Dhexdaan Mid Kaste ooga Tagaa! Maxaan Sameeyaa?

  Рет қаралды 22,331

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Linkiga sheerxirfad:
sheerxirfad.com/
Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Weydiin
0:40 Ogow
2:02 Sadex Nooc
2:50 Nooca 3aad
5:38 Sheeko
8:50 Koorsooyin
9:25 Dulucda Sheekada
Wareysiga Mrwhosetheboss:
• From Zero to 10 Millio...
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 68
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Wareysiga Mrwhosetheboss: kzfaq.info/get/bejne/irehfrKanburd2g.html Website-keena: sheerxirfad.com/learn
@gureyonlineacademy5574
@gureyonlineacademy5574 Жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay ustaad Abdiweli khaliif, runtii muqaaladaada waan kahelaa dar Alle ayaa kuu jecelahay ustaad Allah sw haku sharfo aduun iyo aakhiraba walaal.
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waa mawduuc muhiima runtii, waad ku mahadsantahay talooyinkaaada iyo Niyad dhiska ardayda,
@ramloabdullah8743
@ramloabdullah8743 Жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay Ustad niyad dhiska iyo talooyinkaa qiimaha badan, ilaahay hakuu barakeeyo wakhtigaaga iyo maskaxdaada.
@user-ly8cc3ir8p
@user-ly8cc3ir8p Жыл бұрын
Wlhi arintaan hadey i haysatay, mahadsanid ustad
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@aslubwarsame3919
@aslubwarsame3919 Жыл бұрын
Thank you for your encouragement
@muhamaxamud466
@muhamaxamud466 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Manzha Allah ❤️🙌 mahadsanid ustaad ✅
@Enghagaajiye
@Enghagaajiye Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad xaqiiqo ayuu taabanayaa mowduucaaga.
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad❤
@maxamedcabdibucul7593
@maxamedcabdibucul7593 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء ❤❤❤❤
@CabdikariimMaddaale
@CabdikariimMaddaale Жыл бұрын
Ustaad aad baad ugu mahadsantahay. Talooyin ayaa kaaga baahanahay waxa aan ahay KZfaqr bilow ah waadna eegi karnaa CHANNELkayga markaa talo isii. Mahadsanid
@bishaaroaxmed757
@bishaaroaxmed757 Жыл бұрын
Mahadsanid inbadan ustaad
@aamiinibra4279
@aamiinibra4279 Жыл бұрын
جَزاكَ الله يَاأستَاد❤
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Aslaamu Alaykum first one thanks my teacher
@shabcaanaxmed6725
@shabcaanaxmed6725 Жыл бұрын
Maash allaha
@ibrahimahmed7868
@ibrahimahmed7868 Жыл бұрын
جزاك الله
@liibaanaxmed
@liibaanaxmed Жыл бұрын
Mahadasanid ustaad
@yahyemohamad9555
@yahyemohamad9555 Жыл бұрын
Jazakallah
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Shukran 💯✔️👏
@mohamedmustafe7858
@mohamedmustafe7858 Жыл бұрын
Mahadsnid maclin❤
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
Aad Iyo Aad ayaad u mahadsantahay ustaad
@Roro__ruun
@Roro__ruun Жыл бұрын
caawa muuqaal aan xiiligii aan u baahna ayaan arkay maqribkii illa hadda oy saacadutahay 8:50 meel ban fadhiya waxaan ku wareeray wixii aan xooga saari laha arday jmcd dhigta weliba technologyda wan daalay midba malin ba tijabiya thank you ustaad 💘
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Alle talo saaro.
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Жыл бұрын
Waxa barasha academy ga waa hore ayaan ka hadhay hadana ma bilaabi kare maxa xal ah ustad
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 Жыл бұрын
Aad Baad umahadsantahay Ugas
@ducaaleaxmedcabdi1894
@ducaaleaxmedcabdi1894 Жыл бұрын
asc ustaad abdi wali waan kusalaamay marka hore wxaa qabaa su.aal ah koor sooyinka sheer xirfad taleefanka malaga baran karaa ama kombiyoutar ayaa leygaga baahan yahay
@safiaduco_daahir
@safiaduco_daahir Жыл бұрын
Waa runtaa waxbarashada nidaamsan wax loo dhigo ma laeh
@qadribashi3790
@qadribashi3790 Жыл бұрын
Qodobka ah in qof wax barasho nidaami ah galo oo uu heer sare ka gaaro waa kugu raacsnhy . Sababta waxay tahy dadka aduuka maanta hogaamiyo ama running gareeyo waadad wax barsho nidaami ah ka soo baxay. Taasi kama dhigno courses ha qaadan isku dhex wad Utaad abdiwali allah fahanka ha kuu soyaadiyo
@Luqadda
@Luqadda Жыл бұрын
Booga rich dad and poor dad noo wat wll. Tababarka Allah
@khadarmaxamed799
@khadarmaxamed799 Жыл бұрын
From cumar inshaar
@tasliimaduceysan682
@tasliimaduceysan682 Жыл бұрын
Ustad coursoyinka kusoodar medical waan ubahanhy
@abdifatahmustafshoble2657
@abdifatahmustafshoble2657 Жыл бұрын
*ENGR ABDUWALI SOO DHIG VEDIO GA* Wareysiga!! *LINK GA*
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/irehfrKanburd2g.html
@engsakariyemahamuud629
@engsakariyemahamuud629 Жыл бұрын
Runti anigay taasi i haysata oo wax barsho walba dhexda uga taga lkin aniga sabab ayaa jirta taso ah waxa ihaysa speach thrapcy anbd speech impidement taso niyad jab wayn igu haysa mel aan kala so xidhidho hada helayo su aalo ayn ku waydin laha ustaad
@mohamedabdikhalifkhalfo2276
@mohamedabdikhalifkhalfo2276 Жыл бұрын
Ustaad waxa ka sohadsha halda jiidinta bulshda❤
@hodanhappy8166
@hodanhappy8166 Жыл бұрын
Ustaad aad mahadsantahy wax badan maa faidey ❤️thanks allot ustaad waxa rabay cashirada online website aa kaheleyaayo magaciisan
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
sheerxirfad.com/
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Жыл бұрын
Aad iyo aad ustaade arintan wax kasta dhaxda logatagayo ani ahan Dhowr mar iqabsatay oo Markan Wax bilawo Markan Wado cabar aan dhaxda ugatago Blse weli kamNiyad jabin
@Saufidwk
@Saufidwk Жыл бұрын
❤❤
@abdillahideheye2748
@abdillahideheye2748 Жыл бұрын
👍👍
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada Жыл бұрын
Ani Ayaan ustd walaahi ilaahi ilaa had Ayaan niyad jabsanahy 😢waxaan sameeyo malahan jaamcad ayaana dhigtaa ustd
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@ashkiromohummad9077
@ashkiromohummad9077 Жыл бұрын
Macalin waxa rabaa mar dhaw inaa bilaabo Course English oo 1 year ah 3 hours a day ah talo isii macalin
@husienaadan401
@husienaadan401 Жыл бұрын
Ustaadow anigu waxa aan rabaa course Agriculture ah ma lagu helaa Arday dhiqta jamacad faculty Agriculture
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
BEER haddaa rabto inaa wax ka barato sxb yaanbo qaado 1 sano 2 sano beeraha kasoo dhex shaqeey Jaamacad uma baahan doontid waana ka aqoon badnaan doontaa kuwa buugaagta wax looga dhigay.
@siikhsiyaar
@siikhsiyaar 11 ай бұрын
SCW WALAL WAXAN TALA IGA SIISAA GABDHA AYA II JOOGO MAXA HEYSIIN XERFAD EE KA BARAN KARAN ?
