Dhibkan ayuu leeyahay in gabadhu ay nin ugu takto Hotel ama Guri| Bal arag waxa ka dhacey hotelkan?

  Рет қаралды 27,288

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Ай бұрын

Dhibkan ayuu leeyahay in gabadhu ay nin ugu takto Hotel ama Guri | Bal arag gabar hantideeda maguurtada & sharafkeeda la baxsaneysa oo dabaqa iska soo..

Пікірлер: 87
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MawlidAbdourahman
@MawlidAbdourahman Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Saaxiib in gabari yeelato waa dhaqan cusub oo lid ku ah diinteena iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Subxaana laah nin waa cadow hostel looguma tago 😢😢😢😢 Gabdhuhu way callool jilicsan yihiin nina waa bahal 😢😢😢
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 Ай бұрын
Ilaahow umadaada umaciin yaarabi thanks wll
@shariifxasan2851
@shariifxasan2851 Ай бұрын
Waxa dhici karta inuu kufsi la damcay ayaduna isbadbadinaysay❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
Maxaa hotelgeeyey oo nin ajaniba dabadhigey
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Ай бұрын
Waar Dee Nio Anaga Hargysa Hotel Ay iska Gali karaaN Nin iyo Naag Aan is QabaN ma Dhacdo Hotelku wuxu ku weydiinaya waraaqdii Nikkaaxa Hadii Ayna HeysaN Looma ogollaanayo mxa ka khaldaN Hotelada Nin iyo Naag Aan xaas issu Ahyn ufasaxaya iney DegaaN Hoteladooda Miyaaney iriziq xallaala Rabin miyaaney Dowladu ku Dabba GaliN
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Ай бұрын
waa wax lala yaabo
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Waa si wanaagsan lkn alaabahaas Hargaysa meelo loo asteeyay ay leedahay xattaa 😂😂
@MascuudFarxaan-sp5dr
@MascuudFarxaan-sp5dr Ай бұрын
Sax sxb sarw
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Warka keen
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Maxa eyada doqon miyaa hotel miyaa hadal lokiresta
@AboweAdo
@AboweAdo 28 күн бұрын
سبحان الله. اللهم لاتفتنا لحياتنا
@miskicaliibrahim8431
@miskicaliibrahim8431 Ай бұрын
Alla wa mahadsnd thy
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 Ай бұрын
Wa ay ilatahay in uuxoogirabey
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 Ай бұрын
Scw ❤❤❤❤
@yussufsiyad4058
@yussufsiyad4058 Ай бұрын
Subxaan Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@herbalvitchannel4120
@herbalvitchannel4120 Ай бұрын
Waa hotel Maansoor
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
ilahay ha no xafidoh gabdhahah shacabkah xamar ilahay bah duleyay
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Ай бұрын
Wakhtiga Adag iyo Durufahah Ka Jira Dalka Aya Sababay Hablihi inay U Gacan Galan Bahalo Wallow Ka warhay Walasha uguna Dadal Xogaga Shubigana Iyo waxyabah Dururiga madamay Habluhu Naga Bahi Badanyihin
@maxamuudahmedmostaf2839
@maxamuudahmedmostaf2839 Ай бұрын
Wadada tòsan allha ngu soo hgo Wllhi wxuu alle qrinooyaa bdn 😢
@namiup0274
@namiup0274 Ай бұрын
Waana aqlaaq xumo gabaru inay wiil gurigiisa ugu takto ama hotel diin ahaan mamnuuc
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Subxaanallah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
abaalkeda lamariyay gabadhan si fiican bu ugalay waayo see bay nin ajanibiya hotel ugu tagtay dee iyada xun oo edeb lahayn
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Ай бұрын
Iyada yaa u tag yiri niman qawin
@AboweAdo
@AboweAdo 28 күн бұрын
اللهم سلمنا من فتنة الدنيا
@UmuMuhamad-hv8bj
@UmuMuhamad-hv8bj Ай бұрын
Isoo dhoweya❤❤
@naturere-laxationw
@naturere-laxationw Ай бұрын
Wacyigalin ma aha waxaad shegayso ee waxaa wacyigalin ah in xumaanta dadka loga digo gobdhow ragga qaar waa xayawaan ee iska ilaliya oo waligiin fursad hasiin uu dhib kugu gaysto
@user-vd2bn9zm4h
@user-vd2bn9zm4h Ай бұрын
Wax ay fileynin ayey LA kulanti
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y Ай бұрын
maxaay ka doontay kkkk
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Ай бұрын
Maxey u raacday markii hore nin islaameed yaaka celinaa markey qol la gasho cidlaa
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
You are right
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Sxb is nadaami noo Maskaga intuu la egyahay gabdhaha usheg! Masakinta wa sigatay darishada in aan kaboodo aa ii dhanto eey istiri xaax!
@user-rr9lc5mg4x
@user-rr9lc5mg4x Ай бұрын
INUU CUNOO RABAY XAARAN, LKN WEY DIIDAY.
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Ama ha ka nuursado oo been guur dariishada ha u aado ama!!!?? Sikasta nin aan meher xalaala ku khabin maxay hotel ugu aaday hadii gabar fiican oo edeb leh ah tahay?
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Ай бұрын
Laga yaabaa inuu xaaraami yahey uu rabey inuu goosto
@saciid_iid
@saciid_iid Ай бұрын
Hotelkaa khaladka leh daaqadaha inuu birihii shabaga ahaa ku xidhay aheyd
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
Munasar oo qosol kusoo gala waa ii kow 😂
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 Ай бұрын
Ma shegee marka munasarow gabadha aalbaro ayey ka ordeysay
@adonallah
@adonallah Ай бұрын
HoTelada nucaas waxba haka xishoon naagTuna waa qaldaneeT asaguna waa qaldanaa ilaahey gabdhaha hanoo asTuro
@Qaabtur
@Qaabtur Ай бұрын
Lacagtii lagu so heshiiyay aa gubatay 😂😂
@Mudaneey
@Mudaneey Ай бұрын
Wuu xoogi rabay
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Hotelada waa iney baraan nin iyo naag isla socda iney isqabaan iyo inkale hoteel hadey isla galaan dadan isqabin ma alfana
@GANEY12
@GANEY12 Ай бұрын
Waxa fashilmi lahay war dadow ilaahay utawbadkena
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Ай бұрын
Bal maxa iyada ugeyey ,ninku kama ogala inu gurigeda ugu tago!Gurigina ku eekada sharaftu waa sas !#
@yacquub111
@yacquub111 Ай бұрын
Laga yabaa in uu muqaal ka duubay uu yiri waan faafin mmm
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Haday shuubo tahay nafteeda may biimayseen lkn ni kaa ahuubay u eg daalimiin bad tihiin bilaa cadaalada oo dumarka uun cebeeya
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
Ayadu maxay nin hotel oogugeeyey
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
@@abdikhadar1948 oo isga muxuu ugu yeedhay haduusan shuubay ahayn ceebmaleh miyaa
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
Ceebwuuleeyahay lkn qofka dabaqa iskasootuurigaarey waa ayada
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
Nin naag uurajo kaleeyahay meel aanmudnay mageeyo dumarka taas ha ogadaan please
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
Gabdhaha somaaliyeed daruufta waxa biddy raga soomaaliyeed l,m sorry somalia manaxayaal ayaa kubatay wadankeena
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c Ай бұрын
Waxay ilatahay xariir xun in uu jiro oo uu ugu hanjabay in banaanka keenidoono marka inta aaadan banaanka keenin baa isdili macal weeye
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
gabdhahu waa masiibo waxay iska raacayaan raga waaba waraabe raac maxaad fili markaa alow na astur aaamiin 😮
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Watkins. Kalsoonayd. Is a wuuxogirabay. Inkastoqalad. Aytahay. Inauracdo
@IslaaxMedia
@IslaaxMedia Ай бұрын
Malaha qaarkii waa dambi
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Gabadh madax loogamajiree. Nimanka. Aan. Xishoonayn ayaa madax looga jiraa
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
Gabar nin hotel ama gurigiisa oogutagtay mafiyoobo
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 Ай бұрын
​​@@abdikhadar1948. War kaas baa xaqiiq ah in iyada si wax ka yihiin waa hadii arintu sidaa la sheegay ay ujirto.
