No video

Dhimashadii Xabsiga ee CABDI CAYNAB iyo jirdilkii wiilkiisa Maxamed - Qaybta 1-aad

  Рет қаралды 18,315

Juxa Video Research Archive

Juxa Video Research Archive

2 жыл бұрын

Dhimashadii Xabsiga ee CABDI CAYNAB iyo jirdilkii wiilkiisa Maxamed
Qaybtii 1-aad, taxane 5-qaybood ah.
#Weligaa ha talax-tegin.
#ficilkaaga maanta, waa taariikhdaada berrito.

Пікірлер: 24
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq 9 ай бұрын
Ninkan warkiisa waan jeclahay walaahay
@aliguled2166
@aliguled2166 5 ай бұрын
Nin wanagsan weeye
@garaad_medea
@garaad_medea 2 жыл бұрын
Burao Tecnical meel udhaw ayaan ka daawanayaa muuqaalka.
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 2 жыл бұрын
Siyaad bare ilaahay kuuma naxariisto aragiisa 1983 baa iigu horaysay isagoo ka qudbadaynaya khayriyada burco
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Cabdilaahi ciro oo adeerkaaya ayaa dadka ciqaabayey maad aragtid mis e xaaladaadu waa caadifad qabiil
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Cirday yuu ahaa
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Жыл бұрын
Leylkase
@amareto5772
@amareto5772 5 ай бұрын
Leel-kase
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq 9 ай бұрын
Cuna layma siin kkkk
@amareto5772
@amareto5772 5 ай бұрын
Haweeney bisad ama (mukulaal) qol ku xabistay, baa Ilaahay naarta ku geeyay. Ka waran ninka bani-Adam iska xirta?
@alialiahmed4475
@alialiahmed4475 2 жыл бұрын
Weheliye sma axmed xiji, xawadle ayuu ahay, hooyadiisna marexaan reer diini, Mohamed abullahi farmaajo adeer ayu u yahay, aabihiis abdullahi farmajo ayey ilma abti iyo ilma eedo yihiin, fiiri wareysi u la yeeshay hanoolaato 2021 ,dhowr bil kadib wareysiga was dhintay, allaha u naxariisto, nin hadag ayuu ahaa
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 2 жыл бұрын
*Imika vodeo-gan waxaan ku dhex daawanyaa RIIS ELEMENTARY SCHOOL*
@xaliye1902
@xaliye1902 Жыл бұрын
Runtii majerteen kacankii dhibaato badan ayee ugeesteen ninkan abihiis wala dilay asne waxa lagu uguursanayay abihiis darteed
@umurowda6887
@umurowda6887 2 ай бұрын
ciro muusan ahayn ninkii marten ee lagu dilay inqilaabkii fashilmay
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Af'weyne barre... Iyo Dooxatadiisiiba S N M...Hala wediiyo...kkk
@qadiijomuse7479
@qadiijomuse7479 2 жыл бұрын
Siyad bare iyo kacaanki inkarnaa vuqubadi au somaliya ka galeen ilaa hadey socotaa mid iyadi oo kale ah ilahay haynaga qabtee
@talokeen259
@talokeen259 2 жыл бұрын
juxa oo aruurinaya warcad iyo dharaargoodii mareexaan iyo majeerteen , majiraan mareexaan iyo majeerteen is neceb hada hawiye iyo daarood is neceb sey haday hawiye iyo daarood is neceb yihiin aaran jaan farmaajo iyo khayre uma kala taageerteen oo khayre mateegeerteen marka adiga ayaa neceb farmaajo oo wasiir kaa qaaday
@Daily_Lifes7
@Daily_Lifes7 2 жыл бұрын
😳 Kabtan Ayub iyo Omaar Barbar oo ay dhex martay Dood adag oo Gacanta la isula taggay; kzfaq.info/get/bejne/md6SpciD2dqckWQ.html
@maryarshe4004
@maryarshe4004 2 жыл бұрын
Adeer Alle ha kaaga dhigo denbi dhaaf dhibkii ku gaaray Aduunyo dhib laga ma waayo
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
ssdf waxay ahaayeen wax ma tarayaal afka uu ayey ka booteyn jireen. Qabyaaladana iyagaa aabe u ahaa. waa fulaydii gardaradabadneyd
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 2 жыл бұрын
Dadka aadan gaari karin ijaafada kalatag waxmatarayahow
@qadiijomuse7479
@qadiijomuse7479 2 жыл бұрын
Xoolihii xaaranta ku gubaya
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
@@qadiijomuse7479 futo
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 2 жыл бұрын
Moryan.raabiya qabaa tahay
Kooxdii Jirdilka kacaanka  Maxamed Cabdi Caynab - Qaybtii 2-aad
21:11
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 23 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 24 МЛН
Noloshii Qaxa Qoyska Prof Maxamed Xasan Aw-cismaan.
56:40
Abshir Dhiirane
Рет қаралды 18 М.
Komaandoostii BALLI-DOOGLE iyo fikashadoodii la yaabka Lahayd ee Capt. Seef.
24:56
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 25 М.
Xabsigii LAANTA BUUR iyo Xukunkii Maxkamadii Badbaadada. Qaybta 3-aad.
22:29
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 27 М.
Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
25:04
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 38 М.
XIRIIRKII ISRAEL IYO SODAF & BILOWGII HALGANKII SSDF. DHAMME  INDHO-YARE . Qaybtii 2-aad.
23:09
Senator GAAGAAB:  Musaafuris iyo bilad howlkarnimo. Qaybta 2-aad
25:02
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 17 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН