Dhaqashada geella oo ku sii badanaysa Somalida Kenya ee reer magaalka ah | Q1aad

  Рет қаралды 66,169

Hereri Media

Hereri Media

3 ай бұрын

Пікірлер: 114
@abdallabro11
@abdallabro11 3 ай бұрын
Wariye sare hareeri farxada iyo cimriga Allah kuu siyaadiyo iyo cibaado suuban wariye abdisalaan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow somali barakee yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Haaye Haaye, Hereri libaax Somalinimo Weriye ay ku dheehantey iyo Dhaqankii Somaliyeed 👍
@Muhanadsalad
@Muhanadsalad 3 ай бұрын
Legend si wanaagsan baad sameysay
@AbdulkerimSaid
@AbdulkerimSaid 3 ай бұрын
Abdisalam Harari, next time when you come to us, please visit us to up norther Esten of us, New England states.
@jowharstudio123
@jowharstudio123 3 ай бұрын
am coming northestern to record
@shurealiim9996
@shurealiim9996 3 ай бұрын
Waiting​@@jowharstudio123
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 ай бұрын
Wariye khatara abdisalaan hareri Reer UK 🇬🇧 London waa warayaasha soomaallida ugu jecelahay shaqsi wanaagsan Allah ku xafido❤❤
@user-rr1nj2cv3k
@user-rr1nj2cv3k 3 ай бұрын
Ramadan Kareem 🌙 is 🎉
@AhmedSamir-yr3cd
@AhmedSamir-yr3cd Ай бұрын
Mahadsanid weriye sare Cabdisalaan Ibrahim Hereri
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 3 ай бұрын
Masha allah ilaahow wadanka noo barakee nimcada qaar ku shukri naqa naga dhig
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 3 ай бұрын
Mashallah Allah the 🐫 it important anime in Somalia culture. Thanks Abdisalam Hereri and him team for this episode 👏
@MaxamuudFaysal-jn4mr
@MaxamuudFaysal-jn4mr 3 ай бұрын
Cabdi salan hereri roll model alle hyka soo gaadhsiiyo ❤
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 3 ай бұрын
Ramadan mubarak
@AbuMaxamed-iz8rh
@AbuMaxamed-iz8rh 3 ай бұрын
Asc jimca mubaarak Ramadaan kariim Alloow nin walba wixiidhibaya kadulqaad amiin amiin amiin
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 ай бұрын
Dhaqashada geela waa muhiim
@zakirboss143
@zakirboss143 3 ай бұрын
• Waxa jira hal weriye oo un border ah Waana Cabdisalan Hereri • Hal fanaan oo unborder ah waana Cawaale Aadan
@oamaer
@oamaer 3 ай бұрын
Hereri is an expert in promoting Somali culture and sharing with us what is dearest to Somalis, especially camels, which are a big part of our heritage across all regions. We appreciate and notice your hard work, sir. Salaan sare from Las Canod, Somalia. Thank you.
@adamuboy1224
@adamuboy1224 3 ай бұрын
M.A walaal. I am amazed by how fluent you are in English. Self - taught or you are from qurbo?
@oamaer
@oamaer 3 ай бұрын
Mahadsanid walalo. I am in las canod, Somalia so maybe self-taught -i appreciate the kind words!