@NajmoAyaanle-zw8bs
@NajmoAyaanle-zw8bs Жыл бұрын
Wll Wan kugu cusbahay waxan rajeyna inan wax badan ka fa ido iilahey Haku barakey😍
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Welcome abyo wax badan bad ka fa,idaysa
@Saufidwk
@Saufidwk Жыл бұрын
Ustaad qof aad u wanaagsan oo dagan ayaa thy
@hamdiomar7190
@hamdiomar7190 3 ай бұрын
video tayo leh waad so sameysa balse waalagu caajisaya wey dheeryihin plz so gaabi
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 Жыл бұрын
Asc sheerxirfad idinka nidam misa hablaraaco sida academy ah mau sameseen misa waxa kuanfaca kaxulo waye
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Maya walaal academy ma aha. Waa koorsooyinka xirfadeed iyo academy kabayo.
@user-mb7zt9en2v
@user-mb7zt9en2v Жыл бұрын
Ninka dhalin yarada wa ani cml ustad lkn niyada iga jibisay aniga waxbarasha waxan uga haray form one mana hayo janis an hada bananka wax uga so barto sida inaan maxadka dhameyo hooyo ayan ahay marka wax barashada ad iyo ad ayan u jeclhay hadana masii wadi karo wax walbo an bilaabo xita waxa jirto xirfad an bilaya 2015 ila hadan an heer ka garin so maxa igula talin laheyd I hope inad mow duuc kaso sameysid
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Walaal hooyanimada ayaa jaamacad u dhiganto caruurtaada ku dadaal. Wax uu qofka maal gashto waxaa u qiimo badan bani aadamka ubadkaaga hadduu yahayna Kuma sii jirto waa qiimo laba jibaar ah. Sidi aad waxbarashada kuwadi kartana kuwad hadaad mar joojiso meeshi kasoo wad dib ha usoo bilaabin, fursad kaste ka faaideyso.
@user-mb7zt9en2v
@user-mb7zt9en2v Жыл бұрын
@cabdiwali thanks a lot ustaad
@user-gu6im7jv8m
@user-gu6im7jv8m Жыл бұрын
Dee midkale baro cilmi ma wax ladhameeyaa u haysataa
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi Жыл бұрын
Qof hadaad dhiiri galinayso looma sheego inaad dhiirigalinayso
@NaimaMuhammad-kn3lq
@NaimaMuhammad-kn3lq Жыл бұрын
Jamacada umada dhiganayay sanad simistarki 2aad hada so fariistay
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Жыл бұрын
Kaas isku sibaan nahay
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
Waxan óggahay inan jihad kula jiroh 😢 nafta io shaydan ilahayow aan ka guulaysta 😢
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Ducadan Baro oo Kaalmeyso: اللهم حبب الي الايمان وزينه في قلبي وكره الي الكفر والفسوق والعصيان ولا تجعلني من القانطين
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
@@cabdiwali thanks wallakeyyyyyy💯♥️♥️
@abuushlove7098
@abuushlove7098 Жыл бұрын
@@cabdiwali ᴜsᴛᴀᴀᴅ ᴀғsᴏᴍᴀʟɪ ɪɴᴏᴏɢᴀ ᴅʜɪɢ ᴀᴅɪɢᴏᴏ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴ
@talo_zame7729
@talo_zame7729 Жыл бұрын
Waa dhib ihayzta maalin walba 🤔
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 Жыл бұрын
Wll wan ku salamaya, wll email kaga ma i sheegi karta fadlan.
@CODKADAHSOON9554
@CODKADAHSOON9554 Жыл бұрын
Wax looma barto si aad ugu xamaalato, balse waxaa wax loo bartaa si' garaadkaada u kobco !!
Xeerarka Waxqabadka & Waxsoosaarka Qofka || 6da oogu Muhiimsan!
12:47
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 30 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Waa maxay Xisaabiye ama Certified Public Accountant?
9:17
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 14 М.
Baro Say Lacagta u Shaqeyso || Rich Dad Poor Dad || Q-3aad
12:57
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 52 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 128 М.
Soft Skills Kama Maarantid!
13:08
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 38 М.
Hadeysan Tijaabadan Ku Qancin Maxaa Ku Qancin Karo?
6:49
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 1,4 МЛН
7 Qofkii nolol cusub raba keliya ayaa samayn kara
13:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 88 М.
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 75 М.