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Waxan filayaa kufsuu is yidhi ban filaya marka way is biimaysay
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
Haday kufsiga necebtahay maxay nin aanqabin hotel oogutagtay
@AsedDhere
@AsedDhere Ай бұрын
Yaab
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Ай бұрын
Horta khalad koobaad gabadhha leh nin meel kaffe ka baxsan how raacina ok gabadha ninka way amintey ninan markay sheekaysan jiren mahayn saqajan gama la roora laga yaaba wuu isu dul dhigey jacayla wuku adqsysiyey markay meeshi lagula balamay oo hotell ah timi indho li ina qolki ku gashay waxay filayn bay aragtay marka dhimo bays tidhi intad kala horeyn lahayd wana sax lkn hotell weliba qol maxaad fileysay maad diido tidhahid indha muqdhiso uqaybi aboowe dookhad ma doone😂😂
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Meel kafe aaa war nin ajnabi kaa ah asagoo wllkaa kula socon waxaad u raacdo waa doqonimo xitaa haduu ku soo dooney ilaa kuma mehersanine ,diinta raaca habloow calafkiina wey meysaane.
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Ай бұрын
@@aaminasahra1875 hada ma hotell baad u raaci meesha kaffe umadoo dhanba joogto hortada iyo hareerhaga
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Ай бұрын
😂😂😂😂 in uu cuno ayuu rabay lkn waa geesiyad wey is badbaadisay
@abdikhadar1948
@abdikhadar1948 Ай бұрын
Hadey inlacuno aysanrabin maxa nin aanqabin hotel oogugeeyey
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Xamaar. Waa tuuuug moooryaan bisinka waa dhilo was Madi baaxumete kkkkkkkkkkkkk
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 Ай бұрын
Gabadha Hal nin ay u tagtay lkn group ayay ugu tagtay marka Nafteeda la baxsan rabtay saan filayo ! ilahay Iimanka ha inagu sugo Aamin
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
dalaq dam 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 Ай бұрын
MUDASAR MACNO YARE JEES JEES IYO QOSOL MEY KA MAROOSA WAXA NILA GUBAAYO QABTIIN MARTI HAWIIYE
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Haku dhaga hadlin marxumada aad dulmiga kagasheen ee aad u ooynayseen habeen iyo maalin hanala cafiyo mag hala aaato calaamo allaha kaasoo ifiyee o qabriga hostisa lagaa soo habaaryee
@user-ih2tl3zq6p
@user-ih2tl3zq6p Ай бұрын
Wasa walipa dila shuubada 😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Subxaana laah Shugborough ma adaa ka dhigay nin beyba ka ordaysaaye Shugborough maa nin ka cararta????????
@MohamuudaadanShariif
@MohamuudaadanShariif Ай бұрын
Dhilo abalkedq waye 😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Ай бұрын
Ceebe wll mcn ilahey kabaq dhilo hada dhahado akhiro 4afar maraqati laga raba
@MohamuudaadanShariif
@MohamuudaadanShariif Ай бұрын
​@@Ixasanm2Ixasanm2-yk9genagta hoyadeda io abaheda intay kaso dhumatay ee melaha kalalada wll maxan dhihi karna
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Ай бұрын
Uduceya lkin hadhihin dhilo mx yelaya akhiro kam bixikarat
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Ай бұрын
😂😂😂
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Gabar nin Hotel ugu tagtay in la goosto ayy diyaar u ahyd lkn qiimaha ayay ku heshiin waayeen sida odaygu keeyahy 😂😂😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Subxaana laah Aayad qur aana ayaa ah Ina danu itmun kabiir Calosheda ma ku jirtaa???????
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Koley wax un bey kacarareysay
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 55 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
BiG MOHA OO QIIMEEYAY RAPERKA UGU FIICAN QOFBAA KA YAABIYAY WAAAW
18:07
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 55 МЛН