@waesaden1290
@waesaden1290 3 ай бұрын
Wariyaha Shanta somaliyed manshaAllah
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 3 ай бұрын
Masha.allaah tabaraka llaaah am proud Ilyas jamac
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 3 ай бұрын
Masha Allah
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 3 ай бұрын
Maasha allah
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic 3 ай бұрын
Allaylehe inuu daawasho mudanyahay barnaamijkaani. Af-sawaaxili looguma heeso sida uu uga jawaabay ayaan u bogay,
@user-mj8lu6lw3z
@user-mj8lu6lw3z 3 ай бұрын
marka aan shaqada ka baxo waxan jeclaahy inaan daawado oo ku nasto barnamijyada tayo leh ee wariye sare C/salan Herere . thank U sxb
@navergiveup9578
@navergiveup9578 3 ай бұрын
Ramadan Mubarak 🌙 Abdisalan Iyo daadihiyaha barnamijka
@husseinomar5942
@husseinomar5942 3 ай бұрын
Somalis should promote somalinimo, not somalyweyn ❤ you from Kenya 🎉
@rashiidmuhumed9233
@rashiidmuhumed9233 3 ай бұрын
Haaye haaye haaye Big legend hereri
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
Abdisalam hereri well done profetional news reporter 💚❤️🤍👍
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 3 ай бұрын
Masha.allaah tabaraka llaaah
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 3 ай бұрын
Wlaalkey cabdisalaan Hareeri Allah haku sharfo markastaa wxad ino so gudbisaa quruxda & dhaqanka somalida taasina wxay nagu dhiirri galisaaa inaan wx dhaqano wxna sameyno
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 ай бұрын
Masha allah alah haubarakeeyo geelooda
@faysalirad
@faysalirad 3 ай бұрын
Wariye C salaan guuleyso
@user-hk7fr7ec2u
@user-hk7fr7ec2u 3 ай бұрын
Excellent therefore
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 3 ай бұрын
Maansha Alah tabaarakalaah.
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 3 ай бұрын
Thanks 👍 c,salaam hereri
@salmacadey7548
@salmacadey7548 3 ай бұрын
Mashallah ❤
@TheKachumbari
@TheKachumbari 3 ай бұрын
Salaam Saree Abdisalaan, I like your videos. Kajiado is my county and I live in Namanga on the border between Kenya and Tanzania. Pay a visit to Namanga somewhere between June and early August and we would be too glad to take you round. Salute
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 3 ай бұрын
I like know something from kajiado county live and it’s education
@weerarchannel7041
@weerarchannel7041 3 ай бұрын
Mansha alla
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 3 ай бұрын
Mnsh llh ramadan mubaarak
@billowabdi6346
@billowabdi6346 3 ай бұрын
Wariyaha Somaliyeed Abdisalan Hereri....wan ku salamaya
@abdiqaniahmed860
@abdiqaniahmed860 3 ай бұрын
Ramadaan mubarak
@rodahassan929
@rodahassan929 3 ай бұрын
Allah haydiin siyaadiyo barwaqadaa
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 ай бұрын
Xoolaha waa in dib loogu noqdaa, waayo mar dhow dunida waa la isku dili doonaa beeraha iyo xoolaha ayaa lavu bad baadi karaa
@abdia664
@abdia664 3 ай бұрын
Hadalkaas waxaa igu yiri in beer iyo xoolo loo noqon doono lacagna wax taray oday maraykan ah oo meel tuulo ah oo aan wax kawada qaadaynay truck allahu yaclam lakin adun waa wareeray
@AbdiazizMohamed-cm9cq
@AbdiazizMohamed-cm9cq 3 ай бұрын
Weeyba uektahay wllal​@@abdia664
@mohamudadan-mu9zp
@mohamudadan-mu9zp 3 ай бұрын
Shaqo wacan
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 3 ай бұрын
The legend
@rodahassan929
@rodahassan929 3 ай бұрын
Markii dawladii somaliya burburtay wax kastaa waa burbureen .dhulkeenii geela lagu dhiqijiray sidaas buu u egaa barwaqadaa baan haysan jiray hada abaar baa layna daba dhigay .Allah hanoo soo celiyo
@asmacali111
@asmacali111 3 ай бұрын
Wariye sare❤❤❤❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 3 ай бұрын
Abdisalanow fortampo gashay ka daa
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 ай бұрын
Hereri waa legeng xaalad walba la noolaan kara maasha Allaah.
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 3 ай бұрын
"Ragga laxaha sii dhowrayoo dhaqasho waa geel"
@bardacad
@bardacad 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 ай бұрын
11:20 Qiimaha Geela dhallay $150 to $300 khalad ba ku jiran filaya. Suragal maha Hal dhashay oo qiimahas la siisanayo.
