын
Abaayo noosoobadi Aisha waraysigeeda waanku liibaanay
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Insha Allah walaal
@user-pp3xq1bp3v
@user-pp3xq1bp3v 4 жыл бұрын
Inaan ka qayb galo barnaamijka xiga baan rabaa isoo qabo
@rad4189
@rad4189 4 жыл бұрын
Asc jzkl abaayoyin waxaan idinku darsan lahaa waxaad tihii muslimaad muslimkuna waa cadaalad quraanka ayaana sheegay cadaalada waxaa kamida inaa niraahno ragu isku mid maaha.ee hadaan nahay aanku tarbiyayno wiilasheena shaqada guriga.
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, si fiican u dhageyso qodobadaa waa ku jiraan. Mahadsanid
@rad4189
@rad4189 4 жыл бұрын
@@SuheybaBadqas abaayo Facebook boogaaga maa u isoo bixiwaaxay
@rad4189
@rad4189 4 жыл бұрын
@@SuheybaBadqas please igucaawi
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
@@rad4189 walaal waa Suheyba Mohamed Badqas
@anisamire5066
@anisamire5066 4 жыл бұрын
Masha allah suheyba cashisha waxa badan laga faa iideeh noobadi cashara taxana ah nooga sameey hadeey suurta gal tahay alle ha idiin xafideeh
@SuheybaBadqas
@SuheybaBadqas 4 жыл бұрын
Insha Allah abbaayo.
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 2 жыл бұрын
Nimanka xayatada Somalia qalada ayuu uu fahma nagata waa masakin
@AhmedMohamed-wg2gj
@AhmedMohamed-wg2gj 4 жыл бұрын
Suheyba badqas wariye qabiir ah nolow hab tabintaaada aan aaaad ujeclahey bbc noogu laabo
@nadiamohammed9424
@nadiamohammed9424 Жыл бұрын
ALLOW UNXARIISO
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 4 жыл бұрын
Jeceelku wa kan laguwada joogo lkn wa in laga dhawaajiyo wan kujeclahay kamadaalo anigu wallaahi
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
@Sayid mashaa Allaah Allaha noo kaa badiyo. Anagana nosoo ducee In wadaadadeena fahmaan macnaha Nolosha.
@muxdinabdiraxman8525
@muxdinabdiraxman8525 4 жыл бұрын
waxaan daremya qofka nolsha ila wadagayo ama gabdhan mastblka haq aya ugu ledahy aniga haq ayan ku leyhay marka waxaa mahin ah inan is haq dhorno
@abdiqadirboomboom8673
@abdiqadirboomboom8673 4 жыл бұрын
BBC somali miyaaa ku so labatay Caawa sawir kada ayaay so saaren sidaa ayan ku daawaday
@adoontiialedaaciyah6681
@adoontiialedaaciyah6681 3 жыл бұрын
Ilhay unaxristo ustat casho somaly halo duceyo mamada
@samiiraahmed2391
@samiiraahmed2391 4 жыл бұрын
Warqad yar u qor ku te shiikhada waray haysaa yaraaa
@gillianwebby6828
@gillianwebby6828 3 жыл бұрын
ASC
@abdiqadirboomboom8673
@abdiqadirboomboom8673 4 жыл бұрын
Masha Allah thanks Sax Huuno
Maskaxda Deganaansho ayay u baahan tahay.
8:37
Suheyba Badqas
Рет қаралды 15 М.
Diinta iyo Dumarka la isla qabo
12:47
Suheyba Badqas
Рет қаралды 34 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 17 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 35 МЛН
Ma saxbaa in lamaanayaasha is-qaba  qaarkood laba qol kala seexdaan?
13:23
Qurxinta waafaqsaan sharicada [ Ustad Aisha
23:48
Daaru Naciim
Рет қаралды 45 М.
Shuruudaha looga baahan yahay ragga xaasaska badan
13:17
Suheyba Badqas
Рет қаралды 15 М.
Dhacdooyinka nolosha ka faaideysi wacan kobci maskaxdaada
17:22
Macalimad Fartun
Рет қаралды 2 М.
Professor Sheikh Caa'isha Oo Ka Sheekeeysay Sirta Hormarka Qoyskeeda
28:32
#1 SABAB LA ISKU NACO GUURKA KA DIB ᴴᴰ┇Ayub Axmed
14:15
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
Sidaan oga reebay inu ila guursado |sheeko #maseerka dumarka
10:01
Xaaska Wanaagsan ustada caaisha maxamad
37:10
Tasbiix Production
Рет қаралды 9 М.