@user-tf3tc2wu8i
@user-tf3tc2wu8i 3 ай бұрын
Haayehaye😂
@abdikadirissack5486
@abdikadirissack5486 3 ай бұрын
Waa arin aan ku haminayo inaan geel dhaqdo jecliyaa
@user-eo9vl3eo2y
@user-eo9vl3eo2y 3 ай бұрын
Jimce mubrak illhay haynaga yeelo kuwi sonka iyo salaadaba laga aqbalo naartana illhay haynaga xereeyo dhamanteen
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 3 ай бұрын
Dagaal maaha laacdan ayaa layidhaa qaalimada
@Yedo25254
@Yedo25254 3 ай бұрын
Yaa yiri somalida kenya Geel ma dhaqdaan?
@user-fv7zm4nw9x
@user-fv7zm4nw9x 3 ай бұрын
Asc war nin yahaw ina hareri waxad aduun booqaty hal nirig ma wadan lahyn
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 3 ай бұрын
Dakalka ayan cugayaa buu yiri Abdikadir halka Hereri yiria culeysaa😂😂😂
@AliOmar-bp9fw
@AliOmar-bp9fw 3 ай бұрын
Geelaha ka wrn 😂😂😂
@roblemohammed2631
@roblemohammed2631 3 ай бұрын
Hareri CAME ISIOLO AND BUETYFUL LANDSCAPES WITH CAMEL 🐫 WE HAVE
@libanllbb8720
@libanllbb8720 3 ай бұрын
cabdisalan ninku wuxu yidhi hasha dhashay 300$ aya la siiya qaliinta geelana 700 $ halka inad ka saxdo ayay ahayd wuxu u jeeday hasha dhashay 1300 dolar haaye haaye intad tidhado macquul maha hasha dhashay inay noqoto 300😄
@xaajibaaruud8740
@xaajibaaruud8740 3 ай бұрын
Haah sidaanaa macquul ah tolow meeshu bahalo dadka iyo xoolaha cuna ma leedahay
@rodahassan929
@rodahassan929 3 ай бұрын
Dhirtaan lajarin dhul dowlad leh weeye hadaan dawlada laga baqayn dhirtay jarilahayeen somalidu.
@osmanmumin6606
@osmanmumin6606 3 ай бұрын
Congrats our Mwalimu Eliyas Jamaa, a pioneer career Educationist who helped many poor students to achieve their dreams in education when he was the Unicef Kenya Education representative . Back in the Days Mwalimu was the Headmaster' at Gitiftu Pri sch in the mind 80's and later at Bute Arid Zone in Wajir North. May you live long veteran Educationist and mentor to many today . Kudos and all the best Mwaliimu Eliyas Jamaa.
@ahmedzakivlogs
@ahmedzakivlogs 3 ай бұрын
Herari iyo Kenya geela wan jecelahay horana daba dhoon wan usoo noqday
@abdihassan3836
@abdihassan3836 3 ай бұрын
Ma ogtahay in Geela Aduunka ugu badan ay Somalidu dhaqato. Caanaha Geela, hilibka Geela iyo Hargaha Geela oo la dhoofiyo
@rashiidmuhumed9233
@rashiidmuhumed9233 3 ай бұрын
Saasaan ku dalxiisnayba anagu😂
@mohamedabdikarin6843
@mohamedabdikarin6843 3 ай бұрын
Soobadi muuqaalada geela
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 3 ай бұрын
hees xumada geela hereri baa yaabay kkkkkkkkkkkkkkkk
@abdirizaksheikh9699
@abdirizaksheikh9699 3 ай бұрын
Eliyas jamaa my school mate bravo.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 3 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri,Maxamuud Ahmed&Ilyaas Jaamac.
@baladomar7798
@baladomar7798 3 ай бұрын
Hareri Junfi mayaqaane dee u sheeg odagaoo dheh waa cusba ama millix Haaye haaye😂😂😂
@user-fl3nh8jp8p
@user-fl3nh8jp8p 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk bari eynaan shuqul kulahayn waa balaqa dhameysstiran
@zeinabbarud5579
@zeinabbarud5579 3 ай бұрын
Acw markaan dhukeenii xaalufinay oon dhirtii ka dhignay dhuxul dabadeedna dhoofinay, ayaan xoolaheenii la aadnay dad dhulkoodii ilaashaday.
@abobasement346
@abobasement346 3 ай бұрын
dhulkah barwaqadah waxaa ugu wacan waa nabadah somalidah waxaa u kenah Abarahah waa dulmigah kah jirah iyo dagaladah
@user-jz4eb8me6r
@user-jz4eb8me6r 3 ай бұрын
Soon kii mee cabdi salaan
@barakachannel496
@barakachannel496 3 ай бұрын
May be it’s before Ramadan
@xogsoonmedia8890
@xogsoonmedia8890 3 ай бұрын
War waa ramadaan
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 3 ай бұрын
Geela Manager kaahay miyuu dahay😂😂 Abdikadir
@shurealiim9996
@shurealiim9996 3 ай бұрын
Haa maxa😂😂😂😂
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 3 ай бұрын
@@shurealiim9996 😍😍
@user-qs1zv6mf3i
@user-qs1zv6mf3i 2 ай бұрын
Salaan sare lamu boqo kenya
@mubarikrashid1426
@mubarikrashid1426 3 ай бұрын
Maaasha alllah rag mustaq bal leh weeye ragani
@user-nw2ol3cr6p
@user-nw2ol3cr6p 3 ай бұрын
Haya haya Garissa imaw wll😂😂
@yousufxareed8990
@yousufxareed8990 3 ай бұрын
awr aan dabarka lagu xidhin meel dheerna laga dayin
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 3 ай бұрын
Culay ayaa layidhaa
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 3 ай бұрын
Somalia maxaa idiin diiday inaad dhistaan sidaad Kenya u dhisaysaan
@LJama6119
@LJama6119 3 ай бұрын
geelu waa caato
@hassanmaxamed4059
@hassanmaxamed4059 3 ай бұрын
Ma ciyaarayane way lacdamayaan qaalimadu
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 3 ай бұрын
Gelaha
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 3 ай бұрын
hhhhhhhhhh
@billowabdi6346
@billowabdi6346 3 ай бұрын
Way lacdamayan dheh....ciyaar maaha.
@Elyez-
@Elyez- 3 ай бұрын
Waa in aan ka soo caano cabo Mustaqbal
@faysalirad
@faysalirad 3 ай бұрын
Dadkaan somaligaa dhibaya ma yaqaanan miyaa
@shurealiim9996
@shurealiim9996 3 ай бұрын
Yac intas kabadhan sen uhadalnaa😂😂
@abdirahmanolow2830
@abdirahmanolow2830 3 ай бұрын
Afsomaliga maquraan baa
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 3 ай бұрын
Waar rabadaantii meeday
@adamuboy1224
@adamuboy1224 3 ай бұрын
Videoga dabcan Ramadan kahor ayaa laduubay!
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 3 ай бұрын
Waryada dadka adanaha dhulkoda ha ka haleynina ee u dhaafa kiini ayaad soo babineysan
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 3 ай бұрын
Sax dhulki bay noo ciyaran hada nahay reer dadab
@Faz-O
@Faz-O 3 ай бұрын
Waa kenyan, North Eastern
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 3 ай бұрын
@@Faz-O reer northeast Baan ahay gaar
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 ай бұрын
Xoolaha ilahay ayaa ugu talgalay in eey cunaan
@dr-phoneservicemobilephone5774
@dr-phoneservicemobilephone5774 3 ай бұрын
Ramadaan kariim iyo jimce Mubarak
@khaalidxasancabdi1045
@khaalidxasancabdi1045 3 ай бұрын
Ramadaan mubaaruk
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 3 ай бұрын
MashaAllaah
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 101 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 348 М.
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 278 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Xogmaal Media
Рет қаралды 42 М.
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 426 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 79 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 530 М.